DOOD caqligu ma sharixi karayaa jiritaanka ilaahay | Hamza tzortzis & peter simons

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +7

    Doodan wxaa ku ogaaday gaaladu inay dawakhsan yihiin oo wax khiyaali ah mala maleenayaan wxaaz oo ay rabaan inay xaqiiq ka dhigaan si ay isu qanciyaan Alx Ilaahay baa Muslimiin naga dhigay

  • @qaadirocali8731
    @qaadirocali8731 3 ปีที่แล้ว +6

    Sxb alle hakaa jasaaisiiyo aamiin ilaa maalintaad bilowday isbarbardhiga diimaha ayaan kugu xidhanahay waanan lasocdaa dhamaan waxkasta oodsoodhigto waxbadana waan kaafaaiday allahyabarak salaam from Stuttgart Germany

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 3 ปีที่แล้ว +3

    Bahada barnamijk Iyo Qadar Qaali wan idiinsalamay jazakallah alf QEER ALLAHA KU HAFIDO BARAMIJ MACAN faaiido badan u leh insanka gaalka iyo ilmaha lagu dhalay halkan ouruba

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 3 ปีที่แล้ว +4

    Diinta galiya ee illlah aminsan wa islamka si caqliyesan iyo si sugan wax kushegi karta inta kale waa isku mid kuwa dhaha cise wa illlah iyo kuwa sanamyada cabuda iyo din lawayasha ah

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว +2

    ustaad aad ayaan kaga mahadcelin naynaa wakhtigaga qaliga ah eed nogusoo tirjuntay doodaas qimaha badnaayd
    ilahay ayaa mahadleh runtii manan ogayn in saynisku waxbadan ka ogaayn aqliga
    وما اتيتم من العلم الى قليلا
    ninka xamze ladodayay qof aan xoog u adkaayn ayuu ahaa kuwiikale wukadhawaa ilahay hasoohadeeyo 🌷🌷🌷

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 3 ปีที่แล้ว

    Asc Masha Allah Masha Allah Masha Allah waxan illahay kaga baryaya in illahay kugu badalo qer mid aqiiro mid aduun walalkayga islamka ah nolow aqliga illahay kuma tiro illahay ha KU jibiyo kharfinta

  • @burhanhassan4610
    @burhanhassan4610 3 ปีที่แล้ว

    Maskaxdu jirkeey kontorooshaa.
    Caqligana waa garashada iyo feejignaanta caqliga waxuu ka soo burqadaa wadnaha sida Qur'aanka RABBI noogu sheegay كلي بل ران على قلوبهم ما كانو يكسبون

  • @somaliislamicchannel8951
    @somaliislamicchannel8951 3 ปีที่แล้ว +6

    WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN SUBSCRIBE SAARA

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah Khadar Jowhar🎴🔘

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @qummane118
    @qummane118 3 ปีที่แล้ว +1

    Maaasha allaah walaal ilaahay haku sharfo

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 3 ปีที่แล้ว +2

    SO MUCH THANKS,MO Channel. Dadka materialistic-ka ma sidan ayey u ilaaliyaan edebta hadalka iyo is ilaalinta iney mowduuca ka maxaan, pro:seimon waxan odhan lahaa shimbirtu waxay u baahan tahay nolol, sidaada oo kale indhaha iyo sambadada shimbiruhu waxay ka caawiyaan qadhaabsiga,kuwaas oo aan adiga kaaga baahney juhdi la mid ah ka shimbirta , oo halkoodii ALLE kuu geliyey caqliga , ( tusaale: gorgorku kaluun biyaha ku dhex jira ayuu meel fog ka arkaa ilaa 1km qiyaastii wuxuuna u baahan yahay orod iyo xawaare aad u badan si uu u qabto kalluunkaas guul iyo guuldaroba, lkin adiga wuxuu ALLE Kuugu bedeley caqli owooda adigoo biyaha ag fadhiya inaad jilaabato kalluun badan oo aan is dhibin xataa aanad u baahneyn inaad aragto kaluunka aad jilaabaneyso, markaa kiinee abuur wacan,

  • @mustafebiixi7005
    @mustafebiixi7005 3 ปีที่แล้ว +1

    Marka hore alxamdulilah
    Waa arin cajiba in binu aadamku ka dooodo jiritaanka ilahay iyo ma qayaxi karayaa
    Aniga waxay ila tahay uun ilahay ayaa ku doono ku hanuuniyo xaqa waayo anigu ilahay waan arkaa jiritaankisa
    Lakin qof Gaal ahi ma arko hadaad is tidhaahdo tusna ma arkaayo ilaa ilahay ogolaado

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks lph aad io aad umhdsnthy 🥰

  • @muhiyadiinmohamed430
    @muhiyadiinmohamed430 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore usoco zxp faaiidooyin badan ayaan lagahelayaa

  • @faisamohamud4339
    @faisamohamud4339 3 ปีที่แล้ว +1

    Caqligu waa shayga baniaadku kaga duwanyihiin xayawaanka ilaahay aya yidhi xaqiiqdi waxan karamaynay biniaadamk waxan ka fadilanay noola kale oo dhan

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 3 ปีที่แล้ว

    Waxan anigu isleeyahay caqligu waa shaygii uu rabbi intanu abiirin uu waydiiyay ma,ahay rabbiga markuu qirayna uu Alle (sw)abuuray maadama ano aqon badan lahayn aanla kulmay barnamijkan qasab waxa igu noqotay inan cadeyo jiritanka Alle waxana igu dhalatay inan dad badan ka caawiyo awoodaha cadeeya jiritanka khaaliqul kownka

  • @sheekhbalad5585
    @sheekhbalad5585 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @muuminislaam1377
    @muuminislaam1377 3 ปีที่แล้ว +5

    Shugran

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 3 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsanid wllo

  • @saabiriinmuhiyadiin3269
    @saabiriinmuhiyadiin3269 3 ปีที่แล้ว +4

    👍🏽👍🏽👍🏽

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 ปีที่แล้ว +2

    الحمدلله على نعمة الإسلام wll science yahan islama ma jira nosoo bandhig wad mahadsan tahay

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Hh wan qozlaY wlhy science yhan islam ahi ma jiro kulhaa
      Wllo xadaarada aduunka yaa gaadhsiiyay
      Newton iyo alberto anistion uunbaD tqana e
      Soo baro wllo xadaarada islamka,
      Googlaha kla soo dag buugaagta

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani majiro ma dhihin hubso qoralka, waxan dhahay majiraa?

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wa oday caqli badan xoogaana akhlaaqi ay ka muuqato balse wxan layaabay kulahaa waxn ahy TPYPE G

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah

  • @faisamohamud4339
    @faisamohamud4339 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc dhaman miyir qabku psychology ayaa lagu bartaa iyo qayb medicineka qayb ka mida oo la yidhaa neurology markaa doodan waxay ku fiicnayd dhakhtar ku takhasusay neurologyka isagu wuxuu fahmayaa waxbadan oo sida maskaxda iyo sida ay shaqayso hadday jirto doodan oo kale neurologist muslim ah ku doodayo

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Khadar sxb telefoonka naga qabo

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 3 ปีที่แล้ว +1

    Dood fiican who

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 3 ปีที่แล้ว +2

    ASXAABTA WAA MARKII IIGU HOREYSAY IN AAN IDINKA CODSADO IN AAD 2K SUBSCIRIBERS IGAAR SIISAAN LAAKIIN MA,OGI IN AAD WALAALEHEY KU QONDOOTAAN INTEEYSA DHAMAANIN 2020

  • @makahilziyech
    @makahilziyech 3 ปีที่แล้ว

    T

  • @jamalnasirmahamudmuhumed4416
    @jamalnasirmahamudmuhumed4416 3 ปีที่แล้ว

    Wll khadar miyarqab iyo maskaxdu waa arin in la fahmaa ay adag tahay.

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 ปีที่แล้ว +1

    N N K H❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @faisamohamud4339
    @faisamohamud4339 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani wuu dhawyahay inyar ayuu bahan yahay in lafahansiiyo

  • @faisamohamud4339
    @faisamohamud4339 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanqadh maa waa danab

  • @ayuubibnismaaciil1841
    @ayuubibnismaaciil1841 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll doodani miyay cusub tahay?

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว

      May walaal, 6 Sano ka hor ayey aheyd

    • @ayuubibnismaaciil1841
      @ayuubibnismaaciil1841 3 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 ma adigii baa Sxb 😳

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว

      @@ayuubibnismaaciil1841 haa, ee maxaa jira?

  • @shaxanceero8080
    @shaxanceero8080 3 ปีที่แล้ว

    Wallo mahad san tahay lkn codkaaga

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว

    consciousness caqli ma ahane waa miirqab

  • @adenaliabdalla9912
    @adenaliabdalla9912 3 ปีที่แล้ว

    falsafadu wey dhib badantahay dadka bartay o aaminy wax walbo su'al ayey galinayaan yaab, weyna adagtahay in laga dhaadhiciyo in bini-aadamku cilmigiisa iyo caqligiisaba meelaha qaar gaarsiisneyn

  • @qaryaanmedia8926
    @qaryaanmedia8926 3 ปีที่แล้ว +1

    Damiirku ayaa kusoo baxaya ciwaanka

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว

      Consciousness Af-soomaali waxa lagu dhaho ma garanayo, damiirna ma ahan caqligana ma ahan, hard problem of consciousness

    • @qaryaanmedia8926
      @qaryaanmedia8926 3 ปีที่แล้ว

      @@iskahubi3264 Wacyiga ama garaadka ama garashada ama damiirka intaasiba waa ku sax

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 3 ปีที่แล้ว

      @@qaryaanmedia8926 wacyiga waa carabi taasaana u dhow waxaa laga hadlayo waa hard problem of consciousness, what is it like to be, what is it like to be you, what is it like to be you seeing the red color, hadda midabka casaanka markaad eegeysid, your persomal experience aniga ma dareemi karo cid kale oo kula wadaagtana ma jirto waa wax adiga kuu qaas ah. Ka waran haddii midabka casaanka aad u aragtid aad u taqaan midka cagaarka ah cid ku ogaan karta ma jirto, waa wax gudahaaga ka socda haddii midabka aad cagaarka ahaan u aragtay waagaad carruurta aheyd ee af-ka baranaysay laguu sheego casaan waligaa waxaad casaan u arkayso cagaar ayaad ugu yeereysaa, that experience ayaa waxaa la dhahaa hard problem of consciousness waxaa kaloo lamid ah dhadhanka markaad wax cabayso kafey ama cabitaan qibradaas gudahaaga ka socota mala ogaan karo it’s personal, first-person experiences,

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah