Ninkii Aduunka ugu Bakhiilsanaa!! Xumaanta Bakhaylnimada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Qisooyinkii dadkii ugu bakhiilsanaa Aduunka.
    Ninkii Geela laga dhacay, Zayid Alkhayr.
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.co....
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_m. .
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our TH-cam
    www.youtube.co....
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    www.youtube.co....
    -------- Thanks for watching--------------
    #Qisadii #Maanta #Gaaldiid

ความคิดเห็น • 164

  • @bile-25
    @bile-25 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi Sheikha wuu iga qosliyay
    Jazakallah Kheyr

  • @ummohmad8817
    @ummohmad8817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah sheeq jisakallaah Qeer

  • @QamarAli-tk8ss
    @QamarAli-tk8ss 4 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله والحمدلله ولا إله إلا الله وألله أكبر 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤😢😢😢😢❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤❤

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah allah ku xafido sh

  • @BrotherColombo
    @BrotherColombo 5 ปีที่แล้ว

    gaaldiidow caawa qosolkaan qoslay waan ilmeeyey

  • @MariamAli-zn7jh
    @MariamAli-zn7jh 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow ilaahay adiga iyo waalidkaa danbigiini hore iyo ka denbeba hadhaafo janada kuwa kuguulaysta ilaahay haydinka dhigo aamiin.

  • @ahmedwarsame4538
    @ahmedwarsame4538 6 ปีที่แล้ว +1

    wallaahi waa iga qoslisay ilaahay haku barakeeyo

  • @maryamamoalin2178
    @maryamamoalin2178 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allh sheikh

  • @sarahfarah7304
    @sarahfarah7304 5 ปีที่แล้ว

    asc wallal waa ku sallama mashalaaha ciilimaga ilaaha haa ku siiyadiyo

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Hakuxafido Sheekh Mahadsanid

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilahaya haku barakeyo shaqa amiin yarabi

  • @TheSamale
    @TheSamale 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk. Wale waan qoslay.

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 ปีที่แล้ว +1

    Bakheylnimadu waa cudur allah bakheylnagama dhigee

  • @abdikarimharedkoiooo8573
    @abdikarimharedkoiooo8573 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah Mashalah Mashalah Wa qiso FiiCan Abu Rauus Cadi mshahen Lakiiin Mar Bay ficanthay gacan arayga Marba lobaxasan

  • @suleekhajigne4710
    @suleekhajigne4710 6 ปีที่แล้ว +6

    Allahuma ini acudu bika minal bukhli Wal jubni

  • @habonqurux7490
    @habonqurux7490 6 ปีที่แล้ว +17

    Masha alllah diin macal kaftan alle haku xafido adoo klena habadiyo

  • @ayshaiaismanys2789
    @ayshaiaismanys2789 4 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂 JazakAllah khayr ya cheikh /sheikh

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 6 ปีที่แล้ว +6

    Ilaahayow bakhaylnimo ayan kaa magan galnay

  • @shukrimohamed2500
    @shukrimohamed2500 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah Sheeq maanta waa naga qoslisey

  • @abshirmohamed5459
    @abshirmohamed5459 5 ปีที่แล้ว

    Mafiicna dhabcaal nimo waad kadhimanee ee sadaqayso

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalah waad iga qoslisey sheekh abdiaziz waa qiso cajiib ah

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 6 ปีที่แล้ว +1

    illahay kuwas nagama dhigo jazakallaah sheekhow

  • @monetaalwaax4723
    @monetaalwaax4723 6 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah tabarakallah jzklh kheyr ya sheikh cabdicasis abuu bashaaash,, .waad naga qosilisay run ahan ti. 3 qisoo waa kala daran yihin .janatul fardawosal aclaa ilahay hanagu kulmiyo 😍😍😍😍

    • @khadrekeysaa9281
      @khadrekeysaa9281 6 ปีที่แล้ว

      Ma SHA allah sheekh jasaa kalaa khayr

  • @cabdiraxmaanshoble9590
    @cabdiraxmaanshoble9590 6 ปีที่แล้ว +1

    maaashalah walaaahi waasheka cajiib ah ooqosol badn

  • @istarabdullahi2021
    @istarabdullahi2021 6 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallaah! Alle ayaan ka magan galna!

  • @abdihakinjamadaar3727
    @abdihakinjamadaar3727 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah walaal Qaali Mahaad Sanid WSC

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 4 ปีที่แล้ว

    Shukran sh.

  • @abshirjama986
    @abshirjama986 6 ปีที่แล้ว +5

    Dhibaaaato eeey leeeydahay bakhiiilnimada

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allah

  • @duniyacabdullhiduniyacabdu4400
    @duniyacabdullhiduniyacabdu4400 6 ปีที่แล้ว +3

    Subxana Allah waa qiso iga qoslisay

  • @abdiqanixc370
    @abdiqanixc370 5 ปีที่แล้ว

    Wlhy waa wax layaableh

  • @amaadin12
    @amaadin12 6 ปีที่แล้ว +1

    qosol badanaa thank u sheekh

  • @ifraaxsh201
    @ifraaxsh201 6 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah. Waa qiso. Lagu cibra qaato. Nimanka taajiriinta. Is ilaaliya

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 3 ปีที่แล้ว

    Alaahu manajaynaa

  • @maryanosman5614
    @maryanosman5614 6 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @abdiali3111
    @abdiali3111 5 ปีที่แล้ว

    Abu raus oday wuxu aha mucjisa ah oo aad Iyo aad u qosol badan

  • @abdifitahmohamedabdi2451
    @abdifitahmohamedabdi2451 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah arbaqiiilaaa

  • @mariayusha2226
    @mariayusha2226 6 ปีที่แล้ว +2

    Jasa kallahu khayran jasaa

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    wlh sidhab ah ban uqoslay hadadan xolahaga intad noshahay adan labixin oo sadaqaysan markad dhimatid walaguu cunaya subxanallah

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow bakhiilnimo aaa kaa megen galey

  • @khadracismaan8556
    @khadracismaan8556 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll Allah ku xiftiyo waxaan qoslay qosol aanan waligay goslin kkkkkkkkkkkkkk

  • @aazizajuuke7867
    @aazizajuuke7867 3 ปีที่แล้ว +1

    Asalama caleykum. Akhi 😂😂😂 waan. Suuxay subxana Allah

  • @saynababdi6153
    @saynababdi6153 6 ปีที่แล้ว +3

    subxaanalah ☘

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 6 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂subxanalah allahu manajaynaa bakhayl
    Jasakalah khayr filaah

  • @xidigabanadir1081
    @xidigabanadir1081 5 ปีที่แล้ว

    bro aad baad iiga qoslisay kkkkkk abdulaziiz

  • @mohakaran587
    @mohakaran587 5 ปีที่แล้ว

    Wlh sheikh. Manta qosol la.ilmeeye maasha allaah aqoonta alla.kusiyaadiyo bro siirada axbaabtii rasuulkana.inoosoo.badi.insha allah

  • @maryanabdillahiabdi6543
    @maryanabdillahiabdi6543 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah kkkk

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 3 ปีที่แล้ว

    wow it was a beautiful story

  • @canabmuktar102
    @canabmuktar102 6 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 ปีที่แล้ว

    Scn wallale

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 ปีที่แล้ว

    Kkk mahadsanid

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha aallah sheekh abdulziiz

  • @hilaacyare3324
    @hilaacyare3324 6 ปีที่แล้ว +4

    Allow baqiil wax ha igu darin

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 5 ปีที่แล้ว

      haa wlhi mid aan saaxiibo nahey baqiil waaye haduu dhaawacyahey xitaa ma aadayo pharmacy.....

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak sheikh Abdul Aziiz

  • @aqoonraac2281
    @aqoonraac2281 6 ปีที่แล้ว

    kkk jazakallahu khayra shiikh

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 6 ปีที่แล้ว

    kk masha allah wa cajiib

  • @hiboabdulrahman5324
    @hiboabdulrahman5324 5 ปีที่แล้ว

    shugran wllky shekheyga

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 ปีที่แล้ว

    Jzkl kheyr

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh gabayadii jariir iyo farasdaq maad noo soo turjuntid

  • @alihussein1432
    @alihussein1432 4 ปีที่แล้ว

    Subxanaha wahalis 🤣🤣😂

  • @Foziya-Fowziyo
    @Foziya-Fowziyo 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk run run Baan u qoslay subxanallah

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 6 ปีที่แล้ว

    Wlh waad iga qoslisay shiiqow mashaa alaha ku dhowro kaftanka bataqan iyo sidadaka loga qosliyo xogaa wan xanaqsanaa lkn waan qoalay hadalkagaam

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 5 ปีที่แล้ว +2

    wlhi sabirty ... hhhhh shaabooo iyo taydh ...wuxuu wada sabuun isku badaly

  • @honeyhoney205
    @honeyhoney205 6 ปีที่แล้ว +1

    SubhnaAllah

  • @shamsoshamso4304
    @shamsoshamso4304 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanllh

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 4 ปีที่แล้ว

    .thank you

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 6 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله

  • @sacdiyoimaam3315
    @sacdiyoimaam3315 6 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Masha Allah sheekh

  • @faadumoaliroble9655
    @faadumoaliroble9655 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaa sh abdulaziiz wllhi daacada uqosle kkkkkkkkkkkkkkkkk wllhi wa qiso wax kuqaadasho leh alle ninkiisa ikaaheu USO dire wanolaaden reerka wllhi wa dhib buqol nimada alow adiga kamagan galne Abuu Ru uus wax kayaabiyo arke wllhi kkkkkk

  • @faaraxismaaciil7182
    @faaraxismaaciil7182 6 ปีที่แล้ว +3

    Hmmm bawdo sheekh ha dhihine jeeeni ama lug dheh 😂cafwn sixid un

  • @neyruusneyruus4638
    @neyruusneyruus4638 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂 waa halis dadka baqiilinta ah اللهم نجنأ

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 ปีที่แล้ว

    Kkk

  • @Foziya-Fowziyo
    @Foziya-Fowziyo 6 ปีที่แล้ว +1

    اللهم إني أعوذ بك من بخل

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 6 ปีที่แล้ว +3

    kkk subxaan allah

  • @rooble162
    @rooble162 6 ปีที่แล้ว +2

    Abuu ra uus caadi ma aha walaahi

  • @maxamedibrahim95
    @maxamedibrahim95 5 ปีที่แล้ว

    Hahahaahha shiqan markan qosli wayo adan ku dawadaa waana na wacdinaysaa waana na ga qoslisiinaysaa ala maxaad jeeb gashay shilinow

  • @samiiromohamud6537
    @samiiromohamud6537 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa marki labad an subscribe dhahayo channel kada gmail ka ya iska badalay isku so labasho wanagsan sheikh✊

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว +7

    Haa hilamam inad sarto lik anigu

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waan qoslay baqiil xoolahiisa waa ka dhintaaaa

  • @habiibahussein415
    @habiibahussein415 6 ปีที่แล้ว +16

    Kkkkkkkk akhi abdulaziz wllhi manta qosol aan kari karin ayan qoslay waxa igu qosol badna abu ruus 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 6 ปีที่แล้ว

    aabahii madaxyada

  • @sahramaxamed368
    @sahramaxamed368 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂 bakhaylnimadu xumaaa shukran sheekh u diray qaar badan walee vidiogan kkkkkkk

  • @ifrahshekhdor1321
    @ifrahshekhdor1321 6 ปีที่แล้ว

    shukran.jasaakalh.kkkkk

  • @hiboabdulrahman5324
    @hiboabdulrahman5324 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhyhhh ala bekheeylka xumaa

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 6 ปีที่แล้ว

    Dee sheekhoow lafta lama jaqee waa la dhuuxaa

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalaah

  • @hoyomacan6909
    @hoyomacan6909 4 ปีที่แล้ว

    Scm sheekh ega waxan umalyn man sha ala kk sheekh scm

  • @faadumoaliroble9655
    @faadumoaliroble9655 5 ปีที่แล้ว

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlli waxn ku qosoliy bakhayilk ugu horeyey kkkkkk

  • @munaessa3473
    @munaessa3473 3 ปีที่แล้ว

    Astaqfirullaah wlhi qosol waalan baan qoslay Belo Taydh kuugu qubaystay walle cashar baa la baray.
    Sheikhow shukran kasoo kalena ilaaahayow adaan kaa magan galnay.

  • @sadiyomahamud6991
    @sadiyomahamud6991 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkl aburaus

  • @dhahira4859
    @dhahira4859 6 ปีที่แล้ว

    Allahoow adiga ka magangelney

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 6 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍

  • @khadrafarah769
    @khadrafarah769 6 ปีที่แล้ว +4

    Taydh iyo shambo xayraan 😂😂 shikhu wa ciyalki hore

  • @marwosharmake1561
    @marwosharmake1561 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk qosal shanbo xaydhan

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 6 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @munaali1118
    @munaali1118 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhh shekan waa ku qoslaay

  • @abdirahmaanmohamed1582
    @abdirahmaanmohamed1582 3 ปีที่แล้ว +2

    Maahmaah soomaaliyeed ayaa tiri
    Baqiil maalkiis been loow ayaa is ka leh
    🤣🤣🤣🤣😅😅😅

  • @ayaanadenkarrar2239
    @ayaanadenkarrar2239 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk subxaanallah

  • @abdiqanixc370
    @abdiqanixc370 5 ปีที่แล้ว

    Muxuu yidhi hada waladun