Wlhi waxthy Qofka kaliya an sifiican wax aga faa ido wll sir fathi Allah ku dhowro In kasto an Media ku arag Shaqsi adi kula mida Am broud you wlhi Guuleyso wllo
Xalay ayay ahayd markan daawanayay muuqalkaadi hore kana caawa ayaan arkay Zhp waligaa sidaas dadka xaqa ugu baraaruji Alle hakula garab galo Alle hanaga bad baadiyo faaxishadaas adka u xun
Waad ku mahadsan tahay sxp sida aad noogu sheegto falalka xuxun ee gaaladu samayso si aan ug digtonaano .....sanadku in aadu dhamaan waxaan kuu rajaynayaa 100k
سبحان الله Lacnadi korkiina ha ahaato. Alle inooma Qabto Danbiyada ay sameenayan Qudhunkani😡 Zxp Fatxi Hore usoco ayaan adiga ku leeyahay Guul inshallah
MUUQAALKII HORE:⬇️
th-cam.com/video/uO95nLYn2z8/w-d-xo.html
Waxa usoo jeedinya muslimka caalamka inay tagerada kla noqdaan cidwalboo tageerta qaniisiinta
Mahad sanid pro
@@najibaziz8449 ģ⁶⁵⁶5th and 5t7⁰
Inaan lilaahi wa Ina ilayhe raajicoon ilaahay ha nuu naxriistu
Subxanalah
قل لل مؤمنين يغضو من أبصارهم ويحفضو فروجهم ذالك ازكالهم أن الله خبير بما يصنعون
SUBAXAANA ALLAH Allow naga ilaali balaayo dembiyadeenana noo dhaaf ALLOW Adoomadaada ayaan nahay naga dhowr balaalayadaada
AAMIIN YARABBI
JazakallaH wll AlLe ha fahansiiYo dadkeena Nimcada Islam ka
Aamiin zhp
SxP wlHi Horumarkga Adban UjecLahy inzHa allaH Wad gadhi inta in kabadan❣️
Aad baad u mahadsantey wllo qli 🤍👑👏
@@Sir_fathi allah maskaxda haku parakeeyo
Keep going bro incha Allah inTaa iyo Ka Badan wad U QalanTaaa
Thanks broddar
Walal Sharaf Mudan Mahadsanid
Mahadsanid
Alleh ha ku xiftiyo wllky qli fathi il xumi kuma aragto magac &muuqa hajiro abidka inta nolali jirto hore u soco
Wll aad maad ugu mahad santahay bararajinta shacabka somaliyed
Adigaa mudan wllo
@@Sir_fathi war Kan waa Khaniis calan kii ayaa u Saran Reg
@@khaliddhobaleofficel4471 inadero waa qaanso roobaadka qawmu luudka lkn dhaqanxumadoday u isticmaalan
Waan ku taeerayaa walaal masha allah halkaas kasii wad la dagaalanka qoomuluudka nacdali kor kooda ha ahaate
JazakaAlllahh
illahay abaalkooga hamarsiiyo khaniisiinta iyo kuwa ka dhaadhicinayaba
Koobka shaaha aad ku cabaysid Wa kii waayo waayo 😅😅
Sow wllo odey weyn ma ihi😂
Hore usoco shp qur aanka wad ku fiican tahay mashaalh
Wlhi waxthy Qofka kaliya an sifiican wax aga faa ido wll sir fathi Allah ku dhowro
In kasto an Media ku arag Shaqsi adi kula mida Am broud you wlhi Guuleyso wllo
Jeegan cadiya maahee waa 6Colour calnaka Qaniisiintu
Wa sifcn sxp Ilahay haku garsiYo
Way jiraan somali khaniisinah
Alleh ha ku xiftiyo wllky qli
Illaahy haynga badbaadiyo wllhy waa dunni dhamaadkeedee😢😢
Masha Allah wllo fathi❤💯💥
Horey u soco
Shukran
Fathi Ahmed zxp horumar wacan baan kuu rajaynayaa
Mahadsanid zhp
Masha allah bro Muqaalo Badan Oo Faaido Leh Ba noso Gudbisa Mahadsanid
Adigaa mudan wllo
My fav TH-camr 😍
Thanks 😊
Qof an aad utageero.❤❤❤🙏
Mahadsanid wllo
Keep going brother sacada aanku dawanaya waa 2:20habeenimo
Kal iyo laab🤍
Mahadsanid
Keep going zhp fadxi abshir
Subxaanalaah allow na badbaadin
Zxp wana ku tagara
Mahadsanid
M.a hore usoco
Waan ku wata sxb hore u soco
Subxaanallaah walahi waa duni aakhir sabaan😭💔fool xumo u dhinta dheh
Keep giong pro
Subxaanallah allow Naga badbaadi sharka ay wadaan hana noo qaban danbiyada ay galeen kuwaas anaga midka ah ee juhaladaa
Özil😪😪😔😔😔😔
Keep the hardworking bro
Thnks brooo
Asc waa markii igu oresay ee iisoo dhaco wax horta fiirsaday sefudiin qudus a aan kahelay waa inoo janada
Keep going pro
Zxp cilmiga badanaa masha allah mahadsanid
Ada mudan wllo😅
Masha allah Hore Usoco Zhp❤
Mahadsanid
Muuqaal kan waa in aan aad u faafiyaa walaahi bilaahi tolaahi
Warbixin tiil iyo tacaba galay💪🏾.. mahadsanid saaxiib
Ada mudan brooo🖤
Thankz aad io aad u mahadsan tahy
Waxaadna u qalantaa 1 million ka badan subscribe
Ala wall wxy igu qadaty wakhti inan yutube kaga so help alhmdulilah hadan pa helay ❤️❤️ koop ka shaaha mgciizi wan ilapee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Soo dhawoow wllo qli
Insha allah
3 habeenimo ninkii kaca dareemaya
Wll hore usocoH waliba sii xooJi dadalkaaga🥰
Nio runtaan kugy jeclhy wlhya guulayso shp qli❤
Mahadsanid zhp
Horey usoco wll mcn
wll waaruntaaa ax ax ax waan kaxumahay ax ax ax 😢😢😢😢😢
*Laandheere Haddii ay gaaladu naftaa yar khaniisnimo ku dhiirigaliyeen anagu waxaan kugu dhiirigalinaynaa in aad wanaagga iyo muuqaaladan aadka u faaidada badan aad halkaa kasii waddo.*
Aad baad u mahadsantey wllo🤍🙏
Shukran
Maasha aallah bro horay usoco wad gaari doontaa
Mahadsanid wllo
Mash Allah wllo iminkana chanelkaada kusoo biiray kabacdi muqaalo ana fb ka arakay wax abdan inaan ka faaido ayaan rajaynayaa insha Allah
Manta igu horeesa TH-cam kaga tiktok un k dawan jiray
Soo dhawoow
Subxana Allah
Alle ha ino sahlo addun iyo akhiraba
Hore usoco zxp.qliii
Aamiin mahadsanid wllo
Horey usoco wllo fadxi wllhi waan la socda janalka waxkasto so gal tiktik&youtube 📍🥰
Aad baad u mahadsantey wllo
KEEP GOING WLL 💪
Mahadsanid
Waa duni aakhiru samaan 😭
Waa inan iska dhaafa kunada cagta yurub
Xalay ayay ahayd markan daawanayay muuqalkaadi hore kana caawa ayaan arkay
Zhp waligaa sidaas dadka xaqa ugu baraaruji Alle hakula garab galo
Alle hanaga bad baadiyo faaxishadaas adka u xun
Aamiin
Aad baad u mahadsantey wllo🤍
Harumar wacan saaxib fatxi ❤
Shukran
Widh widh bayjoogaan all's ha Ibarra qabto
Mid adaa channelkaga in la xidho ale ha inaga qabto
Waa aakhiro samaan
Great man
Sxb intaa inkabadn baad istahishaa
Subxanaalh 😳😳
Keep going
Full respect
Wllo waa duni uun aakhiro samanaa alle subxaana watcaala wuuu arkaa ee aynu kamagan galo alle
Dhibkooda iyo sharkoodaba
Aamiin wllo
Waan kuu saaray wllkey liibaan ban kuu rajaynayaa labada darood
Adigana sidoo kale wllo
Mahadsanid
Waad ku mahadsan tahay sxp sida aad noogu sheegto falalka xuxun ee gaaladu samayso si aan ug digtonaano .....sanadku in aadu dhamaan waxaan kuu rajaynayaa 100k
Thnks broo🤍🙏
🤒 Ilaahow so hadey wada hanuunka tusi
caleyhi salaaam💚💚💙💝💞💞💙💚❤❤❤👍❣❣👍❤❤
Saxaro ul dheer baala isaga duwaa... kusoco waxad u qalantaa 1m subscribe ah
Mahadsanid wllo
MazuuL nio subscribetan uma qalantid 14k ilaa 100.000 iyo wax kabadan👏
Aad baad u mahadsantey wllo
QOF KAN DHARARKA IYO DHUMAC LEH😅
😂😂😂
Sxp bubg madhesha
2019 hadda se maya broo🥰
M.a fathi tiktoka kuarki jiray lkn pagekiisa youtubka hadan helay canalka ogansho io canalkan wankahelay m.a hore usocda my pro ilahyna hanaga shar tiro waxa kana subxanalah
Sxb facebook page samey
Subhana Allah
Subxaana Allaah allow naga raali noqo
Walaahi waxbadana nofa idaysay
Waa wax laga yaqyaqsado runtii waa danbi wayn ciyaar danbe daawashadeeda laiguma ogo
Wll hormar wacan kuurajaynaa wll✊
Saacada kudaawanayo waa 12:40 hapeenimo
Mahadsanid wllo
Aar anba 3:39 habeenima dawa naya😅
SUBXAANALAAH subxaanalaah allaah ayaan ka magan galay khaniisnimo
سبحان الله
Wlhi wxd uqalantaa 1milion subscribe inkabdn
Walahi ninkani waa runti somalida wuu so badanayaba maxkamada wati la xukumayey🤒
Fadxow meherada ciyaarta kadaa zxp.🤣
Wllhi saaxip way dhacday welipa way nagu soo badanysa
Hye wll wan naxsane😳😳
Allahu akbàŕ
waxAN RABAA INAN KULA KULMU WLLO 🥰
TikTok bn ku arkijiray video oo lajarjaray san kuuraadinayey habeen dhaweed kuhelay
Alle kuwaas cadaabka aduunka hakutuso wlll
سبحان الله
Lacnadi korkiina ha ahaato.
Alle inooma Qabto Danbiyada ay sameenayan Qudhunkani😡
Zxp Fatxi Hore usoco ayaan adiga ku leeyahay
Guul inshallah
Mahadsanid zhp qli
Subxanallah
Omg ☹️☹️
👍👍👍👍👍
🥰🥰
Arsenal waan taageri jiray
Maantaa iigu danbaysa bro
Xataa man city baa taagertay😩
PL iyo inta bdn kooxaha we ku racsan yihn
Legend ❤️🖤