SIDE LO SAMEYA HEES DHIB MALO MARA MAANKA DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 มี.ค. 2021
  • SIDE LO SAMEYA HEES DHIB MALO MARA MAANKA DAAWO
  • เพลง

ความคิดเห็น • 235

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 ปีที่แล้ว +215

    Hhh codkaad ku macaaneysaan KU hays taa libaax asad nin weyn waad NAGA waayey waliba qishkii fankaad wax ii bayaa misey

    • @AsadFaqdiid
      @AsadFaqdiid  3 ปีที่แล้ว +46

      Asxaab badan ine qishka wax ka fahmeen baan rajena boss

    • @engaxmed8492
      @engaxmed8492 3 ปีที่แล้ว +2

      @@AsadFaqdiid wll meel aan kala soo xariiro ii sheek asad dow

    • @yoonisyoonka7922
      @yoonisyoonka7922 3 ปีที่แล้ว +5

      @@AsadFaqdiid asad sxb mar tahliil noosoo qabo sxb waan uxiisnay wllhi🙏🙏

    • @amiinabdilaahiabdisalaan1771
      @amiinabdilaahiabdisalaan1771 3 ปีที่แล้ว +4

      @@AsadFaqdiid tahliil soo qabo pleas

    • @abdirahmanahmed1023
      @abdirahmanahmed1023 3 ปีที่แล้ว +2

      @@AsadFaqdiid Adiga dhanan dhanan laisku dhaha macanaha cusbo uyeeshe

  • @mohamettyemani7302
    @mohamettyemani7302 3 ปีที่แล้ว +96

    Wr nio hees caadi maha wlhi ee iyado dhames tiraan in ad noso qaado ayaan jeclaan lahyn inta igu raacsan like saar👍

  • @AbdallahHFarah
    @AbdallahHFarah 3 ปีที่แล้ว +102

    The best voice recorder of the century Asad Faqdiid.💯🔥

    • @AsadFaqdiid
      @AsadFaqdiid  3 ปีที่แล้ว +18

      One love bro

    • @cabdallajr8080
      @cabdallajr8080 3 ปีที่แล้ว +5

      Yeah yeah javan jeef

    • @DAACADSERVISE
      @DAACADSERVISE 3 ปีที่แล้ว +1

      Jifan jeef cj abdulaahi

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
      Ifka lagu yahay walaal. . . .

  • @loneman3898
    @loneman3898 3 ปีที่แล้ว +10

    Iam from wasiirka tiktok🙋‍♂️🤣🤣

  • @abdimalikkedsane148
    @abdimalikkedsane148 3 ปีที่แล้ว +4

    Wasirka from tiktok

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 ปีที่แล้ว +14

    From waziirka tiktok🥰

  • @mahmoudabdikariem9909
    @mahmoudabdikariem9909 3 ปีที่แล้ว +30

    Asad faqadid hestan soo saar wanu sugayna hees mcn ayay noqote wanu ka sugayna legend imikaba

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 3 ปีที่แล้ว +12

    Asad pro heestan sosaar wlhi million wedhaafe ee waqal ama Abdi askar udhiib muqaal shidan usameey studio dhexdisa kuqaad 💕💕💕❣🥰💕

    • @Xxxtentacion_12134
      @Xxxtentacion_12134 11 หลายเดือนก่อน

      Hhh ma ogtahay intaa aa sheegtey haday ugu yaraato iney one week qaadaneyso 😂

  • @engaxmed8492
    @engaxmed8492 3 ปีที่แล้ว +20

    Qodka ugu horee ee kuman ti wll asad faqdiid like yaala lidhaafin

    • @engaxmed8492
      @engaxmed8492 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll meel aan kala soo xariiro ii sheek sxp asad

  • @naldiadde6421
    @naldiadde6421 3 ปีที่แล้ว +9

    From wasiirka TikTok 🔥🔥🔥

  • @qaysproduction2693
    @qaysproduction2693 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi information aaan si khaldan u aaaminsanaaa ayaad ifahsiisay guul baaan kuu rajaynayaa wll

  • @nataashainadaahir4587
    @nataashainadaahir4587 3 ปีที่แล้ว +5

    asad heesaha sa u qabato aya iga gadan fananiinta ka qabatey ayan arkay 🖐🖐❤🥰

  • @ilyasrajaa2570
    @ilyasrajaa2570 3 ปีที่แล้ว +2

    Nio wllhi fanaaniin bdn ayaad soo saarikartaaa

    • @ilyasrajaa2570
      @ilyasrajaa2570 3 ปีที่แล้ว

      Nio inaan ku arko igu fiicnaan la,hyd xoogaa cod inaan leeyhy beey bulshada aan ku dhex noolahay ii sheegeen

  • @suugaanproduction
    @suugaanproduction 3 ปีที่แล้ว

    waan ku wata sxb noo soo badi barnamijyadan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +3

    Shaqo waa shaqo thanks Asad wax badan baad noo faaiideysey awoowo waa shaqo culus walee

  • @khaalidgaabshe7374
    @khaalidgaabshe7374 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin aaan si wayn utaagero guulayso sxp mcn ❣❣❣❣❣

  • @user-ko2zr6xz6z
    @user-ko2zr6xz6z ปีที่แล้ว

    Walaahi sxb waa kaheli waan ku Bahanahay sxb

  • @mohamedofficial0215
    @mohamedofficial0215 3 ปีที่แล้ว +4

    Gacan Malabaysan Ustaad Saxiib Asad Faqadiid👌🇸🇴💯🙊

  • @gobsoor5564
    @gobsoor5564 3 ปีที่แล้ว +1

    legend wlhi inta udanbaysa sidaad codka ugu dartay hore usoco boqortoyo

  • @abdallaabdi8750
    @abdallaabdi8750 ปีที่แล้ว

    War hestan madh noso deysidh wllo plz wlh codkaga ayn jclhy ani♥️👑💪

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +3

    Omg the best recorder asad faqdid😍

  • @asmomaxamedsahal7569
    @asmomaxamedsahal7569 3 ปีที่แล้ว +3

    Woww asadow sweet voice

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +4

    From wasiirka Tiktoka

  • @daygavichofficial8528
    @daygavichofficial8528 3 ปีที่แล้ว +2

    Asadow zhp heestaa soo qaad oo soo saar waa super hit 💥👌

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi waxbadan ayaan ka faa'iiday runtii Asad legend

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 3 ปีที่แล้ว +1

    Ar asadow wax badana banaanka keentay bra jobbat mannen gå vidare

  • @taqwamedia11k70
    @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +2

    Asadoow boqor hory usoco guul👍

  • @JOH24News
    @JOH24News 3 ปีที่แล้ว +3

    sheekadan in uu udhiibay saxibkay asad yaa ila arka hesta macal asad ayaa soo diyaarsaday

  • @maanow1278
    @maanow1278 3 ปีที่แล้ว

    On 🔥 fire wye wlhi
    Hesta dbibkn dhan maloo maraa🤣

  • @ahlamaden1320
    @ahlamaden1320 3 ปีที่แล้ว

    Maanka wa wareray wa yabanyhy masha allah go forward ❤️

  • @monikamusa6644
    @monikamusa6644 3 ปีที่แล้ว +3

    Studio somaliyed ee nashqdkasta imanyso igu so dhawe mlin dhow🥰

  • @akzhaafi8003
    @akzhaafi8003 3 ปีที่แล้ว +1

    legend asad keep going

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 3 ปีที่แล้ว +3

    Maash Allaah asad wuu weeynaaday aqayaar nimo ayaab ka muuqto maash Allaah hormar wacan abowe

    • @abd7517
      @abd7517 ปีที่แล้ว +1

      Hahaha Markuu yaraa maxaa ka xasuusata

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan ka fahmay. Guuleyso Asad.

  • @heegoproduction7467
    @heegoproduction7467 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah cashar faaido leh guulayso zxb

  • @SuperManaxo
    @SuperManaxo 3 ปีที่แล้ว +8

    Nin yahow dhibka ha ahaato waxaa ku keena Mursal Faldagane si aa noga dhistid halka fanan ee reer hiiraan ey qaban waaye

  • @noad1001
    @noad1001 3 ปีที่แล้ว +1

    Manta ka hore ma ogeen in aan fanaan ahay

  • @indhodeero6797
    @indhodeero6797 3 ปีที่แล้ว

    keep going my brother qli

  • @mohamedabdihakinmuhumed3731
    @mohamedabdihakinmuhumed3731 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro asad

  • @salmanxasan1089
    @salmanxasan1089 3 ปีที่แล้ว

    Keep going my brother

  • @HusseinAli-jd8hc
    @HusseinAli-jd8hc 3 ปีที่แล้ว

    The best master Asad faqdiid

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi
    Asadow barnaamijka

  • @hassanahmedofficialchannel2452
    @hassanahmedofficialchannel2452 3 ปีที่แล้ว +2

    Hore usoco sxb sare 👍

  • @cismanyare4944
    @cismanyare4944 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta Soo dhamaystir Zpx

  • @axmed_gaba_8
    @axmed_gaba_8 3 ปีที่แล้ว

    Asad fakhdiid kegend keep up proda

  • @user-jl7mv6zt4g
    @user-jl7mv6zt4g 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc waw walal wan kahelay khabkan balse Wayan donaya in cod legal qabto he's never done mayo Wayan donaya Nashville doing in laii hagajiyo wax kadheh walal jwb

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 3 ปีที่แล้ว +8

    keep going my prother ❤❤

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal qaali👍Subescribe isaar .

  • @qadarhareed6609
    @qadarhareed6609 3 ปีที่แล้ว +27

    Wllhida wxpdn paad ipayanizay manta oo iga qarsoona carap paatahay nio rafaaD aa ka martiin wllhi mida kle codka sa umacanesisay ka yapay wlle kayga hadi la qurxiyoh gapdho pdn dhulkay gali lahaayen😅😅😅😇🙋‍♂️

    • @AsadFaqdiid
      @AsadFaqdiid  3 ปีที่แล้ว +7

      haa Boss

    • @ally569
      @ally569 3 ปีที่แล้ว

      𝙻𝚎𝚐𝚎𝚗𝚍 𝚊𝚜𝚊𝚍 𝚏𝚊𝚚𝚍𝚒𝚍 𝚏𝚑𝚎 𝚋𝚎𝚜𝚝 𝚎𝚍𝚒𝚝𝚘𝚛 𝚔𝚎𝚎𝚙 𝚐𝚘𝚒𝚗𝚐 𝚕𝚙𝚡

  • @MOHGANGO
    @MOHGANGO 3 ปีที่แล้ว +3

    Asadooow izooo qabo boqortoooyo
    Wllhi vocal recordingkaaga wa cajabe
    👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
    Wa iga codsi zahip

  • @caddehajji1798
    @caddehajji1798 3 ปีที่แล้ว

    keep going kaape.

  • @yusrayasurah3731
    @yusrayasurah3731 3 ปีที่แล้ว

    Asadoo heestan noo so dhamestir aboowe aad ayan ula dhacay wacna macaney waa adga i diidyo waxba..... no so dhamistir please waa codsi💘💜💜💜

  • @daashipoi8327
    @daashipoi8327 2 ปีที่แล้ว

    Zxp cod waa leedahay m.a

  • @abokorthoni1276
    @abokorthoni1276 3 ปีที่แล้ว +2

    From wasiiRka

  • @dreamboy1442
    @dreamboy1442 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninaan Taageero ASAD FAQDIID ✌

  • @khaalidgaabshe7374
    @khaalidgaabshe7374 3 ปีที่แล้ว +5

    Asadow wlahi sxp mcn codkaaga bilaa music xitaa waa belo😂😂🤣

  • @mahadabdi8907
    @mahadabdi8907 3 ปีที่แล้ว

    Wallhi nio legend aad Tahay 😎😎

  • @abdullahidrogba3166
    @abdullahidrogba3166 3 ปีที่แล้ว

    Lagend asad 💯💯🔥🔥

  • @abdiraxmaanelmiyususf5865
    @abdiraxmaanelmiyususf5865 3 ปีที่แล้ว

    Heestaa bilaa music eh soo qaad sxb sare @asada faqadiid

  • @akamustigangchannal5546
    @akamustigangchannal5546 3 ปีที่แล้ว +1

    Haye Asad broda waxaan rajeynaya inaa i soo dhaweyneyso fanka kuso biri rabaa jawab kasugaya Asadow broda XAGA dhalinyarada adiga noso baxayeey ina so dhaweey hee 👋🇸🇴🇩🇰 Asad bentaa Maha kalsonida waa muhiim 🇸🇴🇩🇰

  • @susuwehliye6905
    @susuwehliye6905 3 ปีที่แล้ว +4

    Heesta waan ban ka hele hees ka samee bro nin wayn

  • @keyze.hilaac.7
    @keyze.hilaac.7 3 ปีที่แล้ว

    Asada wll waa ku wata wll taliy wan kubtagayab 🙏🙏🙏🙏

  • @abshirmo314
    @abshirmo314 3 ปีที่แล้ว +1

    sxb hestan so qad cod ficn baa ku leydahy bro

  • @maxamuudaxmad2524
    @maxamuudaxmad2524 ปีที่แล้ว

    War esafow fankan ubaahanahey sxbow aa wax iibhabeydid sxb macana

  • @aphaas2371
    @aphaas2371 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend asaD Faqdiid

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 3 ปีที่แล้ว +2

    Legend ❤

  • @Raadinaaye
    @Raadinaaye 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad xariif waaye libaax 🙏

  • @fitaxplus
    @fitaxplus 3 ปีที่แล้ว

    Heestaan aaway hee Sxp

  • @ramlaraaliyoofficial9929
    @ramlaraaliyoofficial9929 3 ปีที่แล้ว

    Waaw asad wax badan ayaan ka fahmay m.a

  • @axmedxusen4810
    @axmedxusen4810 3 ปีที่แล้ว

    Asad wlkaYow heestan adaa leHe so qaaaT waa iga codsi wllo🥰

  • @jamaldiinmedia5373
    @jamaldiinmedia5373 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @Xmuudi68
    @Xmuudi68 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalo software ka codka ku qabatid maxaa waye Asad Faqdiid noo sheeg

  • @AWALYAREOFFICIAL8866
    @AWALYAREOFFICIAL8866 ปีที่แล้ว

    Pro music Ayaan kaa daLbanaya

  • @galharerimedia119
    @galharerimedia119 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad faqadiid iyo man Cagabaruur wa idin salamay sxb yaal

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallal qaali👍Subescribe isaar .

  • @matankaofficial4947
    @matankaofficial4947 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi sxp asad heeskan wa ku qurxonthy so qaad toonkada allow ku daaa

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk xarakayn padnidaa nio😁😁😁

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 3 ปีที่แล้ว

    ustaad waanu ka faaidnay

  • @zakibaltomzakibaltom510
    @zakibaltomzakibaltom510 3 ปีที่แล้ว

    Heestooo shuutashuutaad sooo saare xariifkaas waan wataa waa
    Lagend waleee 🙋

  • @jamiilosheeqcabdijamiilosh3678
    @jamiilosheeqcabdijamiilosh3678 ปีที่แล้ว

    Wall waa intee meeshaan

  • @drayuush3624
    @drayuush3624 3 ปีที่แล้ว

    Legendary asad

  • @malabmalab9763
    @malabmalab9763 3 ปีที่แล้ว

    Software iyo mixer/equipments?

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 3 ปีที่แล้ว +2

    Khadra cumar somalia joogta
    Sahra cumar ayaa u.s.a joogta

  • @asmomaxamedsahal7569
    @asmomaxamedsahal7569 3 ปีที่แล้ว +1

    Asadow gormee ayay heestan macaan masraha soo fuuli doontaa?

  • @hamdamotheh8021
    @hamdamotheh8021 3 ปีที่แล้ว +3

    Makarafoonka codka ku dhacaya indhaha iga galaya kulahaaa😂😂😂 asad far ku taagi jiray

  • @ahmett5835
    @ahmett5835 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan nio tan 2017 ban ku tageera

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 3 ปีที่แล้ว +2

    Layaab layaab sxb sidaan aan ku bartay ee usheeg ddka cod qabashada ubaahan ha ila soo xiriiraan😅🤣

  • @mascuudmaxamed4057
    @mascuudmaxamed4057 3 ปีที่แล้ว

    Zxp heestaan oo remix ah ayaan kaa sugayaa!!!!

  • @amhmed8129
    @amhmed8129 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad sxp xayad kajal prank ku samee hanoqdo video ga xigo

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa ku Taageeraa Asadow Videowyada noo Soobadi😂😂😂

  • @fuadlazio9805
    @fuadlazio9805 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta soo dhamaystir cod macaanida walagu haystpaye

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว

    Horay usoco walalksy

  • @yuusufcade6952
    @yuusufcade6952 3 ปีที่แล้ว +1

    War nio heesta noo siidaa maxaad nagu heesataa

  • @deeqowabuukar7541
    @deeqowabuukar7541 3 ปีที่แล้ว +3

    Kan beri aso hees qadaayo wa arkeysiin indhihiisa ugu jedaa sida lo fahasiiyay qancisay wllhi hhh asadow sxbow ana fanan iga dhig noh bro

  • @abdirahmanhassanisse6740
    @abdirahmanhassanisse6740 3 ปีที่แล้ว +3

    Asadow cimaamadaada garabka laguma haysan karo
    Legend is always legend

  • @parreelmi6257
    @parreelmi6257 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxp Hestad Vioce Editor Asad La dhaho Si Gaar ah idhagaystaa

  • @abdirahmaandaacad8589
    @abdirahmaandaacad8589 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxbow asadow heestaan dhan adobe audition ayaad ku habeysay kwrn hee?

  • @mohamedabdiwali4468
    @mohamedabdiwali4468 3 ปีที่แล้ว

    Horay u soc

  • @Qathar113
    @Qathar113 3 ปีที่แล้ว +1

    War toos usoo qaad Waa Wax Kalee Heeste bro

  • @Eng.Shiiqaalow
    @Eng.Shiiqaalow 3 ปีที่แล้ว +20

    Daqiiqada 3:48 Asad asigoo hadalkiisa iska wato ayaa farta waxaa kaga dhacay play-ga oo heesti khadra oo wiilyahow na daa ayaaba usii diyaarsaneed isla marki ayuu stop dhahay 😁😀 kadib ayuu leeyahay maadama aan music 🎶 heysan bal hees dalbo hhhh xariifkana wey isla ogaayeen markaasuu heesti wiilyahow na daa kulahaa hori usocda VAR anigaa liga soo gaaree

    • @Zakariye-
      @Zakariye- 3 ปีที่แล้ว +3

      Muhimada mahn In ay is ogyihin muhimada wa heesta dhib miyaa lomara🤨

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
      Ifka lagu yahay walaal. . . .

    • @abdirahmanabdimajid1792
      @abdirahmanabdimajid1792 3 ปีที่แล้ว

      Waa sax way is ogaayeen lkn asiga ayaa dhahay isma ogeen ha dhihin waad arkeysaa inay warqad ugu qornayd heesta way ku soo talagaleen inay heestaan qaadaan Marka caadi iska dhig

    • @Wageph
      @Wageph 2 ปีที่แล้ว

      Muhiimadu musica ma aha ee waa codka laqabanaayo

  • @cabdiqaadir6459
    @cabdiqaadir6459 3 ปีที่แล้ว

    Allow fanka kamadobee Wll qali

  • @jubaqteiphone1294
    @jubaqteiphone1294 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll asad wanku aminsanhy sxb qali Isoqabo lipx