Sidee Ayaan Uga Sameeyay $15k Affiliate Marketing?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali: smma.facacusub...
    Sidee Ayaan Uga Sameeyay $15k Affiliate Marketing?
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

ความคิดเห็น • 80

  • @hamudmohamoud7745
    @hamudmohamoud7745 4 หลายเดือนก่อน +15

    We need full course about affiliate marketing ya ustad

  • @KingLuckyMusicug
    @KingLuckyMusicug 4 หลายเดือนก่อน +4

    This guy is one of my loyal clients🎉 blessings bro

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 หลายเดือนก่อน +9

    Salaam Alaykuma first one thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉😊

  • @SayidAliRaage-sr6xu
    @SayidAliRaage-sr6xu 4 หลายเดือนก่อน +7

    Allahu mustacaan waad mahadsantahay ustaad Allahu mustacaan!

    • @Miskiinow
      @Miskiinow 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @kynanSharmake
    @kynanSharmake 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mahadsan tahay ustaad warsame qof somalia jooga xirfadan maku shaqaynkaraa thanks from kismayo

    • @yollexbman7986
      @yollexbman7986 4 หลายเดือนก่อน +3

      somalia afo joga xirfadas waku shaqaysan karta wll lkn waxay ubahan tahy dadaaal io joogtayn

  • @sacaadajibriilchanel
    @sacaadajibriilchanel 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallaha ustaad waxbadan ayaan kaafaidey

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 2 หลายเดือนก่อน

    Allaahu mustacaan waa erey fiican in hal-hays uu kuu noqdaana way wanaagsan tahaye balse hadalkaagii oodhan ALLAAHU MUSTACAAN baad ka dhigtay xogtaada ayey khalkhalinaysaaye yaree saaxiib...
    Ustaad sidaada kale waad noo hagar-baxdaa.
    Allaahu mustacaan taasna allaahu mustacaan waanu kaaga allaahu mustacaan kaaga mahadnaqaynaa allaahu mustacaan... waliba Allaahu mustacaan waxaanu Allaahu mustacaan usii baahnayn Allaahu mustacaan inaanu full koorse helno.
    Allaahu mustacaan waliba ka la yidhaahdo impact Allaahu mustacaan.

  • @zhajaara2232
    @zhajaara2232 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah thanks warsame badde zxp

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 19 วันที่ผ่านมา

    Thanks a lot

  • @RoyalRoyal176
    @RoyalRoyal176 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wll xirfada video editing waan aqanaa ma ishaqalesiinysaa❤❤

  • @KingLuckyMusicug
    @KingLuckyMusicug 4 หลายเดือนก่อน +1

    Blessings bro

  • @yollexbman7986
    @yollexbman7986 4 หลายเดือนก่อน +3

    @warsamebade mahadsanid xirfadan
    waa xirfad dhalinta somaliyed anfacaysa oo income fican leh lkn ubahan barasho xeldheer dadaal io joogtayn 👍

  • @SouleimanMedanehDabar-hl3ur
    @SouleimanMedanehDabar-hl3ur 4 หลายเดือนก่อน +1

    Macha allah It’s interesting

  • @Nabiil-1
    @Nabiil-1 4 หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID USTAD

  • @Zara13s
    @Zara13s 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going

  • @Dua501
    @Dua501 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ustad waad maxasantaxy❤❤❤❤

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad qofka ka shaqeeyo lacagta uu shaqeeyo qaabkee ula baxaa M-pesa ma ka shaqeysaa suuqaas?

  • @SamiirMohamed-ef6pt
    @SamiirMohamed-ef6pt 4 หลายเดือนก่อน +3

    Asc: wllka inaa kula shaqeeyo jeclaan lahaa waxaan ahay video editor Ina iga aqbali doontid rajenaa ama dad kale inaa igu xertid si aan ugu faaideesto xirfadeyda mhsdnid libaax.

    • @Zuuzu-gv9sj
      @Zuuzu-gv9sj 2 หลายเดือนก่อน

      Aboowe sidee kubaraty😢

  • @Book.nolosh
    @Book.nolosh 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hubaal waa hadaa ubaahantaha in sifiican ufahanto waa noo faaca koriye

  • @ABDO-f9c
    @ABDO-f9c 4 หลายเดือนก่อน +2

    Location is matter bro

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d 4 หลายเดือนก่อน +2

    OMAR ROSHID io warsame bade miyey wada shaqeeyaan?

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 4 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa Jecel inuu lacag ka sameeyo beeraha, xoolaha iyo kalluumeysiga Soomaaliya intaas ayey leedahay??

    • @Faanka400
      @Faanka400 4 หลายเดือนก่อน +1

      Yes sir

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 4 หลายเดือนก่อน +1

    Impact raduis video kasoo samee ustad

  • @Ahmad-Abdek
    @Ahmad-Abdek 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guleyso wll

  • @ayajama84
    @ayajama84 2 หลายเดือนก่อน

    Marka aad haysto jamhuur ama dad kula socdo un bad ku guulaysan karta affiliate marketing

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waan daawadey mudane

  • @صدامسلطاناحمدمحمود
    @صدامسلطاناحمدمحمود 4 หลายเดือนก่อน

    Cours'ka afflite marketin sadaqo uula bax oo dadka bar sido dropshpin'ka ALLE haku barakeeye ustaad}

    • @HafsaAbdiazizi
      @HafsaAbdiazizi 4 หลายเดือนก่อน

      Dropshipinka maad fahansanthy wll

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 4 หลายเดือนก่อน +1

    How does it really works please,

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 หลายเดือนก่อน

    Amazon associate dhibta hysta waxa waye ordered wan iibiyay Lkn zero earning ayuu iga yahy dhaman ordered an iibiyay siday u dhan yihn ?

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 4 หลายเดือนก่อน +7

    My choice is crypto currency

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 4 หลายเดือนก่อน

      Dariiqa halaaga iyo qasaaraha waaye

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shp wxaa video kasoosamaysaa fields ka qabsandoona 2025 ilaa 2040 In sha allah ee ah inay bartaan ardada hadakadib jamacada udiyaargaroobidoonta thanks 😊

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      Waayahay walaal waa si wanaagsan

  • @Laqbadakutubta-ex3wg
    @Laqbadakutubta-ex3wg 3 หลายเดือนก่อน

    الله مستعان

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Impact radius sifcn oga so hadal wll

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt 4 หลายเดือนก่อน

    Faaaca koraya Xaage laga iska qoora please

  • @FarxanBarud
    @FarxanBarud 24 วันที่ผ่านมา

    War heedhe ware mxanu fahana wixiba waa wada ALLAHU MUSTACAN,bad ka dhigtey war niyada kadheh

  • @yacqqub
    @yacqqub 3 หลายเดือนก่อน

    nio ma lagu isticmaali karaa mobile mise labtop uu baaahan yahayna jj

  • @Dasiboy-tw6xy
    @Dasiboy-tw6xy 4 หลายเดือนก่อน +1

    🎉

  • @najmaabdinur7530
    @najmaabdinur7530 หลายเดือนก่อน

    I was also interested in drop shipping and I had it’s haram Subhanalah 😢

    • @FarxanBarud
      @FarxanBarud 24 วันที่ผ่านมา

      Waa xalal

  • @XusenAhmed-sh5xy
    @XusenAhmed-sh5xy 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi courseska aad noo balan qaaday kaama hayno what's wrong ❤😢

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wasame waxaan kusoo biirayaa faca cusub course mana aqaan kumbuyuutar maka baran karaa course ga aa rabo
    Jawaab I.a ❤

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      Wcs Walaal Haa waad ka baran kartaa

  • @quenfatima4999
    @quenfatima4999 3 หลายเดือนก่อน

    Qof somalia joga affiliate marketing ka shaqaystay mashn maku jira

    • @441Goals
      @441Goals 3 หลายเดือนก่อน

      Haa

  • @CabdisalaamMaxamedcali
    @CabdisalaamMaxamedcali 4 หลายเดือนก่อน +1

    Warsame sxb Howl wanagsan ayaa Heysaa lkn koorsoyinka aad bixiso qaali waaye mana awoodno inaa iibsano

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน +1

      Scolarship ayaan bixinaa walaal, soo codso.

    • @CabdisalaamMaxamedcali
      @CabdisalaamMaxamedcali 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@warsamebade OK sxb xagee ka soo codsanayaa sxb

    • @RoyalRoyal176
      @RoyalRoyal176 4 หลายเดือนก่อน

      Scol​orship waa maxay sxp@@CabdisalaamMaxamedcali

  • @najmaabdinur7530
    @najmaabdinur7530 หลายเดือนก่อน

    Is it halal

  • @RaskaBoy-dp2es
    @RaskaBoy-dp2es 4 หลายเดือนก่อน

    Mobile ma isticmali kara

  • @SUHAYBCABDI02
    @SUHAYBCABDI02 4 หลายเดือนก่อน

    Clickbank kasoo hadal

  • @MohamettFarah
    @MohamettFarah 4 หลายเดือนก่อน

    Wll impact Somalia maka shaqeeyaana isoo jawaab

    • @ashraf214
      @ashraf214 4 หลายเดือนก่อน

      Haaa zxp waka shaqeeya

  • @MunaAxmed-pg5ud
    @MunaAxmed-pg5ud 4 หลายเดือนก่อน

    War nio wx yabaha onlineka wan rabaaye sideen ku bartaa

    • @حمسي
      @حمسي 4 หลายเดือนก่อน

      Dee nio waxani lacag courses iyo wakhati badan bu bahanyahay dee😂😂

  • @bashirarab3585
    @bashirarab3585 4 หลายเดือนก่อน

    Warsame sxb sede Ku la hadli karaa wllo

  • @NayraVlogs.297
    @NayraVlogs.297 4 หลายเดือนก่อน

    Website ina hesato qasab miya

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 2 หลายเดือนก่อน

    Asc *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal
    *premier payment gateway* kaso hdaal

  • @barkahmohamut6088
    @barkahmohamut6088 4 หลายเดือนก่อน

    Su,aal ? Waxa aad iibinayso hadii aad faaido dul dhigto adigoo dilaal ah ma banaantahay horta

  • @qosoliyoqaraaxo417
    @qosoliyoqaraaxo417 4 หลายเดือนก่อน

    wan sameyay lknse somali kuma sheqeeenayi

    • @UsaameAhmed-rl2dg
      @UsaameAhmed-rl2dg 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb wadanka dibadiisa miyaad uga shaqeesay Misa wadanka guduhiisa

  • @Naasir6317
    @Naasir6317 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb Af Somali inaad Wax ku sharaxdo dhib ayay kugu tahay sida aan ka arkay muuqaaladada
    Waxan kugula talinayaa inaad Afsomali wax sharaxdo
    Haddii an Youtoub kaga Af Ingiriisi ka ka dhig oo afsomaliga dhamaan iska daa

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb kaligii maha ee badi youtuberada somalida sidas wye,qaar af ingiriisi baa ka dhex buuxa hadalkooda qaarna af carabi sida ogaansho oo kle

  • @OmerMaxamedCigeCumar
    @OmerMaxamedCigeCumar 13 วันที่ผ่านมา

    Umadaad soo lugoynaysaa adiga
    iska dhigaya mid wax ku soo kordhinya dhamaystir ama hala hor iman dadka waxaan dhamaystirnayn 😡

  • @sooyaalchannel1054
    @sooyaalchannel1054 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu mustacaan waa erey fiican in hal-hays uu kuu noqdaana way wanaagsan tahaye balse hadalkaagii oodhan ALLAAHU MUSTACAAN baad ka dhigtay xogtaada ayey khalkhalinaysaaye yaree saaxiib...
    Ustaad sidaada kale waad noo hagar-baxdaa.
    Allaahu mustacaan taasna allaahu mustacaan waanu kaaga allaahu mustacaan kaaga mahadnaqaynaa allaahu mustacaan... waliba Allaahu mustacaan waxaanu Allaahu mustacaan usii baahnayn Allaahu mustacaan inaanu full koorse helno.
    Allaahu mustacaan waliba ka la yidhaahdo impact Allaahu mustacaan.

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 หลายเดือนก่อน

    Amazon associate dhibta hysta waxa waye ordered wan iibiyay Lkn zero earning ayuu iga yahy dhaman ordered an iibiyay siday u dhan yihn ?

    • @rumizafaza6548
      @rumizafaza6548 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abwe ibar zida amzon wax logu ibiyo abal akga heyna😢

    • @abdirhmandollarvlogs
      @abdirhmandollarvlogs 3 หลายเดือนก่อน

      @@rumizafaza6548abayo TH-cam gal ku qor Amazon associate program beginner cours freee ah o gaaban 15mint ka qata ayad ka heli eee