Lacag ka samee akoonkaaga facebook | Facebook Professional Mode 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2022
  • Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 106

  • @mohamedzuudi781
    @mohamedzuudi781 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb guulaYso

  • @modellerking2198
    @modellerking2198 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid eng ugas

  • @o.salah_
    @o.salah_ ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much

  • @suldaan281
    @suldaan281 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @saadaqmohamed5249
    @saadaqmohamed5249 ปีที่แล้ว

    Thnks mclin adbaa umahdsan thy justa wan ka faidesty

  • @dalbarasho
    @dalbarasho ปีที่แล้ว

    Waa uu diiday zxp xitaa anigoo update gareeyar

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid bro

  • @Arawelo552
    @Arawelo552 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll noso gudbi wixi kuso kordha

  • @ShukriXuseen-de7hu
    @ShukriXuseen-de7hu ปีที่แล้ว

    Zahb see isku diwan galiyaa sena ku ogaan karaa in la iqbalay 🙏🙏🙏🙏

  • @CaliXasan-ec5vr
    @CaliXasan-ec5vr 5 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp

  • @guledwalqiye23
    @guledwalqiye23 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @maxamedxasan6597
    @maxamedxasan6597 ปีที่แล้ว

    Hye macalin 2023 waa la gaaray maloo soo fasaxay soomaliya

  • @jacfarMarch
    @jacfarMarch ปีที่แล้ว

    Macalin video labad

  • @qalbiwanagchannal7759
    @qalbiwanagchannal7759 ปีที่แล้ว

    Aad ayaa u mahadsantahay

  • @PSA4
    @PSA4 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahy wll
    Waxan rabe inan ku weydiyo post unavailable ayuu iga yahy sideen uxaliyaa midaa ?

  • @apdalle_--_apha4853
    @apdalle_--_apha4853 ปีที่แล้ว

    Wll xage kala soo xiriiraa

  • @nadiraahmed9195
    @nadiraahmed9195 ปีที่แล้ว

    Sideen vidoe xaysiin ugu soo dari karaa

  • @mubamubanen8562
    @mubamubanen8562 4 หลายเดือนก่อน +1

    asc www Eng yuyu waa ku slmy aniga waxaan ahay Mohamed Hassan tlfkeyga waa subaxdii hore markii aan furo waxaan dareemaa in pagega ayaa leyla gedinaayaan marka maxaan sameeyaa cade guuleyso

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 ปีที่แล้ว +4

    Wll sidee profile kayga caadiga ah ugu badalaa page OO waliba aan lacag uga sameeyaa ✋ plss and plss kasoo Hadal

  • @germanyofficial.2
    @germanyofficial.2 ปีที่แล้ว +2

    aadbad u mahadsantahay eng waxaan ku weyddiyey maxay ku kala duwananayaan professional mode iyo page-ku markay gaadhaan 10k followers

  • @xikmoproducation8586
    @xikmoproducation8586 ปีที่แล้ว +1

    wll xage kala so xidhidha wan ku bahana

  • @user-ed1xb6kr5n
    @user-ed1xb6kr5n 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wllkey waxaa rabaa inaan wax kuweydiyo

  • @khaalidbootaan1549
    @khaalidbootaan1549 ปีที่แล้ว +1

    Facebook page adoo leh kana masameyn kartaa

  • @qalbiwanagchannal7759
    @qalbiwanagchannal7759 ปีที่แล้ว +1

    Marar badan ayaa waysanaa in aan sameeyo facebook business marketing hada wan helay

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @sacdiyacabdiqaadir7313
    @sacdiyacabdiqaadir7313 ปีที่แล้ว

    Aniga wuu isoo qorey

  • @AKYAMIBOY
    @AKYAMIBOY 9 หลายเดือนก่อน

    Engneer sidee loo soo dhigaa reels ka face book

  • @mohamedkorea8904
    @mohamedkorea8904 ปีที่แล้ว

    Waxaad muuqaal nooga soo sameysaa sida Facebook Page Live 5saac ah sida Muuqaal hada live ah mhd

  • @abdiasiisxikmaawi4570
    @abdiasiisxikmaawi4570 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahay zxb

  • @Siciid_maxamad
    @Siciid_maxamad ปีที่แล้ว +1

    Asx aniga ma iisoo saarayo waana update gareeya waxna ma iisamaysmayo

  • @capdiraxmaan3957
    @capdiraxmaan3957 ปีที่แล้ว

    Yourube iyo update kiizna kzo hdal walal

  • @user-tt1uu1tg4z
    @user-tt1uu1tg4z ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @goal860
    @goal860 ปีที่แล้ว

    Sxp side reels wax losa dhiga

  • @kadiyekadiye9531
    @kadiyekadiye9531 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb Facebook account- gayga wuxu gaaray 5000 Qofna kuma darsan karo Qofna iguma darsan karo maxaa xal ah ? Mahadsanid

  • @najiib_moha
    @najiib_moha 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb muuqaalo reels kaliya miyaa la ogalyahay

  • @qalbiwanagchannal7759
    @qalbiwanagchannal7759 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaad u mahadsantahay

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 4 หลายเดือนก่อน

    2 Mar 2024 baan daawaday vediogan mxaa kasoo kordhay wllke mxaase laga badalay Insh allh inaa fariinteyda aragtid oo iiga soo jawaabtid rajaynaa

  • @haazimali3364
    @haazimali3364 ปีที่แล้ว

    Asc wll please halkeen kaala soo xidhiidhi ❤

  • @zhimaali1288
    @zhimaali1288 ปีที่แล้ว

    Wyahy lph.
    Waxad noo sheegtaa. Hadiipa aan lacag ka samynO
    Sideepaan Lacag ugala baxaaa waayehe

  • @hamsepirlo5291
    @hamsepirlo5291 ปีที่แล้ว

    Sidee facebook ads loo sameeya vidoeahaan

  • @tabiyemediachannel8648
    @tabiyemediachannel8648 ปีที่แล้ว

    Sida ⭐️ loo sameeyo ayaaba

  • @ibtisaamsokorta5322
    @ibtisaamsokorta5322 ปีที่แล้ว +3

    Wll fb 31kun maraayo ayaan hesta wa kubaryaa sida lacagta ugu sameeyo iga cawi wll walasha ahay wa iga codsi dad badan weydiiyay lakiin dadka wa xasidiin wllkey mcn iga cawi sidan lacagta ugu sameeyo wa iga codsi meel kala so xariiro iso sheg

    • @zadiikgahayr453
      @zadiikgahayr453 ปีที่แล้ว

      Muuqaalo ma soo dhigtaa wll

    • @casaancade001
      @casaancade001 9 หลายเดือนก่อน

      Walaal haduu yahay facebook profile qof somaliya joga kama sameyn karo oo weli loma ogolaan lakiin haduu page yahy waaka sameyn kartaa

    • @saamahme
      @saamahme 5 หลายเดือนก่อน

      @@casaancade001Somalia number ka aya la diida miya

    • @saamahme
      @saamahme 5 หลายเดือนก่อน

      @@casaancade001ano joogo Hda number marekan ku xerto kawaran

  • @somalivedioshorts9157
    @somalivedioshorts9157 ปีที่แล้ว

    reels sidee loo furaaa

  • @bulzhaawihofficial789
    @bulzhaawihofficial789 ปีที่แล้ว

    Sidee muqal usoo galin karaa 30s kapadan

  • @Maxamedkayse27
    @Maxamedkayse27 11 หลายเดือนก่อน

    zhp 1000 fallaw ah HadaaNan hayzan lamaseenkaro Miyaa

  • @naazitv7217
    @naazitv7217 ปีที่แล้ว

    sidee facebook adds loosameeyaaa

  • @maryanmaxamad4766
    @maryanmaxamad4766 ปีที่แล้ว +1

    Shukraan

  • @CabdiweliAbkar
    @CabdiweliAbkar 4 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @xaqdhacsadexaqdhacsade-jc2jd
    @xaqdhacsadexaqdhacsade-jc2jd ปีที่แล้ว

    sxb pleasse qabke lacagta logala baxa

  • @xakindhere3422
    @xakindhere3422 ปีที่แล้ว +8

    Saxiib tiktok qaabka lacag looga sameeyo iga caawi fallow badan Baan Heeystaa balze qaabka lacagta looga bixinayo aqoon Uma lihi inaad iga caawiso baa rajeynayaa mahadsanid

    • @hooyomuuminogabadheda
      @hooyomuuminogabadheda ปีที่แล้ว

      Tiktok lacag lagam sameeyo wll liveka aya laga sameya

    • @sadeafrax343Fahan1
      @sadeafrax343Fahan1 ปีที่แล้ว

      6 wadan laga sameyaa qaabka looga sameeyo anaa ka cawinaa

    • @ogaalmedia581
      @ogaalmedia581 ปีที่แล้ว

      ​@@sadeafrax343Fahan1 anaa ubaahan walal intee kala soo xiriiraa

  • @Muhiim.show857
    @Muhiim.show857 ปีที่แล้ว +1

    Sidee lola baxaa lacagta facbook ga

  • @sudajibril7117
    @sudajibril7117 5 หลายเดือนก่อน

    Somalia qof joga ma samaysan kara mahadsani

  • @SalmaanSoomali
    @SalmaanSoomali หลายเดือนก่อน

    kaso hadal facebook reels

  • @saamahme
    @saamahme 5 หลายเดือนก่อน

    In wadanka an joogo laga ogolen sidee ku ogan karaa
    Mida kale wa in number America kugu xeranyhy miya

  • @Xidigaadunka5
    @Xidigaadunka5 4 หลายเดือนก่อน

    Side lo sameyan

  • @Maxamedkayse27
    @Maxamedkayse27 11 หลายเดือนก่อน

    Zide Facebouk Lagasameeya Lacag zhp

  • @user-lr1rw8em6r
    @user-lr1rw8em6r 9 หลายเดือนก่อน

    LKN ZXP MAR HORE AYAN FURTAY LKN MUUQAAL MASOO DHIGMAAYO

  • @maslaxproduction6332
    @maslaxproduction6332 ปีที่แล้ว +2

    Szb 5000 ku gadhay Wana badalay Cid kale ima so cod San karto maxa xala

  • @Rodoinaberdoon
    @Rodoinaberdoon ปีที่แล้ว

    Bentaaa

  • @Amiiiin8
    @Amiiiin8 ปีที่แล้ว

    Zxp Torn on mude meesha kugu qoran anaga nooguma qorna update waa mariyey Facebooka

    • @Bashiir12398
      @Bashiir12398 ปีที่แล้ว

      Waxaad isticmaashaa baan umalaynayaa facebook late ee is ticmaal facebook gii hore ka buluuga ah

    • @alimohedali2493
      @alimohedali2493 ปีที่แล้ว

      @CABDISHAKUUR MOHAAAMED ani xita

  • @NimcoXasan-gp2he
    @NimcoXasan-gp2he 5 หลายเดือนก่อน

    8

  • @user-tt1uu1tg4z
    @user-tt1uu1tg4z ปีที่แล้ว

    5000 ma dhafayo

  • @LiilovePro
    @LiilovePro ปีที่แล้ว +1

    Labo page ma isku dara ka so hadal sxb

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  ปีที่แล้ว

      Mayya walaal, waa la xiray adeegaas.

  • @owfarahmedia6091
    @owfarahmedia6091 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib shuruud soo 10k in lagaaro
    Ma,aha waxaa tiri 1000

    • @saamahme
      @saamahme 5 หลายเดือนก่อน

      Haa wa 1000

  • @abdirahmanmacalin6853
    @abdirahmanmacalin6853 11 หลายเดือนก่อน

    Reels video

  • @ibtisaamsokorta5322
    @ibtisaamsokorta5322 ปีที่แล้ว

    Adna ajar ayaad heleysa hada qof muslin ah aad cawiso

  • @cabdulaahiamiin8505
    @cabdulaahiamiin8505 ปีที่แล้ว

    Mclimu maxaa ka soo kordhay gadaashaa?

    • @Yt-One_1
      @Yt-One_1 ปีที่แล้ว

      Zxp 5k follower
      60k watchtime ayaa laga dhigay shurudihii marki hore wxy ahayd 600k watchtime
      Chance aad u wyn weeye

  • @khaalidbootaan1549
    @khaalidbootaan1549 ปีที่แล้ว

    Facebook page adoo kana masameysan kartaa wll ?

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  ปีที่แล้ว +1

      Haa walaal.

    • @khaalidbootaan1549
      @khaalidbootaan1549 ปีที่แล้ว

      @@EngYuyu thanks wll profile ka iyo page kaba waan isku wadan karaa

  • @sumayaabuukar5796
    @sumayaabuukar5796 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wallhi wana cawisay allaha kusiiyo waxaa jeceshahay

    • @sergio9893
      @sergio9893 ปีที่แล้ว

      Ma lacag baad ka samaysay

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 ปีที่แล้ว

    Saaxiib waxad I fahansiisa dadka iso codsaday aanan aqbalin followers kayga ma ku jiran
    Mahadsanid

    • @engrabiic
      @engrabiic ปีที่แล้ว +1

      Haa maxaa diiday qof walba oo kugu soodarsada ama kusoo follow gareeya weey kamid yihiin asxaabtaada

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 ปีที่แล้ว

      @@engrabiic dadkii hore e friend request ga iigu jiray ayaa sheegaya ustaad

    • @engrabiic
      @engrabiic ปีที่แล้ว

      @@Kingtaplouz30 may Hadda inta aad friendska tihiin Ayaa followers kuu noqonaya

  • @KORONTO4k
    @KORONTO4k ปีที่แล้ว

    Click Here to download

  • @cabdirashiidmohamed9996
    @cabdirashiidmohamed9996 ปีที่แล้ว

    Waxan rabaa youtoob maxaan raabaa

  • @cabdulaahiamiin8505
    @cabdulaahiamiin8505 ปีที่แล้ว

    Mhdsnd zxp 🙏

  • @naciimoxasan-kr9jv
    @naciimoxasan-kr9jv หลายเดือนก่อน

  • @MYJ12
    @MYJ12 ปีที่แล้ว

    Beenta maad umada kadaysid

  • @NimcoXasan-gp2he
    @NimcoXasan-gp2he 5 หลายเดือนก่อน

    Sxp soomaaliya facebook malaga samayn karaa

  • @saalimaxmed4739
    @saalimaxmed4739 ปีที่แล้ว

    Try again later side lohagajiyaa Instagram wll

  • @ahmedgaas4373
    @ahmedgaas4373 4 หลายเดือนก่อน

    Muqaaladayda 35,0000
    Baa daawada facebook profile reels hadana wax lacaga mahayo hada PayPal baaana iigu xidhan
    ADS on reels
    Bonus
    Steams gebi ahaan iima shaqaynayaan xataa monetisation hadhaagu lacag iima soo saarayo sideen dhibtan uxaliya

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 ปีที่แล้ว +3

    New subscriber from Facebook pin 📍 bro 💕

    • @EngYuyu
      @EngYuyu  ปีที่แล้ว +1

      Soo dhawow walaal qiimo badan. ❤️❤️

  • @user-tt1uu1tg4z
    @user-tt1uu1tg4z ปีที่แล้ว

    ❤❤