marka hore waad ku mahadsan tahay macluumaadkan qiimaha badan ee aad nala wadaagtay marka labaad, waxaan kaa codsanayaa inaan la socoto ood nala wadaagto halka ay ku dambeeyeen 10kan mujrim.
Sxb qaamus Adiga iyo bulshada kle oo sidadado kle Wax uso gudbiyaa waxna baarah wxn idin leeyahey Inaad baartan ama booqasho ku sameynsan xabsiyada Somalia laga yaabe In dad badan oo mudo dheer iskaga jiraa xabsiyada Somalia Ay ku jiraan ama si daran logu ciqaabo maxa biista
ماف عدال وحقوق الناس كلام فادى قتل المسلم عندكفار ودول كبير زى امريكا واسرائيل وروسيا مباح متفق شف فلسطين وسورى وغيرھم وين حقوقھم كلام كذب ولكن مسلمين ما يفھم🇸🇴
Suhayl Al-Xasan in badan Baan maqlay alaha uga Aaro intuu suni muslima nolasha ku cadaabay asagoo wata diyaaradaha Ruushka oo si xad dhaafa oo banii aadamtinimada ka baxsan wax u dukhaynayey😢 maxkamad halasoo saaro dhamaantood nolasha aduunkana ciriiri geliyo oo Silac iyo sariir alaha bado aduunka aakhirana xisaab baa taala
Mahadsanid saxib jasakalah khayr
Keep going pro
marka hore waad ku mahadsan tahay macluumaadkan qiimaha badan ee aad nala wadaagtay marka labaad, waxaan kaa codsanayaa inaan la socoto ood nala wadaagto halka ay ku dambeeyeen 10kan mujrim.
كل ناس يموت وحساب عنداللھ انشا اللھ في النار
Thanks wariye
Beryahan waad yara nasatay, mudane, qaamuus
Asc 10 kaan meeqa ayaa calawiyiin ahayd
Alxamdu lilaah suriya maanta waaxor
XAAFID AL ASAD WAA BISHAAR AL ASAD
Dhiigyo cabashi shacabka reer suriya ilahay Aduunyo iyo akharaba haciqaabo insha allaah
Asc bro Noo soobadi suriya
Waa in dunidu wax ka baradta
Kali talisnimadu wxey tahey
Iyo in qof mudo badan meel iska fadhiyo dadkusana dulmiya kuna ciqaaba xabsiyada iyo gododka
Wararkaan oo idil waa sax
Guuul syria
Qofkii ugu horeeyan noqday masuul 😂
Mahadsnid qamuus media
Warbixin wacan weye Digteetar.sidaan ayaa u dambayn
Guulayso ustaad ❤
Su'aad.⁉️⁉️⁉️⁉️
Qaybtii labaad(2aad) ee taariikhdii AUN:-Axmed maxamud maxamed(Siilaanyo) ee aan kaasugaynay meeday sxb,
Insha Allah wiiggan ayaan soo galinayaa.
ماشاءالله تبارك الله
Wad mhdsnthy zxp wn saary intaba❤
Waxaad ilowday amjad yousuf oo 40 qof god uqoday kadibna dilay gubayna
May jeelka kuxereeyaan oo kadaayaan dilka iyo gaajada
WAAXDDA SIRDOONKA EE CIODAMADA CIRKA
Allahu Akabar magacyo fiicana hadana masiibeysana nimanka kuligoda ma wada shiica ayey ahayen maxad nogukala shegiweyday cadalad xaga alle ayey taal walee iyagana walwal wakunolanayan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sxb qaamus Adiga iyo bulshada kle oo sidadado kle
Wax uso gudbiyaa waxna baarah wxn idin leeyahey
Inaad baartan ama booqasho ku sameynsan xabsiyada
Somalia laga yaabe
In dad badan oo mudo dheer iskaga jiraa xabsiyada Somalia
Ay ku jiraan ama si daran logu ciqaabo maxa biista
Kuwa qaliijka ka daran cadaab aya taallo lakin lama oga
Carabtta dhan waa xasidiin ggaarr ahaan qaliiijka
Somaliidaa ma dad fiicanabaa oo naxariis lehe.
Haa
Ha ku wada dambaabin dad kaas oo dhan may wada xumee
Kawaran dadkaan hadeeyesan musuliim ahan lahaayeen hilibka dadkeey cuni lahaayeen ,duniduna waxay u aqoonsan lahaayeendadka dadqalatooyiinka aha ,somaliiya,suuriya yemen ciiraaq liibiya ,jooradan,maroocoko ,iwm waa araxlaawasha aduunka markeey madaxnoqoodaan.
So booqo kanaalkayga walaal😊 waxbad iga faaideysaaye😊
Rerka xumanta ka buuxday maxay ahayd markaa waxay waxan oo xumani
aad ban utageersanahay dibudhiska dalaka suuriya
Wilgom
Subxanllah
😂😂😂❤❤❤😂❤
Sidi siad barre iyo sarakishiisi
Ninkasta oo keligii talisnimo kukaca taasaa udambaysa😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢
Wcs wllalo
Allaah Swt waxaan uga baryayaa 10 Sarkasl 1wm jahanamo allaah ku fogeeyo AAAMIIIIN AAAMIIIIN AAAMIIIIN
Xabsiga marrykanka ee cuba mid kaxun inuujiro umaley maayo lkn wixi kadhex dhaco yaasoo tabinaayo😢
Wll waxad ka soo hadasha arinka heshiiski bada ee turkey ka dhacay xasan shiikhna bada ku bixiyay laguna bahdilay shirkaas
midawga yurub iyo maraykanka aad sheegaysaa maxay taliyaasha yuhuuda cuna qabatayn usaari waayeen
ماف عدال وحقوق الناس كلام فادى قتل المسلم عندكفار ودول كبير زى امريكا واسرائيل وروسيا مباح متفق شف فلسطين وسورى وغيرھم وين حقوقھم كلام كذب ولكن مسلمين ما يفھم🇸🇴
Waxa ugu daran sacuudiga xata elaboorka tarxiilka laga ssoo dirro beerka aayey ka tumeen wiil somali ah oo in yar safka ka leexday wllahi ilaaaa hader ma ilobin jilib iyo feer ayuu raaxadda ugu qaaaday caraabkii fadhhiyay kumbiturka
kuwa somalia dhxdooda lgu dilo kuma muqdan
Masiibo alla kugu rid dhabeel inta loo keeno dadkoo fiirsanaayo halugusii daayo cabcad ha u cunee maanta sooma dhuumanayo isagoo quraanshada ka yar