SICIID ISMAACIIL - DOON DOONAYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 16

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 4 ปีที่แล้ว +10

    Nimaan duunyo layn ma degoo
    Ma dakeeyo dantii ma hele
    Daal iyo darxuma mooyee
    Daymadaa la ii diidyeey
    Nin daran oo diiq ku jiroy
    Dawadiisi daahir tahoy
    Haduu dayo dabuub maraayo
    Is dadaaya baan ahaayee
    Doondoonayoo daalo
    Aa idil dowyadii maraaya
    Aa ruux ii dira ama ila daya
    Aa ila doona lay diidyeey
    Ereyadii Abwaan siciid Ismaaciil xamarqoodh AUN

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey 4 ปีที่แล้ว +11

    Hees iyo bar runtii Ismaaciil codkiisa waa mid lagu raaxeysto alle ha unaxariisto.
    Mogadishu,wadajir ayaan ka dhageysanayaa maanta waana jimco 24/07/2020.

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว

      Waaryaa, muqdisho igu salaan.

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว

      Waliba wadajir oo aan ku noolaa 1987 iyo 1988

  • @daheraden5087
    @daheraden5087 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkii reer jabutaa garan ninkali garani maayo !!
    Ah nostalgie j'étais gamin et je respectais les paroles même si à l'époque je n'y comprenais rien !!!

  • @vivementlechangement2130
    @vivementlechangement2130 4 ปีที่แล้ว +2

    Tellement touchant alla ku naxristo macalin SAID à l’écoute depuis Q6

  • @rashkahussein440
    @rashkahussein440 7 ปีที่แล้ว +4

    wayo wayo hees mcn thankyou👍👍

  • @mahamudriraash6228
    @mahamudriraash6228 7 ปีที่แล้ว +4

    yaa rabii nice song

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 3 ปีที่แล้ว +2

    Siciid Ismaaciil waa hoobal codkiisu hallaasi yahay. Waxa aan ku bartay Radio DJabuuti. Ma noolyahay tolow?

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  3 ปีที่แล้ว +1

      2010 ayuu ku geeryooday Jabuuti

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 3 ปีที่แล้ว +2

      @@JabuutiTV Ilaahay ha janneeyo, aammiin.

  • @mohamedbachir1839
    @mohamedbachir1839 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdulqadircabdulahi2389
    @cabdulqadircabdulahi2389 2 ปีที่แล้ว

    saciid xamar qodh alle ha unaxriisto

  • @zeinabmahhmoud
    @zeinabmahhmoud ปีที่แล้ว

    😭😭😭💝

  • @mahamudriraash6228
    @mahamudriraash6228 7 ปีที่แล้ว +3

    alla beerka