Djibouti: Riwaayadii Nimba Timo Xamar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 188

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi ปีที่แล้ว +8

    Waxan daawanayaa 2024 waa riwaayad cajiiba❤

  • @Shuqul1
    @Shuqul1 4 ปีที่แล้ว +16

    Boon : gebedhii ma is aragteen
    Rooraaye : haa
    Boon : ma wada hadasheen ?
    Rooraaye : haa
    Boon : dibadeedna ?
    Rooraaye : sanka ay taagtay ana 2da dhagoodbaan taagay 😂😂😂😂😂

    • @khadarmire6658
      @khadarmire6658 ปีที่แล้ว

      Axmed mooge weeye

    • @DhadoonKhuuriye
      @DhadoonKhuuriye 7 หลายเดือนก่อน

      Waa cumar rooraaraye orginalkeeda kuluc iyo aamimo cabdullahi​@@khadarmire6658

    • @muzcabshaq3535
      @muzcabshaq3535 22 วันที่ผ่านมา

      ​@@khadarmire6658 axmed mooge maxaya War wa cumar rooraye dadka kla baro wll

  • @halimohassan8413
    @halimohassan8413 5 ปีที่แล้ว +2

    digaroganawaayaa yan kuladyljogaa yaa salaam😚😚😚😚😚

  • @muhibomohamed5615
    @muhibomohamed5615 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 inta awanysa🌹👍🤙

  • @puntlanderbosaso8168
    @puntlanderbosaso8168 6 ปีที่แล้ว +15

    Yaaa daawaday 2019 farta taaga

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว +7

    Waxaan caawa booqday Cumar xasan rooraaye oo ku jiray riwaayadan alle ha caafiyo intii dhimatayna ha u naxariisto sida boon xirsi iyo Meecaad miigane

  • @maxamedsalaad5943
    @maxamedsalaad5943 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaa wada qaadijiraay Amiina Abdulaahi maxamed Axmed kuluc Waana Riwaayadii Nimba Timid xamar wah waah

  • @axmedcabdillahi3158
    @axmedcabdillahi3158 4 ปีที่แล้ว +2

    Waayo. Waayo. Baraawe. Ayaan. Ku daawaday. 1981

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa riwaayad iyo bar.

  • @zadamhala8024
    @zadamhala8024 8 ปีที่แล้ว +14

    fanku waa fanki hore uun
    👌✌

  • @daahiroali2069
    @daahiroali2069 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan dawadeyy 4/12 /2024 time waa 12:05 anoo school ka imi waxan radinayey riwayaad schoolka leygu soo dhigey fasalka f2 ee dugsiga sare❤

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi ปีที่แล้ว

    Heesta ugu dambaysa wallahi qalbigayy iga taabatayy plz walaalayaal igu caawiyaa😭💔

  • @hibaqabdi8129
    @hibaqabdi8129 7 ปีที่แล้ว +16

    Fan Iyo Murti Iyo Riwaayadba Kuwii Hore Iga Dheh Riwaayad Iyo Badh Kama Xiiso Dhacaba

    • @sidiiroonrabaaog4222
      @sidiiroonrabaaog4222 7 ปีที่แล้ว

      Hibaq Abdi haa wlhi

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 6 ปีที่แล้ว

      #Hibaq #Abdi maxad tidhi Ruwayadba kuwi hore iga dheh 😂 Adiga Qudhadana #Ardaydii #MMS Iga dheh 😂

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 ปีที่แล้ว

    Inti dhimatay allah ha uu naxaristo

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 4 หลายเดือนก่อน +1

    4 years ago cawa ayan dib u dawanayaa 9/9/2024 haben isniin xafda laba dhagax ❤

  • @mohamedaliomar4265
    @mohamedaliomar4265 8 ปีที่แล้ว +4

    Ninba Timo Xamar Hadana Xiir

  • @hodan5510
    @hodan5510 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 05 23 daawanaya meecaad miigane ahaa lahaa laba heesood ruwayada boon xirsi allayo rahma iyo xasan ganey baa leh

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan ปีที่แล้ว +1

    Riwaayad xusid mudan.

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Waah waah waaba iga darayd show riwaayad cajiiba ayeey ahayd laakiinse ragii ❤hore ee jilayay fanaaniin kalaa badalay kuluc iyo rooraaye waxaa lagu badalay maxamad mooge iyo saalax qaasim

    • @DhadoonKhuuriye
      @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

      Axmad mooge iyo aamino cabdullahi AHUN intii dhimatay

    • @muzcabshaq3535
      @muzcabshaq3535 22 วันที่ผ่านมา

      Axmed mooge iyo maxamed mooge midna kuma jiree waa cumar rooraye ninka ku qaldaysan

  • @maxamedsalaad5943
    @maxamedsalaad5943 5 ปีที่แล้ว +7

    Waxaa wada qaadijiraay Amiina Abdulaahi maxamed Axmed kuluc Waana Riwaayadii Nimba Timid xamar

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 5 ปีที่แล้ว +2

    kaalay ma dhulkuu yaalay sankado oo ma ayadaa ku siday kulahaa boon xirsi hhhhhhh waa funny walhi allow ku naxariiso

  • @SuldaankaGuud
    @SuldaankaGuud 4 หลายเดือนก่อน +2

    27/9/2024 happen jimce saliga nabiga ha ilaabin scws

  • @naciimamuse663
    @naciimamuse663 4 หลายเดือนก่อน +3

    9/26/2024 inta iga danbesa like ta

  • @nawras__1052
    @nawras__1052 4 ปีที่แล้ว +2

    Wasidaytahay

  • @abdirisakmahmad8681
    @abdirisakmahmad8681 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaayadaan kama xiiso dhaco markasta waan daawadaa

  • @saynababdilaahipr4532
    @saynababdilaahipr4532 7 ปีที่แล้ว +7

    Riwayad wakuwi hore

  • @muxiyadiinmaxamed1178
    @muxiyadiinmaxamed1178 5 ปีที่แล้ว +4

    Inan yhy qabka wayneee iska qaaday dhulka qardooofadii barigii ayanay qaani ku raaacine walahi in qiiiq ku horyaaaci legen waaabari cumar rooraye

  • @Qaalid1a1
    @Qaalid1a1 5 ปีที่แล้ว +3

    3:50am xiliga somalia 01/10/2019 ayaan daawanayaa.

  • @kayseali8070
    @kayseali8070 5 ปีที่แล้ว +7

    Xubin toosan haddii la waaya dumar kuuma tudhaan kkkkkkkkk

  • @kadarhassan9360
    @kadarhassan9360 5 ปีที่แล้ว +1

    10:09 boon xirsi wa iskbaynaa hadlka islaanta hhhhhhh funny alle haku naxariisto

  • @rabiicmohamed1211
    @rabiicmohamed1211 6 ปีที่แล้ว +4

    Alaha unaxariisto wixii dhintay fan wakaa kan wajiyo xunta maaha

  • @SAAX01CHANNEL
    @SAAX01CHANNEL 4 ปีที่แล้ว +1

    Axsan riwaaya

  • @Qaanjaan
    @Qaanjaan 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninba tima xarar weeye xamar ma jirto
    Ninba tima xarar oo misana xiir

  • @bileduuble8043
    @bileduuble8043 5 ปีที่แล้ว +4

    Caaway oo ah isniin 09/12/2019 yaa ila daawanaya rawaayadaan kuceliskaa ?

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Dheeshu dheeshuu shamso cumar haydara AHUN iyo saygeedii xasan aadan samatar

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +3

    Codka wuu gaabanyaha soo daa cod furan wala Jabuuti

  • @ahmedfaisalabdillahi6461
    @ahmedfaisalabdillahi6461 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaah waaaaah!!! Waabad iga darneyd shawww💘💘❣

  • @najahgirre709
    @najahgirre709 5 ปีที่แล้ว +8

    Ninyoow Waad Kardhatayoo hadalkaad kalwisaaye
    Kelmaddaad odhanayso iyo
    Kaftankaaga U Fiirso😂

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 8 ปีที่แล้ว +9

    Cumar xasan Rooraaye hhhhhh Yarey dhegeyso MAryahaaga aad dhulka ku jiideyso sanboor bay nagu riden
    Boon Xirsi AUN hhhh oo kaalay sankaagu ma dhulkuu yaaley

  • @DeeqCismaan-s7y
    @DeeqCismaan-s7y ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 wali waad sii kulushahay aaaaaa

  • @habariasente7699
    @habariasente7699 4 ปีที่แล้ว +1

    Mayee ii wad sheekadda

  • @ahmedabdi9894
    @ahmedabdi9894 7 ปีที่แล้ว +7

    Sagaleey raali anaa xaal idin siiyeee raali ahaada boon xirsi

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 7 ปีที่แล้ว +11

    Boon xirsi waxa uu haybad u lahaa madadaalada ilahay ha kuu naxariisto

    • @abdullahi370
      @abdullahi370 4 หลายเดือนก่อน

      Riwaayadana isaga sameyay

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye 4 หลายเดือนก่อน

    Kuluc AUN IYO Amino xirsi qofba waayihiisa ileen geed ku waaboo waano kala fogaanee miyaan kuu waramay wali wali mayee mayee ii wad sheekada

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 7 ปีที่แล้ว +5

    hhh rooraye allahyo ku dhowr jaarbaan nahye rooraye wali uu noolye ahye walhi isgoo gaboobaye u kabxaye fanka

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      Ma ciyaalo qudhacdaa tahay

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 ปีที่แล้ว

      alle haw naxariisto malin dhawayd ayuu dhintay

    • @MaxasmedAbdi
      @MaxasmedAbdi ปีที่แล้ว

      ​@@guledhamud1567 miyuu dhintayy sxp 😢

  • @hibaaqbadmax9985
    @hibaaqbadmax9985 6 ปีที่แล้ว +5

    Ragna waragi hore hadala wa intu yidhi fankuna waki hore

  • @WllPunnaa
    @WllPunnaa 14 วันที่ผ่านมา

    Waxaan daawanayaa 2025 Cajiib

  • @daraymedia1453
    @daraymedia1453 5 ปีที่แล้ว +4

    1:43:00 heestaas talow hlken ka helaa

  • @gurxankooshin9614
    @gurxankooshin9614 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka ay qaybta hore meecad miigane wada cosdaan eed sportska wada yihiin magacii ?.

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 2 ปีที่แล้ว

    Sankaytaagtay ana labada dhagood ayaan taagay

  • @sadikmohamedali6942
    @sadikmohamedali6942 3 ปีที่แล้ว

    Cilmibuu kahoreyey hadana wuu kadan beyey

  • @lonelinesshurt2594
    @lonelinesshurt2594 8 ปีที่แล้ว +3

    waa ayo fananka farxaanku jilayaa

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +1

    Macruufatil qadiimi qayri mina nasabi balyiri hhhh boon xirsi hhhh

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Cantar wuu ka horeeyay kkkkkkk

  • @mohamedhabdi8510
    @mohamedhabdi8510 5 ปีที่แล้ว +6

    Farxaan waa Salax Qasim Naji

  • @xaqsoocmedia8262
    @xaqsoocmedia8262 6 ปีที่แล้ว +4

    maansha allh waa riwayad qiimo badan

  • @Koronto-w6k
    @Koronto-w6k ปีที่แล้ว +2

    Dee san kay tagtaye
    Adna maxad samaysay
    Dee labada dhagood baan tagey😂😂
    51:22
    2023.5.4

  • @zaniokowzhen2371
    @zaniokowzhen2371 7 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhhhhh Ala beerka boon xirsi alh haku naxaristo

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadu ma dhama dhexda wax badan ba ka maqan0

  • @yuusufmidhiqyare1304
    @yuusufmidhiqyare1304 7 ปีที่แล้ว +5

    Hhh riwaayad asal ah

  • @CabdikariinCabdikariin-wq5tp
    @CabdikariinCabdikariin-wq5tp ปีที่แล้ว

    Wallee waa ruwaayad ninba tima xamar oo hadana xiir

  • @jamahersi6261
    @jamahersi6261 2 ปีที่แล้ว

    Zitat waxad rabto kuso

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed 2 ปีที่แล้ว +2

    Qufulkii iyo albabkii iyo handaraabkii baan ka xishoonaayay 😃😃😃😃😃

  • @MusseMNur
    @MusseMNur 5 ปีที่แล้ว +2

    1:08:03, markay mareyso ayaan aad uga helaa waa riwaayad aad y qiimo badan wallhi, aan ka aheyn dumarka qaawanaanta ku metelaya, oo aan diinteena ku bannaaneyn..

  • @rabiicmohamed1211
    @rabiicmohamed1211 6 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah wabad iga darnay shoow

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 5 ปีที่แล้ว +1

    Riwayada wa samayay mecad migane 2 hees dhesho ciyarta waxa leh bon xirsi heesta kale ee qun u bixiyo tana waxa leh xasan ganay

  • @cabdiyoowhassan3012
    @cabdiyoowhassan3012 5 ปีที่แล้ว +1

    Bass guitar waxaa garayaa xabiib sharaabi

  • @farxaanmataan2864
    @farxaanmataan2864 2 ปีที่แล้ว

    Eeshcalaa

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 6 ปีที่แล้ว +3

    Naa walal haduu I khasaysiiyana😂😂😂

  • @fatumaismail4889
    @fatumaismail4889 4 ปีที่แล้ว +1

    3/22/2020 yaa fiirsanaayo rabi wadan keena nabad hanooga dhigo

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

    Yuu cunin waraabuhu yur yur ka illaali weeraha

  • @Shuqul1
    @Shuqul1 4 ปีที่แล้ว +1

    12:37 abwaan meecaad jaceylka iyo muraadka makala taqaan ?
    12:53 boon xirsi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @cashaxamda6792
    @cashaxamda6792 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhh sibad uyara kulushahee ma sirbad naga hysay hhh

    • @ahmedfaisalabdillahi6461
      @ahmedfaisalabdillahi6461 5 ปีที่แล้ว +3

      Xagenaan idinkaga hayn
      Marka dadku wada sexdo
      Suqa idinka usareeyè hahahaahahh

  • @Isko790
    @Isko790 3 ปีที่แล้ว

    jacaylka way ku geftay

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d 3 วันที่ผ่านมา

    xasuus 😢space channel tv la odhanjiry bu hbnka jimcahu so galyo so dagn jiray san sugi jiry ilaa 2hbnimo bn uso jeedi jiry

  • @NajmaMoh-su8ix
    @NajmaMoh-su8ix 2 หลายเดือนก่อน

    Ala ber casad weye ruwaydani😅

  • @ahmed-nurahmed3285
    @ahmed-nurahmed3285 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesta ugu dambeeeysa eeeesh calayk
    Maxaaa Juuu Juuble Igu Yidhi Jaale Odayga raaac ( ma garan micnaheeda) balse melodiga iyo miraha waan ku mirqaaamay
    Yaa garanaya heesta magaceeda fadlan, iyo iyadoo wada dhan, please?

    • @mohammedhodan4256
      @mohammedhodan4256 5 ปีที่แล้ว

      Zxp wxaa laga wadaa
      MARKA GABDHA ODAY AYSAN RABIN LAGU DARO
      wxaa ladhahaa (Dhabargaraac)

    • @mohammedhodan4256
      @mohammedhodan4256 5 ปีที่แล้ว

      Jujuub ( waa khasab)

    • @daraymedia1453
      @daraymedia1453 5 ปีที่แล้ว +1

      Ani laftarkayga heestaas waan rabaa

  • @therulesoflaw579
    @therulesoflaw579 3 ปีที่แล้ว +3

    @1:27:56 he missed the line and they both laughed

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 2 ปีที่แล้ว

      Ciyaalka danbe waxay odhanayaan: VAR VAR loolz

  • @ahmedshaafi6550
    @ahmedshaafi6550 6 ปีที่แล้ว +5

    Ninba timaha xamrey oo hadana xiir
    Maxaad ka fahanteen magaca riwaayadda

    • @aminahooyo4973
      @aminahooyo4973 6 ปีที่แล้ว +2

      Ka waran haddaaan million times isku dayay micnaheeeda in aaan fahmo " NINBA TIMO XAMAR"
      I thought micnaheeyga xageeyga ' NIN WALBA OO XAMAR JOOGO TIMAAA KU YAALA"

    • @ColAli-mx2fg
      @ColAli-mx2fg 6 ปีที่แล้ว +1

      XINE TIMAHA LA XINEEYO NINBA TIMO CASEE

    • @cabdullahibulay7892
      @cabdullahibulay7892 6 ปีที่แล้ว +1

      Micnuu waa nin waliba timaha casee mara xiir

    • @alimahamed163
      @alimahamed163 5 ปีที่แล้ว +1

      @@aminahooyo4973 hhhhhhhh noolow marwo

    • @yousufahmed1351
      @yousufahmed1351 5 ปีที่แล้ว +1

      Xamar macnaa casee weeye marka ninba marna casee timio hadana xiir

  • @salomaanmohbarre9104
    @salomaanmohbarre9104 6 ปีที่แล้ว +3

    Boon hirsi allaah yarhamak

  • @kalidkalid9090
    @kalidkalid9090 9 ปีที่แล้ว +4

    Wlhy in qiiq ku hor yaaci hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Rooraaye ilahay ha u naxariisto

    • @nageeyepanya7913
      @nageeyepanya7913 8 ปีที่แล้ว +1

      wuu noolahy zxphargaysa ayaa uu jooga cumar xasan rooraaye

    • @haybefurcas1364
      @haybefurcas1364 5 ปีที่แล้ว

      @@nageeyepanya7913 4gioj

    • @ibraahimjamac3343
      @ibraahimjamac3343 4 ปีที่แล้ว

      Rooraye waa niolyahau wuxuu kunoolaa jigjiga markii iigu danbaysey waxa se aan hubaa inuu noolyhay mahdsanid

  • @ahmedbadalabdiqani6717
    @ahmedbadalabdiqani6717 ปีที่แล้ว

    Isa saa

  • @adnoyusuf2144
    @adnoyusuf2144 5 ปีที่แล้ว +1

    Meecaad miigane &boon xirsi&saalax qaasim waangartay sadexdoodee fanankan kle igu caawiya?

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +1

      Alfanan cumar xasan rooraye hhhhh
      Inanka naagta jecel hadana caayin weye oo boon sxbkisa ah

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 8 ปีที่แล้ว +2

    Kalid kalid rooraaye wuu noolyahay

  • @DhadoonKhuuriye
    @DhadoonKhuuriye 4 หลายเดือนก่อน

    Madagana warkaaguye bal docon isugu baydh wixii kuu daran halagaa daweeye origin keeda waxaa qaaday kuluc iyo aamino cabdullaahi xirsi

  • @ismailmohamed2248
    @ismailmohamed2248 6 ปีที่แล้ว +3

    Anagu ma baastoolado ayaanu sidanaa

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 7 ปีที่แล้ว +1

    Waar fadhi lacag. Abdulaahu axmed ( TAFLE ) miyaa

    • @abdirahmanbarkhadle4461
      @abdirahmanbarkhadle4461 5 ปีที่แล้ว

      Fadhi lacag waa cabdilahi saleban bide

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 5 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanbarkhadle4461 cabdilahi axmed tafle oo imika jigjiga joga

  • @Tayasiir
    @Tayasiir 7 ปีที่แล้ว +4

    Tolow heestii waad qaboobiye qunyar soo soco maxaa ka reebay riwaayadda?

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +1

      Riwayada copy weyehhhhh midii hore sax ah tana dee waxbay katageen

  • @ayuub999
    @ayuub999 ปีที่แล้ว

    Malakamawdku ma boodaaye ma hilaaca biliglaaye ma barashada ajasha ka hor buu isagoon baxnaansamin ku beeray baqashada ma mid buubayoo Xalaydaan Kicinayay guskaaga
    Ma baqalnimada ka hor Bay kibirka liidnimo ku dhaheen la doon ku dhaheen

  • @mawliidmohamed857
    @mawliidmohamed857 5 ปีที่แล้ว +1

    Esh cala murti

  • @updirahinbaplo8901
    @updirahinbaplo8901 6 ปีที่แล้ว +1

    ruwayad cajiipa hopoladii waaperi ilahy ha u naxariizto bdnkooda

  • @mustafecawaale1653
    @mustafecawaale1653 5 ปีที่แล้ว +2

    Islaanta farxaan jecel ma huryaa😂😂😂

    • @najahgirre709
      @najahgirre709 5 ปีที่แล้ว

      Huryo maaha Wuxuu ahaa Nin Reer Djbouti ah oo la Odhan jirat SALUG LA ama Shiine
      Alle haw naxariistee

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 5 ปีที่แล้ว +1

      Maya ee Waxaa la dhihi jirey AUN abwaan maxamed Cabdilaahi jigjigaawi waa Reer jabuuti

    • @mohamedabdiahmmed
      @mohamedabdiahmmed 2 ปีที่แล้ว

      Waan is idhi huryo ama basbaas

    • @DhadoonKhuuriye
      @DhadoonKhuuriye ปีที่แล้ว

      maya jig jigaawi buu iila eg yahay

  • @khadarcismancumar5613
    @khadarcismancumar5613 7 ปีที่แล้ว +1

    ruwaayada macaan

  • @Suheylasiman888
    @Suheylasiman888 ปีที่แล้ว

    Ruwaayad iga dheh boon kulahaa maxey ku dhahday gabarti rooraye ha balse Sankey taagtay ane labada dhagoodba taagay 😂😂😂

  • @aliwayeel8523
    @aliwayeel8523 2 หลายเดือนก่อน

    Tu aan garanaayo ka reeb oo 10 iska qor

  • @abdifitahinshaar1111
    @abdifitahinshaar1111 ปีที่แล้ว

    As

  • @ahmedshaafi6550
    @ahmedshaafi6550 6 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh kaaley madhulkuu yaaley sankaagu
    oo miyey kuu sidey boon xirsi

  • @Mmnajmo11
    @Mmnajmo11 2 หลายเดือนก่อน

    Islaantu kharash ayaay ogoshay😂😂😂wala shidaya wala raamsanaya kkkkkk
    2024 xata islaamaha lacagta leh wiilasha yaryar ma dhaafan

  • @maxamedismail3990
    @maxamedismail3990 8 ปีที่แล้ว +2

    riwaayadan waxa iska lahaa boon xirsi eebe hu naxariisto

    • @awkodahir2019
      @awkodahir2019 7 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed Ismail MAAD GARAN WAXAA LAHAA MEECAAD MIIGANNE AUN

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 7 ปีที่แล้ว +2

      Awko Dahir labadiinuba waad saxsan tihiin Meecaad iyo Boon Way iska kaashadeen ,heesaha badankooda waxa sameeyay Boon AUN labadoodaba

    • @elmiali6710
      @elmiali6710 6 ปีที่แล้ว

      Miicaad ayaa complete lahaa

    • @ColAli-mx2fg
      @ColAli-mx2fg 6 ปีที่แล้ว

      @@elmiali6710 Meecaad Ayaa ayaa leh inta badan boon xirsi hal hees ayuu leeyahay

    • @mohamedmohamuud6598
      @mohamedmohamuud6598 6 ปีที่แล้ว

      Jaa Salam www www www www

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninka dhahaaya ma ila qaaaday Jaceeeylka waaa kuma? ala jecliyaaaa codkiiiisa!!!