Hawlgalkii Ururka SNM ka Fuliyeen Jeelka Mandheera 1983.Qaybtii 1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 435

  • @somaligameschannel4481
    @somaligameschannel4481 4 ปีที่แล้ว +72

    Godka calaacule waxaa cuntda ugu karinjiray hoyaday mcn waxana qaybka ahaa cidankaa abtigay axmed qorax

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahay hanoo xiftiyo hooyadaa iyo dhamaan hooyooyinkii u iloobay ubadkeeda iyo fmlkeeda inay daafacaan magacooda iyo sharafta somaliland we are one allah kuu xiftiyo maamo haday dhimatayna ilaahay janadiisa hakuu xiftiyo maama we love you❤❤❤

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiiiiììiiìiiiiiiin ilahay hano dayo lakiin khaakh aya hada ina qabsatay haday OGYIHIIN siduu manta Dalku yay oo ay qabuura kaso baxi karan waxay ahtaba way hagagilayd ee halkay ka biya cabtaynu eegi dona

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdisamedcaliclaahi3158 apqoon iyo
      Dawlad reer ahi nama deeqdo waxanu nahay somailand una dhimanaynaanaaa we are somaliland ❤❤❤❤👍

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad abertay halkay dhimanayso qof yaroo adarkii sharaxanyahany AMA udoodaya reerkìisa somaliland waxba badalikaro we are one

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 4 ปีที่แล้ว +1

      Waar igadaa caloolxumada.Muj Lixle iyo raggii kalee qiimaha badnaaba waa la khalday waddankoodii iyo dadkoodii oo sharaf iyo cizi haysta ayaa lag diray najiitadina waxay noqotay in ubadkeeni Haadku ku feento caalamka gees ka gees,biyo la,yahay,caafimaad la,yahay,waxbarasho la,yahay mustaqbal la,yahay imw.Hooyana ALLE ha xifdiyo ayadu denbi ma lahee.

  • @munaabdi7360
    @munaabdi7360 4 ปีที่แล้ว +28

    Ileen somaliland ciyar calan keda uma tagno gesiyal ayaa u soo hal.gamay alow unax riiso intii usoo hal gantay xurnimada somaliland rux kasto somali ah waan jeclahy hor markoda🇸🇴🇮🇪

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +19

    Weriyahu waa mahadsan yahay, balse waayo aragnimo ma leh, su'aalo iska daba imanaya ayun mujaahidka weydiinaya, mana sugayo jawaabta oo dhan, isaga oo mujaahidku sheegaya in muj lixle ka cadhooday ragga jeelka ku xidhan ayuu haddana weydiinaya, ujeedadu maxay ahayd?

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 ปีที่แล้ว +5

    Geesi ayuu ahaa ilaahay how naxariistee muj lixle

  • @omeraden4028
    @omeraden4028 4 ปีที่แล้ว +22

    Waa kuwan magacyadda Mujaahidiintii jeelka laga jebiyey ee lala baxay, hawlgalkana iyagga aawadood loo fuliyey.
    1. Muj Aadan Maxamuud Diiriye (Aden Ruush)
    2. Muj Cawl Cilmi Cabdalle
    3. Muj Ismaciil Xaaji Cabdi
    4. Muj Cabdiraxmaan (Ma hayno magaciisa kale)
    5. Muj Yuusuf Dhegaweyne
    6. Muj Sheekh Axmed
    7. Muj Cumar Hadraawi
    8. Muj Axmed Maxamed Rashiid
    9. Muj Cumar Gaab
    10.Muj Maxamed Xaruuri
    11. Muj Aadan Maxamed Siraad
    Maantana inta la hubo waxaa ka nool labba mujaahid oo keliya waa Mujaahid Aadan Ruush (Wasiir horre xukumadihii Tuur, Cigaal, iyo Rayaale) iyo Mujaahid Cawl Cilmi Cabdalle (Maayirkii horre ee caasimadda Hargeysa). Intooda dhimmateyna Alle jannatul fardowsa ha ka waraabiyo, Aamiin aamiin...

    • @intisarmohamed933
      @intisarmohamed933 3 ปีที่แล้ว

      Wax aad ka tagtay mujaahid Axmed Muxumed cawar oo 12 ku ahaa

  • @nintegayootalaabsaday4589
    @nintegayootalaabsaday4589 4 ปีที่แล้ว +15

    Snm waxay ahaayeen rag raga oo lipaaxyo ah lkn se waxan LA yaabay qaar Snm kimista u dubi jirey oo imika mujaahidiin sheegta ilaahay baa se xaal og

    • @ibrahinabokor6442
      @ibrahinabokor6442 4 ปีที่แล้ว

      Ered

    • @Gubaddo
      @Gubaddo 4 ปีที่แล้ว +1

      Mid ka mid howl-maalmeedyada lagama maarmaanka ah ayay u hayeen SNM raga aad dhaliisha uga dhigayso dubista kimistu, ee hadaad wax dhaliilayso yay mar danbe kaa xumaan Ayaan kuugu nasteexaynayaa.

    • @maftuuxbogsiiye8419
      @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Gubaddo inadero mujaahidna waa mujaahid xaal ah oo ilahay iyo umadiisuba taqaano magac iyo mamuskana kagatagay dadkiisa iyo dalkiisa.sida lixle maxamed cali cabdi raxmaan tuur hara waafi ina koodbur ina mire c qaadir koosar ragna afkay.ka sheektan mujaahid ina miroo oo canka burco gacantiisa kutagay asaga iyo guutadiisauba ayaan labuununin misay qaar yacijiray mujaahidbaan ahay nagu xiijinayaan markuuu tuurnoola silaayo wuka amusijiray markii silanyajoogay muuse wuka amusijaiaray waa lays ogaa laysna dabaagatanayaa

    • @jamaciise9199
      @jamaciise9199 4 ปีที่แล้ว

      Sxb kuwii kimista u dubi jirey snm,laftoodu waxay ahaayeen mujaahidiin macaa reer miyigii xiligaa hawdka deganaa. Mujaahidkani wuxuu ilaaway in lixle jaray isgaadhsiintii.

    • @maftuuxbogsiiye8419
      @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว

      @@jamaciise9199 warun sxb intii kahwl gashayba way aamananyiine lakin nikii dhimashada udirarka.ka ahaa iyo ninkii baxsan jiray miyay simanyihiiin?

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 4 ปีที่แล้ว +29

    We need to write books about SNM.

    • @MrHighis
      @MrHighis 4 ปีที่แล้ว +1

      absolute it is incredible history we need book for this hero's and there exact number

    • @jablibaax
      @jablibaax 4 ปีที่แล้ว

      Boobe Yuusuf already writed book about snm

    • @mikejoness2041
      @mikejoness2041 4 ปีที่แล้ว +1

      Jab Libaax you have write it fairly and talk about all the hero’s including duqsi the founder

    • @ilkacase8282
      @ilkacase8282 4 ปีที่แล้ว

      💯brother we have to

  • @hibakapdilahi9582
    @hibakapdilahi9582 ปีที่แล้ว

    Alle ha kuu naxariisto awoowo maxamed xaashi diiriye lixle

  • @hassanrashid6530
    @hassanrashid6530 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay janadii ha geeyo dhamaantood
    Geesiyaal bay ahaayeen
    Mana ilaawi karo

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 4 ปีที่แล้ว +8

    Saab Tv Waad Ku Mahadsan Tihiin Taariikhda Aad Ururinaysaan
    Waxaan Idinka Codsanayaa Inaad Muj Maxamed Cali Taariikhdiisa Raadisaan Oo Aad Noogu Dadaashaan Sidii Mujaahid kaa Taariikhdiisa Loo Heli Lahaa

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +5

    #MOVIE AYAAN KA SAMEENAYAA SHEEKADAN JEELKA MADHEERA AY TAHAY TAARIIKH DHAXAL GALA,, IHUN DHAMAANTOOD...

    • @abdirazakyasin7106
      @abdirazakyasin7106 4 ปีที่แล้ว +1

      wa intan niyada ku hayey waa muhim in shekadan iyo qaar kaloo badan movie laga sameya

    • @kaareburburiye
      @kaareburburiye 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirazakyasin7106 ,,,aduunkan aynu joogno wixii taariikh dhaba ee dhacay in sheeko iyo film laga sameeyo waa lagama maarmaan,,

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 4 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed xaashi diiriye aabihii halganka alle godka ha kuu nuuro geesi

    • @khadraabdullahi1112
      @khadraabdullahi1112 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa raabi

  • @xasanaxmed2221
    @xasanaxmed2221 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax lagu diirsado. Xaqna way ku taagnaayeen ILaahaybaan mahada iska leh.
    Eaayo haday xaqdaro wadaan may guulasteen.

  • @hudayfibrahim37
    @hudayfibrahim37 4 ปีที่แล้ว +5

    Lixle waa geesi ku nool dhiigayaga

  • @hiboayaan5515
    @hiboayaan5515 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto adeero lixle

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b หลายเดือนก่อน

    Runta dadka isaaqa ah u sheega, xarshin iyo dulcad.maatadadiin wixii kale xamar ee u soo qaxeen. USC mahad u celiya .1988 ka.

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +2

    Dagaalkii buuraha ayaa ugu saamayn badnaa oo aad ilawday 1.jabintii jeelka 2.hawlgalkii birjeex 3. Dagaalkii buuraha

  • @normad229
    @normad229 4 ปีที่แล้ว +5

    🤔 tuutuhu tolow miyuu la korey mujaahidkan. After all this time is still fits perfectly

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว +2

      ma lahaa yaab in uu ka weynaa aam waa nin u eeg nin lafa weyn uuu ku dhagsana anabaa waan is waaydiiey mise mujahaidka dharkii dhar u eeg buu sooqatey

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu waa ka jiidh miidhan ✍🏾

  • @zamiirhassan1469
    @zamiirhassan1469 4 ปีที่แล้ว +2

    Snm waxay ka dagaalamaysay ayaa hada nahaysta waananu ka dagaalami doonaa insha allah

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว

      Nacas. Snm cadow shisheeye ah oo ki xasuuqayey oo madh aan kaa reebayn ayey ka badbadinayeen dadkoda. Lakin ninkan imika Somaliland hastaa uu u dhashay wadanka

    • @hamseabdisiraad6492
      @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว

      Waxagee anaa kula dagaal galayee indr

  • @adaanhussain1985
    @adaanhussain1985 ปีที่แล้ว

    Caqli xumada somalida Nin qabiil u dhintay bay Alle u baryayaan waliba axmaaro hub kasoo qatay dalkisina kusoo dulay bay Ku leyihiin Mujahid weye waliba tarikul salad ah Nin qabiil u dhintay Jano arki maayo nabiga scw Ayaa noo shegay

  • @cabdilaahixasan-i1q
    @cabdilaahixasan-i1q 8 หลายเดือนก่อน

    Geediyaal ayey ahaayeen

  • @somalilyrics483
    @somalilyrics483 4 ปีที่แล้ว +3

    Muj lixle geesi libaax ah bu aha iyo snm ba dhmntod

  • @abshirahmed1611
    @abshirahmed1611 4 ปีที่แล้ว +5

    Mujaahid abdi kaysane

  • @Ibrahim-io5us
    @Ibrahim-io5us 4 ปีที่แล้ว +2

    Mujahid lixle Allow u naxriso

  • @arimahabulshada5635
    @arimahabulshada5635 4 ปีที่แล้ว +3

    1983 inuu tiraaskan watay waa iska sheeko, waayo 35 sano ka hor wiil yar ayuu ahaa dharkii xiligaas watay maanta size kaan ma ahaan karaan. Mise tirayskuna mujaahid ayuu ahaa wuu koray?

    • @barudabdi9772
      @barudabdi9772 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkk waabanyaabanaa laftaydu

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ku cadeenaysaa inu been sheegayo

    • @miiganenuurbh6023
      @miiganenuurbh6023 2 ปีที่แล้ว

      35+20 =55 waa suuro gal wuu noqonkaraa

    • @SalahYare-lv4pg
      @SalahYare-lv4pg ปีที่แล้ว

      War caadi maanta waxa laga hadad labatan jir tahay dharka abahaa inuu ku leekan karo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +1

    geesiyadii tolkay dhamantood ilahay ha dhowro walahay isaaaqa wa gob iyadoo sidaas wadankoodii loo galay bay dadkii samaxeen o yidhahdeen xalay dhalay aanu ka noqono wixi dhacay gobonimo wa u dhalasho ilhayna khayr buu ugu bedeli xata waxan dawaday snm markay soo gelayeen oo ay wacadinayaan ragii waawayna oo odhanayaan magalada hada gashan qofka khalad iyo gef gala xaaq baad u leedihin inad toogatan walahay waan yabay cajaladasna youtube bay ku jirta mahmed kaahin baa ka mida ahmed silanyo ka mida ibrahim maygag iyo nin kale magaciisa hada iga maqan yahay

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 4 ปีที่แล้ว +3

    HADAAN INUUN xill Somaliland Ka QabTo Waxaan SamaYn Doona Ilaa 50,000 oo Taallo Ahna MujaahidiinTii S.n.m Anoon Nina Ka Tagin

    • @suugaanyahan2704
      @suugaanyahan2704 3 ปีที่แล้ว

      Somaliland waa la wada dagan yahay isaaq maahee cid SNM jecel ma jirto ..oo dadka kale waxay u arkaan niman budhcad ah oo dalka burburiyay .. markaa Somaliland sideed u rabtaa inay ku jirto ?

  • @afroman4710
    @afroman4710 4 ปีที่แล้ว +1

    Guuul iyo gobanimo snm

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +9

    Saddexda hawl galba garxaajis baa lahaa markaasay ka sheegtn somaliland

  • @abdirahamanhassan6499
    @abdirahamanhassan6499 ปีที่แล้ว

    Calcuul nin garnyaaaba garnyaaa.

  • @axmedcali8018
    @axmedcali8018 4 ปีที่แล้ว

    Muuse nuur sxb ayaananahy alle ha idin xafido

  • @mahamoudahmed9962
    @mahamoudahmed9962 3 ปีที่แล้ว

    Ciidankaan ugu yaraa iyo dirayski aan.ku jabiyey waa kan sidù u leekàaday iminka

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 3 ปีที่แล้ว

    Siduu hadda u leegyahay direeskii isaga oo yar uu gashanaa 37 sano ka hor halkaa wax baan ka run ahayn

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 4 ปีที่แล้ว +2

    Waar khasaare keen baad tihiin ajnabi u shaqaynaayey oo ka hinaasay maamulkii Maxamed Siyaad Barre.

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 4 ปีที่แล้ว +1

      Afweyne Ilaahay ayuu dagaal la galay markuu culmadii laayay ee quraankii beeniyay ilaahay ayaa baabiiyay oo umadii ka qabtay.

  • @hamsehussein1885
    @hamsehussein1885 4 ปีที่แล้ว +12

    😂 mujaahidkaa wali dirayska xidhani ma hawl gal kle ayuu qorshaynayaa

    • @mariajamaal5217
      @mariajamaal5217 ปีที่แล้ว

      Hh Haa. Muuse ayaa la. Qabanaya

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      Hahaha dagaalba kama baxaan 90 kabaa waxbaan dilanay

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 3 ปีที่แล้ว

    alow ku naxariiso

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว

    diyarada waxaafduubay cawil cadami oo waday iyo bashe diig oo afka xabda kaga hayaay duuliyahaa iyo nin kale isna meesha kaga biiray 3 nin bay ahayeen

  • @khalidmahad728
    @khalidmahad728 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaw eshcala

  • @bashiirshire3471
    @bashiirshire3471 2 ปีที่แล้ว

    Halgankii snm ma waxaa ka dambeeyey abaarso hoyga khaniisiinta sacad muuse?

    • @bookhaxmed6583
      @bookhaxmed6583 11 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa was car kaaley gabiley Ey naasalaad tahaye

  • @MarkSeal-c8p
    @MarkSeal-c8p 21 วันที่ผ่านมา

    Hall William Perez William Wilson Jeffrey

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 ปีที่แล้ว

    Hjj

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 ปีที่แล้ว

    Which tribe was the Majority with him

  • @MuuminAbdi
    @MuuminAbdi 3 ปีที่แล้ว

    Maxmed xashi dirye lixle

  • @mahamudadow7925
    @mahamudadow7925 4 ปีที่แล้ว +2

    Midwalbo boosh 9 qasnadod AK 47 ayeynu wadanay iyo 700 rasras ah ba boshkasta ku jirtay isla meel ma galan hadeey wax ka jirana odiga shubshubkii miyu ilowlay inkasto an umaleyneynin maxaa yeley dhor jerbu ku so ceshceshey 2 boosh iyo 700 rasras ah kkk.

  • @ahmedismial9236
    @ahmedismial9236 4 ปีที่แล้ว +1

    hada ahmed mire wuu joga ragi may dhamm benta jojiya waa la yaban yhy

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 3 ปีที่แล้ว

      Axmed Ismail waxaa uu uuuga jeedaa ragii kontanka ahaa ee maalintaas jeelka Madheera maxaabiistii ka jebiyey oo ay tiradoodu ahayd kontan nin ayuu leeyahay wax yar ayaa ka nool Ina Mire kontonkaa kumuu jirin. Wuxuu ahaa Ina Mire Mujaahidkii watey Ciidamadii Burco qabsaday markii ay SNM gudaha soo gashay. Wax u fiirso intaanad canaan qorin Ina Mire waa mujashid qiimo badan dadkana kama xigtid.

  • @abuaxmed1595
    @abuaxmed1595 4 ปีที่แล้ว

    mandheera sawtan weli dadka xaqdaro loogu xidhayo

  • @bensaryemofficialpodcast1246
    @bensaryemofficialpodcast1246 4 ปีที่แล้ว +1

    carwakasaye yuusan nin habar yonis ah noqon wax kle ma wareystan tv saab

    • @murtisheegmedia851
      @murtisheegmedia851 4 ปีที่แล้ว +2

      Dhila ku dhashay tv gu wuxu u kacay taarikhda qarsonayd wanay soo jesten dadkii dalka xoreyey tv gan ayaa soo bandhiga dona isha allah

    • @bensaryemofficialpodcast1246
      @bensaryemofficialpodcast1246 4 ปีที่แล้ว

      hooya waxba kama sheegaayo waayo adigu hooyo maba lihid aa muqbarad ayaa lagugu dhax dhalay aayo iyo duufaar baa iska kaa dhalay dabadana lagaa dhalay maxaa xureyn kartaa ilmo ina eleeyow idinkaba u bahan xureyn liyu police ludinka xoreeyo iyo habar jeclo hhh

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 4 ปีที่แล้ว +3

    dirayska intan le.eg baad xirin jirtay 30 sano ka hor🤔🤔🤔🤔bahasha naga khafiifiya

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +1

    Burco duuray waa dagaalkii ugu adkaa

  • @abdoulkadersimane4713
    @abdoulkadersimane4713 4 ปีที่แล้ว +1

    SNM♥️💐🌹

  • @ahmedharoun5708
    @ahmedharoun5708 4 ปีที่แล้ว +105

    Mohamed xaashi Diiriye Lixle number one mujaahidiinta Snm ilaahay haw naxariisto

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 2 ปีที่แล้ว +15

    We should make film 🎥about the SNM 🪖straggler.

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 4 ปีที่แล้ว +12

    Cabdi Kaysane isaga ugu da'yaraa raggii jabiyay jeelka Mandheera 1983. Sababtaas ayaanay dad badani u aqoon. Mujaahidka jaar ayaanu ku ahayn magaalada Hargeysa.

  • @ostadizanwar3528
    @ostadizanwar3528 4 ปีที่แล้ว +46

    Alle haw naxariisto adeerkay maxamed xaashi diiriye lixle janadii fardawsana ha geeyo

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 4 ปีที่แล้ว +20

    Greet Histoire
    We Are Somaliland Spécial Forcés

  • @hanidheemanmahamoud8746
    @hanidheemanmahamoud8746 ปีที่แล้ว +12

    Allah hownaxaristo adero lixle iyo dhamaan intii dhimatay 😢

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว +9

    Allow u naxariisto lixle🤲🤲🤲😭

  • @mr.bluekom7945
    @mr.bluekom7945 4 ปีที่แล้ว +9

    Geesi ilahay haku xafido waa ragii geesiyada ahaa dhaliyaro ku dayda halyeyada

  • @baashehussein1405
    @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว +28

    Somali nin halgankiisu dhaxalyeeshay waxaa la hayaa snm maanta waxaa diyaar u ah caruurtay ka tageen inay dhaxal iyo magac ureebaan ubadkooda I am proud to be somaliland

    • @jsanikdany3330
      @jsanikdany3330 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk idoor cuqdad ku dishay

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว

      @@jsanikdany3330 naga tag dhiladii siilka kaa xaaartay wase shagari magari dhalay waan aqaanaa🖕🖕🖕🖕

    • @faisoosman4652
      @faisoosman4652 4 ปีที่แล้ว

      Darood baa heer kaa ku gaadhsiiyeey? Iidoor waa Lagu koriyaa cuqdada darood

    • @baashehussein1405
      @baashehussein1405 4 ปีที่แล้ว

      @@faisoosman4652 waxay dhiladan siilka xaarku kaga yaal udhigodee hakaa dubeeyaane

    • @abdiali8517
      @abdiali8517 4 ปีที่แล้ว +4

      Am proud to be somalilander
      Nacabku ha jabaan

  • @Essa_m16
    @Essa_m16 4 ปีที่แล้ว +9

    Mandheera Ragii u dhacy
    Geesiyo ku daysho mudan

  • @adaruzmohamed2207
    @adaruzmohamed2207 4 ปีที่แล้ว +13

    SOOMALILAND 🙏WALIGEED👊 NIN GACAN UQAADAY OO ADHAXDA AAN KAGA JABIN LAMA HAYO XAQIIQATAN GACANTA SARENA CIDI KAMAY YEELAN WAA GUUL ALLE KU GALADAY XAQUUQDII KALUNTAYNA LASOO NOQOSHADEEDII HADYAD KUMAY HELIN GACAN QUUDHEEDNA WALIGOOD MA DUGSAN UMAD BIRA WEEYI SHACABKA ILAAHAY🤲 IGA DHALIYEY

  • @jegelskermig15
    @jegelskermig15 3 ปีที่แล้ว +5

    I like this 🎥 movie 🍿 Time 🍿.viva freedom fights.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 ปีที่แล้ว +4

    cabdirahmanmaxamed case gubay hubkimasha lalaah ilahow khayr sii snmdhaman geesiyo geesi dhalen ilahay baalajiray 1500 ayay 55 nin ugu badheedheen wow snm wa geesiyo ilahay la jiray ilahow mid dhintya iyo midnoolba janadaa geee

    • @xardaxaaji9436
      @xardaxaaji9436 4 ปีที่แล้ว

      Sidra Sirad aamiin lakin muuse xayran ya inagaqabta halkibaykusocotaye

  • @undisputed-xTxfighter
    @undisputed-xTxfighter ปีที่แล้ว +2

    SNM "Saliga Nebiga iyo Mustafaha " Guuutada #99

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 ปีที่แล้ว +16

    Rag raga ayay ahaayen Alle haw naxariisto Intii dhimatay inta noolna Alle cimri dheer hasiiyo, , kollay dhibka iyo dagaalka intaa leeg waxa loo galayay waa dhib iyo dulmi ay arkeenuunde, Lixle wlhi geesi jira weeye isna, SNM ❤️

    • @abdinaasiraadan5304
      @abdinaasiraadan5304 ปีที่แล้ว

      Oo bal inaadeeroow caqligaaaga markaad wax ku eegto adoon caadifadi kugu jirin ma waxaad ragaa ka diideeen ee dulmiga idiin la muuqday baad rag ula imaanaysaan?

  • @shaaruboqalaf171
    @shaaruboqalaf171 4 ปีที่แล้ว +7

    Dharkii dagaalkii 2aad baa ilaa hada la hayaa markaa wax lala yaabo maaha in 30+ sano iyo kabadan ba Waa la hayn karaa

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 3 ปีที่แล้ว

      Size ku isma badalayo .iyaa ?17 jirkisii illaa hada 38 sano ka hor ma intaas buu le'ekaa

    • @maxmedxassan6833
      @maxmedxassan6833 2 ปีที่แล้ว

      Gartay Qasnadahaa Dhexda Ugu Xidhan Iney Kuwii Yihiin kuwii Barigaa Balse Dirayska Kale Ma Noqon Karo

  • @dhago1117
    @dhago1117 4 ปีที่แล้ว +3

    Habryoonis geed labka isaaqa anigoo sacad musa kulah siysad waa halkad walaah waan Kaanaa in ihayay walaal igala dhigay markay shishayuh yidhahdan habryinus baa kunacab ingaa walala ah waana qoodha isaaq inga kufarxsan ilahy ha uwada naxariisto dhaaa mujahidiintii snm

    • @abdiqaniqadar4095
      @abdiqaniqadar4095 4 ปีที่แล้ว

      🙏👈❤

    • @Suhuur1
      @Suhuur1 3 ปีที่แล้ว

      Ada iyo ada libaxayo alle ha u naxariisto int dhimaatay snm 🤲🤲

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว

      Waarun taa indr habaryoonis waa geedlabkeena isaaq walahay inchallahu siyasadan yaree qadhmuna way inaga dhaman from hj

    • @engfahadahmedqaahirachanne7548
      @engfahadahmedqaahirachanne7548 2 ปีที่แล้ว

      fariid. anaguna wanu ku jecelahay

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 4 ปีที่แล้ว +13

    Waar ninkana waaba Lixle yare. Mansha allah

    • @istaahilismail5117
      @istaahilismail5117 3 ปีที่แล้ว +2

      Habaryoonis ama Garxajis waa wada Lixle iyo Maxamed Cali!!!!!

    • @jamaibrahim4251
      @jamaibrahim4251 3 ปีที่แล้ว

      @@istaahilismail5117 illaahay haw siyaadsho anagana hana siiyo indr

  • @sharmarkecumar1450
    @sharmarkecumar1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragg ciil cadaab ka dooray alle how naxriisto mujaahid lixle

  • @Gubaddo
    @Gubaddo 4 ปีที่แล้ว +3

    Booshka laabta ee qoriga AK47 uma samaysna inuu qaado afar qasnadood/nas ee ka beelka ama aan idhaahdo dhinaca eh ayaa 4 qasnadood u samaysan ee mujaahidku wuu is weydaariyay ee yaan loo arkin si kale

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 4 ปีที่แล้ว +1

    poor correspondent .wariye liita war mujahidku suaasha haku dhamystiro isagoo maclumaad badan so wada ayad ka dhex galaysa mida kle ninku ma xarun dabbi baadhisbuu fadhiyaa sidad sualaha u weydiinayso

  • @abdiali8517
    @abdiali8517 4 ปีที่แล้ว +12

    Snm abaalkay noo galeen hadaan nah reer s land lama soo koobi kari
    Waan ku faanaa in aan noqodo somalilander
    Viva somaliland

    • @saidabdulla9947
      @saidabdulla9947 4 ปีที่แล้ว +1

      Abaalkey kuu galeen waa inaad ilaa gabiley ilaa burc aad ku noolaataan waxaad ku xirantahay qol muhdi ah

  • @abdullahi2646
    @abdullahi2646 2 ปีที่แล้ว +3

    Labada nin ee aan runti tariikhdooda u jeclahay inaan dhagaysto halkangii snm waa muj lixle iyo Axmed mire Masha Allah alle ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna alle caamifaad iyo cimri dheer ha siiyo.

  • @Kanadiidofficial
    @Kanadiidofficial 20 วันที่ผ่านมา

    Dirayska madxafka qaranka ayaa la gaynaya la kaalay

  • @mahdialta7914
    @mahdialta7914 3 ปีที่แล้ว +4

    Snm guul iyo gobanimo

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 4 ปีที่แล้ว +4

    Weriye taariikhda hubso ama baro taariikhda SNM hakala ilaabin hawlgalada muhiimka ahaa

  • @CecilliaSandra-x7e
    @CecilliaSandra-x7e 25 วันที่ผ่านมา

    Lopez Melissa Thompson Cynthia Rodriguez Elizabeth

  • @SalahYare-lv4pg
    @SalahYare-lv4pg ปีที่แล้ว

    Dadkan Soo qoraya dharku muu ka yaraado marka u jiilka. Jabsanayey waxa laga YABAA inuu 20jir ahaa marka cimriga ibnu aadanku waa 60 sano taban qof 20tan qofka Kara 20jidhka kala bxa 20waxba ka dhaca jidhka marka waa leekan kara

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa daawanaya ciil daradeed maanta ayaan maqlay farmajo hargeysa imanaya dhiirigelin iyo inaan taclin ka qaato hadalka mujahidka ayaan udaawanaya
    Alle hawnaxariisto mujahidiintii snm

  • @abdisalanabdillahi9552
    @abdisalanabdillahi9552 9 หลายเดือนก่อน

    Ala maxn so mary 1500 iyo 50nin wa mrkan slnd wiil yaro shalay yimi markubkursi isku dhejiyo aan nacaaa waxn so maray bal eega
    Yeelked alx mnata xorban nahay ala yarxama snm iyo mujahid lixleba

  • @hanadkiiko2726
    @hanadkiiko2726 4 ปีที่แล้ว +1

    Libahyo cabdi kaydsane bulbul qisadananiga life buu iga shekeyay alle haw naxaristo mujahidintin snm Mohamed xashi diriye lixle

  • @cabdisamedcaliclaahi3158
    @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว +6

    Intii uu sheekaynayay niyadaan kala dagaalamayay wallaahay snm way guulaysatay
    Lakiin ragii laxooxda udubi jiray Aya maanta dalka qabsaday oo mujahid sheganaya

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

      Ha iska odhan wax walba dhakheey

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว

      @@rabiicyare8501 bakheey runtad ka gubataan
      In laydin Amaanana jecelidaan Dibaa loo
      Noqonaya xafajadiini iyo dawarsigi ayaydu
      Ku noqonaysan kkkkkkkkķkkkķ kkkkkkkkķkkkķ

    • @rabiicyare8501
      @rabiicyare8501 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdisamedcaliclaahi3158 manages dawarsan jirnay 😂 haatan la joogo ayey sadaqadayadu idinku baxdaa magaalada hargiesa

    • @cabdisamedcaliclaahi3158
      @cabdisamedcaliclaahi3158 4 ปีที่แล้ว

      @@rabiicyare8501 waar inan yaroo curdina ayad tay ee aabaha soo warayso silic kunolyay
      Somaliyo dhanba warkina haysee hay's maqashiin yay kugu qosline

    • @murtisheegmedia851
      @murtisheegmedia851 4 ปีที่แล้ว

      Walahi waa runtaa kuwii loxooxda u dubi jiray ayaa nagu wareeriyey mujahidban ahaa

  • @yahyetoni5333
    @yahyetoni5333 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay naxariistii jano haka waraabiyo dhamaan mujaahidiin tii SNM ee ku dhimatay xorayntii dalkan 🤲
    Dalkan silica lo soo naray nin waloowba tariikhda dib ugu noqo adigaa garwaaqsane😢

  • @eng.abdisamed5318
    @eng.abdisamed5318 2 ปีที่แล้ว +2

    Halehaku naxariisto

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 ปีที่แล้ว

    You are going well for you guys to get it for you guys to get it done before the house and it's been a long time since I've been a long day for you to be here if you need to get

  • @zamzamsiciidmaxmaed6943
    @zamzamsiciidmaxmaed6943 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow lixle iyo wixii muslimaa unaxariiso

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 ปีที่แล้ว +6

    Dee haaye tariikhda qofba si bu u sheegayaa

    • @imp0stercricky.311
      @imp0stercricky.311 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk umda xoolo beey moodayan.

    • @cabdikariinizmaciil3424
      @cabdikariinizmaciil3424 3 ปีที่แล้ว

      @@imp0stercricky.311 siilki hooyada taarikh waxba kama taqaanid 😒

    • @imp0stercricky.311
      @imp0stercricky.311 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdikariinizmaciil3424 maye hooyedaa dhaligeedii nacas yow nacas dhaliye. Maxa ceyda keenay hooyed dhaligeeyd wasa

  • @SadaamMaxamed-fu4dr
    @SadaamMaxamed-fu4dr 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @xasancabdi4374
    @xasancabdi4374 25 วันที่ผ่านมา

    Yaaa rabi mujahidiinti dhaaman janada kawaraabi❤❤❤❤❤❤

  • @JoshuaPennington-x2r
    @JoshuaPennington-x2r 26 วันที่ผ่านมา

    Walker Gary Anderson Paul Miller John

  • @MarkSeal-c8p
    @MarkSeal-c8p 23 วันที่ผ่านมา

    Martin Gary Anderson Jose Martinez Angela

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music 4 ปีที่แล้ว +4

    Lixle astaanta snm

  • @suhaybcammo6060
    @suhaybcammo6060 ปีที่แล้ว

    Your house and it's not to get to the house and I will send it for you later

  • @hamseabdisiraad6492
    @hamseabdisiraad6492 4 ปีที่แล้ว +1

    Abti dirayskii baalawataa yaa miskiin xaarmajo adrkaa ragii cunay daawo

  • @barkhadabdihajiali807
    @barkhadabdihajiali807 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle u nacaristo dhamantodo manta rag baa sheeganya mujd

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 หลายเดือนก่อน

    Wax weyn maaha ! Jeelasha maalin walba waa la jebiyaa

  • @kassimosmanainan
    @kassimosmanainan 6 หลายเดือนก่อน

    Kkkk iwad sheekada oo halkeed kukhabaysay

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 2 ปีที่แล้ว

    Oo markaa size kiisu ma kordho miyaa.? Hhhhh

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 4 หลายเดือนก่อน

    Geesiyadii dalka usoo halgamay