bilaw ilaa dhamaad barashada capcut video editing mobile ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Waxaan rajaynayaa in muqaalka wax un aad ka faaiday fadlan nagu so biir oo channelka subscribe saar Mahadsanidiin dhamaantiin
    Social links ⬇️
    🟧 Instagram
    www.instagram....
    ⬛ Tiktok account
    www.tiktok.com...
    🟦 Telegram
    t.me/eissaabdalla

ความคิดเห็น • 46

  • @GelleBashir
    @GelleBashir 2 หลายเดือนก่อน +17

    u did bro

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you bro🤗❤️

  • @AzadShow-y4i
    @AzadShow-y4i 8 วันที่ผ่านมา +1

    Lagend zxb guulyso

  • @abdallaMo-fb6tu
    @abdallaMo-fb6tu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sxp wax badan kaa faaiday soo badi muuqaaladaan cml

  • @SalmonAwil
    @SalmonAwil 2 หลายเดือนก่อน +4

    Subscribed pro & Keep going 🎉

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  2 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks for the sub

  • @maxamedcabdulilaah3299
    @maxamedcabdulilaah3299 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah
    Good summary

  • @wernervfx79
    @wernervfx79 หลายเดือนก่อน +1

    Ciwankan beec waye sxp😊

  • @AbdukadirMohamed-xp4bd
    @AbdukadirMohamed-xp4bd 2 หลายเดือนก่อน

    Legend wan kula socdaa libaax👏

  • @Deeqoantaay
    @Deeqoantaay 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ostad ❤❤❤🎉

  • @CAYDA--22
    @CAYDA--22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you wllka ❤

  • @maxamedsalaad4620
    @maxamedsalaad4620 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp aaad ugu bahanay video editing🙏

  • @Mahad.__88
    @Mahad.__88 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro 🎉🎉🎉

  • @MR_issack
    @MR_issack 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going sxb hori usoco 🚶❤❤😊

  • @HidiyodhaqanMedia.224
    @HidiyodhaqanMedia.224 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wll horay usoca

  • @Yaazir_Arafaat
    @Yaazir_Arafaat 2 หลายเดือนก่อน

    Guleyso legend 🙌 ❤

  • @user-ox3jy9vl5f
    @user-ox3jy9vl5f 8 วันที่ผ่านมา

    Tliyow Infinix smart 8 video editing maka sameyn karaaaa😢

  • @maxamedcusmaan7774
    @maxamedcusmaan7774 10 วันที่ผ่านมา +1

    Iisoodir package

  • @ayzokaafi1578
    @ayzokaafi1578 2 หลายเดือนก่อน

    Wll guul wacan ban ku rajaynayaa , lakin nooso baddi

  • @user-ik2cl1qy3e
    @user-ik2cl1qy3e 2 หลายเดือนก่อน +1

    studio mac mala see loo sameeya sida kan aad isticmaalayso camal

  • @Mustafecabdimaxamuud464
    @Mustafecabdimaxamuud464 2 หลายเดือนก่อน

    Hampalyo 2k🎉

  • @Nuuwarsamepro
    @Nuuwarsamepro 2 หลายเดือนก่อน

    Capcut Waa Appka Ugu Fiican in Video inguinal Sameeyo Editing

  • @Azaam-ec2fk
    @Azaam-ec2fk 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb sida thumbnail kuwaada camal lo sameeyo video nooga soo samee 👍

  • @user-ur3pw7zs8i
    @user-ur3pw7zs8i หลายเดือนก่อน

    Sxp waxaan ku waydiina qoraal ka dhaxyeerayo markii laqoraayo wax iyo warqada jiriqka yerayso

  • @user-yp8rm7fy2z
    @user-yp8rm7fy2z หลายเดือนก่อน

    Sxp muqal aan rabaa si aan u habeeyo

  • @Haashim895
    @Haashim895 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp cupcot muqaal marka ku edit gareyo ma ii save mayso zhp pls iga caawi intaas

  • @user-zz4mg1yz5i
    @user-zz4mg1yz5i 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp waxan karabaa in aad uga cilaawuso vediyaal❤

  • @user-yx9wh1hy4p
    @user-yx9wh1hy4p หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb

  • @MaxamedAxamedAmiin
    @MaxamedAxamedAmiin 29 วันที่ผ่านมา

    Side

  • @mohapro2
    @mohapro2 2 หลายเดือนก่อน

    zhp layer ka sare eee muuqaalkaaga qurxinaya kaas oo color ka qurxoon u yeelaya ma gaciis

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  2 หลายเดือนก่อน

      Thumbnailka ma ka hadlee mise muqaalka

    • @mohapro2
      @mohapro2 2 หลายเดือนก่อน

      @@EissaAbdalla12 muuqaalka shp

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb taxane kaso dhik sida video editin hersere ah loo sameeyo

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb music backgroundka kor u qaad

  • @saadaqmuqtaar358
    @saadaqmuqtaar358 2 หลายเดือนก่อน

    Zzb waa codsi ee waxan rabaa in aad efootball mach nalaga badiyy aan natiijada ciyaarta aan qorto marke sidee uhabeeyaa 10-0🤔🤔🤔

  • @ifraaxmaxamuud-mz9sb
    @ifraaxmaxamuud-mz9sb 2 หลายเดือนก่อน

    Part two😢

  • @Saadaanabdulahi
    @Saadaanabdulahi 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp youtube ma furan karaa anoo soomaliya jooga

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 2 หลายเดือนก่อน

    zxp microphone aad isticmaasho iisheeg.

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  2 หลายเดือนก่อน +1

      Taliye telefan Kaliya ku dubaa codka edit kusameyya

  • @Skillsmaker666
    @Skillsmaker666 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp waxan ahay editer tiktoker qaybta edit football ka lkn video ga o bila copyright ah meel an kakeno ma aqan

  • @Safwaanchannel-bi5tx
    @Safwaanchannel-bi5tx 2 หลายเดือนก่อน

    ZXP CARTOONKA HADLAYA HALKEE KA KEENTAY

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  2 หลายเดือนก่อน

      Muqaal kaso sameyay ee dib u gal channelka

  • @BaariNuur
    @BaariNuur 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂