Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Digital Marketing?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.พ. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali: facacusub.com/
    wa.me/252905616363
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

ความคิดเห็น • 79

  • @warsamebade
    @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน +15

    Waiting List wa.link/t7ji7y

    • @abdiqadircade1092
      @abdiqadircade1092 4 หลายเดือนก่อน

      Asc Ustaaad

    • @abdiqadircade1092
      @abdiqadircade1092 4 หลายเดือนก่อน

      Courses digital marketing ka aad ayaan udneynayaa

    • @Hassanadan_Bustaan.
      @Hassanadan_Bustaan. 4 หลายเดือนก่อน

      Mr warsame I am ready

    • @Mohamedaminbade
      @Mohamedaminbade 4 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid warsame . si ay macno ugu samayso qofka waiting list isa sii qora si u privilege u dareemo try to offer some extra for them like 1 hr zoom meeting or ebook, pdf, ay just xusan yihiin summary. Ama wax E.t.c raas waa iga talo mahadsanid mar labaad

    • @Idildhamays
      @Idildhamays 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdiqadircade1092😊2h 8:29

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 4 หลายเดือนก่อน +42

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @Hagar_tire
      @Hagar_tire 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @xudayfibashe9780
      @xudayfibashe9780 4 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه وسلم

  • @Indhozz
    @Indhozz 4 หลายเดือนก่อน +9

    Comment ugu horee waan ku salaamey warsame bade maclinka❤

  • @mrabdiwahid5268
    @mrabdiwahid5268 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ustaad xageee ka barankaraaa

  • @najma4732
    @najma4732 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah, dhalinyaro horumar sameyso markan arko waan ku farxaa.

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @binglife175
    @binglife175 4 หลายเดือนก่อน

    thank you bro we are so greatfull to see you. nice shirt!!!

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 หลายเดือนก่อน

    SALAAM Alaykuma MASHA Allaha QOFKII 224 EE CASHARKAN DAAWADA MILLION THANKS brother 🎉🎉🎉🎉

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw 4 หลายเดือนก่อน +1

    My teacher thanks you❤❤❤❤❤

  • @abdyfaizul3867
    @abdyfaizul3867 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb

  • @abdijaliilzg6833
    @abdijaliilzg6833 4 หลายเดือนก่อน

    My role model ❤

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 4 หลายเดือนก่อน

    thanks ustad warsame bade marwalbo sidaad no garab taagantahay

  • @Hagar_tire
    @Hagar_tire 4 หลายเดือนก่อน

    Bro waad mahadsanthy 🎉

  • @ZakariaDuubweyne
    @ZakariaDuubweyne 4 หลายเดือนก่อน

    Hadaa tahay qof xiiseeyo podcasts Somali inagu soo biir mahadsanid

  • @Abdiwali-Izzack
    @Abdiwali-Izzack 4 หลายเดือนก่อน +2

    Guuleyso zxp

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 4 หลายเดือนก่อน +1

    My role model insha Allah wangadhi rajadayda

  • @DrAbdinasir65
    @DrAbdinasir65 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin ka soo hadal ganacsiga network marketing ama direct selling iibka tooska ah sida lacag looga sameeyo

  • @abdijaliilzg6833
    @abdijaliilzg6833 4 หลายเดือนก่อน

    Courseskaa waan sugayaa

  • @qaasim_erizh80
    @qaasim_erizh80 4 หลายเดือนก่อน

    Etsy,shop on ,,print on demand muqaal kasoo samee ustaad

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 4 หลายเดือนก่อน +3

    USTAAD WLAHY WAAKA NIYAD JABAY INAAN TH-cam SII WADO WAXAN KU XIDHI KARRI LAAYAHAY ADRESS MARAR BADANA WAAKULA SO XUDHIIDHAY WAXAN RAJAYNAYA INAAD MARKII IIGU DANBAYSAY I ARKI DOONTO QORALKAYGA😓😭

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      25k kuxiran lacag Maka samaysi miyaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      TH-cam leyda weydiso si ay ku cawiyan

  • @NastehaAli-hz4xs
    @NastehaAli-hz4xs 3 หลายเดือนก่อน

    Ustd wxn u baahna koorsadada

  • @ThemaKEr410
    @ThemaKEr410 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wallaahi shaqo 💼 baan u bahanahay warsamoow bilaa lacag baan ahay laakiin laakiin Xirfadda video editing baan aqaannaa please 🙏 shaqo 💼 baan u bahanahay

  • @MohamedAli-hh2kr
    @MohamedAli-hh2kr 4 หลายเดือนก่อน +1

    sxb anigoon ganacsade ahayn maka shaqayaan karaa digital marketing

  • @user-pm9py8fq5y
    @user-pm9py8fq5y 4 หลายเดือนก่อน

    Zxp xagee kabaryaa wxn waad nooga sheekaynaysa lkn practice baa ubaahanahay

  • @sakeriyeabdirisaaq7663
    @sakeriyeabdirisaaq7663 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waraame waxan ahy qof dhaliyaro ah oo xiisaya waxa yaahab aad soo gudbisa iyo talooyinkadaa waxan jeclahy social media marketing ka waxan rabaa in aad iga caawiso

  • @Bishar-to6zf
    @Bishar-to6zf 2 หลายเดือนก่อน

    Somalidu dadka waxba uma sheegan way ku laaqan hadana waxay ku dhahayan nala soo xidhiidh waan ku baraynayw

  • @user-xx6lh8se7q
    @user-xx6lh8se7q 4 หลายเดือนก่อน

    Brother màke to us a tuto for digital marketing

  • @abdimahamedadan6988
    @abdimahamedadan6988 4 หลายเดือนก่อน

    Warsame droshippinig mahalaba mise❤ please 🥺 jawaab

  • @axmedmaxamed5181
    @axmedmaxamed5181 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad hakee kaala soo xariiraah

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      What's app ka wll

  • @SIDIIQ.CHANNEL
    @SIDIIQ.CHANNEL 4 หลายเดือนก่อน

    Pro waxan doonaya in aan barto ganacsiga

  • @Daadah
    @Daadah 3 หลายเดือนก่อน

    facebook performance bonus kasoo hadl plz

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah หลายเดือนก่อน

    Somali social gurus

  • @user-pt7hk1vw6l
    @user-pt7hk1vw6l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaad ayaamahan waa naga caajistey muqaaladi free aha waa naga daysay😢

  • @abdirasaq3235
    @abdirasaq3235 4 หลายเดือนก่อน

    Maqaal markan raab apka iga wacinaya magaciis qofka yaqaan ha iso aheeg

  • @updy952
    @updy952 4 หลายเดือนก่อน

    Website iga caawiya noh

  • @user-rk8en7eq4o
    @user-rk8en7eq4o 4 หลายเดือนก่อน

    Xogtaaso dhanba way ii duuban tahay Alxdulllah

  • @Hoygabuugta
    @Hoygabuugta 4 หลายเดือนก่อน

  • @axmedcabdi-zs8sn
    @axmedcabdi-zs8sn 4 หลายเดือนก่อน

    linka hlkee ma codsta mclin😢

  • @CalinuurCalicabdi
    @CalinuurCalicabdi 23 วันที่ผ่านมา

    In aan ganaci ahay miyay ku xiranthay mise

  • @user-fw1nl6kt4h
    @user-fw1nl6kt4h 4 หลายเดือนก่อน

    Digital marketing io afiliate marketing maxa waa farqiga udhexeeyo

  • @zamsquarecommunication2720
    @zamsquarecommunication2720 4 หลายเดือนก่อน

    busness coaching ayaa rabaa walal warsame xagee kala soo xariira

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      Walaal waxaad nagala soo xidhiidhaa Numberkan wa.link/t7ji7y

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad warsame anoo haysta account aan ku xidhi karo account local ah ( payoneer via premier) miyaan kaga maarmi karaa WISE transfer?

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      Haa Hadaad Sameysayid.

  • @user-cu8cf3so9g
    @user-cu8cf3so9g 4 หลายเดือนก่อน

    Teacher telegram ma leedahay inan su aalo ku waydiin rabaa

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      What's app ka nagala soo hadal wll

  • @Kaltun_kanza
    @Kaltun_kanza 4 หลายเดือนก่อน

    Sideen isku diwan galiyaa anoo master card haysan macal paypal

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน +1

      Teamka lasoo hadal ayaga kaa caawinaya wll

  • @MohamedAbdullahi-ke6un
    @MohamedAbdullahi-ke6un 4 หลายเดือนก่อน

    Sxp tan qoraalka isku fcnhy Hal Sano aan ku dhex jiraa marka sxp ma igu caawin kartaa website kii lagu soo bandhigi la haa
    Mahadsanid 😊

    • @luxurylifStyl3
      @luxurylifStyl3 4 หลายเดือนก่อน

      Mediam ama Blog sameysaso

  • @abdallehaaji9364
    @abdallehaaji9364 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Waxan ku shaqeeyaa traditional marketing shirkad ayaan u ahay waana wareegaa maalin walbo marke ustaad course digital marketing ka ah inaan barto iga caawi Fadlan mahadsanid

    • @warsamebade
      @warsamebade  4 หลายเดือนก่อน

      Waa si wanaagsan Sayidii ku soo biir courses.facakoraya.com

    • @abdallehaaji9364
      @abdallehaaji9364 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@warsamebade$159 miyaa ustaad course da

    • @ayzaryasiin5262
      @ayzaryasiin5262 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@warsamebade wll coursoyinka xooga jabiya bada dadku waa dhalinyro ma awoodan

  • @user-lj4ey8dq7e
    @user-lj4ey8dq7e 2 หลายเดือนก่อน

    Maadada waa ay inoo wanaagsan tahay lkn qiimaha ayaa kulul

  • @user-lb7nf1qz8f
    @user-lb7nf1qz8f 4 หลายเดือนก่อน

    inteh kabartaa wll bisnis ayaan leyahy in aad icawiso ayaa rabaa

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน +1

      Hadi aad rabto waladu qabanaa business saraa loqadaa hada
      Waxan ahay social media marketing

    • @queenliza596
      @queenliza596 4 หลายเดือนก่อน

      Business maxuuyahay

  • @kheyrdoonmedia1
    @kheyrdoonmedia1 4 หลายเดือนก่อน +1

    First comment 👉🫡❤

  • @saidalihashisamatar3027
    @saidalihashisamatar3027 หลายเดือนก่อน

    Music haram

  • @yusuf9559
    @yusuf9559 4 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid