Taariikhda Wahaabiyada Salafiyada Qaybta 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 122

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga ahaan khilaafka kaliyee idiin dhaxeeyaa waxa weeye ilaahay oo kaliya U yeedha, barya oo gargaar dalba iyo mayee Sheekh Hebel oo awliya ah ayaanu baryaynaa..... Sheekh haddii arinkiinu sidaa yahay shaki igama jiro inaad lunsantihiin....

  • @dheef-dheefmuuse9590
    @dheef-dheefmuuse9590 9 ปีที่แล้ว +3

    Shariif Moxamoud Ilaah ha ku Xafido Aduun iyo Aakhira

  • @warsanfarah7065
    @warsanfarah7065 11 ปีที่แล้ว +4

    Shukran shariif maxamuud Naga qabo shayaadiinta wahaabiyada bidcada

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Kheyr Allaha ku siiyo Sayidii

  • @libanmohamed6713
    @libanmohamed6713 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bless you and me and my dad and

  • @ismailmuse3543
    @ismailmuse3543 7 ปีที่แล้ว +5

    ILLAAHU U NAXARIISO SH/ALCALAAMAH MAXAMED ABDI WAHAAB

  • @rahmomacawiye8175
    @rahmomacawiye8175 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu kheyran

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sharifka shekh ilahay kher allaha kusuyo

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Kheyr Allaha ku siiyo sidaad u cadeysey
    Qofkastana waa inuu raadiyaa xaqiiqada ma aha isla markii inuu mucaarado Sheekha

  • @HassanHassan-fy3rj
    @HassanHassan-fy3rj 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh allah rasulka ku tuuso wankugu liibanee scw scw scw scw scw scw scw

  • @maxamedbaari7542
    @maxamedbaari7542 6 ปีที่แล้ว +1

    maaasha alaaaaaah
    aaaad ayaaaaad umahadsantahay sh shariiiif allaaaaah haku xifdiyo
    wahaaabiyadiii way ceebooibeeen awal hore waxay islaahaayeen laidinma oga
    allaaaah haka qabto umada soomaaaliyeed
    umal oyo koox uuuwato ayaaaaaa umadda soomaaliyeed waaaalay

  • @dheef-dheefmuuse9590
    @dheef-dheefmuuse9590 9 ปีที่แล้ว +2

    Bidcada iyo dhamaan Wahaabiyadu waxey ka soo amar qaataan Saudi Arabia, Ilaah waxaan ka baryeynaa in uu ka qabto Umadda Islaamka ah meel kasta oo ay ka joogaan dunida(Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin) Waxaa kale oo aan umada Slaamka ah siiba Ehlu Suna Wal Jameeca aan leeyehy ILaah ha inaga xafido qoonkan ku abtirsada Kana soo horeeya DAJAAL CAWAR waana ubadjkii u adeegayey Dajaal Cawar (Ilaah waxaan weydiisaneynaa in uu inaga Ilaaliyo Fidmadooda Amiiiiiiiiiiiiiiiiin,Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin, Amiiiiiiiiiiiiiin, (Bixaqi Subxaana Rabika) (Rabi Casati Camaa Yusufuun Wasalaamu Calal Mursaliin Walxandulilaahi Rabil Caalamiin YAA CASIIS YAA KARIIM YAA ALAAHU AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @salmaanfaaris5683
    @salmaanfaaris5683 10 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah ilahay sharifka kharhakujazeeyo aamiin

  • @barkhadfanny7480
    @barkhadfanny7480 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah shariif sida uu sheegay waa sax maxaa yeelay salafida ama wahaabida hargeysa ayay ka buuxaan aniguna hargaysa ayaan joogaa wayna wareeriyeen nimankaan salafida ah ee wax nooqabta

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Kheyr Allah ku siiyo
    Xaqqana allaha u gargaaro
    Cadowga diinta ay wahaabiyo iyo yuhuud ku soo duuluun xaqqa
    Allaha dulleeyo

  • @abukarjama3292
    @abukarjama3292 11 ปีที่แล้ว

    Shariifka cizigiisa alaha siyaadsho iyo sharaftiisa alahana xafido

  • @abdullahiahmed9316
    @abdullahiahmed9316 10 ปีที่แล้ว +1

    shariif maxamuud shariif cali jazaakalaahu kheeyraa cidii xaq rabta xaqa waad cadeeyday sidaa udidaac diinta islaamka

  • @mustafayusuf8203
    @mustafayusuf8203 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah shariif allaha haku xifdiyo bidcadana allaha ha baabiyo waa dad baadiyah oo TAWXIIDKIINA ka dhigay 3 saddex Runtii waa qoom illaahay caasiyay

  • @yuusufcali2713
    @yuusufcali2713 2 ปีที่แล้ว +2

    لا يوجد في كتب محمد بن عبد الوهاب رحمه الله رحمة واسعة تكفير بغير الحق
    قال الشاعر الحكيم
    وكم من عائب قولا صحيحا ** وآفته من فهم السقيم

  • @user-yx6jf6fy5k
    @user-yx6jf6fy5k 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @nuurom2210
    @nuurom2210 11 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Shiikh alaha baa bi iyo bidcada khawaarijta ayaga dhan

  • @shekhcabdi6846
    @shekhcabdi6846 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @Akhfashtube
    @Akhfashtube 10 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Nur دين الاسلام كانت قبل الوهابية 1300 سنة وزيادة وكان التوحيد بكلمة اشهد ان لااله الاالله واشهد ان محمدا رسول الله واماعقيدة الوهابية تقسيم التوحيد الى ثلاثة فاكثر و تكفير غيرهم من المسلمين
    التوحيد كلمة واحدة ليس لها أقسام لأ ن كلمة التوحيد مِن وَحّد أي أفرد ، لذا لا يوجد توحيد الربوبية وتوحيد الالوهية ولا توحيد الأسماء و الصفات ، تعتقدون يا وهابية بأن إقرار الشخص الربوبية لا يُخرجه عن الشرك إلَّا أَنْ يُتبِعه الألوهية ، هذا التقسيم يخالف القرءان و السنة و إجماع الأمَّة بل هو كتثليث النصارى . خلاصة القول: اذا لم يكن إقرار الربوبية مالا ينفع الشخص لم يأخذ به الله الميثاق على ادم عليه السلام وذريته بقوله تعالى : ‏وَإِذْ أَخَذَ رَبُّكَ مِن بَنِي آدَمَ مِن ظُهُورِهِمْ ذُرِّيَّتَهُمْ وَأَشْهَدَهُمْ عَلَى أَنفُسِهِمْ أَلَسْتَ بِرَبِّكُمْ قَالُواْ بَلَى شَهِدْنَا أَن تَقُولُواْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ إِنَّا كُنَّا عَنْ هَذَا غَافِلِينَ ولم تسأل الملائكة الميت من ربك ؟ واذا كان فرق بين الربوبية والألوهية فقد قال الله في الآية الست بربكم وإلهكم وقالت الملائكة من ربك ومن إلهك ؟ أخيرا : الألوهية هي الربوبية والربوبية هي الألوهية

  • @haniomar8817
    @haniomar8817 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allha my abtigeti rumda hooyo walalked alha noka dayo abti mcne

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 4 ปีที่แล้ว

      Mashaa Allah Allaha ku Barakeeyo,

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 4 ปีที่แล้ว

      Abti wanaagsan baad leedahay, Qof la dhaafo ma tihid, Hadaan Lugta Lagu hayn

  • @aden37
    @aden37 11 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah!!!

    • @husseiniman7598
      @husseiniman7598 6 ปีที่แล้ว

      Masha Allah shariif

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 ปีที่แล้ว

      Wahaabiyo fitno noogama horeyn. Bal fiiriya Kuwa somaali ka degi la, dahay. Ee qurbaha jooga ee caruurteenii dabka geliyey ee qarax diin uga dhigay. Inkaar idinku dhacday oo cadaab idinku gur waaba geleysaan insha, Allah. Cadowgoodu waa Islaamka kaliya. Bal Ufiirso dowladaha gaalada ee deriska nala ah gaalo uma yaqaanaan oo iyagaa deggan halka eey somaali oo Muslim ah leynayaan. Dulli Allaha idinku rido adduun iyo aakhiro

  • @ashcarichanell5005
    @ashcarichanell5005 11 ปีที่แล้ว +1

    mash alaah shariifka alaha xafido

  • @sicidyare981
    @sicidyare981 11 ปีที่แล้ว +1

    mash alah shariifka khayr alaha ku abaal mariyo wuxuu soo bandhigay wixii manhajka wadaadada garagdheer ay aaminsanyihiin magacay rabaan hala baxeen waxaa marqaati ugu filan shariifka inuu ka aqrinayo kutubtoodii wax ku dhex qoran ee xataa uusan kitab kale ama hadal kale uusan sheegeyn cajiib badanaa shariif janatul firdows alaha kugu jazeeyo

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed7743 11 ปีที่แล้ว +3

    Sadaqta yaa sheikhana Jazaka ALLLAHU khayra

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Shariif Alle haku dhowro Aduun iyo Aakhiro Aamiin yaa Allaah

  • @user-zm1wl4tj5k
    @user-zm1wl4tj5k 8 ปีที่แล้ว +1

    aa iyo aad ayuu umahadasan yhay shrii sh maxamed ilaahay haju manaysto nahriistiisa

  • @haybeismaaciil4515
    @haybeismaaciil4515 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah!

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 10 ปีที่แล้ว +4

    SHARIIF WAXAAD U QAYLINAYSAA WANKII MARKAAD WEEDAY IYO GACANTII LAGAA DHUNKAN JIRAY

  • @ardobare3624
    @ardobare3624 11 ปีที่แล้ว +1

    maxamed shariifku waligiis ayuu u taagnaa difaaca diinta islamka kana difaaco wahaabiyada bicda ah somali way taqaanaa shariifka waxaan cadayn xataa makeeno wuxuu aqoon u leeyahay ayuu ka hadla hada waa u jeeda kutubtoodii ayuu hayaa alaha hafido shariifka

  • @abshirmohamed7694
    @abshirmohamed7694 ปีที่แล้ว

    xaqiiq taariikhda sax ah ee wahaabiyada mujasimada ah waligood bay mufsidiin ahaayeen

  • @jibagale30magan46
    @jibagale30magan46 4 ปีที่แล้ว +1

    Caaac. Wahaabiyo ilaahay ha gargaaro.
    Iyaga la'aantood suufi qabuuri ah ayaan ahaan lahayn.

    • @abdirizackamin5799
      @abdirizackamin5799 4 ปีที่แล้ว

      m.a

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Caac Suufiya la aanteed gaal wacal ah ayaad ahaa lahayd waayo iyagaa islaamka kugu soo barbaarshay hooyada iyo aabaha iyagaa isku nikaaxshay wahaabiya 1980 ay timid

  • @ismaaaciil
    @ismaaaciil 9 ปีที่แล้ว +3

    Sh.Maxamed Cabdiwahaab, wuxuu soo celiyey oo soo cusbooneeyey dadkana ugu yeedhay fariintii lagu muransanaa, laysku dili jirey,lagu coloobi jirey ee ay rusushii Allah ula imaan jireen umadahooda ee ahayd "War Rabbi aan keligii caabudno, war yaan lala imin wax khilaafsan jidka Rabbi iyo xukunkiisa, war aynu isugu imaadno diin keli ah oo rabbi keligii leeyhahay".
    waxaa taariikhda ku cad in intii uusan soo bixin wadaadkaasi in kacbadu ay lahayd 4 iridood oo laga soo galo oo mid walba ay ku qornaayeen:Tan waa iridii Shaaficiya,tani waa tii maalikiya,tani waa tii Axmediya,tani waa tii ........iyadoo weliba ay jireen kooxo kale oo fog sida Shiicada iyo kuwa la mid ah.
    waxaa ka daran in qabuurihii saxaabada loo barakaysan jirey saan loo barakaysan Kacbada Sharafta leh! waxaa ka darayd Bidcada iyo shirkiga yaaley meel walba. oo qofku ilaa uu yiraahdo Shiikh hebeloow i soo gaadh cibaadadiisu ansax may ahayn!. waxaas oo dhan buu dadka ka reebi jirey ilaa ay dadka badankiisii noqdeen kuwa ku xidhan rabbigoodii abuurtey kuna kalsoonaadey.
    walaalayaal, aduunkani waa imtixaan lagugu imtixaanayo wax walba oo belo ah, waxaana ugu daran inaad rabbigaa la hor tagto waxaanu raali ka ahayn nebbi Muxamedna scw kuu dirin. marka is ilaaliya oo ka fogaada xumaanta iyo shirkiga.
    Allah ha u naxaariisto Shiikhaas wanaagsanaa iyo intii kale ee ummada ugu yeedhay dariiqa xaqa ah.Ammin.

    • @khalud1272
      @khalud1272 6 ปีที่แล้ว

      ismail haydoff adaaba ku qiraayo in uu takfiir ahaa

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxaristo sheekh maxamad bin C/wahaab wixii gaf ka dhacay allaha hka saamaxo🥺

  • @samirzain7212
    @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

    Alx salafiya hadey nugutilmaameen

  • @siraajicadde7579
    @siraajicadde7579 8 ปีที่แล้ว +4

    somalida wey fahmeyn wahabi waxee yihin inee yihin fasiqin diidta karidobay

  • @haybeismaaciil4515
    @haybeismaaciil4515 ปีที่แล้ว

    Khawaarijtii waa xoogsatay Alla if iyo akhiraba yuhuud iyo inta u addeegta Haku duleeyo cida haddeer maraykanka wadata ee caalamka islaamka hada waxaa ka dhex wadaa waa iyaga Alla dadka haka qabto.

  • @AbdiwaliHalane
    @AbdiwaliHalane ปีที่แล้ว

    MA

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 10 ปีที่แล้ว +8

    اللهم أرحم شيخ محمد بن عبد الوهاب رحمة واسعة فإنه قام بمحاربة الشرك وإحياء السنن فهده الصيحات من أهل البدع والشرك تأتي من هناك وهناك إنما هي بسبب كره التوحيد وأهل التوحيد

    • @qadar160
      @qadar160 6 ปีที่แล้ว

      NUR MOHAMED amiiin

    • @Muslim-man19
      @Muslim-man19 6 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @mohamud8735
      @mohamud8735 2 ปีที่แล้ว

      صدقت يا اخي

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

      Maxammed cabdi wahaab wuxuu ahaa gaal khaa’in ah oo u shaqeeynaayay gaalada

  • @cabdinaasirducaale8612
    @cabdinaasirducaale8612 3 ปีที่แล้ว

    Warka aad sheegtey waxba kama jiraan suufi xunoo soo habaabay baa tahy kuley anigu warkaasi kaama qaadanyo

  • @cabdinuur7326
    @cabdinuur7326 2 ปีที่แล้ว

    Kan hadaana la gawricin miyuu hanuun walaalayaal bal waxaan fiiriya

  • @nuurulquluub8685
    @nuurulquluub8685 4 ปีที่แล้ว

    Si wanaagsan waa taariikh na tasun isqarxintu meeshay ka bilaabatey!

  • @ismailmuse3543
    @ismailmuse3543 7 ปีที่แล้ว

    MANAAN GARAN SHEEKHAAG CISMAAN BINU SHIRB ANAJDI WAXANU KAAGA BAAHANAY

  • @sucidbare6201
    @sucidbare6201 11 ปีที่แล้ว +1

    ardo walee runbaa sheegtay shariifku waa difaacaa diinta kana difaacaa wahaabiyada salafiyada

  • @user-yx6jf6fy5k
    @user-yx6jf6fy5k 5 ปีที่แล้ว

    Allow ku xifdii ya shariif

  • @halimaali9786
    @halimaali9786 5 ปีที่แล้ว

    Wahaabiya iyo shabaab waa walaalo

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 5 ปีที่แล้ว

      Halima Ali horta wll cid wahaabiyo la yidhaa ma jirto ee waa ehlu tawxiid.
      Mideeda kale wllhi in aanay isku fikir ahayn shabaab iyo Raggan lagu leeyay waa wahaabiyo.
      Maxan sidaas u leeyay??
      Waqtigan aan wax kuso qoraya waa subax, hbnkii ka horeeyay wxn wax ka dhiganayay macalim ay ugu yeedhaan wahaabi, kalmadihii ugu waa wayna ee Aan ka qoray waxay ahaayen in Shabaab yihiin KHAWAARIJ ka leexday sunnadii Rasuulka (scw).
      Rabbi wuxu ina siiyay caqli aynu sax iyo khalad ku kala saarno , Mohamed binu cabdi wahaab wuxu qoray kutub badan oo CAQIIDO ah ee bal Akhri oo ka baadh in uu ku jiro wax khilaafsan KITAABKA iyo SUNNADA RASUULĶA (SCW), waliba siduu u qoray waa sidii ay u fahmeen saxaabadii iyo taabiciyiinti.
      Wll Wax baadh oo wax ha xukumin illaa aad xaqiiqada ogaato.
      Mahadsanid.

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 ปีที่แล้ว

      @@ibrahinburale7952 hhhhh adna waxaad leedahay quranka muu khilaafin kutubtiisu sidii uu shareecada alle uga fogadayna waata midheeheedi maata lahayo oo islam lagu baabiyo waar ninka saddex tawxid sameeyey ee laba ilaah sameeeyey miyaanu ahayn caamo markii horena lakhalday baad dadka moodaysaan wahabiyooy

  • @ayubyare3280
    @ayubyare3280 11 ปีที่แล้ว

    ictisaam iyo shabaab waa kaasaa taariikhdoodu ama wadaad beenaale ha iska dhigeen ama ha khiyaaneen umada somalina ayada ayay u taalaa waxay aayahooda ka suubsan lahaayeen

  • @ismailmuse3543
    @ismailmuse3543 7 ปีที่แล้ว

    SHEEK WALBA IYO QAFWALBA TAARIKHDA AYAAXISAY

  • @maxamedbuthusseinmaadey2838
    @maxamedbuthusseinmaadey2838 6 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah shirki dambe iyo abotoyn dambe lama cabudayo iyo sh jeylani dambe muxamad cabdul wahab wa uw ku mahadsanyahay lenta uw laayey mushrikiinta

    • @sheemoqurux5442
      @sheemoqurux5442 4 ปีที่แล้ว

      hadad aminsantahay in la laayo dadka muslimka ah layaab malihid wa wax lagugu barbaariyay mindha maxaadaro maahane diinba madan akhrisan hada in yar o diin ah lahaan lahayd wad ogaan lahayd dhiiga muslimka o la daadiyo sida Allah sw agtiisa loga necebyahay balse maxaad fahme rag iska celi aya kugu jirtee lkn suufiyada waxa lagu barbaariya maxabada Alle iyo mida rasuulka scw iyo dhamaan awliyada u jecla qof muslim ahna dilkiisu wa ka mamnuuc hadu shantiisa saladood tukanayo o u somayo wa xaaran dilkiisa si kasto o u wax kale u aminsanyahay asaga iyo Allahiisa ayay u taala cidkale loma dirsan waxaan ku dhihi lahaa kitaabta dib ogu laabo kaliya caqiidada wahaabiyada bas dib u fiiri wad arki doonta wixi mushrikiin ah

  • @RelaxationA
    @RelaxationA 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh iskadaa nimanka dhintaye hadaad wax isku haayso 2001dii maxamad umal iyo saaxiibadii isagadhicinweyday makeup dhulka kugujiideen

  • @QADIRIYA100
    @QADIRIYA100 11 ปีที่แล้ว

    wahaabiyada salafiya la baxay iyo ictisaam ama shabaab waa kaasaa aabahoodii ay nabiga xataa kaga kalsooni badnaayeen oo ay qadarin jireen markaasna diida qadarinta nabiga

  • @khalud1272
    @khalud1272 6 ปีที่แล้ว

    taakfiir waa la baabin doonaa

  • @MrNur1970
    @MrNur1970 10 ปีที่แล้ว +3

    ALAAHU MUSTACAAN SHEEKHU WUXUU SHEEGAY OO KASHEEGAY KITAABKA WAA WAX WANAAGSAN LAAKIIN WANAAGAA SUUFIYO QUBUURIYIINTA UMA CUNTAMAYSO????
    HADALKA WUXUU KUBILAABAY INUU DAD UU YIRI WAA WAHAABIYO AY DADKA GAALAYSIIYAAN ARINTAANA HAL DALIIL AH UMA MAKEENIN
    MARKAA SHARIIF ALAAH KACABSO ALAAHNA CAABUD SHIKIGANA KA FOGOO WAAD LIIBAANAYSAA HADII KALE BUQDIGAAS BAAD KU DHIMAN

  • @mahmudxaniif1039
    @mahmudxaniif1039 8 ปีที่แล้ว +1

    wàx magaratada hakadhaysato iyo kuwa koxaha Rumaysan!!!

  • @TJ-zw2lj
    @TJ-zw2lj 4 ปีที่แล้ว

    xasbunalh subxanalah...walhi kan jinni shaydan ku jira .laa ilaaha ilalaah..waraya cifriid .ma qof laa ilaha ilahahu dhahayd leedahay gaalo
    war adan kuu digaya hadad aragtid warqadan adiga iyo inta ku tabacday is dila.war sunada rasul iyo quran kariim maxa kuu diday inad akhridid....ma galada kusoo diray.xasbunlah xasbunallah

  • @momamedmohomoud4280
    @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว +3

    Sh dadka bidcada ka daa mahamed ibna cabdi wahaab kuumu sheegin kutubtuu qoray waxaan ayad quran iyo xadiis saxeex ah
    Ahay markaa intaad awliyo iyo siyaaro u doodaysid xaqa ilaahay u dood salaam

    • @AliMohamed-wb1ei
      @AliMohamed-wb1ei 9 ปีที่แล้ว +1

      Balaayo hakugu dhacdee ma ina cabdi wahaab ayaa xaq waday oo wixii asaga raaca mahane musliminta intakale gaalo ku xukmiyay

    • @momamedmohomoud4280
      @momamedmohomoud4280 9 ปีที่แล้ว

      Ali Mohamed habaarkaagu adiga ayuu kugu noqonayaa ee habaarka iska daa

    • @qadar160
      @qadar160 6 ปีที่แล้ว +2

      Kheyra Allaah ha Ku siiyo. Shiikhul Islam Maxamed Cabdulwahaab Ilaahey ha u naxariisto. Waxaa neceb mushrikiin iyo mid diinta ka jaahil ah.

    • @princesssophia5835
      @princesssophia5835 6 ปีที่แล้ว

      Caliyaale الزمن الغربة

    • @maxamedbuthusseinmaadey2838
      @maxamedbuthusseinmaadey2838 6 ปีที่แล้ว

      mushrikiinta caradiina udhinta

  • @ahmedaideed8891
    @ahmedaideed8891 4 ปีที่แล้ว +1

    Alshabab iyo wahabiya ayaa dilka iyo galaysiinta kenay Alshabab somali Bay takfiiriyeen wahabi yana reer Maka ayey galeeyen

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 2 ปีที่แล้ว

    Wahhaabidu iney Budhcad diimeed yihiin iyagaaba afkooda ka qiranaaya.... Dadkii noolaa wey dileen, Hantidiina wey boobeen, Qabuurihiina wey dumiyeen sidey iyagu buugtoodaan ku cadeyeen... Wxa intaa u sii dheer iney heshiis iyo wada shaqeyn ay la lahaayeen Ingiriiska iyo Mareykanka. Illaa iyo maantana waxey dilaan muslimiinta oo kaliya.

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 3 ปีที่แล้ว

    Suufiyaaloow anigu caamaan ahey Markaan isu dhageystey dooda Salafka & Suufiyada, waxaa ii cadaatey in lakala cilmi badan yahay, Oo Suufiyadu laga cilmi badan yahay. Nala dhaafa Bidcada iyo Quraafaadka aad wadataan.

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

      Xudeyfa waxaa tahay jaahil murakab ah waxaadna noo sheegtay inaadan ahayn muslim oo aad ka mid noqotay kuwa leexday ee munaafiqiin ta ah weliba ee Alle ku dufee

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 4 ปีที่แล้ว

    Maxamed ibnu C,wahaab wuxu qoray kitaabo oo dadka Towxiidka barayo dadka ayu kaso leex jiyey shirkiyaadka owliyo la tuubo iyo qabuuro la caabudo Ayu dadka ka saray markasa dhaheysan gaal waaye ee Allah ka cabsada

  • @ismailmuse3543
    @ismailmuse3543 7 ปีที่แล้ว

    WAA HAL BEEN ABUUR MAHAY SAA QOFKALE OO ISNA QORAAY BEEN ABUUR

  • @Akhfashtube
    @Akhfashtube 10 ปีที่แล้ว

    WorLdwiThOuT BorDerS aad baadan wax u fahan saneen walalle adiga o kalane waxaa fiican inaa iska aamusto waayo lamama soctid sida ee wax u jiraan teeda kale culumada sharafta leh ee ahlu sunna wal jamaaca hadaa af lagaadeeso waa qatar maxaa kaa galay hadoo kitaab soo qaato iyo hadoo war qad kusoo qorto ? masa adigoo kale oo aana fahmeen sheekha waxa oo ka hadlayo miyoo ugu tala galay barnaamijkaan muhiimka ah ? dadka wax fahmayaan ayaa loogu tala galay inee ka faa ii deestaan taarikhda sheekha o aqrinayo si ee uga digtoonaadaan khawaarijta samankaan soo baxday .

  • @sucidbare6201
    @sucidbare6201 11 ปีที่แล้ว

    wahabiyada bidcada casriga ah diinta alaha ka qabto yuhuud ayay u adeegayaan

  • @aliosmanALIAKHYAAR
    @aliosmanALIAKHYAAR 11 ปีที่แล้ว

    kitaab tariikh ah oo ka hadlaayo qabiilada carabta iyo qaabka loo loo aasaasay dowlada sacuudiga iyo dooorka uu kulaha mohamed bin cabdi wahaab miyaa diin laga dhigay sida siirada nabiga loo aqrinayaa walallahi somalida musiibada ku dhacday culimada xitaa kama fakan .nin sheekh caalim ah aqoon u leh diinta islaamka kuma haboona sharafna uma ahan in uu umad kale ama qof kale xumaantiisa u mashquulo ,hadii xitaa xumaantaas ay jirto oo sax tahay . cashar ama kitaab in uu aqriyo ayaa la qaatay .

  • @qadar160
    @qadar160 6 ปีที่แล้ว

    Wahaabiya waxaad wanaag ugu filan in loo qirey in ee yihiin kuwa Allaha All Wahaabka ah keligii caabudo. Suufiyana waxaa xumaan ugu filan in ee yihiin dad Suufi ah. War naga tag waxyahoo suufigaa hadii lagu dhaho waad xanaagee waayo Suufi waa doqon. Kan was Suufi Suufi micnaheeda waa kan waa dabaal dabaal.
    Cabdulsuufi iyo cabdulwahaan kee in lagu dhaho jeclaan leheed????

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 3 ปีที่แล้ว

    Been badana

  • @maxamedaadam4737
    @maxamedaadam4737 4 ปีที่แล้ว

    MAQABO WAXAAD KUHADLEYSO MAXED CABDI WAHAAB WAANA BEEN ABUUR CAD DADKA BEEN HAWSHEEGIN ADuu KAALUN SAN YAHAY DARIIQU

  • @abdullahiabdihussein9925
    @abdullahiabdihussein9925 11 ปีที่แล้ว +1

    wahaabiyanimadu waa nooc kamid ah inkaarta. laakiin dadka sidaa uma oga. waxaa lamoodaa in ay tahay fikrad .qof aan inkaarnayn ma noqdo wahaabiye

  • @khaalidismaacilali9556
    @khaalidismaacilali9556 5 ปีที่แล้ว +1

    Beelaale ilaahay kacabso waxaad wadaa waa warkii suufiyada maxamed ibnu cabdiwahaab waxaa waxkasheega dadka manhaj ka nabiga khilafan waxba adoo intaa leeg kuma kalamaan baxsana suufubaadtay

    • @muhudinsheikhabdi8329
      @muhudinsheikhabdi8329 4 ปีที่แล้ว

      Sxb Maxamed binu Wahaab miyaa difaacee ee muslimiintii laayey dhulkii xijaas ee muslimiin tana badaley ee Sacuudi Carabiya u badaley
      Maxamed binu wahaab halmar ayuu 700 oo muslimiin ku dilay Caasimada Sacuudiga ee loo yaqaan Riyaadh
      Marka wlhi hafaaa ogaan laheyd taariikhda wahaabiyo in aadan jeclaateeen

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      Horta waxaa cajiiba wahaabiya ma nihin ayaad tiraahdiin hadana waa difaacaysaan oo waa gobanaysaan hadii xumaantiisa la sheego

  • @ZayidAli6666
    @ZayidAli6666 5 ปีที่แล้ว

    beeenaale baa tahay

  • @xaliyeofficialyoutube3057
    @xaliyeofficialyoutube3057 4 ปีที่แล้ว

    Waar yaa taariikhda beenaad akhriyaysaa

    • @jaamackaasimkaasim7696
      @jaamackaasimkaasim7696 4 ปีที่แล้ว

      War taarikh beenaad maahe waa lugu siray ee diinti aabaha iyo awooga u soo laabo si aad tawxiid 1 saxa aad ugu dhimado hadii kale 3 tawxiid ayaad ku dhimee isku mid baad naqaysaan adi iyo nasaro

    • @ahmadkeysemohamad6989
      @ahmadkeysemohamad6989 3 ปีที่แล้ว

      @@jaamackaasimkaasim7696 sheekadan waa tii carabtii jaahilayada aaabbahaa io awoowgaa ku yeh

  • @xasangadaa6916
    @xasangadaa6916 4 ปีที่แล้ว

    Kadaa beenta umada suufiyada warkooda waa la fahmee

  • @yoao7741
    @yoao7741 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @anizamohamoud6913
    @anizamohamoud6913 5 ปีที่แล้ว

    maansha allh