DOODWADAAG 12 12 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Email: info@tvuniversal.net
    Web: www.tvuniversal.net
    facebook: universalsomalitv
    twitter: tvuniversal

ความคิดเห็น • 363

  • @globaltruckingllc1618
    @globaltruckingllc1618 5 ปีที่แล้ว +9

    30 jir 30 million please ninka shaatiga cad qabta lacakteenii uu dhacay

  • @shuuriyeomar8802
    @shuuriyeomar8802 5 ปีที่แล้ว +4

    Damujadiid waa dal dumis, Waa danleey iyo daba dhilif. Lakiin waxaan layabanahay dadkaan oo kale dadka eey matalaan.

  • @safiyamohammedabdule8789
    @safiyamohammedabdule8789 5 ปีที่แล้ว +16

    bad gade dooni mayno,xildhibaan careysan dooni mayno dowladiid dooni mayno.

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 5 ปีที่แล้ว +14

    Alle ha u naxaristo wariye cawil
    wlhi wa geri naxdin leh aynu u duceyno walalken dodan ban dawanayey xalay sakana geridisan maqlay alle ha u naxaristo walalken😢😢😢😢😢😢😢

  • @saidelmi7752
    @saidelmi7752 5 ปีที่แล้ว +29

    Ku waan mucaaradka ah allaha haso qabto aamiin aamiin guuul nabad & nolal

  • @mohamedisak8860
    @mohamedisak8860 5 ปีที่แล้ว +20

    Allow inaga qabo kuwa rabo inay maalin walba dibnoo celiyaan Aamin Aamiin Yaa Rabi ciza iinsha Allah

    • @badwenta2
      @badwenta2 5 ปีที่แล้ว

      Wa qaain cabdulahi maxamed nur tuug.ah oo abgaal waana wacal siyaad korin jiray weeye tuug is baro qaad ah weeye

    • @badwenta2
      @badwenta2 5 ปีที่แล้ว

      Xildhibanka cusub
      Was nin xun oo lacaga doon ah

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 ปีที่แล้ว +14

    walaalay halo duceyo dhulkena sidi loga bad badi laha kuwan umada nabada u diday allaha naga qabto illahay adiga awodo yaarabi

    • @munacabdi8787
      @munacabdi8787 5 ปีที่แล้ว +1

      Cawil daahir salaad allow kuu naxariiso kitaabkaaga gacanta midigta allha kaa siiyo

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 5 ปีที่แล้ว +28

    Qaran dumis ilaahay ummada haka qabto

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 5 ปีที่แล้ว +6

    Shati cadaha wa nin xun

  • @cumarsharmarke1178
    @cumarsharmarke1178 5 ปีที่แล้ว +2

    Illaahey ha u naxariisto marxuumka Cawil salaat janadii illaahey ha ka waraabiyo

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 5 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaan Goodax waxa helay wiil yar o aftahan ah o la yira Xildhibaan Cabdullahi meel ba la saaray Gooadax Diyaarad ba laga so dajiyay aa iyo Sawirka Gabre yaab. Iyo 30 jir 30 Million haysta wale waxba la iskuma reeban

  • @Wajaale64
    @Wajaale64 5 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhhhhhhhh Soddon Jir soddon milyan oo dollar haysta weligiisna aan ka shaqayn meel aan wasaarada maaliyada ahayn aabihiisna danyar ahaa hhhhhmmmmmm aaway hanti dhawrka qaranku maxaa loo waydiin waayey lacagta meesha uu ka keenay miyaan meesha la is xisaabinayn??????

  • @maxamedahmedsadexle8759
    @maxamedahmedsadexle8759 5 ปีที่แล้ว +3

    walee waxbaa kudhacay yarka goodax bare waa masuul dhab ah wadani ah waadna arkaysaan siduu yarka 2000 baadiye kayimi uu kufaanay sodon malyan baan haystaa inuu musuq maasuq dhacay xiligii xasan waana waxa ay hada urabaan burburka markay waayeen xoolihii umada ay boobayeen

  • @ambioali8271
    @ambioali8271 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle naxariisto Cawil waxa kale aan leyahay Somaliyey hadii aytnan Alle ka baqin oo aydnan garsoorka wax qaban,weligiin sidan badan ahaneyna cadalada wax ka qabo Farmajow

  • @maxamadxusen8424
    @maxamadxusen8424 5 ปีที่แล้ว +3

    War dadka qaar ma xishoodaan miyaa muwaadiniintii ayaa dhididkooda la cunayaa ayaa lasoo hor fariisanayaa oo waliba mushaharkoodii doorasha lagu galyaa oo waliba leh madaxwaynaha ridana waxaas oo kale ayaa ka buuxa

  • @hiskhalif187
    @hiskhalif187 5 ปีที่แล้ว +5

    Goodax bare waa guul wade macan jecel ah

  • @safiaali9957
    @safiaali9957 5 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto wariye cawil

  • @warwaawareeysomalaaychanne2306
    @warwaawareeysomalaaychanne2306 5 ปีที่แล้ว +3

    30 jir aan waligii shaqo kale oon wasiirnimo ah aan ka shaqeen oo 30 million oo dollor haysto runtii waa arrin yaab leh hadii ay jirto!

  • @Samawade25
    @Samawade25 5 ปีที่แล้ว +8

    $30milyuun xagee laga shaqeeyay halla soo baaro???? Nin aanan waligii Dowlad ma Agee meelkale ka shaqayn aabihiisna kadhaxlin xagee kaheli karaa dhaqaalahan, Xoolo qaranka laga dhacay dib halooga soo celiyo

    • @yaskaa8038
      @yaskaa8038 5 ปีที่แล้ว

      A waasuge walaahi si daacad nimo ah. Aan u habaaray. 30 million. Naar ahala ugu badalo hadii aay runtahay

  • @Animals-channel10
    @Animals-channel10 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwan mucaradka sheganaayo been cad ayey wadan, insha alh somali mel ayey iska kin sarayaan waqti dhaw.

  • @wadanisomaliyed9796
    @wadanisomaliyed9796 5 ปีที่แล้ว +1

    Xildhibaanka Shaadhka Cad Aniguma Aqaano Hadanabaranmaayo Waa Tuug Ilaahay Kago'Ay Qosolben Ah Buumeshakuhaayaa
    Guul Xildhibaanada Daacada Ah Ee Goodaxbarekatirsanyahay
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadaan la isla xisaabtin oo mas'uulka wuxuu dawladaha shiisheeye kula heshiiyey uu Barlamaanka hor keenin, mustaqbalka Somalia jid mugdi ah baa lagu wadaa. Alloow amuuraha sahal, ummadanna ka qabo madaxdda aan u naxeyn.

  • @rahmasaciid4334
    @rahmasaciid4334 5 ปีที่แล้ว +2

    War wadanka wuu daaley ee buuqa ka daaya

  • @museali2680
    @museali2680 5 ปีที่แล้ว +1

    Alaha ku naxariista walalekena cawil

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +9

    Mucaarad maaha waa qaran dumis Allaha naga qabto 30jir musuqmaasuq ku taajiray yaa yaa naga qabto miss disheen xabsi buu kahadlaayaa

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 5 ปีที่แล้ว +2

    Tuugadaan Allah naga qabo, ninka xaday lacagtii abaaraha,dadkii aan fiirin weynay TV .30 jir haysta 30 malyan, ku dhimo , si deg deg ah u celi lacagta qaranka

  • @iklzyyyomar7241
    @iklzyyyomar7241 5 ปีที่แล้ว +1

    This was his final Doodwadag May Allah grant AWil His highest level of Jannnah ,, just a week ago life is too short u never know the day u r leaving,, Ilaahow damnigeena dhaaf

  • @c.nasirraajii5538
    @c.nasirraajii5538 5 ปีที่แล้ว +1

    Sodan jir xaraami ah waye kan nagaqanta tuuk ween

  • @mohamedfarah1378
    @mohamedfarah1378 5 ปีที่แล้ว +2

    Sidee lagu oganaya qofka runta shegaya,Maxa lodiidanyahay in la furo maxkamad Dasturi ah si dalka loga qabto tuugada

  • @mohamedalihassan6618
    @mohamedalihassan6618 5 ปีที่แล้ว +2

    Allow ku xanariiso cawil daahir 😭😭

  • @mohaabdulahi585
    @mohaabdulahi585 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wan yaabey ani waxan ahay muwadin somaliyeed ani waxan qabaa in xildhiban uu yahay matale shacabka somaliyeed oo aan ani kamid ahay xildhibaaw ma matale shacab baad tahay oo ani imatala mise waxad tahay xildhiban kursigiisa gatay oo lacag ku iibsaday wlhi kuli waxa iiga muuqda inuu yihin ku kursiga inuu gatay aaminsan marka dawladnimo cirkay Somali katahay

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว +2

    horta kan Qalbidhagaxbaa la dhiibeydaa haya waxkaluu sheego wuu waayey balse filimkaa horuu u fashilmay mucaarad ku sheegaa dhiibey laakiin meeshii ay aadijireen baa laga soo xidhay ragani waa fashilmeen naga hor wareega wejigiin gubaye

  • @IAm-kw6lg
    @IAm-kw6lg 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwiina cada qaatayaashs ah iyo kuwa laaluushka idinku siiya burburka wadankayaga oo ah imariyiinta oo khayraadkii wadankayaga ku hodmay maatadayadiin qaraxa ku baabiyay
    Iyo qalbidhagaxa aad ku qaraabanaysaan wuxuu idinkula heshiis ahaa burburka dawlada
    Macal imaaraadkiina iyo tigreegiina waad isla ogeydeen
    Gabre ayay daris ahaayeen qalbidhaga dawladaan horteed muxuu u qabsan wayey gabre
    Kuwiinaan wadankayagu kadagi waaya qalbidhagax imaarati kurtigiin allaah baan idinka dacwoonay allaah hanagakiin qabto

  • @hasanabti7078
    @hasanabti7078 5 ปีที่แล้ว +2

    lacagto yar yar oo sikhaas ahaan ah ay dawladu waxkumaamusho ayaa jira marka hantidhawrka ayeey shaqadiisu tahay ee ma aha tuhun iyo tuurufo suuqa lagamaqlo in lasheeg sheego

  • @baashaaletube2754
    @baashaaletube2754 5 ปีที่แล้ว +2

    Barnaanijka oo taariikh iga horeysay baxay ayaan maata dawaday , waxaan helay xog barax tiran oo kusaabsan dad naa ibka nooga ah siyaasada,
    Waxaa ii cad markii aan si hufan oo daganaasha ah kudawaday barnaamijkaan dood wadaaga ah arkay khilaafka iyo isdhaleeceenta lagu soo bandhigay shacbiyadii lamatalaye, oo waliba is ceebeeska ee ugu darneed , in aanan isbadal dhab ah soomaali udhaween raadkeedana eesan kujoogin, macquulna eetahay in dib naloogu celiyo wax badan oon kaso gudubnay oo ah in leesu awood sheegto, leesdilo , lees xaqiro , leesdhaco , lees heeb sooco.
    Waxaan soo jeedinayaa in goodax bare iyo cabdilahi daahir ee kufashilmeen Anshaxa logu tala kalay kahor hadalka bulshada ayagoo waliba uhadlay si aan leesu aaba yeeleen ,kana gudbay xadka saxafadu xog dhaxal gal ah ku raadiso.
    Waxaan allah weydiisanaayaa in uu xaqa isaga ifiyo anigu madhahayo waxaas ayaa qaldan ,balse waxaan qiryaa in dowladnimadu ee qeexantahay shuruucyo hab raacna leedahay , awooduhuna kuqeexan yihiin dastuurka qabyada ah , wixi laga wayana kii 61 dii locodeyay ayaa dib loo raci karaa.
    Siyaasi kahadlaayo shaqsiyad gaar ah , xaq ma uleeyahay in uu matalo dan guud?
    Mid walbo waxaa loo keenay in dan guud garto , ma aha in uu garto tiisa gaarka ah , alla ceebey tacaal'

    • @adenhassan4254
      @adenhassan4254 5 ปีที่แล้ว

      True..nw we all know...who is the real enemy ...Iinalllahi Waa ina Illahey rajioon

  • @saidelmi7752
    @saidelmi7752 5 ปีที่แล้ว +39

    Xildibaanada mucaaradka waa qaran dumis oo tuuga ah halaxiro

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว

      Adiga xitaa baal madaw ayaad galeeysaa maxaayeelay adigu waxaad dumineeysaa dowlada

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaruntiis waanin adaya oo waaya araga allah yaanoogubada wiila shaan yaryarkaa ninkaanookalle

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว

      Iminkeey imaadeen waxnakamahaan soomaaliya

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว +1

      Tigree iyo amxaaro iyo oramo ayaad noolamitihiin

    • @abdirazakwarsame7409
      @abdirazakwarsame7409 5 ปีที่แล้ว

      Todobada boqol maad siisid masaakiinta iyo askarta gurigaaga iyo furimaha qorigalataagan inteesa kakeenta hadaad rabtiin inuu shacabku ina taageero markii ciilka aan laseexan weey nay maxaad na ugakeenin mooshin haah hadaan kugartay masoomaalilaan baad kasoojeedaa inaad soomaaliya dumido ayaad rabtaa

  • @xamdiaxmed4153
    @xamdiaxmed4153 5 ปีที่แล้ว +1

    cawil daahir salaad allah u naxatiisto wlhi wuxu ahay qof aniga aad igu weyana dooda wadaag ayan ah qof ku tixan xili walbo lkn naf walbo waqti ayey ledahay 10 sano iyo kabadan ayan cawil dhageyaste u aha wan wariyah kaliye ee murku hadlayo aan daganaan u dhageyasan jiraya allah u naxatiisto

  • @abdifitahqorane8258
    @abdifitahqorane8258 5 ปีที่แล้ว +1

    In Gabre lala istaago dowlada xiligaas jirtay ayaaaba hoostageysay uma arko ceeb in goodax ilaa madax toyaduba daganaaa

  • @abdifatahosmanmahamed899
    @abdifatahosmanmahamed899 5 ปีที่แล้ว

    Inakayar'warkauyirdh'warunWanladhacsanahay'hadiixoliHiiumada'labobay'O'xasanGurgurte'iyo'koxdisii'tugada'aheyd'Oudheertahay'damojadiid'waxlahelay'Cadeyn'inuuyahayGodax'iyoSanbaloshe;Jajusinta:aykadagiweysay*Soomaaliya WaxanQiraya*HadalkauuyiriGodax'ee,boobka'hantidiiUmadaSoomaaliyee'Waruntii'ooKiridhidbankusinaya'Godax'Doonimeyno;Jajusinta'ilaheykashifay'ee,lahelaymagacoDa1day's will'Be,justice andJeel'farmajow'dhadoRoObmanoQoto'fadlandhameyStirQabyada'OayuguhoreysoMaxkamadiiTasturka'iyo'shurucdakale'ee,dhimanFadlan;please'and'pleaseFadlan*Jaale FarmaJo'dhameystir.

  • @caydaruusaxmed4342
    @caydaruusaxmed4342 5 ปีที่แล้ว +1

    allaaah naxariis jano ha siiyo cawil daahir waa dood waadagii ugu dambeyay ee uu qabto naxariis jano allaah haku siiyo wllhi geeridadu waxay umuda somaliyed ku rebtay qasatan aniga murugo

  • @shukrimohamed2796
    @shukrimohamed2796 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha u naxaristo wariye Awil salaad oo manta 22-12-2018 Ku geeriyoday qarax kadhacay agagaarka tiyaatarka qaranka

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +3

    Ninka waalan oo waqtigiba kaligii qaatay warna aan la dhex Halina karin xasad xumaan uu wada waa wixii hurdada naga qaaday rabi hanaga qabto hunguri doonkan hantida dalka Ma dhaxal aabihiis baa markuu sidaas u xisabayo ilaahow kuwan naga qabo waqoyi waa dad walalahen cidna kama yeelno in la xumeeyo dalkana waa dal somaliyed marka daaya dulmiga iyo isku dirka oo rabi uga baqa aduunka hadii kale intii daacad ah baan habaar idinka dalbaynaa daaya dowlada libinteda u ogolaada allaa siiyee waana mid umada somaliyed ku qanacday waxqabadkeduna muuqdo si cad dad iyo dal farmajo iyo qayre waa somali deeq qarxa xasad dartiis hurdadi waan noo diideen xaqa rabi Haydin tuso adunka waad nagu dhibten

    • @ibrahimkrama1711
      @ibrahimkrama1711 5 ปีที่แล้ว

      Ubah Abdi aakhiro ma uso istagysa inanu farmajo cuman wadin
      Wx anad hubin ha xukumin
      Lacagtad leday ma dhacalkisa haa wa dhaxalkisa wa hantida dalkisa wa shaqadusa xisabintu aqligaga fur horu mar bad rabtaye

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 5 ปีที่แล้ว +1

    Sodon jir sodon malyal bangiga ugu jirto lixsano ayuu shaqaynayaa?

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 5 ปีที่แล้ว +1

    Sidey musuqmaasuq uga soo kaban Farmaajo ayaa musuqmaasuq iyo qabiil ku yumide.Hal xaaraan ahi nirig xalaal ah ma dhasho.

  • @mukhtarabdullahi3207
    @mukhtarabdullahi3207 5 ปีที่แล้ว +2

    30 jir+30،milion=corruption،therefore؟halabaaro.

  • @hajiyare8260
    @hajiyare8260 5 ปีที่แล้ว +1

    Tuug tuug dhalay 30 million aya heysta kulaha hantida shacabka iska celi tuug calool weyn

  • @dahirali3268
    @dahirali3268 5 ปีที่แล้ว +2

    goodax xssan shiikj caydiidisa takhaan ilaan isaga bulshada ku barsy abaal lawe

  • @mandera222
    @mandera222 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa raxma Cawil dahir waa wariye aad qiimo badan aad ayan uga naxay geeridiisa allow janatul fardowso ku gee amiin ya rabi

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 5 ปีที่แล้ว +1

    Cawiloow jana fardowsa allaha kugeeyo aamiiiin

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 5 ปีที่แล้ว +3

    Sacuudiga imrate Allaha lacagtooda Allaha baabiiyo

  • @calisimba1943
    @calisimba1943 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow kunaxariisto cawil

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 ปีที่แล้ว +3

    qadho qaab daran illahayo idinku dil o na dhaafi kuwaan xaaranta cunayo waa hogamiya koxed yadii

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr Wb Subxaana Allaah Wariyii waa dhintay maanta qarax Ayuu KU dhintay Allaha unaxariisto

  • @ceynacadde4350
    @ceynacadde4350 5 ปีที่แล้ว

    Madaxweynaha Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo adiga cod ma siinin xIldhiban Abdullahi

  • @sahardid2134
    @sahardid2134 5 ปีที่แล้ว

    Thank you Wasiir Goodax iyo Xildhibaan Bidhaan. Runtu iyadaa is caddeysa!!! Dadku waa arkaan labada beenaale ee maasha iladeygga la soo fadhiya. Mid waa tuug dhac iyo boob u bartay... midna waa wakiilka Alshabab iyo qarandumiska Somaliland...
    Waxan maqli jiray tuug la eryanaayo oo dhahaayo "tuugga qabta" sida Cabdullaahi M. Nuur oo afhayeen u noqday Somaliland!!

  • @abdullahimohamed627
    @abdullahimohamed627 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninka ku faanaya 30milyan aan haystaa waa tuug qaran dumis ah

  • @omarsaedmohamud443
    @omarsaedmohamud443 5 ปีที่แล้ว +1

    allow Ku naxariiso wariye qaran

  • @hawaosman4181
    @hawaosman4181 5 ปีที่แล้ว

    ALOW CEEBTEENA astur Halsano mushaar ma qaadan markhaati cad kanoo kale baa soomaalida baabinaya xagee. KA keenya waxaasoo lacaga HA la dabo galo dadkii mushaarku KA maqnaa HA dacweeyaan Assay DADka mushaarkoodii waxaasoo lacaga iskale Naafo Hooyooyin masaakiin

  • @hasanabti7078
    @hasanabti7078 5 ปีที่แล้ว +3

    banaanbaxayaasha amnidaro hadeykeenaan waaladilayaa shacabka hadii kale aminiga gacanta ayuu kabaxayaa

    • @ibrahimkrama1711
      @ibrahimkrama1711 5 ปีที่แล้ว

      Fatuun Warsame ashabab ma dishid hhhh idinkun ba iska adag wd iga yabisen aqligina fura diqmuqradiyaday ka mid tee

  • @sankahaaji947
    @sankahaaji947 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxriisto wariye cawil dahir salaad

  • @ajsreviews1
    @ajsreviews1 5 ปีที่แล้ว +14

    Ninkaan ka mid eh xildhibaanada xanaaqsan ee xildhibaan cabdullahi ee shaatiga cad muxuu dhahay ma jiro hal shey oo ay qabatay dowlada maanta jirto alla xaqiraad badanaa anaa kusoo gudbinaayo 16 qodob plz indhaha fur hoos ka aqriso-
    Wax qabadka Xukuumada
    1-La dagaalanka Musuq-maasuqa iyo hufmaanta maamulka maaliyada iyo deymaha in nalaga cafiyo si aan mid cusub u qaadano IMF iyo aduunkana sheegay ku dhownahay in daymaha nalaga cafiyo lacagna naloo soo daabaco soon inshallah
    2-in dalka dib loogu soo celiyo Soomaali badan oo ku xirnaa dalalka dibedda
    3- Hufnaan iyo wada shaqeyn iyo isku dhac la,aan madaxweyne iyo Raisil wasaaraha burburkii kadib tariikhda
    4- Isdhexgalka iyo is aaminaad shacabka iyo ciidanka.
    5- Is-xilqaan iyo isku tashano oo uu madaxweyne Farmaajo ku guuleestay
    6- Go’aanka adag xiriirka dowlada carabta ee dibin daabyada ku waday dalka
    7- Dhibkii garoonka Wajeer ay dowlada afjartay.
    8- Hormarinta Baasaboorka Soomaaliga.
    9- isla xisaabtanka iyo Koontaroolka Shaqaalaha Dowlada.
    10- Ka saarida Gabre ee Soomaaliya.
    11-Dowladda Farmaajo ayaa ku guuleesatay si cadna ugu sheegtay dowladaha Itoobiya iyo Kenya inay fara gelinta ka dhaaf Soomaaliya isla markaasna aysan si toos ah ula hadlin Madaxda Maamul Goboleedyad
    12-Dhamaan wasaaradaha iyo xafiisyada dowladda , waxaana shaqada dowladda la gala 8:00Am iyadoo laga soo baxo 4:00Pm Markii ugu horeesay Burburkii ka dib.
    13-Bixinka %100 mushaaraadka 28deeda bil walba shaqaalaha dowladda iyo dhamaan ciidamada si joogta ah
    14-Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku guulasatay in dib loo soo celiyo sharaftii iyo magaciii ay Soomaaliya ku laheyd dunida,
    15-In daqliga dowlada dhan si toos eh loogu shubo bankiga dhexe kaliyana ayna kaliya maamulaan xarumaha ku shaqe leh

    • @batulaisse2844
      @batulaisse2844 5 ปีที่แล้ว

      like

    • @aminahooyo4973
      @aminahooyo4973 5 ปีที่แล้ว +1

      Walaalo, yeeyan kuwan dhiig kar inagu ridin........Illah addoomadiisa caadil buu u yahay, waxuuna yiri XAQA IYO BAADIL meeeel ma wada maraaayaaan...........
      1991-2018......Qolooyin oo baadiye meeelo fog fog oo ah dadyoow badan oo tuuulo walba ka soda oo Aad Ivo Aad nalol xun ku noolaa, diintana ku yareeyd ayaa waxaan Islaam ku dhaqmin, Oo aadanaha Gaalka ugu xun ku kicin ku kacay......Maanta, Ilays baa higleeyay Allah ayaana wax walba u jeeeda Isagaana Amaanadiisa nahay, kiiii xun ee Somali hunguri ku iibsanahayana Allah ka wayn

    • @nortaa5654
      @nortaa5654 5 ปีที่แล้ว +1

      Gobolada Media waa runtaa maasha Allaah Cadaado sadar muuqda suaal uma baahno

    • @aliabdirahmanmohamed5500
      @aliabdirahmanmohamed5500 5 ปีที่แล้ว

      War waxaan wayviska hadalaayaan

    • @guledkayse0557
      @guledkayse0557 5 ปีที่แล้ว +1

      Bal waxan cawaanka ah eega ileen waa gafuur culus hada qodob aan qaato oo indhaahdo waa sax walhi garan mayo wuu isku soocelceliyeyba 😯😯😯adoo kale inaad iska aamustaa wacan

  • @ayaanmaxamud6632
    @ayaanmaxamud6632 5 ปีที่แล้ว +1

    Iloow naga qabo qaran dumiska

  • @ossianindian6851
    @ossianindian6851 5 ปีที่แล้ว

    Kan Faysal Cali waraabe baa soo dirsaday in uu soomaalia kuburburiyo eysan kor usookicin intey Soomaliland Aqoonsi kahelayan waatuu laha Farmajo inlarido waasax anna muqdisho xidido baa iiyaala oo kashaqeynaya in dowlada
    Soomaalia BUBURIYAN.

  • @ubahadey2888
    @ubahadey2888 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey cawil dahir ha u naxaristo😭 inta marki geerida cawil maqashay ka naxday farta taag 😢

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว +2

      Walal Allah u naxariisto Soomaali oo dhan ka naxeen geeridii Cawil daahir Salad Allah u wada naxiirsado inta dhimatay inta dhawac Allah caafiyo Samir iyo iimaan Allah naga siiyo janno fardowso Allah geeyo aamiin aamiin aamiin.

    • @ubahadey2888
      @ubahadey2888 5 ปีที่แล้ว

      Amiin wllashey

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 5 ปีที่แล้ว

    Allha ku caadbo mooryaan ruuga 30 jir 30 milyan haysta xeebti somaliyana gatay

  • @hasanabti7078
    @hasanabti7078 5 ปีที่แล้ว +1

    aflagaadada waxaa keenay qayb idankamid ah ayaa idiinkeenayo sida fiqi oo hadii caawa gabar lakufsado dawladaa kufsatay oranayo hataa waxaan daawanay wiil dawladaa ikufsatay leh warmucaaradnimadu ama tartanku mid siyaasad ah hanoqdo

  • @samatarbashir6048
    @samatarbashir6048 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan Soomaaliyeey doodaan ka baxday Universal waa doodii ugu xiisaha badneed intaad si fiican u dhagaysataan ra'yigiina soo qora. Aniga aragtidayda kooxdaan Farmaajo wallaahi caawa ragbaa helay ileen geen looma dhinto. Doodaan waxaa guusha ku raacday mucaaradka.

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 5 ปีที่แล้ว

    Mooshin ma jiro horaa loo soconayaa vito👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @bilanweyrax2950
    @bilanweyrax2950 5 ปีที่แล้ว

    Ninkaan 30 million sheeganahayo amuu kadambeeyay bartilmaameysigii wariyaha lagu dilay?

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 5 ปีที่แล้ว +1

    konton million oo xaaraana indha adagaa biniiadaamba mahor fariisteeen

  • @deheyedeheye3235
    @deheyedeheye3235 5 ปีที่แล้ว +1

    Inaalilaahi wa inaalilaahi raajucuun alahunaxariisto wariye cawal daahir salad wuxuu ahaa indhihii bulshada aan aan uducayno wll yaal waan ka xunahay in shabaab ayna cidna u aabo yeelayn laakiin dadku wali may fahmin cadaw googa

  • @abdizackmohamed248
    @abdizackmohamed248 5 ปีที่แล้ว +22

    Godax nolow legend

    • @abudiabudi4430
      @abudiabudi4430 5 ปีที่แล้ว +1

      Goodax waxanaaqay kkkkk

    • @guulujooga4729
      @guulujooga4729 5 ปีที่แล้ว +1

      Goodax waa naqaan tuug tuug ka xu. Majiro

  • @nimcoshaandi3606
    @nimcoshaandi3606 5 ปีที่แล้ว

    Halahaas maa qiil ka dhiganee 30jirka 30ka milyan haystow ma wxd is ledahy iska horken umada waryaa cidna somaliland dhib lama rabtee umada dhibka ka daa lagu soo qabay idam ALLE

  • @rahmomohamud871
    @rahmomohamud871 5 ปีที่แล้ว

    Alle yaa Rahma rahimiin allow unaxriiso wariye cawil Daahir wuxuu qabtay Dood wadagyo badan lkn tan wexey sababtay nafsadisa Xildhibaan carerysan ayaa ka danbeyo dilka Cawil daahir ee maxkamad hala so taago

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto wariye cawil daahir wn xasuustaa markaan dawanyey barnaamijkisii ugu dambeeyey ee doodwadaag markaan si live ah u daawanayey sandkii hore Allow kuu naxariiso

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 5 ปีที่แล้ว

    Somaliland bad ka copyaysen in madax la dodsiyo ee intad lacago ku bixinaysan burburinteda ka copyeeya siday amanka iyo dasturka u dhamaystirten
    Aqliga somalia garan mayo gortu is badalayo

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 5 ปีที่แล้ว

    aad baan u salaamayaa ,wariye cawil iyo universal tvba,inta badan ,siyaasiga soomaaliga ahi gaar ahaan waayihii dambe waa ma xishoode aan dhaqan iyo diin midna aan dhawrin-tuug dadka oo dhamin yaqaan baa iska murmi oo inta meel soo fariista ka sheekeyn waxba musuq ah iyo waxbaa la dhacay-bal illaahay baan idinku dhaarsay maxaa jira qof soomaali ah oo aan ogayn xafalalkii iyo boobkii uu hantiilaha ku noqday xildhibaan cabdullahi maxamed nuur ,ma cabdullahi baa maanta ka hadlaya musumaasuq iyo waxbaa la xaday-
    xogogaal baan u badanahay ,runtana waxay ku fiican tahay in loo sheego sida ay tahay-
    Abdullahi Maxamed nuur iyo saaxiibadi waa naqaan waxay u qeylinayaan=waxaa loo bartay lacag inta dal carbeed laga soo qaado iyadoo kaash ah ,lagu qeybsado diyaaradda gudaheeda inta aysanba dalka soo gaarin-abdullaahiyow taas waqtigeedii waa dhammaaday ,meeshana lacag bilaash ahi ma taalo,50ka milyan ee aad boobtay(waa xaaraan) Zako kama baxdo ee iyada celcesho oo dadka nadiifka ah wax ma xadaane iska aamus oo fadlan wax isku fal

  • @motorolageneration4946
    @motorolageneration4946 5 ปีที่แล้ว

    Hurumarnimada wadanka waxa kaso horjeda mucaradka cadheysan waye. Xildhibanada aya Amanka ka horjeda

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 ปีที่แล้ว +3

    hadan idin saxo kuwa hosbitalada ku xanunsanayan hooyada ku dhimayso qotiga odayasha qotiga ku xanunanayan maxadka ogrihin illahay umadan ha idinka qabto

  • @suhaybi
    @suhaybi 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan Shaadh ka cad sadashiisi dhab bay noqotay Oo Afwerk somalia

  • @cabdicasiisdacar4078
    @cabdicasiisdacar4078 5 ปีที่แล้ว +1

    Wariyahan ma lacagtii imarat wariye doodaadu dhinac ayay ka rarantay mise nacaska ah ee 30 milyan ee xaaraanta yidhi saka ayaan ka dhiibaa yaad u kiraysantay nabad iyo nolol kkkkkkkkkkk

  • @libanasad9043
    @libanasad9043 5 ปีที่แล้ว

    You killed the messenger. But you won’t kill the message☝☝

  • @Wardheer1
    @Wardheer1 5 ปีที่แล้ว

    *AHN weriye cawil geeridisu aad bay inoo taabatay*

  • @samiirkahaaji1121
    @samiirkahaaji1121 5 ปีที่แล้ว +15

    Goodax cid cod kuu heysa majirto

  • @mahadomar3089
    @mahadomar3089 5 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamijkii oogu danbeyey ee marxxun cawil allaha umaxriisto

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 5 ปีที่แล้ว

    Goodax waa runtiis rag meel dhow wax ka fiirinaayo oo dano gaara leh aa rabo inay dalka dudumiyaan oo dalka dib looceliyo. Laakiin ka yeeli mayno

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 5 ปีที่แล้ว +2

    Sakada aad xaaraan ka dhiibayso waa la is waydiin doonaa

  • @aliabdi6769
    @aliabdi6769 5 ปีที่แล้ว

    Dadkan iney wareystan ma aheen runtii wayo caqli saliima kuma hadlin labada dhinacba ada xaday iyo ada xaday dowladnimadi ayey cebeyeen

  • @zebraasali4828
    @zebraasali4828 5 ปีที่แล้ว

    adoo taba baran miya dabaal la isku dayaa, wiilka hadalaayo hadal ma haysid madaxweynaheena uma qalmo in waxa laga sheego ma gayo waa shareef, farmaajo nool waliga ha dhicin horey u soco ha daalin halgan wadankaaga wanaaga u horseedaya, illaahay ha kula jiro madaxweyne.

  • @scmmaxamed3267
    @scmmaxamed3267 5 ปีที่แล้ว

    Goodax iyo ninka kuxigaa waa niman mawaadiniina labada Kalese waa soomaali diid iyo Dawlad diid lacag bilaasha ma jirto d awladu guul guul

  • @jallesabriye0040
    @jallesabriye0040 5 ปีที่แล้ว

    Xildhibaan cabdi fitaax iya xildhibaan c mohamed nour runta ayay shegayaan goodax iya waziirka kali wax mesha maku hayaan ogaaw ra a yigayga xorban u ahay

  • @khadraali8552
    @khadraali8552 5 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waxaa cad raga mucaaradka ah waxaa cajiib ah qof damiir leh oo islam ah ma qabo in umada somaalida ah ee30ka sano ee aan ogeyn waxii shacabahaa ee ku dhamaaday dhibaatadii jirtey ee abaar ahaa ee mamul xuma ahaa 30jir soddanmalyan haysato waxaa meeshaas iga soo baxday in ragga somaalida qayb ka mid ah in ay sidaas dantooda ayaa kaga weyn danta umada Markaas waxaa cad in ay somaalida aymuwaadinimada ku yar tahay waxaanse isleeyahay sidaas oo kale inayislaanimanaduna ku yar tahay maxaayeelay ninkii ku fakaraa umada kubaabay somaaliya laakiin xisaabta kumadarin malinta laqatan yahay ee qiyaama waxbaa jira Alow nogargaar

  • @mascamo2629
    @mascamo2629 5 ปีที่แล้ว +1

    alayaraxma wariye qaali ah ilaahay hakuu naxariisto

  • @khadarismail3541
    @khadarismail3541 5 ปีที่แล้ว +5

    Dhibaatada Reer somaliya haysataa waa run la’aan iyo khiyaanadii ay talyaaniga ka barteen. Bal waxay ku celcelinayaan madaxweynaha umada somaaliyeed!! Su’aashu waxay tahay umada soomaaliyeed waa tee? Ma Ta Soomaaliya uun degan baa? Mise waa ta geeska Africa wada degan? Jawaabtu haday tahay umada geeska Africa degan. Been ayaad iskugu sheekaynaysaan!!

    • @Abdallah71639
      @Abdallah71639 5 ปีที่แล้ว

      U

    • @mukhtarhagar2847
      @mukhtarhagar2847 5 ปีที่แล้ว

      Ka waran kuwa dhaha jamhuriyada somalialand kuwasi ma run bay shegan maroodigu takarta saaran ma arkee tan kalu arkaa

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad tahay nin aad u garasho badan waxaan kaacodsanayaa inaad wax qorto si garadkaaga aad uga faaiideyso umada somalilander ka ah

    • @khadarismail3541
      @khadarismail3541 5 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar Hagar,Jamhuuriyada Somaliland waxay la mid tahay Jamhuuriyada Djibouti! Anigu tan aan ka hadlay waa eray bixinta khaldan ee ay isticmaalayaan Reer Somaliya. Somaliland iyo Somaliya markii ay midoobeen lixdankii waxa la qoray tastuur inkastoo Dadkii deganaa Somaliland ay boqolkiiba dhawr iyo lixdan ay diideen! Tastuurkaa waxa lagu qoray qofkasta oo Soomaali ah in uu muwaadin Soomaaliyeed yahay iyadoo looga Jeeday dhamaan Dhulka ay Somaalidu degto. Riyadaasi waxay beenawday 77kii markii Ethiopia la weeraray! Taa waxa kale oo ka horaysay is afgaradkii caroosha ee dhacay 1967kii. Bal hadaba maanta in ay hadh cad riyoodaan oo tastuur laga tagay ku sii dhaganaadaan miyeyna afkale qaad ahayn! Dhalinyarta waxaan leeyahay taariikhda akhriya sidaa wax uga barataan.

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 5 ปีที่แล้ว

      Waa madaxweynaha Soomaalidii talyaaniku gumeysan jiray.

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 ปีที่แล้ว

    qalbi dhegax hal rux waye adamuhu wa qaldama lakin umadan aya ka daran o dhibku hayo war ma u haysiin dadka qoxotiga ku dhimayo iyo qaxa isbilada ku xanunsanayo war somaliyay iska qabta kuwan idin rawin nolasha

  • @Hanad979
    @Hanad979 5 ปีที่แล้ว

    30jira haystaa 30million hadan ku fanaay xoolihi dadaka maskiinta ha dada baa xamar gajo meelah lafadhiya dadabaa qoxentii ku ah mashee adigan intee dadakii hantiido jabeeda ku shubtey ayada mashee lafadhidaa soomaaliya maxaa nabada noqonii dulimagaa ayaa kajira xamaarey dhiibtad wadaa kabixii 😭😭

  • @muqtaarnuur8467
    @muqtaarnuur8467 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxriito aamiin aamiin

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว

    #Abdullahi ninka sodan jir 30million haysta miyaa abahiisna uu kaka dhiman miyaa hanti kkkk wlhi

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka tayga cas waa nin liita runahaantii isgaadhsiinta soomaalidu yaanay noo keenin ma dhegaysan karno

  • @abukaromar8760
    @abukaromar8760 5 ปีที่แล้ว

    Tuugada iyagaa dadka dilo waa wax iska cad waana munaafiqiin waxa eey doowlada u diidan yihiin waxeey rabaaan hantida dadweeynaha in eey dhacaan sababtoo ah waa wax eey barteen kamana harayaan.