WALIGA QOF AAD JECLAYD MAKUGU TIRI.... QOSOL MA RABTAA SOMALI JABKOODA KA WARAYSO WAABA DAD FUNNY AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 390

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 หลายเดือนก่อน +71

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

    • @AdamCabdulle-ki9lx
      @AdamCabdulle-ki9lx 6 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @ShiiBoy-bj2dm
      @ShiiBoy-bj2dm 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw ❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/users/shorts1i6Jlvesm6Q?si=_qsD4-rzu_6FTTXC

    • @Kingboy02427
      @Kingboy02427 8 วันที่ผ่านมา

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Munaabdullahi-nr9xv
    @Munaabdullahi-nr9xv 6 หลายเดือนก่อน +46

    Waziir nagama xishoon 😂 team single is moojiya waziirka waa idin ku boodey qac💔

  • @MohamedDeeq-qw4nt
    @MohamedDeeq-qw4nt 6 หลายเดือนก่อน +49

    Wazir 2014 Aya abahey oo masjid ma'aadam ka ah Aya Safar ubaxay wuxuna iigatagay in aan masjidka ka aathamo ilen jicmo Aya la joogay. Marki aan masjidka tagay Shanta SAAC ban is iri Ila LAGA gaarayo xiliga aathanka Bal wacdi talefonka ka Saar si aan dadka u baraarujiyo kadib intan is ilaaway ban musqusha xfda usobaxay wacdigii oo socda. Hal mar umban ka war helay hesti qalanjathi hablaha wayo mid inkaar qaba ah ba isoo wacay heestana ringtone ahan beey iigu xirned.waxan garan wayay meel an jooga , intaan qaboobay bey kaathithi igu noqotay markas ban masjidka u orday anoo dithithaayo.intaan dhaxda maraayo buu teelki go'ay kadib wacdigii ba si socday. flight mode ban saartay. asbuuci dhan waxan ahaa hathal hayna buulatha

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 6 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂sorry qiso sidaas cml horaan umaqlay😂

    • @ayaandiamond41
      @ayaandiamond41 6 หลายเดือนก่อน +1

      Astaqfirullaah wlhi wn fuuray ilaahay haka cafiyo😂😢😢

    • @MouktarOmar-ds9en
      @MouktarOmar-ds9en 6 หลายเดือนก่อน +1

      Jah Taliye Rali noqo

    • @Leon_8549
      @Leon_8549 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @mohabdalla8651
      @mohabdalla8651 5 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 6 หลายเดือนก่อน +34

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shorts5SGD_Eyhp5E?si=2JWFnr1TH4o8IgVL

  • @mustafe1239
    @mustafe1239 6 หลายเดือนก่อน +53

    Wasiir 2023 waxa dhacdey waxan waxa xirir naga dhexeyey gabar❤ gabadha waxay wallo ahayen Taliye cidan 😂 malin malmaha kamida ayuu tilifonkeda ka qadey 😅😅 markaas wan balansanayn jacaylkaygas😢😢 man qaracine qoral ban ugu diray xppi waxan joga meel hela igu kaaley taliyihi oo ordaya laba asgarna wata ba iyimi ma waxanan xabsi la itaxabinbaa😅😅😅 onan laiga been abuurin 😅

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 6 หลายเดือนก่อน +1

      Manooli 😭😂😂

    • @MouktarOmar-ds9en
      @MouktarOmar-ds9en 6 หลายเดือนก่อน

      War ani mahayn mad dhahdid😂😂

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน

      th-cam.com/users/shorts5SGD_Eyhp5E?si=2JWFnr1TH4o8IgVL

    • @user-ts9cs8qf2d
      @user-ts9cs8qf2d 6 หลายเดือนก่อน

      Manoli 😂😂😂

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @user-ye8hd2hl5j
    @user-ye8hd2hl5j 6 หลายเดือนก่อน +35

    Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 🥰🥰

  • @user-vy4xn8rz6q
    @user-vy4xn8rz6q 6 หลายเดือนก่อน +37

    Wasiir salan sare 😊
    Hada kahor waxa igudhacday gabar uu xiriir naga dhexeeyey ayaa itidhi mcnow 5 $ dollar isootuur Ana haye ayan dhahay .😂
    Intaan aabahay wacay ayan dhahay abow lacag iisotuur 10$ ayuu isotuuray intaan dag-dagay ayan isla aabahay lacagtii kuceliyey 😂
    Oon waliba wacay oon dhahay manto 10$ayan kuusoturay 😢😅
    Ileen abo wuuba ii amusay markaan waxba kamaqli waayey ayaan eegay oon ufiirsaday ileen waa aabahay subxanallah 😂
    Xiligaasne waxy kubeegnayd xiliga uu sorawaxayey waxn kudu caysanayey ilaahow darbi igadhig😂😂😂

    • @suldaansuhaib5029
      @suldaansuhaib5029 6 หลายเดือนก่อน

      Mrks wixi lagu yidhi md noo sheegtid 🤣

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂

    • @claahi4095
      @claahi4095 6 หลายเดือนก่อน

      Maxa dhacay kadiiib🤣❓❓

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 6 หลายเดือนก่อน +19

    Nabigeena scw kusliya❤

  • @user-kt7dj6xt7s
    @user-kt7dj6xt7s 6 หลายเดือนก่อน +6

    Waziir dadkan jab maba arkin hadiibo adoo xariifkaaga la hadleysid inta maamada kuusoo gashay ku dhihin ( ma shanleysaneyso ma qabeysaneyso afar labaatanka saac hello lee ku haysaa ) adna aad umaleysid in ninki aad mute galisey lkn uu mute kujirin😂

    • @KunkaronDakane
      @KunkaronDakane 6 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkk Alla berka 😢jabaa kugu dhacay wlhi

  • @ABDIRISAK-b3o
    @ABDIRISAK-b3o 6 หลายเดือนก่อน +13

    اللهم صلي علي محمد وآل محمد ❤

  • @cumarmaxamed084
    @cumarmaxamed084 6 หลายเดือนก่อน +5

    Wasiir waanku saLaamy
    Habeen baa anigoo Kasoo rawaxy shaqada oo u socda xafadyda ayaa waxaa jidka kasii qaaday gabadh kadib gabadhii ban heshiiny kadib numberki ban kala qoranY markas aniga ma ogi gabadhn in ay jacaylkyGa waLsheed thy iyada isumay kay sheegin malinkas kadib annakoo halkii ay shekadii no maryso oo aan isbarny gabadhii aan gaadhiga kuso qaday ee jacylkyGa waLsheed ay kaLa hooyada yiHn annagoo mudo 1-week ah wada socona ban habeen ku ballanY in aan kulanno kadib
    isLa habenka inta aanan la ballamin tan aan gadhiga isku barany waxaa duhurkii ila so hadashy jacylkyGa kdb igu tidhi caawa 8:pm habenimo isu keenkeen wan kuLmynaaYe kdb anna wanka diiday waxn idhi jamacadi ban exam geLayaa kuma iman karo ppe😂wyno markaLe kdb way igu khasabty in aan kulanno kdb anna wanka diiday iLeyn waxn isku hallaynayaa tii kale oo aan rabo in aan iyada la ballamo eh kdb 😂😂jacylkyGii ba igu tidhi wadiga aniga iLa kuLmi waye xge aadysa anna waxn dhahy exam jamacadda ah ban geLeyaa kdb way i fasxdy jacylkyGii kdb anna tii kle bn u tagey habeenki show waaba gabdho aniga ii heshiiyay oo raba in ay iso afJaraan kdb 😂😂tii jacylkyGa wLshed ban u imi oo keLigeed ah kdb wan isa saLanny markn wax-Xooga wada FadhiNy by jacylkyGii albaabka hotelka kaso gashey kdb dhabarka in tay nagaga timi aniga iyo wLshedd bay igu tidhi cumar examkii kwrn ma jeLcsanaa😂😂inTa aan naxy oo isku kaaji gaadhy ban kor u eegay kadib gabadhiba 7qof bay iLa noqoTy indhaHyGii baaba niikiyEy 😂😂kdb gabadhihii washamsi bay igu qadeen oo labadiiba bartii bay igu salameen exam form-2 bay ii keenen oo dheheen haddad ka shaqyso examka f2 ga ah labadayada mid ahan bad doranysa haddii kle wnku salamynaa kdb exmaki ban ka shaqeyey 1page bu ahayo JacylkyGii ban doorty kdb 😂halkii ban ku badbady habenkas wllee imnka gabadhii wa xaaskyGa oo 4 ciyaaLa iyo midh dhicisa bay ii haysa 😂aLx.m

    • @guray1522
      @guray1522 6 หลายเดือนก่อน

      Dhintay😅😅😅

  • @farhiyaxasan2578
    @farhiyaxasan2578 6 หลายเดือนก่อน +10

    Ani waxeyga shil wow dhaafay cod ahaan lee inaa usoo duubo moyee si kale male marka speaker losameyo iisoo sheega😂😂😂😂😂😂

    • @Merweh
      @Merweh 6 หลายเดือนก่อน +1

      Kaley isheeg aniga😂😂

    • @farhiyaxasan2578
      @farhiyaxasan2578 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@Merweh oo saas ahaa🤣🤣🤣

    • @Merweh
      @Merweh 6 หลายเดือนก่อน

      @@farhiyaxasan2578 Ha Warka Ka Guri Laha 😂😂

    • @XaawaIsmail-tl1nb
      @XaawaIsmail-tl1nb 5 หลายเดือนก่อน

      Naa iisheeg war ma sugi kre😅

  • @fadumoabdilaahimuhammad9148
    @fadumoabdilaahimuhammad9148 6 หลายเดือนก่อน +14

    Reer hargaysa cadaani io telesomta dhexdoda ku balamaan😂😂

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe 6 หลายเดือนก่อน

      Cali mataan 😂kudar walhi qof ayaan ku balamiyey

    • @abokorkoore4487
      @abokorkoore4487 3 หลายเดือนก่อน

      Waa kuwa magalada ku cusuba kuwa cadaani ku balama 😂😂😂😂

    • @Ceelaabe
      @Ceelaabe 3 หลายเดือนก่อน

      @@abokorkoore4487 🤣🤣

  • @ShapcaanAadan-wr6dg
    @ShapcaanAadan-wr6dg 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waakusalaamy wasiir waxaigudhacdy hapendhawayd ayaa wiil aan sxpo nahy igu dhahy nio gapadhii aadkalatagteen isoo sher gare kadip waxaan waaxaaan usher gareeyay taan hada wadasocono kadakipna uuiga aamusy lkn waxaapan saaka ogaaday in aan walashii udiray lamparkii waaxidhy xafadana waxakudhahay majoogo dhaha ilaahadana waaba hurdaaa 😂😂😂😂

  • @user-ur6bk4fp2y
    @user-ur6bk4fp2y 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wasir 2023 ayaa waxaan is jeclany gabdh aan isku school nahy marki aan mudo wada socnah malin malmah kamid ah waxaa isoo wac number cusb oo waxaan lagu dhahy waan ku jeclahy waan akbaly mudo waxaan wada soconaba 2 gabdhod waalibalimiyay malincadey oo waxaa ibalamisay midii aan isku school aheen hadiin xafad tagyba waxaa wada jooga 2 gabdhod waan naxay marki waxaan dhag biyo weesah mayeelan malinki ayaa igu danbeysay 2 gabdhood oo aan shukansado 😂

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 6 หลายเดือนก่อน +9

    Waziir caawa rule number one kaama ahayo hee see cml😂

  • @user-un5iy9so6j
    @user-un5iy9so6j 6 หลายเดือนก่อน +6

    Wasiir cabaas iyo faiso way Hishiyeeen maxaa Ka rabtaa macnaua 😂😂

  • @foosahmed3728
    @foosahmed3728 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir qac baayeersiisay😂😂

  • @nimconfg
    @nimconfg 6 หลายเดือนก่อน +9

    😂😂😂viva ciyaal albarako .

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shorts5SGD_Eyhp5E?si=2JWFnr1TH4o8IgVL

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 6 หลายเดือนก่อน +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥

  • @luulfamilychannel5922
    @luulfamilychannel5922 6 หลายเดือนก่อน +7

    Zaki today. Ana ugu horeya. Qof. Sogal channel kaaga eeb. Ha ku xafido adiyo familkaga iyo ciylkan edada u ahy

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shorts5SGD_Eyhp5E?si=2JWFnr1TH4o8IgVL

  • @user-bh2qv5ft1x
    @user-bh2qv5ft1x 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qac baa yereysee qalbiga kuma jabo miyaa😅😂😂

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waziir Hadl kuma dhibaayo 😂

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 6 หลายเดือนก่อน +12

    Caawa nasiib badaniyaa🎉

    • @mohamedabuu7804
      @mohamedabuu7804 6 หลายเดือนก่อน +1

      th-cam.com/users/shorts5SGD_Eyhp5E?si=2JWFnr1TH4o8IgVL

  • @mustafe1239
    @mustafe1239 6 หลายเดือนก่อน +4

    Wanku salaamay wasiir🎉 2022 ayan zxpky walashis xirir na dhexmarey marka asna wan ka qarineyney 😅 kaga daranta waxan jogey xafadoda oo an marka gali jiray wax aan qarinaba 😮 malin isago zxpky tilifankyga haya ayey so wacdey intanu isagu hadalba 😊waxay bilawdey xppi ki moryanten wada dhalan makugu dhaw yahy 😅markaasu laftey qaadoba jabiyay ana😅😅😅

  • @shijo2055
    @shijo2055 6 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم أصلح بلادنا 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲

  • @Mohaahmed45321
    @Mohaahmed45321 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir ta igu dhacday wax laga shekayn karo maaha, Habeenba anoo lahadalaya qof igu cusbayd markaas kadibna anoo lahadlaya baan calooshu ixanuuntay ka dibna waxaan ku idhi aan kugu soo celiyo ana waxaan u haystaa inaan ka jaray iyaduna kamay jarin suuligaygii ban iska galah hawlhaygiina waan iskawatay markaan soo baxay baan telphonekii lasoo baxay mise qoftii weli khadkii bay kujirtaa Block gii aan ku qabtay ilaa hada way kujirtaa😂😂😂😂

    • @suldaansuhaib5029
      @suldaansuhaib5029 6 หลายเดือนก่อน

      In ay wx maqashay maad weydiisid abti😂

    • @Mohaahmed45321
      @Mohaahmed45321 6 หลายเดือนก่อน

      @@suldaansuhaib5029 Yaa is Aaminaya hee😁😁

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 6 หลายเดือนก่อน +4

    Dareen Jaceyl isn't easy 💔❤️😳🙊

  • @BezaniOfficial.
    @BezaniOfficial. 6 หลายเดือนก่อน +3

    Qisadan wxy igu dhacdey 2/12/2021 Qoftooo xidhiiidh naga dhexeeyey aya status ka soosaratay marka bn is dhahy uqor qruxeey wd nureysaa kadib bn u qoray qalpi wd uraysaa ila imika qoftii ilamey soo hadal qubeys bey ku maqan taha umaleynaa😂😂

    • @maymuunadan1773
      @maymuunadan1773 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @user-pz8dy9rf3l
      @user-pz8dy9rf3l 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sidee wax yeeshay 🤣🤣🤣🤣

  • @Nuur098
    @Nuur098 6 หลายเดือนก่อน +5

    Dabo Quruxey 😂😂

  • @Maankaofficial1
    @Maankaofficial1 6 หลายเดือนก่อน +6

    Kusaliya nabiga scw scw

  • @najiibnajkaofficial2039
    @najiibnajkaofficial2039 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waa Ku salamay 2024 aniga iyo will zxbkay ayaa waxan Raba ina gabdha u Sher karayo Marka waxan samay gabdhi Ayan dhiba u tagay kadan waxan Ku dhaya zxb qofta qof iyo qof wayo qoftan Marka ayab ayada u dir

  • @Aajayare91
    @Aajayare91 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waziir qac naga yeersiisay😂

    • @user-mm1tx1dk8f
      @user-mm1tx1dk8f 6 หลายเดือนก่อน

      Iga soogaara talaa sugaayy😅😅

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir soo badi plz😂😂

  • @ustaad_faruuq
    @ustaad_faruuq 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waziir Qacda Jooji Hee 😂😂

  • @thehuruse6138
    @thehuruse6138 6 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir maraxaa tahay Qac baa i ga yeersiise 😂😂😂😂

  • @sicidgalac
    @sicidgalac 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin xabado qaraabo aan nahy xoogan aan gaad gaadi jiray markan wareero aa maaali sawir soo dhigtay markaasan gomaanti waxan uqori rabay waa nuuroysaa markaasan 😅😅 waxaan hilmaamay n asan waxaan uq😊oray waa uroysaa😅😅😅😅 tii iga raacaday maaamada xitaa waa laay sheegay 😅😅😅😅

  • @user-ds1si2gv7u
    @user-ds1si2gv7u 5 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Ani way I dhiman tahay😂😂

  • @user-pr4bp9ie8w
    @user-pr4bp9ie8w 6 หลายเดือนก่อน

    Walagu dhawyahay Miya iskada wan daremay dumashi aya markaso kale kamirada heyso 😂😂😂😂😂

  • @Abdirizak_kaawiyada
    @Abdirizak_kaawiyada 5 หลายเดือนก่อน

    Isoo duceeya in ilaahay single nimada iga saaro😂😂😂

  • @duqeeydhiif1856
    @duqeeydhiif1856 6 หลายเดือนก่อน +1

    Alx abid waxaan cml iguma dhicin hada alle ima tuse Aamiin yarabii

  • @Dawaalmedia
    @Dawaalmedia 6 หลายเดือนก่อน +2

    Talaaa sugyay qaca iga yertay 😂 wasir saas nagama dhaxeyn

  • @sicidyusuf
    @sicidyusuf 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasir wan kusalmy waxba waxba kadarn maln dhoweyd ban gym tagy wan isaso qoray lacgti ban dhibay xili duhur ah bey ahed waxn sokacay casrki bosadeyda ban horay uso qatay gym ban imady elyn casrki dumar bagala gym kaa gudaha an dalq dhaho mise nag besa ku jirto yar sxp nahy ban wacay war mesha dumar besa ku jira maxa dhacy ban kuiri suyen wacdi adi cid halhdlin almite bu idhahy calmka dhan wasida gym kaa marksa garn iyo bumo isku sorebay dumar kii hayban ha qeliyan war ninka naga sara meshi hada matago lacgti gym kanh walyga qaday😢

    • @Merweh
      @Merweh 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @issackadan6196
    @issackadan6196 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir ugudanbeen Qac 😂😂😂😂qac ayaa nagayeerisy see camal hee

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 6 หลายเดือนก่อน +1

    7:59 😂😂😂😂😂waziiiiiiir vaaaaar aabihisa dhashay aaaaaaaaaa😂😂😂fortemba baxday😂😂

  • @faraxsan9365
    @faraxsan9365 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir role lanbar one aa ilowday plz haka tagin barnamijan wa inya macanaysa hada gadhi ku jirro don't forget gadhiga kkkkk furaha kk

  • @Subarman32
    @Subarman32 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir bila waji ayaad tahay waxay qacdu talan sugayay 😂😂😂😂😂😂

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wrx wbr sxb hee haye kow iwad sheeekada ana an dhageste guuul wacan dhibanaha😮

  • @abokorkoore4487
    @abokorkoore4487 3 หลายเดือนก่อน

    Wasiir ugu dabayb qac ayada naga yeedhasisay 😂😂😂😂

  • @ahmedak8690
    @ahmedak8690 6 หลายเดือนก่อน

    Wssiir nuucaas maa tahay kulahaa 😂😂

  • @aminoismacil7089
    @aminoismacil7089 6 หลายเดือนก่อน +2

    wazir ani waxa igu dacy nin shukansan jiran ninki gabr saxitey ayu shukansady weyna ishegay asgana iskuma kan yaqano ani iyo saxibtey wan tashany inan xarifka ka arsano ayda bala misay sa anine balmiayy ani hoyo xanun idahy aydo ayu ady wana is og nhy marku imday fadiga fadisesay cbtin sisay wey iso wacday wan imaday labdina qolka ogu galnay wlhi wu gareray telefon iso dacy wan dharganhy wu qalqaly hada ani xas ah arkay markasu idahy adi inkar teyda qabta😂😂

  • @ahmedbedel7937
    @ahmedbedel7937 6 หลายเดือนก่อน

    Ugu horeyn Waan ku salaamay saaxiib sacki binu xaaji
    Saxiib magaceyga ii qari waxaana joogaa Magaalada BOOSAASO
    Nio aniga shilkeyga waxaa weeye Goor ay aheyd 2022 bil ramadaana ay soodhowdahay saan oo kale ayaa mid saaxibkeey ah isiiyay number gabar ay kala hareyn anna kaliya waan iska wacday oo xiriir kama aanan rabin kaliya waan iska wacday oo iskalasheekeysan jiray markaan bil wada soconay oo ramadaan laga lay ayaan waxaan ku heshiinay inaan kulanno deedna
    Xaafadahoodii baan aadey afurkii kadib aniga iyo dhowr saaxiibadey ah.
    Markaan tagay oo aan u aheegay inaan aagooda ka dhawahay ayay igu tiri haddaan soo bixi
    Anna saaxiibadey waan iska direy oo waa ay iga sootageen.
    Saan usugayay ayaa waxaa aan arkay laba gabar oo soowada socdo waaba iyada iyo saaxibadeed .
    Saa markaan ee gay saaxiibteed waaba gabar aan isnaqaano
    Aniga oo xaalka uu igu xunyahay ayay markay soodhawaayeen arkeen 5 kale oo saxiibahood ah .
    Waa ay ku leexdeen oo markey siwareysteen ayay ogaadeen labada gabdhood in ay iisoosocdaan anigoo yaaban yaa mar khura gadaal eegay waaba 7 gabdhood oo iisoo show🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Aniga oo yaaban yay ii yimaaden dhinac uu darbi iga xigey ayay I xejiyiin kuteh dumaashi wajigaaga natus iyadaan rabay inan arko 6 baaba kasoo horeeyY jiq neeftiibaa igu dhegta
    Magaalada BOOSAASO waa taqaanaaye kuleelka ka dhacee anigoo dhan jiq🤣🤣🤣cariir
    Wajigii bay Wada toosh iga dhigeen oo waa ay I cawireen.
    Saa waxaan maqlaa waa wiilkii sheekha waa wiilkii macalinka .
    Allla waa wiilkii uu dhalay imaamka xaafadahaas.
    Anigoo xaalka uu igu xun yahay saaxiibadeyna ceyriyay ayaa waxaan soo xusuustay Misaajid aagaa kadhawaaa saa
    Inaan orod ooga soo dhex baxay carar jabsadey deedna masjidka ka galay
    Iyadiina waan Block-gay xaafadahaasna maba isku aado xitaa haddii aan dankale ka yeesho🤣🤣🤣

  • @sahuurarif1224
    @sahuurarif1224 6 หลายเดือนก่อน +4

    Barnamijkan wa jeclahay no so badi wll

  • @Ahmett__24
    @Ahmett__24 6 หลายเดือนก่อน +3

    Kusaliya nabiga SCW ❤

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 6 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍🔥

  • @kaldeeqaadan7521
    @kaldeeqaadan7521 6 หลายเดือนก่อน

    shilkaaan waa shilka keliyoon dhimasho iyo dhaawac lahayn 😅😅😅😅😅

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @user-cb3lz3cq6j
    @user-cb3lz3cq6j 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa idin salamey team waziirka

  • @ahmarmudeyr3922
    @ahmarmudeyr3922 6 หลายเดือนก่อน +2

    Jaza kumullahu qeyran jazaa

  • @SaidBadmah
    @SaidBadmah 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasir wan ku salamey❤🎉

  • @hiigsimedia2714
    @hiigsimedia2714 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waxaan ahyn nin ku shaqaysta gawarida yar yar ee taxi waxan qadi jiray gabdho jamacad dhigta gabdhaha waxaa ku jirta mid aanu jaar nahay oo oday mu.adini dhaly 7 habeniman qadi jiray 9:30 waso celin jiray habenban intaan qaday ku idhi hadhow idiin iman mayee hawlban geleyaaye bajaaj iska soo raaca ana waan qayilaad tegey habli markay 9:30 so baxen bajaaj may raacine magalkooday si galeen anoo murqaanu 10;30 kii mu adinkii isoo qoray gabdhii ma imaane miyaanad so qadin ana waxan isidhi waxad u qorta [Anaa wacaya adeer] misaan u qoray anaa wasaya adeer] xajid askaruu gurigayagii ku wareejiyy😂😮😢

  • @AbdirizaaqHirmoge-gz7pt
    @AbdirizaaqHirmoge-gz7pt 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir plzz, Codsi ika tahay, barnamijadan Shilalka ino so badii🙏

  • @liina3528
    @liina3528 6 หลายเดือนก่อน +3

    Shekada kowaad wa been waba video call siday u arki wayday😂

    • @Yaxye-4dam
      @Yaxye-4dam 6 หลายเดือนก่อน

      Dadka wax afahmayaan waa lagu qqriyaa😂😂😂

  • @safiyacumar9329
    @safiyacumar9329 6 หลายเดือนก่อน +1

    wasiir shil wayn ayaan hayaa ee xageen kugu soo diraa

  • @saqawadiin4855
    @saqawadiin4855 6 หลายเดือนก่อน +1

    NokiA isn't easy 😂😅

  • @DjSabool-id3lf
    @DjSabool-id3lf 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasir dadka salinta ka qaad 😂

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l 6 หลายเดือนก่อน +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥

  • @user-wx1mq1fe3m
    @user-wx1mq1fe3m 6 หลายเดือนก่อน

    See waxtidhi wasir😅😅

  • @hamseizhqi9554
    @hamseizhqi9554 6 หลายเดือนก่อน

    Aa dhaqataa kitpka dacada u qoslay😂😂

  • @Huntermeagos12
    @Huntermeagos12 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir wa kuslamay Hada kahor sxbkey aya igu yiri sxb Qofteyda wan ka shakisanahy number keda kuso diraa 😂 ii tijaabi inay i qiyamayso iyo inkle kawaran hada waa Dumashidiis 😂😂😂

    • @Afiifa-mohamed
      @Afiifa-mohamed 6 หลายเดือนก่อน

      Nucaas maa saaxiib ku tahay 😂😂

    • @Huntermeagos12
      @Huntermeagos12 6 หลายเดือนก่อน

      Maxa caadi wye 😂 raga way is fahmaan 😂😂​@@Afiifa-mohamed

  • @zakiyanofarax3218
    @zakiyanofarax3218 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir 2018 gabar ayaa fasalka isku baraney wan wada soconey mudo xariir jacel ayan naga daxeyay ugu danben gabada wan isku dacney wan kala harney 2020 gabar iga weyn oo garob ah ayan isku baraney suuqa daxdisa becshiro ku lahed xariir ayey iso bandigatey anigana wan ka caqbaley wey ijacled wax waliba wey isin jirtey balse aniga danteyda ayan ka watey lacag ayan ku qabey malin malmaha ka mid ah ayaa waxey igu dahdey cawa imoow xafada haye ku dahey marka aan imadey xafada agteda ayan wacaye waxey igu dhahdey gabada adeerka utahye kuso direy soo rac haye ku dhahaye balse gabada waa qofta aan jecla marka ayey igu tiri adeer sobax marka ayan isku naxaye lkn calool adeeg wan racaye xafada marka adey habenki wan iska tamash leynaye balse subixi dhuqda wey baxdey shaqo ayey adey gabadi aan jecla iguso gashey marka igu dhahdey zakariye adeer gormad inoqotey marka ayan dhahey abaha ayan walalo nahey 😂😂😂😂

  • @qaramiyare1275
    @qaramiyare1275 6 หลายเดือนก่อน

    Legenow Talan ka sugene sidey wax ujiran mise dumashiba ka dhacaysa 😂

  • @user-mm1tx1dk8f
    @user-mm1tx1dk8f 6 หลายเดือนก่อน

    Waziir vabass iyo faliso sas may isku barteen hhhh😂😂😂

  • @AhmettMaxamedcali
    @AhmettMaxamedcali 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir caan maa tahay waa shaki yee ❤

  • @bocoryare185
    @bocoryare185 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziirka waa rufyaan caadi ah 😂😂😂😊😊

  • @jiiqaxade4644
    @jiiqaxade4644 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir shilalka Balari taleefono kaliya Haku koobine prt2 waxaa galisaaa shilalka marqaan ka 👋 👋 😂

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 6 หลายเดือนก่อน

    Zakiyow waxayga qoraal kaweyn ee youtube cod mlhn miyaa😂ani markasta kuwa dhaadhama ah igu soo adaan😂😂

  • @MOHNALTEofficiai
    @MOHNALTEofficiai 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiir qacd wamaxy 😅😅😅

  • @duqaboy
    @duqaboy 17 วันที่ผ่านมา

    Waziir duqa boy maxaad ka leedahay

  • @faadumocqaadir8962
    @faadumocqaadir8962 5 หลายเดือนก่อน

    Wariis shilka igu dhacey wax uu ahaa 😢 mid aan saxiipo nahey markii aan la hadalaayey ayey.i dhehdey waan xanuun sanahey 😢 kadib anigoo qoraalka boob siinayo ayaan ku dhahey dawo Soo gado Waad ku caafmadeysaa markii aan Dib ugu noqdey fariintii 😂 ilaa hadda ila hadasho wllhi waaa musiibo telefoonka 😂😂😂

  • @user-ul9eu1jq8d
    @user-ul9eu1jq8d 5 หลายเดือนก่อน

    Waziir shilkan wuxu igu dhacay 2022 Malaain anigoo xiso qaadanayo ayaa mid aan saaxipo nahay fasalka iigu imaaday wuu iwacay kadib waan aaaday ileen Sanyeerka surwaalka ayaa furnaa Cali fanax oo jiifa mala arki karoo markaasaa ano sidi ah aan ogeyn waxaan ayaan Gabdhaha Hortooda soomaray Gabdhihi dhamaantood way I fiirinayaan Anne ma ogeyn Ka kidib maalinta kadib gabdhaha dhan Gaad Gaad igu bilaabeen kkk iigu dhextuur waa codsi 😢😮

  • @user-bb5rf6uw3w
    @user-bb5rf6uw3w 6 หลายเดือนก่อน

    Aaar qac waynaaa😂😂😂😂😂😂 waziirku wan kuwataa zaki bini haaji❤❤❤

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 6 หลายเดือนก่อน

    Wsii noosoo Badi oo barmaamijyada soo dhaadheree 8. 9. unbaad kusoo kobaysaaye😂😂❤🎉🎉🎉

  • @Apwaanka_Duriyadah
    @Apwaanka_Duriyadah 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir ii sameeeh qiimayn taas sharaf iyo karaamo

  • @cumarhaybe9868
    @cumarhaybe9868 6 หลายเดือนก่อน

    Habo quruxeey 😂😂😂😂😂😂 Dabo quruxeey 😂😂😂😂😂😂
    Qosol iguma harin runtii

  • @Deeqowcumar
    @Deeqowcumar 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir hangu adkenin ee xalka no sheg

  • @xaawocabdibashiir4355
    @xaawocabdibashiir4355 6 หลายเดือนก่อน

    Adoo sheegi raba talada baa lagugu qabty xariif😂

  • @axmedxasandayax3567
    @axmedxasandayax3567 6 หลายเดือนก่อน

    Wsir Shilkan waxa uu igu dhacay xili hben ah hben baa mobilekayga uqaatay suuliga marka xajada sodhamaysty oo soo bixi rabo baa mid inkar qaba oo sxpkay ah iisoodir video filmada barafka ah 8min dawanayay wax cod ahna ma maqlin kadib ayaa xasuustay inaa Bluetooth ku xirna same samecada qolka cashada taal hooyo Bana cod ilen dhagaysanasa hbenkas darbiga suliga kabooday

  • @riyaapea4633
    @riyaapea4633 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir shilkaan wuxuu igu dhacay saake 😂 saake anoo la hadlaayo mid aan sxpo nahay oo mar dhaw la aroosay ❤ ani io kuwo kle oo wiilal io gabdho isku jiraan mid callka nala saarab baa luuqa wuxuu igu dhahay noo waydi aroosada xalle mxaa dhacay 😂anna gabdhii baan dhahay qof yahay noo sheeg arooska see wye cml video call na wuu ahaa mopilka intaan meel saaray baa gabdhii su aalo ku bilaabay ani ma ogeen qofta wxaa la joogo ninkedi camerada intee ku aadisay buu na fiirinaaye asxapti kle callka wayba ka dageen ani io ayada bis ku soo harne 😂 anoo dhahaayo qofyahy xishood ma kgu ogeen noo sheeg see wax u dheceen mrkas baa dumaashigay ayada ninkeda micnaha wuxuu idhahay mrka aroostida ogaane ana intan yaabe wxaa is dhahay qof codkan leh ma joogin mxa wye mrka arkay waaba ayada ninkedii ani naxdin callka xigaa ka dagay xitaa ma aqaani 💔😭😂

  • @abdinasirdek5300
    @abdinasirdek5300 5 หลายเดือนก่อน

    Waziir wan ku SaLaamey Marka Hore waa Anigo Ah cabdi naazir deik Waxan kamid Ahye saaRaakiiza sheekada waa SHiil Taleefon ma ahan Had kaHorBaa waxa igu Dhacey Xanuun Oo MalaaRiyo ah wuxuna watey Qufac Badan haben kii Waxan isla seexan Jir naY wllkey Igawen isagan Haben kiibu Taleefonka ku HadliJire isago Hadalayo Ban Aad uQufaCaY ban Uqufacay ilaa Dhor Haben marka wllkey wuu DhibsaDey Qufaceyga Habenkii dabe Anigo Jiifo untu arkey Buu sian u Quficin Afka Koolo iga MariYe🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 6 หลายเดือนก่อน

    Waaba wxa igu dhacay😂😭
    2021 markay ahayd gabadh waLaazhay ah oo reerLe bn rabay inaaN xan xasaasiya ka daba geeYo show hurdaa I haysaye duMaazhigay io walaazhay isku sawirba u saarna anina sawirka uun ba ii muuqdaye magacu ima muuqan screen shotyo io cod dheer oo aan ani Leeyahay oo xantiiba ku koobantahay aan Dalaq dumaazhigay ku siiyo wn iska seexday khadki intaan xidhay subaxii mrkan so kacay ee aan arkay qoFku inu dumaazhigay yahay aan codka u diray wlhi inaaN suuxo inyar bn u jirsaday iLaa hdadaa wnka dhuuNta dumaazhigay mrkaan arko😭😂
    Screen shotyada kama nixine codkayga wxa caY ku jirtay bn xasuustaa😂😭😭

  • @missshubka3731
    @missshubka3731 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir marba waxa igu dhacay mid aderkey ah oo saxibo aan aheyn ba saxibtey ku darsate Facebook ka markasoo screen shot kasoo qade ciwwankedi buu igu yiri ciwankan adi ma sameyste mrka aabaheyga iyo sxbtey abbahed ba isku magaca markan inta shib ka dhahy sxbtey call ku dhufte baan iri ciwankas ma taqana isoo dir bey itiri saa screen shot kii qaday baan aderki u diray suu iyi ciwankeyga maxa igu soo dirte ader intaan naxay baan iri (adiguba ciwankeygi isoo dirte)😂 malmo kadib baa u shegay in ay saxibtey thy qoftas😂😂

  • @safiyosiciid3204
    @safiyosiciid3204 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi shilalka tellfonada waa qosol miiran 😂😂😂😂😂 jababka aan hayo hadaa soo daayo waa yaabeysa boowe Zaki 😂😂😂

    • @AishaCuud-bn9pc
      @AishaCuud-bn9pc 6 หลายเดือนก่อน

      Abaaayo ani isheeg😂😂😂

    • @safiyosiciid3204
      @safiyosiciid3204 6 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhhhhhh

    • @AishaCuud-bn9pc
      @AishaCuud-bn9pc 6 หลายเดือนก่อน

      @@safiyosiciid3204 igu nafis noh Ana zaki haji usheegayo😅😅😅

  • @SakariyeJb
    @SakariyeJb 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir wad na qaayantay taalan ka sugaaynaha haadi kale team saraakiil way kugu muduharadayaan

  • @HassenMohmatHM
    @HassenMohmatHM 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir Salaan sare🫡

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 6 หลายเดือนก่อน +1

    War aniba mcalinka jmcda ishuknsn jiry ani mid sxpty ahna wn isla xaman jirny farimihisa inta scren ka qady ano sxpty uwada bn isla isagi ku celshy ano dhahaya na wuso washy bal wuxu dhahayo Ila arg 🤣🤣

  • @apdirisakarnold1124
    @apdirisakarnold1124 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir cawa igu qado filin ka samaynaye .
    Waxa dhacaday inanba lacag udiray kadib hadyadbay ii kentay Ana hadyadii gabadh an jeclaba siiyay yaduna wiil ay jeclady sii sisay malintii jacaylka adunka ayuu gabadhii markii horeba hadyada ii so gaday ayuu si yay kadib hadyadu mid yada u khasay ahayd macal far gal aan ka jecladay ku jiray way garatay iminka afartayadiiba wa is naqana hadyadiina xaqlihiibay u tagtay maxa xala wa lays khiyame

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir khiyaligan maka dhamado miyaa wayabee 😂😂

  • @xamsexadaari6001
    @xamsexadaari6001 6 หลายเดือนก่อน

    WasIiir nosHeeeG mxa saMenaaa dhiqaDa gaLNeee😂😂😂

  • @mohamedAhmedHasan-cx6so
    @mohamedAhmedHasan-cx6so 6 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaa gaadhiga wlhy waa igudhacday
    Barigii laymanka laska shukaansanjiray weeye