VIDEO EDITING: Sida ugu fudud muuqaal sameynta CapCut Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    CapCut: www.capcut.com/
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Koorsada ka dalbo website keena
    👉abdishakur.me/....
    Telegram: t.me/abdishaku...

ความคิดเห็น •

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 7 หลายเดือนก่อน +133

    Saaxiib Waxaan kuugu mahadceliyo ma garanaayo Meeqo course Lacag waali ah la iibiyo ayaad si free ah Nagu siisay mahadsanid Congralution 100k for you

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน +12

      Mahadsanid wll

    • @sportschannel6235
      @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdishakurHMSu'aal ayaan wataa waxay tahay facebook page kaaga muuqaalkaaga Masoo dhigtiti muqaalo kale ayaat soo qaadataa sidee copyright iyo report is kaga ilaalisaa please isoo jawaab waa iimuhiim

    • @abdijaliilzg6833
      @abdijaliilzg6833 7 หลายเดือนก่อน +2

      Wll course kaas halkee kahelaa

    • @suhaip---chann
      @suhaip---chann 7 หลายเดือนก่อน +3

      Sabisgareeb isoo dheh wllo waxuunbaa naga faaidiye mahadsanid

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน +19

    Hambalyo dhammaan saaxibada qaaliga ah ee suurta geliyay inaan soo gaarno 100K Subscribers. Waxaan rajaynaynaa inaan 1M gaari doonno, hankeennu tiro maaha ee waa tayo waxaan xoogga saari doonnaa waxyaabaha da'yarta lacag fiican ka samayn karaan.

    • @sportschannel6235
      @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

      Su'aal ayaan wataa waxay tahay facebook page kaaga muuqaalkaaga Masoo dhigtiti muqaalo kale ayaat soo qaadataa sidee copyright iyo report is kaga ilaalisaa please isoo jawaab waa iimuhiim

    • @sportschannel6235
      @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

      Ha igu adkeeynin please

    • @abdulahidcd
      @abdulahidcd 7 หลายเดือนก่อน

      Zxp copy right hadaad kasoo qaadayso TH-cam waa in uuna ka badan video gaasi 10second waa intaan ogahay

    • @Dayibliamt-mf6si
      @Dayibliamt-mf6si 12 วันที่ผ่านมา

      Asc waxaan kuu hayaa topic viral ah oo muuqaal ka samyn kartid

  • @abujabal2276
    @abujabal2276 5 หลายเดือนก่อน +7

    1M ayaa mardhow ku rajayna sxb ustad
    Casharkan waa ishafiyay wlh
    Mahadsanid usraadkeyga
    Muqdisho kala socdaa

  • @MohamedaminMainey-wg8gk
    @MohamedaminMainey-wg8gk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo 100K waxaad u qalantaa 1M iyo kabadan kuwo aan waxba laga faa,ideeyn ayaa malyan heesta laakiin kuwa ku xiran ayaa maalaa yacniga daneeyo inta adiga kugu xiranna waa kuwa jecel hormarka iyo daawashada waxa an facaayo waa kaaga mahadcelinayaa soo gudbinta waxa wanaagsan allaah ha kaa abaalmariyo sxb ustaad Shakra

  • @amiiromohamed-k3u
    @amiiromohamed-k3u 10 วันที่ผ่านมา +1

    macalin qaaliya aad aya umahdsanthy

  • @teamsharmaboy9932
    @teamsharmaboy9932 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks ustad wax badan baan ka fa iday adban u jeclan laha inad no so badisid video editing course ku sabsan 💯

  • @eymanzon
    @eymanzon 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 1m ayaad uqalantaa aad iyo aad ayaad umahadsantahay xaqiiqdii waxaadbo umalesaa inaaad hamiga iga dhex guuxaayo inaad sifcan iigu sii bidhaaminesid thanks noo soo badi ustad cashar 2aad codsi noogu soodar

  • @xuseenadan8949
    @xuseenadan8949 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad aad iyo aad ayaad umahadsantahay
    GREAT TEACHER

  • @mustafkaraama4047
    @mustafkaraama4047 7 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid ustaad lkn waxaan jeclaan lahaa codsigeyga adigoo tixgalinaya inaa asagoo mobile ah noo soo sameysid part2

  • @footballmen1
    @footballmen1 7 หลายเดือนก่อน +1

    sxb 100% shukrn xaqiiqatan 1milione waad istaahishaa
    codsi : capcut playlist nooga dhig.
    jazakallah kheyr

  • @cabdinasirsiciidjibriil4932
    @cabdinasirsiciidjibriil4932 7 หลายเดือนก่อน +3

    Walaahi casharkan waxaan radinayay in mudo Ah thanks teacher

  • @BarkhadCiro
    @BarkhadCiro 3 หลายเดือนก่อน +3

    جزاك الله خير 😊

  • @rooneibrahim2510
    @rooneibrahim2510 7 หลายเดือนก่อน

    Hompalyo Hompalyo Macalin intas iyo in kabdhan u qalantaa waxn 1000 jeer kuleyahy Congratulations 🎉👏

  • @YuukeyAhmed
    @YuukeyAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal wllhi qof qalbi wanaag San thy runtii Allah ku sharfo❤

  • @abdikaafihassan3081
    @abdikaafihassan3081 7 หลายเดือนก่อน

    Aad baad umahadsanthy masuul wax Badan waan kaa faa’iday waana rajeynaa inaa wax ku qabsado insha allah Adigana guula fara badan kuu rajeynaa🙏👏👍

  • @Zucky7
    @Zucky7 7 หลายเดือนก่อน

    thsnk you wll wax badan ayaan ka fahamhay tutorial-kan muuqaaalada online ka sida lacag loogu sameeyo nosoo gali adoo mahadsan. mahadsanid

    • @HamzeJama-mi1lg
      @HamzeJama-mi1lg 4 หลายเดือนก่อน

      @gelle bashiir ninka booqo sxb ninkasa soogaliye

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid zxb waxbadan kafaiday muqalkan thanks keep going zxb 🎉

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 7 หลายเดือนก่อน

    Marka Hore Hampalyo ustaad Aad baad u mahadsanthy markasta waxaad noo soo Gudbisaa waxyaabo muhiim Aha inoo soo badi video editing io Qaabka loo sameeyo TH-cam ❤❤✊✊

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 7 หลายเดือนก่อน

    Marka Hore Hampalyo ustaad Aad baad u mahadsanthy markasta waxaad noo soo Gudbisaa waxyaabo muhiim Aha inoo soo badi video editing io Qaabka loo sameeyo TH-cam ❤❤✊✊

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hanbaly0 100k Walal inta ka badan ku rajaynayaa❤

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 7 หลายเดือนก่อน

    Walal noo soo sheeg oo nala wadaag wadamada Afrika wadanka ugu fiican ee lagu xirto youtube ka waa mahad san tahay walalkeey

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah jazkalahkhaar

  • @maslahabdi7205
    @maslahabdi7205 7 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay eng- Abdishakue Mohamed hanbaliyo 100k subscribers 🎉🎉🎉

  • @Gobaadshow12
    @Gobaadshow12 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah horay usoco ustaad

  • @malloyt1223
    @malloyt1223 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hanbalyo 100k 🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedAli-pj3id
    @AhmedAli-pj3id 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll allh ajar hakaa siiyo

  • @Xakiidabdi
    @Xakiidabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo wllky abdishakuur intaa iyo inkabadan kuu raynayaa i,a next 200k

  • @caanooleofficial3584
    @caanooleofficial3584 7 หลายเดือนก่อน

    M.a ustata qali ah mrkaan arkey video Edding sida loo sameeyo wn qosley wllhi ustata wd naga farxisey wllhi Aniga wnnku xan weenahy in aan barto thnka Abalkaga wax aan ku gudo maba jirto nolosha kuma xumeyso ustata qali ah

  • @mohasahan
    @mohasahan 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah eng ka umada somliyed hablyo
    Se ku sameya waji geyga an la arki karen mar ka dhamyo see save greya

  • @Threebal200-eu6je
    @Threebal200-eu6je หลายเดือนก่อน

    Thanks eng inoo Soo badi

  • @Okash.h.odowaa
    @Okash.h.odowaa 7 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsanthy eng waxa u isicmali jirey iska bashal lkn wax badn kaa faidey adope premier xoga saari jiray. Cubcutka ka fudud lkn advance asago ah so masay

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 7 หลายเดือนก่อน

    Congratulations ustaad intaas iyo ka badan ba waad u qalantaa ❤❤❤👏

  • @MohaAk-c4x
    @MohaAk-c4x 7 หลายเดือนก่อน

    Ustat ad ba u mahadsanthy hampalyo waan waa mudanthy intan iyo kasii badan 🎉🙏

  • @barreadan2268
    @barreadan2268 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad aad iyo aad

  • @luulclaahi1004
    @luulclaahi1004 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks eng wax bdn ka faaidanay aniga wa hore kula saxiibay

  • @cabdulaahibashiir19
    @cabdulaahibashiir19 2 หลายเดือนก่อน

    Guleso sxb sida nocawisy alle haku cawiyo wlll

  • @abdihakimhiis
    @abdihakimhiis 7 หลายเดือนก่อน

    100k iyo kasii badan ba waad u qalantaa zhp 🎉❤

  • @championsleaguematches
    @championsleaguematches 7 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid eng wax badab kaa faaiday , thankz alot

  • @caasimcqc2695
    @caasimcqc2695 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 🎉 100k
    Aad ayad u mahadsantahy hagarbaxa aad dhalinta u hagar baxeyso

  • @Abdimohmed09
    @Abdimohmed09 2 หลายเดือนก่อน

    Sadaqo alleh ha kaaka yeelo ustaad

  • @suhaip---chann
    @suhaip---chann 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ma jeceshahay dhagaysiga maxaadirooyinka khayrigaa nagausoo biir
    Sabisgareeb nooreeb mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Maasha Allah

  • @BarreSoofaneYareYaresoofane
    @BarreSoofaneYareYaresoofane 5 หลายเดือนก่อน

    Abdi shakuurow aad ayaan udhawahay
    hal isteeb kaliya ii sheg sidee creativity bolgaram bata loo samestaa adigoo soo.aliya jooga adigana masameysaa

  • @maryamaruun5654
    @maryamaruun5654 7 หลายเดือนก่อน +1

    Computerada ugu fiican ee video editingka loo siticmaalo nala wadaag i.a

  • @Qosol_qaraaxo22
    @Qosol_qaraaxo22 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sida muuqaalada dadka kale loo soo dhigo facebook iyadoo laga fogaanaayo unoriginal content si lacag looga sameeyo noosoo samey xitaa adoo wejigaada soo gelinaayo sida inaa reaction bixinaayo oo kale thanks

  • @yahyesadik66dk29
    @yahyesadik66dk29 7 หลายเดือนก่อน

    Qof 100k buuxiyay waa aniga ee zxp horay u soco cashirada noo soo badi

  • @salahmarcelo7824
    @salahmarcelo7824 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo ustad 100k 🎉wax an hal semester behida an qabo uga kaftomi waye yaa 35 minute bahideydi intedi badneyd ku xalisay mahadsanid kun jeer macalimu
    Wan ka sugna id asna

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah macalin Cabdi Rashid

  • @ahmedturdho3848
    @ahmedturdho3848 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sida youtube muuqaal loo sameeyo adoo muuqaalkada la arkeynin noo soo gudbi

  • @mohammednuraliahmed5015
    @mohammednuraliahmed5015 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb wax badan ayaan ka faaiday

  • @shukricabdulahi5231
    @shukricabdulahi5231 7 หลายเดือนก่อน

    Hmblyo macalin 100k subscribers🎉❤

  • @aadancarabofficiall5674
    @aadancarabofficiall5674 7 หลายเดือนก่อน

    Sidee reaction looga sameya marka cupcut inaga so xiji i.a ❤

  • @abdiyamani8672
    @abdiyamani8672 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp qaali, part two gana noosoo gali,

  • @samaaleabdi-9848
    @samaaleabdi-9848 2 หลายเดือนก่อน

    thanks bro

  • @ImanAbdiabdulle
    @ImanAbdiabdulle หลายเดือนก่อน

    thanks bro

  • @abdinaasir-bx1dd
    @abdinaasir-bx1dd 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo keep going ustaat mahatsanid in badan 🎉

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 5 หลายเดือนก่อน

    Aad baad u mahadsanthay macalin

  • @aashdigital
    @aashdigital 7 หลายเดือนก่อน

    Big legend sxp noo soo badi courceskaan

  • @AhmetUpdirahman
    @AhmetUpdirahman 14 วันที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahay zxp, lkn waxaa wacnaan lahayd adigoo materialka aad isticmaashay soo dhiga linkga si loo download garaysto, qofkuna isugu dayi karo inuu sidaasa u hagaajiyo, any way thanks

  • @husseinbotan8488
    @husseinbotan8488 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mudane

  • @abdullahihayi1656
    @abdullahihayi1656 3 หลายเดือนก่อน

    Waaad mahadsan tahy bro telefoon sidee loogu sameyaa

  • @NugalGarowe-qk7hk
    @NugalGarowe-qk7hk 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sida aad codsigaygii uga soo jawaabtay wall ku mahadsanid❤

  • @xasankhanofficial4493
    @xasankhanofficial4493 4 หลายเดือนก่อน

    my teacher Ferry thanks

  • @anfacxirsi-mv5zc
    @anfacxirsi-mv5zc 7 หลายเดือนก่อน

    Wall ilahey aduun iyo aaqro hakuu gar gaaro waxbadan kaa faaiday shugran

  • @Said-l9q
    @Said-l9q 7 หลายเดือนก่อน

    Engineere sideen pagraround usameynaa aniga oo is ticmaalayo capcut .
    Mahadssanid ❤

  • @abdallaatoosh3024
    @abdallaatoosh3024 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb mahadsanid in badan Waa muuqaal qiimo badan

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi waad mahad santahay

  • @MKMK-jy9uu
    @MKMK-jy9uu 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Mahadsanid waxaan jeclaan lahaa sida TH-cam Shorts faceless ah oo qurux bdan loosameeyo inaad nala wadaagto.

  • @AbdirahmanMursalIsack
    @AbdirahmanMursalIsack 7 หลายเดือนก่อน

    thanks bro waxbaa kaa faaiideey

  • @service114.
    @service114. 7 หลายเดือนก่อน

    mahadsanid ustaad qaabka muqaal aan duubin loo habeeyana muqaal kasoo samee

  • @mahadmoha3147
    @mahadmoha3147 7 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad aniga oo kugu xaafad ah 2 guri oo isku dhagan kala dagan ayaan ka faideysa waaye

  • @Mohammedhassan-s2p5p
    @Mohammedhassan-s2p5p 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 100k❤❤❤

  • @aafrah8592
    @aafrah8592 หลายเดือนก่อน

    asc
    sharraxaadda si tartiib ah noogu sharrax, suaal qofkii qabana xagguu kaala soo xiriiri karaa

  • @makkaaabdulkadir4779
    @makkaaabdulkadir4779 3 หลายเดือนก่อน

    Illaahay baa waxfududeyo wl

  • @tayoproductionmovieshd
    @tayoproductionmovieshd 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga manta August sobiray wadna mahadsantahay side ad nogu helantahay ilahaey hakula jiro

  • @bashiirqooje825
    @bashiirqooje825 15 วันที่ผ่านมา +1

    ustaad kolka aad export dhehdidi xagee bay galayaan muuqaaladu.

  • @BuildingDesign252
    @BuildingDesign252 หลายเดือนก่อน

    Eng waad mahdsantahy
    Video gan wax badan an ka faidey

  • @saymudiinofficial
    @saymudiinofficial 7 หลายเดือนก่อน

    Wxn ahay photography wxn wuxuu gaa la aqaan adobe premiere lkn hda application kan wx bdn ka Faiday markii hore wax sas u bdn kama aqaaan shugran bro

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 7 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay waa vedio cajiib ah😅

  • @barbatov288
    @barbatov288 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxa tahay dhirii gakiyaga dhalinta somaliyed inshallah hormar wangsan ku rajeyna

  • @dhiblaawemedia
    @dhiblaawemedia 3 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsan tahay wll

  • @Natureandmotivation777
    @Natureandmotivation777 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo ustaad 100k

  • @Xanfureesha
    @Xanfureesha 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllo

  • @MAXKAMADAD1QAYBTAMADANIGA
    @MAXKAMADAD1QAYBTAMADANIGA 4 หลายเดือนก่อน

    shukran ustaadunaaa, waxaan ku weydiin rabay marka aad leedahay 100K SUBSCRIBES ayaan gaarnay sida text loo soo galiya video ga waad nagu tustay aniga biloow ayaan ahayee marka wxaad na tustaaa marka aad leedahay 9999999999 ,100,000 qoraalka kuma jrto afka waad ka sheegtay HOW? halkaasi ii bidhaami, mahadsanid.

  • @mohameddaauudxaashi
    @mohameddaauudxaashi 3 หลายเดือนก่อน

    ASC WALAL WAXAAN RABAA IN LA II SAMEEYO VIDEOS

  • @nuradinyasin516
    @nuradinyasin516 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sida muuqaal loo duubo ayadoo wajigaaga aan la arkeyn noo soo gali fadlan.

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah isbuucan dhexdiisa waa soo gelinayaa

  • @abdullahimoktar9953
    @abdullahimoktar9953 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 100k

  • @YuusufAbley
    @YuusufAbley 7 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad u mahadsantahay sxb

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 3 หลายเดือนก่อน

    Shukran walaal jazakalahu janatul fardowsul aclaa walaal waxa noso galisa sida qoraal lo saaro ado raali ah

  • @deeqmaxamed6188
    @deeqmaxamed6188 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo Hambalyo waad u qalantaa intaas iyo in ka badan

  • @aweisabbas5686
    @aweisabbas5686 4 หลายเดือนก่อน

    waad mahadsan tahay bro

  • @MahadDheere-m2s
    @MahadDheere-m2s 7 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 💯100k

  • @AbdukadirMohamed-pi2oe
    @AbdukadirMohamed-pi2oe 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb

  • @hodanabdillahidjama2512
    @hodanabdillahidjama2512 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wll macan isagoo telefoon no so samee

  • @haashimabdulaahi2609
    @haashimabdulaahi2609 7 หลายเดือนก่อน

    Congratulations 100k subscribe

  • @dayibqasim4259
    @dayibqasim4259 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin waxa jeclhy ina business an leyhy Samaysto fikir wa hysta. Lknse xoga mashrucas an ka shaqaynayo aqon fcn anan ka haysan
    Waxa u bahanahy ducadiina somaliyey
    40 qofod siniyad kugu duceyseysa ducadoda wa la aqbala

  • @yasinibrahimabdi4924
    @yasinibrahimabdi4924 หลายเดือนก่อน +3

    Where is the link plz

  • @moohazaani
    @moohazaani 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid congratulations 🎉🎉 ustaad

  • @abshircanogeel6109
    @abshircanogeel6109 7 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo 🎉ustaad

  • @AyaanYusuf-ey3bk
    @AyaanYusuf-ey3bk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aboweh lkn adi Computer aa ku habeenosaa ana maheesto marka sida mobileka loogu habeeyo soo gali please🙏😢

  • @YuukeyAhmed
    @YuukeyAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal video editingka sida loo sameeyo nosoo badi