Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ค. 2022

ความคิดเห็น • 55

  • @maxamedali3014
    @maxamedali3014 ปีที่แล้ว +5

    Guuuul wan ku racsanahy allsabab
    Ine itopiya werar ku qato viva allshabab

  • @hamsewasiirka3149
    @hamsewasiirka3149 ปีที่แล้ว

    Thanks haruun macruuf

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 ปีที่แล้ว +5

    Weerarka xarakada Al-shabaab uu ku qaaday dhulka Soomaali galbeed waxa ay dadka Soomaalida xasuusinaysaa duulaankii ay bishii March 2016 ku qaadeen deegaano ka tirsan gobolada Mudug (gaar ahaan Garacad & Jariiban) iyo Nugaal (Garmaal iyo Suuj) siiba dhulka u dhexeeya labada gobol ee Mudug iyo Nugaal kadibna u gudbay dhanka Iyax geed gaaban halkaas oo ay arrintooda ku soo idlaatay.Xarakada Alshabab waxa ay soo celcelisay khalad military oo ay horay u gashay kaas oo ah:1. in ay weerar ku qaadaan goobo aysan ku lahayn wax taageero shacab ah.2.in uusan ahayn dhul joqraafi ahaan ay ku gaban karaan.3.in ay si bareero ah oo muuqata oo aan dhuumaalaysi lahayn ku galeen degaan ku cusub iyaga oo wata gawaari tikniko ah.4.in meesha ay gulufka ku qaadeen ka fog yahay dhulka ay ka taliyaan haddii ay damcaan in ay dib uga gartaan marka uu fashilmaan weerarkooda.Labada weerar ba waxa ay imaanayaan xilli uu dalka madaxweyne ka ahaa kana yahay MD Xasan Sheekh.Dalalka ku lugta leh siyaasada Soomaaliya iyo tan gobolka kama marna dhammaan qaska iyo qalaanqalka amni ee ka jira kana jiray gobolka geeska Africa madaama ay xiriir muuqda iyo mid qarsoon ba la leeyihiin dhammaan dowladaha,kililada,moorooyinka iyo kooxaha hubeysan ee ka dagaalamaya gobolka geeska Africa ha ku dagaalameen magac qowmiyadeed,qabiil iyo mid diimeed intaba.Sean McCormack oo ahaa afhayeenkii wasaarada arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa shir-jaraa'id oo uu qabtay xagaagii 2006 ku sheegay in aysan sawir buuxa ka haysan hoggaanka Midowga Maxkamadaha Islaamiga ee caasimada ka saaray hoggaamiyo-kooxeedyadii gacansaarka lahaa ciidamada sirta ee Mareykanka,waxa xigtay in ay dhexgalaan iyaga oo kaashanaya saraakiil Soomaali ah.Waxa xusid mudan in ururka Alshabaab uu ka xuubsiibtay Midowgii Maxkamadaha Islaamiga.Dadka Soomaaliyeed waxa ay soo dhoweynayaan hadaladii ay shirkii BRICS ee u dambeeyay ka jeediyeen Xi Jinping MD Shiinaha iyo Vladimir Putin MD Ruushka ee ku saabsanaa in dib loo eego waxa loogu yeero dagaalka ka dhanka ah argagixisada (war on Islam kaas oo ay ku qarsoon yihiin dano ka baxsan erayada uu magucu xambaarsan yahay iyada oo la marayo Qaramada Midoobay gaar ahaan golaha ammaanka.Kuma raacsani aragti ahaan dadka isku xiraya xarakada Alshabaab iyo kooxaha ka dagaalama kililka Oromada,haddii ay jirtana waa arrin ay wataan dalal aan la dhacsanayn siyaasada xafiiska Arat Kilo waayo weeraradan waxa ay ku soo beegmayaan xilli ay gobolka safaro ku marayaan wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo ergayga Mareykanka u qaabilsan gobolka geeska Africa Mike Hammer.Waxa la yaab ku noqday dhagaha dadka Soomaalida ayaa ah in markii ugu horeysay ay dowlada Ethiopia ku dhawaaqdo seero amni (security buffer zone) oo laga sameynayo gobolada soomaaliya ee dhaca soohdinada u dhexeeya labada dal gaar ahaan gobolada Bakool iyo Hiiraan,waana suurto-gal in seero ceynkaas oo kale ah mar dambe laga abuuro dhanka gobolka Gedo,arrintaas oo uu ku dhawaaqay Mustafe Muxumad Cagjar MD dowlad-degaanka Soomaalida,hadalka kama soo yeerin mas'uul ka soo jeeda Ethiopia kale,waana arrin ayaan darro hor ah oo u soo hoyatay ummada Soomaaliyeed ee ku dhaqan caalamka Soomaalida waliba waqti uu Soomaaliya RW ka noqday markii ugu horeysay shakhsi ka soo jeeda beesha dhextaalka u ah gobolka Soomaali galbeed ee ku hoos jirta gumeysiga madow ee Itoobiya,waana arrin saameynteeda siyaasadeed yeelan doonta in tunka lagu soo qaado gumeysi xilli dowladnimadii Soomaaliya ay u burburtay xorraynta Soomaali galbeed.Waxa aan qabaa in gumeystihii Ingiriisku uusan Soomaali galbeed gacanta u galin lahayn maamulkii Haile Selassie haddii ay beeshu ku garab istaagi lahayd Sayid Maxamed Cabdile Xasan halgamaagii weynaa ee Soomaaliyeed halgankii xornimo-doonka ahaa ee uu kaga soo horjeeday gumeystihii Ingiriiska iyo maamulkii Ethiopia si la mid ah dagaalyahanadii beesha Taleex ee u badneyd ciidankii Daraawiishta,dadka uga dhiman lahaa halgankaasna waa uu ka yaraan lahaa dadkii uga dhintay halganka ay ku raadinayeen gobonimada soomaali galbeed kaas oo ay kula dagaalamayeen maamuladii isxigxigay ee Ethiopia.Hadalka Mustafe Muxumad Cagjar waxa uu ka dhigan yahay aniga oo dhex muquuranaya dihaalka gumeysiga ma doonay in walaalna uu ila arko waxa aan dhex quusayo.MD Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ahaa madaxweynihii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay ee booqda caasimada Soomaali galbeed ee Jigjiga,arrintaas oo ay ummadda soomaaliyeed ka soo qaadeen caadiyaynta xiriirka (Tadhbiic) heerkiisii ugu sareysay xilli aan la gaarin heshiis buuxa oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya kaas oo uu nuxurkiisu xornimada dadka ku nool gobolka Soomaali galbeed iyo dib uga laabashada ama burinta Anglo-Ethiopia Treaty of 1897/Rodd treaty.Arrinta mudan in la tilmaamo ayaa ah in ururka Alshabaab uu weerar ku qaaday gobolada Mudug iyo Nugaal 2016 xilligaasna waxa Soomaaliya RW ka ahaa Cumar C/Rashiid oo ka soo jeeda moorada Punt.Haatan oo uu Xamse Cabdi Barre Soomaaliya ka yahay RW,kana soo jeedo dhulka Soomaali galbeed waxa ay xarakada Alshabaab gashay degaano dhaca soohdinta Soomaaliya iyo Soomaali galbeed gaar ahaan qaybta Ogadenia.Howlgalo iyo weeraro faro badan oo uu ururku ka fuliyay Soomaaliya ka marna ku luglahaansho sirdoono shisheeye,waxaan fududeynaya xiriir ka dhexeeya saraakiil Alshabaab ah iyo saraakiil Soomaali ah oo u shaqeeya sirdoono shisheeye in kaste oo ay jiraan tiro badan oo ka mid ah dagaalyahanada xarakada Alshabaab oo wata aragti diimeed oo dhab ah halka kuwa kalena ay ugu biireen ururka iyaga oo jawaab ka bixinaya jowrfalka iyo dulmiga dalka ka jira ee ku saabsan qaybsiga awooda iyo khayraadka meesha kuwa kalena ay qabaan in wadanka laga yureeyo ciidamada dalalka dariska ah (Ethiopia & Kenya) ee doonaya hanbada ka soo hartay dhulka Soomaalida in ay wadamadooda ku kala darsadaan halka dhalinyarada qaarna ay ugu biirayaan dhaqdhaqaaqa xarakada sidii dabeyl markaa socota oo kale taas oo la mid ah tii dagaaladii qabiilka markii uu wadanku ku jiray dagaaladii safeynka ahaa ee u dhexeeyay beelaha waaweyn ee Soomaalid (4.5 ka).Buunbuuninta ciidamada Liyuu police waxa ay soo afjarantay intii uu socday dagaalkii TDF iyo ciidamada huwanta ah halkaas oo ay ka soo hoyi-waayeen wax guulo ah ma hadday walaalahooda Soomaalida ah ka keenayaan guulo uu ku il-qabowsado gumeystihii Ingiriiska ee dhulkooda maalin cad bixiyay iyo kuwa isla ballaarinta ku maman ee ku sugan gudaha Itoobiya.Ingiriisku waxa uu tan iyo suul la saarkii daba ka waday Itoobiya haataana dhaqaale ayuu ku bixiyaa ciidamada Liyuu police ka si soohdimihii uu jeexay aan waxba looga bedelin in loo durko hanbadii dhulka soomaaliya ka hartay,dadka ku dhaqan Soomaali galbeedna loo caburin lahaa madaxana looga taagnaan lahaa.Boris Johnson waxa uu ku eedeeyay Vladimir Putin in uu bedelayo soohdimihii ay dhigeen wixii ka dambeeyay dagaaladii koowaad iyo kii labaad ee dunida iyo burburkii Midowgii Soifiyeetka kadib.Kolay waxa u fiican Boris Johnson in uu ilaashado xudduudaha UK halka uu ku mashquuli lahaa duni aan u dhoweyn.Nuxarka ugu weyn ayaa ah in dadka Soomaaliyeed lagu meermeeriyo cadowyo iyo mashaariicyo aad dhammaad lahayn inta laga gaarayo xiliga loo tashanayo dalkan iyo dadkiisa.Waxa jira mashruuca geeska Afrikada weyn (the greater horn of Africa project),waxa aad eegi kartaa:the East African Israelite of Zanjiland (Negroland ama Syro-Jews)

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 ปีที่แล้ว +6

    Haaruun macruuf cida dhageysta waa iyadoo balwaan dhageysatey

  • @aartabella1
    @aartabella1 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 ปีที่แล้ว +3

    waxaan oo dhan waa sheeka kale

  • @guluc2005
    @guluc2005 ปีที่แล้ว +10

    ALSHABAB AYAA 100 QOF LAGA DILAY WALIGEEY MA AAMININ

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 ปีที่แล้ว

      Hhhh sabab?

    • @guluc2005
      @guluc2005 ปีที่แล้ว +3

      SOMALIA 🇸🇴 HADII LADHIHI LAHAA CIIDAN HALOO DHISO ALSHABAB TABABARKA EEY BIXISO AYAAN SIIN LAHAA XAQIIQDII

    • @mukhtarabdurahman4352
      @mukhtarabdurahman4352 ปีที่แล้ว +1

      @@guluc2005 ma alshabab baa tahy adiga marka😂😂😂😂

    • @acazaam
      @acazaam ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @acazaam
      @acazaam ปีที่แล้ว +1

      @@mukhtarabdurahman4352 aadbay u ad adag yihiin nimanku waxa sameynaya jiritaankoda mahan tiro ay qaban ee waa kakanaan ay qabaan

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +2

    Haaruun Macruuf waa in laga Saxo Luuqadda, gaar ahaan erreyadda khaldan, sida Soomaalidda ethopia, iwm.
    Wuxuu gaalo Maddoow_da ethopia u Hibbeeyey, yacnii si sahlan u siiyey Dhul iyo Shacab Malaayiin ah.

  • @cissaregionsitti4559
    @cissaregionsitti4559 ปีที่แล้ว +3

    galka badhista warye macaruf nin qali aah khibradna uu leeh warka iyo badhida sxp CODSI galbedka sitti maxad dagalka kasocdo 4sano Galka Badhista uga samayn wayday sxp Macruf mahadsanid sxp sitti diri dhaba 👍 ♥

  • @suguleadan1592
    @suguleadan1592 ปีที่แล้ว +2

    Weerarka xarakada Al-shabaab uu ku qaaday dhulka Soomaali galbeed waxa ay dadka Soomaalida xasuusinaysaa duulaankii ay bishii March 2016 ku qaadeen deegaano ka tirsan gobolada Mudug iyo Nugaal gaar ahaan dhulka u dhexeeya labada gobol kadibna u gudbay dhanka Iyax geed gaaban halkaas oo ay arrintooda ku soo idlaatay,xarakada Alshabab waxa ay soo celcelisay khalad military kaas oo ah:1. in ay weerar ku qaadaan goobo aysan ku lahayn wax taageero shacab.2.in uusan ahayn dhul joqraafi ahaan ku gaban karaan.3.in ay si bareera ah oo muuqata oo aan dhuumaalaysi lahayn ay ku galeen degaan ku cusub iyaga oo wata gawaari tikniko ah.Labada weerar ba waxa ay imaanayaan xilli uu dalka madaxweyne ka ahaa kana yahay MD Xasan Sheekh.Dalalka ku lugta leh siyaasada Soomaaliya iyo tan gobolka kama marna dhammaan qaska iyo qalaanqalka amni ee ka jira kana jiray wadanka madaama ay xiriir muuqda iyo qarsoon ba ay la leeyihiin dhammaan dowladaha,kililada,moorooyinka iyo kooxaha hubeysan ee ka dagaalamaya gobolka geeska Africa ha ku dagaalameen magac qowmiyadeed,qabiil iyo diin intaba.

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid legend Harun macruf
    Wxi kaso kordha waynu ka sugaynaa❤️❤️💯

  • @maxamedcaraale2338
    @maxamedcaraale2338 ปีที่แล้ว

    Mashaa

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 ปีที่แล้ว +1

    Haaruun macruuf wariye rugcaddaa ah oo somaliyeed

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 ปีที่แล้ว

    Haruun macruuf wariye barista heer sare ku ah

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 ปีที่แล้ว +1

    Waa beenloow xasan xoolo. Allaah Swc .wuxuu yiri : waamaa yukadibu bihi ilaa (kulu muctadin Athiimin)
    Wuu tacadi badan yahay .

  • @carimchannel9459
    @carimchannel9459 ปีที่แล้ว +1

    Caaaaac

  • @cabdifataaxaxmed1650
    @cabdifataaxaxmed1650 ปีที่แล้ว

    Voa

  • @caydiidmucallim4303
    @caydiidmucallim4303 ปีที่แล้ว +2

    Dalka itoobiyaa markaa dhaheyso ma iyaaga iska leh? soomalia aa iska leh dhulkaas,waxayahow damiirka eh.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 ปีที่แล้ว

    This bro. is great Somali commentator ( narrator)!

  • @mohamedaliofficial9886
    @mohamedaliofficial9886 ปีที่แล้ว +2

    Cadi ma harun alha ku dhowro wll

  • @naafacyare1118
    @naafacyare1118 ปีที่แล้ว +2

    Kalaly somalidu markay waramayan erayada oogu xun inay adegsadan oo wax qaldan oo somalida ay usoo waramayan iyo dhul koda xitaa umanaxaan miyaa

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 ปีที่แล้ว +1

    Haaruunow al shabaab buurahaas kaliya iuma damacsaneen in ay saldhig ka dhigtaan kaliye waxa kalo ay rabeen macaadinta nuurahaas la helo oo ay damacsanaayeen in si tartiib tartiib ah ugu ganacsadaan sida meelaha somaaliya ay ka haysteen oo dhan dhagxaanta laga helo ayey ganacsato iyo companiyaal ugu safriyaan dubai

  • @abdishaafi6229
    @abdishaafi6229 ปีที่แล้ว +3

    Xayaysiis aya voa Somali usamaynaysaa argagixisada!

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 ปีที่แล้ว +3

    War dhulkena hade no so celinayan maxa laga raba aaway kuwi wadaniyin iska dhigi jiray mise been ahaayen mise dhulka itobiya lasiyay rajo malaga qabo mesha ku yaba fadhiya

  • @cabdiqadirmaxamuud9212
    @cabdiqadirmaxamuud9212 ปีที่แล้ว

    Sxb Wariye Waa war-bixin Mug oo miisaaman runtii oo dhinacyo badan laga saxar tiray...

  • @hassanabdi8962
    @hassanabdi8962 ปีที่แล้ว +4

    Asc Haaruun Macruuf alshabaab itoobiya MA weerarin ee waxay weerareen DDS intaa isticmaal markasta oo kahadleesid please magaca itoobiya Naga reeb walaal. Mahadsanid Legend

  • @axmedxasan6386
    @axmedxasan6386 ปีที่แล้ว +1

    Labadaba wa somali dagagalamaayo wa dhibaato

  • @bashiirpio2602
    @bashiirpio2602 ปีที่แล้ว

    Abu ayaan wa kusalamay legend so halgamay lkn majogan sweden

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 ปีที่แล้ว

    Shacabka deganka wa ay la shaqeeyaan cidanka deganka si ay u so gudbin argigixisada? Liyu boliska guuul guuul

  • @inaqaladaadsaxaaye7336
    @inaqaladaadsaxaaye7336 ปีที่แล้ว +1

    Tan kale haaruun macruufoow ma waxaad tahay JaaJuuz Cammiil u ah gaaladda ?.

  • @bossman1024
    @bossman1024 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa beenaale asaga lashaqeya

  • @ahmedabdullahimohamed6610
    @ahmedabdullahimohamed6610 ปีที่แล้ว

    Dhaman inta wax soo qortay aan aqriyay hal shey oo aan ku arkin ayan raba cid iiga jawabta idacada magaca eey wadato iyo afka eey ku hadasho iyo ujeedka laga leyahay ? Suasha kale haroon maruuf ma wariya mise waa jaajus?

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 ปีที่แล้ว

    Kuwan Argagixisada Al shaydan Jahki degaanka somalida ma sheegayaan kan Gudoomiyaha ah ayaaba Al shabaab ah

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 ปีที่แล้ว

    Anoon taaban buu ii soo galay been hawaaskaan markaan soo toosay baan maqlay buraanburkiisa ka dib dislike 👎 baan ku qabtay waligeey ma dhageeysan

  • @abdifataxabdilaahishabeel1664
    @abdifataxabdilaahishabeel1664 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab warbaahintooda markaad dhegaysatid waxad is oraneysaa dalka way haystaan markaan qolyaha kale dhegaystona way faanayaan tolow yaa dhexdhexaad ah oon dhegaysanaa

    • @cabdiqaniwardi5743
      @cabdiqaniwardi5743 ปีที่แล้ว

      Shabaab page kooda maxaa ku qoran

    • @wiishyare377
      @wiishyare377 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqaniwardi5743 hhhhh

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 ปีที่แล้ว

      Adiga xayeysiis baa usameenesaa argagixisada waku fahanay (Abdifatax Shabeel)

    • @wiishyare377
      @wiishyare377 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqaniwardi5743 al kataib garabka warbahinta ee xarakada

    • @abdifarahmadar7453
      @abdifarahmadar7453 ปีที่แล้ว

      @@cabdiqaniwardi5743
      Alfurqaan radio ,
      Waxaad ku qortaa google

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk cbb ma alshabaabay ku biireen ethiopia waxaay u aheeydeen ilaalo bal dhinac isku raaca tuug yahay maffiyada ah kkkkkkkkk