Sida loo edit gareeyo muuqaal TikTok | Video Editing Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

ความคิดเห็น • 123

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 7 หลายเดือนก่อน +12

    Maasha Allah ustaad mahadsanid guulayso goorwalba🎉

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin wll mahadsanid

  • @atkarofficial
    @atkarofficial 7 หลายเดือนก่อน +4

    The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน +2

      SCW

    • @maajidhalanen
      @maajidhalanen 7 หลายเดือนก่อน

      Asc ustad cshakuur plz meel aan kalasoxiriiro ayan rabaa plz bro janis isii

    • @Lagedshaw
      @Lagedshaw 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdishakurHM zxb waxaad noo so sameysa video sawiro iyo cod lee see losameya

  • @Tuftalax
    @Tuftalax 7 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks ustaad
    Ustaad muuqaal nooga soo samee qaabka aad shaashada laptop-kaaga ama mobile-kaaga aad uduubi lahayd adoo wax sharaxaya.
    #Qaab fudud iyo app fudus.
    Thanks

    • @xasuusmedia338
      @xasuusmedia338 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb wax weyn ma aha computer ka ayaaa screen recording ku sameyneee markaa shaashada sharxeyso adna camera ayaa ku duubeyso markaaa dhameyso sharaxaada ayaa labada muqaal isku keenee

  • @Engdaud
    @Engdaud 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks Mr Abdishakurow video editing soo badi ✌💯

  • @Reviews229
    @Reviews229 7 หลายเดือนก่อน +7

    Walaal courska cryptada ramadaanka qiima dhimis noogu sameey waayo aniga ahaantey ma awoodi inaan ku ibsada qiima jirka hada ujoogo marka walaal codsiga walaalkaa tixgili,guul ayaan kurajeyna aduun iyo aakhiroba🖐️👀

  • @atoshahmed2020
    @atoshahmed2020 7 หลายเดือนก่อน +1

    waa waynka role model ustaad mahadsanid🫡

  • @Marwaan_Dugsiye
    @Marwaan_Dugsiye 7 หลายเดือนก่อน

    Sxp thanks Alle haku barakeyo cilmigag waa noo faaiidaysy

  • @Usaame.Online
    @Usaame.Online 7 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks mr abdishakuur waxabadan ayan taladaada qaatey wana ku mahadsantahay ustaad 🎉❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Guuleyso mahadsanid ustaad

    • @MohaBerdaale
      @MohaBerdaale หลายเดือนก่อน

      Ustaadow aada u mahadsantahay​@@AbdishakurHM

  • @Madaar13
    @Madaar13 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad sidee loo sameeya sidaa aad meel isku galisay kan oo kale😊

  • @mohammedmuhumed4413
    @mohammedmuhumed4413 6 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Allah ha ku dhowro il xumi kuma aragto macalin Cabdishakur Maxamed

  • @newtechacademy3717
    @newtechacademy3717 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks dear brother wax bdn kaa faaidey ❤

  • @maajidbirre
    @maajidbirre 7 หลายเดือนก่อน

    Saxib mahadsanid in badan ayaan kula socday waxyaalo badana waan ka faa’iiday. Mar labad ku mahadsanid.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 7 หลายเดือนก่อน +1

    SALAAM ALAYKUMA FIRST ONE THANKS MY BROTHER 🎉🎉🎉🎉😊

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

  • @DahaboMohamed-yz2nx
    @DahaboMohamed-yz2nx 3 หลายเดือนก่อน

    Asc aad ayaad u mahadsan tahay. allaha ku xafido

  • @hamzeyonis123
    @hamzeyonis123 7 หลายเดือนก่อน +2

    Legend an wax badan ka fa,iday keep goin 😊

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      mahadsanid bro

    • @ApdllaAbdukaadir
      @ApdllaAbdukaadir 7 หลายเดือนก่อน

      Sxp facbook kahdl eligible country​@@AbdishakurHM

  • @Moohaadi
    @Moohaadi 7 หลายเดือนก่อน +2

    nin an wax badan ka bartay abaal aadan ogeyn ayad nolosheyda ku ledahay sxb mahadsanid eng.abdishakur

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll Allah haku sharfo

  • @kokecade6403
    @kokecade6403 3 หลายเดือนก่อน

    Saxiib qali thanks my brother ❤❤❤ keep going

  • @maxamedcumar1452
    @maxamedcumar1452 7 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnid ustaad guuleyso wax badan baan ka faaiiday runti

  • @MUHYADINOSMAN
    @MUHYADINOSMAN 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ustaad aad bad u mahadsatahy ❤

  • @mohamudbotan6116
    @mohamudbotan6116 7 หลายเดือนก่อน

    sxp camerada ugu fiican iyo lighting sida loo saxo ka soo hadal yacnii youtube studio setup soo sameee

  • @nuuriyemaxamed5178
    @nuuriyemaxamed5178 6 หลายเดือนก่อน +1

    Eng aad ayaad u mahadsan tahay waxbadan ayaan kaa faaiiday.

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  6 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran ustaad❤🎉😮

  • @Abdirahmandeeq-w9o
    @Abdirahmandeeq-w9o 7 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin mid iga caawe halkee kaala so xiriraa

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      admin@abdishakur.me

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 7 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta Toos Halis u aaday Waa kaa hayaa Intaan Like saara muqaal

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      hhh thanks bro

  • @AbdullahimohamedCiise
    @AbdullahimohamedCiise 7 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp resources ka muqalka hoos noso dhig saa upractice greeno transtionka advacega noso sharaf thanks.

  • @SOMTRUCK480
    @SOMTRUCK480 7 หลายเดือนก่อน

    Eng aad baad u mahadsantahay 😊😊

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 7 หลายเดือนก่อน +2

    Tiktok. Sida lacag loga sameyo iyo shurudihisa nosogudbi sxb🎉

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      insha Allah diyaar ustaad

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

    Sxbyaal waqti badanaa iga galay muuqaalkan please like badan saara 😂

  • @YahyeAbdinasir-mm9wu
    @YahyeAbdinasir-mm9wu 4 หลายเดือนก่อน

    Mar hore bixiye macalin ❤

  • @abdikaniosman2160
    @abdikaniosman2160 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks 🙏🏾

  • @arahmanmohamet8216
    @arahmanmohamet8216 2 หลายเดือนก่อน

    tnks prother keep going

  • @fahammedia3445
    @fahammedia3445 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ustaad

  • @ibrahimduceysane3359
    @ibrahimduceysane3359 5 วันที่ผ่านมา

    Diyaar waaye legend

  • @abdirisaqmaxamed150
    @abdirisaqmaxamed150 6 หลายเดือนก่อน

    Intee kaala soo xiriiraa

  • @ANISOSHRIIF
    @ANISOSHRIIF 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wllkey alahakuxafido

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Aamiin dhamaanteen

  • @AbdirahmanVasco457
    @AbdirahmanVasco457 7 หลายเดือนก่อน

    Caanow sound effect u raaci ardeyda🎉🎉🎉🎉

  • @AnfalMuhammad-cu5gb
    @AnfalMuhammad-cu5gb 7 หลายเดือนก่อน +2

    Moobilka sidee video loo gu edhidgareeya ustaad

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน +1

      waa soo diyaarinaa insha Allah

  • @muniirmaxamed3101
    @muniirmaxamed3101 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad linkiga cupcut inteel kahela please 🙏

  • @Rayn_rayn_desing
    @Rayn_rayn_desing 7 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye muuqalka kombiyuutar kadaa anaga mobile 📱 ayaa wadanaa mar ma fahmayno dadka badanaa mobile 📱 ayay wataan

  • @husseinnaaji4694
    @husseinnaaji4694 7 หลายเดือนก่อน

    Zxp Thumbnailska sida aad u samayso iyo softwareska aad adeegsato nooga soo samee videoga kan xiga waliba adoo sameynaya mid profissional ah.

  • @NasruujaHussein
    @NasruujaHussein 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wllhi abaàlkaaga waxaa kugudo ma aqaano
    Nolosha kumaciisho sxp🎉❤

  • @husseinbotan8488
    @husseinbotan8488 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaaz

  • @ruun5573
    @ruun5573 2 หลายเดือนก่อน

    Ani videos edite gare markaa is dhaho isga iyo.codka wuu kala hor mrkaa xitaa hadan computer isticmalyo mxa sababyo

  • @oysu3038
    @oysu3038 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb marka la save gareenaayo xageed taabaneeso mesha o da iyo in ta ma control baad laqabanaysa

  • @Aboudy10
    @Aboudy10 7 หลายเดือนก่อน

    Like-ta waa iga qaadatey ustaad 😂, madax sare

  • @abdimahadahmed6400
    @abdimahadahmed6400 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaade hal video oo kale oo bilow ilaa dhamaad oo kuwa Facebook ay soo galiyaan gelylan media oo kale noo soo samee ustaade adiga oo mahadsan

  • @abdirahmansoofe4748
    @abdirahmansoofe4748 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad royal Q kasoo waran

  • @abdirahmanahmed7426
    @abdirahmanahmed7426 7 หลายเดือนก่อน +1

    NINIYOW maxaa kugu duceeyaa niyadeyda maad ku jirtay waan u baahnaa xaqiiq video editing
    thanks sxp

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 7 หลายเดือนก่อน

      NIYADAADA ALLAAH KUU QAADAY E ALLAAH U MAHAD CELI.

  • @Suleiman_mohomutt_ahmed898.
    @Suleiman_mohomutt_ahmed898. 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @mustafadanyarow3418
    @mustafadanyarow3418 7 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso ustaad

  • @XamzeMahad
    @XamzeMahad 7 หลายเดือนก่อน +2

    Eng horay usoco

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid bro

  • @mohayare4138
    @mohayare4138 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb TikTok mashup on TH-cam lagu sameeyo kwrn

  • @AliGabiOnline
    @AliGabiOnline 7 หลายเดือนก่อน

    Isagoo mobile ah noo soo dhig computer ma haysano eng

  • @omarhussein6192
    @omarhussein6192 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka kaliye an like uquro

  • @Abdirizak-zy2qc
    @Abdirizak-zy2qc 3 หลายเดือนก่อน

    Kkk waan ku siiyee saaxiib sidee anoo waxba duubin aan lacag oga Samayn karaa Facebook page oki

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 7 หลายเดือนก่อน

    Sidee adigoon istuud aan fadhiyin oo hadlaya wax loo soo tabiyAa

  • @raufarab5140
    @raufarab5140 7 หลายเดือนก่อน

    Xariifthy nio😁✌🏾

  • @F9-SPORTS
    @F9-SPORTS 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin waan saray like 👍 ka

  • @xasanxasanyare3100
    @xasanxasanyare3100 7 หลายเดือนก่อน

    Epow sida mobile 📱 logu edit gareyo

  • @Usaame.Online
    @Usaame.Online 7 หลายเดือนก่อน

    Waxan ubaahnaa corska crytocurrency lkn wepsite maba iiso galaayo

  • @sicotinstitute
    @sicotinstitute 3 หลายเดือนก่อน

    Camera Nuucee ayaa isticmaasha aa

  • @Mohaaz143
    @Mohaaz143 7 หลายเดือนก่อน

    Sxbow meel aan kala soo xiriiro isoo sheeg please

  • @moohazaani
    @moohazaani 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxaad muuqaal inooga soo diyaarisaa
    Writing script sida loo diyaariyo script adoo mahadsan

  • @barawaani7519
    @barawaani7519 4 หลายเดือนก่อน

    Like iga baryi maysid sxp waad u qalantaa

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 7 หลายเดือนก่อน

    Azc wll zhpw enhance mashaqayniyo mxaa qaldan pro iga caawi pro😊

  • @Xakiidabdi
    @Xakiidabdi 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wllky iyo wallshy youtube kayga iso boqo plz codsi idhirigeli thanks

  • @ugaasbarre8461
    @ugaasbarre8461 7 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso sxb

  • @GaleyrHagio
    @GaleyrHagio 6 หลายเดือนก่อน

    CapCut wax badan ba ka dhiman Sida cor loo saara Muqaal iyo Sida marka aad vlog duubeyso oo kale Hees yar ama music uso dooran kartid oo muqaal u saari kartid ee walal part 2 kaso sameey

  • @andiali2256
    @andiali2256 7 หลายเดือนก่อน

    nosobathii sxp full capcuts editing course

  • @aadanmaxamed6360
    @aadanmaxamed6360 7 หลายเดือนก่อน

    Aadan abaal Marin

  • @Calimedia6
    @Calimedia6 7 หลายเดือนก่อน

    ustaad mid facebook iyo tiktokga backgroungka aad logu sameeyo

  • @Abdirahmandeeq-w9o
    @Abdirahmandeeq-w9o 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aren baa iheesto feceebok page

  • @MHD.EDIT1
    @MHD.EDIT1 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp capcut pro free ah sidee lohelaa 🖥️ PC

  • @Fidiyahakhayrka
    @Fidiyahakhayrka 7 หลายเดือนก่อน

    ustaad sida tiktok account loo samaysto akoon bussines ah noo soo samee

  • @hamseahmed768
    @hamseahmed768 7 หลายเดือนก่อน

    sida thumbnail soo jiidasho leh loo sameeyo video ka soo samee

  • @faisanuur4164
    @faisanuur4164 7 หลายเดือนก่อน

    Inta kala so xariira wall muhiima ku ahye

  • @Falkopoi
    @Falkopoi 7 หลายเดือนก่อน

    Zxp mobile ayaan wadanaa adiga kombitar sidee isku fahamnaa

  • @ApdllaAbdukaadir
    @ApdllaAbdukaadir 7 หลายเดือนก่อน

    Sxp facbook kasoo hadal ustaad facbook sharuudaha

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 7 หลายเดือนก่อน

    Well done Sxb

  • @mohanur1488
    @mohanur1488 7 หลายเดือนก่อน

    Microphone ka 🎤 🎙 aad isticmaalaysid waa noocee

  • @Heriye-sk9cg
    @Heriye-sk9cg 7 หลายเดือนก่อน +1

    EXPORT WUU DIIDAYAA OO WAXA UU LEYAHY IIBSO SIDEED KU XALIN KARTAA?

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 7 หลายเดือนก่อน

      Si qaldan baad usoo dajisay bro

  • @abdikaniosman2160
    @abdikaniosman2160 7 หลายเดือนก่อน +2

    Coins yada lacagta samey doono noo sheeg macalin ❤❤

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  7 หลายเดือนก่อน

      28-ka Live qabanaa ustaad kala soco telegram-ka insha Allah

    • @abdikaniosman2160
      @abdikaniosman2160 7 หลายเดือนก่อน

      I.a mida kle coins marka gadanaayo Day miya ku gadan kara mase minute cml ❤🫶🏾🫶🏾. no so raaci macalin si an ugu wada faaidaysano 🙌🏾

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer passport malihin ee xalkale keen oo payoneer lagu samaysto

  • @fosiyaahmed725
    @fosiyaahmed725 7 หลายเดือนก่อน

    Ustaad sida mobile loogu saameyo nosoo geli

  • @Somaliweyn.22
    @Somaliweyn.22 7 หลายเดือนก่อน

    Zhp adigo raliya reels fecbook side lo furta adigo somaliya jooga

  • @ClrahmaanCalifaarax
    @ClrahmaanCalifaarax 7 หลายเดือนก่อน

    Tanks pro

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 7 หลายเดือนก่อน

    Sxp qinaaada nagadaaa appkee isticmaashay premier pro miyaa shaashad Lee maa wajiga leyska ginaaaa

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 7 หลายเดือนก่อน

      Waa cupcut premiere ka uma eka bro

  • @Ahmed_somali6
    @Ahmed_somali6 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaan ku weydiinayaa suaal markan rabo inaan pixels video ama sawir kala soo dago wuxuu i dhahayaa thanks give some donations to the video or photo owners 9:35 sidaaas cml..
    Ee maxaan sameeyaa aad baana ugu baahanahay inaan helo pixels videos keeda sxb?

  • @AbdrhmaanCde
    @AbdrhmaanCde 7 หลายเดือนก่อน +1

    Like saar mrka tir wa saary lph wllho 😅

  • @xasanmacalin4732
    @xasanmacalin4732 7 หลายเดือนก่อน

    Intee lagaala soo xariiri karaa si private ah Eng.

  • @Mahamed_waberi
    @Mahamed_waberi 7 หลายเดือนก่อน

    Server ka kasoo hadal wll

  • @user-Ganacsade
    @user-Ganacsade 7 หลายเดือนก่อน

    Asc eng manta bitcoin $61000 ayay maraysaaa markaaa hadii aan maalgashado shiba inu $100 taasi oo aan ugu talagalay inta ka hadhay sanadka 2025 waana lacag aan ka sameeyay saved kayga markaa aniga waxa aan kugu dhiiri galiyaaa share , like iyo dhaman waxkasta oo ubahan tahy markaa bal talo fiican iga soo siii eng adoo raali ah wll qli

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 7 หลายเดือนก่อน

    Nin weyn ar adigaa maxaa kusiinaa

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 7 หลายเดือนก่อน

    Mobile kusamay please

  • @ahmedyou83
    @ahmedyou83 3 หลายเดือนก่อน

    Mobile ka na kasoodiyaari sxp ok

  • @anasnageye3872
    @anasnageye3872 7 หลายเดือนก่อน

    Crypto kasohadal

  • @Daauudciise-nm
    @Daauudciise-nm 7 หลายเดือนก่อน

    Soodir😅😅😅

  • @cabdicasiis3196
    @cabdicasiis3196 7 หลายเดือนก่อน

    m.💯a

  • @JamaAli-ne6my
    @JamaAli-ne6my 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad
    Ustaad muuqaal nooga soo samee qaabka aad shaashada laptop-kaaga ama mobile-kaaga aad uduubi lahayd adoo wax sharaxaya.
    #Qaab fudud iyo app fudus.