Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 567

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  ปีที่แล้ว +112

    Fadlan 5 Kun like iyo Share iyo comments
    Instagram: https: instagram.com/geedisahan/

    • @ismaacilaxmed8758
      @ismaacilaxmed8758 ปีที่แล้ว +4

      Goobweyn aa kuu dhiman sxb

    • @zakipoy5373
      @zakipoy5373 ปีที่แล้ว +1

      Balcad iyo qudaarta cagaaran pro

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 ปีที่แล้ว +2

      Balcad booqo

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲❤️❤️❤️🏆🏆🌎👍👍👍👍👍🌎🌎

    • @saharahasaan
      @saharahasaan ปีที่แล้ว

      Th

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu ปีที่แล้ว +82

    Muuqaal qurux badan iyo Macluumaad dhaxal gal ah ayaa soo bandhigtay!
    Mahadsanid Geedi Sahan

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +15

    Thanks!

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 ปีที่แล้ว +39

    Tani waa qurxda dhulkeena ee dahaadhan ee aan suxufi iyo warbaahintoona soo duubin,
    Mahasanid geedi sahan wll❤

  • @TheWacan
    @TheWacan ปีที่แล้ว +23

    Ilaahow dhulka hooyo noo barakee oo cadow noga qabo. Mashallah Tabaraklah 😊

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r ปีที่แล้ว +6

    Afgooye meesha aan ku noolahay bro thnks quruxda wadanka in aad soo bandhagtid waxa noola kala qeeybinaayo waa barwaaqada an heysano muuqaal labaad afgooye waan ka sugeynaa by from afgoye

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +23

    Somali Xasd naftooda ah yaa dunida ka reebey, hadey tashan lahayen oo dantooda wada fiirsan lahayen wey baro koobi lahayeen ,dunida dhana wey qadarin leheyd 😔
    🌹Mahadsanid Geedi Sahan🌹

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 ปีที่แล้ว +2

      INAGU DAYNAN ISQADARIN DUNIDA NAMAQADARINEYSO.

    • @user-om4nx5qm4z
      @user-om4nx5qm4z ปีที่แล้ว +1

      ​​@@aarboy2305Waa runta wll,lkn jahli dartiis waan is cuneyna dhexdeena,meesha cadow nagu naaxayo🥲 Allaha na siiyo cilmi/garaad aan isku fahano💔 dhulkeeni xita Kenya & Ethopia aa heesto ,hadana raban iney na qeebsadan,wayo waxan nahay dad muslim ah,anagana khatarta ma u jeedno.Waxbadan ayan soo gocdey Somalia dhamman Allaha dhowro😢

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 8 หลายเดือนก่อน +1

      Maangabnimo iyo wadaama shisheye ayaan isku kana diirtaay. Tuugo ayaa nootaliisaa

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว +16

    Wadankeyga quruxda badan alxamdullillaaah inaa dhulkan nimcada ah heysano nabada la'aanta na heyso bis allaha naga baxsho❤️🙏🏻

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว +14

    I love those,Farmers,keep going brothers feed our people ❤❤❤❤❤

  • @xananmawlid1377
    @xananmawlid1377 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ dhulkeena Allah haynoo barakeeyo umada somaliyeedna qalbigooda Allah hayku furo from Hargeisa

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah qurux Wadanka. Thaks aboowe. Soomaliyay wiilkaan waa wiil quruxda wadamada soo bandhigo. Hala taageero

  • @mohammadasad359
    @mohammadasad359 11 หลายเดือนก่อน +4

    Alla wiilkaan dalkayagii buu nakala baray inader guulayso

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial ปีที่แล้ว +6

    ❤ aad u qrxoon thy af gooye
    Wa degmo bereed wngsan
    Alaha wdank nabad inooga dhigo ❤ from porame waqooyo

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว +6

    ""Banaan miidhan weeyaan dgulku waa bus iyo oon Ninka buug ku haystoow beentaada weeyaan """ ❤❤Hadraawi Allah hakuu naxariisto ❤❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +2

    Thanks geedi sahan muuqaal cajiib ah afgooye 👍👍👍

  • @sahraxajicabdi3952
    @sahraxajicabdi3952 ปีที่แล้ว +10

    Geedi Sahan The Best traveler ❤🎉🎉🎉 Waan Ku wadan Qofkii Koowad

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah qurux wadankeena nimcaa taal laakiin waan hurudnaa waa in aaku shukrinaa Allah Soomaaliyey qabiilka iyo dagaalka iska daaya oo ka faa,iideesta

  • @abdifatahshaleyste9977
    @abdifatahshaleyste9977 ปีที่แล้ว +7

    WAAD MAHADSANTAHAY MR. GEEDI SAHAN HORI USOCO KU DAL XIIS DALKAAGA ❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +5

    Waaw mashallah afgoye mel quruxbadan o dalxiska ku fican❤❤❤mashallah allahayow barakeyo somaliya

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah geedi sahan waad mahadsantahay sida wanaagsan aad noo tusto mar walbo waxa wanaagsan ❤❤

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 ปีที่แล้ว +7

    Mashaallah Dhupkeyna Barwaqo Talo Beraha Gobolka Hiiran ina tagtid rajeyna i.a

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah. Allah hanoo barakeeyo wadanka cadawga Allah haka qabto somali

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 ปีที่แล้ว +1

    Waa muuqaal aad uqiimo badan xaqiiqdii oo muujinaya quruxda iyo qaninimada dalkeena, waliba iyadoo aan dawlad adagi jirin shacabu sidaa uga shaqeysanayaan oo waxsoosaar wanagsana ay soosaarayaan. Mahadsanid sxb

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +18

    Allow dalkeena nabad nooga dhig allaahu ma aamiin

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +15

    Big legend always geedi sahan another's levels best natural resources 👍👍😍💯😍💯📤❤

  • @abdulahimadaxeey5378
    @abdulahimadaxeey5378 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla geedisahan waad mahadsan tahay sidaa noo tustay quruxda dalkena iyo necawda beeraha. Haa tani waa nolol iyo shaqo aan jeclahay maalin uuun inay ii hirgasho❤

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah! Waxaad i soo xusiisisas Berihii Afgoye qumbihii. Waxaan naala gayn jiray si dalxiis ahaan ah. Qumbaha si saa ayaa biyaha uga cabi jiray. Allaha xafido Somalia

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض ปีที่แล้ว +9

    ما شاء الله تبارك الرحمن يعطيك العافيه مره جميل ما شاء الله❤❤❤❤❤❤

  • @halimahassan44
    @halimahassan44 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaah dalxiisayaasha caalamka hore usoo wad sida kii hadda i danbeeyay oo wadanka imaday naga caayay waa inaa la tusee aheyd quruxda dalkeeba

    • @soso12364
      @soso12364 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlh lknse datka waday ninkas inwadanka wax fcn laga sheego marabn ayagana uswab ahaay in wadan lacaayo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 ปีที่แล้ว +8

    Dhulka hooyo wacana
    Keep going brother geedi ✅

  • @bigcatshukri3773
    @bigcatshukri3773 2 หลายเดือนก่อน

    Allah yabarik what a beautiful farm I get so emotional when I see videos ❤❤❤like this When you said you feel like I am in Europe they wish they had a country like that our country is paradise and may Allah protect Somali nation wherever we are ❤❤❤

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 ปีที่แล้ว +41

    Somali dhoohan baa alle dhulkaas ku arsaaqay markaasbaay arki waayeenoo mid walba walaalkiis inuu nafta dhaafiyo door biday😢😢😢😢😢😢😢
    Allow ma hanuuni oo wanaaga wadajirka natus

    • @Evcplus
      @Evcplus ปีที่แล้ว +2

      Aamiin

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂. Zoomalidu waa xayawaan. Waliguud halaagaasay ku jirayaan.

    • @kubayoacademyfordevelopmen1085
      @kubayoacademyfordevelopmen1085 ปีที่แล้ว +1

      Masha alah qurux

    • @jabiye8593
      @jabiye8593 ปีที่แล้ว +1

      ​@@warsamaosman-Sool wax duliyad tahay .

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 ปีที่แล้ว +1

      Illahey dhulkaas ayu nasiiye hadane nimcada illhay malagu Shukrin

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 ปีที่แล้ว +8

    Beautiful afgooye juba shabeele rivers Masha Allah ❤Allah willing they never 👎 get drenched or dry or lack of water 💦 amiin ❤

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r ปีที่แล้ว +1

      Shabeelada hoose aan u naqaanaa jubooyinka waa wabiga kale dxp

  • @OsmanAhmed-s1c
    @OsmanAhmed-s1c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa alaah ilaahow barakey somalìa afgooye

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 ปีที่แล้ว

    Maasha'allah Tabaarakallaah Alxamdu lillaah, ILAAHOW SOOMAALI nimcadaad siday kuwii ku shukriya ka dhig 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @camirkey
    @camirkey ปีที่แล้ว +1

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @abdrashdiban7535
    @abdrashdiban7535 ปีที่แล้ว

    Waligay beeraha afgooye qof san uso duuba ma arag thanks geedi sahan sxb ilahy haku sharfo

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 ปีที่แล้ว +5

    Cunto xalala madaxa in aad ku dhaqato mabanano ee Allah ka cabso, walal haku ciyarin riqsiga Allah

    • @SheekeyeSharmaarke
      @SheekeyeSharmaarke ปีที่แล้ว +2

      Dhibmalaha wxs abaayo ruqiyo 😂waayo hadaad saas aaminsanahay waxa imaneysa biyahana yaan lagu mayranin waayo iyaba waa risiq Alle marka biyo waa biyo uun danbi magelaayo qofku quruxeey

    • @realsom36
      @realsom36 ปีที่แล้ว

      Biyaha lagu dhaqdo xaaraan miyaa 😂

    • @raaqiyaabdirizak8329
      @raaqiyaabdirizak8329 8 หลายเดือนก่อน

      Markuu saliida yahayba sow tan aad madaxa Lamar sanayo.

  • @BashirALiiSak
    @BashirALiiSak ปีที่แล้ว +23

    qabrigeena beer beeraha jannada kamid ah hanooga dhigo,Aamiin dheh 🤲
    Follow isoodheh wll🙏

  • @abdiraqiibcali5318
    @abdiraqiibcali5318 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله
    Geediga sida wanaagsan aad noolasocosisay hormarka wadanka

  • @AD20H74H
    @AD20H74H ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi wax lagu farxo weeyi dadkana dhiri galin ayey u baahan yihiin iyo waliba garab istaag wayn

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Alle ha u barakayo Haaji Ilyees

  • @furkacadde3729
    @furkacadde3729 ปีที่แล้ว

    Masha allaha wlaahi waa meeshii ugu quruxda badneed aan daawado zxp soo badi adoo mahadsan

  • @maahir9325
    @maahir9325 ปีที่แล้ว +1

    Ku so dhawaaw afgoye wllkey waan ka xumahay inaanan ku arkin

  • @cabduqaadirmacaani1532
    @cabduqaadirmacaani1532 ปีที่แล้ว

    Geedi sahan runtii legan ayad tahy wariye caalami ah flog waxa aad soo diyaarisay aad u qurux badan maashaa allaah

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wax qurux badan aa na tustay jazaakallaah

  • @DuniyaSiad-fg7xt
    @DuniyaSiad-fg7xt ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah! Xaajiga leh ajar iyo hazanaat Allah ka siiyo Aamiin ❤

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ,,,ninba tacabkii iyo tamartii Togey kaamaal ,,, way tabceen Allaah haydiin barakeeyo

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 ปีที่แล้ว +4

    Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh.
    Waxaan ahay soomaali gobolka Éthiopia jooga aad ayaan u jeclahay dalka soomaalia , waxaana rajaynayyaa inaan maalin midawno dhammaan shanta gobol inch Allah.

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Geedi Sahan, dhulkaagii hooyo, Jinsiyaddan si dhibtay ee is-baday waxa ku dhacay waa ay ka kaban doontaa insha ALLAH

  • @saabirshow194
    @saabirshow194 ปีที่แล้ว +2

    Geedi sahan sharaf iyo karaamo waa fidiyowgii ugu qurxaa ee aan ku arko TH-cam 2023 ❤🎉🎉

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +2

    Waaa beerihii maxamad siyaad u tacay baan u maleeyn allaah ha u naxariisto😮

    • @ggtl304
      @ggtl304 ปีที่แล้ว

      May weey Ka horeyeen

  • @mohamedadamishak7594
    @mohamedadamishak7594 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah. Wal Xamdulilaah. illaahii nimcadaas nasiiyay ayaa ku mahadsan. waxaan aad uga baqaa in nimcadii eebe nagu maneeystay ee aan ku kufrinay kana mahadcelin weynay in naloo ciqaabaayo. Alloow dadkeyga qalbiyadooda midee oo xaqa nagu hag. Mahadsanid Mr Geedi muuqaalkaan quruxda badan ee dalkiinii ka hadlaaya qiiro ayuu na galiyay

  • @khaireosman2920
    @khaireosman2920 ปีที่แล้ว

    masha alah dalkeena nimcaa fadhida muuqaladan oo kale soo abdi mahadsanid

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah dhulkeena Allah xifdiyoo allah ha barakeeyo..vlog aad u qurux badan

  • @sowdocudoon7910
    @sowdocudoon7910 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah walal dadaalkaaga haka kasii wad wan ku taagera❤

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal wa muqaal qurux badan Masha alh

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allah .Soomaaliyeey nicmada Ilaahay idinsiiyey ka faa iidaysta iska iilaaliya mooryaanka idinkala tuurtuuraya.

  • @DhagaxKure
    @DhagaxKure ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah very beautiful

  • @nasramo-ei3zm
    @nasramo-ei3zm 11 หลายเดือนก่อน +1

    I love afgooye waa meeshaa ku dhashay

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 ปีที่แล้ว +1

    masha allah, jizakallahu kheyr allaha ubarakeeyo dhamaan inta beeraha leh

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 5 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh illhy muxu dhul barwaaqo nagu arsaaqay❤

  • @muqtarjamaegal6071
    @muqtarjamaegal6071 7 หลายเดือนก่อน

    Nimcaduba waxay taal gobolada dhexe from gobolka dalxiiska iyo beeyada iyo buurtii ugu dheer iyo tan ugu qurxoon

    • @mohazsaed4418
      @mohazsaed4418 3 หลายเดือนก่อน

      Not gobolada dhexe konfur dheh

  • @aminaabukar2638
    @aminaabukar2638 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah sidaad wadankeena noo jeclaysiisay

  • @shakrashorts
    @shakrashorts ปีที่แล้ว +8

    Welcome to Afgoye Geeddi Sahan
    Mininka Mininkaaga waaye✊

    • @cafimadchennalweigloss3384
      @cafimadchennalweigloss3384 ปีที่แล้ว

      ncla galadiina kutaal😡

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot ปีที่แล้ว

      ​@@cafimadchennalweigloss3384shuwada ku dhashy was yuhud madow batahy

    • @Hammoodi1995
      @Hammoodi1995 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@cafimadchennalweigloss3384
      Runta miyaad ku dhiwaysaa? Afgooye Geledi baa la dhahaa maxaa ka badali kartaa

  • @muhzein4493
    @muhzein4493 ปีที่แล้ว

    Dhir dabiiciya io miro mcn dhulkeena nimca fadhisa mashallaah video aan uriyaaqy geedi sahan hormar wacan zxp guuleyso

  • @leyloaxmed6975
    @leyloaxmed6975 3 หลายเดือนก่อน

    Masha.allaah horay u socda

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 ปีที่แล้ว +7

    Walhi Somali have a beautiful land and also a great agriculture 👩‍🌾

  • @Khayre369
    @Khayre369 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dalka.hodonka ah baynu ka bakhtiyin

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 ปีที่แล้ว

    Asc geedi sahan tan waa kaa sugaynay shukran waa wax barasho

  • @user-nj5oc4di5z
    @user-nj5oc4di5z ปีที่แล้ว +1

    Manshalah dhulkena nimco & barwaaqo ayaa taala alle dhulkena Ha ina garan siiyo Qabyaalada iyo hayb haybtana Ha inala ilowsiiyo

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 ปีที่แล้ว +1

    Waxaas iyo wax ka fiican ayaynu leenahay oo aynu ka baahanahay
    Laakiin iska ilaaliya
    hay adaha iyo abuurka ay sitaan way badashaan abuurka mid kale oo kimiko ahna way idiin siinayaan
    Hore usocda balanteenu waa wax soosaar thanks

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaah meesha waan tegidoona insha allah 😮😮❤❤

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed3477 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Alaa tabaaraka Laa ilaahay ha u barakeeyo

  • @mohamuttabdulahi6333
    @mohamuttabdulahi6333 ปีที่แล้ว

    Masha allah Muuqaal Qurux badan Allaha kaa Abaal mariyo

  • @mahirmahiryare1326
    @mahirmahiryare1326 ปีที่แล้ว

    Wax aad uween sameeyse jazakallah bro❤

  • @madoweynchannel6625
    @madoweynchannel6625 ปีที่แล้ว +1

    wll Geedi Muuqaal Dhaxal gal ah ayaad Soo Bandhig ah, Magalada hargeysa ayaan kaa soo salamahaa ,waxanan kugu bogaadinayaa shaqadaada wacan , Congratiation your hard work,thank you so much.

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah dhulkeena nimcaa taalo

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 ปีที่แล้ว

    Masha allh Muqdisho ayaa joogtaa waaku faraxsanahay aad iyo aad hore usoco hadafkaaga waad gaari.

    • @Banooda
      @Banooda ปีที่แล้ว +1

      Afgooye muqdisho kama tirsana waa koonfur galbeed lafta gareen ba na ka taliya

  • @xamiidali7615
    @xamiidali7615 ปีที่แล้ว +2

    Afgoi Nin Tagy Oon Raxeysn Majiro Raaxo Talo Meshas ❤❤❤

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah beeraha hala ogaado

  • @yazissa6411
    @yazissa6411 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah beautiful ❤❤❤

  • @Cabdiqaninuur4980
    @Cabdiqaninuur4980 ปีที่แล้ว

    masha allah nimco weyna dalkeena se garan mayno

  • @duniamohamud378
    @duniamohamud378 11 หลายเดือนก่อน

    Asc aad & aad baad raaxeysanesaa ma,sha,alaah enjoy you,re life!!! .asc wll

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo ปีที่แล้ว +7

    Masha allah Mogadishu fikirkaan ka haystay wuuba iskay badalay inaan tagaan rajeynayaa in shaa allah
    Alle ha idin barakeyo dhulkaas nimcada leh aamiin nabadna ha idin siiyo aamiin
    Qumbe yaa ii keena? Hh 🎉❤

    • @Banooda
      @Banooda ปีที่แล้ว +1

      Meeshan muqdisho maaha waa koonfur galbeed waa dhul boqortooyada geledi oo ah beel ka tirsan rahaweyn waxaa na ka taliya madaxweyne lafta gareen muqdusho wixi dhulkan laga keeno ba lagu quudiya maahee maahan meel muqdisho ka tirsan muqdisho qudaar kama baxdo wixi gobolada deriska laga keeno ba lagu quudiyaa reer koraad oo koonfur kala aqoon hadaa tahay hada ba saas u ogaaw

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 ปีที่แล้ว +2

      Mogadishu ma han wa afgoye sh.hoose k/galbeed

    • @Banooda
      @Banooda ปีที่แล้ว +1

      maayland waaye

    • @fardosaabdi1545
      @fardosaabdi1545 ปีที่แล้ว

      @@Banoodahhh war msylend manaqaane dhulkaan Hadii Somali lagasoo tago hawiya leh

    • @ImranhusseinImrankey-tp6bd
      @ImranhusseinImrankey-tp6bd ปีที่แล้ว

      ​@@Banoodamaay beele caadi iskadhig xamar waxey oo la jeedaa koonfur somaliya

  • @asmacabdi2263
    @asmacabdi2263 ปีที่แล้ว

    Xaaji ilyaas Allah haku barakeeyo sharta iyo xaasidiintana Allah hakaa badbaadiyo aakhirona honooyinkiisa taugu saraysa kuugu ducaynayaa

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 ปีที่แล้ว +18

    After 5 years of hard work 🔥🔥💪💪

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 ปีที่แล้ว +8

    I had a dream long ago about having a beautful white Villa house in Afgooye; maybe it will come true one day in shaa Allah.

    • @shukriiii
      @shukriiii ปีที่แล้ว

      inshaallah

    • @abdikarinyusuf5508
      @abdikarinyusuf5508 ปีที่แล้ว

      Insha allah

    • @FaisaDhahir
      @FaisaDhahir ปีที่แล้ว

      Those people good a magic good luck 😄

    • @FaisaDhahir
      @FaisaDhahir ปีที่แล้ว

      Black house is better so Somali women stop bleaching their skin hahaha

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 ปีที่แล้ว

      @@FaisaDhahir I'm aware, I used to live there as a child.

  • @abdullahijama4744
    @abdullahijama4744 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allaah waxaad taktay janadii aduunka allaha ubarakeya❤

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว

    geeddi sahan guulayso halyeey somaliyed

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 10 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah quruxda dhulkeena

  • @MrDaabld
    @MrDaabld ปีที่แล้ว

    One of the best videos walhi waa kan aan waligey daawado thank u very much brother, si saxnna waad ugu dhawaawdey Liinbalbeelmada😁.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว

    Guulayso sxb hargaysaa maalmhii ciidka isku aragnay🎉

  • @ducowaalid7775
    @ducowaalid7775 ปีที่แล้ว +1

    Geedi sahan the best TH-camr soomaaliga❤

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah very encouraging

  • @hooyadafariida6137
    @hooyadafariida6137 ปีที่แล้ว

    Ax ileen dalbaan leeyahay waamaxay quruxdaan yaa allah allow soomaliya oo dowlad nabada natus..allow nagusin inaan booqano goobahaas

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 ปีที่แล้ว

    M.a sxb aad aya u mahadsan tahay ee beraha waqtiga ay ku baxan kwrn si dadka aan aqonta u leheyn ugu dhiradan

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Allh Yaa rahman Yaa waduud dhul keena nabad noga dhig oo
    Cadaw ga noga qari 🤲🤲ree konfuredw dhul aad u qrx ben baad hystan wa nga dhul
    Qrux fcn thin badn nahy re waqyi ee dhulka ilashda

    • @darishore814
      @darishore814 ปีที่แล้ว

      Dhulkan baa wax ka keedihin baa la idinku kari la yhy ka waran hee waa goeynaa Aya laso taagan tihin 😂😂

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      Dhulku waa naga dhexeeya, meel walbana waxbey ku fiican tahay, ee yeynaan jabjab ula kala tagin inta inaga maqanna aan raadino.

    • @Ibnak99
      @Ibnak99 ปีที่แล้ว

      Dhulka wa dhulkaaga wan wada leenahay ee sharafteena waxay kujirtaa inaan midoowno.

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 ปีที่แล้ว

    Goodi you the best All Somali TH-camr and that’s for real.

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +2

    Waaw mansha Allaah👍💖💖💖🌹🌹🌹💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴