Episode 45: Cuqdadda Hoosaynta |Inferiority Complex| Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 128

  • @theqalanjo122
    @theqalanjo122 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi xalqadan malin an ugu baahi badna may jirin noloshayda hablaha waxan kula talinaya midab walba o ilahay ku siyay inad haysto waxyabaha hablaha ku kalifa wxa kamida ah habluhu inay is cadeyan number one nimnaka o dhaha hablo cas ban jeclhy ka kugu yidhahda wxyabhas albabka ufur o dheh aniga kan ilhy ba isiyay wanan ku mahadnaqya anigo u dhashy midabkanu ilhy isiyay hadana midabka madowga e habalhena o somaliyed leyihin wlhi wax ka qurux badan mjirto❤️

  • @yusra.ahmdd03
    @yusra.ahmdd03 ปีที่แล้ว +22

    Subhanallah, I related to this whole episode. Jazakiallah khair sister for helping us be more self-aware 🤍

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 ปีที่แล้ว +23

    Podcast ka kaliya ee qof somaliya sameeyo ee aan dhagaysigiisa ku raaxaysto . Muuqaaladaada waxaan mif walba dhagaysty wax ka badan laba jeer .
    Mahadsanid walaal hamada ❤

  • @mohamedsalaad1644
    @mohamedsalaad1644 ปีที่แล้ว +30

    Asc walshey waxaad moodaa ba in Alle ku dhahay adoonkeyga murugtaas baa heysee u xali جزاك الله
    😢🤍🔖🥺

    • @yusra.ahmdd03
      @yusra.ahmdd03 ปีที่แล้ว +5

      Same here. You’re not alone 🤍

    • @HodanDeeq-f8f
      @HodanDeeq-f8f ปีที่แล้ว

      😮😊
      😅0ppppp9ppl

  • @abdirahman125
    @abdirahman125 ปีที่แล้ว +4

    Thanks you hamda, usbuucayadii udambeeyay baan baraamijkaga la socday waxbadan agaan ka bartay runtii horay usoco

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 ปีที่แล้ว +2

    Inferiority and superiority complex. Top topic thanks to my teacher Hamda

  • @abdishakuurahmed8852
    @abdishakuurahmed8852 ปีที่แล้ว +2

    Our mind caoch Hamda hussien God bless you abundantly❤

  • @cilmisame
    @cilmisame ปีที่แล้ว

    Mansha allah podcast-gaaga waxan kula talinaya dhaman dhalinyarta inay dhagaysta faaidadiisa yagaa ogaan doone.
    Aadba umahdsanty wax badn waka faaidney😊🙏

  • @abdisamedabdilah7989
    @abdisamedabdilah7989 ปีที่แล้ว +4

    ❤ Masha alah bogdhaya xamdaay kabashada qalbiga iyo jidh duqoobay deeqay❤

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء

  • @saidaali1770
    @saidaali1770 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back my sis really miss you ❤

  • @malyuunmaxamed56
    @malyuunmaxamed56 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo sax walhi 😢😢insha allh farxad rajeynaa😊😊

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 ปีที่แล้ว +1

    Msh allah macalimantii noloshayda sameynta ku yeelatay gacalo waa mahdsthy khyr badan eebe hagu siiyo gaclo❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wan ku xiiseny qali shukran

  • @fatimoyonis3061
    @fatimoyonis3061 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back my really teacher🎉

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 9 หลายเดือนก่อน

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Habibification1
    @Habibification1 ปีที่แล้ว +5

    I thank you for your delivery of this appreciative clip in form of verbal communication.
    I have carefully listened to the speech and understood the content covered very well.
    You have actually engaged concerted efforts to promote positive exploitation of talent on your way forward to responding to the roles and responsibility bestowed on you.
    It is clear crystal that your target is to advance realisation of respect for critical management of potentiality to retain values in human life-system.
    I am rest assured that such impressive vision can only be offered by generous intellectual of higher integrity.
    Keep it up! And may God bless you well in your life.

  • @gulledahmedgulledahmed1478
    @gulledahmedgulledahmed1478 11 หลายเดือนก่อน

    M.allH Mahadsanid wll saan podcast yadaada u bilaabay Nolashayda wax badan ayaa iska badalay Allaha ku Xafid0 wll

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    WAA BARNAAMIJ WANAAGSAN KHEER QABTO MASHA ALLAH. Meeshaa ka sii wad. Jazaakilaahi khayran ❤

  • @ValuableStories01
    @ValuableStories01 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back qalbi dhayo deena

  • @Hogaanka252
    @Hogaanka252 ปีที่แล้ว +2

    Wow ilahay hakugu guuleyo labada darod aduun iyo akhiraba waxad nagu cawisay waxyabo nagu qatay in an xal uhelno wayo badan 🥰🙏🔥❤

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 ปีที่แล้ว

    Manshaalah wanaag lasonoqo macalida xalqadada wan uxisay runtii.
    Ilahay haku barakeeyo.

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad horey u soco

  • @umumohamed964
    @umumohamed964 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back macalimad Hamda we truely missed you

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 9 หลายเดือนก่อน

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 ปีที่แล้ว +2

    M.a Ilaah hakubara keeyo

  • @sacdiyoahmed2151
    @sacdiyoahmed2151 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa Alaah habo waa naga gaabisey reer kabasho❤❤❤❤❤❤

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y ปีที่แล้ว +2

    جزاكي الله خيرا❤ اجت ع جرح

  • @Siciid04
    @Siciid04 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Ustaada Xamda. Ilaahay ha kaa ajar siiyo casharrada qiimaha badan ee aad nala wadaagtid. Soo noqosho wanaagsan.🤍

  • @MultiZakaboy
    @MultiZakaboy ปีที่แล้ว +3

    please episodes ga soo wad, waan u wada baahan nahay

  • @jamiilasaleebaan5408
    @jamiilasaleebaan5408 ปีที่แล้ว +3

    Mahatsanid macalin ❤️🙏🏿

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      😍😘🥰🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🖐🖐🖐🖐❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahumamohamed7877
    @rahumamohamed7877 ปีที่แล้ว +4

    عودة سعيدة ❤
    Wllo xamda waan ku xiisny intaad naga maqneyd Alle haku barakeeyo❤
    احبك في الله

  • @shirwaccabdalla7356
    @shirwaccabdalla7356 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ❤️❤️
    Wax badan ayaan
    Noo kordhisay
    Oo aanan fahansanen

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว

    Welcome back my Queen 👑

  • @MohamedAbdulleyMohamed
    @MohamedAbdulleyMohamed ปีที่แล้ว

    Masha allah walaasheyda xamda
    Mahadsanid 💯 barnaamir kaaga
    Kabasho wax badan waan ka faa'iiday whi magaranayo wax aan kugu abaal gudo misana kugu mahad naqo allaha ku sharfo abaayo

  • @Zamzam-mh5ep
    @Zamzam-mh5ep ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh xalqadahaagi waan uxiisnay sii joogta ah ayaan chanel kaaga usoo bokhan jiray si aan u arko xalqad cusub ood so galisay

  • @nurfunny6411
    @nurfunny6411 ปีที่แล้ว

    Welcome back My lovely sister

  • @nimanaliganey4768
    @nimanaliganey4768 ปีที่แล้ว

    Thanks for your sharing sister

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 ปีที่แล้ว

    Masha Allah, Rabbi haku xagifo walaashay👸

  • @ridwaanxasan7207
    @ridwaanxasan7207 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad

  • @hothanidiris6818
    @hothanidiris6818 ปีที่แล้ว

    Wan ku farxay inaad soo noqotey ustadah ilahay khayr iyo xasanaad hakaa siyo in badan baan ka faaidey barnaamijyadada.

  • @axmedcali3951
    @axmedcali3951 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarak. Mahadsanid walal.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 ปีที่แล้ว

    Sax waaye waayo naftaa ku badeysa inaad kalsoonida siisid lkn in cid tartan lala galoh wax qurxoon umaan arko 💯💯👏👏

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed ปีที่แล้ว

    Mncha Allah waxaan ku faraxsanahay inaan dib u helay taxanihii kabasho ku mahadsanid walaal qiimo leh jazzakumallah khayran hamdaay ❤❤❤🎉

  • @UmulkheyrAbdiwali
    @UmulkheyrAbdiwali ปีที่แล้ว +1

    Shukran apayo welcome back❤🤍

  • @AminaIndho
    @AminaIndho ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha kubarakeeyo abayo❤

  • @NemoOmarrr
    @NemoOmarrr ปีที่แล้ว

    Welcome back walalo we miss you❤❤❤

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Sadiqxasnismail
    @Sadiqxasnismail ปีที่แล้ว

    Shukran wll hamda

  • @ubahsaredo8924
    @ubahsaredo8924 ปีที่แล้ว +1

    Machallah chaine ytb trés intéressant May allah bless you my sister❤

  • @IkramdhayipAdem
    @IkramdhayipAdem ปีที่แล้ว +2

    Wllhi maasha alaah gabdhaan waa qofka kaliyee maskaxda qaabkay ufakareyso ama qofka wuxu dareemayo fahmysa phsycolgy ahan

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah walshy guulayso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farxiyacumar7478
      @farxiyacumar7478 9 หลายเดือนก่อน +1

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 9 หลายเดือนก่อน

      @@farxiyacumar7478 Ramadaan mubaarak walshy❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 ปีที่แล้ว

    #Hamda_Hussein qof aanaan garanayn wax aan ugu abaal gudo aan duco ahayn iyo in ilaahay kaa abaaliyo xalqadan wax badan ayay maskaxdayda ku furtay oo igu jira insha allah mar kale ayaan suaalaha aan ka qabo ku soo weydiin doonaa wlhii wax badan ayaa maskaxdayda ku frumay

  • @nourahussein3993
    @nourahussein3993 ปีที่แล้ว

    Hamdaay so noqosho wcn wllo❤
    Aaad ban kugu boholyowney Runtii

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 ปีที่แล้ว

    Welcome back sister

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dr Hamdi

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 ปีที่แล้ว

    Thanks my sister

  • @marizayosif9675
    @marizayosif9675 ปีที่แล้ว +6

    Asc hamda walalow aniga cadadis walid kuma sokorin mclin iyo wax i canadana soma arkin lkn xnunkan wuu igu dhacay mana aqan sababta sikastaba mahdsanid waxana rajena inan kagudbo ❤❤

    • @yusra.ahmdd03
      @yusra.ahmdd03 ปีที่แล้ว +3

      I had the same thought too sister 😩😅

  • @muxyodiincazka
    @muxyodiincazka ปีที่แล้ว

    Allah bless you 🙏

  • @hassenhassen9360
    @hassenhassen9360 ปีที่แล้ว

    Thanks Hamda

  • @mohamedahmed-qd5ci
    @mohamedahmed-qd5ci ปีที่แล้ว

    We also need to know more about the superiority complex

  • @raxmagaraad1829
    @raxmagaraad1829 ปีที่แล้ว +1

    Walaal xamda Alle haku dhowro

  • @arahmanfarah3663
    @arahmanfarah3663 ปีที่แล้ว +1

    Hamda Hussein wanaagaaga waxan ku cabiro ma garanayo xaqiiqatan, Waxa ugu weyn ee qof jeclaysto kuugu duceeyey Allaha kugu Arzaaqo janatutl fardaws Al aclaa
    Muuqalada mustaqbalka fiican leh ee TH-cam ku sii hadhi doonaa

  • @safiaduco_daahir
    @safiaduco_daahir ปีที่แล้ว

    Tank you sister

  • @higilhassan975
    @higilhassan975 ปีที่แล้ว +1

    Xgeed malahaman ka dhacdey wll❤

  • @abdiqanimello7888
    @abdiqanimello7888 ปีที่แล้ว

    Welcome again 👏

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wlle❤

  • @muna8634
    @muna8634 ปีที่แล้ว +1

    Amal iyo hamda laba hablod an podcastigodha aad ujeclahay

  • @mcaadif1907
    @mcaadif1907 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much Hamda, I need special session counseling for psychological support, is there a way I can contact you?!

  • @xaliso
    @xaliso ปีที่แล้ว +2

    Asc wlshy xamda alle haku xafido xili an ku baahna ayan kugu sii biiray wllo qali wan rajeynaya inad qoral keyga arki doontit alxm intaba wan isku arkey o xita sawj keyga Mar ku kala tagnay xanun kan lkn alxm hada dib ayan u midowney blse wali ciladii wan le yhy wllshy mcn asna wu igu dhibsaday o furiin kale ayan qarka u saaranahy mana rabo reer kyga inu burburo wyo Aniga kala tag kuso korey sameynta u lee yhy na dareemi kara wllo ugu dambeyn adi io asxaab tada ba duco iyo talo idin ka igu caawiya Insh Allah thanks alot 🥰🥰

    • @Munaabdikadir1
      @Munaabdikadir1 ปีที่แล้ว

      Ilaah reerkaag haku barakeyo mcnyy

  • @ibrahimmohamedhassen2139
    @ibrahimmohamedhassen2139 ปีที่แล้ว

    Xalada Inferiority complex, waa issue dhab an ooka dhaxjira societies ka maanta.

  • @umuciyaal9619
    @umuciyaal9619 ปีที่แล้ว +4

    Jzklhu qyrn Hamda

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว

      😍😘🥰🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️🖐🖐🖐🖐🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👈❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @iqlazinhotube8635
    @iqlazinhotube8635 ปีที่แล้ว +1

    Malaga yaabaa inay social anxiaty iyo inferior comp.. is leeeyhiin ama xiriir leeyhiin?
    Ama qof ma isla qabi karaa labadan condation⁉️

  • @abdiazizfaisal7343
    @abdiazizfaisal7343 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll hamda hal sual aya qaba
    Ma dhici karaysa in serieska kabasho xalqad walba astamo ka mid ah mowducyada xalqadahas isku arko mise wa wax an imagine garenaya an run ah ahayn
    Mahadsanid walal

  • @siidcumar5437
    @siidcumar5437 ปีที่แล้ว +1

    Ayaantaan waalagu waayey ustaad

  • @nafisamursal8318
    @nafisamursal8318 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf ปีที่แล้ว +1

    Mar way jiraty aan saas ahan jiray lkn alhmdilah hada aad ba ilahay iga cafiyay

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 ปีที่แล้ว +1

    Ty

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 ปีที่แล้ว

    Oo inadeer waxaa soo halqadood dib maan u dawan karaa

  • @Bashe12
    @Bashe12 ปีที่แล้ว

    We miss u our dear teacher
    Wallaayay arrintaan hadda ayaan ku jiraa inkastoo aanay joogin heer aan joogay xilli hore oo aan hadda ladanahay.
    Mahadsanid macallimad alle haku xafido

  • @hibomohamed2655
    @hibomohamed2655 ปีที่แล้ว

    Podcast gii maxaa kaaga dhacay mashaqaynyo

  • @sihammohamed685
    @sihammohamed685 ปีที่แล้ว +2

    Hamda anu aad bn igu so koray inay hooyaday dadka aan isla soo kornay iyo walalahayba iga hosaysiso waxbarasho aahana aad bn uga sareyay walalahay lkn kuma ayna farxi jirin percentage ka aan keeno markasta midabka iyo qaab abuurka alle xita wn kaga duwanahay walalahay oo dhan inta badan hawsha xafada ana gacanta ku haya hadana sasoy thy hooyo qofka ay aragtidisa ka xanaqdo ayn ahay inta badan waxn ku fikira malaha adi kumay dhalin hadana wn is dhafiya aqliyaystay oo waxn ahay qof qaylo iyo canan ku seexda kuna soo kaca ma ogola inn sida wllhy wax u barto oo inta badan hadii ay aragto ano wax akhrisanaya way xanaqda Arinkasna wuxu igu dhaliyy inn aad naftayda uga lido kayrkay oo aan uqdad naftayda iyo muuqayga ka qaado wllhy oo dhan aad bn uga qurux badnahay hadana waa ti ilida dadka hortodana igu cayda markasta ani da'adaydu 17 I.allah 18 wax yar ba iga dhiman waxana raba inn si dhamays tiran guriga uga tago marka aan jamacada bilabo I.allah wax ka yar 6 bil baa I dhiman I.allah

    • @abdihashi6225
      @abdihashi6225 ปีที่แล้ว

      Dhibta tan ku haysata muuqaal ka hadlaya ayaan daawaday sanad hore ee aan soo baadhee iyara sug

    • @anizoahmed6603
      @anizoahmed6603 ปีที่แล้ว +1

      sorry abyo😭

    • @abdisamadhussein3924
      @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว

      Sorry wll
      Iskuday bal walidkaga inaad kala hadasho ama xitaa cid kale umarto si arinkaas kaaga yaraado oo aad nolol yara dagan ugu noolaato.
      Qeyr baan kuu rjeynayaa iyo frxad

    • @MOHAAN7387
      @MOHAAN7387 ปีที่แล้ว

      Abaayo hooyo lugaheda janadu hoos taal haka dheran ha saxnato ha khaldanato, adne wa yartahay cidlo xamili Kari meyside rerka qofka kuugu dhaw isfahmesan ama walalahaba ama habayarada qof uun ku fahmaya la wadaagi dhibta hooya si tartiib lo fahansin insha'allah dhibkuna Wu ka yaran

  • @FartuunGambol-dv8be
    @FartuunGambol-dv8be ปีที่แล้ว

    I miss you 😇🥰🥰🥰sis

  • @sharafessedacar5846
    @sharafessedacar5846 ปีที่แล้ว

    Google podcast muu kaa xumaaday ustaada Xamda.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo ปีที่แล้ว

    Masha aalh

  • @Mugweyn
    @Mugweyn ปีที่แล้ว

    ❤macalin

  • @umuciyaal9619
    @umuciyaal9619 ปีที่แล้ว +3

    SILSILADA DUCO IYO DAREEN INOO SOO BADI

  • @gobsoor7690
    @gobsoor7690 ปีที่แล้ว

    Soo dhowoow

  • @Habiba.3801
    @Habiba.3801 ปีที่แล้ว

    Wlhi aniga ayuu ika hdlaa barnamijkaan

  • @Lifewithhibaak
    @Lifewithhibaak ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo so relatable and you helped me a lot my Allah bless your soul endlessly 🫶🏻🤍

    • @abdiqafarkulow5849
      @abdiqafarkulow5849 ปีที่แล้ว +2

      Self education is very vital. Inferiority complex is common.
      A lot of us has gone through pain.
      Am victim being raised by my aunt she put me into hostile situation.
      I hate you to my fullest.
      Keeping me Hungry for whole a day, beating me !!
      Miss you dear mum May Allah bless you

  • @ifrahibrahim3521
    @ifrahibrahim3521 ปีที่แล้ว +5

    Can someone avoid social gatherings if they know it’s not adding any value. Most of our community gatherings is all about backbiting and concentrating on other people’s lives?

  • @maxamedcalaawi8452
    @maxamedcalaawi8452 ปีที่แล้ว

    Inferiorty complex cuqdad ma aha micneheedu. Af-Soomaali waa hanyari

  • @Iamabddi
    @Iamabddi 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 ปีที่แล้ว

    Wan kuu xiisnay ustaada xamda

  • @mushtaaqomar9657
    @mushtaaqomar9657 ปีที่แล้ว

    Macalin mxd sidaa noogu gashay waan daalnay sidaan kuu sugaynay 🥺

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan ปีที่แล้ว +1

    Wan Kula Socoda Adiga iyo Amal Labadena Wan idin Jacelahay Allah Dartiisa Imika Waxan Raba inan earphones Soo Iibsaso Sii An idin Dhagayso Markan Wadada Socodo Kaligay

    • @hibaqbarre737
      @hibaqbarre737 ปีที่แล้ว

      Asc walal Amal channelkeda isheeg adiga oo Mahadsan

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan ปีที่แล้ว

      @@hibaqbarre737wsc wlloh Wa kaa Riix .linkaga youtube.com/@Amal1124

    • @hibaqbarre737
      @hibaqbarre737 ปีที่แล้ว

      Walal Mahadsanid

  • @abdirahiim0899
    @abdirahiim0899 ปีที่แล้ว

    waxaad mooda aniga inad iga hadley so

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir8103 ปีที่แล้ว

    Wxd mooda inad aniga iga hadlayso 😢

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @AxmadMaxamud-ce4tg
    @AxmadMaxamud-ce4tg 8 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Nimcaan120
    @Nimcaan120 6 หลายเดือนก่อน

    M a ❤❤❤❤

  • @rahmaanwarisse3197
    @rahmaanwarisse3197 ปีที่แล้ว

    😊