LACAG XAD DHAAF AH TIKTOK KA SAMEEY - Tiktok Creativity Program

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2023
  • Shirkadda TikTok ayaa soo kordhisey barnaamijka cusub ee 'Creativity Program' oo isticmaalayaasha u suuragelinaya in ay lacag xad dhaafa ka helaan muuqaallada kala duwan oo ay Tiktok ku baahiyaan.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu #tiktok
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 90

  • @apdikarimqasim621
    @apdikarimqasim621 6 หลายเดือนก่อน +8

    Adiga oo joga somaliya. Qof france joga addresskisa iyo numberkisa inad ku samaysato ma kugu filntahy si ad u hesho creativety program

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 8 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks

  • @NasroHussein-dt6dv
    @NasroHussein-dt6dv 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tnx

  • @Armancadde
    @Armancadde 8 หลายเดือนก่อน +4

    Thanks zxp mcn

  • @armaan7498
    @armaan7498 7 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid macalin😊

  • @luulcabdulaahi7817
    @luulcabdulaahi7817 8 หลายเดือนก่อน

    Thanks❤

  • @fartunwarsame5888
    @fartunwarsame5888 2 หลายเดือนก่อน

    Yes please Can you Tell us how to do it.for your next video? Thanks

  • @adancolow2766
    @adancolow2766 8 หลายเดือนก่อน +2

    Iso raac sxb

  • @user-in6xo5tr9r
    @user-in6xo5tr9r 8 หลายเดือนก่อน

    Good

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxb
    Hada somalia malagusoo daray

  • @IdirisIdka
    @IdirisIdka หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walale ❤❤❤😂❤🎉😅😮😅🎉😂😢😊

  • @muqaaloxiisabadan
    @muqaaloxiisabadan 8 หลายเดือนก่อน

    Asc walal a giant wa iiso qoray cerivty program peta miyoo shaqenhayaa ethiopia ayan jogaa

  • @user-sy3wc2du1j
    @user-sy3wc2du1j 4 หลายเดือนก่อน

    Ok

  • @CabdiSamad-dm5ct
    @CabdiSamad-dm5ct 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxp sre igacaawi sida loosameeyo please 🙏

  • @Ciilow23
    @Ciilow23 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kamid ahay tagerayashaada TH-camka tiktok ayaleygaaga furay USA ciwaanki wankacsadhay waa privacy settings midkele ayaaleyfuray waa iskumid tiktok USA lagaleyahay wadan Kele malagu isticmaali karaa

  • @adnacisman1509
    @adnacisman1509 8 หลายเดือนก่อน

    Wll waxaa kasoo hadashaa qaabka lacagta loogala baxo forexroyale plz❤

  • @Jamaabdikadir
    @Jamaabdikadir 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-go7rg1lk8x
    @user-go7rg1lk8x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kenya ma ka mid tahay

  • @CashoCashocusmaan
    @CashoCashocusmaan 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @Shamuurimeadia
    @Shamuurimeadia 5 หลายเดือนก่อน +1

    Zhp somalia jooga account kayga malagu samayn karaa habkan please si degdega iigu soo jawaab

  • @FaizaDahir7000
    @FaizaDahir7000 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sf6wq8fl3x
    @user-sf6wq8fl3x 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-sf6wq8fl3x
    @user-sf6wq8fl3x 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @Ahmedaliibraahim
    @Ahmedaliibraahim 5 หลายเดือนก่อน

    Ha wll ma ii samen kartaa

  • @zahrasiman2786
    @zahrasiman2786 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hooyo

  • @MukhtaarRiyaale-rg8fh
    @MukhtaarRiyaale-rg8fh 8 หลายเดือนก่อน

    Waw

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia maku shaqeynaya mise wadan kale bn ku qorana 7 wadanka nama anfaceyso

  • @user-sz5rf4gm4v
    @user-sz5rf4gm4v 5 หลายเดือนก่อน

    Zhp suaal

  • @CUBAYDHASSANHUSSAIN
    @CUBAYDHASSANHUSSAIN 2 วันที่ผ่านมา

    Mhdsanid sxb

  • @akakomar6319
    @akakomar6319 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb qaabkee loola baxaa kasoo hadal plz 🙏 ❤

  • @axmedxirsi-ff2il
    @axmedxirsi-ff2il 2 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @user-ko5lo4nw4w
    @user-ko5lo4nw4w 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @nourdaadflims
    @nourdaadflims 8 หลายเดือนก่อน +2

    Promote aniga waaa ii furan yahay lacag maka sameen karaaa anoo somaliya joogo fadlan ii soo jawan? Mahadsanid

  • @SAMAFALE_06
    @SAMAFALE_06 8 หลายเดือนก่อน

    28

  • @user-gr7mv7qh2s
    @user-gr7mv7qh2s 5 หลายเดือนก่อน

    Side lo sameya 😮

  • @AadanBashiir-gb5bt
    @AadanBashiir-gb5bt 15 วันที่ผ่านมา

    Ha

  • @hibaaqaadam-jp1oh
    @hibaaqaadam-jp1oh 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wan jooga jarmalka ee seee sidee creativity program pet sidee ugu xidhankaraa malsaree marayaaye wlo

    • @saaqinhoboy8108
      @saaqinhoboy8108 7 หลายเดือนก่อน

      Anaa ku shrgayo luuqa

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 8 หลายเดือนก่อน +5

    Sxbow tiktok waan leeyahay mana kasameeyo lacag fadlan ma iga caawin kartaa qaabka lacagta loogu sameeyo aniga keyga xitaa flow back wuu iga diiday intee kugu imaadaa xamar ayaan joogaa

    • @Qurankaiyomucjisojinka
      @Qurankaiyomucjisojinka 7 หลายเดือนก่อน

      Sxb account cusub furo oo wadama lacagta laga sameeyo kusamayso anigaba saasaan sameyay

    • @nasiyeofficialchannel8026
      @nasiyeofficialchannel8026 7 หลายเดือนก่อน

      Haaa ok sxb

    • @user-ds2nd7nw3k
      @user-ds2nd7nw3k 6 หลายเดือนก่อน

      @@Qurankaiyomucjisojinkaabowe ma iga caaawin krtaa acon cusub wadamada sidee ugu xirtaa

  • @FeyeslYoutubeoromo
    @FeyeslYoutubeoromo หลายเดือนก่อน

    Feyesl tikto

  • @user-oi9on5ps5t
    @user-oi9on5ps5t 6 หลายเดือนก่อน

    1:54

  • @JamsuuriAhmed
    @JamsuuriAhmed 3 หลายเดือนก่อน

    Lajan baayhy😂

  • @YurubJama-id1yz
    @YurubJama-id1yz 16 วันที่ผ่านมา

    Haaaa wanxisanayaa hadan helilahaa

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 6 หลายเดือนก่อน

    Qofka aan haaysan 10,00 ka warn

  • @salmaansunni1566
    @salmaansunni1566 2 หลายเดือนก่อน

    Eng you you Sxb number somalia hadu tiktok igusamesanyahay lacag markasamen kara

  • @user-ko5lo4nw4w
    @user-ko5lo4nw4w 2 หลายเดือนก่อน

    L

  • @FARHANNAbdullahi
    @FARHANNAbdullahi 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp Ethiopia Ayaan joogaa Masameyn karaa Lacagta❤

  • @aayahamedia3239
    @aayahamedia3239 8 หลายเดือนก่อน +1

    UK malahubaa in uu ka shaqaynaayo

  • @CashoCashocusmaan
    @CashoCashocusmaan 3 หลายเดือนก่อน

    ASC

  • @khadar.ahmed123
    @khadar.ahmed123 7 หลายเดือนก่อน

    tiktok iimalaha tiktok creativity program ee maxaan sameeyaa plz

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Sxp mid cusub sameyso

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 5 หลายเดือนก่อน

    Sxbw ciwan leh aa uk leyga soo sameeyay lkn dad maba follow garen karo seen yelaa

  • @user-ps3vp1ni1g
    @user-ps3vp1ni1g 6 หลายเดือนก่อน

    Waar shp qli shuruudihi waan buxuiyay lakn wxaad iga cawisaa taxi and payment
    Taxi waa maxayna

    • @Munazarofficial
      @Munazarofficial 2 หลายเดือนก่อน

      Wa cashur lacg lga gosanya zhp

  • @usaamepoy
    @usaamepoy 5 หลายเดือนก่อน

    Had 100k aya haystaa Wadanka aya marki hore ku sameeyay lkn wiil walalkay ah oo Germany jooga location ku bedeshay marka ma ii shaqaynayaa

    • @Faizafican
      @Faizafican 5 หลายเดือนก่อน

      3month wa inad isticmain adiga

  • @aboukarabdalla5091
    @aboukarabdalla5091 3 หลายเดือนก่อน

    Hada numberka USA ku sameysto kawaran ano xamar jooga

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Vpn kacso

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 2 หลายเดือนก่อน

    VPN malgu sameyn karaa wll

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Haa

  • @Llamas4
    @Llamas4 8 หลายเดือนก่อน

    Sidee barnaamijkaas u furan karaa codsi waye i fahansii please 🙏🥹💁💔

    • @Aarkhaliif
      @Aarkhaliif หลายเดือนก่อน

      Captan vpn super soo dagso

  • @apdinajeib
    @apdinajeib 8 หลายเดือนก่อน +3

    Anigo somalia jooga ayu ifuranyey creative program beta qodki ubahan aniga ufuray

    • @xaajigiixadeedmaray9358
      @xaajigiixadeedmaray9358 8 หลายเดือนก่อน

      Anaa ubaahan xage kaalaso xiriira

    • @Qudusmediapro
      @Qudusmediapro 8 หลายเดือนก่อน

      Taliye Maxaa kaa Caawiya Ma Vpn ayaad isticmaasha mise Serval

    • @xaajigiixadeedmaray9358
      @xaajigiixadeedmaray9358 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Qudusmediapromid baan chanelkiisa kadaawady isago leh vpn isticmaala wu idiin shaqaynayaaye ana vpn ban isticmaalay saa iimaba shaqeenayo oo waaba been adi side usamysaty zxp

    • @1shortmotivatinalstory
      @1shortmotivatinalstory 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Qudusmediapro Taliye hddu QoF america ku Joogo Ama Germany ama canada Tiktok isoo sameey dheh Numbarkisa Haku sameeYo Ka dib wad Ka sameen kartaaa Mid Germany ayaan layga soo sameeyay ani Hdda shuruudaha buuxiskoda ayaan wadaaa

    • @nasiyeofficialchannel8026
      @nasiyeofficialchannel8026 8 หลายเดือนก่อน

      Sxb aniga tiktok keyga wax badan baa kaqaldan aad iisaxdid ee xage kugu imaadaa

  • @UsaameSacad-xb9qs
    @UsaameSacad-xb9qs 2 หลายเดือนก่อน

    😂

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 2 หลายเดือนก่อน

    War umada beenta ka dhaaf....war shaqo caadi ah raadsada.

  • @user-xs6vq6mo9c
    @user-xs6vq6mo9c 3 หลายเดือนก่อน +1

    waxaaan been Miya mise waa been

  • @najiipahmeth-ex8tg
    @najiipahmeth-ex8tg 2 หลายเดือนก่อน

    boqol boqol waY dhaafeen. zaxip hadana lacag iiguma Furna

  • @najiipahmeth-ex8tg
    @najiipahmeth-ex8tg 2 หลายเดือนก่อน

    zaxip maad iCaawin kartaa zaxip. akoono badan baan Haystaa Hadana Lacag kama sameeyO😢😢😢

  • @user-sf6wq8fl3x
    @user-sf6wq8fl3x 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @user-wk8iv8xz3z
    @user-wk8iv8xz3z 2 หลายเดือนก่อน

    Ha