"Hi MALABEY" MAR DANBE MA DHIHI DOONTAAN ISKAABULOY😂 | WAXAN QAC WA DHAAFTAY WLHI😂| SHILALKA TAL📱FON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 403

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 7 หลายเดือนก่อน +79

    40 qof oo isoo duceeya alle dartii waa xanuunsanahee ma helayo miyaa❤❤😭😭😭

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 7 หลายเดือนก่อน

      Allah ha ku caafiyo wll

    • @suldaanapdullahi671
      @suldaanapdullahi671 7 หลายเดือนก่อน

      @cananuug aamiin wll qli

    • @FowziyaMohamed-kh1pr
      @FowziyaMohamed-kh1pr 7 หลายเดือนก่อน

      Allaha kuu gargaaro

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 7 หลายเดือนก่อน

      Allah ku caafiyo caafimaad taam ah

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 7 หลายเดือนก่อน

      Allaha kucaafiyo

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane 7 หลายเดือนก่อน +12

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋 ❤️☝😢

    • @Kingboy02427
      @Kingboy02427 7 วันที่ผ่านมา

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ShaNtA____
    @ShaNtA____ 7 หลายเดือนก่อน +40

    The best person ever ,. The most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad❤😢

    • @Asmafarah288
      @Asmafarah288 7 หลายเดือนก่อน +2

      Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @user-vu9es1we8y
      @user-vu9es1we8y 7 หลายเดือนก่อน +1

      Sallallahu Aleyhi wa Salam

    • @KiinaliKulane
      @KiinaliKulane 7 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 7 หลายเดือนก่อน +50

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️😢

    • @RaaqiyaXasan-cm7ct
      @RaaqiyaXasan-cm7ct 7 หลายเดือนก่อน +2

      Scw❤❤

    • @Asmafarah288
      @Asmafarah288 7 หลายเดือนก่อน +2

      Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @JamacBile-oi7qy
      @JamacBile-oi7qy 7 หลายเดือนก่อน +2

      Salaaahu calayhi wasalam

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 7 หลายเดือนก่อน +45

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy 😂😂

    • @mape19
      @mape19 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ha siigeysan adeer😂😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 7 หลายเดือนก่อน +32

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤❤

  • @Lucabassmed
    @Lucabassmed 7 หลายเดือนก่อน +14

    Taliye waan kuu salamay from 🇩🇯Djibouti lakin Somali xoog maa sii akaano anagaa reer Djibouti🇩🇯 .
    Waxa iguu dhacay saxibadey buu niin kaa soo galey Oo usoo bandigey xiri shukansie aah markaas beey saxibadey isoo sharegareysey lambarkisa. Xarifki waan balamiyey aniga iyo saxibadey markaan meeshi kuu balamiyey aan tegney waxan uguu tegney waa walalkey baah oo iskuu suukirali laah baah saxibadey 😂😂😂

  • @maxamedismaaciil4756
    @maxamedismaaciil4756 7 หลายเดือนก่อน +39

    Wasiir bari aan caruur ahaa ayaa waxa igu dhacdey maalin jimce ahayd ayaaa aabahay masaajid ii kaxeeyey waana maalinkii masaajid igu horeysay ee aan ku tukadey intaaa ka dib salaadii ayadoo lagu jiro markii la sujuuday ayaaaan arkey aabahayoo madaxa dhulka ku haya ana waxaan is dhahay aabahaa waxa uu ku leeyahay hanbace 😅 tuurtiisa kor kadib aabahay ayaaan dusha ka fuulay sidiii gadhiga 😂
    maalinkaasa igu danbeysay masajid lay kaxeeyey😂😂😂

    • @Mohameddeq757
      @Mohameddeq757 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @Zakiict
    @Zakiict 7 หลายเดือนก่อน +21

    wasiir waa ku salamay shilkii talofoonka waxa uu igu dhacay xiligii dugisi quranka ayey aheed mar xiliga fardanbaha nagala soo dayey ayaan wacay talefoon lelen ka ee macalinka laha ano iska dhigaya aabo ayaan ku dhahay macalin ilmaha fasax isbucan dhan abo haldalke maqlayey gacanka talefonka ha iga dafo macalinka ha ku dhaho waa zakariye qofka kula hadlayey ee ani ma ahan adayga suun hala soo baxa galabkiina macalinka ixanaqsan aan tago dugsiga ushii ontortana loo diyariyey ani maa lelen danbo u dhawado

    • @AishaSiciid22
      @AishaSiciid22 7 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂 maskiin

    • @abshirahmad2263
      @abshirahmad2263 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wasiir waan kusalaamay shilkii iggu xumaa wuxuu dhacay😂 2023 anigoo fasalka form one
      School lagama ogolayn mobile malinbaa mobile usoo qaatay school
      Bareeg baa la aday markii lasoo laabtay baa maamulkii fasalka iga soo hormaray markasuu kursigayga fadhiis tay 😅
      Anigoo waxba hubsan baa inta soo galay baa mobile soo bixiyay markaas baan kor u iri wakaasayee mobile ha iga qaado maamulka 😂😂
      2 blood mobile school yaalay

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi6408 7 หลายเดือนก่อน +15

    Sidaan uu jeclahay barnaamijkan 😂
    Salaan sare wasiir

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 หลายเดือนก่อน +8

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤🕋☝🏼

  • @Canabxasan168
    @Canabxasan168 7 หลายเดือนก่อน +5

    Asc asxaabta zaki bin xaaji isoo duceeya wan xanunsanahye walalaha qalbiga

  • @samiirbinu21
    @samiirbinu21 7 หลายเดือนก่อน +7

    Mid sxbkey ah intey gabadh soo wacdey talenfkii intuu iidhibey lahadal idhahay habeenkii dhan saa ula hadlayey malintii 20jeer agtada soo mara sidaan ku jeclahay ayba ku haysa intaan bananka aadey xariifkii gabadha ka afduubey markasan usheegey in aan qof kale ahay waa markii aan shekada isku fahaney ,, aana kulano,maqribkii balaney kadib markey meeshi timid aan weydiyey dharka xirantahay colorkiisa ana color been ah ushegey agtedan marey ima fahmin waaba islaan😂 ana gabar yer umaleynayey kadibaan talefonkii intaan damiyey shidey damiyey shidey wareerey kiiii wuxuuba tagan yaha waa ogaa ani baldiyan madax kuu geliyey 😂😂😂😂

  • @CabdixakiimIbraahim-dj2mt
    @CabdixakiimIbraahim-dj2mt 7 หลายเดือนก่อน +58

    البخيل يخسر مرتين

    • @zakmkulane2639
      @zakmkulane2639 7 หลายเดือนก่อน +3

      Nio waba fahmi wayy wuxu ka waday thanks nio qoraalkaga ka fahmay
      Alla zaki af carabi xumaaa 😂😂😂😂😂😂😂

    • @CabdixakiimIbraahim-dj2mt
      @CabdixakiimIbraahim-dj2mt 7 หลายเดือนก่อน

      @@zakmkulane2639 hhhh wasiirka caadi ma aha

    • @user-bc1qg5yx6e
      @user-bc1qg5yx6e 7 หลายเดือนก่อน

      zxp nikan waxoo dhahay bakhiil tahay

    • @CabdixakiimIbraahim-dj2mt
      @CabdixakiimIbraahim-dj2mt 7 หลายเดือนก่อน

      @@user-bc1qg5yx6e sax wye maxa

    • @DRSDhool-vs4gn
      @DRSDhool-vs4gn 7 หลายเดือนก่อน

      البقره inuu dhahay umalaynayay ani😂😂😂

  • @ahmedozil-nj7rl
    @ahmedozil-nj7rl 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wazirka millions u qalantaa hampalyo 700K 🎊

  • @Cabdiraxmaanjimcaale77
    @Cabdiraxmaanjimcaale77 7 หลายเดือนก่อน +7

    Saraakiisha isoodhaweeya waasargaal cusube✋

    • @najmoapdalle470
      @najmoapdalle470 7 หลายเดือนก่อน +2

      So dhowow like io Shere ha naga ilawin

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 หลายเดือนก่อน +4

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @abdinasirHassan8-ou2iy
    @abdinasirHassan8-ou2iy 7 หลายเดือนก่อน +1

    «اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ» .

  • @qothowcade7626
    @qothowcade7626 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wasir wan kusalami
    Wil an saxib ahni aya ogudahay dumashi itijabi aniga iyo dumashan a isku Magala Ayan jogni asaga magala kala ayuu jogiii marka dumasha wa isfahan ila hada wa utijabini haya
    Markan waxan xaqiqsanadi mahmahdi eheed gedar kadeer daxan kamaciliyo😂😂😂 halkan kasalama zxpkay,😂😂

  • @MaxamedXassan-fh1oi
    @MaxamedXassan-fh1oi 7 หลายเดือนก่อน +6

    Wasiir waa kusalaamay
    Maalin baa wxa dhacxay maama ku mqnyd magalo kale kadip wxa dhacday inaan xaliimo la hadlayay Anna dee islaanti ii hoyada ahyd u diray '' caawa waa halkeeniye soo diyaar gorow oo xijaap weynoo kaliyana soo xiro''
    Dee maxaa iga raacay mamo namaste tuuraysaa ha isoo wcdo ha tiraa '' Hee Ppe ma soo xiran karo iga dhaaf caawa waa qoyanahay'' annoo yaapan haddana u fiirsday yaap alle dag dag uga paxay 😅😅😅😅😅😅😅

  • @Sameeya123
    @Sameeya123 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir waa ku salamay ani wxaa igu dhacdey nin Canada joogi isbaranay marka sawiran haaf iisoo diri jirey ugu danbeyn Mogadishu uu imadey wuxuu I dhahay inaa kulano aa rbaaa hye wuxuu igu balamiye Rio palace markaa imadey soo wcay waa jogaa bananka u bax aaa dhahay meshii anio taagan waxaa arkey nin wiljar ku socdo 😂😂😭😭😭 kabihii xitaa waa ka cararay midoo ila socotey naa kalay igaba leedahay 🤣🤣🤣

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 7 หลายเดือนก่อน +14

    Asc dhamantin wlalahey arin ba i murjineyse iso duceya in illahey faraj kheyr leh iga furo😢

    • @hassanawaleh511
      @hassanawaleh511 7 หลายเดือนก่อน +2

      Inchallah kheir badan ❤

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@hassanawaleh511 insha allah wll shukaran😊

    • @nabihailyass6495
      @nabihailyass6495 7 หลายเดือนก่อน +1

      Ku sali nabiga in badan maalinki inchallah wa ka baxay sa

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 7 หลายเดือนก่อน

      @@nabihailyass6495 SCW inshaa allah wll shukaran😊

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c 7 หลายเดือนก่อน

      Allah ku furo faraj qeyr qabo murugadana farxad allah kuugu badalo

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @MonaAbdullahi
    @MonaAbdullahi 7 หลายเดือนก่อน +2

    3k lee hadhay wazirka haka farxino 🎉I.a 700k coming soon ❤

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir xoog ban ku salamy🤝💪
    Tan shil ma ahne wa sheko😂
    Masajid an deris ahyn bn malin wlpo adi jirey ano yar o an wali buuryadii laiga jarin😂😂odeyga masajidka kutukada ba idhibsady, malin bu cay io canaan nafta iga qaady😂😂 wan is dhipsanay😂😂malin ay jimco ahyd ban masjidka imaady ano ifadhido labiska laiga so dhisay😂ilhy amarkii salad si nabad leh ban kuso tukaney kdip albabka masjidka ma ahne kan bananka markan mareyno ana aan odeyga gadashisa socdo ba neef ka fakaty😂😂aniguna wxn aminsana in dadka wa weyn aysan dhusin😂😂 marks bn qosol afka furtay, intan ciida raftayy😂 dadki ba idhahen mx jira mrkn ba ku iri odey xuseen ba dhusay😂 saa dadki mid qosla moye wx kle la waayey😂😂malinkii kdip odeygii faruhu iga qaady xita hadan masjdka kaadi la faristo😂😂😂

    • @Iamkiin22222
      @Iamkiin22222 7 หลายเดือนก่อน

      Qosol u dhintay😂😂

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 7 หลายเดือนก่อน +2

    Caawa in laykaa soo diraad moodaa
    Cid aan alaab udhiibaa waysanaa
    Bishaanba
    جزاك الله خيرا
    Zxp zakiyow.

  • @zesi23
    @zesi23 7 หลายเดือนก่อน +7

    The miser loses twice 😂

  • @user-pt4hg2wn6d
    @user-pt4hg2wn6d 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waziir maalin maal maha kamid ah anigoo iskuulka kasoo daahay ayaan macalimad aan is fahasanahay ayaan nabarkeeeda wacay ileen aniga maba ogayne taleefankeeda xafiiskuuyaalee maamulii ayaa taleefankii qabtay si uu udhaho taleefanka dab ayuu ku jiraa aniga markii taleefankii la iga qabtayba waxaan lasoo booday macalimad irada igafur hazarwaayee waansoodaahee kadib maamulihii ayaa iradii igu yimid markaas ayuu igu yiri orad waalidkaaa keen creazy ayuu igu yiri macalimadii balook ayaan saaray macalimadii waxaan unacay si lamafilaan ah 🎉🎉🎉😂❤

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 6 หลายเดือนก่อน

    wll noo soo badi barnamij kaan waan ku haystaa kkkkkk

  • @Zhueyp
    @Zhueyp 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir salaman shekada ugu dhacdy bari aan shekeysan jirne gabar aan qaraabo naheyn sidee sheko nugu socota sanado ayaa waxaa dhinte awoowgeyd marka maseej uqoray waxaan Rabay inaaa uqoro bpe! Murugta iskada ana ku joogo 😂 ayaa waxaa uqore bpe ! Murta Iskada ana u joogo😂😂

    • @kobciyeservices12
      @kobciyeservices12 7 หลายเดือนก่อน

      Ader tan ada alifay😂😂😂

    • @Zhueyp
      @Zhueyp 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@kobciyeservices12baba iga raji cariiiri galise 😂

    • @kobciyeservices12
      @kobciyeservices12 7 หลายเดือนก่อน

      @@Zhueyp 😂😂😂 varta waka qabty

  • @mustafe1239
    @mustafe1239 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waku salamay walapo shil tilofon oo ogu dhacay 😂 2021 qofta xirirka lahayn melku balansan kana wada jadlaynay telka hoyaded belku balanay eleen tilifonki way ka imaadey wan wacay hppe halkan kubalansanayn wan jogaye kuma arkko dhahay kaga daranta mesha magaceda ayan shegay islaantiiyo cararaysa labadayadiyo boga iskaga jira hanaso dulbaxdo isla subaxiba nin ay edo utahy ku dartay 🎉
    2023 gabadh kale oon wada soconay on xirir lahayn mido sanad ku dhaw ayan walasheed fecbok iska naranay kadib xirir malihi ban dhahay wan isfahany xiriir ansamayni mido kadib jacaylkaygii ahna tan sanad wada soconay ha idhahdo wllshy ban kubari ta iga raacdey anaa isla yabay hada labadiiba wala qabaa an xirir xata malohi 😅😅😅

    • @moha-deeq
      @moha-deeq 7 หลายเดือนก่อน

      😂😅

  • @zakiemuhamad3813
    @zakiemuhamad3813 7 หลายเดือนก่อน +6

    Soomali da waa intaleefanada lagaqaadaa😂😂😂

  • @Zara____awale780
    @Zara____awale780 7 หลายเดือนก่อน +4

    I love barnamijkaan❤😂

  • @salmaanindho4223
    @salmaanindho4223 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiiir sheekada ugu horaysaa waa beenta qofta sms soo dhacay way og tahay maxay in uu ninkeda yahay sms ii akhri side ku tiri 😂😂

    • @zesi23
      @zesi23 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waa beenta ha oran ee waa beenti dheh ilen qofba qoralka sooqoraye😂

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 7 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂😂ala shilalka wa cabsi cabsi shekada screenshot ka hay xasusin

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 6 หลายเดือนก่อน

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir wa mid ka mid ah saraakisha ku xidhan ee kaso hadal labada jasiiradow ee maamulka jubaland ka gaday imaaradka ee koyama 🇸🇴😭😭😭😭😭

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน +1

      Imaaraats
      Dhangad ayaa looga Saari Jaziirada
      Jaziirada
      Way israaci Ayaga iyo Axmed Madoobe
      Inshaa Allaahu

  • @Abdullahie_Officials
    @Abdullahie_Officials 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hambalyo waziir 700k❤🤝💪

  • @riyaapea4633
    @riyaapea4633 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir shilkaan wuxuu igu dhacay 2022 wxaa jiray wiil aan isku school nahay xariifkan mar walba wuu ii sheegen jiray mrkii danbe ayuu xiriir ii soo ban dhigte Ana waa ka aqbalay Muddo ka dib mid ay saaxiibo yiihiin ayaa hadane xiriir ii soo dandhigte waan ka aqbalay anoo og inay sxpo yihn 😂 habeen ayaa waxaa dhacay midkii 1aad ayaa wxuu iso qaray wxaa rabaa inaan ku baro dumaashigaa Ana hye ku dhahay markuu iso wacay hppi seithy mrka dhahay ayaa midka kle oo lii bari rabay ayaa dhacay waraa qoftan qoftayda u cod ektahay Ana intaan naxay baan labadooda ku booday 😭😂

  • @sacadmohamed7532
    @sacadmohamed7532 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir marka wa ku salay waxa dhacdy inan a wada hadli jirnay ya balany guriga iigu kaly ayay idhahdy kadib guriga kabadisa fadhisanay islanti a so baxdy kadib aya na aragtay hooyo ninkani wayo kulaha hooyo datada ayu i hagajinayaa 😅

  • @khadroabdullahi9886
    @khadroabdullahi9886 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waa ku salmay 2022😂ano jooga maglad garowe wiil baa xiriri iga dhexey waa jecla xariifka u masayr badan kadib malin baa suuq u baxay kadib xariif baa so barty kadiba waxa ku sefay mariy magac waxa la dhah gabdha walshay ah ano raba marka xariifka cusub la hadlyo Marku dhoho maxa shaqul ku thy inaa inta is gurushuud iga qado dhoho mariya la hadaly kadib sa ku qanco xariifkii hore kadiba jaba waa ka dabeya Xariifkii cusuba been baa ka dhamiyay guriga shaqe badan baa no jooga ani waxab ma qabto ycni fan kadib malin anigo jikad ku jira o bila go ah bila masar ah diric bes qab o dayacan shaqu aduun i tal buu kol fidyow igu so wacay ani kama firisan mariyad wlshay baa u qaba kadib inta ka qabtay waliba meel igu beegan sarty shaqdii si watay hadal waxa kugu bilabay naa waa bay guriga malin walba ka shaqey ma noli waa jabay intu yabay kulah na ma dawa ku socota cadi ma jira wll malinta kadib. Fidyow kol dabe kuma hadal cabsi darteed 😂😂😂😂😂😂😂

  • @team___27
    @team___27 7 หลายเดือนก่อน

    Allah is one ☝ ❤😢

  • @mohan2704
    @mohan2704 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waku salamay
    Shiilka iyu dhacay waxo ahaay ani qofteda la.hadlayo ayaa ku dhahy isug waku soo noqona marka waxa soo aday suuliga caloosha sii xuun leyga hayay tale phonka gacanta ku watay markan is dhahy ale tlle phonka iska dawo ayaa waxaa arkay qofti coll saran aan mute galinin waa naxay inta mute galiyay ayaa waxeyga soo dhamestay adn wasoo labtay shekada meel aan ka bilaawo waay offline iska dhigay wasexday😂😂😂

    • @moabuukarkoor413
      @moabuukarkoor413 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 talyow qofta markle mala hadashay😂😂😂

  • @sacadiyohussein7226
    @sacadiyohussein7226 7 หลายเดือนก่อน +1

    Inta maqan allah ha ugargaaro🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @maxamedShiiq-dt3zs
    @maxamedShiiq-dt3zs 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😅😢Wasir waku slamay shilkii iigu Darnall igudhacay 2 gabdhod sxbo ah ayan mid lashekaysan jiray tankalana way ogayd tiban iskudhacnay wan kala tagnay tikale ayan hadana dhulka udhigay tiban sifican isku jeclanay 2 doodiina way diriren aniga dartay macnha kadib ti danbe aya iga tagtay wayna igoysay xirikii markasan taydii hore iska sasabtay ada idhalay qoftas ma aqan war badan kadib I aqbashay hadana tikala ilasohadashay o maqnayd sasy 2 diiba iskumar sowada noqden ilen warba mahayee 2 diba waheshinyen mid walbana adaa idhalay bandana habenkii danba midwalba waxan tan uduubo ayay tiikale iisoo dirtay saa intaan naxay oon baraf noqday ilaahow riir kaadhigna habenkas wan kuducaystay qacba iga yertay nagdhan hada sasban kaqaday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @zakiaxmad5936
    @zakiaxmad5936 7 หลายเดือนก่อน

    Aqi Ana Syrian I love your people and this content can we get more like this like there so funny 😂

  • @abdinasirdek5300
    @abdinasirdek5300 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir wan ku SaLaamey Marka Hore waa Anigo Ah cabdi naazir deik Waxan kamid Ahye saaRaakiiza sheekada waa SHiil Taleefon ma ahan Had kaHorBaa waxa igu Dhacey Xanuun Oo MalaaRiyo ah wuxuna watey Qufac Badan haben kii Waxan isla seexan Jir naY wllkey Igawen isagan Haben kiibu Taleefonka ku HadliJire isago Hadalayo Ban Aad uQufaCaY ban Uqufacay ilaa Dhor Haben marka wllkey wuu DhibsaDey Qufaceyga Habenkii dabe Anigo Jiifo untu arkey Buu sian u Quficin Afka Koolo iga MariYe🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cizaammohamed7833
    @cizaammohamed7833 7 หลายเดือนก่อน +1

    2004 xabad aan shukaansado ayaan arkay ayadoo wil la socoto xaafda ayaan tagay leenka ayaan ka wacay isma aan ogeen maseer 10 daqiiqo aan caaynaayay aniga gabadha aan umalaynaayay waba hooyadeed markaas ay idhahday duca qabe magacaa waxaan dhahay farax dameerow ileen maamadeeda way iqoonsan leheed hadaa isku sheegi lahaay naagtii 2018 aan uga sheekeeyay anigoo markaas guursaday isla ayada

    • @caishamaxamed9765
      @caishamaxamed9765 7 หลายเดือนก่อน

      momdii miyaa hada sodoho ku ah😂😂😭💔

  • @user-ww7zo9gz4z
    @user-ww7zo9gz4z 7 หลายเดือนก่อน +1

    2015 marki igu horaysay aan telephone qaato ayey aheyd waxan watay Samsung yar yaraa OO baterida ka dhici jirtay 🤣
    Malin baa charge ka Soo qaaday anigoo so socda ayey iga hor timid gabr aan gaad gaadi jiray
    Gabadhi wan isa salanay🤝
    Dhaaycadoow telephone kaga keen aan ku arko ayey dhahday
    Hoo marka dhahayeyba Dhulka wab 🤣
    Bataridi iyo asagi way kala dhaceynba 🤣
    Hala shida ma ohoo kii hada buuxay asaga maba aha
    1% buu shegayaba 🤣🤣
    Ani wxa shego baan garan wayey gabadhi inay si qalocan I fiirisay ayeyba Iska baxday 🤣🤣
    Gabdha inta ka salamayaa hooyo waaye hada 2 Cunug baa u jogto 🤝

  • @user-fp4dl8fn2p
    @user-fp4dl8fn2p 6 หลายเดือนก่อน

    taliye qiso xiiso leh ayaan hayaa xagee kaagala soo xiriiri kraaa

  • @AbdirizaaqHirmoge-gz7pt
    @AbdirizaaqHirmoge-gz7pt 7 หลายเดือนก่อน

    Wazir Barnamijadhan Okale Noso badi plzz🙏

  • @cumar___1012
    @cumar___1012 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir wanku salamy🖐️ nio hal dhagax labo shimbir ku dil bn is lahaa wana ku fashilmay😂 wxa igu dhacy labo gbr oo zxpo ah mid ban shukansada ana xafada ku cusbahay qofta wan wacay mobile keda wu dansana😂 ana fudedka iga bate gbre zxpo ahayeen mobile keda igaso wacday malin kdipna ibartaa wacay😂meshi leyga rabay inan dhoho zxpta mobile ka igu ge offline waye wxan ku dhahy qofyehey ii imow inad ishekeysa rabahe 😂ilen ana maba ogiyo labadoodaba we isla jogan speakarkana ufuran😂😂 daqada so egay show labadodaba we is agfadhiyan🤯😂 tartiib mobile ka iska dansaday intan le qalina isqalay qoftiina blocka iska saray😂😂

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 หลายเดือนก่อน +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @fariixaahmed5715
    @fariixaahmed5715 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nin macalin ah is baranay waxaan ugu sheekeeyay inaa dugsi sare dhigto waxaana dhiganaayay dugsi dhexe ileen wuxu macalin ka ahaa school agteena ahaa maalin ano schoolka kaso baxay oo asxaabteyda iskala socdo uu iiga horyimid inta xaafda tagin farin lega daba keenay been aan sheego taasaa igu danbeesay😂😂😂

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw 7 หลายเดือนก่อน

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadroahmed0866
    @khadroahmed0866 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wasir waa ku salamay😂
    Hda hor baa gabar aan xfdooda ka bxin inty hbn baxdy sawiro soo gashy ka dib statuska soo sarrty😂haf iyo balaw inty dhahay sawirdii screen shot baa ka qaday waxan raby mid walshy ah inn uu diro 😂😂iydii inta ka celiyy baa waxan hdl ka bilaaby nayaa tii yaa photo baray sowtii fiiidka ka dhci jrty oo cod ah ka dib hbn by ahed waa iska sexdy 😂😂subaxdii ma waxan hooyo ul igu salamin baa iyo gabdhii oo ihor tagn 😂😂😂mrkas baa ogdy inaa xalay wax khldn walaqy😭😭😭😭😭🤣

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂
    Wasiir wan Ku salamey Shilkii iigu xumaa Waxa Uu aha 2021 waxa Aan la shekeysan jirey 4 gabdhod mid ayaan balansaneyn kadib waxa dhacdey markan ag taaganahey gabadha gurigoda ayey yara ragey waxan is dhahey wax oo so bax ku dhe 3dii gabdhood Ee kale mid ka mid ah ayaan wacey waxa ku dhahey Xbbi waa ragtey Ee maxaa qabaneysa gadhigan ku hor tagan ayan ahey Ee soo kor wan habsanee sow gabadhu iyadiiba maaha waxan ku hadlo ayan garan wayey gabdhii Oo ayaa oydey baag kale ayaa igu qaldeysa Oo cawa utageysey sow maaha ayey tidhi waxan sameyo ayan garan wayey kadib wan iska damiyey mobile ka tii kale ayaa iitimid markaa kaa ayaa iigu darnaa 😂😂😂😂

  • @user-jv3om4jb6t
    @user-jv3om4jb6t 7 หลายเดือนก่อน +4

    away kUwi nebiGa jecLa SCW SCW 🥺🙏

  • @JackMr-cadnan
    @JackMr-cadnan 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aar wasir kuwana

  • @Halistapoi-jg3qc
    @Halistapoi-jg3qc 7 หลายเดือนก่อน +1

    700k hampaliyo zxp ❤❤😊

  • @yenasebnuabdirahman9169
    @yenasebnuabdirahman9169 7 หลายเดือนก่อน +1

    Beentii ugu weynet wxa sheegtey semsem qofta ladhaho wyo qof dugsi dhiganayo oo shukansi adayo waligey ma arag ee mise ayado naag weyn ah ayey dugsi gashey 😂

    • @caawiyeproduction3832
      @caawiyeproduction3832 7 หลายเดือนก่อน

      Waan jiraan gabdho dhigta anaaba kuwa dugsi loo diro ka leexsan jirey😂😂😂

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haye iwad sheeekada ana an dhageste

  • @Madridista686
    @Madridista686 7 หลายเดือนก่อน

    Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏

  • @BukhariJollaqe-lw7fz
    @BukhariJollaqe-lw7fz 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiirka is not easy ❤❤😂

  • @user-ns1tg7yn8z
    @user-ns1tg7yn8z 7 หลายเดือนก่อน +2

    Yeeeeeees qofka ugu horeyay noqday 🎉🎉😊

  • @mariyahaaji
    @mariyahaaji 6 หลายเดือนก่อน

    Asc wasiir aniga qac ugu weneed iga yeertay labo xariif u wada shekeen jiray aan kulano i dhaheen Beerta banaadir kuwada balmiyay mid waa asgari midna waxuu ka shaqeen jiray xafiisayada dikdhada ee taleex ku yaal anoo kii xafiiska la joogo kii asgriga ahaay igu yimid waa leey shuudi gaaray malintaas goaan ka gaaray inaan magalka cidna kula kulmin

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shinida isn't easy 😂😂

  • @yaasircarafad368
    @yaasircarafad368 6 หลายเดือนก่อน

    Hhhh ala beerka kulahaa malabkii uu hurda shinidii kula hadlysa😅😅😅😅😅😅

  • @qothowcade7626
    @qothowcade7626 7 หลายเดือนก่อน +1

    700k next video

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @nasromohamet550
    @nasromohamet550 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasir wanku salamay malinba waxa igu dhacdy wllky wu shaqeya su lacgta imusan sini jirn ani sa sxpty bary lkn lafta lgu shuknsnyo ana leh oo wa mid cusb swrda ayda leh ana shuknsga io lacg qadka ana laha sa mln wlbo lacg kaqdi jiry ila io boql cml sa mlnki dmbu video call igso wacy qof kle modye sa wa iska qabty sa camerda iska argny intu jikada igu imady bog io xbad ha itumo hais kaso jaro 100kyga inta idhig wba ku inkry hoyo nh ada dhiby dhahde cidne kumay qasbin dib dmbe igula musn hdln😂😂

    • @naimamahatt5725
      @naimamahatt5725 7 หลายเดือนก่อน

      Alla beerka 😂😂😂

  • @_bestskilsoffootboll_1721
    @_bestskilsoffootboll_1721 7 หลายเดือนก่อน +1

    @MOON CASKA 😂😂 LA WADAAG WAZIIRKA SHEEKADA AAD IIGA SHEEKEYN JIRTAY TALIYE😂😂

  • @hassanshariif6708
    @hassanshariif6708 7 หลายเดือนก่อน

    Ilhoow):inta is jecel isku dir
    Ilhoow): inta is rabto isku dir
    Ilhoow):inta is gad gadeso kala qari
    Ilhoow):inta is guur sato kala fur
    Ilhoow):inta is dodoneso haysku sahlin
    Barakalaah😂💔😭👩‍🦽🫶 last action of habaaaar

  • @updikareim
    @updikareim 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirr hadad zharaF Ii haYzo comment pin😢

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 7 หลายเดือนก่อน

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 7 หลายเดือนก่อน

    Allah is one ☝🏻 ❤️

  • @KbuKbu-rg8fb
    @KbuKbu-rg8fb 6 หลายเดือนก่อน

    Qolkii irid banaanka ahaa wali xamar makajiraaa😂😂😂

  • @Habbey_21
    @Habbey_21 7 หลายเดือนก่อน +3

    Hadd somalia thy like isar😂😂❤

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 7 หลายเดือนก่อน

    Waziir am back mirqaaan dher kadib

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 7 หลายเดือนก่อน

    coming soon 700K 😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir sheekoyinkan walugugu camirtaa been weye iska hubi 😂😂

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 7 หลายเดือนก่อน

      Beentaas aa daawaanee yaab😂😂

  • @riaaakabdul2019
    @riaaakabdul2019 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hi wasiiir habeen baa waxa igu dhacay waxan lahadlaye ninkeyga arrimo private ah marka qofba meesha aan ku hadlaye ii imade qufka inu imaqlana marabin ninkeygana ina ku damiyo marabin saa talefanka flight mode inta galiye screenshot kaqade udiray waxan iri qadka iga tagy mana ogi saa waaba laxanaaqy marki danbe ogadaa baryo raaali ahaawdi iga dhamate 😂😂😂😂😂🤣

  • @mahadhomedia
    @mahadhomedia 7 หลายเดือนก่อน

    Ala sakiyow sxp waad iga qoslisay😂

  • @mabruukamuhumed5934
    @mabruukamuhumed5934 7 หลายเดือนก่อน +1

    700k coming soon 🎉

  • @user-rt2is8db9g
    @user-rt2is8db9g 7 หลายเดือนก่อน

    Nasteex quduf mxa ka qaldan 😂 2gabar isla shukaansan jiry 😂😂😅

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 7 หลายเดือนก่อน

    WAZIIR Waku SaLamay SHILKAN WuXuu igu dhacay 2022..
    Qalbigeda iLaali Moye Ka waLaalKed Jabi isma LahayN💔😅
    Midba midka kale kadarane Wiil aan sxbo nahay QofToo ay wllo yiHiin Baa xiriir iso Ban dhigatay Ana wan Ka Aqbalay Balse wax daren Ah mana u heynin ee Haniyad Jabin ban isLaha. Kadib Shekadi mudo ayan wadnay QofTa wax Walpo iso dir an dhaHo ima diiidi Jirin Madama ay ijecled.. Ana Wax walpo Ay iso dirTo Wiil Kalo aa Sxbo nahay Baan Tusi Jiray oo wax walbo ila oGaa..
    Balse Maxaa dhacay Maalin maalmaha Kamid Ah Anoo walalkeed Lajogo Oo an Qoral Ku shekeysaneyno bey Video HabeySan iso dirTay Oo HowLaha MaRaakiiBTa AH💔😂 Ana inTaan is iloBay ban Wiilki Wlalked Ahaa ku dhahay.. Fiiri Tlie QofTii Videogan Ey iso DirTay Anoo Ku Qaldayo Wilki Kale ee an Sxbaha Aheyn🙀🤦‍♂️ Wiilki iNuu Videogii Dawanayay unba iigu dambeysay iyo anoo Xafadeyda Jooga is ArkaY😂 iLaa Hada Salaanta isLaamka isKama QaadNo WiilKii😅

  • @user-cg4ej8vl6h
    @user-cg4ej8vl6h 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir wajer an kaso salama ma,nin ano dukan jogo an sxpkey an telka an ka hadhleni qofto as ibarai as number keda iso dirai as qofna igu yiri altusa isi Marka sii qoftina altusa an ba kusevgareyi an wada hadhal der kadib wan isfahani haben ano saxan raba an telka iga dami raba an screenshot ugu qadi si an utusiya batariga intu mara sa waxa liguso jawabi altusa yaladaha......... ambulance loading

  • @user-jq7it4rv2d
    @user-jq7it4rv2d 7 หลายเดือนก่อน

    Waziir wa ku salaamay
    Teyda shil way dhaftee shilaal wye
    Waxan ahy wiil hadan macaan markaasna waxan ahaa from two markaas Ayn gabar fasalka 8 aad iso qabatay markas ku horjeyy wa ku jeclahy
    Isla malinti xigtey mid waxan arkey ka shidan midas isla markiba Ayn lambar ka qortey iyada awalba is gaad gaad igu haysey lkn aniga oo qorsheenaayo qaabka aan lawadooda u qarin lahaa
    Ayn waxan ku dhacay fashil aad u wayn qofta aan lambarka kaso qortey waba washed maba ku ogi Malin malmaha kamid ah aniga o video call kula hadlayo midka kle I dhahdey wllshey ku baraaa
    Ileenta qofta la I bari rabo waba midi kle qac iga yeertey markas igu dambeysey in aan labo gabar isku shukaansado

  • @Sakariye-wh5eh
    @Sakariye-wh5eh 7 หลายเดือนก่อน +2

    Salan sare wasiir

  • @abdifatahabdimohamed1137
    @abdifatahabdimohamed1137 7 หลายเดือนก่อน

    Waziir Shilkaan Waa Shil Igu Dhacay Midka Iigu Xumaa Waana Iigu Qosolka Badnaa 😂😂Ma Ahayn Shil Taleefoon Lkn Waa Mid I Qabsaday Waana Maalin Maalmaha Kamid Ah AA Waxaa LII Baray Gabar Wallaasheyda Ah Oo Aan Isku Aabo Nahay Markaasaan Yaabay Oo Fajacay Indho Lee Iga Soo Haray Aabo AA Igu Yiray Waa Wallaashaa Kula Dhalatay Ani Waa Yaabay Maxaa Yeelay Gabadhaas LII Barooyo Waa Gabar Aan Maalin Walba Ku Arki Jiray Schoolkeyga Hortiisa Ani Iyo Labo AA Saaxiibo Nahay Markasta Ka Hadli Jirnay Ayada Iyo Asxbteeda Oo Isla Socdo Waana Falanqeen Jirnay Lkn Maalin Bey Dagaal Gashay Dagaalkaas AA Ku Barte Ma Ahanee Var AA Gali Lahaa Micnaha Ku Dagi Lahaa Ani Iyo Ayadoo Isla Socono AA Labadii Sxb I Arkeen Kulahaa Hye Lpx Isla Markii Qota Dumaaashi Maa Nooga Dhigtay Intee Qoshasay Bey Schoolka Gashay Xarfaantii Baan Ku Dhahay War Qoftaan Waa Walaasheyda Isku Aabo Nahay Weyba I Aamin La'yihiin Ilaa Hadda😮😂😂😂😂😂😂😅😂😅

  • @AhmedAbdi-nc2un
    @AhmedAbdi-nc2un 7 หลายเดือนก่อน

    Wasir wn ku salamay ani qisadii igu xumayd waxay igu dhahday 2019 😅 waxa jirtay gabadh xirir naga dhexeyay darisna wn ahayn marka inta badan guriga kaliged ayay joogi jirtay anina duhurkii utagi jiray maalin ayan wacay ku dhahay mcnto maku imaan karaa Haa xppi kalay ayay dhahday ileen mamadi guriga ayay ahayd markasa guriga ugu galay lapo wiil iyo mamadii oo ul wayn la taagan 😅 ana indho adayg ku dhahay meheradu xagay ku taala 😂

  • @user-dc2oz5nb2k
    @user-dc2oz5nb2k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Taliye Waan ka haynaa

  • @caaqilcqani
    @caaqilcqani 7 หลายเดือนก่อน

    Waziir galab khamiisa anoo lacg la iigu soo diry islaan dariskeenaa inta is iri u dir sow lacgtii kama khaldin ma mxaana golis saddex bari ka daba wareeginbaa😂kadib sabtidii baa lcgtii la iiga soo celiyay 🎉 malinkii danbana anoo numberkii iska hubinayaa u diry anoo alx leh😂😂

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 7 หลายเดือนก่อน

    Shilalka is not easy 😮😊

  • @user-ev4bd2iw4g
    @user-ev4bd2iw4g 7 หลายเดือนก่อน

    Waasir wn kusalamy mrka hore kal io lab ❤ waa sarakishadi oo hda kahor kuftaye 😂 hda kahor ano shukansi kucusb baa xarif isbaranhye ano numberka virgil o 4 ah ka dheelo mrkas kadip ayn kuqoraye bbe cash jab waa kii i dhanbeyey 😂 in mudo mrkn lasocdo ayu iskabaxye kadip mudo isma ark mrkaso malin iso wacy inta qabty ayn weydiyey qofku yahye ilen aniga wax igu qoran oghy wyo magcisa baa maba xasusto wasiir 😂 mrkaso igu yri mgceyga sheeg waa bbekgi wasiir ila hda waa isuugya wiilki inan waco magcina mahyo😂😢
    😊😊

  • @apthirahman8896
    @apthirahman8896 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waaku salaaamy aniga waxa igudacay tii iigu xumayd yaranti waa kuusnaa 😂 dugsi quraanban dhigan jiray kafib hapeenkii ciyaal xfad baa lay ahaa waa la meerysan jiray gurigii dugsi ayaan iska fadhfadhiisan jiranay waana iskaga ciyaari jirnay garoknba ku aga yaaaly kadib habeenkii marko anagoo iska ciyaaryna maclinka hasoo maro wadaada asxaabtii halao ordo ana waaka daba orday maalinti danbe maclinkii ha yidhaahfo kii kuusnaa ee xaly sii ordayey adiguu ahaa sawmaaha 😂 maalinkasta anaa laytumi jiray kuwii aan habeen walba isla joogny lama aqoonsnyo 😂

  • @SUADMohamed-gc5di
    @SUADMohamed-gc5di 7 หลายเดือนก่อน

    Wasir wankusalamay horta ila iyo bilowgii wandawan jirey shilalka tilifonada inbadana wan so qoslay marka manta jabkagan idila wadagin hhh 2020 waxan jogay xafad habaryarty ledahay balse xafada xafad kudhagan waxa jogay nin wasiira ninka waxa lajogay nin gandheriya oo ilaa liyihisa khaska ah ninkas ayan isbaranay wanu isfahaney kadibna waanu Wada shekesaney kadibna aad ayuu ijecladay so labada gurina way iskudhegenyihin haben habenada kamida aya waxa isoo wacay mid kalo anlashekeysan jirey wuxuu yiri wan kuxisay ee suqan jogaye makuso mara anigo isdiyarinaya oo an xafad kale usocdo ayan waxan kudhahay haa isoo mar wana iskategey marka waxa jidha meel darado lafaristo oo labada guri udhaxaysa kadib anigii kaftanlee iga ahed kadib gabar kalo guriga ilajogta meshi sofarisaty saxibka su uso ordayey ayuu kabadhii agteedii sofaristay xppti iwarn cml gabadhii way qaylisay kadib nimankii askerta aha baa kuso yacay ninkii bay qabten war maxad donasay lagu yiri laqad wuxu yiri gabadhana ibalamisay natus kadib sawirkagii ayuu tusay habaryar iyo ninkii askeriga aha oo ijecla kadib anigiyo islawacan ban gurigii imi iyado ninkii labadible loxiray oo halkan yalo kikalena uu qori ladul taganyhy habaryarna dulfadhido anigii wan qabobay habaryarna adban uga biqijirey walay yeray naa ninkan magaran malayiri anigii hadan haa dhoho oo isdhaho ninkan badbadi waxan kabaqan Saxbky iyo habo markas waxay noqotay labadaran mid doro waxan iskaso yaray haben iyo malin toona ma arag ninkii wuxu kuwashay xppti ma anigii kiikalena sasu ii eegaya maseed muu isoqoraya oo ilan wad iqiyamasey waynotala kadib markan iri ma aqano aya askar loodalbay waxana habo tiri halayxiro markii askartii isdhehen kurida gariga ban cabadkisi kanaxay kadibna waxan iri anigaa balamiyee sidaya wiilka intaa wuxu kadanbeyey ale unbaa og very dangerous 😢😢😢😢😢🤓🤓🤓😂😂😂😂😂

  • @rayanabdirashid884
    @rayanabdirashid884 7 หลายเดือนก่อน +1

    Hanagu yareen waxa hade waziir 😅😅😅

  • @user-vn4ph4ne5g
    @user-vn4ph4ne5g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir shilkan waxaigudhacey 2020 markii iguhoresey telefon wenangato midsxbkey ah nambarkisa telefon nicle aanwatey igu sefana markan telefonka wen aanqaliyey WhatsApp kiisa oo gabar asagadhaley usarnet aaisobaxey markasa udirey sac was washekeysaney asaga wuifahamey anigu mafahansani wagtidheerkadib walabalamey Mel hibal igo imow ayandhahey meshi gabar an sugayey waxa iimadey sxbkega layeb ayailanogotsy wixidhan aya itusey kawadashekesaney dartisa aya ugucararey magalada makas waxanjogey magalada baydhabo hadawaxankunolahey magalada garowe

  • @omarezmail9926
    @omarezmail9926 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir maalin maalmaha ka mida ayaan bus🚌 soo raacay anigo iska yara busaaradaysan oo timuhuna igu yara baxeen kadib xaga u dambaysa ayaan fadhiistay kadib saddex nin oo oromo ah ayaa iyaguna isoo ag fadhiistay kadib markuu baskii cabaar sii socday ee lacagaha la ururinayey uun baan maqlay ninkii baska watay oo leh afarta dambe oromada ahna kasoo qabta lacagta😂😂 de xiligii ayaan jaam galay ya oromo ah , wlhi soomaali baan ahay
    qac baa iga yeedhey maalinkaa wlhi😂😂

  • @MrRGB143-rx3ev
    @MrRGB143-rx3ev 7 หลายเดือนก่อน

    Wasir wali kama hayo qisadeydi mar horey aya Ku soqorey😢😢