Avv. Dahir Hassan Abdi - Wareysi #1/2 - Dulmiga Garsoorki Kacaanka I Nairobi 23.02.2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 127

  • @maanmohamed
    @maanmohamed ปีที่แล้ว +6

    hanoolaato channel ka kaliya ee aanka helo wixii dhacdo dalka soomaray intaana dhalan. 🙏🙏🙏 ayaanle hussein mhdsnd wll

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah Walaalo is warehsanaya Daarhi Dooros 🇸🇴

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว +4

    Waan ka xumahay dulmi ayaa lagu wiilkaas
    Aloow u naxariiso

  • @hassandahir313
    @hassandahir313 ปีที่แล้ว

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله
    waxaa maanta halkaas ina dhigay waa Dulmigii aynu kala galnay, Ilaahow na caawi

  • @abdihassanalifarmerdistric6336
    @abdihassanalifarmerdistric6336 ปีที่แล้ว

    Thanks Good question 👍
    maxay tareysey qareenimada ama sharci yaqaanimadu

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว +1

    Avv.daahir aad ayuu ugu mahadsan yahay xogta xaqiiqda ah ee maxkamadii badbaadada kaligii talis barre

  • @jeylaniabdirahman5964
    @jeylaniabdirahman5964 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 ปีที่แล้ว +1

    Avvocato Xabeeb wuxu qareen uu noqday General Gabere iyo Askariiga toogtay Madaxwayne Sharmarke iyo Sarakiishi ka dambey inqlabki 1977 iyo ragi la xiiray oo ka mid aaha Madaxwayne Adan Caade iyo General Mohamed Abshir. Wuxu yahay Avvocato yasha ugu aqon badna.

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

    Waddanka Somalia waxyaabaha Burburiyeyba Caddaalad-Darrada Ayeey Aheyd....scww.

  • @Seylaay
    @Seylaay ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah nabad amay cirka noojirtaaa waxan oo dulmi ah Subxanallah.

  • @raashidaweismohammed6263
    @raashidaweismohammed6263 ปีที่แล้ว +2

    die hard fan for you pro

  • @Baarilyricssomali
    @Baarilyricssomali ปีที่แล้ว

    Fadlan ayaanle ama hanoolaato waxaa noo radisaa abdalle Ahmed Mumin kiis bal

  • @ayaanmohammed1157
    @ayaanmohammed1157 ปีที่แล้ว

    Masha allah abuukata daahir

  • @najmafaarax109
    @najmafaarax109 ปีที่แล้ว +6

    Hanolato marka hore wa idin salamay
    waxan raba inad zoo warysato halgama Sh.CALI SHOCAAC
    Wuxu ku nolyahy DDS
    wuxu tarikh ka hayaa xiligi kacanka iyo xasuuqi loo gaystay shacabka OGAADEENIYA ee xiligii TPLF TALADA DALKA ETOPIYA HAYSAY
    inta igu raaacsan like zaara plz

  • @zakariaahmed8534
    @zakariaahmed8534 ปีที่แล้ว +3

    Very well educated lawyer.

  • @abinasirabdiraxman9832
    @abinasirabdiraxman9832 ปีที่แล้ว +2

    Cuqubo waa lagalay walaahi

  • @abdinasiradan7220
    @abdinasiradan7220 ปีที่แล้ว +4

    Thank you Abukaate for your kindness.The second story touch me a lot.sorry.That is Why Nations Fail.Lack of Justice

  • @mahamedibrahin6598
    @mahamedibrahin6598 ปีที่แล้ว

    Ayaanle hanoolato adiga iyo abukaatahaba waan idin salaamay

  • @daacadyare396
    @daacadyare396 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa arimo cajiib ah

  • @naazirgarabey7712
    @naazirgarabey7712 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @redwon1
    @redwon1 ปีที่แล้ว

    Waan hambalyaynayaa channelka @hanoolaato iyo wariye ayaanle❤

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 ปีที่แล้ว +2

    Hnoolato waa horyalke yuutupleda

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 ปีที่แล้ว

    Alla maxay dowladdii maxamed siyaad xaqdarro xukun dil ah ku fulisay kumanaan qof oo aan dambi gelin(maxkamad badbaado ku lahaa badbaado beel dheh.). Aakhiro kama fikirin xukuumaddaas.

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 ปีที่แล้ว

    Dadka u socda horey ee sida dhabta u hadlaayo keen

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolato wan jeclahay barnamij koda hadana wan murugoda qisoyinkan ookale

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 ปีที่แล้ว

    Nin macquul ah ayaa wareysatey

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 ปีที่แล้ว

    Subxanallah😢😢

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliya Waxa Halkaas Dhigay Waa Cadaalad Xumadaas Muwaadiniinta Lagula Kacay.

  • @maxamedsalat9878
    @maxamedsalat9878 ปีที่แล้ว +2

    Sxb mcn adbankutagera anigo kuaqon lakin wx kuleyahay somlia wey ogtahy meshA laga sogry somalidu hadey qiranlaheyd weyficnanlahey lakin maqiraneyso hadey noqonlahayd xaga diinta xg biniadamnimada xaga nolosha markasu alle udhibay kobki kuwo ankanaxin kadamqaneynin,o wexey sas usameynayan eynan aqon,aqon daro ben nxli sxb andadalno somali wex ubahathy aqon kuwan somali kadhigay dhalinti suratul khfi ehuruday 300+9 sano marka aan is saxno kena qaldama wayo alle wxu nasiyay diin wanagsan kushegeyso wxii lasodhafay wxa tagan waxa dhici doona dhacdo wlbo lakin an isasaxno sxb horay usoco

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan sii aaminay hadalkii ahaa “ soomalidu weligeed wax dawlad lagu sheego may yeelan “

  • @abdihassanalifarmerdistric6336
    @abdihassanalifarmerdistric6336 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato Good Docoments

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 ปีที่แล้ว

    Walee cadaalad darada weligeed ayey jirtay subxanallah

  • @loveanimalis
    @loveanimalis ปีที่แล้ว +2

    Abuukaate cabdullahi farax baashane markii iigu war damaysay waxay ahayd 2005s qardho asaga oo ku sugan markaas

  • @cabdiwalibalaag2723
    @cabdiwalibalaag2723 ปีที่แล้ว

    Tariiqad waa mu hiim in barano

  • @raashidaweismohammed6263
    @raashidaweismohammed6263 ปีที่แล้ว +1

    wllhi abukaataha wrkiisa wuu igu socday

  • @suluxosuluxo9202
    @suluxosuluxo9202 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah

  • @AliAhmed-dn7dw
    @AliAhmed-dn7dw ปีที่แล้ว +2

    Waxa dadka dhalinyarada maanta ah loogu sheekeeyaa wagii dowladda ka jirtay wadanka. Waxaas uu abukaatuhu sheegayo iyo wax kadaran oo kabadan oo xaq darro ah oo dhacay ayaan wali lawaalanahay. Oo laysu aamini layahay.

  • @ميكيموموكي
    @ميكيموموكي ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle waa ku salaamay abuukaate daahirna waan salaamay waxaan aan aad usalaamayaa abuukaate tahliil xaaji axmed oo aan daris ahaan jirnay. Mahadsanid ayaanle

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Waa wax lagu yaqyaqsoodo

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 ปีที่แล้ว

    Dhulmi fog dhulmi wey somalia kuu babaday

  • @AAY205
    @AAY205 ปีที่แล้ว

    Waa muhiim qofkaan oo kale in laga waraysto waxa lasoo maray wayo waa LOWER

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 ปีที่แล้ว +1

    KUWAA OO IDIL WAA LAGA HOREEYAY WAXAAD KA TAGTAY AVV. RUFAACI IYO PROF. GUURE, IYO AVV. KATIYAAL KALE AADAN SHEEGIN?

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ayaa riday dawladii dulmiga ahayd

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 ปีที่แล้ว

      Dowlad dhaanto ma timid kadaroo dibi dhal beey noqotay Soryy

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 ปีที่แล้ว

      ​@@jamiilanuur2007ma xaaroodkii xanuunsanaa baad tahay waxkastaaba way dhaamaane

  • @mustafaarrale4239
    @mustafaarrale4239 ปีที่แล้ว +1

    He should say Italian Somalia

  • @fadumahassan2531
    @fadumahassan2531 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan allah

  • @fartunabdulle6226
    @fartunabdulle6226 ปีที่แล้ว

    Adeerkey cilmi ahmed Du,alle halkan ayan ka salamaa wana dhaqtarkii ugu horeyay oo somali ah , alle hasiiyo comri dher iyo cafimad,

  • @queenayan23
    @queenayan23 ปีที่แล้ว

    Hanolato

  • @Seylaay
    @Seylaay ปีที่แล้ว

    ileeen cadaalad darada marhore ayay nagu bilaaqatay Subxanallah.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 ปีที่แล้ว

    Waa wadan cadaalad daro u rogmaday walee soomaali sayudagto rabi baa garanaaya

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo ปีที่แล้ว +1

    Waa Cadaalad Daradiii Dalku u dumay . Kuwa galaduna u dhisan yihiin

    • @AbdullahiAhmedMohammed
      @AbdullahiAhmedMohammed ปีที่แล้ว

      Adeer wax badan baadan ogeeyn ee dembi ha gelin.
      Waa xaqiiq arimaha garyaqaanku sheegayo.
      Waxaase cajiib ah in ilaa iyo maantadan kuwa hawlaha dowmada wadaa ay yihiin dad aan dabar lagu aamini karin.

    • @AbdullahiAhmedMohammed
      @AbdullahiAhmedMohammed ปีที่แล้ว

      Garyaqaan Daahir Dooros waan ku salaamay... weli aqoonta sharciga dalku waa u baahan yahay. Weli cadaaladaradii Maxkamada Badbaada ayaa dalka ka shaqeeya. FADLAN, MW HSM iyo kuwa ku hareereeysan cadaaladarada Dalka wax ka qabtaan.

  • @raashidaweismohammed6263
    @raashidaweismohammed6263 ปีที่แล้ว

    ayaanlow ind nga jarto ma ahyn wll

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 ปีที่แล้ว

      Samraa sadkii helaa mida kale hadii waxaba habeen la sii wada daayo dad baan waqti u hayn

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 ปีที่แล้ว

    Sababaha dalka u burburay waa dulmiga iyo cadaalad darada

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Sodaa warey siga abukate dahir xasan cabdi ayanle mahad sanid wll

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 ปีที่แล้ว

    Midan waad qariday midna waad shetay xey ku dhacday

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 ปีที่แล้ว +5

    Habaarqabe siyaad bare wuxuu dalkaan ,dadkaan iyo diinteenaba ugeystay ilaahey ha uga jarro qabriga iyo qiyaamaha wlh dhib aan asigaaheen somaliya horay iyo gadaalba kama dhicin

  • @Cumarfaruuq74
    @Cumarfaruuq74 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waxa aan ku faraxsanahay in aan halkaan ku
    Kuxiranahay wax badan ayaan idin kafaa iday🇸🇴🙏🙏

  • @abdinasiradan7220
    @abdinasiradan7220 ปีที่แล้ว

    OMG!

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 ปีที่แล้ว

    Cadaalad daro saaid ah ayaa jiri jirtay ilaahey ha u naxaristo ntii lagu dilay cadalad daradaas

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Waxaa layiraahdaa sharciga
    Shaydaanka oo lagu laayey
    Dad badan
    Oo ay kamid ahaayeen culimadaa

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 ปีที่แล้ว

    Somalidu waa Iska Dhib badan yihiin

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Iley dowladaas waxaa burburiyey cadaalad daro ayadoo cusub walee aaqir xisaabaataal

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 ปีที่แล้ว

    Ayaanloow dulmi kacaan baad maantoo dhan ka sheekeysaa ka hadal dulimiga ka socda soomaliya hada. Beeshaada dulmi ku socdaa laascaanood dulmi ka socdaa. 32 ka hor dowladii jirtey 80% waxey ahayd dowlad soomali soo martey tii ugu fiicnsyd taasan ku kornahay. 20% dulmi wuu dhici karaa. Please go forward, ka hadal dhibka jira maanta

  • @mahadabdurahman
    @mahadabdurahman ปีที่แล้ว

    Cadaalad daraa halkaan nasoo gaarsiisay

  • @nastexocarale9648
    @nastexocarale9648 ปีที่แล้ว

    Qof muslime maba loo dili karo qof gaale shareecada islaamka sharciga soomaaliya qodobo badan oo qaldan ku jiro saxid u bahan.mida kale xabada caqligeeda ka yaabay maxkamada badbaado qaran waxay doonto ku tagri fashay balse maanta heystaa wiilka allaha u naxariusto waa kiis xanuun badan dulmi lagu dilay miskiinka.

  • @mohamedjamaccali7902
    @mohamedjamaccali7902 ปีที่แล้ว

    GG for iyoi to

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 ปีที่แล้ว +1

    xoolo xoolo waraysta ismadhaanto

  • @awdeeq
    @awdeeq ปีที่แล้ว

    Ninkaan kuma dheeranayo balse qaybta kale aan gaarno

  • @ShirwacAhmed
    @ShirwacAhmed ปีที่แล้ว

    Waxa aaan hada la yaaabanahy oo dhibka uga bixi lanahy soo maaahan cadaalad daraaaan oo kale
    Ilaaahoow mislim ma dhibin ee ma saaaibtaaan dhinac naga mari

  • @DiiriyeAbdi-xh8ms
    @DiiriyeAbdi-xh8ms ปีที่แล้ว

    Reer mudug haduu ahaay Mj inuu ahaay ubadi Nin gaalki diley hadana police wacey kal sooni iskuvqabey.odeyga muxuu. Qarina waa Taariiqe. Wiilka cali madaxweyne wuu sheegee.kan kale maxu.qarinaa

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Waxay ahaayeen hal xaaraan ah nirig xalaal ma dhasho

  • @AyubAli247
    @AyubAli247 ปีที่แล้ว

    Sida aa qiyaasayo dhul Somaliyeed oo danbe military iyo askar gacan talo ugu ma dhici doonto, Kacankaas;cashar wuxuu ahaa badbadinya Jiilalka soo socda.

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 ปีที่แล้ว

    Thrilling interview, can’t wait upcoming parts.

  • @abdirashiid9645
    @abdirashiid9645 ปีที่แล้ว +1

    bal dulmigas firiya siyad bare dalkn inta u ka gesty dilal sysytem fulxum dad an wxba galabsan leska dila somali wa is dulmisay wana la dulmiye

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      Waxba lagama macaashin wataa iswada dilaysa ilaa maanta.

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 ปีที่แล้ว

    Subxanallah qof aanan danbi lahayn

    • @cuukekilweshirwac1110
      @cuukekilweshirwac1110 ปีที่แล้ว

      Waa markii kobaad oo comments bixiyo.
      Ayaanle xuseen abdiyow zxb rabi abaalkaada hagudo waxaad noosoo gudbisaa dhacdooyin taarikhdii burburka kalifay . Kusoco walaal .

  • @macruufmaxamedcisman7467
    @macruufmaxamedcisman7467 ปีที่แล้ว

    Dimuquraadiyad iyo shuuciyad dalkaan waa ladageen umaddii waa qaribeen

  • @MohamedHassan-nw4yo
    @MohamedHassan-nw4yo ปีที่แล้ว

    Inkastod Tahay Nin Neceb Dawlad nimada Ummada Soomaaliyeed Howshaada wado ..Ayaanle Hanoolato

  • @ismailomar7962
    @ismailomar7962 ปีที่แล้ว

    ODEYGA KAWAREYSO DHAAWACYADII LAGU WEERARAY GURIGII MARINAAYO KUYAALAY SIDUU UDHACAY IYO CIDA KADAMBEYSAY SOOGUDBINTA MALEESHIYAADKII WEERARKA GEYSTAY,

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 ปีที่แล้ว

    Waan jeclay ka sheekaynta tagto naga daahsoonayd in naloo soo faqo xogteeda

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b ปีที่แล้ว +1

    Dad baa difacayaa siyad bare xukuniksii waaa fiicnaaa waddanka dad kale baa qaribey ?? Bal noo sharxa

  • @AhmedMohamed-lo3lh
    @AhmedMohamed-lo3lh ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar kwrn inta dhul cidlaa inta lageestay madaxa lakatoogtay.

  • @gellegaab8735
    @gellegaab8735 ปีที่แล้ว

    Ninkan hada maxaa u diidaya inuu abukaato noqdo waayo aduunka waxaa ka shaqeeya kuwa isaga ka waaweyn

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY ปีที่แล้ว

    Somali yaa dad kale u nugul,ayagana isku daran.

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 ปีที่แล้ว

    Kiilataliye amni sheeganayey iyo kii geed ismariska ahaa ee biyaha webiga gatey

  • @axamedducaale7979
    @axamedducaale7979 ปีที่แล้ว

    Waa arin caj8b ah lkn mida manta ka daran kuwii hore

  • @ahmedsalahpudul4895
    @ahmedsalahpudul4895 ปีที่แล้ว

    Asc.hapen.wanagsan.alla.ha ku.xafido.u,shaqee.dadka,oo dhan

  • @ismailqanuni3551
    @ismailqanuni3551 ปีที่แล้ว

    Soomali musiiba ku habsatay😪

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup ปีที่แล้ว

    40 SANO BAAN CEELAL QODAYEY WELI MA MAQLIN IN DHEEMAN LASOCDO BIRTA LAGUQODO CEELKA SHEEKHOW KUSOO CELI SHARAXAADA SHEEKADAAS

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhh armay isku mid ahayn madaxyada oo dhan oo kan lasheega lagu qodaa ceelasha aad ufog oo gaara 400 mitir

  • @adamnordinrogers
    @adamnordinrogers ปีที่แล้ว

    Allah HAKU caafiyo jaajuska UK UAE Kenya hanoolato

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic ปีที่แล้ว

    Ciil qabe

  • @abdullumohamed5674
    @abdullumohamed5674 ปีที่แล้ว

    Kuwii ku beensheeganayey inay wadanka awoodooda ka socoto dib danbe ha u wareysan

  • @maxamedkooshin4271
    @maxamedkooshin4271 ปีที่แล้ว

    Waxey ku cadeyne dulmigi laka dagalamay in wali socdo

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 ปีที่แล้ว

    Abukate Canjeex jagadiisa Saxda Ma Aadan Sheegin Mise waad Hilmaantay??...Mise Dadkii Gadaal ka yimi Ayaad Aheyd?....waxaan la hadlaayaa Abukataha La Wareysanaayo???...Sc.

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 ปีที่แล้ว

    Ayaanle, wareysiga waa in xiiqda aan la qarinin sababtoo ah qiimo mala wareysiga aad qaaddid. Avv. Waa inuu sheegaa qabiilka ninki uu ku sheegay reer mudug iyo labadi nin ee xaday saliiddi xaday Qabiilkooda, sababtoo ah waxaa la ogaan lahaa Qabiillada dhibaatada dalka ka Geystay??????!

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 ปีที่แล้ว

    Lagana saarin

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Waxa halkan na dhigay waa cadalad daro

  • @ahmednurmohamed9224
    @ahmednurmohamed9224 ปีที่แล้ว

    Aan yaabno badanaa, Kanaaba hadlaayo

  • @ilaarag4758
    @ilaarag4758 ปีที่แล้ว

    Qofkii ugu xumaaa ee aad waraysato waa ninkan !!!!
    Xataaa xiliga uu shaqada uu bilaabay wayaa ah xiligii ay somaliya ugu xumayad 1983
    Dawlada digtaatoor ah ayuu ku leeyahay waxayad ahayad xiligii cadaaladu ugu fiicnayad
    Oo culimada iyo haldoorka umada dil ku fulin jirtay

  • @somagril-care
    @somagril-care ปีที่แล้ว

    malaayiin soomaali ah waxaa la idinka keri la-aa in Xukuumadii Afweyne loo darsaday xukuumad Jaair ahayd oo kaafirad ahayd Alle ayaa na dhaafiyay fidnadii ay beertay ilaa hada waa tan na haysatee !

  • @mohamudismailmohamed4699
    @mohamudismailmohamed4699 ปีที่แล้ว

    Ceelasha biyaha Somalia waa ilaa 20 mitre lagumana qodo (diamand ) waxaa dhaman lagu qodaa ceelashada shidaalka iyo qaaska oo miles hoos looqodo, marka arinta diamond-ka dib haloogu laabto.

    • @abdifidow9106
      @abdifidow9106 ปีที่แล้ว

      waxaan u maleynayaa in uu Abuukatuha kawada 'dhayman' machine qaali ah.