ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Diri Dhaba way ka qurux badantahay Hargeysa. Wow.
No
Naya jogi beenta yarey
Hargeysa mar dhaw sidii diri dhabe noqon doonto bal u fiirso markii ay oromo iyo amxaaro ka soo buuxsamaan.
Haa
From muqdisho I love diri dhamba 🥰🇸🇴
@@IqroWasuge calankan shaydanka maxaad iska daba wada meshan waaba etioipia ee
@@Sharmarke-h1zwa ku daremi kara quruxey 😂
, adiga xabashi maad tahay@@Sharmarke-h1z
@@Sharmarke-h1zkii Somalia miya calanki shaydanka ah!
maashaa allah waa magaalo qaali nagu ah diridhaba kufara adeeyga , Harar qiimaweeyn iyo quruxdeeda diri dhaba jigjigadii qaboobeey qabridare anaskaleh qabridaharee anaaskaleh
Mansha Allah ❣️ waanku faraxsanahy video gaga soo badi hor markaga aadbaan ujeclahy❤❤❤
Manshalah diri dhaba way ka qurux badan tahay jigjiga iskuma dhawa wlhi manshalah ❤
Dadkaygii somaliyed ee Ethiopia degan alle ha idin nabadeeyo markasta guushuna wa xagiina my people ❤❤❤
Dhakhtar video asal ah baan kaa hayaa maanta.❤.Xafadaydii Taiwanka/konelna waad joogtaa. Garoonka waxa la yidhahda garoonka konel sanado badan waxa uu ahaa meesha aan ku ciyaari jiray.Waan ❤jeclahay 🎉 Diridhabe.Waa magaalo somaali oo qadiimi ah rag badan oo caan ahna ay kasoo jeedaan sida ismaciil cumar Geele madaxweynaha jabuti. Adan farax iyo muxiyadiin cabdi oo wasiirka dakhliga gobolka somalida.Waxa kale oo kusoo noola madaxweynihii hore ee somaliland ahn axmed siilaanyo, Hadraawi ahn, timacade ahn, dhoodaan ahn iyo halgamaagii ugu horeeyay ee somaliland sheekh bashiir alle ha u naxariisto dhamantoodba.
@CaliFarax-qz8ncinkastoy anigaa igudambaysay 17 years kahor hadana diridhabe wa meel anjeeclahay.maqaalojabdu wayjirtaa haa
Walaahi sifican ayad usharaxday diridhabe.aniguba wankuciyaarjiray garoonkas konel waa meel an jeeclahay diridhab.dad wanaagsan oo ilbaxa aya kasojeeda oo an kamida aniguba yedirlij
maanta koonel 1 qof o somali ahi ma joogo
@CaliFarax-qz8nc haa
@@mohammethussein9313 dadkii Wali wey deganyihiin
Coming soon 300k 🎉 wllky maxamuud cismaan maxamed 😊
Dire dawa ❤
Hooyda was cagdheer dhulkaga qadhmuun ku eekow dirdhaba hooydameleh hooyda wase
@@GoojeCade 😂
@@GoojeCade orom af somali bartay uma xumad
@@GoojeCadesilki hoyada miya leeh micnah
@@GoojeCadedire dawa dee sow cagdheer malehe waraabe yahow
Malinkasta wax duub dhakhtar cami song 300k🎉❤
Xeeradii tolkay cisee waynee cida kalee Waa dulsaar somaali ahan ayan uu ogolaanay
TH-camrka Somalida ugu weyn waa aniga I.a ❤
Mashaa Allah soo dhawaw shoodhe qays qaysarWaxaa kula sòcda ñinkii muktaar
Dhakhtaroow Walahi MeeshiAan Niyada ku hayay Ee Aan jeclaa , mari jiray Inta badan iyo Hotelki Aan dagana waad mahad santahayDhakhtar❤
Dhakhtaar ✌️best TH-cam
War magaalada dirdhabe gurgure ayaa iska leh intakala la noolaada soomaali baan wadanahay ee walal waad ku mahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxb dhakhtarka odhow orod tag xanun ba ku haya
Hayaay, waar sawtan MagaladiiLa.qabsadey, Ee xataa Ganacsigii La.la wareegay, waliba xabashi weeyi wana Qorshe La.ga soo shaqeeyay WALAHI.
Intaas iskadaaf dadkan hadaf aye leyihiin watan somalia hada kuso qulqulaayi xaga somaliland iyo puntland bararuug in laseemyo waye
Dire dawa magalo cise warabe mise gadabursi, mise gurgure mise isaaq 🇸🇴❤️🇪🇹
ciise leh
Gurgure
Cisse 🎉
Ciise ayaa Leh Laangaaboow Waxa Kale aad tirisay Waaxay ??
Ciise
Masha Allah
Mashallah waan xasuusta gaadhi faras ayaa la odhan jiray 1991 ayaan raacay waxan ka imiday harta sheekha barigaa xasuus 😂😂a
Waxa dagan harta sheekha dadkii qaxay ayaan ahyn lkn markii danbe jabuuti ayaan ka galay school sxb
Diri Dhabe Waa Magaalo Ciise Dhakhtaroow Schoolka Xaafad Ciise Iyo Saldhiga Xaafad Ciise Bal booqo Waad ka heli doontaa kaabo
Mansha Allah Xaruntaydii Diri-dhaba.
dhathtaar please vlog ka same " HARAR" next whli he is beautiful city ..
Diri dhaba dhulkii somaliyed❤👍
Allaah mahadleh allaanaga abuuray dadbadan oo somalida ah
Dirir dhaba ma dhul soomaalibaa
Haa wll
@AyaanCisman-s7c hada Ethiopian majority ka ah dhulki somalida marka somalida minority noqdaan walo taliina majority
@@Qeysar-rh9lgadeer Wax Minority ah Ma Jiraan Magaalada Ciise ayaa Ugu Badan Oona U Taliya 5sano Oromo ayaa talisa 5 Sano na Ciise Waa sidaas
Haa wll waa dhul soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@AbuukarMuuse-s1y still miyaa
Horu mar wacan ❤❤❤❤
Gurgure Abtiyaashey iinoolada❤
Mashallah ❤❤❤diridhaba❤❤❤
Beautiful City ❤❤❤
my home diredawa
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Sodhawow dhakhtar magaladena muqal qurux badan bad kadubtay mahad sanid❤
Aad bad u mahadsantahay madama aad quruxda magaladena ad noso bandhigtay wll
Dire dhaba intaa iska daysaan hada magaloyinki kale ee somaliyed bay oromo degamaysanaysa sida hargaysa, garowe, boosaaso, gaalkacyo soomaliyey dhulkina ukaca
Wlhi Commentigii Ugu qiimaha Badnaa een arko Waa Runtaa Kismaayo na Ku Dar Intaas Magaalo aad Soo Sheegtay Waa Magaalooyinka Halista Ku Jira Inay gacanteena ka baxaan
From Sool i live U Dire dawa
Magaalo qurux badan m.a ❤❤❤
diri dhaba ma maamulkeeda ma soomali galbeed ayuu gacanta ugu jiraa mise oromadii baa la wareegtay
Waa is Maamul gaar Ah Soomali Galbed kama Tirsana Maamulka oromada kama Tirsana 5 Sano soomaali baa Xukunta 5 sanana oromo
Wow❤❤❤❤❤
M.a dera dhaba anaaa leh somalia🇸🇴
Masha Allaha 😂🎉dhaqtar so dhawow
Wad mahadsantahay dhakhtarr
Alle ha ku barakeyo my 🌍 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
I miss my home 😢❤
Masha Allah my city 🎉🎉🎉🎉
Yayaya gaadhibaad igu qaraacday😂😂😂
I support you
Asc 😎😎😎waan idin salaanay waxaan maqlaayey diridabe oromo iyo itopiyaan yaa qaatay ee maxaa kajira anigu nagaalo somaliyed baan uheystey aan muran gelin🌎😎😎😎
amxaaro ayaa majority ka ah
Alaa mxd wadadan schoolka usii maray Yene safar nabra Wey diree dhuroo nabray😢😢😢😢
Good job
Save my dire fikir magalada jacaylka❤
Welcome biro ❤❤❤❤
Meeshii ba leftii naga ba qabsadey 😢😢😢😢
Somali galbeed my home 🏠🏡 Dire straits
Dhaxal wareejinta diridhaba 😊
Mshallah
Sxb dhakhtarr come to addis gela
Maashallh❤
Kazira maanu ahyn waa club maaha garoon kaliya
Mohhamoud osman wllky mcn nolow ❤
Magalo xasus igu leh wayo jamacadeyda ayan kaso bartey dad wngsn aya daga walahi idinma ilawayin wllyal rer waseys xosh wan idin xiisey
Vedio yada so badi wllo❤
Wan uu xisay dire dawa ❤
I Support you My Pro
Legend
Pig fan bro dhakhtar ❤️👏🏻
Mahamoud osman dhalhtarrr nolow chp❤😊
Abti dhakhtar baydhabo goorme imanee❤❤
Wan idin Slmy Rer diridhabe From puntiand
Dir dhabo soomali 🇸🇴🇸🇴
Dire ❤
NEXT MAGALDA HERER SOO DUUB ZHP ❤MAHAMUUD DHAKHTAR
Uraaje maxaa ladhahaa ???
waa qoomiyad
Diri dhamba❤
Is it dire dawa or dir dhaba?
❤❤❤❤❤magaladaydiii
Legend🎉
Diri dhabe Waa Magaalo Qurxoon
Mashallah dire
❤❤magaladaydi
An ku salino xabibken
Horey usoco
Haji nin Kan kuwareysanaya wuxu kayiml tulo kamida somalilan omagaceda layidahdo cadadley
Dhakhtarrr nolaw wll waanu ku wadanaaye❤❤❤😍🤗
Abwaan kaarlos am diridhaba
sxp dhaqtar mahadsanid
Dhulkii oromada
Dhulkii Somaliiya
Cilaane😂😂😂😂
War mesha tuug baa jogta😅😅
Magalo kaneco badan😂😢
😂😂😂😂😂😂 magalada diridhabe magala somali waye ku laha😂😂😂😂
Adoon Oromo Ah Oo Sidaan U Adoonsanayey afkayga baray ayaad tahay Oo dulli Xun ah Oo Injir badan Oo foolxumo badan Wlhi soomaali inaad noqotaan ayaad Jeceshihiin 😂 Lakin weligiin Noqon maysaan Dhig afkayga
Keep going wllky dhakhtar
🎉🎉🎉
Dhaqatar wll hore usoco
mcn wan kaaheley
Hhh
Adisababa kaaley sxb 😂
ApdiRahman meee wllo
My fv dhakhtarr❤
Dire dawa waa magalada kali ah ee dhulka somalida hargeisa cilmilo ahn udhaw
Hore u soco saaxib.
VIVA DIRIR DAWA
Diri Dhaba way ka qurux badantahay Hargeysa. Wow.
No
Naya jogi beenta yarey
Hargeysa mar dhaw sidii diri dhabe noqon doonto bal u fiirso markii ay oromo iyo amxaaro ka soo buuxsamaan.
Haa
From muqdisho I love diri dhamba 🥰🇸🇴
@@IqroWasuge calankan shaydanka maxaad iska daba wada meshan waaba etioipia ee
@@Sharmarke-h1zwa ku daremi kara quruxey 😂
, adiga xabashi maad tahay@@Sharmarke-h1z
@@Sharmarke-h1zkii Somalia miya calanki shaydanka ah!
maashaa allah waa magaalo qaali nagu ah diridhaba kufara adeeyga , Harar qiimaweeyn iyo quruxdeeda diri dhaba jigjigadii qaboobeey qabridare anaskaleh qabridaharee anaaskaleh
Mansha Allah ❣️ waanku faraxsanahy video gaga soo badi hor markaga aadbaan ujeclahy❤❤❤
Manshalah diri dhaba way ka qurux badan tahay jigjiga iskuma dhawa wlhi manshalah ❤
Dadkaygii somaliyed ee Ethiopia degan alle ha idin nabadeeyo markasta guushuna wa xagiina my people ❤❤❤
Dhakhtar video asal ah baan kaa hayaa maanta.❤.
Xafadaydii Taiwanka/konelna waad joogtaa. Garoonka waxa la yidhahda garoonka konel sanado badan waxa uu ahaa meesha aan ku ciyaari jiray.
Waan ❤jeclahay 🎉 Diridhabe.
Waa magaalo somaali oo qadiimi ah rag badan oo caan ahna ay kasoo jeedaan sida ismaciil cumar Geele madaxweynaha jabuti. Adan farax iyo muxiyadiin cabdi oo wasiirka dakhliga gobolka somalida.
Waxa kale oo kusoo noola madaxweynihii hore ee somaliland ahn axmed siilaanyo, Hadraawi ahn, timacade ahn, dhoodaan ahn iyo halgamaagii ugu horeeyay ee somaliland sheekh bashiir alle ha u naxariisto dhamantoodba.
@CaliFarax-qz8ncinkastoy anigaa igudambaysay 17 years kahor hadana diridhabe wa meel anjeeclahay.maqaalojabdu wayjirtaa haa
Walaahi sifican ayad usharaxday diridhabe.aniguba wankuciyaarjiray garoonkas konel waa meel an jeeclahay diridhab.dad wanaagsan oo ilbaxa aya kasojeeda oo an kamida aniguba yedirlij
maanta koonel 1 qof o somali ahi ma joogo
@CaliFarax-qz8nc haa
@@mohammethussein9313 dadkii Wali wey deganyihiin
Coming soon 300k 🎉 wllky maxamuud cismaan maxamed 😊
Dire dawa ❤
Hooyda was cagdheer dhulkaga qadhmuun ku eekow dirdhaba hooydameleh hooyda wase
@@GoojeCade 😂
@@GoojeCade orom af somali bartay uma xumad
@@GoojeCadesilki hoyada miya leeh micnah
@@GoojeCadedire dawa dee sow cagdheer malehe waraabe yahow
Malinkasta wax duub dhakhtar cami song 300k🎉❤
Xeeradii tolkay cisee waynee cida kalee Waa dulsaar somaali ahan ayan uu ogolaanay
TH-camrka Somalida ugu weyn waa aniga I.a ❤
Mashaa Allah soo dhawaw shoodhe qays qaysar
Waxaa kula sòcda ñinkii muktaar
Dhakhtaroow Walahi Meeshi
Aan Niyada ku hayay Ee Aan jeclaa , mari jiray Inta badan iyo Hotelki Aan dagana waad mahad santahay
Dhakhtar❤
Dhakhtaar ✌️best TH-cam
War magaalada dirdhabe gurgure ayaa iska leh intakala la noolaada soomaali baan wadanahay ee walal waad ku mahadsantahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxb dhakhtarka odhow orod tag xanun ba ku haya
Hayaay, waar sawtan Magaladii
La.qabsadey, Ee xataa Ganacsigii
La.la wareegay, waliba xabashi weeyi wana Qorshe La.ga soo shaqeeyay WALAHI.
Intaas iskadaaf dadkan hadaf aye leyihiin watan somalia hada kuso qulqulaayi xaga somaliland iyo puntland bararuug in laseemyo waye
Dire dawa magalo cise warabe mise gadabursi, mise gurgure mise isaaq 🇸🇴❤️🇪🇹
ciise leh
Gurgure
Cisse 🎉
Ciise ayaa Leh Laangaaboow Waxa Kale aad tirisay Waaxay ??
Ciise
Masha Allah
Mashallah waan xasuusta gaadhi faras ayaa la odhan jiray 1991 ayaan raacay waxan ka imiday harta sheekha barigaa xasuus 😂😂a
Waxa dagan harta sheekha dadkii qaxay ayaan ahyn lkn markii danbe jabuuti ayaan ka galay school sxb
Diri Dhabe Waa Magaalo Ciise Dhakhtaroow Schoolka Xaafad Ciise Iyo Saldhiga Xaafad Ciise Bal booqo Waad ka heli doontaa kaabo
Mansha Allah Xaruntaydii Diri-dhaba.
dhathtaar please vlog ka same " HARAR" next whli he is beautiful city ..
Diri dhaba dhulkii somaliyed❤👍
Allaah mahadleh allaanaga abuuray dadbadan oo somalida ah
Dirir dhaba ma dhul soomaalibaa
Haa wll
@AyaanCisman-s7c hada Ethiopian majority ka ah dhulki somalida marka somalida minority noqdaan walo taliina majority
@@Qeysar-rh9lgadeer Wax Minority ah Ma Jiraan Magaalada Ciise ayaa Ugu Badan Oona U Taliya 5sano Oromo ayaa talisa 5 Sano na Ciise Waa sidaas
Haa wll waa dhul soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@AbuukarMuuse-s1y still miyaa
Horu mar wacan ❤❤❤❤
Gurgure Abtiyaashey iinoolada❤
Mashallah ❤❤❤diridhaba❤❤❤
Beautiful City ❤❤❤
my home diredawa
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Sodhawow dhakhtar magaladena muqal qurux badan bad kadubtay mahad sanid❤
Aad bad u mahadsantahay madama aad quruxda magaladena ad noso bandhigtay wll
Dire dhaba intaa iska daysaan hada magaloyinki kale ee somaliyed bay oromo degamaysanaysa sida hargaysa, garowe, boosaaso, gaalkacyo soomaliyey dhulkina ukaca
Wlhi Commentigii Ugu qiimaha Badnaa een arko Waa Runtaa Kismaayo na Ku Dar Intaas Magaalo aad Soo Sheegtay Waa Magaalooyinka Halista Ku Jira Inay gacanteena ka baxaan
From Sool i live U Dire dawa
Magaalo qurux badan m.a ❤❤❤
diri dhaba ma maamulkeeda ma soomali galbeed ayuu gacanta ugu jiraa mise oromadii baa la wareegtay
Waa is Maamul gaar Ah
Soomali Galbed kama Tirsana Maamulka oromada kama Tirsana
5 Sano soomaali baa Xukunta 5 sanana oromo
Wow❤❤❤❤❤
M.a dera dhaba anaaa leh somalia🇸🇴
Masha Allaha 😂🎉dhaqtar so dhawow
Wad mahadsantahay dhakhtarr
Alle ha ku barakeyo my 🌍 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
I miss my home 😢❤
Masha Allah my city 🎉🎉🎉🎉
Yayaya gaadhibaad igu qaraacday😂😂😂
I support you
Asc 😎😎😎waan idin salaanay waxaan maqlaayey diridabe oromo iyo itopiyaan yaa qaatay ee maxaa kajira anigu nagaalo somaliyed baan uheystey aan muran gelin🌎😎😎😎
amxaaro ayaa majority ka ah
Alaa mxd wadadan schoolka usii maray
Yene safar nabra
Wey diree dhuroo nabray😢😢😢😢
Good job
Save my dire fikir magalada jacaylka❤
Welcome biro ❤❤❤❤
Meeshii ba leftii naga ba qabsadey 😢😢😢😢
Somali galbeed my home 🏠🏡 Dire straits
Dhaxal wareejinta diridhaba 😊
Mshallah
Sxb dhakhtarr come to addis gela
Maashallh❤
Kazira maanu ahyn waa club maaha garoon kaliya
Mohhamoud osman wllky mcn nolow ❤
Magalo xasus igu leh wayo jamacadeyda ayan kaso bartey dad wngsn aya daga walahi idinma ilawayin wllyal rer waseys xosh wan idin xiisey
Vedio yada so badi wllo❤
Wan uu xisay dire dawa ❤
I Support you My Pro
Legend
Pig fan bro dhakhtar ❤️👏🏻
Mahamoud osman dhalhtarrr nolow chp❤😊
Abti dhakhtar baydhabo goorme imanee❤❤
Wan idin Slmy Rer diridhabe From puntiand
Dir dhabo soomali 🇸🇴🇸🇴
Dire ❤
NEXT MAGALDA HERER SOO DUUB ZHP ❤MAHAMUUD DHAKHTAR
Uraaje maxaa ladhahaa ???
waa qoomiyad
Diri dhamba❤
Is it dire dawa or dir dhaba?
❤❤❤❤❤magaladaydiii
Legend🎉
Diri dhabe Waa Magaalo Qurxoon
Mashallah dire
❤❤magaladaydi
An ku salino xabibken
Horey usoco
Haji nin Kan kuwareysanaya wuxu kayiml tulo kamida somalilan omagaceda layidahdo cadadley
Dhakhtarrr nolaw wll waanu ku wadanaaye❤❤❤😍🤗
Abwaan kaarlos am diridhaba
sxp dhaqtar mahadsanid
Dhulkii oromada
Dhulkii Somaliiya
Cilaane
😂😂😂😂