BAALCAD ‘SOMALIYA 😱

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 376

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 23 วันที่ผ่านมา +45

    waryaa magaca magalada ha uga coyaarin balcad weyw baalcadu waxay midakale warshad sonkor kuma talo warsharada sonkorta waa jowhar iyo mareerey balcad waxa kuyala warshada dharka anaga naweydii

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 23 วันที่ผ่านมา +5

      ninkan rer waqooyi weye kasaxx😂

    • @ninween6865
      @ninween6865 15 วันที่ผ่านมา

      maxaad ku xanaqday hada

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 26 วันที่ผ่านมา +32

    wlhi sidan meshan u jecelahy iyada iyo Baladweyne ❤

  • @buraale134
    @buraale134 24 วันที่ผ่านมา +8

    Hadanu reer waqooyi nahay kidney stones ayaa na dilay wana biyaha qadhaadh beero webiyo iyo biyo macaan toona ma hayno koonfurtu wa jano mashallah

  • @falisa576
    @falisa576 25 วันที่ผ่านมา +11

    Maasha Allaah Walal Allaha ku
    Xafido meel aa tagtaba.
    Baalcad maahan wa
    Balcad

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 24 วันที่ผ่านมา +17

    Waraa Abdisamadow don't Say Baalcad waaa Balcad Abwe magacii waaba ii bedeshaye 😂😂😂
    Balcad, Jawhar, warsheekh, Cadalle, Baladweyn, Baidoa dhulkaas dhan waa dhul hodan ah oo qurux bdn Mash Allah ❤

    • @products1370
      @products1370 24 วันที่ผ่านมา +1

      Qurux maxay ku tari nasiib xumo soomaaliya ayay ku talaaa

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 19 วันที่ผ่านมา

      @@products1370 negativity waa cudur, so Allah ku caafio dhulka somalia 🇸🇴 Allah nabad iyo barwaaqo ku wado, somalida xanuunsan Allah caafiyo 🤲🏼

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 19 วันที่ผ่านมา

      @@products1370oromo 😢😢😢kuma taalo iska ooi

    • @user-pq9ex4nx2j
      @user-pq9ex4nx2j 8 วันที่ผ่านมา

      ​@@products1370 heee inteee ku aali laheed mcnaha umadaan day adi😂😂😂😂

  • @jabrilahmed753
    @jabrilahmed753 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beautiful land

  • @Zulthan_____mohashire123
    @Zulthan_____mohashire123 26 วันที่ผ่านมา +66

    baalcad maaha ee waa balcad 😂😂😂

    • @CAMAAROTUBE
      @CAMAAROTUBE 22 วันที่ผ่านมา +2

      Anoo hargeisa joga layaabay

    • @abdirahmanzaki7759
      @abdirahmanzaki7759 21 วันที่ผ่านมา

      😂🤣🤣🤣🤣

  • @user-cl9tf5fv4p
    @user-cl9tf5fv4p 19 วันที่ผ่านมา +7

    ❤Waxan jeclahay dadka reer koonfureen*from berbera somlia❤

    • @user-ds9zt2nb9o
      @user-ds9zt2nb9o 18 วันที่ผ่านมา +1

      Beenta iska da hooyda afka kawas mawaxa isleed iska dhig rer benta iska dhaf somalia hooydaba was kun jeer

    • @AbdishakurAhmed-bl6zh
      @AbdishakurAhmed-bl6zh 10 วันที่ผ่านมา

      Beenaale ku faan waxa tahay

    • @ggtl304
      @ggtl304 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-ds9zt2nb9ocaaaga Kan eey wax kujirin yaa ugu qeylo badan ,iska ceytan ileen caqli kuceliyaa malihide😂

    • @ggtl304
      @ggtl304 9 วันที่ผ่านมา

      ​@@AbdishakurAhmed-bl6zh😂 orod jikada kulaabo caqli kale koley maheyside

  • @ikraamqalbi4419
    @ikraamqalbi4419 26 วันที่ผ่านมา +7

    Ayy balcad mel anku dhashay love❤❤❤ tanks wall mawell

  • @asiya801ayman6
    @asiya801ayman6 23 วันที่ผ่านมา +6

    Reer balcad dhulka barwaaqada masha allah maxaad iiga qarsateen from Burco boodh weyn 😢

    • @siciidcadde6870
      @siciidcadde6870 21 วันที่ผ่านมา

      Budhco siigo wayn 😂 from bosasan ka soo salamaya wll😅

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 23 วันที่ผ่านมา +3

    Balcad waa magaalo aad u qurux badan oo Barwaaqo ah dadka allah dajiyay waa u nimceeyay ❤

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 26 วันที่ผ่านมา +8

    War baalcad ma ahan ee waa balcad

  • @falisa576
    @falisa576 25 วันที่ผ่านมา +2

    Maasha Allah tabarakallah qurux
    Badanaa dalkeenu ilaahoow noo
    Xifdi dalkeena iyo dadkernaba

  • @cabdikariimdiinle1512
    @cabdikariimdiinle1512 26 วันที่ผ่านมา +4

    yess waan sugaayey THANKS wll maawell

  • @luulsharib
    @luulsharib 23 วันที่ผ่านมา +1

    WAXAAAN HAYSANAA DHUL QAALI AH
    BAD LEH
    WABI LEH
    XOOLO LEH
    GAAS IYO MACDAN LEH
    ANAGANA ADUUNKAAN TUUGSANAA 😭😭😭😭
    ALLOW QABYAALADA IYO GOBALAYSIGA NAGA SAAR
    ALLW SHABAAB KHAWAARIIJTA NAGA QABO

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 25 วันที่ผ่านมา +2

    Waad dadaaleysaa horuu soco sxb

  • @abdisiyad9058
    @abdisiyad9058 19 วันที่ผ่านมา +2

    ASC bro baalcad ma ahan ee waa balcad baal baalasha haada bal waa balka beeraha

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g 23 วันที่ผ่านมา +5

    Inanka reer ceel afeyn Gobolka Burco maxaad nooga goosateen. Koonkur Isaaq baa lahaa
    Dad wanaagsan ayaa tihiin
    Maashaallaah.

  • @fartuunmali761
    @fartuunmali761 22 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah waxad youtuparada kale uga duwantahay waxad nabartay taariikhda dalkeena hore usoco wll waxbadan ba kaa faa'iiday

  • @hanadqays5415
    @hanadqays5415 21 วันที่ผ่านมา +1

    Warshaddii sonkortu waa jawhar
    Magaaladan baalcad maaha ee waa balcad
    Waxay soo saari jirtay uniform ama dharkii schoolaydu xidhan jirtay waagii dawladii somaliyed

  • @cadnaanessa3245
    @cadnaanessa3245 22 วันที่ผ่านมา +1

    One of the best content creators hore u soco bro maaweel

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 24 วันที่ผ่านมา +12

    Maasha allaah dhul illaahey waa na siiyey ee aawey dadkii garan lahaa.

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 25 วันที่ผ่านมา +2

    Good job brother
    Warshada sokorta waxay ku talaa jawhar

  • @salwamohamed888
    @salwamohamed888 26 วันที่ผ่านมา +8

    Omg 😲 my home balcad ❤

    • @MaalinHabeen
      @MaalinHabeen 24 วันที่ผ่านมา

      Waa magaalo habargidir DUDUBLE

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 12 วันที่ผ่านมา

      ​@@MaalinHabeenyaaa😂😂😂

  • @AbdiazizWarsame-vb1gk
    @AbdiazizWarsame-vb1gk 25 วันที่ผ่านมา +2

    Wow sow beautiful green land

  • @daimentraymi7962
    @daimentraymi7962 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah balcade is the most beautiful places in Somalia ❤qurax Allah nabad ku wado

  • @user-yq3cx2yy9f
    @user-yq3cx2yy9f 23 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 24 วันที่ผ่านมา

    Mashallah ❤❤balcad wa mwl quruxbadan o an aad u jeclhay wa inan ber ka gadah inshallah waxey u bahantahay balcad malgashi mgaca ma ahan baalcad e wa balcad walalkey ❤❤❤

  • @user-pn4on9en3x
    @user-pn4on9en3x 26 วันที่ผ่านมา +3

    Videogan maa hora uu arkey mise waan ku riiyodeey ninkan oo balcad joogo❤

  • @IdrisHassani-sn6yi
    @IdrisHassani-sn6yi 15 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 26 วันที่ผ่านมา +4

    Zhp acountiga shere badan buu rabaa views hoos buu u socdaa

  • @cabdisalaam6848
    @cabdisalaam6848 22 วันที่ผ่านมา

    Dugsigaygii hoose,dhexe iyo sareba BALCAD
    imikina Ethiopia, Ilaahaw balcad Jannee wallahi waan jeclahay

  • @nasurivlogs
    @nasurivlogs 20 วันที่ผ่านมา +1

    Legend magaladi reer awowgwee❤❤

  • @nasrixaaji3348
    @nasrixaaji3348 23 วันที่ผ่านมา +1

    Itoopiya kama imaado ee somali galbeed buu kaimaadaa maxaad itoopiya uleedahay somali galbeed maa dhahdid ma itoopiyan baanahay anagu 😢😢😢

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 22 วันที่ผ่านมา

    sonkortu jawahr bay ahayd warshadii dharka ciyaal iskuulka ee aynu balacad u noqanay ba laga soo saari jiray magaaladan 😍😍😍😍😍

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w 25 วันที่ผ่านมา +4

    Balcad waa meel jano ah

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 25 วันที่ผ่านมา +2

    Asc maaweell balcad waa magaalo aad u qurxoon idinko dhalan ayaa ku soo noola oo aan ku koray markay soomaali is jecled oo ahay hal waxa kalo ka bax suufka

  • @ZiloinZouber
    @ZiloinZouber 26 วันที่ผ่านมา

    Maweeel aLaHa ku xifdiyo wll waxa tahay my roLe model❤

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waa muuqaal qurux badan mashaa allah 💖

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 9 วันที่ผ่านมา

    Waa Balcad maaha Baalcad.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 24 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha allah ❤❤❤

  • @somaliland1920
    @somaliland1920 25 วันที่ผ่านมา

    Keep going brother Maaweell

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 26 วันที่ผ่านมา +2

    Balcad meel dalxiis kuwacan
    Qofki tagay logasheken maayo

  • @najmanuura3776
    @najmanuura3776 26 วันที่ผ่านมา +2

    waa balcad maaha baalcad

  • @leylajama5312
    @leylajama5312 10 วันที่ผ่านมา

    Ala dowlad la aanta xuma berihi balcad iyo wabigi sidan ma udanbeysey aawey domihi wabiga lagu gutbijirey😭😭😭

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx 23 วันที่ผ่านมา +1

    Balcad Magaaladii aan ku dhashey oo ay xudundeyda ku duugneyd Aloow balaayada hareer mari❤❤❤❤

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k 25 วันที่ผ่านมา +1

    Waa qolyihii 91 ka dib indhaha kala qaada. Baalcad maaha waa (balcad)

    • @darishore814
      @darishore814 24 วันที่ผ่านมา +1

      Ninkan wa reer waqooyi an koonfur kala aqoon caqligaaga ayaa fooraro lahjadiisa dhagayso

  • @AzontoH
    @AzontoH 26 วันที่ผ่านมา +3

    First One😂
    maweel keep going bro❤

  • @foozia426
    @foozia426 23 วันที่ผ่านมา

    Maaweel feel af weyn baykaga dhegtay. Wasfican❤

  • @zahraajo9869
    @zahraajo9869 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah dhulkeena nimca fadhida

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 23 วันที่ผ่านมา +1

    Warshad sonkor somalia waxey Laheyd JAWHAR IYO MAREEREY, Nio Balcad waa warshadii Direyska Ciidamada iyo Ardeyda

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 25 วันที่ผ่านมา +2

    Degmadeydii Balacad ❤

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulkeenna nimcaa fadhida wllhi❤❤

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 24 วันที่ผ่านมา +2

    Baalcad maaha waa Balcad

  • @user-jy1qn6bq8r
    @user-jy1qn6bq8r 23 วันที่ผ่านมา +1

    Walaal jowhar gaar noqo qof kii uku horeeye ee muqaal kasameya

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 23 วันที่ผ่านมา

    Waa Balcad, you are so brave hadaad tagtay Balcad

    • @khadaribnufaysal7321
      @khadaribnufaysal7321 20 วันที่ผ่านมา

      Huuno maxA dhacay amingeedaa xun miyaah oo lama tegi karo

  • @Muuseyare872
    @Muuseyare872 25 วันที่ผ่านมา

    cabdisemad m maweel❤❤❤❤keep going

  • @yaasiinmaooye8332
    @yaasiinmaooye8332 22 วันที่ผ่านมา

    Magaladeda maasha allh

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 10 วันที่ผ่านมา

    waa balcad mgaca magaalada ma aha baalcad.

  • @user-xh2yk9cp8p
    @user-xh2yk9cp8p 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah magalo qurux badan

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa ku yaala warshada dharka, warshada soconkorta iyo warshada barafuunka intaas waa hubaa

  • @CarteCarteburaale-qi5oc
    @CarteCarteburaale-qi5oc 25 วันที่ผ่านมา

    Abdi samadow saxib meesha iska ilaali ❤

  • @hothen777
    @hothen777 26 วันที่ผ่านมา +2

    Gormaad i waraysan dontaa abdisamad 😂hore u soco wll ❤

    • @darishore814
      @darishore814 24 วันที่ผ่านมา

      Qas qaska Miya lagaa wareesanaya

    • @hothen777
      @hothen777 24 วันที่ผ่านมา

      @@darishore814 ma kuwa hablihinu marsadan ayaad igu khaladay

  • @jaamacmusdaf838
    @jaamacmusdaf838 15 วันที่ผ่านมา

    BALCAD❤❤

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 25 วันที่ผ่านมา

    Baalcad mise Balcad sxb ?

  • @user-wd6wm1tf1y
    @user-wd6wm1tf1y 8 วันที่ผ่านมา

    Magaalada magaceeda waa BALCAD EE MA'AHA BAALCAD

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 18 วันที่ผ่านมา

    Mashallah ❤

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 20 วันที่ผ่านมา

    Beautifull young ppl. Need positive motivation.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 25 วันที่ผ่านมา +1

    dharka la sheegya ay saamayn jirtay wa dharaka ciyaalo schoolka xidhan oo qudha wax kaleba ma samayn jirin sidan maqlay

  • @girlwithn0j0b___33
    @girlwithn0j0b___33 9 วันที่ผ่านมา +1

    Awooowgeeey warshado kulhaaa aa maqli jiray waligeeey ma tagin xmr aaana joooga

  • @Cafadaaji24
    @Cafadaaji24 10 วันที่ผ่านมา

    Warmeeshu qurux badanaa

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 26 วันที่ผ่านมา

    Baalcad mahan ❌️ Balcad✅️ keep going bro🎉

    • @user-jf8qx7um5b
      @user-jf8qx7um5b 25 วันที่ผ่านมา +1

      Baalcad mahan × waa balcad

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 19 วันที่ผ่านมา

    Asc habayar waxaa fiicnayd qof magaalada u dhashay in uu kula socdo oo aqoon u leh

  • @KORNEIL-TRAVELER2
    @KORNEIL-TRAVELER2 21 วันที่ผ่านมา

    Welcome your home brother❤

  • @cabdisalaam6848
    @cabdisalaam6848 22 วันที่ผ่านมา

    Magaca sax. BAALCAD maaha ee waa BALCAD

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey 26 วันที่ผ่านมา +2

    Reer balcad soo dhaweeya youtuberkaa

    • @MaalinHabeen
      @MaalinHabeen 24 วันที่ผ่านมา

      Balcad asakiisa waxaa leh habargidir

    • @AbdihakimMustafe-du3ey
      @AbdihakimMustafe-du3ey 24 วันที่ผ่านมา +1

      @@MaalinHabeen kuma weydiin cidleh anigu zxp

  • @ubahahmed7300
    @ubahahmed7300 26 วันที่ผ่านมา

    Muuqaalki hore waxan islahayn codkiba ka xumaday ee muu isaguba codeeyo 👍🏽👍🏽👍🏽

  • @eggboy1170
    @eggboy1170 26 วันที่ผ่านมา +3

    Baalcad maahe waa balcad kkk mawelow

  • @ahmedisaakchannel6375
    @ahmedisaakchannel6375 17 วันที่ผ่านมา

    Waaa balcad bro maha baalcad

  • @mohammedabdirashed2718
    @mohammedabdirashed2718 23 วันที่ผ่านมา

    Keep moving

  • @Wareerchannel
    @Wareerchannel 26 วันที่ผ่านมา +1

    Haahey

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 10 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah baarakalaah

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 20 วันที่ผ่านมา

    Please come back my beautiful city Mogadisho

  • @moxamedhussein144
    @moxamedhussein144 23 วันที่ผ่านมา +1

    Reer baadiye magaalada magaceeda iska sax dadka wareeyso habkery ugu dhawaaqaayaan ugu dhawaaq HADII aad ula kas taatahayne waa kugu doqonimo hadii aadan aqoone halka aad ka soo hadleeyso kasii daran

  • @jimcale2553
    @jimcale2553 23 วันที่ผ่านมา

    Niyow please xirfadaada kordhi oo dadka aad waraysanayso mic u dhiib. Hore u soco

  • @muziinahsn
    @muziinahsn 21 วันที่ผ่านมา

    Maweel best TH-camr❤❤

  • @galadhaji6053
    @galadhaji6053 25 วันที่ผ่านมา

    Baalcad maahan ee waa Balcad, magaca naga sax sxb

  • @CaynaaN_hefow
    @CaynaaN_hefow 26 วันที่ผ่านมา +3

    Warshada sokorta jowhar Bey ku taaala

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 23 วันที่ผ่านมา +1

    Balcad goofki hoyadey😭💗

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 25 วันที่ผ่านมา

    Legend maweel ❤

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 25 วันที่ผ่านมา

    ❤magac buu u baxiyay.

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r 22 วันที่ผ่านมา

    Wlhi wa dhul qurux badan

  • @xuseenabkoow113
    @xuseenabkoow113 26 วันที่ผ่านมา +2

    War dhulkeygii baa tagtee kaama war hayn i soo qabo

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 23 วันที่ผ่านมา

    Wa balcad sxp baaalcad ma ahan

  • @SadaamHussen-sv4pn
    @SadaamHussen-sv4pn 21 วันที่ผ่านมา

    Maaweel meel tariikhi ah bad booqatayyy wllee

  • @maadhiintube1077
    @maadhiintube1077 20 วันที่ผ่านมา

    Balcad weeye kadda canbusaada magaca magaalada❤

  • @habeeye21
    @habeeye21 25 วันที่ผ่านมา +2

    Alle haku saahlo

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 14 วันที่ผ่านมา

    Dhulka waa inaga dhaxeeya dadkana waa inaga dhaxeya allow intaa na fahamasii hadaan soomali nahay meel wlaba aan joogno.

  • @jamaaden636
    @jamaaden636 20 วันที่ผ่านมา

    Fadlan magaca magaalada balcad magaceeda si fiicsn ugu dhawaaq

  • @user-fv5sr5sq6f
    @user-fv5sr5sq6f 26 วันที่ผ่านมา

    It's my favorite dream to rich there i.n