Asc shiiq wxn ku riyooday maamo daris nahy oo lcg shilin somaali ah iso dhiibty kidibna i dhahdy naag u kee kidib wxn so maray mel oo waa ley duray cirbad mesha leygu duraayayna gaari ciidan ba so maray oo ciidan ka buuxo kidib wxa ka daahay naagti an lcgta u keynay wan cararay wan u keeyay kidib wxy igu dhahdy iska laabo waa duhur lacagta kama qaadaayo ninkeyga jiifo ana aan aad ula yabana o islaha weyba ku timide mey ka qaato Wxn ahy hooya carmal ah Pls iso fasir
Asc waxa ku riyoday aniga oo ah hooyo garob ah aniga oo nin iwacaye wan uimid wan kasa ninka waxu. Idhibaye lacaga ah $100 dolara ah ayu Idhibaye aniga waxu idhahaye waxa ugesa garanug oo joogto mel dher ah xaga miyad kase garanug ? Aniga aya dhahay ah waxu idhahaye wa garanug oo joogto mel xaga ah waxey hesata ilmo aya ujogo ee ugey ilmaha aya ka bahan waxa aye ugadane lacagata aniga Wan ka yabaye ninka. Waxa dhahay waxa umaleyna in aad aniga iga wadi asiga aya igu jawawey is sakil hada aya ifahantaye wa sax iso fasir mahadsanid
Shekh riyada iso fasir wan ku barya gawar isku dhow nahy aya anig igu riyotey o mel tarin marayo lacg badan ka aru rinaayo o as kari I qabtey mx waya 😢
Asc shekhow waxan kuriyaday lacagta birta anoo aruurinayo geedkena hoostis guri aan dagnaan jirnay hada lajogo somalia geedka hoostisa kasobixbixna xaasna waa ahay
Waxay u badan tahay inaad heli doonto hanti lama filaan ah dhaxal ama wax kale
Asc sheikh Adoo mahadsan waxaad isoo fasirtaa Riyada ah
Anoo lacag shilling ah Aroorinayo walibo masajid hirteesa ka aroorinayo walbo sedex qof baan ahy oo waan wadad helnay Anaa naa ugo badnaa hal gacan oo buxdo baan helay
Isoo fasir sheikh
Waa fursad qaali ah kusoo mari doonto inshaa Allaah
@@barta-aqoonta mid aan dayacin ilahy ha,iga dhigo I.n
Sheikh adnah waad mahadsantahy
Maxey noneysaa shekhow lacagta shilinka oo birta ah anoo aruurinaaya ku riyodey oo badan
fadlan soo sheeg xaalkaaga waxa aad tahay?
@@barta-aqoonta gabar guriga hooyaded joogto cml Kalo weyna aan hyn
Ilaahay wuxuu kuu sahlayaa meel lacag aad ka heli doonto guur ama shasho ama wax wax kale
Ilaahay wuxuu kuu sahlayaa meel lacag aad ka heli doonto guur ama shasho ama wax wax kale
Mahadsnid shekheygi
asc shiikh waxan ahay xaas la aan lkn caruur wey ii joogaan marka waxan ku riyooday inoo dhulka qodaayo kana soobixinaayo lacag buluug ah jawab
ws waa riyo fiican waxay tilmaamaysaa wax aad ku farxdo inaad heli doonto
Haa aya dhahay Garanug miyada Kase haa aniga dhahay
riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas naag garoob inuu xiriir la leeyahay mararka qaar uu caawiyo
Asc shiiq wxn ku riyooday maamo daris nahy oo lcg shilin somaali ah iso dhiibty kidibna i dhahdy naag u kee kidib wxn so maray mel oo waa ley duray cirbad mesha leygu duraayayna gaari ciidan ba so maray oo ciidan ka buuxo kidib wxa ka daahay naagti an lcgta u keynay wan cararay wan u keeyay kidib wxy igu dhahdy iska laabo waa duhur lacagta kama qaadaayo ninkeyga jiifo ana aan aad ula yabana o islaha weyba ku timide mey ka qaato
Wxn ahy hooya carmal ah
Pls iso fasir
Waxa ayaa kaa harayo oo aad dareemaysay inuu culeys kugu hayo
Asc waxa ku riyoday aniga oo ah hooyo garob ah aniga oo nin iwacaye wan uimid wan kasa ninka waxu. Idhibaye lacaga ah $100 dolara ah ayu Idhibaye aniga waxu idhahaye waxa ugesa garanug oo joogto mel dher ah xaga miyad kase garanug ? Aniga aya dhahay ah waxu idhahaye wa garanug oo joogto mel xaga ah waxey hesata ilmo aya ujogo ee ugey ilmaha aya ka bahan waxa aye ugadane lacagata aniga Wan ka yabaye ninka. Waxa dhahay waxa umaleyna in aad aniga iga wadi asiga aya igu jawawey is sakil hada aya ifahantaye wa sax iso fasir mahadsanid
riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas naag garoob inuu xiriir la leeyahay mararka qaar uu caawiyo
Masha Allah
asalm alakum
ws
Shekh riyada iso fasir wan ku barya gawar isku dhow nahy aya anig igu riyotey o mel tarin marayo lacg badan ka aru rinaayo o as kari I qabtey mx waya 😢
Waxaa laga yaabaa lacag booli ah inaad hesho