BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 222

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 4 หลายเดือนก่อน +78

    cida quraanka jecel lovta saara ❤

    • @SimanSuuralay
      @SimanSuuralay 4 หลายเดือนก่อน +1

    • @jibrilaliaato8344
      @jibrilaliaato8344 4 หลายเดือนก่อน

      Dhaktthar was issaq. Issaq oo dhan ana waasey

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@jibrilaliaato8344 adigana anaa ku waxeeya 😉

    • @mohamedkhadar809
      @mohamedkhadar809 4 หลายเดือนก่อน

      @@jibrilaliaato8344😂far is gali

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI หลายเดือนก่อน

      @@jibrilaliaato8344adeer caalamka waad ka danbeysaa kun sano kahor baad soo mareysa

  • @kamalazhar4455
    @kamalazhar4455 4 หลายเดือนก่อน +30

    Wadankana inoo soo duub sxp meelaha quruxda bdn sida Garoowe Iyo Baydhabo janaay iyo magaalooyinka kleba ❤

  • @deldiyshow-464
    @deldiyshow-464 4 หลายเดือนก่อน +7

    I'm Ethiopian working with somali guys, It was an education radio drama. one thing that I was bothered was you guys move a lot one week in addis next week in hargesa...the next in Nairobi... couldn't hold of them. I changed the main actors 3 times in a drama once.but its really fun working with Somal people. Liked their vibe.

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 4 หลายเดือนก่อน

      Symptoms of being from a war torn failed country! We are a nation of homeless people.

    • @deldiyshow-464
      @deldiyshow-464 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@sunshineseaandvitamind8620 when I met any somali, I can see their heartfelt love of their nation thats the best element for me.... I think you are one good, kind and bravehearted guy away from becoming a great nation. 🙏

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 4 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah sxb wad raaxystin adis ababa wan jeclhy waa magalo qurux badan jawi macan ❤❤❤

  • @jupiterplanet1316
    @jupiterplanet1316 4 หลายเดือนก่อน +5

    ቦሌ ሚካኤል and ቦሌ ቡልቡላ Somalis love this places👍👍👍

  • @Nj23n
    @Nj23n 4 หลายเดือนก่อน +4

    6 years a go aa igu dambeysay Addis Ababa maraan dalxiis u imid markaa waxey Somalida u badneed Bole Michael , Addis Sefer , Saris ,Magananya ,bole rwanda iyo hayaratka lakin halkan aa ka dagan oo ka qurux badan Kirada guryaha na ka jaban
    Insha Allah next month an imanayaa thanks for your sharing this Amazing information
    QOFKII INFORMATION INTAAS KA BADAN HAAYO HA ILA SO XARIIRO

    • @j.holiday4524
      @j.holiday4524 4 หลายเดือนก่อน +2

      Addis Ababa waa kala kacsantahay hada ugaas welcome back ku leenahay anytime

    • @democracy480
      @democracy480 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kirada qiyaas ahaan waa meeqa

    • @Nj23n
      @Nj23n 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@j.holiday4524mahadsanid bro xafadee kira ahan ugu macqulsan

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 4 หลายเดือนก่อน

      Waxay ku xidhan tahay goobta sxb iyo gurigaad rabtid xafada somalida guryaha kuwa 70 ilaa 100 waa helaysa lkn hadii aad guri rabto adigo toos u badh badho wayo dilaalku wuu ka qalisanyahay lacag bu ku dulsaaranyaa ​@@democracy480

  • @Kaynaan-dp1em
    @Kaynaan-dp1em 4 หลายเดือนก่อน +8

    ismuujiya somalida Ethiopia👍 🇸🇴🇪🇹

    • @SamirAhmed-m1n
      @SamirAhmed-m1n 4 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI หลายเดือนก่อน

      Somalida ethopia 🇬🇶🇪🇹 calamadenu wa kuwa wll

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 4 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar waa wiil qalbi fiican oo naxariisi ka muuqato hore u soco adi iyo saxiibkaba❤❤❤

  • @CabdiReermagaal-c3l
    @CabdiReermagaal-c3l 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mohamoud osmaan xassan wllkey the best youtuber of the session
    Big fan from Borama jano ❤❤❤

  • @CabdiMalik-v8u
    @CabdiMalik-v8u 4 หลายเดือนก่อน +2

    MUQDISHAAY,,, KUDAYO DARISKAA ,NAIROBI IYO ADDIS ABABA

    • @halgankanolosha8298
      @halgankanolosha8298 4 หลายเดือนก่อน +2

      Muqdisho qabuuro qudoow baa kasocda😅

  • @xaajigaXaajiga
    @xaajigaXaajiga 4 หลายเดือนก่อน +15

    Adis Ababa way is dhistay lkn manta somalida xagay joogan ? Iyo magalooyinka somalida sidey u egyihiin ? Waa ilahay somali ha mideeyo oo ha darinsiyo macanka islanimada iyo walalnimada

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 4 หลายเดือนก่อน +2

      Dhulka Somalida hadii ay helaan dowlad fiican way iska dhismi iyagaba.

    • @AyshaMohammed-u5x
      @AyshaMohammed-u5x 4 หลายเดือนก่อน +1

      No way let's respect each others border, jigjiga is ethiopian while hargeisa is somalian let's respect each other 🇪🇹 🇸🇴

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 4 หลายเดือนก่อน

      @@AyshaMohammed-u5x Oromo?

    • @aadancabdi9162
      @aadancabdi9162 2 หลายเดือนก่อน

      Jigjiga is Ethiopia but Ethiopia have no democracy like kenya somali is more freedom ​@@AyshaMohammed-u5x

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 4 หลายเดือนก่อน +3

    Somalida Erhiopia, Somalida kle uguma Dhex HanjabaaN,kuma Dhex DhibateeyaaN, CiidaN uma dhiibaaN Amase umaso RaacaaN, wey Jecelyihiin wallaaahooda kle Ee Somali wey kuso Dhaweynayaan iney ka xigaan uma heystaaN, pllse somali kenya Sds maaha waa maxey sababtu?

    • @musinhoosman-du9hi
      @musinhoosman-du9hi 4 หลายเดือนก่อน

      Walo sababta waxa weeyan kolyba system dawalada ee mesha Ka Jira tuusel Ethiopia biya waa nidaam boqortooyo oo Ka dhigan shacabku awoow Malah ay waxaaso dhan Ku samayn Karan marka qudha ee aad halis galaysa waxa weeyan marka aad case siyaasi aah lagu haysto ayad bad gashay ln inta kale Ethiopia cidi sida Ku eegi mayso,Halka keenya ayad tahay dumuquraadi cid waliba awood leedahay xata shacabka ,marka waa halka dhibaatadu

  • @MOHAMED-n7n2j
    @MOHAMED-n7n2j 4 หลายเดือนก่อน +5

    Part 2 xaafada somalida ee bole iyo street food

  • @coolnassa1420
    @coolnassa1420 4 หลายเดือนก่อน

    Wow,beautiful and a good vibe..watching from Sydney,Australia

  • @FarxiyoFiicaney
    @FarxiyoFiicaney 4 หลายเดือนก่อน +5

    Addis saan u jeclahay❤❤❤❤❤

    • @musadaqofficial2722
      @musadaqofficial2722 4 หลายเดือนก่อน

      Ha jeclaan balo ha jeclaatee angaa dhib ku qanee

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 4 หลายเดือนก่อน +6

    Dad reer waqooyi iyo gelbad Somali dagta waxa u ya qanan mj reer bar

  • @AdhiaziizAhmad
    @AdhiaziizAhmad 4 หลายเดือนก่อน +3

    Godey gacalo imoow sxb

  • @QORAALSHOW
    @QORAALSHOW 4 หลายเดือนก่อน +7

    Madaxdu ma balanto isma waydo❤somalinimo❤🎉🎉

  • @AzmariFTIIINSHE
    @AzmariFTIIINSHE 4 หลายเดือนก่อน +9

    The best youtuber inshallh 1m

  • @hassanhersi5066
    @hassanhersi5066 4 หลายเดือนก่อน +1

    Was Anja Aad booqato musigooga cayarsii iska daa English music. Meesha waa Africa. ❤

  • @hersigeidi2681
    @hersigeidi2681 4 หลายเดือนก่อน +2

    @Dhakhtarrr volgskaagu waa malaayacni wlahi. Waar sida #qays qaysar noqo oo sheekada malaayacniga ee sxbkaa la sheekaysanaysid jooji oo warbixin dadku wax ka faa'idaan soo gudbi.

  • @namelos2963
    @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +7

    Boli xasuus weyn bay igu leedahay😭😭akiin Ethopua roobkaa nafta kaa qaadaya😮

    • @maalmedia623
      @maalmedia623 4 หลายเดือนก่อน +1

      Boli makahiil, boli ruwanda, 66 Sidhista sidhisti 😂

    • @namelos2963
      @namelos2963 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@maalmedia623
      Haa 🤣

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somalilander boy to addis ababa

  • @AaMiNgurey
    @AaMiNgurey 4 หลายเดือนก่อน +3

    Zxp Come Qabridahar

  • @fadumosamatar4182
    @fadumosamatar4182 4 หลายเดือนก่อน

    Sabayadas uxisay wlhi ukunta leh 2022 meshan ad ba uga so gdn jirt

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 4 หลายเดือนก่อน +1

    Meeshan aad Estate ka cusub ku sheegeysaan waxaad ba mooda in 1960s kii ladhisay. Ethiopia seenbari weey danbeeysa

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 4 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله رائع 👏👏👏👏

  • @Light_studio_Channel8
    @Light_studio_Channel8 4 หลายเดือนก่อน +4

    Fadla igu soo biir you tube kayga ❤😮

  • @jayzetuck9442
    @jayzetuck9442 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mxaa itoobiya somali ka qurux badan tahy?

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 4 หลายเดือนก่อน

    Abdala jamaall So Qabo Waliba Barnaamij Waydiima❤

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 4 หลายเดือนก่อน +6

    ቦሊ ሚካኤል ቆንጆ❤

  • @hfm9834
    @hfm9834 4 หลายเดือนก่อน

    Sabaydaas u xiisay, my best member of Adisbaba. Intaas ayaan u soo galay video ka na 😅. Qofkasto oo meeshaas tago sabaydaas ha moogan.

  • @FootShorts12
    @FootShorts12 4 หลายเดือนก่อน +5

    Xaafadaha dirta iyo isaaqa inoo soo duub niyow somali lahayne

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 4 หลายเดือนก่อน +2

      Xaafadanba isaaq ba ubadan iyo ciise anuguba waan degnahay

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 4 หลายเดือนก่อน

      Runtaa

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 4 หลายเดือนก่อน

      Ciise ma soomaali baa

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 4 หลายเดือนก่อน

      @@crisaaqaxmed2074 Ciise waa qabiil somali ka mida wuxuuna degaa jabuuti

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI หลายเดือนก่อน

      Ciise iyo isaaq meesha kama shaqeyso ader hargaysa miyad moodeysa meesha

  • @NaimaEbrahem
    @NaimaEbrahem 4 หลายเดือนก่อน +2

    Horu soco wll

  • @eliasnavytanga
    @eliasnavytanga 4 หลายเดือนก่อน

    That's a proper life my young brother.

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 4 หลายเดือนก่อน

    inadeeer miyaad iska soo tahribtid xagan iyo maraykanka kalay

  • @Nour-Cade
    @Nour-Cade 4 หลายเดือนก่อน +4

    My village ❤️

    • @muniircali1404
      @muniircali1404 4 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb nazareth casimada labad ayan daganay wan ka soo guraya qolka kaliya imisa laygag kireeniya xafada bulbul

    • @Nour-Cade
      @Nour-Cade 4 หลายเดือนก่อน

      @@muniircali1404 2500 wye zxp

    • @Nour-Cade
      @Nour-Cade 4 หลายเดือนก่อน

      @@muniircali1404 2500

  • @cabdixamiidnasteex7757
    @cabdixamiidnasteex7757 4 หลายเดือนก่อน +2

    First comment
    Dhakhtarka❤

  • @anwarmohamed2105
    @anwarmohamed2105 4 หลายเดือนก่อน +1

    HALKAA DARASALAM EED FADHIDO KABAHA AYA BALASH LAYGA MARIYAY XITAA

  • @ZudaysiOmer
    @ZudaysiOmer 4 หลายเดือนก่อน +3

    boli qabowgediban u xiisay imika dhowr sano matagin lkn baribaan daad kafuulay san u tagayy 😂

  • @zakicadejr123
    @zakicadejr123 4 หลายเดือนก่อน +2

    Legend dhakhtar ❤

  • @YacquubDeero
    @YacquubDeero 4 หลายเดือนก่อน +1

    Angola 🇦🇴 booqda ❤❤

  • @iam_dopio
    @iam_dopio 4 หลายเดือนก่อน +3

    best youtube 🤝

  • @Subeerabdou
    @Subeerabdou 4 หลายเดือนก่อน +1

    Role model Dhakter❤️

  • @rabilekhalifa1294
    @rabilekhalifa1294 3 หลายเดือนก่อน

    We Somalia we ever like Ethiopian waa Cadau

  • @AshaHajiahmed
    @AshaHajiahmed 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaqtar abwe plz xafada hayarad ladhoho soduub wa mel xasusu kuleh somali bdn plzzz😢

  • @abdiwelijafaal
    @abdiwelijafaal 4 หลายเดือนก่อน +1

    Addis gebigeedaba isbuuc baan joogay,intaa ima qalayn kolley waa magaalo nature viewgu ku badanyay.kkkk
    Laakiin youtuberska soomaalida maxaa udiiday inay background musicga u isticmaalaan music-ga soomaalida?

  • @FaadumoFaarax-wc2gs
    @FaadumoFaarax-wc2gs 4 หลายเดือนก่อน

    Magaalada ayaan dhaweyd kaduuleyyy kuxiisey magaalo jawi wacan weye wlhy hada bil kasiimaqanahy aan yurubka aadey

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia, weligeey, ma arag, reerka aan ka dhashay ayaa I necbaysiiyay, ee Ogaadeen.
    War dadku waaba noo wada eg yhiine,maxaa colaada keenay, nimanka Maan is guursano oo is dhex galno.
    Waaba qurux badan tahaye ❤ .

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 4 หลายเดือนก่อน

      SOOMAALI REERKA Ethiopia ugu badanba waa Ogaden

    • @cawilcabdi8392
      @cawilcabdi8392 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ethiopia xaq uguma lihid inaad nacdo adoo ogaadeena waayo dhulka aad maanta sheegato oodhan waxa iska le oo mulkiyadeeda le ethiopia mrkaa gar uguma lihid inaad nacdo nimaad dalkiisi dagantahy martina aad utahy mrkaa waxaanku odhan lahaa marti edeble noqo shb hadii kale dhul gaara samysoo mrkaa nacba bal inay cidi kula Yaabto

    • @hoggaansane9275
      @hoggaansane9275 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@cawilcabdi8392
      Sxb aniga nicitaanba marabou, we kuwa ka imaado halkaa ayaan arkay, oo balaayo lee ka sheegaayo.
      Aniga reer koonfureed ayaan ahay, cidduna waa kala yaacday, kooxbq meel ayay degtay.

    • @cawilcabdi8392
      @cawilcabdi8392 4 หลายเดือนก่อน

      @@hoggaansane9275 kkkkkk waasi wanaagsn inadeere xaal qaado malaha sixun ayaan kuula hadlee

    • @jupiterplanet1316
      @jupiterplanet1316 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ethiopia 🇪🇹 is your country..... Somali is your ethnicity...like other ethnicitys in Ethiopia 🇪🇹.....and Ethiopia 🇪🇹 is growing very fast

  • @DeqaYusuf70
    @DeqaYusuf70 4 หลายเดือนก่อน +1

    3 barri baan xaafda poli joogay

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 4 หลายเดือนก่อน +2

    Niyaw talaan kusiinaya horta aqbal inaad Africa joogtay weligaana joogayso haddana joogtid markaa English tan jajabka ah liq talabaad qays ha copy garayn aduu kusoo bixi maysid TH-cam ka ee liq taana bye

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 4 หลายเดือนก่อน

    sabaayad iyo Ukun waan u xiisay marna Malab ku darso Marna Ukun

  • @Qomaal__mustaphe
    @Qomaal__mustaphe 4 หลายเดือนก่อน

    One love Team dhakhtar ❤️😂☝️

  • @apdiqaadirapdilahi6784
    @apdiqaadirapdilahi6784 4 หลายเดือนก่อน

    War dhakhatar zhb wan ku salamay

  • @Apdulaahi14
    @Apdulaahi14 4 หลายเดือนก่อน +2

    Keep up Brother 🎉

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 4 หลายเดือนก่อน

    Asc saaxiib dhakhtar waxaad ii sheegtaa muuqaalkan camerada noocee ayaad ku duubtay wllky mahadsanid please igu caawi intaa 🤝

  • @SabahGedi-ej3tf
    @SabahGedi-ej3tf 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dire dhawa kaale

  • @fardowsobashiir1969
    @fardowsobashiir1969 4 หลายเดือนก่อน

    Come to Baidoa janaay ❤❤❤❤

  • @abdikanijibril3860
    @abdikanijibril3860 4 หลายเดือนก่อน

    sabaayada innan taasi ayaan ka helay

  • @Haaji-studio
    @Haaji-studio 4 หลายเดือนก่อน

    Bole bulbula xaafadaydi ❤

  • @SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan
    @SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan 4 หลายเดือนก่อน +1

    All xaafadeni buu imaaday team bole bulbula 😂😂

  • @AyshaMohammed-u5x
    @AyshaMohammed-u5x 4 หลายเดือนก่อน

    I wish ethiopia somalia somaliland djibouti and Eritrea form a cooperation of the horn country

  • @ZiciithinaBatuun
    @ZiciithinaBatuun 4 หลายเดือนก่อน

    Horru soco

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sanad ka hor baa igu danbaysay addis ababa jawigeedi macana iyo kimista beedka leh maxan u xiisay 😂

  • @abasmohamud6081
    @abasmohamud6081 4 หลายเดือนก่อน

    dhakhtarr hotelka qimaha ka soo hadala zhp

  • @mubarakmilito3062
    @mubarakmilito3062 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qofki 1aad vedio hor dawada😂

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhakhtarow, habeenkii imisa ayaa lagu seexdaa Merry Guest house?

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi 6/ 2010 ayaa igu dameysay waa u xiisay adis ababa ilove Ethiopia 🇪🇹

  • @Somvevo101
    @Somvevo101 4 หลายเดือนก่อน

    Darasalam iyo golis bunka u dhaxeeya intaan subixii ku dhufto oon soo cuurto maxan mataje kadhargay meesha wali laydhkii masidiibaa

  • @Happ147
    @Happ147 4 หลายเดือนก่อน

    Wadan aynan laheyn hayno faanina wadankena ino dhisa

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 4 หลายเดือนก่อน

    My fv dhakhtarr❤❤

  • @jamaalayaanle7807
    @jamaalayaanle7807 4 หลายเดือนก่อน

    Hotel kii Darasalam oo aan mar degenaa ayaa halkaa iiga muuqda.

  • @Hajirpro1
    @Hajirpro1 4 หลายเดือนก่อน

    Shaqo wacan

  • @ena_dayip
    @ena_dayip 4 หลายเดือนก่อน +2

    🔥addis ababa dhul somaaliyeed

  • @ibrahimmohamudabdullahi4741
    @ibrahimmohamudabdullahi4741 4 วันที่ผ่านมา

    Sxb hotlekan wa meqa xagusa kaga yala addiss

  • @HafsaMuuse-z7z
    @HafsaMuuse-z7z 4 หลายเดือนก่อน

    nin wayn❤

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 4 หลายเดือนก่อน

    Waa ku dul sheekesateen video ga

  • @Yariisay
    @Yariisay 4 หลายเดือนก่อน

    Drtar wadankii kaalya dee burco😊

  • @sahandoonmediashow
    @sahandoonmediashow 4 หลายเดือนก่อน

    waa ma wareerisay camerada xeetahay aad sidii dhagaxa u wareejineeyso nin waalan ayaa tahaee

  • @cabdiqadiraadam2123
    @cabdiqadiraadam2123 4 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco saxib

  • @X-emovich
    @X-emovich 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp ila hada majogta

  • @FatimaSaed-n5w
    @FatimaSaed-n5w 4 หลายเดือนก่อน

    Welcome to addis ababa

  • @HOODMEDIA577
    @HOODMEDIA577 3 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtarow iwrn

  • @CaliFarax-qz8nc
    @CaliFarax-qz8nc 4 หลายเดือนก่อน

    Meshu uskag badana maxaa lo xayaysiiyaa addis

  • @HamseMohamett
    @HamseMohamett 4 หลายเดือนก่อน +2

    qays qayser inadeerki bu usuuqaynayay wllhi😅

    • @Amiinadam10
      @Amiinadam10 4 หลายเดือนก่อน

      Dee waa legend 😂

  • @khadarali8318
    @khadarali8318 4 หลายเดือนก่อน

    Bole bulbula dhe dhakhtar

  • @ApdirizackAli
    @ApdirizackAli 4 หลายเดือนก่อน

    Hotel Togdheer ma kasysid

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 4 หลายเดือนก่อน

    Nooc Saacid nimada ka mid ah soowma ahan horta dadka Telphonada la wareegaa?
    War Nin dhalin yaraa tahaye waxan haku habsaamin Ader fadlan

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xasus xafadeydii hawash bank arka😂😂

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน

    Xafada Ugu Qudhunsan Ee ugu foosha xun waxa daga soomalida 😂😂😂

  • @Sheiksaldado
    @Sheiksaldado 4 หลายเดือนก่อน

    And this islaanta madow

  • @Hamdiisxaq
    @Hamdiisxaq 4 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar❤❤

  • @aminkaysemuxumed
    @aminkaysemuxumed 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi 2 laba Sanofi ka hor ayaan labadeenu ka wada cunay maxamuudow zxp pig pooz ba thy wlhi waxpa ma ilowdid

    • @aminkaysemuxumed
      @aminkaysemuxumed 4 หลายเดือนก่อน

      Sabayadaaasi wa waLi zxp inaad xasuusato mooyiye

  • @Dr-zj5uy
    @Dr-zj5uy 4 หลายเดือนก่อน

    Guest halku ku yaala takale Maso sarayo google please numberkoda igu Cawi

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb dhakhda kadaa dhaggtar kadhig

  • @CabdiMalik-v8u
    @CabdiMalik-v8u 4 หลายเดือนก่อน

    HAAYAA ARAD/24, IYO GIRJI, XAAFADA BAARLAMAANKA SOODUUB

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamuudoow Kampala Nuugu kaalay😊

  • @FarxiyoFiicaney
    @FarxiyoFiicaney 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahow igee markale

  • @yusufahmed2455
    @yusufahmed2455 4 หลายเดือนก่อน

    Jakada uu qabo waa midabkii gabdhaha ee sxb. Iska badalo.

  • @MoHariir
    @MoHariir 4 หลายเดือนก่อน

    First waryaa liketa ha ila dhaafin😅