Wariye Nadaara #1- Wareysigii halista ahaa ee Aadan Xaashi Ceyroow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 616

  • @xaabsadeproduction1708
    @xaabsadeproduction1708 2 ปีที่แล้ว +47

    Horuu Dhaciisi Aan Saakay Daawaday Wallahi Waana Sugaayay Ayaanloow Mahadsanid Inbadan Allaha Ku Guuleeyo

  • @umcasuus894
    @umcasuus894 2 ปีที่แล้ว +22

    Maasha allah horn afriik waala jecla weriyayaal fiicana waa leheed sida nadaara oo kale

  • @fe8445
    @fe8445 2 ปีที่แล้ว +9

    Wareysi taariiqi ah. Wariye ruugcadaa ah oo wax badan og joogay Xamar waqtigii ay ugu xasaasiyada badnayd. Macalin Aadan Allah haw naxariisto.

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 ปีที่แล้ว +23

    Ayaanle best Somali 🇸🇴 wariye aya tahay keep going wariyso xiiso leeh aya so guudbisa Part 2 wa ka sugeyna

  • @supershakra1043
    @supershakra1043 2 ปีที่แล้ว +5

    Macalin Adan iyo Nadaara labo legend bee ahaayeen xilligeenii

  • @carabotawa
    @carabotawa 2 ปีที่แล้ว +13

    Allaha Uraxmado Adeer Adan Hashi Cayrow❤️🙏

  • @abdihakimhussein1730
    @abdihakimhussein1730 2 ปีที่แล้ว +21

    I can not wait qaybta labaad who is like me??

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      Anigaa kula mida oon sugi karin

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 2 ปีที่แล้ว +1

      Somali is kaga hdl luuqad aadan aqoon maxa qoorta ku galiyey hhh

    • @princessnajma8529
      @princessnajma8529 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirisakisse4277 umad mahid 🤣🤣

    • @kingjohn9145
      @kingjohn9145 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirisakisse4277 waa Iga qozlisay wlhy 😂😂😂

  • @warda4257
    @warda4257 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah nadaara wa halyey somaliyed🇸🇴 waxaan ku xasuusta barnamishki xogwaran

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 ปีที่แล้ว +7

    Ar nala soo gaara part 2 waan qoslay wlhy nadaara waa nin soo jabay😅😅👋👋

    • @salaadmuse4283
      @salaadmuse4283 2 ปีที่แล้ว

      Qeebta 2 aayaa xiso badan leh gormee soo denesaa

  • @sowdamohamod7595
    @sowdamohamod7595 2 ปีที่แล้ว +12

    Waa iga qosliyay nadaara allow kuu naxariiso aadan ceyrow

  • @zaarahussein4705
    @zaarahussein4705 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah tabaarakallaah walle maanta Ayaanle Xuseenoow nin adag iyo sheeko adag baad keentaye walalow shukran. Noona soo dedaal oo noo soo gali qaybaha kale

  • @kalsonwacaniskokalson1925
    @kalsonwacaniskokalson1925 2 ปีที่แล้ว +115

    We can't wait for part2.
    I personally like Hanoolaato channel!

  • @cazuzahmed3691
    @cazuzahmed3691 2 ปีที่แล้ว +73

    😂 I like warbixintan. Can’t wait part 2

    • @rosekhaliif7805
      @rosekhaliif7805 2 ปีที่แล้ว +1

      me too

    • @mamanurto4299
      @mamanurto4299 2 ปีที่แล้ว

      @@rosekhaliif7805 pppppppppPPPPPPPPQPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPPP

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Maa afkaaga somaliga ku wasa qortid oo ku hadashid, I like warbixinta maxay thy nin yahow afkaaga imaanso oo Ha yasin sida magacaaga u jajabisay afkaaga Ha u bur burin cabdicasiisoow

    • @ilyasheykal7635
      @ilyasheykal7635 2 ปีที่แล้ว

      @@darishore814 waxan luuqad maha umada balayo hauga dhigin

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว

      @@ilyasheykal7635 maxa luuqad aheen hadalkaaga macno Hala haado maxay tahy waxaan?

  • @daahiralimuuse4963
    @daahiralimuuse4963 2 ปีที่แล้ว +10

    Nadaara masha'allah xili adagbo shaqenaye wax walbo xiligas soo qabatay kuwii u'adka isha ku hayna noso wada daaya, ayaanle aadban ujeclahay waresiyadada dad dhaxal gal eh unbaad keenta mahad sanid bro

  • @xilkascabdullahi2836
    @xilkascabdullahi2836 2 ปีที่แล้ว +8

    I can't wait Part 2😆

  • @samiiryussuf7216
    @samiiryussuf7216 2 ปีที่แล้ว +13

    Sh Adan ceyrow alah ha aqbalo shahadadiisa waxuu aha halyey somaaliyed omar mar la arag ah

    • @naimonalka4656
      @naimonalka4656 2 ปีที่แล้ว +4

      Raximahullah adam ceyrow geesi bu ahaa

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 ปีที่แล้ว

      Qabiil dartiisaa?

    • @naimonalka4656
      @naimonalka4656 2 ปีที่แล้ว +4

      Gaalo aya dishay maxey tahy qabiilka anigu daarod bn ahy lkn qof damiir islam leh ayan ahy sorry qabiil madax idinka kalay

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you hanolato wareysi xiisa leh

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 ปีที่แล้ว +32

    Nadara Waa Legend Ondho Adayg Badan Halis Ayuu U Bareeray. Aan Wada Sugno Muuqaalka 2aad.

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 2 ปีที่แล้ว +26

    Wuxu ku dhiiraday wax loo baahnaa weeiyayaashu maha kaliya inay war soo daayaan ee waxa fiican inay Documentary ama waraysiyo xiiso badan ama Taariikho iyo Waxyaalo ku xiiso galiya sida Hanoolaato ay dadka usoo diyaariyaan

  • @abassliban1378
    @abassliban1378 2 ปีที่แล้ว +9

    Ayanle waxan kaga mahadcelinaya inad bilowday barnamijyada tariikhda iyo waayahi dalka somaray adigo ka tanazulay doorkagi aragti mucaradedka aha ee wax duminta aha 💯 keep going

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 2 ปีที่แล้ว +14

    Nidaamka ayaan fahme in eey asxaabta yihiin😂😅

  • @Farxan.dirac7
    @Farxan.dirac7 ปีที่แล้ว +1

    I like hanoolato channel

  • @abdiazizkuli8755
    @abdiazizkuli8755 2 ปีที่แล้ว +2

    Wareysigi igu qosolka badna & hisaha leeh part two saxib I can’t wait

  • @ahmedabdi2896
    @ahmedabdi2896 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaanle waxan kugu tilmaami karaaa wariyaasha tirida yar eee ugu barmaamij fiican wariyaasha somaliyeed horey usaco guuleyso.....
    Barmaamij kastaaa ka xiiiso badn kii kale

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +3

    Nadaara waa halgamaa somaliyed shaqa culus bu soqabtay waqtiadag waa u dhabradgay xaladiiadkayd ee wagaa💪🏿💪🏿🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somrecaps8306
    @somrecaps8306 2 ปีที่แล้ว +30

    Cajiib this is really very interesting, funy and sometimes scarry😀😀😀 can't wait part 2

    • @cabduaxmad8466
      @cabduaxmad8466 2 ปีที่แล้ว

      xasuus Ayaan galay xoog waran iyo dhac dooyin waan xasuus taaa

  • @ahmedsadak6904
    @ahmedsadak6904 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadara wariye qiimo badan waxan ku xasusuta on aad iyo aad ujecel baramamashakii xoga waran alle haku xafido

  • @mahamudjama4758
    @mahamudjama4758 2 ปีที่แล้ว +2

    Weriye nadaara si wacan si waayeelnimo ah ayuu nooga sheekeeyey Wixii dhacay, waan sugayaa qaybta kale .

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow waa warbixin xiiso leh Nadaarana waa sheekoyahan warka xarakeynaaya. Waa sugi la’ahay qaybta xigta

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 2 ปีที่แล้ว +1

    Nadaara iyo Hanoolaato ayaanle is helay xiiso gooni ah ayey leedahay waa idin salaamay.

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre6100 2 ปีที่แล้ว +8

    Great show brother keep it up Manshalah

  • @ambassadoreofficial6656
    @ambassadoreofficial6656 2 ปีที่แล้ว +13

    Ayaanle: wareeysiyo xiiso leh ayaa diyaarisa oo dhaxal gal ah oo aay yartahay warbaahinta Waa ween in aay diyaariyaan sida bulshada aad ugu soo gudbisid Waa ku mahad santahay: USTAADA NADAARA WAA HALYEEY ASAGANA

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +4

    I can't wait part 2
    Wadnaha idhaglee ayaa kugu dhacday

  • @cabdiraxman7813
    @cabdiraxman7813 2 ปีที่แล้ว +6

    Nadaaara wariye sare👏👏👏👏👏👏👏

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow 2 ปีที่แล้ว +23

    Number one ☝️

  • @farhia9561
    @farhia9561 2 ปีที่แล้ว +4

    Very interesting qabayta labad lasoo dhaqso Mr Ayaanle 🥰🥰🔥 mahadsanid 🙏

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 ปีที่แล้ว +1

    Hanoolato waan sugaynaa qaybta labaad inshallah nadaara wariye culus maashaa allah qaybta labaad

  • @3rdworld368
    @3rdworld368 2 ปีที่แล้ว +1

    Wareysiga waxaaba xisa uyelay sida Nadaaro ujilaa noocyadi markan yareen ushekeusanjirnay
    Nin culus nadaare iyo Mr hanoolato well done

  • @rashiidxuseen8941
    @rashiidxuseen8941 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijkii xogwaran wariye Nadaara iyo Borfaysar qaadi 2003-2006 kuxirnaa wa maysha kabartay xumaanta reer galbeedka

  • @KM-rc3nt
    @KM-rc3nt 2 ปีที่แล้ว +8

    I can't wait for part ✌️

  • @AhmedIbrahim-bu8tf
    @AhmedIbrahim-bu8tf 2 ปีที่แล้ว +9

    Best Somali investigative journalism! Hats off for Ayaanle!

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid hanoolato team. Mof from Djibouti

  • @abdiiafrah9687
    @abdiiafrah9687 2 ปีที่แล้ว +4

    Intaan asi la gaarin ameey kuwa kale i qararamsadaan ku lahaa🤣🤣🤣🤣

  • @waacusubaduunyadu398
    @waacusubaduunyadu398 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah wallaal qaali ah iyo rugcadaay aaxaafaded mr Natharawaan idin salamay salaan kadib qayb 2AAD Gorme ayaa so denaysa

  • @som5781
    @som5781 2 ปีที่แล้ว +7

    Wariye nadaara legend waqtigiisa soo qaatay

  • @qandho
    @qandho 2 ปีที่แล้ว +12

    Alla yaraxma 🤲macalin xaashi adaan cerow alla maxaa rag tagay dalkase tuuko isugu hartay🥺

    • @luqmanadanali87
      @luqmanadanali87 ปีที่แล้ว

      Wa gaal cadaabti alle ku sugun kaasi wuu halagsamay

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN ปีที่แล้ว

      @@luqmanadanali87 Adiga iyo ZENAWI Allaha isla soo kiin saaro camiilyahow liitaa .

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +3

    Shabaab iyo waxii aas aasayba jahanabo ilaahay ha ku fogeeyo amiin

    • @saidaahmedmohamed4996
      @saidaahmedmohamed4996 ปีที่แล้ว

      aamiin lkin Cid kale ma ahan waa maraykan iyo xulufadiisa ayaa fan gareeya intay ciidamad shisheeyahaa soomaaliya joogaana dhamaan maayaan

  • @nadarbashiir4930
    @nadarbashiir4930 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan part 2 Mr. Ayanle waan ku xiranahay Barta HANOOLAATO. Waan ku xiranahay. Waxaad tahay HALYEEY QARAN. WAAD KU MAHADSANTAHAY DADAALKAAGA AAN KALA GO'A LAHEEN.
    GUULEEYSO WALAAL.

  • @Isakchannel
    @Isakchannel 2 ปีที่แล้ว +4

    Wareysiga cabsi cabsi waaye marna waa funny

  • @FagaarPorcasti
    @FagaarPorcasti 2 ปีที่แล้ว +70

    Adan Cayroow Saddex mar kala duwan Arkay, saddexda waqtiba aad loo ilaalinayay Muqdisho 2005,2006.
    Ma aheen nin Kibir badan oo shacabka aad iskaga fogeeeya,
    Waxaa cajiib aheed saddexda marba saddex qaab ku kala arkay.

    • @hh-wo4rm
      @hh-wo4rm 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa runta
      Masha allh
      Allh u naxarista

    • @zaarahussein4705
      @zaarahussein4705 2 ปีที่แล้ว +10

      Aamiin nin fiicanuu ahaa Aadan Xaashi! Allah ha u raxmo miskiinka

    • @Carab-dn4bs
      @Carab-dn4bs 2 ปีที่แล้ว +15

      Nin kibir badan ma ahayn laakin Qaatil umada somaaliyeed dhiihooda baneystay buu ahaa mujrimku

    • @saafially2547
      @saafially2547 2 ปีที่แล้ว +2

      Qof dhintey inaa meedkiisa cunto ma banaano alle ka baqa

    • @FagaarPorcasti
      @FagaarPorcasti 2 ปีที่แล้ว

      @@saafially2547waxba kama sheegin qoraalka akhri

  • @saadaqyare7221
    @saadaqyare7221 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekaadan aaad ayan uxiiseynaye I can't wait part 2

  • @nacimaiman
    @nacimaiman 2 ปีที่แล้ว +11

    Wareysigan horudhaciisa ayaan Fb ku arkay xalay Waan ka seexday hada daawanayaa Ayaanle Mahadsanid 🫶🫶🫶✅

  • @mogadishuviewsite6945
    @mogadishuviewsite6945 2 ปีที่แล้ว +2

    I can't wait part ✌🤗

  • @jamalmohamedabukar9794
    @jamalmohamedabukar9794 2 ปีที่แล้ว +1

    Waqti adag bee ahyd , waiting part✌

  • @aminahassan1204
    @aminahassan1204 2 ปีที่แล้ว

    Ilahaye ha unaxaristo Aden Hashi janatul firdous haka warabiyo

  • @mohameabdi3877
    @mohameabdi3877 2 ปีที่แล้ว +4

    m.a aad iyo aad Ayaan uga helay waresiyadaan xisaha badan ❤❤

  • @gentelman6768
    @gentelman6768 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo dadaji sxb qeybta labaada 🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @hurdaayecm2023
    @hurdaayecm2023 2 ปีที่แล้ว +5

    I liked this interview so that I can't wait part 2 .
    Hanoolaato Guul
    Ayaanle na Hanoolaado

  • @MIAden
    @MIAden 2 ปีที่แล้ว

    Nadara.
    This is really interesting!
    A proffessional journalist indeed

  • @casho5657
    @casho5657 2 ปีที่แล้ว

    Ala laso dhaqso qeebta 2 thnx u 😘💖💓❤

  • @xidig25
    @xidig25 2 ปีที่แล้ว +1

    Mucallim Aden Hashi Ceyrow Alle Haku Naxariisto.

  • @Faay371
    @Faay371 2 ปีที่แล้ว +8

    We can’t wait for part 2thanks

  • @BaafoOfficial
    @BaafoOfficial 2 ปีที่แล้ว +6

    Nadaara waa Legend wllhi🙏

  • @kinglostofficia9084
    @kinglostofficia9084 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaaanle wllhi legends aya tahy wllhi wan furay sidan uqoslayay allah beerka 🤣🤣😅 nadara legends pls parti 2 so dhaq so 🙏🙏🙏

  • @abumoalim
    @abumoalim 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah aad ayaan uga helay warbixintaan.

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 2 ปีที่แล้ว

    Wareysi Cajiib ah weeye runti, caawa waan ku dhafray.

  • @yoonis17
    @yoonis17 2 ปีที่แล้ว +17

    Hhhhhhhh waa iga qosliyay hanoolaato barnaamijki kowaad ee u so galio wuxu ahaa wadaniyad asoo ka hadlaaya wlhi 100ki qof u horaysay subscribe kujiray ixus Dee ugaaas pin 📌

  • @abdullahihindi4751
    @abdullahihindi4751 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waa wareysi xiiso bdn qeybta 2 no so daaay ayaanle mahad iyo bogaadin ba waa istaahishaa sxb hore usoco

  • @fartahassan4731
    @fartahassan4731 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ustad nadara

  • @abuzubair7220
    @abuzubair7220 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Ayaanle HANOOLAATO

  • @aaminoumlul2916
    @aaminoumlul2916 2 ปีที่แล้ว +20

    Macalin Adan Cayrow Alaha u naxariisto ❤️❤️

  • @maxamed6016
    @maxamed6016 2 ปีที่แล้ว +1

    Very intresting weeye wllhiye naga soo daaya wllyal

  • @Africa202to4
    @Africa202to4 2 ปีที่แล้ว +14

    Idaacada horn afrika waxanba ku dhaleceyna hadeybi wax kaniisada ka baxa deyn jirtay wadan muslim 100% sidee kaniiasad logu so jedina subxanallah

  • @abdimfarhan
    @abdimfarhan 2 ปีที่แล้ว

    Macalin adan ilahey ha u naxaristo

  • @ilyashussein4249
    @ilyashussein4249 2 ปีที่แล้ว +1

    I can’t wait part two

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha unaxariiisto ceyrow

  • @midnimochannel9613
    @midnimochannel9613 2 ปีที่แล้ว +8

    Nadara wariye qabiir ah Allah kuxafido mazul

  • @cabdiqadirmaxamuud9212
    @cabdiqadirmaxamuud9212 2 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi khatartiisa wata sxb wariye Ayaanle,Aniguna maanta ayaan idinku soo biiray

  • @Africa202to4
    @Africa202to4 2 ปีที่แล้ว +5

    Nadaara keep going

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato wa waxan ku jcladay keep going bro tarikhda ino so badi

  • @axmedcabdiraxmaan5819
    @axmedcabdiraxmaan5819 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Xuseen Cabdi warye aan kudayan jiray markii aad baladwayne kasoo warami jirtay Allah haku sharfo wllo

  • @suhaylxaashiceyrow1208
    @suhaylxaashiceyrow1208 2 ปีที่แล้ว +2

    ilaahay haunaxareesto aadan xaadhi cayroo

  • @ixbmediaproduction9424
    @ixbmediaproduction9424 2 ปีที่แล้ว

    Nambarka aad wacdey so dhicista ayu iska xirey ninkii yaqana garanaya nadaara 🔥🔥🔥

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay how naxariisto insha allaah rijaal geesiya buu ahaa

  • @deerocali2032
    @deerocali2032 2 ปีที่แล้ว

    War meesha nadaara u imid aaway qeeybta labaad wallahi woo iga qosliya nadaara allaah ku xafido

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 2 ปีที่แล้ว

    Ceyrow iyo inta la mid ah #Aqiiro halagba sugaya isha allah

  • @alimohamed6009
    @alimohamed6009 2 ปีที่แล้ว +4

    War meel xasasi ayad ugu baxdey wllhi i cant wait part2

  • @mahadahmed7519
    @mahadahmed7519 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha.alah weriye adkeesi badan

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 2 ปีที่แล้ว +1

    Ican't wait part1

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxa soo xasuustay nin aanu saaxiib aheyn, oo markii aad ugu sheeko uga sheekeyso kuu sheegaya mid taas kadaran. Sxbkey Markii danbe waxaan u bixinay cabdi agdhigte.
    Mahadsanid @ayaanle.

  • @hh-wo4rm
    @hh-wo4rm 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc wrx wbrk wllh
    Allh u naharisto Aamin yarabi Aamin yaa Allh
    Macalinmjhd Aadan Ceyrow nin culus
    Waa sas hadalka ninaa lakala jarjarin!

  • @mohamedabdullahi8112
    @mohamedabdullahi8112 2 ปีที่แล้ว +1

    Waiting prt 2

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 2 ปีที่แล้ว +3

    Can't wait par 2 😂

  • @zakimohas
    @zakimohas 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij xiisoleh keep going hanoilaato

  • @iracymartins1432
    @iracymartins1432 2 ปีที่แล้ว +1

    Daawo muuqaalo siinayaa jameecada masiixiyiinta ee Brazil.

  • @cawilburcaawi4026
    @cawilburcaawi4026 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi nadaara waa iga qosliyey

  • @omaartakar5631
    @omaartakar5631 2 ปีที่แล้ว

    Meel mcn aa naku jartay ayanlow we can’t wait wlhi

  • @mohamedyusuf7734
    @mohamedyusuf7734 2 ปีที่แล้ว +3

    Waraysi aad u xiiso badan runtii weeye soo dadaji qaybta labaad bro

  • @abdifattahkalifmohamed4779
    @abdifattahkalifmohamed4779 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan aad u bogaadinaya barnaamijyada aad noosoo gudbisaan
    Oo aan aad ugu tixanahy Ayaanle xuseen iyo teamkaada well done.

  • @shafiosman997
    @shafiosman997 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wareysi xiiso gara leh mahadsanid ayanle.

    • @mohamedadawe8093
      @mohamedadawe8093 2 ปีที่แล้ว

      Ayaanlow meeshii uga macaaneed ayaa ku jirtee qaybta kale ha ladaahin Sxbow