@@mohamudmursalsirad4 wll ragii dawlada dumiyey ee aan wax yool ah ku socon baa god dheer ku riday somaliya Waayo haday yool cad lahaan lahaayeen asagu haduu tago dalku ma dumeen lkn bilaa yool ayey ahaayeen intey dowladii dumiyeen baysan dalka u talin faraha bay ka qaadeen kasii darana reerihii bay isku direen wadankiina dukaafad bay ka dhigeen🥺🥺
Dhibaatada ay markaas nagu heysay xabashida waxaa ka daran silaca ay somali badday 30kii sane ee uu siyaad sii maqnaa lkn anigu waxaa ii gula caqli yaraa ragii u kala yaacay markii dambe.
@@abdullahiahmed581 Dagalka in aan guul ka gadhnay wax dood ah kama taagno kadib baan se fara isku taag tag bilawnay taaso sababtay in uu cadawgu naga faa 'ideysto waxaana u sahlay jamhadihii tira badnaa oo tayada xumaa
Dagaalkii maxaa laga helay. Waa lagu degdegay. Masar baa dabada ka waday somalia. Guuldaro ilaa maanta waa sababtii dalku ku baa ba ay. Qorsho la aanii dagaalka.
Ninkani si wacan ayuu u waramayaa, waa weriye dhaba, hore u soco.
Alle ha u naxariisto ader Maxamed siyaad ruug cadaa ayuu ahaa!
Jenaral siyaad bare Rabi Naxarisstii Janno Haa Ka Waraabiyo
Ilahay ha unaxaristo
Wlhi Siyaad bare ragg waye markaad ciidan tahay sidaa waye
Allow kunaxariso aabe Mohamed siyad bare wallahi geesi ayuuaha mdw farmajo waxnoodama lawaa aabow soonokho markale adhoo nawad ahh Nolow guleysa walligaa garabgal allah cadhowgaga Somalia khaasatan midka sokeye dhabadilifka ooshisheyekalkalka marabna rabiyow nagakhabo cagtahos i.a amiiiiiiin yarabiiiiiii
Kèep going
Woow
Mohamed siad bare
Siyaad barre rag kama dambeyn ee ha na xusuusin
Siyaad bare alleha unaxariisto soomaaliya wuxuugaliyay godmadaw
@@mohamudmursalsirad4 wax dhaama ma haysaa
@@mohamudmursalsirad4 wll ragii dawlada dumiyey ee aan wax yool ah ku socon baa god dheer ku riday somaliya
Waayo haday yool cad lahaan lahaayeen asagu haduu tago dalku ma dumeen lkn bilaa yool ayey ahaayeen intey dowladii dumiyeen baysan dalka u talin faraha bay ka qaadeen kasii darana reerihii bay isku direen wadankiina dukaafad bay ka dhigeen🥺🥺
Igaaamus
Keep going
Waan ubaahanay cid noo soo gudbisa guuliii geesiyadii somali soo maray dayartu 🌹🌹🌹👍👍👍👍
Ilahay kuuma naxariisto mulxid siyaad barre
Wll dhimay bee please kadaa
Dhilo eyduur oO Gaal ah baa tahay ee rasuulkeena afka kaleexi
Nin waalan ayuu ahaa xaqiiqdii
Adya aad ayaad umahadsntahy masuul ee part one , part TWO, saas ukala qor sxb
Gaalkan sida u aflagadenayo siyad bare una amanayo mingiste waxey kutusesa sida unecba somalida iyo islamka
Mudane wadmahadsantahay
Walaal tixraaca( reference) noo raaci Halka aad ka soo xigato, buug, website, iyo videos noocay noqotaba
Guulayso
❤😂😢🎉😮😅😅
😊😅😢🎉😂❤ Siyaad barre
Sxb aad baad uso koobtee mx jira mise daxanaha aya kugu yar jwp
Siyaad barre xukunkiisii militaryga ahaa wixii ka horeeyay 1976kii wuxuu ahaa mid talada la wadaago lkn wixii ka danbeeyay 1976 taladii waxay gacanta u gashay shakhsiyaad awood is bidayay oo ka agdhawaa M.siyaad waxaa ka mid ahaa wiilkiisa maslax, Wasiirkii Arimaha dibada A.j.barre
Siyaad barre wadanka uma diyaarin siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaan in wadanku dabadii sii jiro
Siyaad barre wuxuu sheegay markii uu muqdisho ka baxay Isagoo jooga kismaayo waxaanu yidhi waan u gafay xukumadii M.Xaaji Ibraahim Cigaal somali ha iska kay cafiso waxaas oo dhami waa taariikh Isagana Alle ha u raxmado
Thes lik ayaaad qadanaysa sidadaba
Cuba Naas Dheer
Thanks
❤😂
Dhibaatada ay markaas nagu heysay xabashida waxaa ka daran silaca ay somali badday 30kii sane ee uu siyaad sii maqnaa lkn anigu waxaa ii gula caqli yaraa ragii u kala yaacay markii dambe.
Factor ka ugu weyn waa dagaalkii 1977 waanu degdegnay
@@abdullahiahmed581 Arintaas waa lagu so gabadaa wax ka jiro ma leh
@@dahirgabobe5213 wlaalkay aniga aragtidaas waan aaminsanahay taariilhda adba Dib u raac nin weyn oo raggii dagaalka galay Baan wareysigiisa dhagaystay wuxuu dhahay dagaalka nalaguma Jabin lkn markaanu kasoo laabanay wixii la sameeyey waa loo wada jeeday waxaasna baqdin gelin bay ka ahayd xukuumadii talada haysay
@@abdullahiahmed581 Dagalka in aan guul ka gadhnay wax dood ah kama taagno kadib baan se fara isku taag tag bilawnay taaso sababtay in uu cadawgu naga faa 'ideysto waxaana u sahlay jamhadihii tira badnaa oo tayada xumaa
Waxan huba inow Mxmd siyad liibax ahay lkn doqon aya latalisay
Absoutly
Doqontaan aan qadyad laheyn baatahay ee naga aamus sheet gaalkii naga soohorjeeday miyaa warkiisa iyo rabitankiisa qoraal kuugu sogudbiye taariiq nooga dhigeysaa togasha mudantahay buugag badan oo aqonyahano somaliyed qoreen baad heli kartay doqonow oo dalkaaga gushiisa iyo amantiisaba sheegaya adigiibaa isliidaya oo dalkaagii ceynayaa
Wax tagey tiigsimaad ma leh
Dagaalkii maxaa laga helay. Waa lagu degdegay. Masar baa dabada ka waday somalia. Guuldaro ilaa maanta waa sababtii dalku ku baa ba ay. Qorsho la aanii dagaalka.
Awlaadii amxaarta baa sidaas aaminsan dagaalka wuxuu leeyahay guul iyo guul daro
Nabiga NNKH baa marna jabayay marna guuleysanayay laakiin muhiimada waa geesinimo daacadnimo iyo karti somalia intaasba way muujisay laakiin cadow shisheeya u heeshiiyay
Ok aad iyo aad baad umahadsantihiin dhamaantiin kadib marxuumkaa alleha unaxariisto balse anuwaxaan aaminsanahay qabyaaladii iyoninjeclaysigii ukatagay ayay isukeeniwaayeen kuwiidumiyaydawladii ilaahadana ayadii unbaysoomaalibeelalagaarilladahay
@@jucfeboy1920 awladii amxaarta, maxaad u qortay si fiican raganimo u hadal. ANWAR SADAT AYAA SHEEGAY INUU KULA TALIYEY DAGAALKA, buugga in search of IDENTITY dhugo buugaag badan, maaha buuga qabiil ka.
@@jucfeboy1920 nebiga ha soo gelin. TALO XUMO AYEY AHAYD,