Lataliyaha Amniga Qaranka "31Disember 2024 Wax ciidan Itoobiyaan ah oo Joogi kara Dalka ma jiro"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 มิ.ย. 2024
  • Wareysiga Lataliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya Xuseen Maclin.

ความคิดเห็น • 277

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 24 วันที่ผ่านมา +49

    Soomaaliya in Rag nuucaan ah u haray Uma malaynayn walaahi.❤️🇸🇴🇸🇴💪

    • @sharmarkeahmed2864
      @sharmarkeahmed2864 23 วันที่ผ่านมา +5

      Kan waa jaajuus beenloow ah hadii ay dowladu awood u leedahy amnigeeda may isga saaran ciidamadan

    • @farxaanamiin6249
      @farxaanamiin6249 23 วันที่ผ่านมา +1

      Rag nucee rabtay? Rag loo taliyo miyaad rabtay 😂 rag wa kuwi go'aan cad ah ka Qaato cadowga. Marka Af xumeynta kada madaxda dalka. Wa dad somaliyed adiga ku adega iyo aniga iyo inta kale ee somaliyed

    • @Qoslaaye26
      @Qoslaaye26 23 วันที่ผ่านมา

      Wareysiga ma dhameysanin filaa ninkan wuxuu qirey dowlada iney wax go an ah gaari karin

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 22 วันที่ผ่านมา

      Waa murusade oo deegaanadooda alshabaab kuwareejiyey 😂😂😂 intuusan meelkale kahadlin tuulooyinki murusade meel hakusheego. Tiisaba daryeelaa midkale kudaro. Isaga iyo culusow waxay kufashilmeen xoreynta deegaanadi beelahooda halkaas shaqada hakasoo bilaabeen.

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 21 วันที่ผ่านมา

      ​@@Qoslaaye26: waxuu ka Hadlayaa sida Ninka la wareysanayo uu u hadlay ..waddankaan Gacmo badan aya ku jira oo Plan sanado badan soconaya ayaa inoo qorsheysan oo Dalka lagu kala Dirayo..Tii Allah waa gooni, waa Sax Go'aan Micno Weyn Leh ma gaari karto..Haddii ay ku dhiiratana Qeylo badan iyo Hanjabaad maa Gacmahaa badan laga maqli.

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s 24 วันที่ผ่านมา +46

    Xuseenow haddii aad dalkaan daganaasho iyo istqraar larabtaan kasaara dhammaan ciidamada ajnabiga ah oo cadawga ku ah ummadda soomaaliyeed iyo dalka soomaaliyeed

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 24 วันที่ผ่านมา +10

    lataliyaha qaranka waa nin karti badan aqoon uleh siyaasada guud dalka waa saxanyahay Somalia 🇸🇴

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded 24 วันที่ผ่านมา +10

    Waa kala dooro cidankada mandate ku joga somalia ka si mid ahashaha kuwa musharkaradka ku qata somalia iyo danaha Riyada ah ee seylac Abi ahmed tas ayey hortaalo very good thanks ayaan leyhy hogaanka guud ahan qaranka

  • @user-os9dl2lh9d
    @user-os9dl2lh9d 24 วันที่ผ่านมา +10

    Guul dowladeena Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @hassanandroid2628
    @hassanandroid2628 23 วันที่ผ่านมา +5

    "Hadiiba nala qasbi karo ma ahan ina dowladnimo sheegano" hadal mazuul👏👏👏✋❤

  • @waheliye9427
    @waheliye9427 24 วันที่ผ่านมา +6

    Maashaa allaah xusen waraysi qiimo leh yuu bixiyey maanta mahadsanid

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 24 วันที่ผ่านมา +10

    Aaway ciidanka atimis badalaya 26 Jun iyo 1 da luliyo dholatus hasameyaan haduu run shegaayo

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 24 วันที่ผ่านมา +5

    Masha Allaha halayeey kharan guuleso 🎉🎉🎉

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 24 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allaha waa sodhawaw Lataliye sare Hussein guuleyso

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 23 วันที่ผ่านมา +2

    Guul Somalia 🇸🇴 wali Legend wuu nool yahay waakas 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 24 วันที่ผ่านมา +3

    Mashaa Allaha baaraka laaha Allaha ha kuxafido mudane bussen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉guulesta guul iyo gobanimo

  • @Kilwo19
    @Kilwo19 24 วันที่ผ่านมา +12

    Waa goaankii ugu muhiimsanaa uguna wanaagsanaa oo ay qaadato dowladu haduu hirgalo in ciidamada xabashida wadanka laga saaro waxaana rajeynaa in laga dhabeeyo goaankaas

    • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
      @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 24 วันที่ผ่านมา +2

      Oky weyee sidan filayo adiga Al shabab khawarij ta ah bad tahey aa dagaalka majoojiney san hadey baxan khawarij

    • @Kilwo19
      @Kilwo19 24 วันที่ผ่านมา +4

      @@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Tuug intaadan Tuug dhihinoo Tuug ku dhahaayaa maqli jiray adigu ma jaajuus Ethiopianaa tahay mise shabaabkaa sheegtaa tahay

  • @isak34
    @isak34 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allah, lataliyaha Amniga Qaranka si wanaagsan buu wareysi ubixiyey.

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 23 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii nala qasbaayo Dowladnimo inaan sheegano maba aha.❤ Hadalkaas aad ayuu ii qanciyay.❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 23 วันที่ผ่านมา +4

    Wariye Suaalahada xoogaa wadaninima ah haku jirto! Waxa laga hadlaayo waa sirta Dalka, afhayeen detailada xasaasiga ha bixin.
    Ethiopia waa Inaay baxdo; ciidanka qarankana la tayeeyo si aay ula wareegaan Dalka.
    Mahadsanid.

  • @fahadcisman
    @fahadcisman 23 วันที่ผ่านมา +2

    Waxba ma,ogo waana lataliyaha, amniga qaranka, feel sorry walahi😢

  • @abdirahimaliadow234
    @abdirahimaliadow234 23 วันที่ผ่านมา +2

    Ethiopia meel uma socoto xataa hadii ATMIS ay wadanka ka baxaan. Xasan Sheekhna haduu micna leeyahay Abgaalka eber iska dhigaaya hakala dhex galo 👍

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 21 วันที่ผ่านมา

      Hadda Qabiil Lagama hadlayo Ha siyaasadeyn ama Qabiileynin..Ethiopia 1000 sano ayee ariinteeda socotaa wayna Soconeysaa ilaa Qiyaamaha..Adiga waxaa kaga Celin karto Soomali ahaan kaga Qeyb Qaado ama isaga Aamus wll.

    • @abdirahimaliadow234
      @abdirahimaliadow234 21 วันที่ผ่านมา

      @@mhassan9288 Ethiopia wax aan darisnimo iyo wanaag ahayn nagama dhexeeyaan. Qofkii Ethiopia nacayb ku jirana asaga ley baxaayo 🙂

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 21 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahimaliadow234 Naceyb ma jiro, Dalkeena unbaa jecelnahay..ninkii aan Dalkeena jecleyna isaga aya baxaya

  • @mohamedgindi907
    @mohamedgindi907 24 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah

  • @feysalkiller9580
    @feysalkiller9580 24 วันที่ผ่านมา +4

    Itoopiya waqti xitaa yaala siinin hala laayo inta wadanka gudaheeda joogto😊

    • @Youngmali09
      @Youngmali09 24 วันที่ผ่านมา

      Wallahi Ethiopia in ayeye ka baxaan Waa suugi la ahaye inashallah

    • @shireabdikariin4903
      @shireabdikariin4903 24 วันที่ผ่านมา

      @@Youngmali09maxa qaban laheed marke baxaan. Ma doolada somaliyeed u shaqeen laheed mise kuwa burburiyo doolada aya noqon laheed

  • @user-ym8de1jc6g
    @user-ym8de1jc6g 24 วันที่ผ่านมา +7

    Dawladani wadanka war uma hayso

    • @Ahmed-jp3eh
      @Ahmed-jp3eh 23 วันที่ผ่านมา

      War way hayaan, laakin shacabka ayaa laga qiriniya 😢

  • @mahamedguled6482
    @mahamedguled6482 23 วันที่ผ่านมา

    Thank you Xusen 🙏🏽🇸🇴

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dabadhilif Dana gaar ah wata un baa diidaya waana laga guuleeysanayaa xabashi iyo kenyaan wadankaa waa in laga saaraa

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 23 วันที่ผ่านมา +1

    In la tayeeyo ciidamada qalabka sida ayaa wanaagsan oo la diyaariyo qorshe cad oo qoran ka dibna ay baxaan ciidamada ATMIS hadii kale dhibaato kale ayaa imaan kara
    Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mudane

  • @shiineabdullahguure8640
    @shiineabdullahguure8640 24 วันที่ผ่านมา +1

    GUUL SOMALIYA. SIYAASIGA SOMALIYEED WAA IN UU KALA SAARAA XASAN SHEIKH IYO DOWLAD SOMALIYEED, SOMALIYA HA GUULEYSATO

  • @FaGaare-Media1
    @FaGaare-Media1 23 วันที่ผ่านมา +1

    Nin wli waa waali dowladeena mxa ku falinaa shisheeye war alle ku kalsonaada oo iska wada saara wallahi shawaab xaqiiq walaga guuleysan doona somali kakiya is arkaan insha'allah.

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 24 วันที่ผ่านมา +4

    Hub fcn ino diyaariya o aan wadankena uga difaacano
    Madama cunaqabateyntii hubka nagala qaaday.
    Waxana ugu muhiimsan hubka taangiyada guba iyo lidka diyaaradaha iyo kuwa culus wlh hbna in aysan nala joogi karin ciideena Ethiopian iyo daba dhilifkooda.
    Jubaland iyo koofurgalbeedna iyagana bal si hoosa ah waxi idinka dhaxexa u xaliya inshallah.
    Mhdsnd mudane markale iyo markale

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 24 วันที่ผ่านมา +2

      Somalia waa eber, xasan qabyalad rerkiisa un buu yaqaanaa

    • @betterdaysarecomingsoonins6710
      @betterdaysarecomingsoonins6710 24 วันที่ผ่านมา

      Wll Xasan wadanka kaligis ma laha lkn Ethiopian ka haku muuqdaan inta uu xasan ku muuqan lahaa .
      Yanan isku muuqan 1 xabashi 2 aan isku tanaazulno

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d 24 วันที่ผ่านมา

      Cadowga gudaha jooga shabab 12 10 ila 8 kun wil lagu qiyaasay iska xooreeye

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw 24 วันที่ผ่านมา +2

      Taangi Saban aya guba wan heysana lidka diyaradaha iyo drones Turkiga kaso gadanay

    • @betterdaysarecomingsoonins6710
      @betterdaysarecomingsoonins6710 23 วันที่ผ่านมา

      Best, lkn saban kuma filna, lkn
      hadiiba intaas lahayo.
      harcad ayay amarkena qadanayaan wll
      Nimaan shanta kaa celin sharci kama celiyo .
      Ethiopian malagood aya galay

  • @abdinasiradan3047
    @abdinasiradan3047 23 วันที่ผ่านมา +1

    Halaga saro dhaman uma bahno Somalia 🇸🇴

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 24 วันที่ผ่านมา +2

    Waa hadal so dhawayn mudan mudane.
    Ciidamada Ethiopianka ah waxa ay galaan ama ay gudaan anaga aya aad u garanaayo waayo waxan goob joog ahaa marka ay xamar so galaayeen iyo waxi dhibaato ah o ay geysteen naf iyo maalba leh.
    Marka mudane mhdsnd.
    Wa goan farxad leh.
    Shabaabka aya ino dhaama kuwaas

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 24 วันที่ผ่านมา +2

    oo ethiopia 7000 oo askari ba gedo iyo koonfur galbeed jooga ileen wadanka gacanta somali wa kabaxay kuwakalana kadaran kenya burundi uganda jabuuti

  • @CabdiraxmaanCartaan45
    @CabdiraxmaanCartaan45 23 วันที่ผ่านมา

    Waa arin bogaadin mudan guul mudane somaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-vq4fs9xz2b
    @user-vq4fs9xz2b 24 วันที่ผ่านมา +1

    ciidamaada midowga africa dhamaan waa in dalka laga saraa waa cadawga umada somaliyeed dalkeena anaga leh waana ku hishiin karnaa waa hadii anaga dhaxdeena is cafinaa

  • @TheDayib
    @TheDayib 22 วันที่ผ่านมา

    MAASHA ALAH SIYASINTA SOMALIYA WAINAY NINKAN KUDAYDAAN OO ISKA HADALTA JOOJIYAN

  • @imranmaailm8110
    @imranmaailm8110 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wariyaha ma istahilo
    In uu wareysi qaado Halaga joojiyo
    TV ga

  • @user-kf7lg2or5v
    @user-kf7lg2or5v 24 วันที่ผ่านมา +3

    Xuseen waxad tahah qof beenta kabeec mushtara waayo wax hada laqabtay majiraan oo adinku waad kula daarateen beelaha sida iskoda isku xilqaamay
    Kuladaarta maxumee horay usocod waad diideen ciidankii wad dumiseen oo gacmahaad cadaw uqabateen

  • @mawlemagan
    @mawlemagan 21 วันที่ผ่านมา

    Xuseen waa mahadsantahay. Dhab ahaan warkiisu waa saxsanyahay. Inaysan ahayn wadaniyad in la iska khaldo khiyaafka dhexdeena iyo kan dibedda.

  • @payitforwardpower9910
    @payitforwardpower9910 19 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan qalalan wa itoobiyan

  • @somaliswedishtv7311
    @somaliswedishtv7311 24 วันที่ผ่านมา +1

    📚

  • @nololwanaagsan.8723
    @nololwanaagsan.8723 23 วันที่ผ่านมา

    Dowladnimo waa goaan qaadasho. Dowladeena ha guuleysato.

  • @mohamudadenali2075
    @mohamudadenali2075 24 วันที่ผ่านมา +2

    Lataliyaha amniga qaran war kama hayo inay jogan dalkisa qunsuliyado dowlado shisheyo ar waxn dowladnimo ma ahan😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 23 วันที่ผ่านมา +1

    Somali sidey ku hormari laheed waxaa hor taagan kuwa daba dhilifka u ah amxaarta iyo gafuur weynta, balantu waxey eheed iney dalka ka baxaan 2023 kii dhamadkiis ee tagay, umadda somaliyed yaan been loosheegin afmacaani lama looma baahna ee wax qabtad la imaada

  • @shiinees
    @shiinees 24 วันที่ผ่านมา +2

    Fahad shaly wuxuu idinnlaha Agendaha qaranka ha siyaasadeen idinkoo ciidamadii qaranka tababarka u joogay Eritrea wixii la ogaa ka qori jiray.
    Hada oo la wada ogyahay in Ciidanki qaranka aad burburiseen sidee uga adkaan Shabaab idinkoo darbiga madaxa ku dhufan

  • @Happane
    @Happane 24 วันที่ผ่านมา +2

    Waa minicab (taksiile) from Southall to lataliye madaxwayne Masha Allah

    • @simbaking2528
      @simbaking2528 24 วันที่ผ่านมา

      Yaa ku dhahay taksile ma noqon karo national security advisor

    • @hh-cl3bn
      @hh-cl3bn 24 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂Somalia dawlad kamajirto,, waa mafia

    • @Happane
      @Happane 24 วันที่ผ่านมา

      @@simbaking2528 haa runtas somalia waxkastaba waad ka noqon kartaa hadiiba aad Europe taksiile ka ahayd.

  • @walalka5
    @walalka5 22 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada ajnabigaa dhamaan hadii aad dooneeysaan ee ciidamada somaalida noo qalabeeya hub waa soo iibsankartaane soo iibiya taangiyada iyo diyaaradaha beerakh daar itoobiyaan cid baryee malahan kaliya uun amarka soo saara lagu saaraayo itoobiyaanka

  • @ibrahimabshir1466
    @ibrahimabshir1466 17 วันที่ผ่านมา

    Khalad ban u arkaa in ethiopia wadanka lagu taageero sidoo kale khalad ayaan u arkaa in aan gobolada wadanka lagala tashan goaanada

  • @elmisaid6748
    @elmisaid6748 23 วันที่ผ่านมา

    Waad fiicantahay laakiin yaree isticmaalka afka ingiriisiga si loo fahmo fikradaada oo dhameeystiran.
    Territorial integrity, they are ombord etc Soomaalida aan ingiriisiga aqoonin ma fahmayaan.

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 19 วันที่ผ่านมา +1

    Maalintii farmaajo noqday madaxweeynaha Soomaaliya ninkii ugu horeeyay ee uu magacaabo wuxuu ahaa qabiirkaan amni mr Xuseeyn Sh. Cali .
    Xasan Sh. maalintii uu madaxweeynaha noqday ninkii labaad oo uu magacaabo wuxuu noqday isla qabiirkaan amni
    mr Xuseeyn Sh. Cali labada madaxweeynaba waxeey ninkaan u xusheeyn la-taliyaha amniga qaranka halkaa waxaa ka muuqata ninkaan in uu ka mid yhy dad yar oo Soomaali ah oo majaalkaan amniga aqoon dheer u leh. FG xiligii farmaajo waxaa xilka looga qaaday maadaama Murusade noqdeeyn ra'iisal wasaare isla markaana heleeyn wasiir kuxigeen ayaa 4.5 dartii xilkii looga qaaday maadaama uu PMka dalka + wasiir kuxigeenkii beeraha uu ku reer noqday.

  • @sharafxaaji1047
    @sharafxaaji1047 22 วันที่ผ่านมา

    Kan wariye ma ahan waa doqon Itobiyan taagersan

  • @sali3492
    @sali3492 22 วันที่ผ่านมา

    Lataliyaha amniga ayuu sheegta waxna ma ogo. Dalkaan way u dhamaaday. Haloo gacangeliyo Dhalinyarta

  • @SomaliNews34
    @SomaliNews34 22 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya haka baxdo somaliya joogitankedu faiido maleh xusen halyey qaran.

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 24 วันที่ผ่านมา +3

    Subxaana Allah, war kan shaqada halaga badalo. Luqadiisa iyo aqoontiisa waa raqiis.

  • @abdirizackaden1464
    @abdirizackaden1464 22 วันที่ผ่านมา

    gull dowlada somalia

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 24 วันที่ผ่านมา +1

    Laftagareen asagaa xasan dhiiqo usahley Ethiopia waa in wadanka laga saaro si laftagareen iyo axmmed madobe wadanka looga saaroh

  • @mojama1234
    @mojama1234 23 วันที่ผ่านมา +1

    Ethiopia wadanka waa iney kabaxdo nacalada dhashay hawasaan oromo qashinka ah

  • @Mohamedismail-sb6pd
    @Mohamedismail-sb6pd 22 วันที่ผ่านมา

    wasiir Dib ugu noqo arrinta Shabab. Dagaalku wax la sahamin karo.

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 23 วันที่ผ่านมา

    Alle run haka dhigo in ciidan ethopian ah laga waayo dalkeena Dezember dowlada mar hadii cuna qabateeyntii laga qaaday waa inaan ciidankeena qalabeeyna xududaheena ilaalsana

  • @inayeeyowalaal-nr5tu
    @inayeeyowalaal-nr5tu 23 วันที่ผ่านมา

    Runtii mas.uulkaan amniga qaranka waa nin aqoon sare u leh kana runsheegi Kara wacyiga dalka ku suganyahay

  • @Add0w
    @Add0w 20 วันที่ผ่านมา

    "Arimaha gudaha dadku waa kukala dugnaa karaan lkn Dal nagusoo xad gudbay in siyaasad laga dhex raadiyo arintaas halaga fiirsado" waa hadal dhaxal gala.

  • @Youngmali09
    @Youngmali09 24 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow ruun ka dig in ayeye ka baxan

  • @danjire7605
    @danjire7605 21 วันที่ผ่านมา

    The one month period stated in the interview solely is for bargaining with Ethiopia.
    In the sense that Ethiopia maintains non-Atmis [ even non-Amisom] troops in Somalia indicates non-decisiveness about Somalia Government decisions at the critical issues.

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 23 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka ajaanibta ah Waa in wadanka lagasaaro

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 23 วันที่ผ่านมา

    Ciidkanka etopia kaliya yaan camal un, laga dhigan hadaad wax iska saaraysaan dhamaan iska wada saaara ciidanka ajaanibka

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 24 วันที่ผ่านมา +3

    Socon weynee aanu Duulno, maxad istaraatiijiyad u haysaan taas kadib , ku talo gal ma jiraa ?!

  • @Xasan110
    @Xasan110 23 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan hore u dhegaystay adigoo leh: "qolooyinka naga soo horjeeda shariicaday rabaan annaguna ma rabno"
    Jaahil ma noqon kartid oo waxaad ka dhalatay qoys diineed oo caan ku ahaa diin.
    Haddaad ku dhimato fikirkaas "shariico maya" maxaad aakhiro mudan kartaa; shabaab iskaba hilmaane?
    Waa iga nasiixo xuseenow

  • @user-bo8bb6jf7g
    @user-bo8bb6jf7g 4 วันที่ผ่านมา

    "Ethopia kama mid noqonayso ciidimadda na ilaaliyo"
    Arintaas waxa aan ka leeyahay:nin tuugsaday dooq maleh cidii ku ilaalisaba waa lagu ilaalinayaaaa

  • @mayeabdukadir2366
    @mayeabdukadir2366 23 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka shisheeyaha waxay bixi doonaan 31 december 2024
    1 january 2025 ciidan kale oo shisheeye ayaa imaanaya
    Yaab

  • @daarali
    @daarali 23 วันที่ผ่านมา

    inay ethiopanku dalka ka baxaan hadii aanay dan siyaasadeed ka lahayn xukuumada xasan sheekh waan soo dhawayn lahaa lkin waxaa iska cad iny dana iyada u gaar ah ka leedahay e aanay dan somali u dana wadin xaraash qaran ::: koonfur galbeedna wali aamin kuma qabto xasan iyo xulafadiisa sidaa darteed iyaguna waxaa u dan ah inay joogaan ciidamada amxaaradu inty somali is aaminaso

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 23 วันที่ผ่านมา

    Sirta qaranka ilaah kabaqa qariya madaxda somaliya

  • @IsmailyonisIsmailyonis
    @IsmailyonisIsmailyonis 23 วันที่ผ่านมา

    Wayan iskunacy aniga madaxda somaliyed Maxey uguhadlan ingills

  • @zakarieahmed2950
    @zakarieahmed2950 15 วันที่ผ่านมา

    Ilaa hada waxaan is weydiinayaa waxa kasoo kordhaya in askar yugaadhees ah ama burundiis ah wadanka laga saaro laguna badalo kuwa kale oo afrikaan ah

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 23 วันที่ผ่านมา

    Dalkayga dalkale oo kusoo xadgudbay wax gorgortan ah kama gelayo ,,,ninka soomaaliga waxaanu isku hayno waanba uga tanaasulikaraa haduu soomaali saxa oo aan dabadhilif ahayn haduuyahay,

  • @abdiwarsame3507
    @abdiwarsame3507 23 วันที่ผ่านมา

    Go'aanka Soomaaliya leh ee ma leh African Un' warkiinu ha cadaano itoobaanku sinaba yaysan uga mid noqon ciidan sii joogi doona ama kamid noqondoona mustaqbalka ciidama sii jogi doona

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 24 วันที่ผ่านมา

    Siyaasad qarsoon malaha somaliya wax kasta waan ka hadalnaa waa in wadanka leeyahay higsi kaas na u noqdo madaxda wadanka iyo haayadaha ku shaqada leh ay og yahiin oo keliya markuu miro dhal noqdana lala wadaago warbaahinta laakiin yaan lagaaga hormarin adigu sheeg waa dhibaato waxaa ii muuqda qaladaad badan waayo cadawgaagu waa kula joogaa si weyna u joogaa dalka oo dhan min dawlad goboleedyada ilaa tuulo kasta waxkastana kaa daba furfuraya adna guuxaaga waad ka dheeraynaysaa degdeg ma fiicna

  • @sali3492
    @sali3492 22 วันที่ผ่านมา

    Ciidamada shisheeye hala saaro markaas ayaa libaaxyada Soomaaliya cuni doonaan eeyaha la isticmaalo.

  • @MaazinIbraahim
    @MaazinIbraahim 23 วันที่ผ่านมา

    6bilood kadib xuseen macalin maxoo noosheeki doonaa
    Waa suaal da ween oo madax dalineeyso aan sukno waqtika
    Abeeyso nikii koriyoo adikaa u aayi itobiya waa abeeso

  • @suleymanqarniofficial988
    @suleymanqarniofficial988 23 วันที่ผ่านมา

    Uma maleynaayo in goankan uu dhaqan gal noqon doono. Waayo waxaa jira Dowlad Goboleedyo si toos ah ugu tiirsan , anan laga maarin , hadii ay baxaana laga yaba in degaanada ay ka baxeen ay alshabaab gacanta u galaan.
    Marka dowlada federalka Somalia 🇸🇴 maha kali ah iney goanka ay doonto isaga qaadato.

  • @zakariyajama9195
    @zakariyajama9195 23 วันที่ผ่านมา

    Warka inta leeska daayo ninkaan waa la taliye uun ee waxaan rabnaa xasan sheekh in oo arintaan ka hadlo la taliye waxna ma goyn karo

  • @user-dz6yq5fx2q
    @user-dz6yq5fx2q 23 วันที่ผ่านมา

    Shaley markii kenya la saarayey xasan sheekh muxuu lahaa

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 23 วันที่ผ่านมา +1

    Matt braydan afkisi e tageradi TBLF lagu tagerayey ayad nagula hadleysa

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 24 วันที่ผ่านมา +2

    Deegaamada ay joogaan ciidamada ethiopia nimanka xukuma haddii ay rabaan joogitaanka ethiopia maxaad ka qaban kartaan elayn vila soomaaliya lama dhaafsiisne eh😂😂😂😂😂.

    • @MubYus
      @MubYus 23 วันที่ผ่านมา

      Good point.

  • @user-rt7df1lq1s
    @user-rt7df1lq1s 24 วันที่ผ่านมา +2

    Xuseenow waagii aad mucaaridka ahaydeen waad samayni jirteen soomaahan waa adinkii tigreeda taagi jiray ee maxaa hadda is bedelay

    • @najibabdi9676
      @najibabdi9676 24 วันที่ผ่านมา

      Horta hadi tigreeda la tagero wa foolxumo ti uweyned lkn hadi ee sheekada tahay cadowgaga cadowgisa caano mac aya lasista kawaran hee?
      Amxaaro hadey itoobiya madax ka noqoto cadowgeda aya tagerena hadi tigreega noqdana oromo aya tagerena hada ma fahantay 😂

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 23 วันที่ผ่านมา +3

    adiga iyo koxdan gacanta xan cuna e villa Somalia qabsaday e blxawo marki Kenya lagula dagalamayay ad lasafaten od Kismayo diyaradaha ufuleysen o monika juma nagxun o giryama ah xasan madharge leflefayay maxad dawladi Farmajo ula safan Weyden cidanki gedo jogay uga so qaden dolow ay itobia kuso gashay markad cidanki gorgor kaso qaden

    • @dulmidiiddhagaweeyne7537
      @dulmidiiddhagaweeyne7537 19 วันที่ผ่านมา

      War ninkaan waa ruuxii ugu horeeyay ee uu madaxweeyne farmaajo magacaabay una magacaabay isla jagadaan uu hada haayo ee Kheeyre markii uu ra'iisal wasaaraha noqday oo wasiir kuxigeenka beeraha loo magacaabay isla mid kale oo murusade ah ayaa laga qaaday xilkii ee farmaajo iyo ninkaan xumaan kumeey kala tagin ee wax qeeybsiga beelaha ayaa u saamixi waayay in uu la-taliyaha amniga qaranka sii ahaado + ninkaan waa zeeydigeeyn oo gabadh reer diini ah oo reer kooshin ah ayaa u dhaxday, arrimaha amnigana waa nin qabiir weeyn ah oo ilaa ciraaq, afganistaan iyi east timoor kasoo shaqeeyay

  • @farhanhassan72
    @farhanhassan72 22 วันที่ผ่านมา

    Qanarka uu sheegaya xagee jogaa ma kan xasan dulaal madax wayna ka sheegta. Xasan waa madaxwayne qabiil

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 23 วันที่ผ่านมา

    Hadafkii ciidankaan Amisom loo keenay ma la gaaray mise Caadifad ama dan gaar ahaaneed ayaa la rabaa in la fushado???
    Degmooyinka ama Gobolada qaar oo hacanta Dawladda ku jiraan maxaa laga yeeli doonaa ??? Dwaladdu ma haysaa Ciidan ku filan oo xireyn kara Gobolo iyo Degmooyinka aan gacanteeda ku jirin 9:33

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman 24 วันที่ผ่านมา

    Waa khalad wadanka go'aanadaw ka
    Gaaro hawlaha ciidamada uu ku dhaqaaqaayo maba la rabin arinkaasi in laga sameeyo wareysi
    Hala saaro oo kaliya

  • @AbdiMuhumed-dv4xv
    @AbdiMuhumed-dv4xv 23 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @phprince5153
    @phprince5153 23 วันที่ผ่านมา

    Xoghayuhu inuu xiray ayay ahayd wariyahan dulliga aaminsan

  • @abdiali319
    @abdiali319 23 วันที่ผ่านมา +2

    Kan waa muqafal. Qunsulayaddii Ethiopia ee Somaliland in loo daliciyey Safaarad miyaanu ogayn, mise wuu dafirsan yahay?.

  • @yuusufgashaanle
    @yuusufgashaanle 23 วันที่ผ่านมา

    CIIDANKA ETHIOPIA WAXEY XITAA CANSHURAN BANDOWNE KUSO ROGAAAN BARDHERE QEYBO KA MID AH SOMALIA 🇸🇴 QOF QABATO MAJIRTO OO AH SHAQADII LOO IGMADAY WAXAADNA DAREMEE IN CID WALBA QABANE HOWL AYSAN SHAQO KU LAHEYN

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 24 วันที่ผ่านมา

    Asc mudane hakalaban hadalkadii wayo dalka waa dalkadii dadkana waa dalkadii taladisana somaliya ayeey kagodaa

  • @user-vo3sl8gx3y
    @user-vo3sl8gx3y 23 วันที่ผ่านมา

    Dalkena Kala dorasho.magali Karo habaxan AMISOM Ethiopia tilabo Maso qadi karto cilaqadka halo Jaro ileendalka anaga iskaleheh

  • @Hassan-zt6dg
    @Hassan-zt6dg 23 วันที่ผ่านมา +1

    First whats his cv cuz no one know him except the position he's claiming!?

  • @mohamedSagal
    @mohamedSagal 23 วันที่ผ่านมา

    ninkaan sida munaafiqiinta buu u dhaqmaa ani dadka neceb baan kujiraa ethipian ka.
    ninkan mushaar kiisa bishii waa 12 kun oo dollar markan ogaa waana markii 2 baad oo xilkaan kusoo laabto
    asakarta oo mishaar ahaan 100 ilaa 200 mishaat u qaato wax talo oo kusoo kordhiyey malaham xaga aminiga wax stratgy ah oo la imaaday oo maanta laga qori karo malahan hada waa ninka 12 kun dollar bisha qaata oon safar kiisa iyo gunadiisa kujirin

  • @khalid5225
    @khalid5225 23 วันที่ผ่านมา

    Wareeysi qiimo badan oo aad u xirfadeysan.

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 23 วันที่ผ่านมา

    wagaagii hore Pro TPLF ayaad ahayd magaranayo waxaad kala talinayso hassn sheikh

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 24 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya oo burburtay haddii ay ayaduba weli handadaaddeeda wadato inay annaga noo dowladayso ma ahan maanta waxay katabar yar tahay majirto ee Dowladda Federalka yaan ayada dhankeena labac labac laga dareemin
    Hadalka Xuseen Macalin ee haddii Itoobiya ay wax iska beddelaan waxan u arkaa noocun min dib u gurasho ah inay halkaas ku jirto

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka shabaab kaalmeynaya waan garanayaa
    La taliyaha amniga qarankana waan ahey 😮
    Waxba kama qaban kartid???
    Taas macnaheedu waa inaad adiga laftaaduna shabaab tahay

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 23 วันที่ผ่านมา

    Bal fiiri kalsooni daradaas ciidamo shisheeye oo dhaqan, diin, dal, wax inaga dhaxeeya aysan jirin ayaa dalkeena oo muslim ah la keenay iyadoo aan dhib mooyee dheef laga dhaxlin in dhowr iyo toban sano kadib la yiraahdo kuwo kale ayaa la keenayaa waa wax aad iyo aad looga xumaado jiilka soomaaliyeedna mustaqbalkooda mugdi lagu sii galinayo fadlan naga joojisa cadowga aad dalkeena kusoo daabulaysaan

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 24 วันที่ผ่านมา +2

    Dowladnimada ninkani wuxu u yaqaan been la sheego iyo in waxa muuqda la dafiro . Safaarada somaliland iyo qusulka puntland ayuu yidhi ma ogi been raad male

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 23 วันที่ผ่านมา

    Dowlada hub hasoo iibsato xiidanka ha dhisto nacaladaan maamul duleeyay ah soda xilka hablaha qaado kii diido inau itoopiyana ka baxaan dalkeena