what's on my iPad !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 195

  • @ridwanhassan858
    @ridwanhassan858 6 หลายเดือนก่อน +2

    Frist like ❤

  • @Aliyacabdi
    @Aliyacabdi หลายเดือนก่อน +3

    Waanka Xumahay Inaa Hada Kubarto Laakin Waxaan rajeynaaya Inaa Waqti Fiican Ku qaadan Doono Soo labadhadaada 🎉❤ insha'Allah 💯

  • @user-ev8nl7qt5c
    @user-ev8nl7qt5c หลายเดือนก่อน +2

    Awdheere adiga iyo ayeeyda waa idin xiisnay soo noqda❤

  • @Khalid-Ahmed3
    @Khalid-Ahmed3 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah nio cilmibaad utala baxday Cilmiguna sidiisaba ma dhamado maalinba wax cusub baad baranaysa Halka ka siiwad oo aduunyo ha ku fogan Akhiran u sahay qado keep going ❤❤❤

  • @AmiirMokter
    @AmiirMokter 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa awdheere xagaad kadhacday😮🎉❤

  • @pinaldogaming7297
    @pinaldogaming7297 6 วันที่ผ่านมา +1

    We miss Uuu😫😫

  • @Barsaani
    @Barsaani 3 หลายเดือนก่อน

    TH-camr ugu caajiska badan ee Somalida ugu jeclahay.

  • @AwedJR
    @AwedJR 6 หลายเดือนก่อน +1

    3:02. GAME kas waxaan ciyari jiray asphalt version "2004" marki ay eheed 2014 Mobile nokia BlackBerry ah.
    Old is gold❤

  • @user-hq1xn5yt4s
    @user-hq1xn5yt4s 4 หลายเดือนก่อน +7

    𝐻𝐴𝑀𝐴𝐷𝐴 𝑊𝐸 𝑀𝐼𝑆𝑆 𝑌𝑂𝑈 😢💔💔

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Didi ciyarta nagadaa waan ogahey inaad nopel pice price doney gal yaah ❤😂

  • @CLaahiCalimaxamed
    @CLaahiCalimaxamed 6 หลายเดือนก่อน +2

    Teacher Wlhi anoonan been kugu sheegeynin Tiktok kugu arkey wlhi saa kuu raadinaayey Manta 24/2/2024 Wlhi 3 ama 4 sano Ka hor ku arkey lkn Manta aathaa ugu Farxay in aan ku arko Macalin waxan rajeynaa in aan wax vadan kaaga faaiidi doono I.a ❤

  • @wllahmed5884
    @wllahmed5884 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walal Hamaada Ramadanka wala soo Galay videodiyow Yasha ayaan kaa sugaynaa❤

  • @sapiriinanuur-fs8yb
    @sapiriinanuur-fs8yb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ipad ma heesti insha allah waa soo gadan dooona😊

  • @nuuriinamire1153
    @nuuriinamire1153 6 หลายเดือนก่อน

    Owdhere welcome back 🙏

  • @yusufyasin8630
    @yusufyasin8630 5 หลายเดือนก่อน +2

    Hamada adigo ralinaya su'aasha? iga soo jawaab wabset aad wax kabarato ee casharada iisoo sheg magacy🙌🙌

  • @abdullahiyasin5155
    @abdullahiyasin5155 6 หลายเดือนก่อน

    Video yada noo soo badi Sxpow ❤❤

  • @MustafMaxamed-lk8sb
    @MustafMaxamed-lk8sb 6 หลายเดือนก่อน +4

    I miss you hamada

  • @khaalidxasan71
    @khaalidxasan71 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamaada❤

  • @sadikabdihussein
    @sadikabdihussein 6 หลายเดือนก่อน +2

    Steel Rage game ka War doon challenge midhan wye si sahlana kuma dhameyn kartid level waa unlimited

  • @walluim
    @walluim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp waa wano fican want qadan doonaa Insh allah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @queenliza596
    @queenliza596 6 หลายเดือนก่อน

    Xamaada welcome back ❤

  • @Apdalla_hassane
    @Apdalla_hassane 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xamada nio saan xaq .miyaa sanadkii hal video nio 1m uqalantaa ee videoyasha nosoo badi thnkx❤👍🏻

  • @XAMSEBASHIIR-xh4wj
    @XAMSEBASHIIR-xh4wj 6 หลายเดือนก่อน +1

    DD qoriga waa yaalaayee

  • @saleakb8870
    @saleakb8870 6 หลายเดือนก่อน

    Asc❤ wll is back

  • @user-lw9mx5it7t
    @user-lw9mx5it7t 6 หลายเดือนก่อน +1

    Niyoow af somaliga ga wa fasiix Yurub na wa jogta 😊

  • @sabbnork
    @sabbnork 6 หลายเดือนก่อน +2

    Ow dheere qalbigeena uu xaday wuuna naga dhuunty 😂

  • @SakaiFaarax
    @SakaiFaarax 6 หลายเดือนก่อน

    Yeah asxaabi

  • @shiyamroy5578
    @shiyamroy5578 6 หลายเดือนก่อน

    War nio macluumad iyo information oo juqraafi iyo hawada sare aa u baahneen ee noo soo badi zxb mcn
    Waana ku xisnee wax badan hanaga maqnaan waa naga codsi ❤❤🎉

  • @xaarxaar1034
    @xaarxaar1034 6 หลายเดือนก่อน

    Hamaada wan ku farxay wlhi😊

  • @littlecody.1
    @littlecody.1 3 วันที่ผ่านมา

    Wllahi we miss you hamada😭😭😭😭

  • @faadumojaamac2165
    @faadumojaamac2165 2 หลายเดือนก่อน

    Waan heley ugu danbeen yubtubkaakaga

  • @sakicade7663
    @sakicade7663 หลายเดือนก่อน

    Zhp anonymous vidoe ka soo samey❤️

  • @sharmacadesharmaboy4595
    @sharmacadesharmaboy4595 2 หลายเดือนก่อน

    Ciid Mubarak 🎉🎉🎉

  • @hamdiahmed5216
    @hamdiahmed5216 6 หลายเดือนก่อน

    Soolaabosho wacan hamada

  • @abdulahidhurre6213
    @abdulahidhurre6213 6 หลายเดือนก่อน

    Waa ku salaamay ayeeeyo igu salaaan doqoni kuma salaaanto hadey kusalaaantana ...

  • @MubeAthan
    @MubeAthan 2 หลายเดือนก่อน +1

    AwdheeRe 4 months ayuu maQan Yahy videosNa waa ii diYaar aYuu laHaa maD noZo dhiGtid ❤

  • @ex-hamiye
    @ex-hamiye 6 หลายเดือนก่อน

    HAMAADA VIDEO 📹 YADA SOO BADI PRO

  • @hanadabdulkadir9142
    @hanadabdulkadir9142 6 หลายเดือนก่อน

    Welcome back sxb

  • @hamsekamil9322
    @hamsekamil9322 6 หลายเดือนก่อน +1

    I was about to pay ipad for a medical student ❤

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 6 หลายเดือนก่อน

    Ku saliga nabigeenna suuban scw

  • @smoke-dq8ey
    @smoke-dq8ey 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllkeY wxan raba ina iPad ii gado please wxan raba ina wx ku barto meshan jooGo ma awoodi karo ina gato please iso jawap

  • @UmkalthumUmkalthum
    @UmkalthumUmkalthum 27 วันที่ผ่านมา

    Hamada adiga iyo cilmigaaga halke ayaa naga aaday

  • @abdullahijamal-cw9bc
    @abdullahijamal-cw9bc 6 หลายเดือนก่อน

    Alla maxan jeclaan lahayn inaad muqqqqaladeenii inaad noo soo badiso ustaad

  • @user-fo4ks5xi7b
    @user-fo4ks5xi7b 5 หลายเดือนก่อน +1

    Nio video yaasha naga Soo daahisaa taliye

  • @cumarcabdiraxiin
    @cumarcabdiraxiin หลายเดือนก่อน

    Aaw dheere aaway xogti iyo macluumaadki Aan loobahneyn laakin ayiska fiicantahay inla ogaado wallhi waan kuuxiis nay

  • @Abdirahman-ns4ce
    @Abdirahman-ns4ce 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aw dheere waalagu wye

  • @mustafebaaba308
    @mustafebaaba308 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll waxa ka codsanaya notion inad nooga samesid tutorial Adoo mahadsan

  • @Waddaag
    @Waddaag 6 หลายเดือนก่อน

    Mudaharaad Bn Iclaaminayaa Awdheere

  • @MUHANADARTAN-jw6io
    @MUHANADARTAN-jw6io 5 หลายเดือนก่อน

    Sxb vedioyasha no so badi u deserve 10milion

  • @abshirmohamed8765
    @abshirmohamed8765 หลายเดือนก่อน

    Hamada. Goorme solaabaneee.

  • @user-ot8ts7or5o
    @user-ot8ts7or5o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sidaa uisticmaashid sida casharada ugu qorotid noo soo duub

  • @A.Y.M.2.0.2.6-yo7vm
    @A.Y.M.2.0.2.6-yo7vm หลายเดือนก่อน +1

    Saxib waxaan rabaa inaan barto English waliba sidaad ugu hadashid halkeen ka barankaraa please isoo jawaab🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @kingvon724
    @kingvon724 4 หลายเดือนก่อน +2

    Yow Pro hamada maxa kugu dhacay old videos a ledahay sa u dawanayey waa dalay 😂😢

    • @user-pz2ch6op9y
      @user-pz2ch6op9y 3 หลายเดือนก่อน +1

      Pro kaligaamatihid masoojawaabaayo waxkasto aanasameyno

  • @abdiasisanis7399
    @abdiasisanis7399 6 หลายเดือนก่อน

    Didi isoo noqda wacan

  • @OmerHaaji
    @OmerHaaji 6 หลายเดือนก่อน

    Zhp kal iyo laab ayaan kugu xisay zhp fadlan inoo so gudbi❤❤

  • @izmaeljapardi2125
    @izmaeljapardi2125 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muqaalkan iyo Muuqaalkiisa kale " plus 3 Month Ka dib "

  • @caashokhaalidcumaar1364
    @caashokhaalidcumaar1364 หลายเดือนก่อน +1

    Aaw dheere mxa kugu dhacay wlhi waan ku xisaay please dib usoo laboo 😢😢

  • @Omar_updi
    @Omar_updi 3 หลายเดือนก่อน

    Hamada videogada noo Soo badi

  • @thetruth4k583
    @thetruth4k583 6 หลายเดือนก่อน +1

    awdheere waa ka gaabisaa youtube ka ayaamahaan mise waxaad ku mashquulsan tahay sida nobel price ku heli laheed

  • @Hamda-w5z
    @Hamda-w5z หลายเดือนก่อน

    We miss you please come back

  • @somalispotify
    @somalispotify 6 หลายเดือนก่อน +1

    nio mashquulka jooji noso badi muqaalada

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 6 หลายเดือนก่อน

    Zxpow muuqaalo soo samee ramadaanka

  • @MohamedOsman-u9b
    @MohamedOsman-u9b หลายเดือนก่อน

    Réer Djibouti ayant yahaye marka ii dul kaata sidan uu gorayo af somaliga

  • @Vkmanaxe
    @Vkmanaxe 6 หลายเดือนก่อน

    Diidi waku xisay wlhi ❤

  • @Galoolfxtrading
    @Galoolfxtrading 6 หลายเดือนก่อน +1

    Team forex and crypto treders notion aad ayay uyaqaanaan gaar ahaan fx treders ❤❤

  • @suriya9768
    @suriya9768 6 หลายเดือนก่อน

    Soo laawo sxp noo keen mawduuc badan i.a

  • @geelleyare
    @geelleyare 6 หลายเดือนก่อน

    Awdheere❤

  • @MaxaadhacayRunsheeg
    @MaxaadhacayRunsheeg 6 หลายเดือนก่อน

    Wankuxiisa wll❤

  • @Anwaroow
    @Anwaroow 6 หลายเดือนก่อน

    Sethy hamaaDa xaaladaada wan ku xiisnay ❤

  • @BossLadyBeautySkin
    @BossLadyBeautySkin 25 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @user-jl1mx8mb3z
    @user-jl1mx8mb3z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hamada soolapo zxp 😢😢

  • @user-pz2ch6op9y
    @user-pz2ch6op9y 25 วันที่ผ่านมา

    Waasu'aale hamada madhintay maxaakudhacay? Waayaabanahay intaan mamaqnaajirin

  • @SantosN1-x7u
    @SantosN1-x7u 2 หลายเดือนก่อน

    Solaabo sxp

  • @luulcusman6046
    @luulcusman6046 6 หลายเดือนก่อน

    anime maa daawataa fans keesa tahay ❤❤

  • @abdirahimomar6900
    @abdirahimomar6900 6 หลายเดือนก่อน

    Well come back

  • @MoOsople
    @MoOsople 6 หลายเดือนก่อน +1

    DD meesha ma isaga kala tagnaa samirkii baa naga dhamadayee😂

  • @MursalMuse-ur4kg
    @MursalMuse-ur4kg 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad hamada waan ku salaamay waxaan ka codsan
    Laha..inaad..hackerska..kaso.hadasho please😢.

  • @Qoutes-m5m
    @Qoutes-m5m 5 หลายเดือนก่อน +1

    HAMADA Video yada Naga raajisa naga hagaaji ilahey dartii kuu jecel nhy Wllka 😊

  • @AymanCali-wz5td
    @AymanCali-wz5td หลายเดือนก่อน +1

    Hamada maxaa kudaaray bro

  • @mahamed2142
    @mahamed2142 2 หลายเดือนก่อน

    Waryaa neef ku mee soo labo waa laguu xisaye 0:33 0:33 0:33 🎉

  • @vaatosshelpy
    @vaatosshelpy หลายเดือนก่อน

    Sheegoyinka spaceka rabnaa plz soo laabo😢❤

  • @Gabooyestantechnology
    @Gabooyestantechnology 5 หลายเดือนก่อน

    Walaalow aniga adii aan iska hadlo naftayda ahaan waad iguumay sanaysaa😂😂😂😂😂😂😂 fadlan waxaygu taageero wuudhaafay ilaa comment ga ay dadku soo qoraan baan maalinwalba firfiirshaa please sidan noodhaan

  • @real_Top_G1
    @real_Top_G1 6 หลายเดือนก่อน +1

    So laabasho wangsan Awdheere TH-cam Jadwal u same haba yarade
    iPad Air-4 256gb ayan haysta
    Apps aan ku isticmaalo ila 5
    Tradingview
    MT5
    Discord
    Notion
    Pugb 😂

  • @maida.cegag551
    @maida.cegag551 6 หลายเดือนก่อน

    Awdhere waa dalnay saa dhowr ki bilodba mar kuu lahayn welcome back 😂niyow ina adeer bal soo noqo 😂😊😅

  • @killerzack7597
    @killerzack7597 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kugu qaate taliye 😅

  • @nadamohamed-gu8kt
    @nadamohamed-gu8kt หลายเดือนก่อน

    Please ka soo hadal psyche-16

  • @SHBGAMING17
    @SHBGAMING17 6 หลายเดือนก่อน

    Qimaha wa imisa

  • @WOOWEKORISVLOH
    @WOOWEKORISVLOH 6 หลายเดือนก่อน

    Owdheere nuucaas matahay🎉😮

  • @farhanheropoi3724
    @farhanheropoi3724 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxbw mowduuc yadii awaay kuku baranay Hitkeyr tariiqdisa nokeen

  • @maxamedxujaale9420
    @maxamedxujaale9420 3 หลายเดือนก่อน +1

    Come back ow dheerow

  • @mabsomalitech
    @mabsomalitech 2 หลายเดือนก่อน

    Hamada dib miyaad useexatay bishaan bal hal muuqaal naga soo gali.

  • @lastking4304
    @lastking4304 6 หลายเดือนก่อน

    Ow dheerre notion sida loo isticmaalo video ka so sameey

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw wad is keentay hamada waxaad maqnataba hda wa so labatay 🥰

  • @abdullahinor7324
    @abdullahinor7324 5 หลายเดือนก่อน

    Asc. Hamada. notion vedio ka samee waa ku wareerey. Plz noo fa’idey.

  • @MaxamadGacal-nq2fs
    @MaxamadGacal-nq2fs 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb muqaalada soo Badi waan ku sugi la nahay ❤

  • @Neverlie876
    @Neverlie876 6 หลายเดือนก่อน

    Game kaliya ka ciyara ipad 9th generation 64gb

  • @Aamka.252
    @Aamka.252 6 หลายเดือนก่อน +1

    Magaciis İPadka

  • @CabdiQani-iz5bc
    @CabdiQani-iz5bc 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxb wa ku xiiznay hadey macqul tahay no so lapo

  • @abdalajidhaaye7764
    @abdalajidhaaye7764 6 หลายเดือนก่อน

    Hamada plz ipad 9th generation ii iibi wll ilahay haku barakeeye

  • @BossLadyBeautySkin
    @BossLadyBeautySkin 25 วันที่ผ่านมา

    Hamza what happened to you hunno are you ok we miss you