SCHOOL POLISIA XAMAR JA’JAB 🇸🇴

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 156

  • @abdirahmanmohamed4623
    @abdirahmanmohamed4623 25 วันที่ผ่านมา +72

    from somaliland alle amniga ha usugo walaalaheen somalia ilove muqdisho😘😘😘

    • @ARIZAK766
      @ARIZAK766 25 วันที่ผ่านมา +2

      Aamiin zhp sharaf iyo karaamo 🙌

    • @abdirahmanmohamed4623
      @abdirahmanmohamed4623 24 วันที่ผ่านมา

      @@ARIZAK766 ❤❤❤❤

    • @AmranAhmett-ic5mf
      @AmranAhmett-ic5mf 24 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin wallo

    • @Abdirehman851
      @Abdirehman851 24 วันที่ผ่านมา +1

      Walaalaheen aa walaalihiin rer somaliya😂😂

    • @realwarya1016
      @realwarya1016 14 วันที่ผ่านมา

      ​@@Abdirehman851 kuwan ha uqabanina wa lafta😂😂 neda

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh3145 25 วันที่ผ่านมา +31

    From Somaliland Alleh amniga haw sugoo Allehna Ha HOrumariyo Wadan walba oo Somaliyeed❤

    • @Iqroahmed-qq9us
      @Iqroahmed-qq9us 25 วันที่ผ่านมา

      Amni lasugaayo mxaa waye

    • @ARIZAK766
      @ARIZAK766 25 วันที่ผ่านมา +3

      Wll somali waa somali ma jirto wadan ka baxsan somalia dhaxdeda ❤

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 24 วันที่ผ่านมา

      Wadan walba oo Soomaaliyeed 🤔???
      War Soomaaliya iyo soomaalida waa Hal, xageed usocota oo ukala saareysa umadda soomaaliyeed ???🤔
      Soomaalida ma fikiraan miya, qabyaaladda dadka caabuda ayaa kamidtahay, waxaa lajooga (2024) weli qabyaalada kujirta, bal facaaga kale ee aduunka kunool, fiiri meesha ay maanta marayaan, adigana kujirta wada walba ee soomaaliyeed….. ? SUBXAANALLAAH
      SUBXAANALLAAH, soomaalida qaar waan kayaaba maskaxdooda siday ufikiraan, tolow ma Jaadka ay cunaan sidaas kadhigeen ????🤔

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 22 วันที่ผ่านมา +1

      @@ARIZAK766😂😂😂 macal jabuuti miya ah somalia ilayiin somali oo dhan bad tire

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา

      @@Iqroahmed-qq9us waa kuu duceeyay nabad gelyo iyo amni waa isku mid

  • @fuaadcalixuseen2846
    @fuaadcalixuseen2846 24 วันที่ผ่านมา +17

    Dadka reer Somaliland. Runtii. In lagu baabiyo nacayb iyo cuqdad ka dhan ah. Koonfurta
    Specialy Mogadishu waa arimaha fiicneen
    Becouse. Dadkuna maaha dadkii. Xukumadii maaha xukunkii. Laydinku dhibateyey
    Mogadishu fore ever❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 วันที่ผ่านมา

      Maxaa cuqdadba keenay maxaaba naga dhexeeya koonfur

    • @thequeen-kn4bq
      @thequeen-kn4bq 12 วันที่ผ่านมา

      We love muqdisho from somaliland

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 24 วันที่ผ่านมา +32

    🇸🇴Capital city for all Somalis

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 23 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @exklusivepicture2181
      @exklusivepicture2181 21 วันที่ผ่านมา

      Reer unukaa leh, markey naga aamusaan ayaa sidaa oran kartaa.

    • @realwarya1016
      @realwarya1016 12 วันที่ผ่านมา

      Lafta ya waregaysa mesha iska jira

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 11 วันที่ผ่านมา

      @@realwarya1016 Waxanu Ma Naagba Mise waa Nin Keebad u Wada Labadayda Sida Dumarka Ha u Hadline

    • @realwarya1016
      @realwarya1016 11 วันที่ผ่านมา

      @@hasansudi9404 fikir dhibshada du wey liidata sidu dadkagu uliitan lafta wa laydin rfaya dhmn
      Wxd fkir yt ka dhibty fri

  • @zaki799
    @zaki799 24 วันที่ผ่านมา +6

    Masha Allah mar uun waan iman reer xamarku waa qalbi wanaagsan

  • @popular7493
    @popular7493 25 วันที่ผ่านมา +8

    Wadankeena nabad rabiyoo nooga dhigb🤲🤲

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 25 วันที่ผ่านมา +12

    Siifican baad u duubatahay walaalo so beautiful 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩🤩

  • @ismailahmedhassan8865
    @ismailahmedhassan8865 25 วันที่ผ่านมา +6

    Alle haka dhigo magaalada ugu amaanka badan aduunka waxa ku nool dad xaga soo dhaweynta ku fcn

  • @bisharodhore2847
    @bisharodhore2847 24 วันที่ผ่านมา +3

    masha Allaah ciyalkan iyo kuwi nabada aya naga farxad badan anaga waxan ku caqliayasanay oo fun noo ahaa khamis walba duqsiga markan kasoo caawa waan qaxayna jimcaha dhan xafadaha nagu dhagan baan u qixaynay sabtidada Ciyal badan iyo rerahoda oo madafic ku dhinten waxan ka soo tagay markan Schooladi adi waynay oo busiski dhac lagu bilabay arday badan ku dhawcmeen kuna dhinteen waxase naga danbeeyay kuwo ku ducaysta Allow xafadeena dagaal ka dhacaa aan more creid helnee ardaygi asgoo xafadisa dagal ka jiro Schoolka yimada macaliminta waa qaymaynayen. waana Rakaliya ee maanata wadankena in lagu noolado ka danbeayay koley macalin baa keenay Allaha qayro nolo kastoo ku nolyahay. Yaa rabi waxan rajanaya caruru danbe Oo Somali ama muslim ah in ay qabkas ku korin Insha Allaah

  • @Offical_mo_omar
    @Offical_mo_omar 24 วันที่ผ่านมา +3

    Maweeel ku so dhawoow sxp casimadada Moqdisho cidna kama xigto wa casimadaadi so dhawow LEGEND

  • @MR-BIDIXO
    @MR-BIDIXO 25 วันที่ผ่านมา +10

    War zhp waxa iga dhiman 10 qof e igu yaca pega ❤ plz

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 25 วันที่ผ่านมา +2

    XAMAREY WN KUU XIISAY.
    sndkii aan internship ka ku jiray school plozia hadaanan subax tagin second day wn aadi jiray, it was a great time❤
    Mogadisho muuqwanagay Allah haku xifdiyo❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 24 วันที่ผ่านมา +3

    Xamar allow barakee from cadaado

  • @AbdirahmanAdanMr
    @AbdirahmanAdanMr 24 วันที่ผ่านมา +5

    Sxb maaweel mxad ku heysataa cimaamada
    Jazeera beach
    Darusalam village
    Stadium muqdisho
    Beerta xayaat
    Beerta banaadir
    Beerta nabada
    Alot interesting place you'rent visit there plz show us thanks

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 5 วันที่ผ่านมา

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar ilaahow nabad waarta nasii aamiin

  • @ahmedmahamedbuule-ry2wy
    @ahmedmahamedbuule-ry2wy 25 วันที่ผ่านมา +6

    NO QAWIIL 🇸🇴❤️

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 25 วันที่ผ่านมา +7

    Yaraanteydii baan tegi jiray Xeebtaas, waayo waayo xusuus ❤❤❤❤

    • @user-zr4ex2zo7s
      @user-zr4ex2zo7s 24 วันที่ผ่านมา

      Anixitaa wabari aan kaso bixijirne dhamaan familka cali boolaay misaajidka ❤❤❤

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 24 วันที่ผ่านมา

      @@user-zr4ex2zo7s ❤❤❤❤

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 25 วันที่ผ่านมา +3

    AWOOWE VIDEO GAAN WAA KAA HAAYAA KEEP GOING BRO.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 24 วันที่ผ่านมา +2

    Wadankiina dhisa, wareega badan dhaafa.
    Mahadsanidiin

  • @kiimochannel
    @kiimochannel 24 วันที่ผ่านมา +3

    mash allah muqdisho capital of somalia ilaahow dadkeena qalbiyadooda isusoo jeedi

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 วันที่ผ่านมา

      Soomali inminkaba ma kala jeedee nin walba halkeeda Alloow ubarakee Somaliland iyo Sooomaaliya jabuuti

  • @AbdiOzyy
    @AbdiOzyy 25 วันที่ผ่านมา +3

    Abdisamad Mohammed Maaweel 😊keep going bro

  • @UpdihakiimMohmoud
    @UpdihakiimMohmoud 24 วันที่ผ่านมา +11

    Caasimada umada soomaaliyeed from Somaliland country❤

    • @Gangstaracross
      @Gangstaracross 23 วันที่ผ่านมา +2

      *County dheh 🐕

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 23 วันที่ผ่านมา +2

      Way ahan Jirtay

    • @realwarya1016
      @realwarya1016 14 วันที่ผ่านมา

      Lafta aya waregya ytb iska ilaliya

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 วันที่ผ่านมา +1

      Walle Inaanad reer Somaliland ahayn sheegata qadhmuun hana sheegan Soomali meela badan bay degaan shanta Soomaaliyeed

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 24 วันที่ผ่านมา +2

    Best video 📷 thank you maweel

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 25 วันที่ผ่านมา +1

    video quruxbadan mahadsanid saxb

  • @yahyeabdillahi8783
    @yahyeabdillahi8783 25 วันที่ผ่านมา +1

    Maweel best TH-camr keep going sxp coming soon 200k

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 24 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid Maaweeloow

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 25 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb magaalada muuqal kala kacsan kaso duub de sey uqrux badan tahay wad ujedaa 🇸🇴 ❤

  • @user-vl5il7cj6d
    @user-vl5il7cj6d 25 วันที่ผ่านมา +4

    Waa kusalaamay zxp

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 25 วันที่ผ่านมา

    Welcome to back the legend maaweel❤

  • @muziinahsn
    @muziinahsn 24 วันที่ผ่านมา

    Great TH-camr ❤❤go ahead❤

  • @user-zr4ex2zo7s
    @user-zr4ex2zo7s 24 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xasuus aad iga lisey wllhi ❤❤❤❤

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 25 วันที่ผ่านมา

    Maansha allah allah noo nabadeeyo

  • @user-pu5mq3ho1s
    @user-pu5mq3ho1s 25 วันที่ผ่านมา +3

    Keep going zxp

  • @YaminaMe
    @YaminaMe 25 วันที่ผ่านมา +2

    Xamar jajab waa old Xamar. Waa central.

  • @ahmedgraphics12
    @ahmedgraphics12 25 วันที่ผ่านมา

    Walal qiimo badan maaweel Horay usuco bro ❤

  • @mireproductions6515
    @mireproductions6515 24 วันที่ผ่านมา

    Ma sha allah bro

  • @astancable8989
    @astancable8989 25 วันที่ผ่านมา +1

    Maa sha allah vlog vfiican

  • @maryamomacalin7600
    @maryamomacalin7600 23 วันที่ผ่านมา

    Welcome wllo ❤

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 25 วันที่ผ่านมา

    Welcome muqdisho bro

  • @AhmetMubarak
    @AhmetMubarak 24 วันที่ผ่านมา

    Mawell Nin somali ah keep going bro

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 24 วันที่ผ่านมา

    Masha allha

  • @HAMSE-rf2zk
    @HAMSE-rf2zk 25 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdisho 🇸🇴❤

  • @khadaraj1846
    @khadaraj1846 24 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdisho magaalada madaxda umada somalida oo dhan

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา +1

      Adaay kuu tahay Anaga hargaysaa noo ah Jabuutina Jabuuti baa u ah umada Soomalidu waa kala wadan waana kala Caasimad

  • @user-ov7xp2bt7p
    @user-ov7xp2bt7p 20 วันที่ผ่านมา

    Big fan ❤

  • @cumarcabaaye856
    @cumarcabaaye856 25 วันที่ผ่านมา

    Yess our capital Mogadishu 🎉🎉

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 25 วันที่ผ่านมา +1

    Welcom sxp 🎉

  • @zakariaabdi2087
    @zakariaabdi2087 25 วันที่ผ่านมา

    Legend maaweell

  • @usmanpro5416
    @usmanpro5416 20 วันที่ผ่านมา

    Abdisamad mohamed mawel welcome to casimada umada somaliyed ❤

  • @caaqilyare9924
    @caaqilyare9924 25 วันที่ผ่านมา

    Zxb xafadeyda aa imatey keep going

  • @cabdallaile9980
    @cabdallaile9980 25 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdishoo❤❤❤

  • @xuseenabkoow113
    @xuseenabkoow113 25 วันที่ผ่านมา +2

    Sxb ku dhawaaqitaanka ayaa kaa qaldan iskool polisiya waa dugsigii sare ee tababarka ciidamada police soomaaliyeed ee (iskoolo polisiya )

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 24 วันที่ผ่านมา

    Abdala jamaal iyo QaysQayser Soo Qabo Waliba Barnaamij Su aala❤

  • @cabdirahmanabdirizak7081
    @cabdirahmanabdirizak7081 24 วันที่ผ่านมา

    Zxb soo badi muqdisho videa badan ka soo dub noh

  • @HusseinAbada
    @HusseinAbada 24 วันที่ผ่านมา

    Beautfull

  • @hannainnagelle2432
    @hannainnagelle2432 21 วันที่ผ่านมา

    🎥🎥🎥video ❤❤

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 10 วันที่ผ่านมา

    Heesha kataa aan dawano sxp waa codsi

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @maxamadcabdixasan2449
    @maxamadcabdixasan2449 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar cidna kaama laha
    Waa magaaladaadii wll

  • @self-love993
    @self-love993 25 วันที่ผ่านมา

    Maaweel on the beat😂👏🇸🇴

  • @Yahye..24
    @Yahye..24 22 วันที่ผ่านมา

    City of somalia

  • @sarbule840
    @sarbule840 24 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho magaalomadaxdeena ❤

  • @guleidgallery
    @guleidgallery 25 วันที่ผ่านมา

    the second person mawell one day we wil meet

  • @kalidfaarah
    @kalidfaarah 24 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho ❤

  • @subeerkhadar3225
    @subeerkhadar3225 25 วันที่ผ่านมา

    🎉

  • @ChoColadiu
    @ChoColadiu 23 วันที่ผ่านมา +1

    Video waa 2022😂😂😂 wallaahi

  • @user-ry8bd9lo9y
    @user-ry8bd9lo9y 25 วันที่ผ่านมา

    Maaweell nin wayn 😂😂

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 24 วันที่ผ่านมา

    Muqaaalkan was horuu ahaaye maaxaad beech ka ugu haysay maaweelow😂❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 24 วันที่ผ่านมา

    Gacantada waa fadhidaa zxb

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 25 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaa xeebtaa ku dabaashay markaan yaraa . Iskool bolisio , Maay Moorte.
    Galabtii .Marka hirku buurta le'egyahay ayaa ugu baashaal.badneyd.

  • @user-fj2df1rr7r
    @user-fj2df1rr7r 21 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho wxy ku raxaysansa waa aqoonsigine isga raxeysta marun waa niga qadan inshlha xoog ama xeeled

  • @Haryar-1111
    @Haryar-1111 25 วันที่ผ่านมา +1

    Gobalada kale miyaadan imaaneenin sida Goblka Gedo iyo kuwa kalaba❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา

      bisinka Maxaa mareexaan u gaynaaya Muqdisho hawiyaa lehe

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 14 วันที่ผ่านมา

    Jeelka ku hor ciyaareysaa.

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 23 วันที่ผ่านมา

    Halkan ku dhashay 1 sano an ka maqanahay 100 sano ila ah😢😢😢

  • @MustafeDualle
    @MustafeDualle 24 วันที่ผ่านมา

    Muqdisho

  • @saacidyare9194
    @saacidyare9194 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar 9 sano ayaan joogaa weligeyna school plosiya

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 25 วันที่ผ่านมา

      Matagin? 😮

    • @somalishidan
      @somalishidan 25 วันที่ผ่านมา

      Marki hore meel xeeb leh maka timid

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 25 วันที่ผ่านมา +1

    Mogadisho aan nacay ayaa dib ii jecleysiisy

    • @falisa576
      @falisa576 24 วันที่ผ่านมา +1

      Muqdisho qof bartay ama ku dhashay
      Ma naco e waadan aqoonin beenta
      Dhaf

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 15 วันที่ผ่านมา

      Awelba maad jecleyne nadhaaf

  • @user-pc6zg8if3w
    @user-pc6zg8if3w 25 วันที่ผ่านมา

    War xafadeyda soo boqote maanta

  • @caaqilyare9924
    @caaqilyare9924 25 วันที่ผ่านมา

    dhagax ma ahn jamal aa ladhaha zxb

  • @abdirisakdaauud2802
    @abdirisakdaauud2802 20 วันที่ผ่านมา

    War ismacaaneeyna waxy

  • @brguleidzaki7942
    @brguleidzaki7942 24 วันที่ผ่านมา

    Ma xeeba qabow wllkayow😅😮

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 22 วันที่ผ่านมา +1

    Muqdisho magaalo madaxdeena 🇸🇴

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา +1

      waa tii soomaaliya

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r mayee waa tii burco😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 วันที่ผ่านมา

      @@SuugaanSafaari burco hargaysa ayaa u magaalo madaxa bal maxad ku qosli burcaad tidhi waad qososhay!!!

    • @SuugaanSafaari
      @SuugaanSafaari 21 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r Soomaaliya
      Miyaanay miduun ahayn?. Mida kale
      Magaalo madaxdeeduna muqdisho ahayn
      Waa maxay waa tii soomaliyadanaad
      Soo qortay?. Maxaad isla yeelyeelay.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 วันที่ผ่านมา

      @@SuugaanSafaari Maaweel waa youtube Reer Somaliland ah oo Meelkasta tegay Youtub kiisuun buu ku kala kacsanayaa Jacayl kuugumuu iman idinku intaa xataa ma duuban kartaan inbadan baan arkaayay Maaweeloow nookalay qaysqaysar oow nookaalay ma lihidin youtube kkkkkkkkkk

  • @user-ls5hm7uf6b
    @user-ls5hm7uf6b 25 วันที่ผ่านมา

    XAFADAN ANIGA KU DHASHEY MARIINAAYO XAMAR JABJAB AMA SCHOOL POLIC XASUUS 😂😂😂

  • @yarka4574
    @yarka4574 22 วันที่ผ่านมา

    Mooryaanta Xamar Caadi Maaha 😆 Shabaab, Amison, Xalane waay ujoogan... Howlahoodana waaywatan. 😆 ( Muuq-Disho the Gaza of Somalia and they are in Business) 😆✌️

  • @Mustafaaxmed0p
    @Mustafaaxmed0p 25 วันที่ผ่านมา

    Hees baad nagu mashqulisay

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 24 วันที่ผ่านมา

    Ku soo dhawaaw muqdisho ❤❤

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 25 วันที่ผ่านมา

    Talyani.

  • @mahmoudmustaf8707
    @mahmoudmustaf8707 25 วันที่ผ่านมา

    Shabaabland😂😂😂. The capital of the terror

    • @fatxicabdi1371
      @fatxicabdi1371 25 วันที่ผ่านมา +4

      Shabaablandto waa taa aragtaye qurux badan miyay ku damqaysa 😂

    • @anisoyareychannel12
      @anisoyareychannel12 24 วันที่ผ่านมา +2

      Qaraarka jooji wllo😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา

      @@fatxicabdi1371 Hore maa u dubtaan nin Somalilandara ayaa Soo duubay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 22 วันที่ผ่านมา

      @@anisoyareychannel12 Abaayo Ama Awoowe heh Walaalo ma tidhaahdaane

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dhulkaaga ku raaxayso

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 วันที่ผ่านมา

      Waa qariib maaha dhulkiisi

    • @abdallamohamed9845
      @abdallamohamed9845 13 วันที่ผ่านมา

      @@user-sz7sn2rv9r wxas adi orom ka ahow.

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 25 วันที่ผ่านมา

    🎉