Caruurnimadii hadaad alaabtan soo cunin waxbaa kuu dhiman

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Caawa waxaan galay xasuus, hadaad isla mid noqotid waxaan nahay isku Team. Goormaa kuugu dambaysay alaabtan oo aad cunto? Mise waligaa maad cunin. Magaceese u taqaan kk

ความคิดเห็น • 12

  • @fahadhassannuur7329
    @fahadhassannuur7329 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleykumu salaam Warahmatulaahi wabarakaatu

  • @maizacdey3024
    @maizacdey3024 2 ปีที่แล้ว

    Waa jeclhy waliba markaan safrka galyo ayaan cuna isaga iyo shahaa i liked wlhy kama weeynado😂😂

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 ปีที่แล้ว

    Wacaleykum salaam waraxmatulahi wabarakaatu

  • @aflaxdisinger3596
    @aflaxdisinger3596 2 ปีที่แล้ว +1

    Malin dhawayd

  • @axmedgahayr4638
    @axmedgahayr4638 2 ปีที่แล้ว

    Wn jeclaa yarantii sxb buskutka lkn waxa igu dambaysy bari dhexda ah

  • @xaawahappycabdulaahi9919
    @xaawahappycabdulaahi9919 2 ปีที่แล้ว

    Buskutka Abu walad dukaanka xafadena lugu gadaa

  • @halimayussuf3032
    @halimayussuf3032 2 ปีที่แล้ว

    Nacam anii wankaso dhargey yaranteyti illaa iyo hada wanjeclahay runti

  • @cadceed85
    @cadceed85 2 ปีที่แล้ว

    Ari boowe waligay ma cunin mana arag meel lagu gadayana ma arkin

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว

    😅🤣🤣🤣 ilaaa hda cunaa aniga hooyo ah

  • @nladanmohammed1855
    @nladanmohammed1855 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂. Dhowaanbaa iigu dambeysey abuwalad walibana marka shaahlagu daroo malgacad lagu cunoi

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 ปีที่แล้ว

    Hahahahaha astaqfurullah ani markan yaraay sokorta aad u cuni jiray ilaa ayeyo ay ii bixisay faan sokor ilahayow u dambi dhaaf ayeyo