Sheikh Usuuli kheyr alle ha ku siiyo wax badan ayaad I soo xusuusisay waxaan kamid ahaa ardadii wax ka baran jiray kuliyadii daraasaadka islaamka iyo Luqada carbiga sanadihii 1986 ilaa 1990 bur burkii Jaamacadii hore ee shabeele waxaan dhigan jiray qisab Luqawal carbiya waxaana rektarka ahaa Shariif cali isxaaq Macalimiin masaari ahaana oo al azhar ayaa wax na bari jirtay.
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء اللهم طول العمر يارب العالمين وياك يارب العالمين
Sheekh waku salamay Safirka islamka Salan kabacdi sheekh usuli su aal ayan rabaa inaad isoo waydiso Sheelk wiil ayanu guur ku heshinay aniga abahay ma nola oo wadhintay Wiilki waxan ku kudhahay walalkay iga soo doon lkn wxuu idhahay hooyadaa ayan ka doonayaa wllkaa kama donayo Markaa shekh hoyaday booskii aabo ma galikartaa
Mnsha allah sheekh usuli waa sheekh aan jeclahay, maantana noloshiisii wanaagsaneed ayuu noo sheegay, waa ku mahadsanyahay
الله يحفظه في الدنيا والآخرة ❤
Mnsha allah waa waagii dadka wanaagsanaayeen ee qabyaalada iyo qurnkeeda la garanayn,dadkuna wanaagsanee
Sheikh Usuuli kheyr alle ha ku siiyo wax badan ayaad I soo xusuusisay waxaan kamid ahaa ardadii wax ka baran jiray kuliyadii daraasaadka islaamka iyo Luqada carbiga sanadihii 1986 ilaa 1990 bur burkii Jaamacadii hore ee shabeele waxaan dhigan jiray qisab Luqawal carbiya waxaana rektarka ahaa Shariif cali isxaaq
Macalimiin masaari ahaana oo al azhar ayaa wax na bari jirtay.
Masha'allaah tabarakarahman sheekhunaa faadil sheikh usuuli & safiirkeena islaamka jizaakumullaahu khayraa
Masha alaah waxa kuxasuusta somalida markey so wacaan sheikh usuuli miyaaa dhahaan
Masha Allaah ilaahey ha idin barakeeyo❤❤
Masha allah sheikh usuli alla haku xafido yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
جزاك الله خير الجزاء
ياشيخ أصولي
الله يحفظك ويعطيك العافية.
Mansha allaah tbrkllh alle ha idin xafido
Masha allaah sheekh
ما شاءالله تبارك الرحمن
شيخنا الله يحفك
ويجزيك الله خيرا
Anana waan idinjecelahay dhamaan culimada soomaaliyeed oonkala sooclahay allaah haydin xifdiyo
Wadaadkan xayeesiis badana chanalkiisa
Manshaa allah sh Usuuli Allah haku Barakeeyo
ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء الله ماشاء اللهم طول العمر يارب العالمين وياك يارب العالمين
Masha Allah sheikh usuli ilaahey ha ku barakeeyo
MAASHA ALLAH ILLAHEY HAKU XIFDIYO SHEIKH USULI JACALALLAHI FII MISANI XASANAATIKA UMADA SOMALIYED INTA UQABATAYNA JZK QEYR ❤❤❤
Sheeq cisman aadan kigu farxay masha alahu culimada kasoo baratay iyo hooyo fadumo gerl qaad see kugu dadashay alow kuligood janada gee abtigey sheeqasim xaji madad sheeq abiikar sheeq cali canbare iyo xaji yusuf kuligod barakalahu fiik dhal culimo
Mashalah sheikhena
Jazallakahu qeyr sheekh Allah haku barakeeyo
AALLAHU AAMIIN SHIEKH
Alle ha barakeeyo sheekh usuli dar illaahaybaan u jecelahay
Safiirka salaan sare dhamaantiin, waad ku mahadsantahay warbixintaada qiimaha badan
رسالة غاية المأمول في شرح ورقات الأصول .
Masha Allaaha Allaaha ku barageyo
Maasha Allah sheeqeena sheeq Usuuli
Dhamaantiin ALLAh idin xafido meelkasto aad joogtaan❤
Shiikhan nabarkiisa isii wll ilahey haku xafide hada heyso suaal diini ah oo aan muhiim uahay aan weydina hee igucawi
Mash allh Shekh Usuli Ilhay Haku Barakeeyo Cilmrigaga
Mnsha allaha ❤❤❤
Maashaa Allaah
Ku dayashuu mudanyahy
Asc sheeqa alahaku barakeyo talefankisa ayaan rabaa iso qora
Sh usuli ilahay haku xafido
Waa baadi cade ama abgaal sheekhu.
Mashalaah alle hainoodaayo culimadeena sharfta badan
Allah barakeeyo sheekha.
Asc safiirka islaamka iyo shekh asuuli xafidullaah
Masha.allaaah shiikh usuli ilaah haku xafido
Subxaalah show dadka mesha la keeyo ee so washa qamri ba la siya Subxaalah
Asc maa shaa allaah waxaad ka faaiideysatey dowladii muxammad siyaad barre wax barashadii firiiga aheyd 😎😎😎
Maashaa Allah
Mashaalah sheikh usually
ماشاء الله
ألله يبارك فيك يا شيخ
Allaha kubarakeeyo sheikh
Sheeqa Allah nokaxifdi
Jasakakahu khayr
Masha Allah sheekhu baadicade miya
Nacam❤
Mashalaah Barakalaah
Ma shaaAllah
Safiirka wxn rabaa inaa kula soo xariiro zge kalasooxariiro
@@Hanigaraad-c1e xiirey124@gmail.com
War sheekh waa deegaan abgaal cusmaan.
ASC walaal sheekha ma ila xidhiidhin kartaa suaal baan waydiin lahaa
Mashallah barakallah sheikheena, lkn mangiska ka shaqeeyaa? Ma fahmin please
عدم التسرع
من طلب الكثير فات الكثير
العلم من المهد إلى اللحد
وفوق كل ذي علم عليم
واتباع المنهج
قال ابن تيمية القصعة الفارقة.
تابع
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaaah I caafiyo allaah dartiis
Wll ilaahaay haku caafiyo caafimaad taam ah Alaha ku siiyo .
@@Ayan-le4hb markasto dukato iisoo duceey
@@Ayan-le4hb aamiin jzk
Allah haku caafiyo
Allah ku caafiyo walal adhiga iyo hooyodeey mcn iyo inta muslim oo xanuunsan Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽❤️❤️❤️🎉🎉🎉
😊😊😊😊😊
Usuuli caalam Muslim ma ahan wuxu fotwoodana waa jeebkiisa
Subxaan Allah: ma ka saxday oo ma u nasteexaysay shiikha waxa uu qalday ee aad adigu ogtahay
@@samirr546
Isaguba wuu isla weyn yahay in la saxo ma ogola
@@Kulbiyoow114 haa in aad ka quusatay baanan ogoyn oo uu wax kaa maqli waayey .raali noqo
@@Kulbiyoow114wax uu isla weynyahy majirtee umada dhaaf shiiq maahan adi saarabto inuu noqdo maa shiiq lagu noqaa marka
Sheeqa marka tiri sheeqa yuu aha Inaa qabiilkiisa weydiiso umaleyay
مشان مشان مشان
Mingis macnihiisu waa maxay
Ayano ser
Sheekh usuuli qabar soomali ah ma gursankara oo aan buurnayn😂😂😂😂
Sualihi qaldana mabilowdee😂😂adne
@@AminoAbdirahman-s7i hasocoto dheshu😅👈
Bisinka walee soomaali meelkasta waa laga soo weeray qamro aa
Sheekh waku salamay
Safirka islamka
Salan kabacdi sheekh usuli su aal ayan rabaa inaad isoo waydiso
Sheelk wiil ayanu guur ku heshinay aniga abahay ma nola oo wadhintay
Wiilki waxan ku kudhahay walalkay iga soo doon lkn wxuu idhahay hooyadaa ayan ka doonayaa wllkaa kama donayo
Markaa shekh hoyaday booskii aabo ma galikartaa
Hoyo kuma jirto dadka walayadada qadayo Abo kadib walal kadib ader waye
Dumarku walaayad maqaadaan hooyo kuma bixinkarto ee wiilkaa kubixinkara
No shiiq ilaah utobadken
Sheekha forex weydii sxb
Iskoolka xisbiya ee xamarjajab kuyiilaa toloow,
Buula blurted ma habargidir ayaa dega iga jaahil bixiya walaalahay.
Baadi cade
Maxaa kaagalay cidda degto, gaalo yuhuud ah ma daganee, soomaali islaam ah baa degan oo ku af taqaan. Intaa ayaa fiican iney ku qanciso
Wlhiaaaanankudhageysaneyninwaayoumadanmugdigashayqeebbadkatahayooaadfarmaajoninxunkadhigijirtay
Qoraalka soomaaliga baro oo ku dadaal sidaa u baran laheyd farta, sheekhaan soomaali oo dhan baa dhageysani oo jecel, qabiilkiisana wallaahi ma aqaani.
qabyaalidiisteweye
Sheeq cisman aadan kigu farxay masha alahu culimada kasoo baratay iyo hooyo fadumo gerl qaad see kugu dadashay alow kuligood janada gee abtigey sheeqasim xaji madad sheeq abiikar sheeq cali canbare iyo xaji yusuf kuligod barakalahu fiik dhal culimo
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
AALLAHU AAMIIN SHIEKH
SALALAHU CACALAYHI WASALAM
AALLAHU AAMIIN SHIEKH