Wahaabiyaddu Maxay Ku Khaldantahay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มี.ค. 2021

ความคิดเห็น • 73

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazaakallaah kheyr Dr mahmed

  • @fofo105
    @fofo105 ปีที่แล้ว +5

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
    War quraanka laaxinka kadaa oo ceeb Maa hane kitaab soo qaado

    • @GeediGeediMuse
      @GeediGeediMuse ปีที่แล้ว +2

      Wahaabi miyaa tahay

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน +2

      Hadal kiisii qiimo bad-naa intas
      khalad.ka miyaa ka fahantay 😂
      Wahaabi markii aan ka baxayey
      Caqli ayaan lahaa alhamdulillah ❤

    • @fofo105
      @fofo105 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wahaabi ahow ama suufi ahow kalaam ka alle qofna in uu laxni ku akhriyaa Uma banaana. Laakiin waxaa layaab ah in wadaadkan hadalkiisa uu qiimo ku la leeyahay kalaam kii ilaahay oo lakhaldaya na uu san wax qiimaa ku la lahayn.
      USTAAD laba waa mid. 1. In Aadan quraan ka wax badan ka aqoonin oo aad xisaabta iyo saynis ka ustaad ku tahay. 2. In aad quraan ka taqaanid. laakiin hadal ka ilaahay oo la khaldaa aadan dhib wayn u arag. Waxaanse filayaa inay tan hore tahay.

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      @@fofo105
      Akhiiyow horta aniga kula yaabi maayo sababta oo ah wahaabi waan soo ahaan jiray alhamdulillah cudur kaas hada waan ka bogsaday lkiin adiga ayaa hada la dhiban alle hakaa soo saaro shartaas waa dad khalad.ka dadka bes arka oo negative ama salbi ah .
      Quraanka uu gafay kulama yaabin sababta oo ah waa biniaadam laxnin kara oo khaldami kara
      Sheekh umal ayaan arkay 100 jeer asaga oo quraanka khaldaya waana la saxaa ceeb uma arko kumana caayo.
      Xataa imaam.ka tujiya xaram-ka ayey ku dhagtaa aayada ceeb maahan akhiiyow
      Lkiin adiga ayaa fakir khawaarij ah oo mutashadid ah lagu soo baray fadlan ka bax waxaaas arday caqligiisa xor u ah noqo waa iga talo
      Carab walba ayaa quraanka khaldi kara xataa adiga kama dhaaran kartid akhi

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse ปีที่แล้ว +2

    Wax badan ayuu ifiyey wallahi Manshallah. Wahaabi iyo Takfiir ha la iska qabto

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 3 ปีที่แล้ว +8

    Wahaabiyiintu markay Somalia yimaadeen baa soomaali Fidno ugu horreysay.

    • @Vonaark28
      @Vonaark28 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdulahi814Orodoo bumbo dhexda ku xiro oo dadka shacabka
      Laa, illaa Diintinnu waa intaase.

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 8 หลายเดือนก่อน

      @@Vonaark28 qabuuriyiinta cuqdad dilayso

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 หลายเดือนก่อน

    Siduu ugu badbaadey noo sheeg.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 ปีที่แล้ว +1

    الدين الا سلام يعلي فوق كلي شي ولاعلي عليها. نحن لا زم ان نفرق الدين الإسلام الحنيف والحكام. نعم الكفر يسعى ان تهدم الدين الإسلام بكل وصيله ولكن الدين لايغير حتى اخرساعه وكلن الإنسان ستخير وتكفر نعمة الله بكل انواعها.

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 2 ปีที่แล้ว +1

    Imaamu Shaafici AUN wuxuu ku dhashay magaalada Qasa ee Falastiin. Wuxuuna u dhashay Qureysh.

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 ปีที่แล้ว +2

    Aww illahay wuxuu isku sheegay sideedaynu u qaadanaynaa mana ta wiilinayno mana taxriifinayno .saacad aad caqligaaga ka shaqaysiisaa ka fadlibadan 70 sano oo wax akhrido. Caligula hashaqeey dhanyaroy

    • @iaw2401
      @iaw2401 ปีที่แล้ว

      Alle wuxu sheekte in loo sugo maxa ku diide , adigoon usuureysan waxa maxkaxdada kuso dhacaya

  • @fayzahaxmett8493
    @fayzahaxmett8493 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Maxamed Cabdi dauud

  • @abdalaguled7269
    @abdalaguled7269 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh wax bartay oo academic ah aad iyo aad baan ugu riyaaqay hadalkaaga

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 หลายเดือนก่อน

    Sax adeer ayada
    و السما ء ابنينا ها با ايد

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 26 วันที่ผ่านมา

    Shiikh , anigaa ayaa markhaati kaaga ah goob joogna u ahaa inta aad ka sheekaysay siiba markay si fiican usoogaleen .

  • @ahmedabdi4362
    @ahmedabdi4362 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @mustafeabdirizak1277
    @mustafeabdirizak1277 8 หลายเดือนก่อน

    🤲🏻 ربنا يكرمك يا شيخي ويرفع قدرك ويسهلك. ويجعلك في كل خطوة سلامة وغنائم مما نويت.
    ❤ تبارك الله احسن الخالقين 🕋 يارب يارب يارب ❤يا الله 🕋 صل الله على سيدنا محمد صل الله عليه وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا عدد كمال الله وكما يليق بكماله🕋 الله 🕋 الله يسعدك ووالديك واخوتك وكل اهلك واحبابك دنيا وآخره ولكل خير وسعادة دائما يوفقكم ويطول بالخير والسعادة عمركم 🤲🏻جميعا 🕋❤ 🤲🏻I

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah aqoonyahan soomaaliyeed.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 หลายเดือนก่อน

    Shaafici Asxaabi masoo gaarinba

  • @S..o0264
    @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah dr sh maxasmed daaudd ❤

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaafici wuxuu ahaa reer banii muddalib oo reer banii haashimna ay xilfi soo jireena ahaayeen adeerna way u ahaayeen reer banii haashim.
    Shaafici wuxu caan ku ahaa jacaylka aalu baytka gabayo badana wuu kacabiray arrinkaa waana lagu colaadiyay .
    Arrintaana maxkamad ayaa loosoo taagay hayeeshee wuxuu doortay inuu is qariyo .

  • @rashiidibrahim8076
    @rashiidibrahim8076 3 ปีที่แล้ว +3

    Xasan bannaa oo aasaasay ikhwaanka 1928 magaalada ismaaciiliya oo ahayd waagaa saldhigii ugu waynaa ee ingriisku ku lahaa bariga dhexe heshiisna way wada galeen janankii ingiriiska ee ugu sarreeyay konton kun oo junayah ayaanu gacanta kasaaray oo ahayd lacag aad u badan xilligaa
    Waa taariikh dheer eeg dr saalax wardaani oo masriya qoraalada iyo kutubta uu arrinkaa kasameeyay.
    Wahaabiyadana mr hamfar ayaa u dhiibay max.d binu cabdi wahaab .
    Waliba ina cabdi wahaab wuuka siira xunyahay xasan albannaa.

    • @Somali100
      @Somali100 8 หลายเดือนก่อน

      Sxb taarikhdan xagee ka helaa

    • @omayrmoha2984
      @omayrmoha2984 8 หลายเดือนก่อน

      Allaha Ku sharfo

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 ปีที่แล้ว +3

    Iska sax aayada quraanka

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 หลายเดือนก่อน

    Isku uruuri odoygu waa qur aani

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 หลายเดือนก่อน

    Wahabiyada markii la aas assayed dhulka somalia wuw usojogay waxba haqeeylinin waabadi wahabiyada dowlado ayey ushaqeyan diinmawadaan

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 2 หลายเดือนก่อน

    Beentiisa muxadithiin waa qiciga lama heystaan kulaa.
    Micnihiisa waa xadiith majiro.

  • @mustaqbalmedia9699
    @mustaqbalmedia9699 ปีที่แล้ว

    Shaydaan Cimrigaan Iyo Diin La Dagaalan Subxnallah

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hadaad kahadkeyso ninkan maa cadeeysid meeshuu diin kkula dagaalammay? Aragtidaada ka hor keen. Wadahadalku ceeb maahan - aflagaado iyo gacan kahadalkaa reeban.

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      Jaahil yahow sheekh beenta ka dhaaf wax dhintay baa tahay
      Wahaabiyada waa khawaarij gaalo ayaa aas-aastay si muslimiinta loogu tir-tiro hadana waxaa tiri qofkii been abuurka Wahaabiyada ka hor yimaada in aad diinta ayuu la dagaalay dhahdo saqajaan yahow culimada sharafta badan afka ka leexi uraya

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 11 หลายเดือนก่อน

    Kani wax buu isku qaldayaa KHawaarij iyo salafi maxaa iska galay ? inaad diinta barato baa kuu fiican marka hore intaadan hadlin?

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 11 หลายเดือนก่อน

      Bal noosheeg farquga udhexeeya labada qolo?
      Waxaanu og nahahay in labaduba ay ku arooraan ibn taymiya >ibn cabdukwahab>albani iyo asxaabtiisa cusub ee utheymeen etc.
      Caquidadu waa isku mid.
      Takfirinta waa isku mid
      Bisinka laqariyo wa kamid
      aminta laqariyo wa kamid
      Saliga Rasoolka la diido صلى الله عليه وسلم Wa kamid
      Tawxiid sadex looqeybshay waa kamideysan yihiin.
      Udgoonkii rasookkeena ahaa صلى الله عليه وسلم Darajaduu ilaahey siiyey ee kheyrul khalkhiga ahaa in hoos loo dhigo sharaftaas oo ladhaho usha ibn cabdukwahab ayaa kawaxtar badan waa kasiman tihiin.

  • @abdalla6978
    @abdalla6978 3 ปีที่แล้ว +3

    Wahaabiyadu Ibnu Taimia iyo ina Cabdiwahab aya Nabi u ah, kana jecelyihiin Rasuulkena Muxamed SCW.

    • @abdalla6978
      @abdalla6978 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdulahi814 Ahlu Takfiir wal Khawaarij Almujasimah, wa la ogyahay waxa ad tihiin iyo halka aad kaso jeediin, Firqo yar ee shaqadoodu tahay Gaaleysiin, Dil, iyo Qarax Umada Muslim ka ah Allaha idinka qabto Nijaasyahay.

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah sidaan baa wax loobarta masha allah

  • @cabaasshcabdi1864
    @cabaasshcabdi1864 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaahil aan waxba aqoon , war yaan laguugu qoslinne iska aamus

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว +2

      Adiga inaad ka jaahilsan tahay malaga yaaba awoowe? Horta Dr heerka aqoontisa ma ogtahay?

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      Aamus doqon yahow afka xun Wahaabiyada wa laga cirib tirayaa dalka gaalo ayaa abuurtay 😮

  • @nimcomaxamed3499
    @nimcomaxamed3499 3 ปีที่แล้ว

    Aqoonyahansm Somali

  • @cabaasshcabdi1864
    @cabaasshcabdi1864 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyeey kan waa quraaniyiinta waxba haka dhagaysanina , waa jaahil

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว

      Maxaa cadeyn ah oo aad haysaa awoowe?

    • @abdirizakmunye8764
      @abdirizakmunye8764 ปีที่แล้ว

      Waxa uu sheegayaa waa xaqiiq miyaadan dhageysaneyn gaaladii iney leeyihiin wahaabiyo anagaa sameyney abuurney tankale kooda ugu weynaa mohamed cabdi wahaab inuu ingiriis u adeegayey
      War nin yahow taariikh da akhri jaahil yahow adigaa jaahil ah hadda
      Waxaan waa taariikh nacas yahow aanan maskaxda fureyn damiin inaad tahey baan u maleynayaa

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 ปีที่แล้ว

      Maaha jaahil.waa xoga ogaal kulansaday siyaasada iyo diinta

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 10 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu yiri waxaan ahay ahku sunna waljamaca oo shaficiya ah - waana ku faanaa buu yiri. Aduu ma xanaabilaada cusub ee somakiyaa tahay? Kuwa hada hawada kasiibaxay.

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      YAA KUGU DHAHAY quraani waa baa gaal ah 😂
      Wadaad wahaabi ah ayaa soo wasay maskaxdiisa Naclad yahay ilaahay quraan ayuu soo dajiyey bukhaari iyo muslim qarnigii sadexaad ayey ahaayeen wixii quraanka bes waafaqa ayaa laga qaadan lkiin beenaha kale ee ku qoran futada ayaa lagaa galin doofaar yahow caqliga laga soo wasay waa kuwa uu hada sheekha ka hadlayo oo caqliga laga qufulay baa tahay diinta ayaad cadow ku tahay goorma ayaad is qarxin 😂

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 ปีที่แล้ว

    War kani waa beenaale oo waxa uu nagu sheegay inaanu ahlu beytkii rasuulka nhy.csw

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa cadeyn uhaysaa mpwduuca uu ka hadlaayo in uu khalad yahay?

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      Oo yaa kugu dhahay ehlu baydka in la sheegto waa wax xun 😂 war waxaan jaahil sanaa caqliga wahaabiyada umada iyo naftiisa xataa qatar ayuu ku yahay 😂

  • @mukhtarmaxamud9362
    @mukhtarmaxamud9362 2 ปีที่แล้ว

    Wahaabiya markukuleyahay waa jaahil.wahabiyo waxlayidhahdo majiro
    .khurafatbadan bu aminsanyahay dodi isaga iyo feysal dhexmartey.qofwalbana dhelh lamayidhahdo.

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 ปีที่แล้ว

      Wahaabiyo soo fikirka maxamed bin cabdi wahaab maaha

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 10 หลายเดือนก่อน

      Sheydaankaa laga hayaa inuu yiraahdo "Wax sheydaan layiraahdo majiro".
      Hadeysan wahaabiyo jirin maxaad udifaaceysaa waxaan jirin?
      Suaal: Wali magaartay casharka wahabiyada/Salafiyada ee tawxiidka sadexda ah; uluhiya, rabubiya, iyo asmaul xusnaa - weydii shiikhaaga meesha laga keenay; keen dheh ayad ama xadiis. Dhaqso intaadan catholic noqon.

    • @S..o0264
      @S..o0264 4 หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyada waa sun
      Waana firqo munxarif ah

  • @yassinmuktar5158
    @yassinmuktar5158 3 ปีที่แล้ว +2

    Aqooyahankaaan oo kale ayay somali ubahan tahay