IIDAADI & IIDLE YARE OO BAALAHA ISKA RIFEEN MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA PART 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • IIDAADI & IIDLE YARE OO BAALAHA ISKA RIFEEN MUUQAALKII UGU QOSOLKA BADNAA PART 1

ความคิดเห็น • 869

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 3 ปีที่แล้ว +56

    Hadaa video gan ku cesh ceshato 😂
    Like ta ha iLa dhaafin 👍👈

  • @saalaxkimmich1227
    @saalaxkimmich1227 5 ปีที่แล้ว +2052

    Hadaad nabiga jeceshahy like saar

  • @haajiali7390
    @haajiali7390 5 ปีที่แล้ว +608

    Waligeey 10 like ma helin caawa haleeygu sharfo asxbta waana mhdsntin iidaadi guul

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 ปีที่แล้ว +524

    INTA muuqal kan dawanayso waxan urajaynaya cafimaad
    ramadan karim somaliyey yanan lixasdin zxbyal like dhackusi tageraha iidaadi &idle yare thanks

    • @ayanadanhashy5989
      @ayanadanhashy5989 5 ปีที่แล้ว

      Fack

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanadanhashy5989 maragaa fuck leedahay ceeb

    • @abdinasirhassan75
      @abdinasirhassan75 5 หลายเดือนก่อน

      4 sano kadib Hadana ayado ramadhan tahy ramdhan Mubarak❤😅

  • @cabdishakuurcumar761
    @cabdishakuurcumar761 5 ปีที่แล้ว +504

    *Aar kuwanaa waa iga qosliyeen inta iidaadi iyo idlle ku qosashy likr🤣🤣*

    • @abdullahiaminaden3217
      @abdullahiaminaden3217 5 ปีที่แล้ว

      sxb fartan side loqoraa *abdishakuur.

    • @caamirxasan9462
      @caamirxasan9462 5 ปีที่แล้ว

      Baamir

    • @بكاه.الزمان
      @بكاه.الزمان 5 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiaminaden3217 qoraalka waxaad ka horeysiisaa * isla iyadana ka dambaysii

    • @aishaawil704
      @aishaawil704 4 ปีที่แล้ว +1

      💝💞❤💗😂😀😘😐💞💞💞💝💝💝

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN 5 ปีที่แล้ว +152

    3.5k in 40minut cajiiib war pin isaara
    shacabow adinka "like" isaara ramadan waye la isma baqiile 🙏👏

  • @abdiazizdiamondbowy5293
    @abdiazizdiamondbowy5293 5 ปีที่แล้ว +149

    Wlhi waa kualn adag waye idle vs idaadi 😂😂😂😂

  • @xidigtaqarnigaxidigtaqarni9855
    @xidigtaqarnigaxidigtaqarni9855 5 ปีที่แล้ว +37

    hhhhhhhh istaagfurullaah idaadi qosolka iga dhameeyay wlhi😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qadromohamudmohamed8442
    @qadromohamudmohamed8442 5 ปีที่แล้ว +192

    Taabu maku sary xaar maku qabty 😂😂😂😂 bac maku xarty

    • @bakarcali101
      @bakarcali101 5 ปีที่แล้ว +2

      suu sirdoonka gabadhisa fane idle iyo iidadi

  • @sihaamsaciid6436
    @sihaamsaciid6436 5 ปีที่แล้ว +48

    Kkkkkkkk iidle iyo iidadi hadii ay is helaan bas waaaye alla beerka😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @hanadabdulkadir7334
    @hanadabdulkadir7334 5 ปีที่แล้ว +119

    😁wax badan waa sugaaye iidaadi Iyo Iidle😂😂😂

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 ปีที่แล้ว +62

    Idaadi shiqaal wuu ka baxay🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂
    Shiqal mar horan ka baxay ogadeen ayaan ahay .
    Yaa ka tahay bah.gari kulaha
    Reer xamar Yaan kasii ahay 🤣😂🤣😂🤣

    • @JabaatiFM
      @JabaatiFM 5 ปีที่แล้ว +3

      Reer Xamar waa Laf ka tirsan Bahgari

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 ปีที่แล้ว

      @@JabaatiFM 😂😂😂
      Goorme ka tursanadeen

  • @samadkafilms8841
    @samadkafilms8841 5 ปีที่แล้ว +63

    Labadaan saan isugu sugaye lee
    Thank you barbarta

  • @dheexyareeydhuubo2743
    @dheexyareeydhuubo2743 5 ปีที่แล้ว +72

    inti cafimad qabto ale ha u ziyaadiyo inti xanuunsan ale haka qaato

  • @abdikanihasen6884
    @abdikanihasen6884 5 ปีที่แล้ว +32

    Hadaa alaah jeceshahay like saar

  • @yoefaraq
    @yoefaraq 5 ปีที่แล้ว +220

    Hadad somantahay like sar nabiga kusali

  • @ustaadaxzab7210
    @ustaadaxzab7210 5 ปีที่แล้ว +45

    Jamba and iidadi and idle yare haliskubalamiyo😂

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan8905 5 ปีที่แล้ว +72

    ninka maashka iska leh ayaa i dhalay ku qaraban jirti 😂😂🤣🤣🤣😂😂ar iidle cawa waa la galay

  • @timeyuuofficial8283
    @timeyuuofficial8283 5 ปีที่แล้ว +11

    Idadi wlh waa fanny nerobi ku xistay kaaly idle ninkaan noo soo wd😂😂😂😂😂

  • @ayandeimondabdi8196
    @ayandeimondabdi8196 5 ปีที่แล้ว +31

    Please iidaadi waad ku qosleysiin uune u iibiya dhar iyo kabo walaalayaal TH-cam’s muqdisho

    • @hashi9977
      @hashi9977 5 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe igu caawi adoo mhdsan tahay 👍

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 3 ปีที่แล้ว +3

    Bac maku xartay mid mkaba ah maudhiibtay wewe tupa uko maku dhahday shilingi kumi masiisay 🤣🤣🤣🤣 iidaadi caadi maaha Somali best funniest to the world

  • @threRealNews
    @threRealNews 4 ปีที่แล้ว +12

    Inta nabiga jcl like iisaar

  • @nouhsheikhsaid5524
    @nouhsheikhsaid5524 5 ปีที่แล้ว +112

    Iidle iyo idaadi wee isku balamiyeen barbaarta horay usocda😂😂

  • @maslahmohamedaddow3497
    @maslahmohamedaddow3497 5 ปีที่แล้ว +39

    Hhhhhhh iidadi wax malaga qaban karo iidle dhulku lajaray

  • @Zack57875
    @Zack57875 5 ปีที่แล้ว +112

    Iidle wan ku xisi donah sxb❤😭

    • @mohamedali-tp7th
      @mohamedali-tp7th 5 ปีที่แล้ว +2

      Big bro iwrn sxb

    • @kulmiyesharif808
      @kulmiyesharif808 5 ปีที่แล้ว

      Fataale Apowe kutageraa horay usoco

    • @mccaqilka1407
      @mccaqilka1407 5 ปีที่แล้ว

      Big Bro Faataale ninkaani ii daadi ladhahaayo maad iga qabatid broH Hhhhhhhhhhhhhhhh

    • @mohamedabdi918
      @mohamedabdi918 5 ปีที่แล้ว

      Asc big bro

    • @alfachanel5630
      @alfachanel5630 4 ปีที่แล้ว

      big bro wllka weyn xizzz you

  • @jackupdave
    @jackupdave 5 ปีที่แล้ว +16

    im somali and trust me when i say this, i dont understand but i am laughing hard. from swe/uk

    • @user-rm7me1kn1u
      @user-rm7me1kn1u 11 หลายเดือนก่อน

      How can you laugh without understand?

  • @mohamedahmedamin2836
    @mohamedahmedamin2836 5 ปีที่แล้ว +25

    Kukan Derbi ah
    majaajilo derbi Iidaadi vs iidle
    Pig game ina kulamo nuucan sugaya like saara😂😂😂

  • @duufantamedia3340
    @duufantamedia3340 5 ปีที่แล้ว +29

    Waa walkina mr kale idinka so salamaya Austria qasatan vianna Ramadan kariim Iidle vs Iidadi hadad wx bdn sugeysen like haligu cawiyo Barbaata media show YouTubka kaliya aan dawado keep going ayan idin leyahay 🇸🇴🎤

  • @samriitaupdy3993
    @samriitaupdy3993 5 ปีที่แล้ว +152

    inta iidaadi io iidle lisku balamiyo sugaysay like iisara

    • @wahaba4781
      @wahaba4781 5 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 ปีที่แล้ว

      subscribe ayaan kugu sharfaa igu sharaf adigana

  • @muztaphea7327
    @muztaphea7327 5 ปีที่แล้ว +6

    Adiga akhrinaya qoralkan wxn kurajaynaya Cimri dheeri Camal wanagsanleh Cafimaad badni fadlan like &Subscribe izaar mhdsanid

    • @ayaancumar3954
      @ayaancumar3954 5 ปีที่แล้ว +1

      Muztaphe mhdsanid prother adna jannatul fardowsa alaah ku galiyo

    • @muztaphea7327
      @muztaphea7327 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ayaancumar3954 aamiin zharafey cizi zharaf kunalo melkastod kusuganthyba

    • @ayaancumar3954
      @ayaancumar3954 5 ปีที่แล้ว

      Muztaphe A hye brother dhamaantiin

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta maxamad qoslaye inoo bakaro mobel ku gado taqano farta ha tagto

  • @ibrahimcarabsed8673
    @ibrahimcarabsed8673 5 ปีที่แล้ว +93

    Hada soman thy like 3000 garisi Idle wey galeyn 😂👍

  • @mumtaazbashir308
    @mumtaazbashir308 5 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhhhhh codsigena wa la texgeliye msh allh thanks Barbarta media

  • @abdifitahabdullahi7572
    @abdifitahabdullahi7572 5 ปีที่แล้ว +11

    Iiidle yare walhi waa boqor ixtiraam badan waan jeclahay ninkaan ixtiraamkiisa iidafi waa leggend asna 😀

  • @qoslaayecumar1890
    @qoslaayecumar1890 5 ปีที่แล้ว +23

    I Iidle zxp qosolkaaga baxooyo runti 🔥🔥🔥🔥

  • @bisharoabdulahiabdi4716
    @bisharoabdulahiabdi4716 5 ปีที่แล้ว +64

    lkn idle waa iska tageraa asiga xitaa ma yaristo💖🤣

  • @shanisharif3406
    @shanisharif3406 5 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhhhh Alaberkoy idlayare&idaadi Qofki dawda waa fuuraya Maqusli karna soonka nahaya qosalka nagadaya

  • @nur_afrax
    @nur_afrax 5 ปีที่แล้ว +31

    Ramadan kareem asxpteyda qaliga ah ❤️

    • @abdirahmanali9730
      @abdirahmanali9730 4 ปีที่แล้ว +1

      Wa kisi kLe ramadan karim walalka

    • @nur_afrax
      @nur_afrax 4 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Ali aad iyo aad

    • @mahirdalpoqortooyo5546
      @mahirdalpoqortooyo5546 4 ปีที่แล้ว

      @@nur_afrax ramadan kariim kiisii kale baan jogaa hada

  • @adirreacts5481
    @adirreacts5481 5 ปีที่แล้ว +5

    Hal mar igula sliya nabigena suuban mohamed calyhi sltu waslm scw❤️

  • @maxamedsaciid6376
    @maxamedsaciid6376 5 ปีที่แล้ว +73

    First comment like please waligey waa ku riyoon jiray

  • @kingofkings4330
    @kingofkings4330 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofka 2022 daawan rabo like haila dhaafin

  • @ismahanmohamed7956
    @ismahanmohamed7956 5 ปีที่แล้ว +7

    Legin tagero buxo idadi iyo idle 😂keep going😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedkeynan4983
    @mohamedkeynan4983 5 ปีที่แล้ว +30

    Iidle vs iidaadi.
    Kulankooda
    Madhuuusin
    Beenta waye wlh
    🤣😂🤣😂🤣🤣

  • @abdiwalihussein9314
    @abdiwalihussein9314 5 ปีที่แล้ว +26

    Keep going barbaarta meida muudey iyo najiib wa idiin tagera sxp

  • @axmeddaha9422
    @axmeddaha9422 5 ปีที่แล้ว +16

    Iidaadi waxbadin karo lam haYi 💪iidaadi wixii taagero like igu kasbeYa🙏

  • @emraky8971
    @emraky8971 5 ปีที่แล้ว +11

    😂😂😂😂😂😂😂😂alla maxan sugayey kulankan finally 😂

  • @ramadaanxaaji125
    @ramadaanxaaji125 5 ปีที่แล้ว +47

    First views and first comment iicimaamada like cml

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 5 ปีที่แล้ว

      subscribe ii saar aan kuu saaree sxb.

  • @kariimcadde574
    @kariimcadde574 5 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahey dartiisa like iigu saar

  • @raaqiyamohamud9331
    @raaqiyamohamud9331 5 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi labo isku fcn isku kenten viva idadi & idle 😂 🤣 🤣

  • @sucaadabdalla3083
    @sucaadabdalla3083 5 ปีที่แล้ว +44

    Hhhh iidaadi cidi tgeerta like sar😂

  • @zakizakaaza5296
    @zakizakaaza5296 5 ปีที่แล้ว +16

    Dad ayaa is HelaY iidadi abihiis waaa lokenay hhhhhh

  • @ismahanabdala1009
    @ismahanabdala1009 5 ปีที่แล้ว +48

    Iidai bentisa inta ku qososhay👇🤣🙌

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 5 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂idaadi funs intuu kaqozliyoh like ta saaara

  • @inaomaribrahim7527
    @inaomaribrahim7527 5 ปีที่แล้ว +19

    Dad adak idle iyo iidadi 👋👋👋👋👋👋

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 5 ปีที่แล้ว +13

    Anoo afur karinaayo ayaa dawanooyaa qosol wlhi funny iidle iyo iidaadi

  • @abdirahmanbareadam7677
    @abdirahmanbareadam7677 5 ปีที่แล้ว +23

    Iidaadi nin weyn 💪✅👏👏

  • @MoMo-jk4kr
    @MoMo-jk4kr 5 ปีที่แล้ว +5

    Hadaa ILahay jeceshahy Like isaar

  • @amiinkeyy
    @amiinkeyy 5 ปีที่แล้ว +16

    Iidaadi marko iidle arko duulala kusoo dago ilhy amrks😂😂😂Best video oo ayntan argno

  • @pesdaily1595
    @pesdaily1595 5 ปีที่แล้ว +4

    Reer Kismaayo inta ah ee caasho Neero taqaano Liketa saar

  • @paulpogba9309
    @paulpogba9309 5 ปีที่แล้ว +7

    Ar kulankaan shaadiyo ku soo dara markaas si fiican loo sii qoslaa inta igu raac san like🙏

  • @daybydaychannel1044
    @daybydaychannel1044 5 ปีที่แล้ว +3

    hadaad nabiga kusali wll scw
    like na ii saar mahadsanid wll

  • @theclicks7134
    @theclicks7134 5 ปีที่แล้ว +12

    idaadi aa ku ficaan abaha weyn idle cunga loso wacday oo ladha hay «xamar imaw»

  • @abdimalikoozyare7251
    @abdimalikoozyare7251 5 ปีที่แล้ว +3

    Iidadi nugu kala wad 😃😃😃😃
    Legend idle yare 🔥
    Asxpt idle like comment 🔥💪

  • @cjabaarhusssein696
    @cjabaarhusssein696 5 ปีที่แล้ว +11

    Iidaadi zxb keep going madaalo
    qofkii iidaadi ha u imaato

  • @hassenkafi4984
    @hassenkafi4984 5 ปีที่แล้ว +7

    qofki ugu horeya aha like isara hee

  • @AbdikhadarN
    @AbdikhadarN 5 ปีที่แล้ว +13

    idaada: maqayada six ana iska lahaa
    iidle yare: aniga waye day waxa saas kudhahoso
    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    war like isaara sxbayal

  • @Jibriil4
    @Jibriil4 5 ปีที่แล้ว +4

    Respekt wlh #Barbaarta Media farxadeya idinkaa MASUUL ka eh kkkkk

  • @waayahamediashow1773
    @waayahamediashow1773 5 ปีที่แล้ว +1

    sheekadaan muudeey aa ka maqan midka booska muudeey kujiro waa qof kadhacsan inta ila aragtey like dhac kusiiya

  • @doxamediachannel924
    @doxamediachannel924 5 ปีที่แล้ว +4

    Wa waxa an ad usugayay muqalkaan idaadi iyo idle yare inta kufaraxsan lake isaaara my dadkeygoow

  • @bisharoabdulahiabdi4716
    @bisharoabdulahiabdi4716 5 ปีที่แล้ว +39

    idle iidadi wax maka war badisidee iska amus hee🤣🤣🤣

  • @zakidhaqane2752
    @zakidhaqane2752 5 ปีที่แล้ว +6

    Ramadan kariim inta sooman

  • @yaasiinamoore3064
    @yaasiinamoore3064 5 ปีที่แล้ว +10

    2 majaajiliiste oo qosl baa is heleen iidaad vs iidle yare noolaada inteey nolol jirtoh

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 5 ปีที่แล้ว +22

    Darbi Islii inow yahy IIDAADI vs IIDlA YARE like isaara

    • @Videos-pi6qr
      @Videos-pi6qr 5 ปีที่แล้ว

      axmad fartaagte, derby

  • @garaadhope8263
    @garaadhope8263 5 ปีที่แล้ว +25

    Iidaadi vs big bro, final comic 18th 5 2020. See u argtaa ciyaartaas

  • @ismailmagan252
    @ismailmagan252 5 ปีที่แล้ว +10

    #TEAM IIDAADI IN THE HOUSE

    • @hashi9977
      @hashi9977 5 ปีที่แล้ว

      Ppp ismail nin la wyey bro subscribe i saar 👍

    • @hawaismail1588
      @hawaismail1588 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan rabey iin Aad II diin shego.... Adeer baa gecela SudAfrika is 00 Somali OK love you gays Somali waa Gadoontey. New Somali.. You kena Macalim Jaamac? Is ook mij laas School, hadaan Rabo iin eey Somalië fican to.. Macalim Jamac dugsiga Sare Somali wuxuu nog dey Hoterl.. Wax kasta ma burbureen. Habeen wanaag s'en Asxaabta Love you ool xxx

  • @aasiyaaxmed796
    @aasiyaaxmed796 5 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂 ragba is helay Walle 😂😂😂

  • @kingice2869
    @kingice2869 5 ปีที่แล้ว +33

    Fanskayga suscribe izara si ad ula socoto ramadanka kadip heesahah an so wadoH love you all

    • @dheexyareeydhuubo2743
      @dheexyareeydhuubo2743 5 ปีที่แล้ว

      KhadarKeeyow Official
      ok

    • @fartunaden7072
      @fartunaden7072 5 ปีที่แล้ว

      Khadar keeyow official okay 💞💞💞💓💓👌👌😘✌️👈

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahaam idimku dhaarshee heesaha iyo waxyaabaha danbiga kasaara channeladiini hadaad diidaana calaamad degdeg ah allah idin tuso ileen qof wamaag diidey in lahabaaro sidii qabiilkii cusay ookale way mudatayee

    • @fahmoofficiall518
      @fahmoofficiall518 5 ปีที่แล้ว

      qofki subscribe rabaaa numberkan laso xarir adigan wada sare dad bu hayaa nambarkan

    • @fahmoofficiall518
      @fahmoofficiall518 5 ปีที่แล้ว

      wakas +252618751223

  • @ahmedzaanjo8555
    @ahmedzaanjo8555 5 ปีที่แล้ว +6

    ii daadi kulaha adoo qadhqadhaya
    tabuu makuu saray xaar baku qabtay 😂😂bac maku xaartay shaydaan ahaa

  • @alfananyoonismaluuda8919
    @alfananyoonismaluuda8919 5 ปีที่แล้ว +16

    Manta qofka kowaad ayaa ahay yeees

  • @bossreddit3501
    @bossreddit3501 5 ปีที่แล้ว +6

    kkkkkkkk labadn sidan urabay iny isqabtaan kkkkk qosol iguma harin wlhi kkk

  • @cabdifatahmustafa2034
    @cabdifatahmustafa2034 5 ปีที่แล้ว +5

    Iidaadi iyo iidle wax badan waa sugaayey bbm waa idin slmy

  • @Kushaano
    @Kushaano 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi iidaadi hadii uu ku caayo kama xanaaqeesid

  • @sakariyecabdirashiid2480
    @sakariyecabdirashiid2480 3 ปีที่แล้ว +1

    Manaday tariiqtu waa 29/4/2021 .ramdanku waa 9 masha Allah allow nabad Noku dhamee aamiin kankiisah kale allonokudhame

  • @saafixasan3920
    @saafixasan3920 5 ปีที่แล้ว +7

    Iidadi idle wow xushmeyna 👍

  • @qoslaayecumar1890
    @qoslaayecumar1890 5 ปีที่แล้ว +36

    waraa iidaadi Kapo caag ayuu wataa ee shaafto oo ku gato hala siiyo

  • @highflash795
    @highflash795 5 ปีที่แล้ว +11

    Ar like isaara iga farxiya my walalahay💯

  • @abdiwelijamma
    @abdiwelijamma 5 ปีที่แล้ว +33

    Legend Iidle iyo Legend Iidaadi😂

  • @hamzaneymarjr230
    @hamzaneymarjr230 5 ปีที่แล้ว +3

    Aigna Tagera IIDAADI, Hamza Neymar for Germany 🇩🇪 viva IIDDADI🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @QALFOOFtv
    @QALFOOFtv 5 ปีที่แล้ว +1

    Markan muqalki hore oo idle lagu so dhaweynayay aan arkay idaadi ayaan so xasustay iyo mudeey
    Wlh muqalka hore inad ino keentiin ayey aheeyd idaadi he is the king of mugadisho
    Idle yare
    Idaadi😍😍

  • @abdixasan5322
    @abdixasan5322 5 ปีที่แล้ว +3

    Idaadi umadeena mahan kulhaa iidle yare shaah macaan siraado u imanjiray kkk

  • @madkapoy566
    @madkapoy566 5 ปีที่แล้ว +14

    Iidle ilaah baan ku dhaartay qeebta hadalkaa kaa Tumaa kuLahaa 😀🤣

  • @ayuubupdy9208
    @ayuubupdy9208 5 ปีที่แล้ว +1

    IIDLE WAX KAA WAR BADAN AA KU HELE MARKAAAN HHHHH KEEP GOING LIBAXAYGA IIDLE

  • @abdinasirhaaji7070
    @abdinasirhaaji7070 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta maqashay qosolka mudey 10:42 like isaar

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 5 ปีที่แล้ว +2

    Gacantiisuu Cabaa kulaha aar iidle
    Waa inkaar wlhi

  • @alfananyoonismaluuda8919
    @alfananyoonismaluuda8919 5 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkkkkk idaadi cadi ma ahn

  • @mohamedalinur7381
    @mohamedalinur7381 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlh waa la is qabty iidaadi vs iidle yare big fans inta aniga cml 👍 idla xitaa waa laga badiyey 🤘 nolow iidaadi

  • @swtzuheyla6206
    @swtzuheyla6206 5 ปีที่แล้ว +2

    Why do people cry for likes olways?? What is so fishing about this like😂😂😂😂

  • @qaaliqurux6969
    @qaaliqurux6969 5 ปีที่แล้ว

    Waa saxan yahay idaadi bahgari rer xamar waa jiraa waa dad cad cad 💯 kiiba 99 sida carab ama hindi Masha allah

  • @ciiseabdi7235
    @ciiseabdi7235 5 ปีที่แล้ว +8

    Idaadi Caaadi maaha idle waa uu aamusiyey

  • @feisalabdullahiabukar4517
    @feisalabdullahiabukar4517 5 ปีที่แล้ว +5

    Idaadi markaan arko waan qoslaa wlh