Saynab Xaaji Cali Baxsan heestii Geeshka yagow guuleesta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @aizhaabdikarem462
    @aizhaabdikarem462 ปีที่แล้ว +19

    1977❤ maantana soomalia meshh tgnthy allow wdnka noo hgaaji😢

  • @jimalemohamed68
    @jimalemohamed68 3 ปีที่แล้ว +18

    Baxsan alle hakuu naxariisto maanta oo badii umada soomaliyeed kenya kadamacday lasoo dhiciyay ayaan soo raadiyay heestan
    Zaynab baxsan iyadoo nool maanta wacnan lahaydaa

    • @Somakia_2025
      @Somakia_2025 ปีที่แล้ว

      Wadani dhab ba tahy wlh

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 4 หลายเดือนก่อน

      Yaa soo dhiciyay 30% ayey si sharci daro ah ku qaateen, dowladeeniina waa ogolaatay.

  • @BawuuXasan-qn9dy
    @BawuuXasan-qn9dy ปีที่แล้ว +16

    Nasib uma yelan somalidi saxda ahay ee waqti halganka ahay lkn tariiqdii ad ka takten aya ah mid marka dhageysto an jirricodo😰
    Rabiyow nabad warto ayan ka barya🤲😰 dagalka gojacade iyo somalind darted igu kaliftay ina hestan so radiyo (Rasulka salalahu caleyhi wasalad waxu yuri lawada qof e muslimka ah o dagalamay lawadaba waa qatum maqtum kan la dilay iyo ki wax dilay maxad isku dileysan marka❤😰

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +26

    زينب حاجي علي بحسن فنانه من الزمن الجميل والفن الأصيل.... نسأل الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها

    • @Abdalla-hiil
      @Abdalla-hiil ปีที่แล้ว

      🙏alla yaraxma

    • @warsameali3320
      @warsameali3320 10 หลายเดือนก่อน

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️​@@Abdalla-hiil

  • @aligaroon1402
    @aligaroon1402 3 ปีที่แล้ว +25

    Dhacdadi Hotel afriik aya heestan ibartey...guuleesta guul lagu raayow guuleesta

  • @maxamedjaamac2665
    @maxamedjaamac2665 4 ปีที่แล้ว +14

    Alla how naxariistee saynab x.cali heestan waxay ka qaadey magaalada hargeysa sanadkii 1964 waana Erayadii cismaan Askari

  • @abdirahmanyasin.
    @abdirahmanyasin. ปีที่แล้ว +11

    Heesaha qaaramiga wa kuwa keliya oo ka ilmeysiya wadaniga dhabta ah Thank you seynab AllE haku naxriisto mamo

  • @mmjjilicow5779
    @mmjjilicow5779 4 ปีที่แล้ว +12

    Heestaan waxaa la qaaday 1964 markii dowladii somaliya ay jirtay 4sano itobiayana soo weerartay soomaliya lana jibiyay

  • @faadumokahie68
    @faadumokahie68 ปีที่แล้ว +4

    Allow u naxariiso Hooyo Saynab Xaaji Cali - Saynab Baxsan

  • @cabdiraxmaansuldaan4647
    @cabdiraxmaansuldaan4647 3 ปีที่แล้ว +7

    Alla ha unaxariisto iyada mujaa hidiintii naftooda uhuray 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭 from borama

  • @maxamuudabdilaahi1508
    @maxamuudabdilaahi1508 4 ปีที่แล้ว +6

    Hesatan waxaa laqaday sandki 1977 heesta waxaa ku luqaynaysa hoyo saynab xaji cali baxsan illaahay cafimad hasiyo Aamiin waxa kuhorinaya cumar dhule qamar sado waybadnayen kooxdi Onkod intas kabadan qofki haya haku daro

  • @abbasyoung2423
    @abbasyoung2423 4 ปีที่แล้ว +18

    Allow kuuu naxariiso 20_Oct_2020
    Yaaa ila daawanaaya

  • @abdisalanismailabdilahi6375
    @abdisalanismailabdilahi6375 2 ปีที่แล้ว +5

    Markan dhagaysto heestan waxaan xusuustaa 1979 kii
    Xiligii somali noolayda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedmahmud2163
    @mohamedmahmud2163 ปีที่แล้ว +4

    Gambasho waa nagu ceebee jeyshkayagow guuleysta 😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedalielmi299
    @mohamedalielmi299 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestan waxa laqaday 1964 wana daglki ugu horeyay ee itopiya la lagalo kadib xurnimadii Zeynab Cali baxsan Allow kunaxariso

  • @Mohamett4
    @Mohamett4 ปีที่แล้ว +2

    2023-October-3 Aan Fiiirsanaya Heestan Xaada Shan Waa I istaagtay wlhi😢🇸🇴💙

  • @mohamedomer9639
    @mohamedomer9639 4 ปีที่แล้ว +7

    Mid af soomaligu ku adag yahay miyaa lyrics ka sameeyay

  • @jamaabdijamaabdi3396
    @jamaabdijamaabdi3396 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha unaxariisto ma'am saynab xaaji cali baxsan waddaniyad Bay ahaayda

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 ปีที่แล้ว +8

    guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @Dhabarweyne
    @Dhabarweyne ปีที่แล้ว +3

    Heestaan waxaan daawanaya xilli Shabaab gobolo badan laga qabsaday Sida Hiiraan, Shabeelada dhexe, Mudug haaf dhan waa xor waxaa mudnaantaas leh Madaxweyne HASSAN SHEIKH MOHAMUUD iyo ciidama xooga dalka uu horkacaayo Generaal Odawaa waxaa sidoo kale Kaalin weyn ka qaatay xoreynta goboladaas Ciidamada dib u xoreynta “Macawiislee” oo ayagana uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan CALI JEYTE CUSMAAN.
    Inshaa aa allaah Muddo yar oo kooban kadib Shabaab waxay noqon doonaan Taariikh Laga sheeken doono Insha allaah. Wiilashi naga shahiiday inta dagaalka socday Allaah u naxariisto kuwii ku dhaawacmay na allaah noo caafiyo🤲🤲😢

    • @DAACAD383
      @DAACAD383 3 หลายเดือนก่อน

      1asano kaddiib waa kuwa ugu awooda badan bariga africa adeer cid ilaahay lajiro maranaba lagama guuleysan karo

    • @Dhabarweyne
      @Dhabarweyne 3 หลายเดือนก่อน

      @@DAACAD383 yaaweeye kuwaa?

    • @DAACAD383
      @DAACAD383 3 หลายเดือนก่อน

      @@Dhabarweyne kuwa aad adigu sheegeysay

  • @mustafesool1461
    @mustafesool1461 2 ปีที่แล้ว +6

    Heesta iska sax halka aad soqorayso raayow waxay kuleedahay guul lagu reeyo

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV 2 ปีที่แล้ว +1

    1964-ti la sameeyay heestaan marki Amxaarada duulaanka ay naguso qaadeen lagaga guuleestay maanta neh cadawgi waa kuwaas Baydhabo ku damaashaadaayo.

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 ปีที่แล้ว +5

    qalbigay itaabanaysaa
    markii uu general galaal kasheekaynaaayay waqooyiga oo laqabsanaayo oo uxumaaday taangigii deedna ninkii hagaajinaayay lagu dulqaaday heestan deedna uu ooyey markiiba uutagey 4 beri kadibna uu birtii xumaaty soo qaadey dalka dibadiisa

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 3 ปีที่แล้ว +2

    Ereyadu waaa abwaankii somaliyeeed Cismaan Askari oo hayb ahaan kasoo jeeda beesha ayuub shiekh isxaaq.

  • @samaraabdulqadir4396
    @samaraabdulqadir4396 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow ku naxis maamo 2021😭

  • @nimaofaisal725
    @nimaofaisal725 ปีที่แล้ว

    1977 iyo maanta halkaynu taaganahay, Illaahoow Somaliyo mida hal mar uun i tus😢💔

  • @Sayga67
    @Sayga67 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla maxay cod lahyd
    Allah unaxariisto maama saynab

  • @jamaabdijamaabdi3396
    @jamaabdijamaabdi3396 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto synagogue xaaji cali baxsan waddaniyad ayaay ahaayd

  • @ahmedafgooye3427
    @ahmedafgooye3427 ปีที่แล้ว +1

    GEESHKEYGAYAGOW GUULEEYSTA 🇸🇴 ❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 ปีที่แล้ว +1

    Haa haa 🎶 🪕 guulaystaa guulaystaa our soldiers🫡👏

  • @hassenmakkimahdi3073
    @hassenmakkimahdi3073 8 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto saynab baxsan 😢😢😢

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 ปีที่แล้ว +4

    Erayadii cismaan askari 💚🤍❤made in somaliland

    • @zayidmeeaad8660
      @zayidmeeaad8660 2 ปีที่แล้ว

      Abwaan somaliyed ayuu ahaaye hakusookobin hrgaysa

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 2 ปีที่แล้ว

      @@zayidmeeaad8660 waa runtaa abwaan soomaali oo dhan u dheexeya ayuu ahaa lkm halkuu kasoo jeeday unbuu sheegay

    • @wrs_hajir703
      @wrs_hajir703 2 ปีที่แล้ว

      Mamada alaha unaxaristo iyaduna waa akisho

    • @MohamedMohamed-qk2bs
      @MohamedMohamed-qk2bs ปีที่แล้ว

      Magaca guud ee somaliya ayaa wax macaaniya balmaantaba somali land hees u dhow ha sameeyaan sodon sano oo somali ka maqantihiin.

  • @aizhaabdikarem462
    @aizhaabdikarem462 9 หลายเดือนก่อน +1

    😢maanta ciidan calaoshod ushqystayla wadnka jooga io madax lamida 🇸🇴

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto

  • @mustafeismail3802
    @mustafeismail3802 3 ปีที่แล้ว +4

    Baxsan xaaji cali gabadh akisho ah oo dhalada

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว +2

    Mirihii iyo laxankii cismaan askari codkii seynab cali baxsan

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +2

    I love you Edo aduga iyo cismasn askari adeero

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u naxariisto; somali ilahay awoodooda ha tuso

  • @zuperherreraoffical9107
    @zuperherreraoffical9107 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wa ilmeeyyey 2024 dawana hewstan ydoo dalkeena iyo badeena itopia la wareegtay

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 4 ปีที่แล้ว +7

    Eradii cismaan askari ahun

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn 10 หลายเดือนก่อน

    wlhi waan ooyay 2024 baan dhageysanayaa iyadoo ethiopia intii noo hadhayna kusoo socoto😢

  • @najmasicidcabdilahi6898
    @najmasicidcabdilahi6898 3 ปีที่แล้ว

    Ilahow ku naxaristo mamo saynab Haaji 🥺🥺

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 6 หลายเดือนก่อน

    Axsan caleeg AHN Seynab X C Baxsan

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +2

    Ciidan Qaranka Soomaaliyeed Guulaysta

  • @Mohamedabdirizak5919
    @Mohamedabdirizak5919 4 ปีที่แล้ว +3

    Guuleeysta guuleeysta heeshka yagoow guileeysta

    • @ciisefarax5268
      @ciisefarax5268 4 ปีที่แล้ว +2

      Allaaaaaa maxaaaaan qiirooodaaaa markaaan sooo xasuusto xiligii wacnaaaa Somali samaali aheeyd

  • @خالداحمد-خ9د
    @خالداحمد-خ9د 2 ปีที่แล้ว +1

    يومن ماسوف نتخلص هولإ حبشين اللهم ان أكون حطر من هدا حرب

  • @Madadaal
    @Madadaal ปีที่แล้ว

    Kooxda Onkod waqtiga heestan la qaaday may jirin. Heesta waxa qaadaysa Baxsan (AHN) kooxdii walaalo Hargeisa la jiibinayso 1964 kii dagaalkii Somalida iyo Xabashida. Abwaanka sameeyay ma xasuusto Ilaahay haw naxariistee.

    • @mkyser64
      @mkyser64 ปีที่แล้ว +1

      abwaanka sameeyeyna wuxu ahaa AUN cismaan askari

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 ปีที่แล้ว

    Eraydii abwaan cismaan aadan alleele
    Cisman askari

  • @mohamedsantur
    @mohamedsantur ปีที่แล้ว

    guuuleysta guuleystaa guul lagu rayow guueysta

  • @SadiiqMaxmud
    @SadiiqMaxmud 3 หลายเดือนก่อน

    Sadiiq maxmud 2:42

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 ปีที่แล้ว +1

    Alaha u naxariisto.

  • @abdifatahabdulldayib3748
    @abdifatahabdulldayib3748 4 ปีที่แล้ว +8

    Tolow ma 77kii baa laqaday heestan ❤️❤️

    • @hamzecirro4753
      @hamzecirro4753 4 ปีที่แล้ว +5

      1964

    • @abbasyoung2423
      @abbasyoung2423 4 ปีที่แล้ว +6

      1964kii waaye bro dagaalki ugu horeyay aan Eithopia lagalno ayey aheyd

    • @abdifatahabdulldayib3748
      @abdifatahabdulldayib3748 4 ปีที่แล้ว +3

      @@abbasyoung2423
      Haa
      Mahadsanid walal
      Alle haunaxaristo Saynab oo shalay kugeeriyotay Xamar
      hobol halganka uhilisay bay ahayd

    • @hamid-oi1nq
      @hamid-oi1nq 3 ปีที่แล้ว +1

      1964 dagalki ethiopia kusoqaday qobolada waqoyi lkn walajabiyey ethiopianka

    • @محمداحمد-ح2خ5ن
      @محمداحمد-ح2خ5ن 3 ปีที่แล้ว

      1964 kii markii ugu horaysay Radio Hargeysa ka qaaday.
      Mar dambe ayey hadana Radio Muqdisho ka qaaday

  • @abdullahimohamud8541
    @abdullahimohamud8541 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah yaa raxma baxsan

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku naxasito edo

  • @upaxmaxamuud9997
    @upaxmaxamuud9997 2 ปีที่แล้ว +1

    Saynab cali xaji baxsn alha qabriga u wasiciyo

  • @HanadmaxamedShire
    @HanadmaxamedShire 2 วันที่ผ่านมา

    Waxa sameyay heestan ahmed saleeban bide ilaahy cimri dheeer hasiiye

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 3 ปีที่แล้ว

    Allah hw naxariisto😥

  • @bintyally9225
    @bintyally9225 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow unaxariso halyeyad qaran ayey ahayd

  • @zakariye3253
    @zakariye3253 ปีที่แล้ว

    Dagaalkii ay itoobiya ku soo qaadday soomaaliya ee 1964 xuduudka gumaysuhu dhigay ee doolow iyo yeed kuna gabagabowda kala qaadasho ciidan guushuna ay raacday xoogga dalka soomaaliyeed

  • @jamaabdijamaabdi3396
    @jamaabdijamaabdi3396 2 ปีที่แล้ว

    Alla yaaraxma waa qiiroodaa
    Markaan
    Sooxasuusto

  • @MohamedCumar-g1d
    @MohamedCumar-g1d 7 หลายเดือนก่อน

    aabahy wa ciidan ilaa 1977 ila hada
    berigan yara ayan ka dhageysan jiray heesaha wadaniga talefonkisa .

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว +1

    Ala ya raxma edo

  • @mmjjilicow5779
    @mmjjilicow5779 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla how naxariiso fananada

  • @محمداحمد-ح2خ5ن
    @محمداحمد-ح2خ5ن 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxa iska leh walaala Hargeysa.waxa markii ugu horsey laga qaaday Radio Hargeysa 1964.
    Beriga Onkod may jirin.
    Laakin Mar dambe ayey Xamar ka qaaday

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue ปีที่แล้ว

    Sharaf halgan iyo gobonimey kudhinatey

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว

    Beautiful woman,iyo cismaan A, askari.

  • @shaafimukhtaar4433
    @shaafimukhtaar4433 4 ปีที่แล้ว +1

    Gulays somaaliyay

  • @looyaan323
    @looyaan323 ปีที่แล้ว +1

    Kooxda onkod maaha waa
    Kooxda horseed xooga dalka
    Onkod waa asluubta

    • @maxamed8923
      @maxamed8923 10 หลายเดือนก่อน

      🤣😂kooxahaasi majirin, 1964
      Ee waa hobaladii hargeysa.

  • @خيرالكلامماقلودل-س9ج
    @خيرالكلامماقلودل-س9ج 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay kabaq hesaha katoba ken wllly

    • @khandhoofficial3163
      @khandhoofficial3163 3 ปีที่แล้ว +4

      Adiga maxaa udhageysanoosaa

    • @abdullahmohamed519
      @abdullahmohamed519 ปีที่แล้ว

      Waanada ku mahadsanid, shiikh waxaan ka maqlay in culumo hore yodhaahdeen xitaa labada hamri wada cabaysa inay ilaahay is wada xasuusiyaan waa ku waajib.

  • @mahamudgodane7949
    @mahamudgodane7949 4 ปีที่แล้ว +1

    woow

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 หลายเดือนก่อน

    AUN baxsan

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 3 หลายเดือนก่อน

    2024/09/12 baan hestaan dhageysanay! Ano ku nool wadanka Sweden! Somalia kama dambeyn dadkaas

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 4 ปีที่แล้ว +1

    Erayada iska sax

  • @greatpersonalitysofar7229
    @greatpersonalitysofar7229 ปีที่แล้ว

    Heesta baxsan hargaysa lagu qaaday 1964 wallaalaha hargaysa koox la odhan jiray waa dagaalkii Ethiopia

  • @ubaxabduqadir5026
    @ubaxabduqadir5026 ปีที่แล้ว

    2023 Yaa ila dawanyaa

  • @janagalemahamud59
    @janagalemahamud59 ปีที่แล้ว

    Kkk😊

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 3 ปีที่แล้ว

    13 /jul maalin talaado ah saacado 15:25

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 ปีที่แล้ว

    Hankii somalida maa jebi 😢

  • @mosi7742
    @mosi7742 3 ปีที่แล้ว

    1 July

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 3 ปีที่แล้ว

    Walw naxriis jano sii

  • @cabdilaahiwali6144
    @cabdilaahiwali6144 2 ปีที่แล้ว +1

    Heesta maa 77 kiiba laqday
    Talaw

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 ปีที่แล้ว +1

    Fackin rer xamar
    Lyrics ku waa wada qalad
    Nacalla idin dhalaye af somaliga barta

    • @omerovali4725
      @omerovali4725 3 ปีที่แล้ว

      Haa waada khalad wallaahi subtitle ay ku dulqoreen

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 ปีที่แล้ว

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 3 ปีที่แล้ว

    Aloo ku naxariisto e

  • @samantarcabdimaxamad4084
    @samantarcabdimaxamad4084 2 ปีที่แล้ว

    Sa

  • @SadamIdiris-c8r
    @SadamIdiris-c8r 2 หลายเดือนก่อน

    Alow somali mide

  • @Waayoarag-no7qe
    @Waayoarag-no7qe ปีที่แล้ว

    Wewe

  • @mrcabdirsaaqnaasir776
    @mrcabdirsaaqnaasir776 3 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax meeye wadaniyiintii

  • @ubaxabduqadir5026
    @ubaxabduqadir5026 ปีที่แล้ว

    Idoor dabacyuun

  • @jabartiabdimohamed2922
    @jabartiabdimohamed2922 2 ปีที่แล้ว

    Ja

  • @AbdallaAhmed-i8t
    @AbdallaAhmed-i8t 9 หลายเดือนก่อน

    Alshabab Nacala idinku taalo

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn 10 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi waan ooyay 2024 baan dhageysanayaa iyadoo ethiopia intii noo hadhayna kusoo socoto😢

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 3 ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Ala ya raxma edo

  • @xariirmaxamed1330
    @xariirmaxamed1330 3 ปีที่แล้ว

    🇸🇴