Sidee TikTok lacag looga sameeyaa? | Lacag ka sameey TikTok

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ส.ค. 2021
  • Ina lacag laga sameeyo Tiktok waa caqabad muddo hortaagnayd dhamaan dadka isticmaala Tiktok, hadii aad kamid tahay dadka wax ku baahiya tiktok waxaad is weydiineysaa sidee Tiktok lacaag ugu sameyn karaa? Waa maxay Creator Fund? iyo su'aalo kale oo aan muuqaalkaan ugu jawaabi doono.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #ENG_YUYU # #
  • วิทยาศาสตร์และเทคโนโลยี

ความคิดเห็น • 65

  • @EngYuyu
    @EngYuyu  3 ปีที่แล้ว +24

    Waad ku mahadsantahay daawashada muuqaalka. Fadlan la wadaag asxaabtaada Hana iloobin inaad SUBSCRIBE saarto channel-ka sidaad ula socoto waxwalba oo ka cusub teknoolojiyadda!
    Waad ku mahadsan tahay taageeradaada. Guuleyso

  • @marwan__nasser9674
    @marwan__nasser9674 3 ปีที่แล้ว +11

    Thnks wllky Keep going ❣

  • @CabdiwaliCali589
    @CabdiwaliCali589 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan.rabaa.akooon❤❤

  • @abdikadirdahir
    @abdikadirdahir ปีที่แล้ว +1

    Thanks our teacher!

  • @Cabdix2004
    @Cabdix2004 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @jasmensaed945
    @jasmensaed945 2 ปีที่แล้ว +11

    Sideen lacag uga qaataa Tik Tok markaan joogo Soomaaliya?

  • @abkeeyboi8065
    @abkeeyboi8065 2 ปีที่แล้ว +3

    Thankz

  • @Qalidyare-fu2hi
    @Qalidyare-fu2hi 7 หลายเดือนก่อน +1

    WLL 18K bangaray 747K iyo JAWAABO lacag ugu samenkara

  • @AthnaJama
    @AthnaJama 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks wllky

  • @mustafegeedicali5403
    @mustafegeedicali5403 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa wll

  • @Mahad__bk_10
    @Mahad__bk_10 ปีที่แล้ว

    Txn proh😍🔥

  • @quwahgaming7516
    @quwahgaming7516 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad ka so hadashaa anoo somalia jogo sidee 6da wadan aa sheegtay mid ka ah ugu sameesan karaa

  • @luul7789
    @luul7789 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha.alh

  • @nuuraadan3529
    @nuuraadan3529 2 ปีที่แล้ว +2

    Abowe inkulasoxiriiraa rabaa sidiikulasoxariira codsigayga iitixgali please

  • @Abdulkadir_Dahir
    @Abdulkadir_Dahir 2 ปีที่แล้ว +2

    Walal intee kaala xiriiraa

  • @rahmorays6842
    @rahmorays6842 ปีที่แล้ว

    Wll aad iyo aad u mahdsn thy wll soo same muqal kle side acounka uku xiro

  • @hindadheer8769
    @hindadheer8769 2 ปีที่แล้ว +2

    Intelligence

  • @omarsj6708
    @omarsj6708 2 ปีที่แล้ว +3

    TH-cam sida lacag looga sameeyo mclin

  • @bishaarcolow212
    @bishaarcolow212 ปีที่แล้ว

    Sxb waxan ka suga sida tiktok games logu dex ciyaro

  • @btechnology2059
    @btechnology2059 2 ปีที่แล้ว +7

    Walalkay lanbardiwada sida loogu xiro qaabka lacakta loolabaxo qof muqdisho jooga malabixi karaa haduu wadamada kuxirto

    • @Kaafimedia1
      @Kaafimedia1 2 ปีที่แล้ว

      walaalo ma heshay tasaa ubaahnaaye

  • @fatuuhussein3617
    @fatuuhussein3617 2 ปีที่แล้ว +3

    Ka waran muqalada aan soo share gareyo wlllo qabkese lacagta looga so baxaa ma accountbi llagu xidhaa mayga cawin krta

  • @mohamedahmedhussein2921
    @mohamedahmedhussein2921 2 ปีที่แล้ว +2

    En Yuyu waxaad cashar ka samysaa Ads fecebook sida loo leho Ads iyo looga shaqaysiyo

  • @Ahmed-by7il
    @Ahmed-by7il หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @iftiin573
    @iftiin573 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @iidledaahir8381
    @iidledaahir8381 2 ปีที่แล้ว +1

    zxp akoon isdee laku samestah

  • @Rodoinaberdoon
    @Rodoinaberdoon ปีที่แล้ว

    Ok

  • @hamzasomali
    @hamzasomali 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo muqal kasame sida facebook account logu badalo page👍

  • @bellafashionchannel3486
    @bellafashionchannel3486 2 ปีที่แล้ว +1

    Maad igu cawiso qabkaas wll

  • @anasalikaafi6424
    @anasalikaafi6424 ปีที่แล้ว

    Zxp mee sha balance ii maa lahaan

  • @cadeabdiqadir5375
    @cadeabdiqadir5375 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc bro waa Mahadsantahay mid kacudsana tiktokeki inaa soodeko fidiyoow wuu iga didanyahy maxaa sameya bro

  • @Qalpikaaba410
    @Qalpikaaba410 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb 100k waxyr iga harsn lacy ina ka sameya rawa

  • @zakiproduction521
    @zakiproduction521 ปีที่แล้ว

    M.a wll waxa ayaan kafa ifeystay

  • @shiikhhussien0514
    @shiikhhussien0514 2 ปีที่แล้ว +2

    Wax natus nio

  • @CabdiSamad-dm5ct
    @CabdiSamad-dm5ct 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wllky muiqaaladaada waa eekay m.a eepow alaha kuparakeeyo inaaikucaawiso ayaakaarawaa ilaahay dartii 🙏

  • @bakarxuseen1176
    @bakarxuseen1176 ปีที่แล้ว

    Adi

  • @kowsarsayid
    @kowsarsayid ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Newgeneration12009
    @Newgeneration12009 2 ปีที่แล้ว +2

    qof denmark joga kama semayn karo miya lol

  • @Duuliye17
    @Duuliye17 ปีที่แล้ว

    Bro tiktok sidee viwes loo badiyaa

  • @ibtisaamsokorta5322
    @ibtisaamsokorta5322 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll meel aan kala so xariiro iso sheg wll

  • @ceelsheekhofficial4504
    @ceelsheekhofficial4504 ปีที่แล้ว +1

    Timaha Iyagoo qoyan oo Gel Marisaad soo fadhisatay , waxa hada la mooda sidii dumarka inaad timaha saratay dusha kkkkkkkkkkkkk waa kaftan waad mahadsan tahay

  • @faysal1372
    @faysal1372 2 ปีที่แล้ว +2

    Bro clubhouse lambarka sida saxda ugaliyay
    Verification code ima Soo dirayo see uxaliyaa sxp?

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc ปีที่แล้ว

    Anaga wanagu dhibt haduuna si tosa uga shaqaynayn somaliya

  • @mahdidahir3756
    @mahdidahir3756 ปีที่แล้ว

    Lacakta tik tok halka igu sodhici wll

  • @rashid-px9hg
    @rashid-px9hg 2 ปีที่แล้ว +4

    Nio Kuli wan sameyey 30cisho 965k view lkn tan udanbayso qf igu cawiyo majira wllyal 👑

    • @abdinaasirdawaare1420
      @abdinaasirdawaare1420 2 ปีที่แล้ว

      Rashka

    • @rashid-px9hg
      @rashid-px9hg 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinaasirdawaare1420 sxp ha ama idheh ee magacayga lee haisow qorin

  • @jamalmaxamed546
    @jamalmaxamed546 ปีที่แล้ว

    mahad sanid🎉

  • @mohamedidriss6645
    @mohamedidriss6645 7 หลายเดือนก่อน

    Chine majiro

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc ปีที่แล้ว

    Mareykanka wuu iska xidhayba gabigiisa

  • @AhmedAhmedAbdinasirmaxam-xw4fm
    @AhmedAhmedAbdinasirmaxam-xw4fm ปีที่แล้ว +1

    Wee

  • @mukallagroupofco
    @mukallagroupofco ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh

  • @saalimaxmed4739
    @saalimaxmed4739 ปีที่แล้ว

    Wll Instagram fallowga Hado kadiido side lohagajiyaa plz iso jawab waa imohiim wll isdhaqso 🥺

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 หลายเดือนก่อน

    Matwalba iyagaa faaido qaba

  • @Rodoinaberdoon
    @Rodoinaberdoon ปีที่แล้ว

    Lpx 😂😂😂

  • @haboonqurux9449
    @haboonqurux9449 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro ila soo hadal aniga 10 k waan gaaray lk. Africa joogaa

  • @maxameddeeq1791
    @maxameddeeq1791 ปีที่แล้ว

    Nimcodhaqanexasan

  • @nimcoaxmed5860
    @nimcoaxmed5860 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @user-zh8bf9jc1x
    @user-zh8bf9jc1x 5 หลายเดือนก่อน

    Asc