- 201
- 3 420 080
Sir Fathi
Canada
เข้าร่วมเมื่อ 10 ม.ค. 2020
Ku raaxayso muuqaal walba, kobcina garaadkaaga🧠 adiga oo naga guntanaya macluumaadka cuddoon ee aanu kuugu soo tabinayno Bartan🫵😃
Nagu soo biir adiga oo Subscribe✅ taabanaya, gambaleelkana🔔 ha illaabin si uu ku soo gaadho muuqaal walba oo aanu soo galinnaa.
Mahadsanid😉
Nagu soo biir adiga oo Subscribe✅ taabanaya, gambaleelkana🔔 ha illaabin si uu ku soo gaadho muuqaal walba oo aanu soo galinnaa.
Mahadsanid😉
Dalalka Islaamku maxay Israel uga baqdaan | Sababta Rasmiga ah😳
𝗜𝗻𝘀𝘁𝗮𝗴𝗿𝗮𝗺:
sir_fathi?igshid=s5ky5fe8c9pz
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:
vm.tiktok.com/ZStnB9mk/
Ha ilaabin inaad ku sii SHARE gareyso:
●WhatsApp.
●Facebook.
Muuqaalkeenii u danbeeyay:⬇️
th-cam.com/video/TtyoA2-1M4s/w-d-xo.html
sir_fathi?igshid=s5ky5fe8c9pz
𝗧𝗶𝗸𝘁𝗼𝗸:
vm.tiktok.com/ZStnB9mk/
Ha ilaabin inaad ku sii SHARE gareyso:
●WhatsApp.
●Facebook.
Muuqaalkeenii u danbeeyay:⬇️
th-cam.com/video/TtyoA2-1M4s/w-d-xo.html
มุมมอง: 3 413
วีดีโอ
DHIQIDDA LACAGTA | Danbiga Ugu weyn ee Dawlad laga galo 💵🤯
มุมมอง 26Kปีที่แล้ว
DHIQIDDA LACAGTA | Danbiga Ugu weyn ee Dawlad laga galo 💵🤯
Qaniga Qatan | Sababta Qaarada Laatin America saboolka u tahay🌎🗺️🙄
มุมมอง 59Kปีที่แล้ว
Qaniga Qatan | Sababta Qaarada Laatin America saboolka u tahay🌎🗺️🙄
Waligaa Meel danbe Saxeexi maysid ka dib Muuqaalkan markaad daawato🫵😳✍️
มุมมอง 27Kปีที่แล้ว
Waligaa Meel danbe Saxeexi maysid ka dib Muuqaalkan markaad daawato🫵😳✍️
Dawlado Aanad Waligaa Maqal | Belize, etc...😳⁉️
มุมมอง 24Kปีที่แล้ว
Dawlado Aanad Waligaa Maqal | Belize, etc...😳⁉️
Ogaal | Barnaamij Aqooneedkii ugu weynaa Taariikhda Soomaalida | Dhawaan filo (Coming Soon)
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
Ogaal | Barnaamij Aqooneedkii ugu weynaa Taariikhda Soomaalida | Dhawaan filo (Coming Soon)
Dawakh | Sababmaa Jarmalka Dunida inba magac ugu Taqaanaa⁉️😳
มุมมอง 39Kปีที่แล้ว
Dawakh | Sababmaa Jarmalka Dunida inba magac ugu Taqaanaa⁉️😳
CUNSURIYADDA | Maxay Dadku u kala midabo duwan yihiin iyagoo Wada Aadane ah👨🏻👨🏿👨🏼⁉️
มุมมอง 23Kปีที่แล้ว
CUNSURIYADDA | Maxay Dadku u kala midabo duwan yihiin iyagoo Wada Aadane ah👨🏻👨🏿👨🏼⁉️
Shirkaddii Suuliga ka Bilaabantey Maanta Billions ku Qiimaysan💰🤑
มุมมอง 28Kปีที่แล้ว
Shirkaddii Suuliga ka Bilaabantey Maanta Billions ku Qiimaysan💰🤑
Maxay u adag tahay in Raggu dumarka Fahamaan⁉️🤔
มุมมอง 27Kปีที่แล้ว
Maxay u adag tahay in Raggu dumarka Fahamaan⁉️🤔
Waa Kan Hubka Ugu weyn ee Qofka Muslimka ahi leeyey | QISO CAJIIB AH🫵🕋
มุมมอง 31Kปีที่แล้ว
Waa Kan Hubka Ugu weyn ee Qofka Muslimka ahi leeyey | QISO CAJIIB AH🫵🕋
Waa tan Farsamadaad kaga Adkaan lahayd Caajiska iyo Wahsiga🫵 | Kaliyaata 5 Ilbidhiqsi🖐👊
มุมมอง 55Kปีที่แล้ว
Waa tan Farsamadaad kaga Adkaan lahayd Caajiska iyo Wahsiga🫵 | Kaliyaata 5 Ilbidhiqsi🖐👊
Waar Wuxu Weynaa😱 | Ruushku Siduu Waxan oo Dhul ah Ku helay🇷🇺🗺🌍
มุมมอง 33Kปีที่แล้ว
Waar Wuxu Weynaa😱 | Ruushku Siduu Waxan oo Dhul ah Ku helay🇷🇺🗺🌍
Baalashlihii Diidey Real Madrid iyo Man United | JAWHARADII MADOOBEYD | PELÉ👑💎
มุมมอง 33K2 ปีที่แล้ว
Baalashlihii Diidey Real Madrid iyo Man United | JAWHARADII MADOOBEYD | PELÉ👑💎
Kani waa Video-gaagii | Samee waxa aanay Samayn 99% Dadka ka mid ahi🥸💵
มุมมอง 77K2 ปีที่แล้ว
Kani waa Video-gaagii | Samee waxa aanay Samayn 99% Dadka ka mid ahi🥸💵
Khasaare | Maxay Marti-gelinta Koobka Adduunku u tahay Fikrad Xun😬⁉️
มุมมอง 29K2 ปีที่แล้ว
Khasaare | Maxay Marti-gelinta Koobka Adduunku u tahay Fikrad Xun😬⁉️
Ala Wadnaha😳 | Waa tan Sababta Kubadda Cagta aanu u Jecel nahay🔥⚽️
มุมมอง 24K2 ปีที่แล้ว
Ala Wadnaha😳 | Waa tan Sababta Kubadda Cagta aanu u Jecel nahay🔥⚽️
Imisa Lacag ah ayuu helaya Dalka Koobka Adduunka Ku Guuleystaa | FIFA waa Budhcad🥸💰💵
มุมมอง 59K2 ปีที่แล้ว
Imisa Lacag ah ayuu helaya Dalka Koobka Adduunka Ku Guuleystaa | FIFA waa Budhcad🥸💰💵
Waaryaa Dhiiggu biyo maaha😤 | Morocco 🇲🇦❤️ | World Cup
มุมมอง 10K2 ปีที่แล้ว
Waaryaa Dhiiggu biyo maaha😤 | Morocco 🇲🇦❤️ | World Cup
ARAWEELO | Suntii Ragga Kaga Ilmaysiin jirtey😬😱
มุมมอง 27K2 ปีที่แล้ว
ARAWEELO | Suntii Ragga Kaga Ilmaysiin jirtey😬😱
Xaditaankii Jidhka Nabiga SCW | Mucjisadii weynayd ee la kulantey tuugtii Gaalada aheyd😱
มุมมอง 31K2 ปีที่แล้ว
Xaditaankii Jidhka Nabiga SCW | Mucjisadii weynayd ee la kulantey tuugtii Gaalada aheyd😱
God (Tunnel) loogu talo galay inuu dumo 1948-kii oo ilaa hadda jira😳🏔
มุมมอง 20K2 ปีที่แล้ว
God (Tunnel) loogu talo galay inuu dumo 1948-kii oo ilaa hadda jira😳🏔
Sujuudda Ciyaartooyda Marka Gool dhasho | Jawaab lama filaan ah ⚽️‼️
มุมมอง 34K2 ปีที่แล้ว
Sujuudda Ciyaartooyda Marka Gool dhasho | Jawaab lama filaan ah ⚽️‼️
Tollaay 😰 | Weerarkii MUQDISHO iyo kii HIROSHIMA halkay iskaga Eeg yihiin
มุมมอง 16K2 ปีที่แล้ว
Tollaay 😰 | Weerarkii MUQDISHO iyo kii HIROSHIMA halkay iskaga Eeg yihiin
Dulmanihii Dunida Qabsadey | Karim Benzema | Qiso noloshaada bedeli doonta 👊🥲
มุมมอง 16K2 ปีที่แล้ว
Dulmanihii Dunida Qabsadey | Karim Benzema | Qiso noloshaada bedeli doonta 👊🥲
Welcome back to youtube sir fathi
❤❤❤❤❤
Zhp wllhi aadbaad uraagtay soo badi zhp
Yuhuuda shacabka muslimiintu kama baqaane waxaa ka baqa munaafaqiinta kuraasta u joogta sxb
Walgu wayi
😂🎉
inta aad sheegtay oo dhami waxba kama jiraan, sababtoo ah, heshiis waa warqad wax lagu qoray ee dermi ahan, haddii dalalka qaar ay xaalad ku ijraan kuwo kale ayaa cirka mareya oo sucuudiga, Qadar, Turkiga iyo imaaraatka oo ciidan ahaan iyo dhaqaale ahaanba aan lagu dhicin,. sababta dhabta ahna waa hal qodob oo kali ah 1 dhamaan madaxda wadmada Caalamka islaamka waa dad u shaqeeya Maraykan iyo Yuhuud oo loo diray shacabkooda
From tiktok
Thanks Pro. Keep going. Wllhi aad baan uga helay qodobadaas aad soo baadhay. Legend.
Wadankeena uducee wll iyo dhamaan muslimiinta 🇸🇴☪️
Somalia ka reeb maha wadan✍🏻
Waana la kala dhantaalay ka dibna hoo baaruuda Dhagar yu hu da Ma zuusho ولا يزالون يقا تلونكم عن دينكم
صلى الله عليه وسلم ❤ Wlhi xaley ayn riyooday yahuuda lacnad Haku dhacdee anoo dileyaa waliba si inaba caadi ahyn runban modeyey lkn riyo bey igu noqoty hakuye cilbadanaa ya illahy😢
Wey roomowe insha Allah ❤❤
@@yunusmuxamed insha allah wll🤲
Guuleyso sxp
Welcome back zxp
Waar halkeed kasoo shacday 😂😂😂
Wonderful editing masha allah
editing baad ka sheekaynysa halkii aad fikir ka dhiiban lahyd mawduucan. aniga wan yaabe horta dadka comment-ga maxay uga hadlaan wax ka baxsan waxa muuqalka ka duwan
Scw scw scw scw scw scw scw
Asc
Welcome back after 1year❤
Waxaa sababay in yahuuda kibirto katagida muslimiinta ay katageen ku dhaqanka Shareecada islaamka waxkala majiraan yahuudna muslimiin imaankoodi kaamilyahay waxay rabto kuma dhaxsamayseen
War anaga haday nagu dhagnaan lahayd mar hore ayey kheeceda iyo dabkeeda baa kici laa
Hadi la heli laha 400 kun shid ah wa la soo afjari laha
Sanad dhanbaad iska maqnayd😂
Raali ahaada😂
Sxp bariyahan maad soo dhigin muuqaal sxp week walba soo dhig diyaar ayaan nahay
Inshallah wllo Mahadsanid ❤
Bal soo badi nio muqalada 😮
SIR IS BACK🐐
🫡
مقاطع منيج إسرائيل من أجل فلسطين 🇵🇸
Hal sano kadib waa iskeenee sirfathi😮
Muusow waa imanaa waa iska sii bexee Miya hadàne dhig dhibcaha😂❤. Hdaa istaan so aqrisayba waku salaamayaa😅
Wll muqaalada noo so badi
Wcs
After 1yr 😂
Raali ahaada 😅
الأنبياء
Fadxiyoow cid ka baqdaa majirtee inaga hubso halkaa
Haddaa miyaa laga xishoodaa😂
Inaga maxaa inala gudboon? Ragga inoo ballami
wan ku xisnay ❤😊
Madaxa korkiisa wllo❤
Welcome back pro after 1 year
Mahad sanid sir Fathi
Rijaalow so labasho wacan 🫶🏻🫡
Mahadsanid ❤
Keep going ❤
Guulayso walaal sida aad wax u edit garayso waey fiican tahay ee maad nala yara wadaagtid hal video-yowna ha ahaatee.
Full course baynu sameyn doonaa inshallah wllo
Cabdoow update noqo oo TH-cam kA usoo jeeso noi😅😂
Haye sxb😂
First View And Also First Comment
Mahadsanid wllo
First 😮😅
Xal maheli kartaa mushkilada paypal ka manala xalinkartaa wllhy beri horaa lacag samayn laha😭
Yaa balamiyay cunugaan bajaqloona taageero😂
Allah walal tiktok uunban kugu xirnaa walhi maba is lahen intaad ku arki hada na tiktok wan ba iska dayay oo 2024 baan raciyay allah igu guu leyee insha allah illahy wadada xaqa ah hanagu dile
WAA SAX
Warxagee kadhacday
😂😂😂
Naa MxD igU dhuvatY edO😂😭