Qiso xanuun Badan o Dhab ah Nin Soomaaliya oo Gaal ahaa 30 sano kadibna soo islaamay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Qiso dhab ah Nin Soomaaliya oo Gaal ahaa 30 sano kadibna soo islaamay

ความคิดเห็น • 142

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 7 ปีที่แล้ว +8

    AlhmduliAllah
    somaliyeey dhulka gaalda is kaga soo hajira aduunyo yar waxaba matrtee Diintin ayaa kawan ..

  • @zainabsalat7155
    @zainabsalat7155 5 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar Alxamdulillah calaa nicmatu islaam

  • @raxmorasmi507
    @raxmorasmi507 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahay waa qafuura raxiim

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 5 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah walaale ilaahow kusiyaadi hanoonka angana ilaahow nahanooni

  • @raxmorasmi507
    @raxmorasmi507 5 ปีที่แล้ว

    Sh Ahmed adigana ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo dacwada aad wado illahay hagu garabgalo

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyey dadka udhimriya gaal baatahay hadhihina haduuyahay xatee uduceeya meelagu danbeeynayo alle ayaa og dadkeenii fitno ayaa gaartey isu naxariista soomaaliyey alle hanoo naxariisto aduunyo iyo aaqiro aamiin yaa allaah seeflaboodka yareeya walaalayaal allow nagusug toowxiitka aamiin aamiin yaa allaah 😭😭😭😭

  • @youngshafi1762
    @youngshafi1762 7 ปีที่แล้ว +1

    maaaaaaasha Allaaaaah Illaaaah Ayaa hanuunka latooontay Wllhi illaaaaahayoow dadkeena diinta Noogu sug illaaahayooow Quluubteena diiinta ku hagaaaji

  • @فاطمةمحمدخيري-ح7س
    @فاطمةمحمدخيري-ح7س 5 ปีที่แล้ว +1

    Wll waa mahad rabi ee ilaaso diin taada rabi haku barakeeye

  • @abdicazizaliahmed5768
    @abdicazizaliahmed5768 7 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah hanuunka ilaah aya bixiyo qofku ladono siiyaa masha alaah akhii alaha ku xafido

  • @ayaanofficial9215
    @ayaanofficial9215 5 ปีที่แล้ว +1

    ilaahoow Adaa umadaada hadeeya hadaad doonto ilaahoow hana fidneyn yaarabal caalamiin yaarabi Allaahu maa aamiin yaarabi yaa Allaah ilaahoow diinteeyda mcn ee ah muslinka insha Allaah

  • @liimaxiis9321
    @liimaxiis9321 7 ปีที่แล้ว +5

    سبحان ألله سبحان ألله سبحان ألله

  • @qamarabdirahman3621
    @qamarabdirahman3621 7 ปีที่แล้ว +2

    Alahu akbar subxanallah scw scw wallken allah barakeeyo allah cibaato suuban camal wanagsan haku siiyo walalkeen wan kuu sooduceynaa siniyad eh wiliba aad baan uga ilmodey qisadaada walalkeen waxad somartey waa imtaxaan kuu qornaa walalkey ilah baa mahad iska leh kusoo hanuuniyey xaqa kutusey walalkey ilahey kuma fitneeyo subxanallh barakallah
    Walalaheyna muslimiinta walahi ilahey wuuna jecelyahay waayo hanuun iyo jidka wanagsan uuna tusiyey jaanis badan ayeynu heesanaa walalayaal an kafaa idesano ilahey namafitneeyo aaamin

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha Allah. Hadaynu waa mina Allah.

  • @kaderakonkaderakon5691
    @kaderakonkaderakon5691 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar ilahay ba awoda iska le subaxana watacala Allahou Akbar Allahou Akbar Allahou Akbar allahy anagana ilahay ha naso hanuniyo insha Allah yarabil calamiin amiin isaga na ilahay ha u siyadiyo insha Allah

  • @nasriinhaji3026
    @nasriinhaji3026 7 ปีที่แล้ว +5

    Alxmdllh ilahey ba mahada leh waana wiil qalbi fiican wlhi Aragtideyda midkan wax wareysanaya hadaladaada koontarool ayaan dhihi lahaa

    • @Qaaansosomalitv
      @Qaaansosomalitv  7 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 7 ปีที่แล้ว

      Sadia Haji
      waa runtaa waa nin aad qalbi fiican...maasha allah

  • @ifraxmaxamad4196
    @ifraxmaxamad4196 5 ปีที่แล้ว

    Alahu akbar alamahad leh alow ii manka aadsisay kudil yarabi

  • @yoonisahmed1159
    @yoonisahmed1159 5 ปีที่แล้ว

    Ilhy ha ku xiftiyo wll

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 5 ปีที่แล้ว

    Sawjaa salaxaa Allah hakusiiyo iyo awlaad bariyaana hakusiyo

  • @JipriilAhmed
    @JipriilAhmed 9 หลายเดือนก่อน

    Walal seen kuula soo xidhiidhi karaa
    Waxad iga caawin lahayd qof inuu soo islaamo raba lakin suaalo uu iwaydiiyay ayaan kajawaabi kariwayay inaad igacaawisaan rabaa walal sidii aan ubadbaadin lahayn

    • @CumarFaarax-zb1hd
      @CumarFaarax-zb1hd 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaad u baahnayd walaal suaaluhu maxay yihiib bro

  • @sadiaibrahim5869
    @sadiaibrahim5869 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahiyoow hanuunkaada nasii.............Amiin Amiin Amiin yaa Rabi

  • @hodanmohamedahmed5719
    @hodanmohamedahmed5719 7 ปีที่แล้ว +2

    maashaa Allaah tabaaraka Allaaha Allow hanuunkiisa usiyaadi Aamiin Aamuun yaa Allaah

  • @saynabm
    @saynabm ปีที่แล้ว

    لاحول ولاقوة الابالله

  • @faraxahmed3732
    @faraxahmed3732 7 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @mmss6906
    @mmss6906 7 ปีที่แล้ว +1

    wallkaan soo gudbiyay qisada ilahay dartiis baan ujecelahay ilahay ha xifdiyo

  • @abdirahmanabdirashid1558
    @abdirahmanabdirashid1558 7 ปีที่แล้ว +2

    allaahu Akbar allaahu Akbar allaahu akbar,walal alle ha kugu sugo diiinta saxda ah ee aad qaadatay alle ha kugu dilo hana kugu soon saaro qiyaamaha adiga oo Muslim ah adiga iyo dhamantenba walal wallahi aad ayey ii saamesay qisadada ,wax badan ayana ka faaiiday alle ha kaa abal siyo sida aaad nogu soon gudbisay qisadad ,walalaha chanelkana miisankoda alle ha u saaro.

    • @qadramahamud1525
      @qadramahamud1525 5 ปีที่แล้ว

      Waa sax inla layahay ayaa laga yaaba

  • @deqiitoali4489
    @deqiitoali4489 5 ปีที่แล้ว

    shahadu.lailaha.wa.ashahadu.an.maxadu.rasululaha

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 5 ปีที่แล้ว

    Ilahaay hakuxafiido walall dhamantayo hanaxafido

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 7 ปีที่แล้ว +2

    maanshaa alaah ilaahey haku xafiso, Alx

  • @oumahaniosman730
    @oumahaniosman730 6 ปีที่แล้ว +1

    mashallah iimankada ilahy haku ziyadiyo

  • @fartuuncabduqadir9553
    @fartuuncabduqadir9553 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan idinka cudsanayaa dhamaantin inaad isooduceysaan in ilaahay iiga sooceliyo dhulka gaalada aniga iyo caroortada dhamaantud

  • @mosaiid2135
    @mosaiid2135 7 ปีที่แล้ว +2

    we need God now more than ever

  • @مريمعبدالله-و9د
    @مريمعبدالله-و9د 7 ปีที่แล้ว

    Well si wsnaagsan u la hadal inan ka waxanad o gata in u alle soohadeyay ka kalena in uu alle ugu tala galay in u ku dhimto sidaa

  • @abuaamir1647
    @abuaamir1647 5 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢waa wax laga murgo umada nabiga scw mln walpo diinta bey kabexesa

  • @abdulkadirmohamedahmed6858
    @abdulkadirmohamedahmed6858 7 ปีที่แล้ว +19

    Qofka aad wareeysaneyso ka sug inta uu dhammeeyo hadalka. Ma fiicna inaad hadalka ku kala gooyso, fadlan fursad sii.

  • @mohamedkamil7252
    @mohamedkamil7252 7 ปีที่แล้ว

    manshaallah cod aad umacan, abdullahi

  • @raxmorasmi507
    @raxmorasmi507 5 ปีที่แล้ว

    Illahay diinteena hanagu adkeeyo

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว +1

    Allahu Akbar!

  • @mohamedabdikarin3913
    @mohamedabdikarin3913 2 ปีที่แล้ว

    subhanallah

  • @fartuuncabduqadir9553
    @fartuuncabduqadir9553 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @raxmakaliilow8069
    @raxmakaliilow8069 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allaha

  • @raaxeeyekale77
    @raaxeeyekale77 7 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanidiin Soo Jeediyaasha iyo Warbaahinta Qaannso Roobaad. Waxaan hubaal ah in uu Dhaqanka Muslimiinta haday ka run sheegaan Diinta Islaamka inay horseedi karto in dad badansi ku soo Islaamaan Dhaqanka Wanaagsan ee ay nagu arkaan. Tan kale waxaan jeclaan lahaa in video ga lagu soo daro Wajiga Dhabta ah ee qofka aad wareysaneyso si loo xaqiijiyo warbixintaan codka ah.

    • @Qaaansosomalitv
      @Qaaansosomalitv  7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Suuboow
      walaal wuxu raali ka aheen lama suubin karo

    • @Qaaansosomalitv
      @Qaaansosomalitv  7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Suuboow
      mahadsanid fikirkaaga

  • @ceeyniihaji9107
    @ceeyniihaji9107 7 ปีที่แล้ว

    illahey aaa wanag kula jclada walalken alx allaha Ku xifdiyo

  • @foososman9092
    @foososman9092 7 ปีที่แล้ว +1

    allah akhbar

  • @yunkakenya2156
    @yunkakenya2156 7 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 5 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin yaa allaah

  • @mohamedabdourahman6161
    @mohamedabdourahman6161 5 ปีที่แล้ว

    Sheekh plz qof kaa suug intoo Qisada uu dhamaynayo sifican after hadhits question....

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 7 ปีที่แล้ว

    Ilaahey baa ku jecel oon lagu dilin diin la an hadana diintaada kugu soo celshay ee farxad ku noolow

  • @yahyemuse4273
    @yahyemuse4273 7 ปีที่แล้ว +3

    Allaahu akbar

  • @sihaemhussein883
    @sihaemhussein883 7 ปีที่แล้ว +3

    allahu akbar

    • @abdicazizaliahmed5768
      @abdicazizaliahmed5768 7 ปีที่แล้ว

      masha alah hanunka ilaah aya bixiyo wa waxlagu farxo qaatumada wangsn ilaah wafajiye alahu akbar alahu akbar

    • @maryanhusein5673
      @maryanhusein5673 7 ปีที่แล้ว

      Sihaem Hussein .

  • @deeqajaamacgobta4149
    @deeqajaamacgobta4149 5 ปีที่แล้ว

    xasbulahaa
    wanimalwakiil

  • @maryanmumin6311
    @maryanmumin6311 3 ปีที่แล้ว

    Skikh wiilka hadalka Haku celin qofkaaswaxa lagayaba dadkiisa inoo kamaqanyahay

  • @miskymohamed2267
    @miskymohamed2267 7 ปีที่แล้ว

    Allah Akbar

  • @مريمعبدالله-و9د
    @مريمعبدالله-و9د 7 ปีที่แล้ว +1

    Kalima dayiba sadaqa

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 7 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah

  • @ayanyasiin7687
    @ayanyasiin7687 5 ปีที่แล้ว

    Aamin illaahay janada haynugu kulmiyo

  • @billesalad1179
    @billesalad1179 7 ปีที่แล้ว +3

    Uf waraysiga dadka haka dhex galin isla waynidana iyo qosol qosol ka iska saar markaa bulshada wax usoo gudbinayso waana ku mahad santahay soo gudbintaada

    • @sunnyrose6601
      @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว

      bille salad Aflagaadadu ma fiicna

    • @abdirahmangacal9072
      @abdirahmangacal9072 7 ปีที่แล้ว

      bille salad nacas baa tahay anshax yeelo

    • @sunnyrose6601
      @sunnyrose6601 7 ปีที่แล้ว

      bille salad Walal kumaan caayin Anigu, waxaanse kuu sheegayaa maalin baa iman doonta Ilaahay hortiisa la wada tagayo ogow taa. oo Ilaahay ka cabso

    • @zeinabsaid8119
      @zeinabsaid8119 7 ปีที่แล้ว

      bille salad xoolo adika marka hoore afsomalika qoreyso sax edeeb yeelo uf adika eh 😒

    • @hodanhussein8891
      @hodanhussein8891 5 ปีที่แล้ว

      Asc, wxaan lahadlayaa ninka isku magacawaya Bile salad marks hore Sheeqa ha u gafin Maxay tahay Uuf hakadafin warka waxaa wanaagsan Aqlaada wanaagsan & in la ixtiraamo culimada jzkumulaah Qayr

  • @hadiyaabdirahman5016
    @hadiyaabdirahman5016 5 ปีที่แล้ว +1

    HdAyminalhi

  • @xayaatabdiibraahim8897
    @xayaatabdiibraahim8897 7 ปีที่แล้ว +5

    ilahow xaqa na wa fuji o nagu dil

  • @cabduraxmaanicumar9684
    @cabduraxmaanicumar9684 3 ปีที่แล้ว

    Waa qoomamo yalayta

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @hassanibrahim6816
    @hassanibrahim6816 7 ปีที่แล้ว +1

    The tribulations is interesting but the interviewer fucked it up by interrupting time and again. His body language didn't help either(laughing/kejel).

  • @kowsarblack8010
    @kowsarblack8010 7 ปีที่แล้ว

    asc 👏👏👏👏

    • @fardowsaibrahim5798
      @fardowsaibrahim5798 7 ปีที่แล้ว

      Kowsar black Bhutto was the first time of year when you have any idea and regions in my opinion that it will take place on Saturday morning and regions where the user interface design and other than to be able to

  • @abdirahmanabdirashid1558
    @abdirahmanabdirashid1558 7 ปีที่แล้ว +1

    walal ma jirtaa meel a an kala xariirno walalkan si San wax badan uga faaiido.

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

    🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄

  • @hanihudaaa8635
    @hanihudaaa8635 7 ปีที่แล้ว +2

    suslis baa Tahay waryaa qofka suaalo daqmaya lamawiidiiyo qosol jeesjees baan kadhigatay ma ogyshay ilaahay waxa uukuuqoray in aad marayso 90 jir gaal ah ayaa muslim

  • @husseinisse3627
    @husseinisse3627 7 ปีที่แล้ว +1

    MAHADSANID

  • @safaabuubakarprime3892
    @safaabuubakarprime3892 5 ปีที่แล้ว

    alx

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekhan istuskaa muxuu ahaa war ka aamu

  • @ubaahmohamed3162
    @ubaahmohamed3162 5 ปีที่แล้ว

    livemiza

  • @momohassan5910
    @momohassan5910 7 ปีที่แล้ว

    Abti fadlan fursad sii uu ku hadlo =)

  • @zamataaryare8385
    @zamataaryare8385 7 ปีที่แล้ว +2

    War kan wax Kama oga wareeysi

    • @ummuayan8227
      @ummuayan8227 5 ปีที่แล้ว

      Walal shiqa ka xishoo

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 7 ปีที่แล้ว

    Wallahi waa iga ooysiiyey qof ilah jecel waaye 😤

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 7 ปีที่แล้ว +1

    War sheeqa dhaafa wax idiin soo gudbiyay dabcigiisa sida ah

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 5 ปีที่แล้ว

    War doqonsanaa ninkani muxuu Usugi layahay hadalka wuuna wareeriyay. War san iska dhaaf

  • @abdiqadir2555
    @abdiqadir2555 7 ปีที่แล้ว +3

    war midka tabiniyo fudeeyd badana hadalka mow ka sugo

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 5 ปีที่แล้ว

    Waligeey ma dhageysan nin ka waraysi xun Mar kastaa ninka sheekada wuu ka qaldayaa

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 7 ปีที่แล้ว

    Wiilka wax lacag ah u dira kitaabada fiinta uu ku gato ama nolasha adag uu kaga baxo

  • @fartunali7877
    @fartunali7877 7 ปีที่แล้ว

    ninka waresanesid aya dulqad leh

  • @ayanyasiin7687
    @ayanyasiin7687 5 ปีที่แล้ว

    Taatuga lama tirikaro miyaa

  • @hodmagumsresins6230
    @hodmagumsresins6230 5 ปีที่แล้ว

    dee wllo hadalka sug

  • @kukulandaha5517
    @kukulandaha5517 7 ปีที่แล้ว

    shaydaan gadhween been iyo balaayo muslika waa xaarka dunida.

    • @Fahmo2030
      @Fahmo2030 7 ปีที่แล้ว

      Kukuland AHA ada ubahan ilahay usoo laabo

    • @kukulandaha5517
      @kukulandaha5517 7 ปีที่แล้ว

      Deeqa Moh ala necbiyaa nin kadhween yaa ka bl adaca.

    • @kukulandaha5517
      @kukulandaha5517 7 ปีที่แล้ว

      Deeqa Moh deeqa deenta islamka marumaysani sababtana garanmaayo

    • @ayanyasiin7687
      @ayanyasiin7687 5 ปีที่แล้ว

      @@kukulandaha5517 allaah yahdiik

  • @nuuxvlogs9688
    @nuuxvlogs9688 7 ปีที่แล้ว +1

    diinta islaaamku albaab laga baxo ayay leedahay lkn male albaab lagu soo noqdo
    ee ilaahay ha u zahlo

  • @fardowdo30yaayamaxammed6
    @fardowdo30yaayamaxammed6 6 ปีที่แล้ว

    ninka. soo. muslimay
    aniga. haleeygu. feereeyo. tel kiisa

  • @nastexasiman9747
    @nastexasiman9747 7 ปีที่แล้ว +2

    showiista xun wareesi waxbo kama ogid

  • @loveyourlife5236
    @loveyourlife5236 7 ปีที่แล้ว +2

    AlhmduliAllah
    somaliyeey dhulka gaalda is kaga soo hajira aduunyo yar waxaba matrtee Diintin ayaa kawan ..

  • @mariaali7413
    @mariaali7413 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaaah

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @AbshirShariffManshuaallah
    @AbshirShariffManshuaallah 7 ปีที่แล้ว

    allahu akbar

  • @Elmiabdi77
    @Elmiabdi77 7 ปีที่แล้ว +2

    subxanallah

  • @user-dk3jo6xe6u
    @user-dk3jo6xe6u 5 ปีที่แล้ว

    Mashaalah

  • @farhansomali9574
    @farhansomali9574 7 ปีที่แล้ว

    subxanalah

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @mohanabdirahem7220
    @mohanabdirahem7220 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @armanarjun7299
    @armanarjun7299 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah

  • @Amino321
    @Amino321 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah