FULL ROUTIN. ADEEGA ASBUCA. DHAQALAHA ORGANISERING. IYO NADAFADA .😘🧽🧽🧹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @yuuuuga1
    @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +17

    Ha ilobin treninga asbuca manta warsame nogo soo biraay. Treninka nala sameyn dona ❤❤❤ taladada ayaan badli dona ma sameysay treninka Maxad iskaga darenty ❤❤

    • @11naa44
      @11naa44 2 วันที่ผ่านมา

      Abyo Gacmaha mxd u wareejin

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 วันที่ผ่านมา

      ​​@@11naa44❤Ginnastica ---Gymnastique 😂 Saad U Taqaanid❤😂 Jimicsiga Jirka Ayey Sameyneysaaa😂😂😂 Wakaas Waxaan Filaaa Inaad Fahamty❤❤❤❤🩵🤲🩵

    • @deeqadagan2113
      @deeqadagan2113 2 วันที่ผ่านมา

      Hye i.a abyo mcn mar mar suubiya lkn asbuuc walba suubinaya.

    • @FahiimaMohamed-fg8tg
      @FahiimaMohamed-fg8tg วันที่ผ่านมา

      Asc abayo hamda please iso jawab waxaa ii sheegtaa sidee loo isticmaalaa mashinkan aad ku samaysanayso kafega ama qaxwaha
      Waxan arkay asagoo sharaabka lagu samaynayo iso jawaab wllo

  • @NishadHirsi
    @NishadHirsi 2 วันที่ผ่านมา +5

    Abyo mash Allah qofka kiliya oo waxatahya 1dirogalin iyo nadafad hooyo nimo xas wanagsan wakato lagafa idayo qof ki jaran waxas ma arkayo sharafey cafimada igunolaw ❤❤❤❤ ilov you ❤❤❤❤❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wlhi xamday routine kaada ma arag mid lamida rabi cimrigaada hanoo dhereyo wlhi hadanba kudawan wan xanun sadaa love you 😍 mcntooo nolaw karti badaneey❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +3

      @@salmomaxamedsanaag6220 Mahad sanid qalbi

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 2 วันที่ผ่านมา +3

    Asc wr wb xbt maasha allaah naag nool 2maaha guulayso gacaliso❤❤❤👌👌👌👆🏻👆🏻👆🏻👆🏻👆🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdushmo
    @hamdushmo 2 วันที่ผ่านมา +3

    Abayo waan ku jeclahy wllhi naag Xamda la dhohoo aan fariid ahayn ma arkin ku faanaa magaceena xppti😂❤❤❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +2

      @@hamdushmo Xaqiiq Xamdi waa magac fcn

  • @nacimoahmed3973
    @nacimoahmed3973 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allha

  • @Ayaancalichannel
    @Ayaancalichannel 2 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @safacarab2116
    @safacarab2116 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xamda m.a qof hadal xun lo qoorikaro matihid dadkan xun ishooda allah ha ka haayo boqorad ayatahay

  • @RaaqiyoAbduqadir
    @RaaqiyoAbduqadir 2 วันที่ผ่านมา +2

    Salanta Galkcyo wa ka qaday ❤️❤️🥰Queen ❤

  • @farhiyoabdi1604
    @farhiyoabdi1604 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah waa sax Ameen yarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼wakahelay 😂😂😂masha Allah shukran abayo 😂😂😂😂

  • @AishamohamedHooyomcnt
    @AishamohamedHooyomcnt 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you sister

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph 2 วันที่ผ่านมา +1

    Macha Allah sister ❤❤

  • @Niyaaz-sd7sq
    @Niyaaz-sd7sq วันที่ผ่านมา

    Quruxey inta yar ku dawanaye wax bdn ka faiday ❤❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah

  • @samsungaccnt9915
    @samsungaccnt9915 วันที่ผ่านมา

    Alahuma baarik

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa allaah marwaxo fariid yar❤

  • @fadumojama2521
    @fadumojama2521 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah xamdi hore usoco dadka xamuunsan halahadlin❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 วันที่ผ่านมา +2

    Manshaallah hamdi jajabka aduunka treninn ka bacdi sarir ayaan ku aruuray ka shekey 😊 bes

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah haku xafido habo❤❤❤❤

  • @NasirNouh
    @NasirNouh วันที่ผ่านมา

    Walaal hoogay ha odhan malaa iktaa aamiin kuu odhanaysa wll

  • @RahmaAadan-r1r
    @RahmaAadan-r1r 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allh wlshy xamda qalbi ❤❤❤

  • @feis9082
    @feis9082 2 วันที่ผ่านมา +1

    waan ku jeclahay adiga iyo qoyskaaga

  • @nasrajamac5218
    @nasrajamac5218 วันที่ผ่านมา

    Hamda qurux mahadsanid xppti maalintayda qayb katahay habeenki markaa seexanayo markaa qorshayaashayda fiirinayaa is dhahaa vedioga hamda maadan fiirsanin thnx you time❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +3

    Alla beerka 😂😂😂❤️💋

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xamdiyeey caloosha training lagu jaro soo gali 55 waa misaankeyga waa caadi ee caloosha ayn rabaa

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@SalmoDaahir-hr6zh abyo taladada waan soo wada

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 วันที่ผ่านมา

    Maxaliminta Norge way lahdlan dadka Masha Allah kuwa uk kuma yaqanan marka school ka laga boxo

  • @rahmo8455
    @rahmo8455 วันที่ผ่านมา

    Aniga ku la mid ayan ahay eedo iso kurisay allah u naxriisto wey dhimatay aad ayan u jeclay eed deda

  • @faizothequeen
    @faizothequeen 2 วันที่ผ่านมา +1

    My dhiga ❤❤❤

  • @aminogarad2974
    @aminogarad2974 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kuma dhaafo inaa ku daawado ❤noo soo badi qali

  • @Qalanjo_cabdullahi
    @Qalanjo_cabdullahi 2 วันที่ผ่านมา +2

    Hamdiyeey qoraaga waa walashay faisa idle

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga wanbo kuugu tashtaa wlhi Mahadsanid qaali❤🩸

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq วันที่ผ่านมา

    Mshllh inta inkbdn jir

  • @SaynabAbdilahi-h6x
    @SaynabAbdilahi-h6x 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaari❤

  • @XamdaMaxamed-sw4os
    @XamdaMaxamed-sw4os วันที่ผ่านมา +1

    Xamda hooyo ma kuu noola miyaa❤

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 วันที่ผ่านมา

    Halmar mic iska qadate😂😂 bal sug kheyr allah ku siiye❤

  • @ramlaismail7516
    @ramlaismail7516 2 วันที่ผ่านมา

    Mnsha allah habo❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhy dar ilaahay baan kuu jeclahay ❤❤❤habo hamda qurux
    Habo 34 Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik inaad ka yartaa lamoodaa ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  วันที่ผ่านมา

      Habo Dadka dhan igu dhahan lkin waan jiraa intaas Alx

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 วันที่ผ่านมา

    Xamdi funny Mashaallah Hormar wacan hee
    Lakin habaarka jooji

  • @shamsomusse-pc6hg
    @shamsomusse-pc6hg วันที่ผ่านมา

    Kkķkkk waa iga qoslisa abayo wan ku jecelahay farad ku noolaw

  • @miskiin236
    @miskiin236 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xamdaay habo,
    Fataalad eray fiican ma aha .
    Eedadaa ku soo korisay ma aabahaa baa qabey,
    So fiican bey kuu soo korisay ducadana
    Illaahay ha u aqbalo aamiin.

    • @haniyey1
      @haniyey1 วันที่ผ่านมา +1

      Fataal Reer Muqdisho waxaa u yaqanaan qof iska dhib badan ee Reer waqooyiga u yaqaanaano ceeb abaayo

    • @AmaalAxmed-dr8nq
      @AmaalAxmed-dr8nq วันที่ผ่านมา

      Ftal hdan rer burco nhy wxn unqana qofka rga iyo dumrka xunxun xranta isugu geya o ukla ftala​@@haniyey1

    • @miskiin236
      @miskiin236 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@haniyey1
      😂
      13 sanadood baan Muqdisho daganaa
      Dugsi sarena ku dhameeyay
      Weligay hal macno unbaan u aqaanay.

  • @RaaqiaAbdi
    @RaaqiaAbdi วันที่ผ่านมา

    Abaayo hamda waan ku tagera aniga waxan ku waydin laha sanad ka hor dhalay caloshyda ma wayna lkn dudub leedahay maxa iga bi,inkara magacygna waa raaqiyo love you xbbti❤

  • @RumanAhmed-hh1mb
    @RumanAhmed-hh1mb 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ala xamday ilmaha qurbaha hadalkoda jeclahay masha alah hoyo sey udhahan 😂😂😂😂

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shaqalaanta ku haysa maad 😂😂😂😂😂alla maxaan qoslay caawa ❤habo flim baad tahee😂😂😂

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan jeclahay TH-cam kaaga qaali jiifbaan kugu daawana QAALI DHIIRI GALISO AYAATAY WALAHAY LAAKIIN WAXAAD BAL NOSOO GALISA SIDA SOCIAL MEDIA LAYSAGA YAREEYO ISTICMAALKIISA AMABA LOO JOOJIYO ANIGA KASAA QAYRKAY IGA REEBAY 😢

  • @Dheymonqurux
    @Dheymonqurux 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ala ani tanaa la,iga raace saan kuu taageero Lee ummmac❤😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +2

      Qalbi ❤❤❤❤

  • @amalyusuf9685
    @amalyusuf9685 2 วันที่ผ่านมา +1

  • @CanabShirwac-ym9jo
    @CanabShirwac-ym9jo 2 วันที่ผ่านมา +1

    Af carfiye gawso rakibe😂❤

  • @deeqoaxmedmaxamed4743
    @deeqoaxmedmaxamed4743 2 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allah abayo ma bishii dhan bad 2ba kilo sokora kasookalaharataa mida kale burkana maintaasa bila allah anaga somaliyaan jogna ilamaha aad ayey u macaan jecelyihin marka haf haf ayan so dhigana e halke wesada iska qaban la dahay xabibti kasoo hald mesi qudaarta ayad idin kana soo rarataaa 😅

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +2

      Qalbi burka wigi hal mar cuna taas kene inan kala duwan nahay sokorta 2 kiilo laba bil hayaa waan iska dayay sokorta waa halis abyo

    • @dekaosman7483
      @dekaosman7483 2 วันที่ผ่านมา +1

      Somalia salid jirigan ah iyo lorar bur sokor iyo baris ala cuna

    • @deeqoaxmedmaxamed4743
      @deeqoaxmedmaxamed4743 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@yuuuuga1 masha allah sax sokorta maahan wax fiican walhi Enfagshinka dhiiga xitaa ayada aya usababa ayaladhahay lakiin ilmaha maba yelayaan sabbatical aha mbuulo iyo ca itaan bila sokora maba cabayan

    • @Rahmo-pf1rv
      @Rahmo-pf1rv 2 วันที่ผ่านมา

      Kiilo sonkor dhor bilood ayan heynaa

  • @hawoastur8162
    @hawoastur8162 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alah abyo alah ku xifdiyo ❤

  • @AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
    @AmiiraIlyaasxasan-zo2rh 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ani ugu horryo maanta❤❤😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      Yes qaali ❤❤❤❤

  • @Khadro-ze6yh
    @Khadro-ze6yh 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamdiyey waxan yaryar e sonkurta burka anaga jawaano wawaan ayaan bißha ka hor so gaba gayna kawaran hhhhh

  • @nimcomohmeth4586
    @nimcomohmeth4586 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mid caloosha noosogali oo guriga lagu samayn karo huno qali❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mcnto I like machine kaaga coffee ga xageed ka gadday. I appreciated 😌 hadii aad ii sheegto thanks 😊

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      Elkjøp abyo

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 วันที่ผ่านมา

      @@yuuuuga1 Aa ayaad u mahadsantahay 😍

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan soo xasustay mid deris ahyn maalin walbo dadka caaayi jirtay ayaa maalintii dambe igu tiri 6 bilood shuunka ma xiiran ee waxa lagu xiirto ma iso gadi kartaaa ana inta ku qoslaaa iri 9 bilood kadibaaa kuso gadaaa eee sii shanleyso xbbti hooyadey igu dacweysay 😂😂😂😂

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +1

    Habo eedo mawaxaad kawadaa islaanta aabahaa
    Mise eedo waa aabahaa walaashii

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  วันที่ผ่านมา

      Eedo aabo walashis ❤

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xamilo ayan ahay tareniga ma samyn kara xamday❤🎉

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@Fad-p4i haaa abyo

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 2 วันที่ผ่านมา

    Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, anigaba waxaan ku jiraa dadka faynuusta logu soo koriiyay, waxaan aan hada jeclaahay in aan mar walbo shuumac shiito. because waxeey isoo xasuusisaa faynuustii, haada oon aan kujiiro nolosheeyda qeybtii afaraad, lakiin marwalbo waxaa xasuus weyn igu eh maarkaan jiiray 10 saano oo faynuusta aan habiinkii ku aqriisanjiiray quraanka, mashallah maata xasuus ayaad igaalisay, Illaahay ayeeyadii isoo koorisay jaanatul faardows Allah haka waraabiyo, iyaada iyo walidiinteena intii dhimatay Ameen 💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 วันที่ผ่านมา

    Ay marawaxo gacmaha sidi marwaxadi uwarejisay kkk

  • @NishadHirsi
    @NishadHirsi 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂😂 sh

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh 2 วันที่ผ่านมา +1

    2kiilo sokor aa see wax yeeshey xamdiyeey aniga 2 caruur oo yaryar 12 kilo oo sokor ah bishi wan dhameynaas

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@SalmoDaahir-hr6zh alaaa adiga carurta sokor ku ridaay

  • @nacimohuseen5836
    @nacimohuseen5836 วันที่ผ่านมา

    Dawada ilkaha ku xog mesha Ren jega ka kacay

  • @AbshirAbdi12-j9g
    @AbshirAbdi12-j9g 2 วันที่ผ่านมา

    Xamdi waley

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 2 วันที่ผ่านมา +2

    Noloshii qurbaha maad nooga sheekaysid xbti sidaad naagtan adag ku noqotay ee ganacasatada

    • @ayaanyuusuf4505
      @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา +1

      Habo nooga sheekee ❤❤

  • @samiiroahmed4957
    @samiiroahmed4957 2 วันที่ผ่านมา +1

    Naa marawaxooy gaariga biyo io shaambo ku dhaqo intaad dabagaab u xiratid hadad lacagta ka masuugoyso 😅😅😅

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@samiiroahmed4957 😂😂😂😂 amaan samya

    • @ayaanyuusuf4505
      @ayaanyuusuf4505 2 วันที่ผ่านมา

      @@yuuuuga1sameeba habo

  • @SadioHassan-y9y
    @SadioHassan-y9y 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂❤

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 วันที่ผ่านมา

    Sida laygu bartaaa Adag aaaa Naaa Cida Faanka Maa thayna. Yab

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  วันที่ผ่านมา

      Haaaa❤❤❤

  • @kafiaahmedaden3722
    @kafiaahmedaden3722 2 วันที่ผ่านมา +1

    Marwaxo 🤣🤣🤣🤣

  • @Ikran197
    @Ikran197 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatoumanouh5593
    @fatoumanouh5593 2 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa allah tabaraa Allah Sister❤
    kasoo hadaal video kusab saan Book Faysa Idle inshaa allah, waa book aad uu ficaan ruun ahaan tii .
    Thanks för allting 🌸

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@fatoumanouh5593 Haye qaali

  • @qadrodahirahmed3709
    @qadrodahirahmed3709 2 วันที่ผ่านมา

    na marawxooy ubadga afsoomali gula hadal

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  วันที่ผ่านมา

      Waan kula hadla qalbi walhi ❤

  • @NimcoEssemahamed-x8t
    @NimcoEssemahamed-x8t 2 วันที่ผ่านมา +1

    Zxby meelaha kale wad ka dhisantay mom ficana wad tahay lakin caruurta somaliga no bar hanala shekeysatane😢😊😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      Haye qaaali.

    • @Rahmo-pf1rv
      @Rahmo-pf1rv 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@yuuuuga1 aby ilmaha afkoda bar

  • @salmacabdilaahi2186
    @salmacabdilaahi2186 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sababta reer swedan uga adeegataan maxay tahay xbti

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  2 วันที่ผ่านมา +1

      @@salmacabdilaahi2186 adega swdhan ku jabAn mcnto

  • @fadumohassan4319
    @fadumohassan4319 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalaah ❤❤❤

  • @ShukriAbdi-kl1wy
    @ShukriAbdi-kl1wy 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤❤