Social media wxaan ku jiraa ku dhowaad 10 sano oo ah direct io indirectiba lkn wxaan si toos ah u istcmalyaa mali kasta na aan online u ahy ku dhowaad 5 sano Wxaan arky waxyaabo faido leh io kuwo aan faido laheen lkn veidiogaan waa kuu igu faidada bdnaa ee aan abid dawady thnkz anka production 🙏🔥
Sawabta aan u jclhy inaa daawada muuqaladada ayaa ah in aad kasoo diyariso su'alaha aan is weydiiyo. Muuqaalkan waa cajiib wana is weydiin jiray su'alahan kuwa lamid ah sida Wayo ciidamada maxey u dileen did aan dambi laheyn maxuu isku qarxiyaa qof hebel maxey u weeraran qof aan dambi malaheyn aaway caqligooda.
Yuhuuda dhibkii loo gaystay mid lamida ayay iyaguna ilaa hada sameeyaan inay wax ku qaataan bay ahayd Hitler Caruur yaryar ayay iyaguba laayaan oo waliba dhulkoodii ay ku haystaan Balse mid aan Laga dhuuman karin baa jira Waa ALLAH CID WALBOO DULMI GAYSATA MIDKA KA GOYN DOONA AYAA NAWADA ARKA
Nin yuhuudiya wuxuu qoray miyaad noola miyaad noola imanaysa waar maxaa kuu diiday in buug nin islam qoray waar waxaan waxaa lagu dhiiri galiyaa yuhuudda
Sxb waxaan la yaabay prejudgement socda iyo caadifad miiran ayaa tahay tijaabooyinka sayniska dadka oo dhan ayey faa’iido u tahay iyadoon loo eegeyn diimaha ay heystaan. Labka marka la joogo caadifadaada diinta meel ayaa la iska dhigaa waxaad la tacaamulayso waa wax maadi ah ma ahan ilaah iyo waxaan la aqoon oo aan la tijaabin karin. Dadka yahuuda oo dhan xukun horudhac ah ayaad ka haystaaa oo ah inay wada xun yihiin taasoo ah wax qaldan dadka yahuuda way iskugu jiraan dad xun iyo dad fiicanba. Muslimka aad ku waa waalatay waxaa ah alshabaab kasoo qaad alshabaab buug ay qoreen oo ay kaga hadlayaan ajarka qofka la gawraco laga helo bal buuggaas muxuu kuu soo kordhinayaa?
Sxp cabdirashid comentigeyga pin 📌 isaar love ❤ sxp anaa ugu horeyo
Bro hada kahor mar uu bin iiguqabtey waxan heley lacag dhan 500$ marka adiga intaad lacag hesho iisosheeg bro?
@@haldoor6909 😃😃
Social media wxaan ku jiraa ku dhowaad 10 sano oo ah direct io indirectiba lkn wxaan si toos ah u istcmalyaa mali kasta na aan online u ahy ku dhowaad 5 sano
Wxaan arky waxyaabo faido leh io kuwo aan faido laheen lkn veidiogaan waa kuu igu faidada bdnaa ee aan abid dawady thnkz anka production 🙏🔥
Thanks teacher 😘
Mahadsanid macalin c.rashiid shiekh Ahmed
10:09 Sawirka Quraanka yaa sidaa Ka dhigay inaalilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun Subxannallh!!! Ka soo dhigay ayaa kasii daran
Annga production taagere buuxo ku ahy sxb keep going
This chanall is school 😍😍😍😍👍👍👍👍👍
Kanaalka Sahanka Xogaha ee Aadan Sahan ayaan ka fiirsaday muuqaalkan
su,aashaas 10:7 in badan baan isweeydiiyey mahadsanid 🙏
Asc ustaad waxaan ku weydiiyay xogtaan xagee ka keentaa fadlan noo sheeg meesha wax kasoo xigatey si aan ubaarno
Ceelka jinka ee yaman kasoo hadal ustaad
Good lesson ustaad
Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin
Thanks
Amazing 👏 👏 👏
Keep going pro.
Thanks macalin
Keep going.
Sawabta aan u jclhy inaa daawada muuqaladada ayaa ah in aad kasoo diyariso su'alaha aan is weydiiyo.
Muuqaalkan waa cajiib wana is weydiin jiray su'alahan kuwa lamid ah sida
Wayo ciidamada maxey u dileen did aan dambi laheyn maxuu isku qarxiyaa qof hebel maxey u weeraran qof aan dambi malaheyn aaway caqligooda.
Teacher waxaan jeclaan laha inaa noso gudbiso hackersiska wax kusaabsan sidena lo noqda
MahaD saniD ustaaD♡●
Horoy uso co wllky 🤗
Topic I like good Nice
Keep going
Ma sha allh ♥️♥️♥️
Sxb waxaan jeclaan lahaa inaad waxyar Codka sare uqaado
Haaa ustaad kasoo hadal arinta ceelka jinka ee yeman please ustaad
Masha allah❤
Walhi muuqaalkaan wax badan ka faa iiday in badana ayaan is waydiiday
Ustaad arimaha xidigaha iyo waxa aykasameysan yihiin noogasoo waran waxanu aragnaa xidig dhalaalaya uun ee hadii cilmi baaris lagusameeyay oo wax ka ogtahey noogasowarn 🙏 mahad sanid
Keep going sxb
Tnkz teacher
Anigoo u eegay dhaqan kaaga, uma ekid indho qof Muslim ah leyahay
Quluubta se Allah ba og
Sxb uufo kaso hadal sida ay unol yihiin 🙏🙏
Elbert Einstein ka soo Waran Macalin
10:07
Ustaaadka pls si xushmad leh waxaaan kaaga codsanaayaa inaaad noo dheerayso xoogaaa codkaaga wuu gaabanyahay pls
waa wax jira maanta
Magaceyga waa sakariye yacyuub waxaan joogaa muqdisho suaashaydu waa sidee ku noqdaa hogaamiye wanaagsan sababtoo ah hamigaygu waa inaan noqdo hogasmiye iga soo jawaab please
Guul
Macalin Rapoty kii kininka ahaa hospital keen u doontaa kk
Al shadadin u sheeg waxay wajija ka toogten sadex bil gabar jirteye
haa wlla aniga laftaydaa kasoo daawady
Maxad sinid zxp
Waaa sabbta alshababka ay umada ulayaan oo u aqrxiyan ama masajidka odyasha ugu dilan waa amar alqaacida iyo amiiradoda ay ka maqlam iyago waxay laynayan inee shacab yihin hada see samenanyan
Wll qaali pin muxuu faaido leeyhy
Love iizŕ wâllø
Anaa uhoreeya caawa...
Asc. Sax Askariiga. Amarka. Ma diidhikaro soma .taasna wa amarka .sxbo
Cilmiga soo kordhi
Wll talaalkaan la isku khasbayo kawarn
Im secon person reality
Yuhuuda dhibkii loo gaystay mid lamida ayay iyaguna ilaa hada sameeyaan inay wax ku qaataan bay ahayd Hitler Caruur yaryar ayay iyaguba laayaan oo waliba dhulkoodii ay ku haystaan Balse mid aan Laga dhuuman karin baa jira Waa ALLAH CID WALBOO DULMI GAYSATA MIDKA KA GOYN DOONA AYAA NAWADA ARKA
Nin yuhuudiya wuxuu qoray miyaad noola miyaad noola imanaysa waar maxaa kuu diiday in buug nin islam qoray waar waxaan waxaa lagu dhiiri galiyaa yuhuudda
Sxb waxaan la yaabay prejudgement socda iyo caadifad miiran ayaa tahay tijaabooyinka sayniska dadka oo dhan ayey faa’iido u tahay iyadoon loo eegeyn diimaha ay heystaan. Labka marka la joogo caadifadaada diinta meel ayaa la iska dhigaa waxaad la tacaamulayso waa wax maadi ah ma ahan ilaah iyo waxaan la aqoon oo aan la tijaabin karin. Dadka yahuuda oo dhan xukun horudhac ah ayaad ka haystaaa oo ah inay wada xun yihiin taasoo ah wax qaldan dadka yahuuda way iskugu jiraan dad xun iyo dad fiicanba. Muslimka aad ku waa waalatay waxaa ah alshabaab kasoo qaad alshabaab buug ay qoreen oo ay kaga hadlayaan ajarka qofka la gawraco laga helo bal buuggaas muxuu kuu soo kordhinayaa?
Qof yahuud ah hadduu soo saaro wax aadanaha dhan faa’iido u leh macla adiga ma waxaad oga tagaysaa yuhuud baa soo saaray? Caqligaaga siduu u shaqeeyaa. Qofka xun wuu xun yahay diintuu rabo ha haysto ama diin laawe ha ahaado qofka fiicana wuu fiican yahay diintuu rabo ha haysto ama diin laawe ha ahaado. Muslimnimo iyo diin haddii lagu fiicnaanayo ururada argagaxisada ah argagaxiso ma ahaadeen dadka masaakiintana iskuma qarxiyeen
Abdirashid 🙏❣
Hitler wan tagera umisa video aya ugu hadashat wan soo dzwana all o sheyg
Cadabta maxaa loo sameyy is wydii bal 🤏
Hitler Nin fiican ayuu ahaa marka loo eego Siyad bare Gaalki 😡
Abdirashid 🙏❣
Keep going