Maskaxda Caafimaadka Qabta | Dw Documentary
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024
- Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta kiristanka hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
3: Iyo muuqaalada Documentary ga ah
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com
Thanks walal buurida booskeeda dufanka ayaa fudud inaa ku badashid aad baan kaaga faaiidnay shukran
Masha allah wll waa warbixin wanaagsan aadbaan ugu helay
Mahadsanid ustaad cilmi aad wanagsan ban ka faiday ee inoso badi maclumad ka kuwan oo kale ah ,,,
Barnaamijyada caafimaadka maskaxda ka hadlaya soo badi wll
Saxib wax badan oo faido ah ayad nofaideysey zajakallahi kheyr
Thnks wll wlhi wa. Ka faaidney alllh yahfidAk 🙏🏻
مشاءالله تبارك الله يحفظكم الله 😇😇😇🌹🌹🌹
Video gani waxa laygu dhigay jaamacada markii an dhisayay aqoontayda. Caafimaadka ma barto lkn 6 bilood oo aqoon dhisida ayaan soo dhigtay. Takhasuskaygu waa software engineer. Cumtooyinka fast food 🍱 loo yaqaano waa sunta ree galbeedka waliba northern American sida canada 🇨🇦 iyo USA 🇺🇸. Anuu waxaan ku noolahay wadanadan north American markaan canada tagay 80 ayaan ahaa hada se waxaan ahay 98 dhararkayguna waa 1.80m markaa waa sun fast food 🍱
M.a ugu horeyntii aad ayaad mahadsan tahay sida wacan ee noogu sooturjuntay documentary gaan.
Kashaqsi ahaan anigu waxbadan ayaan ka FAA'iiday iyo in aan maanta kadib cuntadeeya aan control sida aan uqadanayo iyo wax aan cunayo insha Allah.
Masha allah wax BADAN AYAn ka faideystay sadaqo jaariya allow kaga dhig
Aad Ayaan ula Socda Walal Qaali ah
Mashaallh wll guul aya ku rajena no soo baday kuwan caml
Mahadsanid ustaad wa mowduuc muhim ah ayaantaanna wadankena kusoo badanaya.
Masha allh
Mahadsanid aad baan ula dhacay
Cilmi baadhisyo tiro badan baa ka dhex muuqda oo caqliyaysan
Ugu horayn sxb aadbd u mahadsan tahay, waanan kugu dhiirigalinayaa documentary-yada sidan oo kale inaad noo soo badiso nalana wadaagto Insha Allah waan rajeynayaa.
jizakallaahu walal qaali
Maashaa'allaah runtii walow aan goor dambe helay fariintaan hadana aad baan ula dhacsanahay oo wax badan ayaa ka faaiday runtii waana dabaqo doonaa idam Alle adna waan kaaga mahad celinayaa ee inoo saa badi mar kale Mahadsanid
Adigau waxa aad tahay waxaad cunto iyo waxa aad akhrido ee labadaa hagaaji.
SO MUCH THANKS MO channel. Waxan soo jeedin lahaa in aad barnaamijyada kuwan oo kale ah, in aad soo koobto, adigoo ka dhigaya barnaamij kooban intii suuragal ah, oo hadana xanbaarsan maclumaadkii oo dhameys tiran.
Sokobida maficna maxayelay waxa laga bodaya kamuhiimsan waxa lasokobayo , thanks wlle.👊
Mashaallah wax badan Ayaan ka faaiidnay walaalkeen, mahadsanid howsha aad hayso waa howl aad uweyn, bulshadada somaliyeed dhisideeda iyo kobcinteeda ayaad qeyb laxaad leh kaqaadataa marwalbo, waxaad mudan tahay mahadnaq iyo abaalmarin,Guuleyso bro.
Shukran dadaalka aad galisay wad ku mahadsantahy keep going
Erayga (Buurida) meshad ka isticmaleysid maka ficnoo (dufanka)
Dufanka mean salid iyo subaga meshee kubadan yihiin
Ama duxda leh
Soo badi zxb arimaha sayniska
جزاك الله خيرا
Khadaroow baraamijkiii al Jazeera qabt2aad noo soo diyaari wll
Walaal ilaahay hakaa abaal mariyo
Mahadsanid wll 👌👍👍
Dr Daniel Amen Nosoo Tuurjuum
Thank u so much keep going
Wa mawduuc wax badan an ka faiday 😊
Anigu niyada kugu haya ayaan youtube soo galay waana kula kulmay
Maasha allah walaahi walaal waxaa ii muuqata in aad tahay qof aad udadaala waayo muuqaalkaan anigu waqtibadan baa igaga bahay kawaran kii diyaariyey
Runtii waa dadaashey ajir weyn alle hakaa siiyo
Mahadsnid wll
Mahdsanid ustaad
sxb khayr alle haku siiyo
Wad mahadsan tahey
Taa macnaheedu ma noqon karaa diiqada i haysata nio io niyad jabka waxa u sababa nafaqo la'aanta😂😂😂 wlhi waa suuro wax badanbaan ka faaidy wll tnx.
shukran walaal
Mhdsanid waa faaido badan ayaan ka helay
Good job
ustaad waankaga mahadcelinaynaa dadalka aad galisay inaad nosootabiso warbixintan aadka ufaa idada badan
waxaban is idhi malaha waxa bulshadiina somaliyeed laqaylo badantahay nafaqoyinka ayaa kuyar
Wll wad mahadsan tahay wuna na anfacay barnamijkan so badi
Buuro muxuu ka wadaa ayaan islahaa wllka falillaahil Xamda micnaha Adiga ayaaba sheegay
M.a wlle jasa kalah dadkaga wax laqabo✋
Wxn jeclan laha hadi ad karayso kolay dadalkagu mayara(masha allah) isku day codka background in la maqli karo si uu xiise gara uyeesho,mahadsanid.
War wll Khadar aadbaan uga faaiday waayo anigu markii hor3ba waxaan ku fakari jiray inaan dhaayatkyga wanaajiyo lkn imika eixii laga biloobo waan ilaalinya i.a . Anigu horta sonkorta horta mabaan isticmaali jirin aadna waan uga waaniyaa iyada io milixdaba xaafadayada (silent killers) ayaa lagu naaneesaa labadaas.
mahadsanid sxb.. waa mawduuc runtii aad muhiim u ah maskaxdu waxay kamid tahay jirka markaa waxkasta oo aan jirka u fiicnayn xaga koriin ama xag caafimaadba maskaxda uma fiicna haddii cuntooyinka aan nafaqooyinka fiican lahayn la joogteeyo waxay xitaa hoos u dhigi karaan qaabka fekerta maskaxda taas oo noqonasa arrin khatarteeda leh.
waxa igu soo dhacday arrin ay somalidu inta badan adeegsadaan oo ah in xiriir ka dhexeeyo buurnida ama cayilka iyo feker la'aanta..! marka loo fiiriyo casharkan waxay u baahan tahay in si fiican la isu dultaago.
Ayaamahan laguma hayn ustaad
Aad baad umahadsantahay wll barnaamijka quruxda badan ee aad noosoo diyaarisid intii awoodaada ahna waxaan jeclaan lahaa inaad noo badisid barnaamijyada ka baxa chanelkaaga
sidoo kale wll erayga #fat# intaad u isticmaali lahayd erayga buurnida badadalkeeda waxaad u isticmaashaa erayga (Dux ama duxda ) waa aqoontayda gaaban ee aan ka leeyahay ama ka fahansanahay eraygaa
Aad iyo aad bad u mahadsantahay ina ader Alle miisaanka xasanaadka ha kugu daro.
Runtii waxbadan oo aan la soo koobi Karin ayn ka faaiday.
faida badan aya iga baxay gaar ahaan aniga
Dufanka dheh it means fats ka
Walal aad ayaad u mahad santahay in badan ayaan ku dawada rabi aduun iyo aqiro haku xafido lkn mida kaliyo ku weydinayo waxey tahay manala wadagi karta dhaman cuntoyinka u fican dhanka maskaxda mahad sanid
Asc magaceyga waa cabdulaahi away cashirkii ingiriiska aha sxb
Kanaalka "Johar Academy" kafiiri
Fatty food= cuntada duxda leh
Like
Cuntada ay duxdu ku badantahay. Buurni kuma haboona
Kalmada buurne oo ay iyagu uu yaqaanaan fat somali waxeey noqoneysaa baruur amba xeyr iyo dufin burnine qofka markaad ka hadleyso ayaa loo istecmaalaa waa sidaan uu fahmay
Fat = ( Af-Somali Dux ama Dufan).
Wadamada ad sheegi Aya dunida hogamiya ee maxa keena inay hogamiyan haday runtahey saynisyahanku mawada runba
Fatty erayga buurri waxaa kaga mudan Dux
Markaad soo diyaarinaysid barmaamujka horta daawo mawduuca sida (Africansdocumantry) waa tusaale
wll qofka haddaad dhaliil ku aragto waad u sheegi kartaa lkn meel kale farta looguma fiiqo,
bal nalawadaag waxa kaaga muuqday Barnaamijyada ka baxa Channel kan.?
Mahad sanid
markasta cilmi ayaad noosoo kordhisaa
Mhd sanid