ALLE HAUNAXARISTO caawa wa habeen wa biil Ramadan waye ALLOOW qabrigisa hauwasiciyo janatul firdowsa alle hasiyo aamìiiin ya allah My hero Mohamed farax caydiid
He was my hero and you hero too I am oromo we loved the general m faarax caydiid my Allah subxaana wtcaa reward him the highest janatul fardowsa Allahu ma Amiin
rabi naxariista ha siiyo aamiin ragnimo badnaayee nin ciyaara ma ahaayin ragnimadiisa ayaa loo qoodhi waayey oo lagu dilay ilaahay janadul fargawsa ha geeyo aamiin
allh ha kuu naxariisto generall caydiid geesi soomaliyeed ayuu ahaa wuuna soo halgamay snm oo kliya wdnka umay so halgamin lkn caydiid markuu soo halgamay qaar cawaan ah ayaa ku soo hagagay geesi ayuu ahaa reer somaliland tariikhdiisa sifcn uga dharagsanhy somalia hada caydiido kle hdu ka dhasho hore usocon lhyd
Daris Hore hawiye wa dad sharaf leh dadko dhana ma cayaan cid soomaliland xasuuqdayna wa daarood we now hawiye waa boqortooyo mantana yaga u qalma soomalia ilahay ha la jiro xaarmajo wa adeerkii waxaan rajaynayaa hawiye inuu sida janaraal caydiid noqdo daarood hawiye iyo soomaliland toona naf uma hayo lkn maalintaad fahmaysaan baa la sugaya wakhtiguna wuu idinku socnaya dadkiini iyo dhulkiinina baa'ba
wiilka fiqishini ee jecel gabadhaha habargidir hoyada was Ana eh hg dhila ku dhashay isaaq xun ba tahy maxan ka cayaa adiga aba dulman bahdilan hawiye wa hal Hada hadal iga dabo kentana madaxa kage istaga gaalki kuso qalday was
Allah Ha Unaxaristo Caydiid Halyey Dhab Ka Hadlaaya Wxanu Aha Nin Garanayey Qimaynta Iyo Qadarinta Dowlada Somaliland Siday Uraben Inay Dadka Somaliyed Hal Dawlad Usameyan Nasib Daro Hamigodi Loma Rumeyn Dhib Iyo Dil Iyo Rafadna Wa Logu Daray Macha Allah Lkn Imika Wa Kaso Gudben Dibna Ulama Midobi Donan wax ma Garatada Mangabka Ah Viva SOMALILAND❤️❤️💪👈
caydiid ilahay ha u naxariito wuxu aha ninka qudha wax garadka aha ee koonfur odhan ka dhashay iyaga ladagalamay ka soo hor jeestee meel buu gadhsiinlaha
Somaliland waxka somali jecel wllhi muujirin Ee waad aragteen in LA baabiiyey dadkeedii iyo dalkeedii General caydiid Ninkaasay mujahid utaqana Somaliland xaqa ka hadlaya Ee sheegay in Isaaqa LA madhiyey Naf iyo Maalba Reer Somalia waxan leeyahey Xaqbay uleeyihiin in Somaliland Ay goosato waliba sababo badan awgeed general caydiid ilaahoow kuu naxariiso Aaamiin Aaamiin
caydiid caqlibuu lahaa caqliguna waa waxa lagu dilay Runka hadal ogaa xogogaalna u a haa dhib ka loo geystsy somaliland runsheeg janadii alle haku geeyo aamiin
qalanjo hadrawi inan uu adeer u yahay baa loo adeegsaday markii gacan lagu dhigi waayey. Waa marka aan Habargidir caayo oo aan ku tilmaamo waxuushta wax maragata ah walaahi.
Dhuxii SNM sxb sheeko taariikhii ah baad sheegtay 🤔 bal adigu raali ah wax noogu sheeg mujaahidtiina SNM siday bay u adeegsatay inan uu adeer u yahay Gen caydiid ? Ma inan bay aheed mise wiil uu adeer u yahay
General maxamed faarax caydiid wuxu ahaa shaqsi runsheeg badan wanaag badan dadnimo badan og waxaanu nahay iyo wuxuu nooyahayba illahy janadii ha geeyo wuuba gaynayaaye
Allaah ha u naxariisto geesi bu ahaa. Hawiye iga daa ninkaa ayay dileen. Waa halka illaa maanta dhibku ka haysto. Cisman caato oo cabdillaahi yusuf iyo Gaalo ka ooyaya ayan joogay.
Allah ha ku naxariisto waa geesigii somaliyed waa runtii hadii uu somaliya madaxweyne ka noqon laha anaga waqooyi ahaan diyaar baan u ahayn waanan lasoconey usc somaliya kamanan gu in eegesigan kale ayaanu kalanahay
Wa nin habargidir Allah yarxama anu hawiye wax igama galin marku caqli yeesho u garta cadowgisa hawiye maxa naga dhigay tolaaye dhig hawinimo maleh somalidu hawiye bay naceb yihin
soomaalia like general caydiid geesi ayuu ahaa illaahay hawnaxariisto waa ninkii maraykan casharka u dhigay. cali mahdi waa nacas nebciyaa waa ninkii la yidhi hubkaaga gaalo u dhiib ee dhiibay.
Alle dambigaaga ha dhaafo general caydiid
walee habrgidir meel ay iga xigan dad nool ba iga xiga
Gobeey liico ha jabin
Guuleysta HG ❤❤❤❤
Ma ogoli gumaysi gobtana maqariyo wllhy somalinad guulaysta💉👊
Nin sare, illahay qabriga ha unuuuriyo Amiiin Amiiin
aniga miyaan ogayn in dhib wayn laidin geestay waan ka xumahay
Amiin amiin amiin ilahow unaxariso Ceydid
Amiin amiin amiin
@@albaniadeerow5930Somali o dhan Aya lo geystay lkn midan waqoyi e hadu wa xasidnimo
😢😢😢😢😢😢@@albaniadeerow5930
geesi ayuu aah cayydiid jeceel reer somaliland
ALLE HAUNAXARISTO caawa wa habeen wa biil Ramadan waye ALLOOW qabrigisa hauwasiciyo janatul firdowsa alle hasiyo aamìiiin ya allah
My hero Mohamed farax caydiid
general caydiid illaahay haunaxariisto geesi geesi dhalay buu ahaa Allaah jannadiisa haka warabsho ameen wax runta nooqirey isagaa jiraa jannada kuwaar ameen
hooda36Somalilander ma taalo meesha waanu go'aynaa kkkkkkk
War intaas ka cad waligay ma arag
General caydiid ala ha kuunaxaristo
Alaha unaxaristo
ILAHOW UNAXARISO GENERAL CAYDIID
Qof somali ah oo xaqiiqda abaaray ayuu kamid ahaa gen.caydiid gal-diide alle haunaxariisto oo janadiisa hakugu arsaaqo. Tariikdaada in badan ayaan dhagaystay la’igana sheekeyay. 🥹🤲🏻
ninkaliya run kahadley gen.caydiid iskama goosanayaaan waxbay lagosanayaaa somalinimana cidkajeceli majirto iyagaaama somali isku keenay wleee waa runtaa Allah hakunaxaristo
qof caqlisaliima uu kujiro
general caydiid baa ugudambeeyey walee
Aamiin
J
Afkaga cano lagu qabeye
Hamze Khalif geesi
Waa first aan maqlo nin reer koonfureeda oo sida u hadlay wallaahi run buu ka hadalay
isra Mixile ikh
Sababto wa nin hg ah
Sababto wa nin habargidir wllo
Dalkaaga difaac diidi maayo isaaq kuduulna dooni maayo ragi dhahay koofur bay kasoojedeen
Adeer hawiye waa hawiye hanoo dhalfo salaaxin@@axlamali6332
Libaaxii afrika alle haunaxaristo
He was my hero and you hero too
I am oromo we loved the general m faarax caydiid my Allah subxaana wtcaa reward him the highest janatul fardowsa Allahu ma Amiin
iLaahay..Ha.UNaxariisto....JanaraaL...Caaydiid..Amiin
Alle Naxariis iyo Janno Ha Ka Waraabiyo General Caydiid. Xaqiiq Ayuu Ka Hadlay Runtii.
🤲😪
rabi naxariista ha siiyo aamiin ragnimo badnaayee nin ciyaara ma ahaayin ragnimadiisa ayaa loo qoodhi waayey oo lagu dilay ilaahay janadul fargawsa ha geeyo aamiin
Qoodh buu ahaa Generalku Allahaw naxariisto💯💞
nin rageedku somaliland wuu yaqaanaa allah hakuu nacariisto
googaa aamin
Ader mcn allah kuu naxriisto janatul fardowsa allah kawarabiyo aamin
jenerale MFA AHN Legend Never Die xaggeena weli wu kanooolyahay labo xaniyood ayuu ahaa geesi geesi dhalay
RIP, GENERAL, YOU SAID IT ALL 🙏🙏
He was bad guy. Clan warlord
@@spotluxe18851
@@spotluxe18851
Taa waa run Allah kur kadhigo somaliland viva somaliland
from Boorama
viva somaliland
awowe allah ku naxaristo geesi an runta ka ganban
😢😢😢😢😢😢😢😢
ganeral caydiid ilaah haku naxariisto
allh ha kuu naxariisto generall caydiid geesi soomaliyeed ayuu ahaa wuuna soo halgamay snm oo kliya wdnka umay so halgamin lkn caydiid markuu soo halgamay qaar cawaan ah ayaa ku soo hagagay geesi ayuu ahaa reer somaliland tariikhdiisa sifcn uga dharagsanhy somalia hada caydiido kle hdu ka dhasho hore usocon lhyd
good spekr
Isaaqow ihawiye sidaa buu idin qiimeeyaa soo qalad maahan inaad maalin walba soo caaysaan hadane la idin jawaabin la idinka xishoodo
Daris Hore hawiye wa dad sharaf leh dadko dhana ma cayaan cid soomaliland xasuuqdayna wa daarood we now hawiye waa boqortooyo mantana yaga u qalma soomalia ilahay ha la jiro xaarmajo wa adeerkii waxaan rajaynayaa hawiye inuu sida janaraal caydiid noqdo daarood hawiye iyo soomaliland toona naf uma hayo lkn maalintaad fahmaysaan baa la sugaya wakhtiguna wuu idinku socnaya dadkiini iyo dhulkiinina baa'ba
Daris Hore hawiye iskuma jiro habargidir waa niman macquula wayna dhaamaan dameerka daarood ee abgaal ee dhuusada qadhmuum
wiilka fiqishini ee jecel gabadhaha habargidir wad qaldantahy dad wada dhashay inad kala sartana wa kugu qalad tedakale ninki marki waqoyi larusheynayay diyarada jabouti kadajiyay wuxu aha rerkad aflagadeysay doqon an waxba garan ayad tahy fikirkaga qaldan hakugu jiro xayawan
wiilka fiqishini ee jecel gabadhaha habargidir hoyada was Ana eh hg dhila ku dhashay isaaq xun ba tahy maxan ka cayaa adiga aba dulman bahdilan hawiye wa hal Hada hadal iga dabo kentana madaxa kage istaga gaalki kuso qalday was
Daris Hore jjj
Allah u naxariisto janatul fardows abihi umada somaliyed Wuxuu rabay in wax badan qabto waana qabtay geesigii geeska Africa
Geesi asal somali ah general aideed.aun.muj aamiin caqli badan.
Allah Ha Unaxaristo Caydiid Halyey Dhab Ka Hadlaaya Wxanu Aha Nin Garanayey Qimaynta Iyo Qadarinta Dowlada Somaliland Siday Uraben Inay Dadka Somaliyed Hal Dawlad Usameyan Nasib Daro Hamigodi Loma Rumeyn Dhib Iyo Dil Iyo Rafadna Wa Logu Daray Macha Allah Lkn Imika Wa Kaso Gudben Dibna Ulama Midobi Donan wax ma Garatada Mangabka Ah Viva SOMALILAND❤️❤️💪👈
Finovic Abdi Nin Rageed Wax Walbo Fahmaaya
Guuleed Yusuf Thn Wax Garad
Viva Somaliland
Viva Jamhuriyada Barakeysan Somaliland
+Finovic Abdi Awlaadii SNM aniga ayaa wiilkiisa ah kwrn
Mujaahid xaq u dirir,Gen Caydiid
Naxariistii janno allaha kaa waraabiyo.
caydiid ilahay ha u naxariito wuxu aha ninka qudha wax garadka aha ee koonfur odhan ka dhashay iyaga ladagalamay ka soo hor jeestee meel buu gadhsiinlaha
May Allah SWT Grant the highest Rank of Jannah General Caydiid! Allahumma Ameen!! ❤❤❤❤
general caydiid Alle haw naxaristo wlhi waxa u ahaa ninka kaliya ee Afwayne siyaad kaadida ku dhajiyay.oo hurdo la'aanta ku riday siyaad
Abdihakim Ahmed oday maxamed siyaad nin naxaba ma ahayn , caydiid iyo c/laahi yusufba wuu dili lahaa hadu nin naxa yahay 😂😂
General Caydiid. Ninka Keliye Koonfur Oo dhan Ugu Maskaxda Badnaa Caqligiisuna Sida Saliimka Ah U Shaqayn Jirtay.
Ilaahay Waxaan Uga Baryaya Raxmadiisa Waasica Ah Inuu Ugu Deeqo. Aamin
HAWIYE WAA RAG RAG DHALEY ALOOW NABAD KA DHIG KOONFUR SOMALIYA IYO DHULKA HAWIYE AMINN
amiin amiin
cherdoon llkkklkkk hawiye kaligii dhulka malaha qabiilna waka meshaan na dhifay
Nasra Omar dhilo daarood oo martiYaad tahee xishoo oo aamus dhulka hawiYaa leh daaroodna waa qaxootigii Yaman kagaga Yimid dhulka somalida
+fawzi Hapiip1234
adiga iyo hoyadaba dhilooyina darood usigo carab kayimi ayuu dhulkii kaa qaday oo hooyada iyo hooyadeedba wasi jiray hiwiye iyo daroodna waxba ka qaadi wayay isago isugu tagay waligaba qayli madaxtinimada anaga leh idin talinaynaaa
Gen caydid waxa u aha nin fican ale ha ku naxatisto.
Alla fiicnaaye ceydiid alle muxuu qof wanasgsani tagey
Ilaahay godka hakuu nuuro general caydiid nin rageed bad ahayde (godka lagu janee geesibuu ahaa)
Ahmed cabdalla
Axamed Abdulle.
Caawey baan Arkey waxa aad qortey.Cadaab Aduun iyo mid Aaqiro Alle ku gali. Qaansiir qaasir dhay . Caaq Bahaahin ah. Sal
Iyo jisiyad aan lahan baatahay.
Xagee ka soo jeedaa. bagar bagar bagar dhaley. Sid iyo doorsimaad ku bax
Dhiigyacab
Somaliland waxka somali jecel wllhi muujirin Ee waad aragteen in LA baabiiyey dadkeedii iyo dalkeedii General caydiid Ninkaasay mujahid utaqana Somaliland xaqa ka hadlaya Ee sheegay in Isaaqa LA madhiyey Naf iyo Maalba Reer Somalia waxan leeyahey Xaqbay uleeyihiin in Somaliland Ay goosato waliba sababo badan awgeed general caydiid ilaahoow kuu naxariiso Aaamiin Aaamiin
Halyey qaran general caydiid alle ha kuu naxariisto runta ayaad abaartay illaahay qabriga ha kuu nuuriyo aaamiin aaamiin
Alle ha u naxariisto marxuum general caydiid waxa uu ahaa geesi soomaaliyeed waana dad intii xalaasha ahayd ee hadalka runta ka sheegi jirey.
Ninka raga ahi runta kama leex-leexdo *Allah Yarhama General Aideed*
general Aydiid Allayaraxma. man of truth. Rest in Peace oh Mujahid.
caydiid caqlibuu lahaa caqliguna waa waxa lagu dilay
Runka hadal ogaa xogogaalna u a haa dhib ka loo geystsy somaliland runsheeg janadii alle haku geeyo aamiin
qalanjo hadrawi inan uu adeer u yahay baa loo adeegsaday markii gacan lagu dhigi waayey. Waa marka aan Habargidir caayo oo aan ku tilmaamo waxuushta wax maragata ah walaahi.
qalanjo hadrawi aamin
Dhuxii SNM sxb sheeko taariikhii ah baad sheegtay 🤔 bal adigu raali ah wax noogu sheeg mujaahidtiina SNM siday bay u adeegsatay inan uu adeer u yahay Gen caydiid ?
Ma inan bay aheed mise wiil uu adeer u yahay
illaahoow kuu naxariiso xaqiiqduu kahadlay
Dambigiisa Alle hadhaafo
Naxariis waasicana ha sioyo
Aamiin Aamiin Aamiin.
ilaahay dhamn muslimiinta haw
naxariisto caydiidna qabriga alaah
haw nuuro
Alah unaxariisto adeerkay ana manta waxan jooga hargaysa oo waliba laygu dhaha wxa thahay kuwii na laa yay
Allaah hownaxariisto mujaahid Maxamed Faarax Caydiid geesigeesi dhalay Allow godka unuuri janadaadana ugudeeq
mashaalh
Mansha Allaah tabarkallaah Ilaahay ha ku naxariso waa wayo arag ragii hore Aameen
Ilamaader yaal hawiyow waanu idinku kalsoonahay waana aanu idinku tashanaa halka aanu ninka daarood ka ilaalino soomaali oodhan inuu mahlak iyo halaag usoo jiido lakin hawiye kalsoo i badan baanu ku qabnaa balse waxaa iska jirta inya oo nalagu xanto oo hadal badnaan ah wayska hadal badan nahaye meel fog majirno
Caydiid iyo habargidir na anaga talo iyo hub iyo ciidan ba usoo siinay si uu isku kaba raaciyo faqash iyo doofaaradii ayagoon gayin gobanimada umadda soomaaliyeed isku haystay inay wax gumaysan karaan balse dhirbaaxad kululi kudhacday
Waxa lahubaa in doofaaradii iyo faqashtoodiiba ay kahulleeleen duhur cad carrada soomaaliyeed ee gobonimadu ku daahantahay iyagoo Latiicaya samir caal waa ah.
Genaralka alaha ha u naxariisto janadii fardowsana alaha haka waraabiyo waxa uu ahaa wadani waa libaaxii afrika waana ninka kaliya oo somali ah oo taariiq ku leb dunida alow janadii fardowsa gey aamiin dhaha asxaabta.
Ilaahay ha ina midooye generalkana ilaahay ha unaxariisto
hadanu mhy rer somaliland wanu jecel nhy general caydiiid Allah janada hku Geeeyo i don't inad noshy but hdiii aad noshahy cimri dher ku rajynya
Wuu dhintey sxb
General caydiid nin rageed hadal yaqaan ah A.U.N 🤲
Somalia hero may Allah open the door of heaven for him and be forgiven him pass
General maxamed faarax caydiid wuxu ahaa shaqsi runsheeg badan wanaag badan dadnimo badan og waxaanu nahay iyo wuxuu nooyahayba illahy janadii ha geeyo wuuba gaynayaaye
Ilaahay Naxriistii jano haka waraabiyo insha allah
Adeerkey runta bow sheegay allaha unaxariisto dadba dhahayo dowlad diid bow ahaa tasi waa been guumesi diid bow ahaa
Ilaahay hakuu naxariisto general caydiid geesi
Allah unaxariisto halyeey somaliyeed
Ilaahey ha unaxariisto ganral caydiid wuxuu ahaa gesi gesi dhalay geesina ma waaro koley waladhimanaya caydiidna somali buu ahaa ma eheen qabiil janadi allaha kaa warabiyo abti😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
allah qabriga hakuu nuuriyo janaral caydiid run waad aheegtay
Ala ha kuu naxariisto janatul fardowsa maanty mid 2 wadan dadka soomaln jajuub waxba looga.a qaadayo
Alle hawnaxariisto general caydiid
Waa ninkii u horeyey ee rer konfured ah oo runta shegay alle haku naxristo
No comments Aideed
Maanta wixii uu shaqaystay Allah ayuu la hortaaganyahay .
Be blessed ❤ you from Kenya 🎉
Ana nin habargidr ah hoyadeeyna habarjeclo tahay markaasa ani qabiil qof iigufana caafimaad majira daarood
Allah ha unaxariisto Aamiin
ilaahow u naxariisto aamin aamin aamin
G.caydiid waa xaqiiqiye runta aan la gaban jirin alle janada haku waariyo
Allah yarxamuka general mahamed faarah aydid
caydiid wuxu ahaa halyeyga keliya somaliyeed
ee aqoonsaday dulmiga
Somaliland loogaystay.
ilahay janadii fardawsa haka waraabiyo,
wuxu caydiid xiligaa gartay
ayey Somalia wali garan laadahay
MJ.AHMED GURAY TUBE caydiid AUN isaga laftiisa dulmi weyn ayo u gaystay shacabka koonfur
Gen maxamed caydiid faarax geesi buu aHaa wax badan og aLle haw naxariisto qabrigana haw nuuriyo
Geesi alle janada haku geeyo
General CaYdiid Allow U Naxariiso
WalaaHi Ninkaasi Runbuu Ka hadlaY Waana In Somaliland Dood Loo Furo Ama La Ictiraafo
Ilaahy ha unaxariisto general caydiid xaqiiq wuxu aha nin geesiya
Allaha unaxariisto jananka
GEN, AIDID ALLAH HAKUU NAXARISTO GEESI AYD AHEYD
General caydiid
Allah ha kuu
Naxariisto
Libaax,illahay godka haku nuuriyo
Allaah ha u naxariisto geesi bu ahaa. Hawiye iga daa ninkaa ayay dileen. Waa halka illaa maanta dhibku ka haysto. Cisman caato oo cabdillaahi yusuf iyo Gaalo ka ooyaya ayan joogay.
Gen caydiiid geeesi somaliyeeed buy ahaa ilaahay how naxaaristo
Allah ha ku naxariisto waa geesigii somaliyed waa runtii hadii uu somaliya madaxweyne ka noqon laha anaga waqooyi ahaan diyaar baan u ahayn waanan lasoconey usc somaliya kamanan gu in eegesigan kale ayaanu kalanahay
geesi geesi dhalay ayuu ahaa Alloow ku naxaristo
allha u naxariisto aabaha hawiye
Ilaahay haku naxariisto general caydiid
Allaha u naxaristo
Mohamed FARAH CAYDIID ILLAHAW JANADA GEE.
GEESI GEESI DHALAY.
BLACK HOOK DOWN.
AMERICA TO ASS
General maxamed faarax caydiid NIN raged WAX garad AH ILAHAY haku naxaristo
Alle ha u naxariisto 😢
Wlh taas Waa dhab somaaliland Waa walaalaheyn ilaahey Hanoi xafido dhib ayaa loo geystay lkn Waa gobta somaaliya
Wa nin habargidir Allah yarxama anu hawiye wax igama galin marku caqli yeesho u garta cadowgisa hawiye maxa naga dhigay tolaaye dhig hawinimo maleh somalidu hawiye bay naceb yihin
Gesi garyaqana alle haku naxaristo gesigena
Allaha u naxariisto caydiid geesi buu ahaa
soomaalia like
general caydiid geesi ayuu ahaa illaahay hawnaxariisto waa ninkii maraykan casharka u dhigay. cali mahdi waa nacas nebciyaa waa ninkii la yidhi hubkaaga gaalo u dhiib ee dhiibay.
Rabi naxariistii jano ha ka waraabiyo
Muj.somaliyeed
ALOOW U NAXARIISO GENERAL CAYDIID GEESI GEESI DHALAY ILAAHY HA KUU NUURIYO JANADA FARDOOWSA
hadii qof walba sida janaral u cadayay dhibatadii waqooyi u geesteen kaligii taliskii waqooyi way soo laban laheed
Alle ha u naxariisto jeneral caydiid
Masha alaah walaahi waa halyeeey soomaaliyeed
sanadke u dhintay mrka generalka