Hawlgalka waa in Mamulada Kgalbeed,Jubalaand oo dhan GMudug si wadajir ah DFS ATMIS u dhaqaajiyaan.Muqdisho waa in xafadada Guryaha Hotelada wadoyinka halbowlaha ah baris iyo baris dhab lagu saneyo.qalabka wax soo adeegso barista Cakamika waa in Cidamada poliska lasiiya.
Waxaa loo bahan yahay in qofwalba oo qaan gaar ah qorigiis qaato uu dalka ka xoreeyo qawaarajka. Ganacsatada waa in ay joojiyaan lacagta ay siiyaan qawaarajka.
Qaraxun ethiopia hanaga deyso aanu wadan ka yaga dib u dhisanee. Baqashada ay ethiopia ka baqaneyso somaliya awgeed bey alshabaab xidhiidh ula yeelatey.
❤❤ guul iyo gobanimo garbaheyga an iga go in❤❤❤
Alloow naxariistaada janno ka waraabi hooyo Zeynab.🤲
Guul io gobanimo geeshkeyagiyow guulesta 💚
Masha Allah.
Mashaalaah guuleysta ciidankeena geesiyada ah iska celiya arxanlawayaasha dhiiga muslimka baneystey shacabka gumaadaayo ilaahey ha idiin fududeeyo guusha waa xagiina inshaalaah
Waad golaysanaysiin walalayaal EE nidamka inisiyay samesta ok guul ok waad garaysan mesha rabtaan wakhti Yar godihisa ok Rabi haa ini sahlo wax wal UU rabtaan 🤩🙏👍💡☺️
Seynab xaaji cali baxsan
Heestan 1960 markii xornimo kaqadan cadowgii somaaliyeed illhay ha ugu bishaaareyo jano fardowso
Please sntv soo badiya video yaashan
Hawlgalka waa in Mamulada Kgalbeed,Jubalaand oo dhan GMudug si wadajir ah DFS ATMIS u dhaqaajiyaan.Muqdisho waa in xafadada Guryaha Hotelada wadoyinka halbowlaha ah baris iyo baris dhab lagu saneyo.qalabka wax soo adeegso barista Cakamika waa in Cidamada poliska lasiiya.
Guuleysta jeyshkeygoow❤️❤️❤️
Hampalyo General Odowa iyo shacabka Hirshabelle wilasha hubkooda qaatay,waxaan soo jeedin Mamulada
Waxaa loo bahan yahay in qofwalba oo qaan gaar ah qorigiis qaato uu dalka ka xoreeyo qawaarajka. Ganacsatada waa in ay joojiyaan lacagta ay siiyaan qawaarajka.
Guul lagu reeyo guulaysta ...... my hero
Masha allah geyshkayagowguulaysta
Guul iyo gobanimo geesiyal malinta balayada baabiiya cadaugaa umadda somaliyeed amiin cidanka hagulesta wadanka dadihiya somajestahayasha geska bariga xiga 💪🇸🇴🎯🇹🇷👌
Awoodi cidaneena sidhan ayay noqotay inshallah we will be back 😢
Qabiilka ayaa dhibka inokeenay wll
Viva xooga dalka somaliyed
Kuma heysano dhul kooda ethiopia intayada uun hanoo nabad galiyaan.
Guul iyo Gobanimo ciidanka xoogq dalka soomaaliyeed
maanshaa alaah guuleysta jeshkayagow meesha aad joogtaa marwalba ilmaha is,uulka aadaya fariisiya iyo dumaka socda ayagaa qarax lagu soo xirayaa dagaabaan kurnaa iskuuladu waa fasax gadhaha ciidanka ka tirsan waa iney idinlajoogaan si ay ubaaraan dumarka socda iyo ilmahaba hakaan ayaan ka arkay hada is ilaaliyo ilaahay ha idin xafido ciidankeykow
"Xuduudka gadaaman gaalku samaystay inaan ka gudbayno waan garanaayay"
Gulesaeta
mashaalah cidankeena guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
video ga waxaa ka dhex muuqda shahiid Taliye Hassan Turre alloow unaxariiso iyo dhamaan intii shahiiday
Qaraxun ethiopia hanaga deyso aanu wadan ka yaga dib u dhisanee. Baqashada ay ethiopia ka baqaneyso somaliya awgeed bey alshabaab xidhiidh ula yeelatey.
gulesta😓
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍👍🤲🤲🤲
Askarteenu waa gesiyaal lkn hogaamiyaal fiican malahan sbbto malin mushaar laan iyo hubka lagu cariiyo cishay 😢
Qaxoti aan arkay ninki kunagaday wadno ogacararo wayay isbuc kujiray sanco sidan ubaxsan laha ano af aqon dad kasen lacag heysan dibad leyjirin alaa watee wehel uma bahno calanka cida aba meshada melkadher qalin nin alah ugarta lagacelinkarin habenki madax tendhada lagaga jogsana lesbursanaya dil bud fidkina ciyar koxokox see ahan intejogna mashaqeyno banan malabixi karo albab ganacsato xolo qadamoyina laraba xiro dowlad kale iyo dadkeda isodonanay banaka silik qoryaley kurabo oogaraneyn ilen gar inuwax kukarsano ma aqonin hadana mid dul lasalogay hagarbadana horey uaqonay burtugas iyo furan shiisho maxalogubixiyay markas naftada hagro ma aqonin qoryo udona xilada dhexdeda qof iracin cel biyo saf maxa iguqabtay guri ehelkey nago uhud maba jogo
in badanoo ragaan kuu muuqda ka mid ah weey shahiideen ee uduceey markuu muuqaalkaan kussoo gaaro
Aun wa jahidan alle yaraxma😢
Guleysta cidankeyga xoga somaliyed hora usocda waa idin garab tagan nahay hadi ey noqo to dhiig lacagba waa idinla jirna
Maxamed dhulkeena ma nabad aa hilaasa ,may ,carabtaan aad ka dhalatay u heli weliweysay.
Aunaxaristo
wazaradda Cafimadka warfafinta waa in wacyigalin iyo Agab cafimad eey cidamada gaarsiyasn.
Guul ciidankayga
Waaa qaran