Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka sheekeeyey kiisas Somaliland burbur u horseedi gaadhay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @Abdulkga
    @Abdulkga หลายเดือนก่อน +7

    Waa khabiir wax badan usoo joogay Cabdiqaadir Jirde, in laga duubo oo taariikh laga reebo waa wax qiimo badan ku fadhiya. Isaga iyo Cali Seenyo aad iyo aad ayay u mahadsantihiin! God bless you guys!

  • @abdirahmaanomer3060
    @abdirahmaanomer3060 หลายเดือนก่อน +7

    Cabdiqaadir awoowo aad baan ugu farxsanay iunaan qayb wakhtigayga ka mid ah ku dhagayasto waayihii aad dalkan la soo martay,adeer cali seenyo iyo dhamaan bahda saab tv aad ayaan ugu mahadnaqayaa

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 หลายเดือนก่อน +2

    *Cabdiqaadir jirde cimriga iyo caafimaadkaba alle haku barakeeyo dhalinyarada aan kamidka ahay ee somaliland oo dhisan ku dhashay wxd noo tahay aabo* ❤

  • @G_Garad
    @G_Garad หลายเดือนก่อน +9

    Ninkaasi nin rageed guurtimo iyo aqoon isku darsaday. Ka Dhulbahante ahaan dhawr mar uu si mudakarnimo ah noola hadlay ayaan ku bartay inuu yahay dadka aan caadifadu hoogaamin ee garaadku hogaamiyo. God bless you Jirde.

  • @Souldanfathi22
    @Souldanfathi22 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH MAHADII DURUFOO ADAG IYO DHABAR ADEYG AYEY JIRDEE IYO RAG BADANII AY LASOO MAREEN DHISKA DAWLADNIMOO.

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaasi cabdiqaadir jirde aw cali

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +1

    Cali guray waan wiilkii ugu horeeyey ee bedeley ninkii cadaa ee ahaa ka ugu sareeya buulka warshada sonkorta dhinaca dahabka segsegaaga ah

  • @cwlcabdi8864
    @cwlcabdi8864 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid khabiir Cabdiqaadir Jirde.

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +1

    Dib u hel dhaxalka boqoradda iyada oo loo marayo khibrad gaar ah à la leeur des bougies à Toulouse!🎶🎻

  • @LightSpark3421
    @LightSpark3421 หลายเดือนก่อน

    The new interior minister of Somaliland.

  • @farxanmohamed4871
    @farxanmohamed4871 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤libaax jirde

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 หลายเดือนก่อน

    Cabdiqaadir cimrigiisa alle ha raajo

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu anigoon kuu diidin derejeda aad gaartey waxaan ahay qoraaga og ninkii I ganay iyo kii galaday

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 หลายเดือนก่อน

    Gudoomiyaha guurtida somaliland abdiqaadir jirde dhawaan filo waa abaha siyaasada somaliland ❤

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +2

    Kelya intaad ogaadey maahan intaan hubo

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน +1

    Xarunta tukaha miyaad heshay seenyow waydiineheeda?

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @dalmarshow7877
    @dalmarshow7877 หลายเดือนก่อน

    33:22

  • @faysalibrahim584
    @faysalibrahim584 หลายเดือนก่อน

    Ina xarsi qani inay wax gaadhan dawladdu way ka cabsanaysay 😂

  • @AyanAbdi-mr5wu
    @AyanAbdi-mr5wu หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅buurmadowgu jin buu ahaa

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 11 วันที่ผ่านมา

    Maantadan aynu joogno Oo aynu leenahay Xukumad Cusub baa Inoo dhalatay maalin Aynu ka liidano Oo ay Somaliland dhanaca Dawladnimadda Siyaasada iyo Sumcadda ba kaga liidataaayi ma jirto Cabdilqaadir Jirde na sidan iyo si u dhaw toona muu ahaan jirin e wuxuu ahaa Mawaadin ay ku dheer tahay Qaranimadda Jamhuuriyadda Somaliland wuxuu ahaa Mas'uulkii Manager ka Inooga ahaa hirgelinta iyo Afti shacab ku Ansixinta Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Laakiin beryahakan dambe sidiisii iyo si u dhaw toona maaha Oo Shacab ka Jamhuuriyadda Somaliland waxay is weydiiyaan war maxaa si ka ah Gudoomiye Cabdi qaadir Jirde Miyaanu isgii ahayn mise waa mid kale Oo u eg Oo laynoogu soo bedeley Aad iyo Aad ayaa Mas'uulkani Isu bedeley waxaad moodaa in Qadiyadii Jiritaankii Iyo Madax banaanida Jamhuuriyadda Somaliland Oo Uu Aad ugu Adkaa ay haatan u liidataa waxaana Saaran Calaamatu Su'saal Gudoomiye C/qaadir Jirdi wuxuuna u muuqdaa nin la khalday Oo Cadaw ka faa'iideystey

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 หลายเดือนก่อน

    Abdiqadir Kurdi Ayu reerkisi ka dhigay

    • @muhyadinsalah8796
      @muhyadinsalah8796 หลายเดือนก่อน

      Hadal meel waayay iyo nac nac iyo nacasnimo faaruqa

  • @BreakableLucid
    @BreakableLucid หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo หลายเดือนก่อน

    SL ARAB KA AHOW

    • @mohamedhassan-en5wr
      @mohamedhassan-en5wr หลายเดือนก่อน

      Hhhhh Somaliland anagaa leh sxb ee kaalay wax ka badal adigu😂

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน

    Adigu miyaad hilmaantay magacayga

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน

    Ina jirde waxaad ahayd qof ku haboon goobta maalintaad ka hadlaysid ogow inay joogaan kuwo tirinaya hadalka odayada ogow ma tegin gurigii eyda Taliyeyaasha beenta ahi waxay sheegi doonaan inay qorantahay ha hilmaamin

    • @muhyadinsalah8796
      @muhyadinsalah8796 หลายเดือนก่อน

      Hadal meel waayy iyo maskax faaruqa waxay sheegto waydy

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 หลายเดือนก่อน

    Aqoonyahan cabdiqaadir jirde

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 หลายเดือนก่อน

    Seenyow ma kugu soo dhacdaa dabyohow holac?

  • @mahmoudmahmed3876
    @mahmoudmahmed3876 หลายเดือนก่อน +2

    Reerkan Arab waa reer taariikh suugan iyo halgan iyo geesi Nimo Ku suntan laakiin cqaadir jirde waa ninkii yidhi reer kayagu aduun ma haysto taajirna malaha imaal galiyay markaa lama wareegayo wadani isagoo dantiisa gaarka ah Ka eegaya ayuu xirsi lacag Ka qaatay oo uu reerkiina Ku gafay taariikhahaa uu Ka waramayo ragbaa noolaa aan cidi Ka dahadli jirin oo sheekh ibraahim iyo cabdi waraabe sheekh Axmed nuux reer kasta waxa Ka joogay labeentii uu lahaa oo guurtida talin jirtay isagu iyo golaha wakiiladu awoodo may lahayn kusii sime ayaanu aha markii danbe EE udubna xisbigii udub baa soo daarata EE xata Arab ma wadan haday reerkan Arab noqotana ilaa hada ragii Ka mudnaa way nool yihiin anigu Arab ma ihi laakiin Waxaan u soo joogay wakhtigan uu sheegayo dhibco aanu lahayn ayuu tolonaya

  • @MustafeMaxamed-t1n
    @MustafeMaxamed-t1n หลายเดือนก่อน +2

    Waxba maad Ahayn C qaadir jirdow,meela taariikhda kagama jirtid,Reer nimo kuuma maagayo oo (Arab)waa reer sharaf iyo ragba lahaa,taariikh leh,Adiga taada diidnay ma lihid taariikh

    • @AAli-g1p
      @AAli-g1p หลายเดือนก่อน

      ​@yuusufSiyad-yc7qymaxad ula yabi adiguba soo digii 7 sano bilow ilaa dhamadkii aqbali waayay in Cirro dhacay . Laba reer imtixaan ah ayaa tihiin ummadda ixtiraama.

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy หลายเดือนก่อน

      @@AAli-g1p Shaydaanka ha la iska naaro oo qaranka ha loo shaqeeyo

  • @Idriss-zy4vf
    @Idriss-zy4vf หลายเดือนก่อน

    Been Ciroleh