HORDHAC: Wariye Jamaal Osman- Muxuu ku soo arkay dhulka Al shabab?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024
- Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,
In my understanding that he’s interpreting for alshabab, and it’s shocking!,maybe he is one of them⁉️⁉️you never know
Maxaa American ama British miyaad wax u sheegaysaa, dadka aad lahadlaysid waa somali ee fadlan soomaaliga ku hadal.
Shabaab dagaal looga adkaanmaayo Soomaali baa dhimaneysa hantina waa ku burbureysaa mooyee
@@cabdullahimire170 Runtaa u sheegtay.
Wa gogal xaadh ninkan channel 4 news side bay u dhcysa inu ninkn interview kaso sameeyo film
@@cabdullahimire170 Afsoomaaligu wuxuu burburey markii soomaalidu ay wadankoodii hooyo burburiyeen oo qabiil ka doorbideen ma og tahay inay jiraan malaayiin caruur soomaaliyeed oon ku korin guri soomaali joogto isla markaana aan jaanis u helin iney bartaan qoraalka afsoomaaliga xataa iyagu kartidooda uun isu barey iney ku hadlaan ama fahmaan. Markaa xaq uma lihid inaad ku canaanatid qofna qoraalka afsoomaaliga adiga oon weydiinin sababta qofku ugu qori waayey, wax hubso inta aanad canaanan qofka, soomaalidu maanta kuma wada noola dal ay ku bartaan afsoomaali, abaal halagu qabo hadeyba soomaalinimada aaminsan yihiin.
Jamal Osman is a veteran reporter with significant amount of experience he is not biased always revealing the hidden stories of Somalis not emotionally dependent with anyone we deserve this kind of reporter.
@UCIhObnHXpdBtn90E7VcRmOg Take a chill pill 💊
Waa runtaa
Childish deleting comments truth always stands
Nin kani waa laba xiniinyoodle aan runta ka gaban, laga yaabee in aanu mabda'ooda aaminsanayn misana taasi ma keenin in uu wanaagooda iyo wax tarkooda xaqiro.
REPORT:I am here to complain about the recent interview Jamal Osman conducted with Al-shabab. I find this report to be a promotion for Al-Shabaab.
Of course what can you do about it? They deserve to be promoted much😎
Sometimes they regard us as less human being. It seems they're damaging our motto as a soldier thus the previous interview seems a set up (wax leislaogyahay). The question is that WAS HE PAID BY THE (AU) SO THAT THE EXTEND THEIR PRESENCE IN SOMALIA 🇸🇴 🤔. "Sababtoo ah ciidanka dalkeena ayuu wax kama jiraan kasooqaaday."
No body ever promote the group
They mascred our Somali poeple more than any other
They just monsters who are they going to rule if they are killing us and they are making our population vulnerable to the foreign country
The
shabaab waa la iska dhicin ama jano gala ama naar ilaah ku shaqo lah
Long life that militant
Ayaanle channelkaga xog badan baa ka ogaaday oo aan meel kale ka ogaan lahayn
Alle haku sharfo shaqa fcn baa haysaaa🙏🙏❤️❤️
Hanoolato media hormar wcn shaqada aad umada u haysaan horay u sii wada
He is one of them acording his statement ,the way he enhances and developes thier faces.....thousands of somali women and children lost their livies and destroys..displaced and rooted more somali people ...such man must be arrested
Absolutely he is ONE of them! I'm shocked the way he has an excuse for each one of their cruelty actions. He is heartless individual just like them.
It’s Very seriously shocking to hear that from one of the Channel 4 reporter said that ❌🚫
Ayaanle iyo hanoolaato media waa idin salaamay waxaa ku tixinahay barnaamijyada kabaxa hanoolaato dhanka TH-cam iyo Facebook hore uwad kuleeyahay shaqada bulshada u heeso adeer guuleyso 🙏
Wariye Ayaanle anigoo xushmad iyo ixtiraam kuu hayo jamaal far baa ku godan mana kala cadeyn karo labo arrin midkood kow in uu yahay nin nimanka hab dhaqan kooda la dhacay ama cabsi ayaa amaanta ka keeneyso waxii qalbigiisa ku jiro ilaahey ayaa naga og lkn hadaladiisa Xayeeysiin ayaa laga dhadhaminayaa 🤗😎
Xaqiiqda La iskama indha Tiri Karo Dowlad Dhamaan Waxa Ka Shaqeeya Wada Tuugo Yihiin Ayaa Maalin Walba Burcad Naloo Mariyaa Oo Naloo Amaanaa Kama Hadleysid Maxaad Ku Argtey Ragga Difaacaya Sharafka iyo Cirdiga Shacabka Soomaaliyeed iyo Diintooda
Vocal recording wuu hooseeyaa ustaad volume ka haddii kor loo qaadi karo wey habboonaanlahayd
I can't wait
Honoolato horumar wacan ayaanle xusen abdi legend
We are still waiting the full video Mr ayaanle. And you didnt tell us the exact time you will post on it my friend
2:53. Garoowe iyo hargeisa buu soo qaatay tusaale qaab daran qofka hadii lagu xadgudno ma in uu alshabaab noqdo si uu isna u xadgudbo miyaa markaaa 🙄
صبحانالله
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xariir +254725727923 mahadsanid
The idiocy of many Somalis is apparent in this comment section. Although I don’t agree with Jamal or support Al-Shabaab we can’t deny that most (not all) of what he’s saying is true and a reality on the ground. So, instead of acting like ostriches burying our heads in the sand & hurling insults at Jamal, we should be asking how have we reached this level and what can we do to bring about change? Some food for thought.
Me too plus it shows us they are not hiding no they are in plain sight
Write Somalian language
@@Africa202to4 “Somalian” language wax la dhaho ma jiro, waa “Somali language”. Mida kale, luuqada oo doono ayaa ku qoraa.
Sxb Hanoolaato waan kugu xiranahy oo shaqo wacan baad noohaaysaa👍👍👍
Waxaa ii mooqaday inuu ninkani yahay Aljiriimiin ka dhiiga dad ku maydha Ilaahayoow qabo Maha wariye waa aljarimiin Hala baadho Yaa baadho Mahadba waa dilaaga ugu weyn
Ey ey dhalay oo argagixisada la shaqeysta weeye balse inshalh waanu ka adkaan doonaa isaga iyo Shabaab
Sax weeye
Subraar ma nin baa? ma naag baa?! Maya, Maya, war waa khaniis khaniis dhalay, oo duburta ka kacsaday, kana baqaya Maalinta la qabandoono, oo dhagaxa lagu dili doono!!!.
@@abdalaali6591 adna waxaad tahay khaniis khaniis dhalay, oo duburta ka kacsaday, kana baqaya Maalinta lagu qabandoono, oo dhagaxa lagugu dili doono!!!.
@@mawjama831
Nin raga khaniisnimo iyo kacsi ku tilmaamaya waa iska cadahay inuu isagu yahay wax la khaniiso.
Alshabaabna waxaan leeyahay u naxariista kan yaree saa dabada ooga marayseen ay dabadu hoolka noqotay, argagixisadoo dhanaa dabada kaa marto futo ku dhiigle.
Allah Somalia 🇸🇴 nabdi galiyo siyo ameen 🙏
Mashaa alaah hormar wacan
JAMAAL WAA SAXIBKII MAHAD SALAAD EE ILAALI GAAR HALO YEESHO UMAADA HALA KA BADBAADIYO AMIIN
Sax
Meesha shaqo ka socota
First comment ✋
Wax lagu amaano ALSHABAAB MA ARKIN WAA NIMANKA HAL MAALIN 600 Somali ah dilay walina kufaraxsan.
Saxiix
Shabaabbbb waaa nimankan qarxinaya dumar iyo caruurta makuwaasa islaam lagu sifeeeynayaaaaaannnnn
Waa sheeko kale wuu fashilmayi wariyahani
Waxa leesku hayo oo dhan waa kitaabka qur'aanka ah aan ku dhaqanno iyo dad ka soo horjeeda oo ayagu taa aan ogoleyn , weligaa xaqiiqada ha baal marin , nabi muxamad scw oo bulshadi uu ku dhexnoolaa ay wanaag ku tilmaami jireen ugana markaati kaceen ayaa marki allah sw uu ku soo dajiyay diinkaan macaanta badan lala coleytamay oo inti raacdayna la dhibaateeyay oo magaaladiisi uu ku dhashay laga saaray oo dacaayad lala hortaagnaa , marka xaqiiqda baara , gaalada iyo warbaahinadooda yeysan baahalo idin kaga dhigin qof walaalkaa ah oo muslima , gaal aa cadaalad lagu sheegaa iyo in uu muslim cadow ka waardiyeynayo muslimkana waa baahal leynaya walaalihiisa Muslim ka ah waa waxyaabaha gaaladu ay beertay oo ay dooneysay in ayaga gacal laga dhigto Muslim ka u taagan diinta koryeelideedana cadow .
War wxaan diin leheen baa tahyee Al- shabab hanoo buunbuynin, sidee argagixiso udifaacdaa. Askariga Soomaligow ninkaan Al-shabab kama duwana, maskaxiyan buu idiin dhaawacayaaa.
qalbigaaa ku wasaqeysan adna
@@umumascuud3307 Maan gaab baa tahy, wareysigaaan goos goos-ka ah waan dhameystay. Wxaan uarkaa inay cilmiga kugu yar yahy.
@@umumascuud3307 Ciidanka dalkaaa kamid ahay, Cid walbo oo gashaan iyo difaac u noqda argagixisada "SHALL PAY FOR THE CONSISTENCES"
@@مهندفارح 😂😂😂😂😂😂 dadka maxaa ugu gagabeeee shabaab wad taqaan meeshee joogaaneee aaad soo laaay shacabkaa ka adagtahay un hadd aqoon lahaan laheyd na ma liibaane lagu liibaanay maad noqoteen
@@umumascuud3307 Maamulgobooleed puntland kii xooreystay baa ahay, iyaga xitaa inay caaano kasoo horeenin bey ogyihiin............... Wrka kugu dheereen maayo pyoh, wakhtigaa inoo sheegi doono I.a
Jamaal he is a part of Al shabaab. I swear
What will you swear on?
wariye jamaal wuxu tagaa meelo ka qatar badan somalia asago dagaalkii tikree kaso waramayaa daawaday waa wiil yaan la xasdin
Shabab ha noo xayaysiinina
Xasbunallaahu wa nicmawakiill mawaxaad maantana aad noo xayeesiineysaa koox argaxiso dhiiga Soomaaliyeed xalaaleysatay oo khawaarij ah
waxaa ii cadaatay in aad tahay qalooshiis ushaqeyte cadawgeen u adeega Allah ayaan idinku deynay adiga iyo kuwa aad u adeegto
Ninkaan wuxuu wadaa marinhabaabin iyo propaganda soomilyeey Toosa
Mashaa Allah keep going wall nosobadi
Hanoolaato waan kaa xireynaa TH-cam ka ninkaan argagixisadaa hadaa wareysato hadaan somalida shabaab walidiintood dishay nahay
Kkkkkkkk….talk is cheap abaayo
Muuqaalada aan dislike siino
JAMAAL HE IS ALSHABAAB HE IS ONE OF THEM
Ninkan isagaa ah zl shabazb
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Asc Ayaaanle alaaabti Nadaaro ee AUN Macalin Ceyrow aa bilowday
HORDHAC
Ayaanle wareysiyada dhaxalgalka ah aad qaadeyso waaa ku mahadsanthy gesi baa thy loo bahanyhy
Thanks in badan bulshada howl fcn baad u heysaaaa illah hakaa abaalmariyo
Waad mahad santahay ayaanle adiga iyo jamalba
Warye jamaal waa warye geesi ah wana warya xur ah wana is ku daydaan waryaysha somaalida
Hadalka ayaa ba ku dhibooyo.... waa cadow
@@Healthtoday24 🤣🤣
Asc walaalayaal wa idin salaamay dhamaantiin.....waxaa ahay qof ku nool istanbul-turkey jaamacad masterkiisa gabo gabo tahay oo book inaa qoro kaliya harsan tahay....bachelor degree waxa ku so qaatay wadanka hindiya, waxbarasheeda kale waxaan ku dhigtay uganda ku barbaaray isla uganda.. waqtigaan la joogo part time ayaa onlineka ugu shaqeeya ilaa mudo 3 sano ayaa hooshaan waday isku dar ardayda wax u dhigay waxay kor u dhaafayaan 20 kun(20k) oo ardayda somalida gaarayan 20 rag iyo dumar isku jira. Waxa dhigaa naqshahada guryaha (home design) architecture .hadaba hadii ay jiraan arday somali doonaya in laga caawiyo designka guryaha websitekayga haso booqdo ama casharo toos hadu u baahanyahay online diyaar aya u ahay...waxa kalo dhigaa english math and physics iyo qur'an Waaladiinta doneysa caruurtoda in wax la baro onlinka diyaar aya u ahay.....
Kan waa tuug ilaahay nacladay oo shabaab u shaqeya. Wariyenimo ayuu isku qarinayaa lkn waa tuug ka mid ah. Dhulka uu leeyahay waan tagay anigaa ka soo jeeda mana tagi karo. See asaga ugu hirgashay.
Maxaa la xanaaqeysa walaal? 90% wuxu sheegi waa runta in kasta oo xooga buunbuniyay, ee hadaa wax ka qabeeneysid qolada Shabaab la dirir intaa TH-camka ku calaalcalin. Do something about it, don’t whine.
@@irrelevant9424 I'm doing something about we've been fighting against alshabab and their supporters ever since they started. Somali nation is finally wining against the misguided morons all over the place, just check what happen to them in Bahdo few days ago, Puntland is going to execute new batch in the next few weeks. All in all the nasty morons and their sympathisor will soon be smoked out.
Mark my words!
Ninka cabsi kama qabo miyaa siduu ugu noqnoqdaa???
Dowlada iyo shabaab waa in wada hadal yeeshan waxa qaba inay yihiin cudun xoogan si dhiiga shacabka iyo ciidamada labada dhinac loo baajiyo waayo dadkan samada kama iman waa somali xaqna waa lee yhiin si sax ah lola fariisto fogeen waxba ma keento Rag inaderow waxay ku dhaanto malaha
Please don't destroy your country love from Kenya
Ninkani wa alshabab waxuna deganyahay London waa in talabo sharci lamariya
In Alshabaab la noqdo maxaa dambi ka dhigay? Ninkani waa wariye Alshabaabna maahan lkn wey u fiicnaan laheyd un haduu ahaan lahaa.
Anaa London kunool shabaabna tageero kaale talaabo qaad jaajuus
@@abdullahalmuwaxid9643 hada nin rag tahay adress kada soqor
@@abdullahalmuwaxid9643 fuck alshabab
@@kismayo30 nasab baad tahay ina adeer. Ma cizzada iyo sharafta ayaa dambi ah waayahee?
Wariye Ayaanle waad Mahadsantahay ee dag dag noogu soodaa wareesiga Wariye Jamaal oo buuxa
Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin Keep going
Nin kaan waa in dowlada Somalia u wacdaa baaraana..........ninkaan AS xariir ka dhaxeeya warkiisa ka dareeme
Sax
dadkaan kuhaya alshabaab dadkey laayan beentiin shabab qofkii ayaga ucadawah ama cadawka usooraca ayey laayan lkn dowlada soomaliya ama kuwa gobalada dadka maalin walba ayleynayan oy baada konshilin oo shilin soomaliya qofdhan nafta udhaafinayan oo habeenkii guryaha ugu soodhacayan oo gabdhaha kufsanayan oo hadba qofkii laga itaal roon yahay ladulmina maxeytahay soomaliya meelaha alshabab kataliyan maahe melkalon dadka lagu dhibaatey majirto soomaliyon kitaabka allah isku xugmina qabyalada ey caadeysten iska dhaafin ineysan wanaag iyo sinaan nabadgalyo heleyn yaan ladaalin
Ninkaan hala dacweeyo
Afkeda fiiriya miskiintaan
Argagixisadu meesha naf kuma hayaane ee Dowladu iska dhicisa baan jirin.
Common
Anaga Maba Rabno Demuqradiyad Hadaanu Shacabka Muwaxidiiinta ah Nahay Waxan RAbnaa Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Inta Rabto Waxan KU Kufriyay Dastuuurka Eee Qorteen Dhawaqiiiiida Sanamyada Caabudayoo Somaliia Qabsaday
@@ismailmohamed1251 adago ah alshabab
This information is really scary illhow nabadbaadi.
This man hala toogto
Ku soo dhaqso wareysiga isagoo dhameystiran ayaanle somalia 🇸🇴hanoolato
Dhulkas barwaqada sheegtay wa dhulka geeljecel iyo shiiqaaleed markas ahmed modebe kilinga kayimid kenyan kuheestan
Dhulka Somaali aa leh
I can't wait this program and I think 🤔 that guy he's alshabaab himself.
Don't wrong him
No, he’s not a Shabaab member, maybe a sympathizer at best.
Agree 🥺
Mr jamaal wuxuu u muuqda af hayeenka dibada ee shabaab. Waxaa kale ee ka muuqda figriga uu dowlidnimada ka heystaa xattaa wuxuu u muuqdaa iney tahay aargoosi.
ahalu suuna waljaca yaa shaqadiina yaqaanina cidkle mataqqano
Jamal ur lagend nothing wrong with doing ur job
Soomaliyeed waa inaa kacnaa ninkaan sidoo udhihi karaan ciidanka qaranka wacey u dagaalamaayaan $100 ?????
Sidee arintaan u aqbali karaaan
Diinna uma dagalaman dalna iyo wadanimo uma dagalman wa cada qatayal 2shilin somali jidadka ka qata oo wllahi ana argay
Alshawaab baa tihiin waa idin oga gey maalinta qiyaamaha ka sha laandoontaan in sha Allah waxaa aa ku laasiin umada Muslim ka ah
@@xashifarrax9018 oo hadi runta lashego ma shabab layahay ha iska hadline orad xaqiiqda ŕaadi kadib dad eede
Haye mar nin terrorist la qabto waxey dhahaan $50 baa leys siiyey howlkalka markaa fuliyey (calaashaan qof baa diley ????
Madiiin bey u dagaal tamaayaaan ??????
@@xashifarrax9018 ani marag mida hade jirto ii sheeg asa hubiye
jamal waa gesi barnmjid yadisa waa jecle
Waa nin labo kaadh le ah
Kan alshabaab ayuu la shaqeeyaa
Wariyuhu waa taagero..shabaab
Obviously He works alshabab
Hye so dhaqso wll
Western propaganda weeyi in dadka ka fikrad duwan lagu tilmaamo waa terrorist, somalay wax ka fiirsada
ASC SOMALIYEEY NINKAN WAA AL-SHABAAB OO MAFIYA AH EE UMAADA SOMALIYEED HALAGA QABTO WAXAAN OO BOBLIKADA KA SHEGAYA WAA HALIIS ???????
Jamal nin xog badan ka hayaa al shabaab !
AYAANLOW NINKAAN WAA AL SHABAAAB !!!!? Al shabaab waxee amisan tahay Ayo Amin san yahay?????
Anigan kula hdlaaya eh maxaa ka badali krtaa doqonow caqligaaga hooseyo waan arkaa aduunka la jaan qaad
Alshabab ayan kashekeyna afaarahoda waana nolahay ihi mesha war baa iiga baxay
Sidee u suuragashay in uu ku noq noqdo.asow meesha uaheen deegaan, ii weydii , iyada. O warishaa ay dilaan alshabaab
Alleh ha mideyo qulubtoda wll
Mr jamaal ammaanka uu sheegayo ma midka dadka maxaabiista ah ee ay markey waxey rabaan ku suubin karaan soo maahan xattaa isaga markuu la joogey wuxuu ku joogey Wel Wel iyo walbahaar saameeyey oo ilaa hadda wuu cabsanaya.
JAMAAL WAA ALSHABAAB
War ninkan jamal la leyahay xaladisa halagu labto
He Al-shabaab hisself
Kan hala dilo aan qabaa.
Al shabaab iyo waxan aad sheegaysaan sow wiilal soomaali ah un ma ahan oo raba inay dalka xukumaan, ma Ugaandhes iyo kenyati iyo Ethiopian baa u diidi kara oo ka ilaalin kara xukunka inay qabsadan koox soomalida ka mid ah, war caqligu hashaqeeyo dadkan villada lagu ilaalinayo oo hala deal gareeyan raga wadanka iska leh xoog iyo heshiis kay doonaan ha u maraane,
Hadi aanay reer konfurko rali ka ahyn may la dagalman alshbab beenta dadka lo sheegyo bal daawo
🤚💯❤🧡👍
Ey ey dhalay oo Shabaab ah, waxaadna noo cadeysay in Reer galbeedka laftooda ay yihiin nimanka Alshabaabka dalka ku haya ee Argagixisada dalkeena hooyo joogta naas nuujisa.
Jamaal-ow adiga, shabaab iyo reer galbeedba mar dhow dalka waanu idinka sifayn caro Ilaahay idinku dhacday daalimiinyahay.
Wariyahan waxisa gesinimo waa dhaftey
2diinaba shishiiye kalkaal ayaa tihiin waxaana ka shaqeenesan see u joogan ciidamada shishiiye
Mr jamaal wuxuu u eg yahay nin naar arkey laakiin aan galin sidaa darteed wuxuu u heystaa ineysan wax gubin.
Meeqa saac ayuu soo galaa
Isgaaba ah maxeey u aamini waayeen waaba xubin ka mid ah loo soo wa kiishay shisheeye soo wa kiisheen 😭😭😭😭😭😭
Jamaalow kan cali xadhaadhe la yidhaahdo cagta mari argagixiso ayuu kugu tilmaamay
Waar ninkan hala qabto isagaaba shabaaba balo ku ciyaadhay diinta muslimka miya ogol in qof muslima ama imaam masaajid masjid lagu dhax dilo ama la qarxiyo shacab maskiinina waar kan hala qabto
Maxad uwaydiin weyseen in Alshabaab koonfurta uun diinta kudilan
Jamal osman waa warye maskax iyo qibrad isku darsaday 🤚
Adigu dee waad la shaqeysaa cidaan lashaqeyn ma aamini karaan damiirlaawe kuye gaajo kama jirto nacaladi kugu dhacday kumanyaal baa gaajo ugu dhimanaya markasuu noo xayeysiinayaa argagixisada
Shabaab waxba hanoo xayeysiinina.
Shabaab Xayeesiin Kaagama Baahna Qaxabad Yahay
Amni hadaa la dhaho alshabab ugu tag cadalad sidoo kale gabdho badan oo muqdisho lagu dhibaateeyo sida ninka markee kala tagaan ilmaha oo xoog ugu qaato ilmahoo naas qadanayo ama 7 sano iyagoo gaarin ama lagu biili waayay waa ee u tagaan waa ee dacweeyaan xaqooda waa looga soo qaadaa
Kan Ayaale uma bokin ee yuusan qorta kaa jarin waa sheekadii Nadaare
Aad ha u wareysan bro Naftiisa halis ha gelin
War yahan in aa misan yihin ku waa shay 🤣🤣
Qoladiina ku haysa ninkani waa alshabab waa gardin waligiin cadaalad qofsamaynaya ma inaan arag oo wax dhexdhexaad ka noqon kara
Jamaal waa geesi inuu kasoo horjeedo kuma kalifin inuu wanaagooda qariyo
Tankale wariyahaan(jamaal) waxan xasuustaa was guu sheegay wari yayaasha sharuurka qaata sidii loo werraray iyo siduu u adkaystay waaaw
Aaway wararka cusub ?????