Aflaamta Hindiga iyo weerarka Islaamka ay ku hayaan😡🕋

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #SUBSCRIBE #LIKE #SHARE
    𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺:
    ...
    𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:
    vm.tiktok.com/...
    Ha ilaabin inaad ku sii SHARE gareyso:
    ●WhatsApp.
    ●Facebook.
    Muuqaalkeenii u danbeeyay:⬇️
    • 2 Bilood Ka dib🗓😃

ความคิดเห็น • 233

  • @ahmed-nourupdylaahi8039
    @ahmed-nourupdylaahi8039 2 ปีที่แล้ว +35

    Fadxi inadreow youtuberada somalida malacyingooda wa laga maarmi lahaa hadii adiga oo kale soo badan lahayeen any way keep giong pro🥰

  • @Saahililyar2146
    @Saahililyar2146 2 ปีที่แล้ว +13

    Flimkii ugu fiicnaa ee aanka daawano hinda wuxuu ahaa bk amirkan ayaa keenay
    Waxaan jeclaan lahaa inaa barnaamij kadiyaariso haday macquul tahay🙏🥰

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 2 ปีที่แล้ว +14

    Filim waan dawan jiray mid xun iyo mid wngsna makala garaneyn
    Ilaa aan soo baraarugay mar aan qar kasii dhacayey alhamdullah

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 2 ปีที่แล้ว +5

    M.a shukran wllo qali wax badan aan arkay walahi ladar walba oo laga so qabto Pakistan waxuu wadaa magaca Muslim ah hadana waa laga guuleystaa lkin agtarada reer khan saas kuma arkin wali

  • @Abdulaziiz
    @Abdulaziiz 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha ku xifdiyo
    Wakhti baad galisay
    U hiilinta diinteena suuban ee islaamka

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo idilkeenba
      Aad baad u mahadsantey

  • @umumaryam1068
    @umumaryam1068 2 ปีที่แล้ว +3

    Wllh mar walboon dawanyaa waan ku arkaa qaladaad ay ka galayan islamka sida inay argagixiso yihiin waliba yagoo qamis xidhan oo iska dhigaya bakistan

  • @deeqabdillahiali3125
    @deeqabdillahiali3125 2 ปีที่แล้ว +2

    FILIMKII SHAHRUUKHAAN (RAEES) I

  • @Ayaanle994
    @Ayaanle994 2 ปีที่แล้ว +3

    Go fast pro

  • @mubarikmohamed5387
    @mubarikmohamed5387 2 ปีที่แล้ว +21

    Legends always takes minute

  • @hamzehaashi324
    @hamzehaashi324 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa Flim la idhaah War cidii daawatay fahmaysa

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah tabarakallah Brother jazakallahu khayra Allah haku xafido.

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Aamiin wllo idilkeenba
      Mahadsanid

  • @mariina_yusuf
    @mariina_yusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xaqiiqo midaas

  • @cumarmo3589
    @cumarmo3589 2 ปีที่แล้ว +7

    Legend guulihii izlaamka noo bilow bro

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah wllo

  • @hafsaeidle2575
    @hafsaeidle2575 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh allh

  • @abdimajiidsuleiman3806
    @abdimajiidsuleiman3806 2 ปีที่แล้ว +12

    First view..🥰

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +4

      Yap...👏👏👏
      Thnks brooo

  • @nimcojamc2216
    @nimcojamc2216 2 ปีที่แล้ว +3

    Gu daafad weye hindidu wlhi mar hdn arko in wax yar islaamka lugu bahdiyo maba dawado

  • @MAARIGTIMO3259
    @MAARIGTIMO3259 2 ปีที่แล้ว +2

    Muiqaalo badan ayaan kadaawaday liidida

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim ปีที่แล้ว +1

    Soo badi zxp

  • @Bashiir-Ibraahim
    @Bashiir-Ibraahim ปีที่แล้ว +1

    Best TH-camr keep going zxp

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  ปีที่แล้ว

      Thnks brooo 👊

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +6

    Thanks pro 🙌 maadaama xaqiiqda daaha kaqaaday thanks 🙏🙏

  • @Ayaanle994
    @Ayaanle994 2 ปีที่แล้ว +2

    Romeo akbar

  • @iqroahmad1988
    @iqroahmad1988 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah wll dadaalkaga Allah kheer hakuugu badalo🤲

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wllo qli

  • @ismael-xi2gy
    @ismael-xi2gy 2 ปีที่แล้ว +2

    Laxami

  • @nuuraraaid69
    @nuuraraaid69 2 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله جزاك الله خيرا 00:10

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      🖤❤🙏

  • @updifatahharedafit2912
    @updifatahharedafit2912 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio dar illahay ku jeclahy 🥰

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo 🥰

  • @xareed1
    @xareed1 2 ปีที่แล้ว +3

    lengend waan kuwataa

  • @shucaybmahamedjama3635
    @shucaybmahamedjama3635 2 ปีที่แล้ว +2

    Ale diinta ha inoo xafido

  • @Zuldan_Lp_Official
    @Zuldan_Lp_Official 2 ปีที่แล้ว +1

    Filimada Islaamka lagu Bahdilayo mar hore ayaa iska daayey mana Dawado Kuwaz wxoga kale wa dawaday

  • @wafamohamed2373
    @wafamohamed2373 ปีที่แล้ว +1

    data entrygii jamacaadan wadoo hadana ku dhageysanayaa hore u soco ana isoo duceeya inan sanadkan xaqiijiyo riyooyinkaga xidhista jamacada cyberjaya dalka malaysia gaar aaan MBA ,muuqaaladadadu wey xikmadeysan yihiin keep going bro.

  • @samiamowlit34
    @samiamowlit34 2 ปีที่แล้ว +5

    wax badan ayaaad ii bayaaamisaye mahadsanid walal

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan wllo qli

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    rabiyooow noogat gaaar yaawaduuud yaawahaab🤚✋🤚✋🤚✋🤚✋🤚✋💝💝💚😢😢😢😢

  • @prettysihaam504
    @prettysihaam504 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahadsanid walal muuqaal waxtar leh

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      🙏🙏🖤

  • @allgoals7215
    @allgoals7215 2 ปีที่แล้ว +4

    Am waiting for long time

  • @khairemaxed4430
    @khairemaxed4430 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo badi wllkey

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Inshallah wllo

  • @abdulkadiryare6815
    @abdulkadiryare6815 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka talent funny ah buu leyahay

  • @siciidduglas1772
    @siciidduglas1772 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxp soo dhaween majidhaa

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta badan filimanta dhexdhexadka ah ee Hindiga ah waxa matalay actarada islamka waana ta dhexdhexadka ka dhigtay📢

  • @jamaalahmed6213
    @jamaalahmed6213 2 ปีที่แล้ว +2

    amiir khan waa muslim

  • @filmkoobe4200
    @filmkoobe4200 2 ปีที่แล้ว +2

    New subcriber

  • @kaafimohamout6302
    @kaafimohamout6302 2 ปีที่แล้ว +11

    Waxd U qalntaH Million Subscripe Wll HreY UscoH Wll🙏🌹

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid wllo

  • @allgames1260
    @allgames1260 2 ปีที่แล้ว +5

    Hore usoco walalka

  • @suthusey5098
    @suthusey5098 2 ปีที่แล้ว

    Illahay haka abaal mariyo walaalo

  • @ayaanlemuuse7456
    @ayaanlemuuse7456 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a shoodheH hore usoCoh💗💖❣

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

  • @mohamedfaarax1829
    @mohamedfaarax1829 2 ปีที่แล้ว +3

    sir fathi keep going pro

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

  • @sidalimoha4052
    @sidalimoha4052 2 ปีที่แล้ว +1

    Adaa naga badan

  • @sumayacabdisalaamcabdullaa9007
    @sumayacabdisalaamcabdullaa9007 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh macal garaafihi baad nala hor timi maxaad jaceel dhaba noo qabtaa💛❤️🤣

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Waah waah😂
      Midaan yareyn baan diin qabaa

  • @nadiiramohamed7458
    @nadiiramohamed7458 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaan wax kaa Faa.ido ayaan kuu dawaad ee zoo badi

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Inshallah wllo

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +2

    Commando 2

  • @anfaccali5689
    @anfaccali5689 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allh allha kaa ajar siiyo

  • @khadarchannel907
    @khadarchannel907 2 ปีที่แล้ว +4

    Mazha allah zxb fathi hore usoco

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Aad baad u mahadsantey zhp

  • @_xaqiiqo
    @_xaqiiqo 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @ducoqapeofficial4829
    @ducoqapeofficial4829 2 ปีที่แล้ว +2

    Flimaanta hindiga waxa inacsiiyay Baaghi 3 iyo Commando 3 qofkii daawaday wuu Garanaya Labadaba Laba Nin oo muslimiin kumatalaya ayaa ka laadariin ah oo dadka dhibaya

  • @abdiawdal3502
    @abdiawdal3502 2 ปีที่แล้ว +4

    Hore u soco bro

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +4

    Best youtuber 🎇❤😊

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Thanks broo

  • @islaam_nimo
    @islaam_nimo 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Wllkay Qaali Waan Jeclaa Filimadeda Hase Ahaate Iyada Iyo Kubada Wxn Joojiyay 2016

  • @faadimafinehuseinofficial5251
    @faadimafinehuseinofficial5251 2 ปีที่แล้ว

    Jazaka Allah qeyran wll mcn

  • @إنمعيربي-ف3ه
    @إنمعيربي-ف3ه 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a aboowe shaqa wacan ayaa noo heysaa keep going 💯💢

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

  • @saddamhussein8511
    @saddamhussein8511 2 ปีที่แล้ว +4

    Wa ku salamay bro adi iyo inta nala socota ❤🥰🙏

  • @maxamedkinaani5220
    @maxamedkinaani5220 2 ปีที่แล้ว +6

    In taan xasuusto filimkii aan Ka dareemay magac dilis Ka dhana muslimiinta kaasoo ay soomali badan la dhaceen amarka Alle
    Wuxuu ahaa filimkii ""WAR""
    WAAYO filmkaasi waxaa ku jirta in mar Lana tusayo koox MUSLIMIIN sheeganaysa oo rabta intay dhagax ku dilaan gabdh xaasa oo sinaysatay
    Lkn may dilin ninkii ee kaliya waxay rabeen inay dilaan gabadha oo qudha. Taasoo ina tusaysa in filimku rabo in dadkaan muslimka ahayn
    Loo sheego in "hadalkii gaaladu islaamka ku aflagaadayn jireen ee ahaa islaamku dumarka wuu cadaadiyaa" loo gudbiyo dadkaan islaamka ahayn

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

  • @never_lost560
    @never_lost560 2 ปีที่แล้ว +13

    Legend welcome back 💯

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Thnks brooo

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashalah 😍

  • @ahmedwardi3185
    @ahmedwardi3185 2 ปีที่แล้ว +5

    Keep going bro 🤗

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว +8

    Ninkan wallahi tiktok io ytube u ku dhipatonaya lkn marku her ka gadho ayaynu sugayna insha allah 🥺
    Liketa iyo sheratuna lacag ma'ahn🥰🥰🥰

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว +1

      @@iqroahmad1988 🥺🥺 sorry wllo lkn cawa wxa ishegta inta chnal ee ytube ad ka firsatid

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว +2

      @@iqroahmad1988 😂😂 aniga laftarkayga kaftan ayy iga ahyd lkn mo faami ma dawata wllo

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂 far aaba idhertahy. lkn videogi ka horeyy comentigisa so eeg nooh

    • @abdirahimahmethashi924
      @abdirahimahmethashi924 2 ปีที่แล้ว

      @@iqroahmad1988 dadweynaha muqlki u danbeyy ee u sodhigo cmentiga bal ilaso ige😱😱

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      Aad baad u mahadsantey wllo qli

  • @geellemohamed8783
    @geellemohamed8783 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxp hore u soco waxu noqday imika 123somali Chanel àn ugu jeclahay xaqiiqatN

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Aad baad u mahadsantey zhp

  • @hassansarif3715
    @hassansarif3715 2 ปีที่แล้ว

    go ahead bro

  • @samiirahmed2615
    @samiirahmed2615 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa filimkii akshey Kumaar ee laxmi 2020

  • @gb2867
    @gb2867 2 ปีที่แล้ว +2

    CHINA IYO ISLAAMKA KU XIGSII Madaxeey

  • @mumimcabdi1388
    @mumimcabdi1388 2 ปีที่แล้ว +1

    war

  • @sahalmaxamuud-ih9wq
    @sahalmaxamuud-ih9wq ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FIKRADAHADUNIDA11
    @FIKRADAHADUNIDA11 2 ปีที่แล้ว +6

    Keep going bro

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 2 ปีที่แล้ว +3

    You tuberada aan waxka faaiido adaa ka kow ah
    Ogaansho
    Ogaal cusub
    Dadweynaha mo faami
    Horufadhi
    Hussein kurdi
    Ogaalka dunida
    Tanaad
    Annaga production
    Maracadde
    Itaal media
    Sahanka xogaha
    Waxka baro
    Intaan hadaanad ku xidhnayn
    Waxaad daawataa waa maala yacni
    Wax FAA iido leh daawo

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว +1

    waa malintii ugu horeysay ee an youtube ka daawado ninkan
    Hadana waxa i cajabisay qaabka uu wax usoo gudbinayo

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

  • @cabdiwali4
    @cabdiwali4 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid saaxiib.

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Ada mudan broo

  • @maxmedashraf3641
    @maxmedashraf3641 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp inoo soobasi

  • @khalidhassanelmi926
    @khalidhassanelmi926 2 ปีที่แล้ว +3

    Top 🙏

  • @abdiawdal3502
    @abdiawdal3502 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid

  • @apdizamed2825
    @apdizamed2825 2 ปีที่แล้ว +3

    War fatxoow video yowyadaadu way taya sareeyaane lkn mxa faa ido ah waad nagu dhintey kuwa wakhtiga badan yakhh sali calee naga sooo badi videowyada iyo wakhtigoodaba😀

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Inshallah wllo
      Mahadsanid

  • @axmedcali5955
    @axmedcali5955 2 ปีที่แล้ว +1

    Filmka attack 1

  • @zaakirosman8755
    @zaakirosman8755 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc zxb qli
    Video kasoo diyaariye zxb islamka suniga ah iyo kan shiicdaa si ay dadka ugu kala cadaato waxay ku kala duwn yihiin . Waxa lga yaaaba in ayna dad badan fikrad sax ah ka haysan.
    Thnks bro ❤

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +2

      Inshallah wllo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 ปีที่แล้ว +7

    maanaa shahaaga batay 🤣 xalwad miyaa soo Dhow 😀

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

  • @rassaadden8600
    @rassaadden8600 2 ปีที่แล้ว

    Canalka Kaliyaa ee aan inta bdn wakhtigayga siiyo midna ima dhafin sheeko man weeyaan keep going pro 👍

  • @jamaalahmed6213
    @jamaalahmed6213 2 ปีที่แล้ว +2

    Filmka commando 3 wuxu ka waramayaa islamic nd hinduga soo badh

  • @abdihakimismacil8194
    @abdihakimismacil8194 2 ปีที่แล้ว +2

    Magacisa magaranaye lakin

  • @mukhtaryusuf1223
    @mukhtaryusuf1223 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhp mar walba video soogali

  • @ikraansurcad6934
    @ikraansurcad6934 2 ปีที่แล้ว +1

    Commando hindi

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    maka la aqaaan wll💚💚💝💝

  • @sibiyan007
    @sibiyan007 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going sxb

  • @pdf5_
    @pdf5_ 2 ปีที่แล้ว +2

    Flimka La dhaho WAR islaamka Lagu Lii Dayaa

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Filmk war
    Tiger iyi hritik mark jogaan Syria
    Mark gabadha la rajminayo
    Ninkii ay wada sinaysteen aan la hayn
    Kadip wxay ka fafinayaan
    In izlaamku hablaha uu cabudhiyo

  • @Kayse_ksk
    @Kayse_ksk 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllkau fadhi Ahmed abshur abtidoon🧕🧕🥰😍😍hore u socdo qlkau

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว

    Filimaanta hindiga wax yar baa igu maqnaa kuwaasna waan soo matagay

  • @nagiibxidiga
    @nagiibxidiga 2 ปีที่แล้ว +3

    legend♥❤

  • @ayaalequreesh3400
    @ayaalequreesh3400 ปีที่แล้ว +1

    Filmka kurbaan e sef ali khan iyo kariin kapoor

  • @aymansacad916
    @aymansacad916 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc ma soo saari kartaa si xun ugatabinaysaa somalida

  • @fahamkanolosha6186
    @fahamkanolosha6186 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend bro

  • @mowliid
    @mowliid 2 ปีที่แล้ว +2

    Filim kii lakashmi ee (Akshay kumar) aa ii gu horeeyay film an ka shakiyo

  • @cabdicasiis1276
    @cabdicasiis1276 2 ปีที่แล้ว +2

    Film kii the war

  • @seeyedcali9533
    @seeyedcali9533 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc sxb ilaahey hakusiiyo cimri dheer iyo cibaado suuban arzaaqadaadana allaha badiyo maxaa yeelay waxaad tahay nin qiiro diimeed oo islaamiya leh runtiina markale hambalyo libaax magaceygu waa sayid cali cabdullaahi muqdishaan kunoolahay walaahi flogs kaaga waa kuwo iimaanka iyo dadnimada kobcinaya good job king of slaam

    • @Sir_fathi
      @Sir_fathi  2 ปีที่แล้ว

      Wcs wllo
      Aad baad u mahadsantey🥰

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 2 ปีที่แล้ว +2

    Flim kii ugu wanaagsana xaga tabinta diinta islamaka wuxu ahaa Haunted

  • @abdibasidhussein6970
    @abdibasidhussein6970 2 ปีที่แล้ว +2

    Commando 3 filimkaas islaamku attack weyn ku yahy oo fariin khaldan ka bixinaya