Laki H. Wacays----Heesti Been Been maa igu baawihee

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Heesti Been Been Maa Igu Baawihee, Music by A. A. Naji iyo codki Laki H. Wacays. Vocal recording Goobe Studio.
    Special Thanks to Maxamuud Jeeri iyo Luul Jeylaani.

ความคิดเห็น • 281

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 5 ปีที่แล้ว +32

    Gabdhan waxay fanaaniinta ugu yihiin cadawga waa horumarka iyo iskufilanshaha ay gaadhay noolow xbbty hore usoco

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว +2

      Kjjjjjkkkk xaasidnimo manseer aa loogu ka ca miskiin weeye laki

  • @munoshenomunasheeno4473
    @munoshenomunasheeno4473 5 ปีที่แล้ว +7

    Baahi maa baqti loo cunaayee maal booli yoo Kuu baneen oo biloow wixii bartaa baas ehee badayee bashar maa eheedee 😍😍been maa igu baawihee been maad igu baawihee👏👏👏laki kabax u baneeya ciyaal xamr aa leh meesha maanta😘😘😘😘

  • @abdiwali612_7
    @abdiwali612_7 5 ปีที่แล้ว +3

    Wallaahi waa Ciyaal Xamarki layaqaaney dheh Laki mahaa ka siiwad 🙌🙌🙌

  • @husseinahmed7265
    @husseinahmed7265 2 ปีที่แล้ว +1

    Talantka iyo hibada is ma qariyaan
    FANKU QASAB MA AHA
    REAL ARTIST YA SALAAM ❤🇾🇪❤

  • @amxaar
    @amxaar 5 ปีที่แล้ว +43

    Laki waaye Yaa gaara Reer maseyr iska ooya marwo laki Heestan waa ka baxsatay 🤟🏾🤟🏾🤟🏾

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 5 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkk sakiin liqa dheh dadka ka maseyra ee qarsankariwayay ee leh waanku necebahay😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😅😄😄

  • @thesouthsidegirl9463
    @thesouthsidegirl9463 5 ปีที่แล้ว +4

    Ani lee barakadaada bukayn karaye ... heesaha xamariga kuwooda ugu caansan ayay ahaayen. Laki xaaji xamariga lee ku fiicanthay heesahoda fara dheer iska da abayo. Je bent mooie schat en ik vind je stem heerlijk 💖💖

  • @zabnazabiriin4446
    @zabnazabiriin4446 5 ปีที่แล้ว

    waaaaw boqarada rer kofuud galbeed nio gabdhaa quruxu Allh udhameyey noolow lakiyey Ku jcliyaaa

  • @ahmed086
    @ahmed086 5 ปีที่แล้ว +3

    Laki

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 ปีที่แล้ว +2

    Woow cajiiib ......
    Qoftaaan markaaan dheesheeeda arko
    Waxaan soo xasuustaa gabaraaan dheeesheeeda jeclaaan jiray marwlbo ii dheel aan dhihi jiray💖💖💖♨️♨️♨️💖💖💖💖

  • @sumayodahir1242
    @sumayodahir1242 5 ปีที่แล้ว +22

    Mj baaa suro loyahay jiro jooog qurux iyo cod buuu ilahay ku siyay
    💋💋💋

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 3 ปีที่แล้ว +4

    Laki haji best banadiri singer,will u come to mugadishu?

  • @Hoxlly
    @Hoxlly 5 ปีที่แล้ว

    Fananada aa fananinta ka tagero Laki hees kaste meel we sare Banadiri, May May, Reer Xama, lama goodle hesahoda. Mel kaste ku roon u kasaa Laki 😘❤

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 ปีที่แล้ว

    Laki waaye cadowga ha jabo haybada illaah ku siiyey nina kama qaadi karole ha ku xafido walasheey ❤❤❤❤

  • @ghghfhgh5487
    @ghghfhgh5487 5 ปีที่แล้ว +3

    waaw wlh laki fadhiga ayaan kaaga kacay masha alaah wee jirtaa heeta iyo codkaba masha alaah waaye fafumiina luuq gal ayaa la dhahay

  • @amxaar
    @amxaar 5 ปีที่แล้ว +50

    Cod style Qurux Intaba alaa kusiiyay Isha cadawga Alaha Kaa haayo

  • @sofiyagurey2878
    @sofiyagurey2878 5 ปีที่แล้ว +2

    Madaxada in fadhiga loga kaco waye 💋💋❤️❤️🌺🌺🌺🌹🌹🌹🙏🙏🙏👑👑👑

  • @exenjoya20
    @exenjoya20 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxa mahad iska leh allahii ika dhikay somali rer xamar bashash qalbi furan faraxaxsan soo dhawen wanagsan hormarsan nabada jecel
    Laki xaaji
    Fadumiina
    Waa lapo fanaan cod macan leh leh qoob ka cayarkana ku dheereya m.a

  • @qajo9403
    @qajo9403 5 ปีที่แล้ว

    Walhi laki xaji wacays waa naag laan dheer banank taagan ii noolow quruxeey

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wa gabar aqli badan o aqlaaq leh mizaan leh intakaxun hoos

  • @qalnjdacolyahan6739
    @qalnjdacolyahan6739 5 ปีที่แล้ว

    Laki macnto hos ka xiro bahasha mel qaldan ayadka xirtay see cml saxib

  • @abdullahiarfa9043
    @abdullahiarfa9043 5 ปีที่แล้ว +6

    I'm AUSTRALIAN I love somai people and Somali music👌👌👌👌👌👌

  • @Kaaliyalegend
    @Kaaliyalegend 5 ปีที่แล้ว +2

    LAKI waa fanaanda shidan noloow walashey qofkii ku soo kala meel iska saar hees gacan hadal waxaa awoodo

  • @mawliidhassanawdal4268
    @mawliidhassanawdal4268 3 ปีที่แล้ว

    Nice song laki lahjada ibarta abayo
    Nolow nacabku hostafa 100000like

  • @xaredomohamed1595
    @xaredomohamed1595 5 ปีที่แล้ว

    Laki xaaji wacays wan jclahay wana taageeraa illaahey haku daayo habo mcn

  • @safiyahussein3661
    @safiyahussein3661 5 ปีที่แล้ว

    Walhi laki wanjeclahy wana gabar qalbigedu abyad yahay i love youu lakii xaji waces

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว

    War iga daba geeyo??? War yaa I bara luqadan Waan jeclahay Mashallah. Wareeji wareeji waayo sheekada

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 5 ปีที่แล้ว +9

    i am the one like ta iga so dhisa bahda goobe video production

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +1

    Laki waa laga maseeyr sanyahay guul walasheey qaali we love you abaayo qaba kuna qaba noolasha ayaka oo idil waxad tahay #Nabad iyo #Noolal shacab waad haysata Mashallah. #Farmajo iyo #kheeyro weeyo gabadha ka carara waryaa

  • @abdulahiimaanchannel8560
    @abdulahiimaanchannel8560 5 ปีที่แล้ว

    Wwwewwe so beautiful maasha Allah waad ka baxsatey saas waaye 👌👌👌

  • @caashocayuuni2189
    @caashocayuuni2189 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwww aniga wan ka helay heestaan m.a wan kugu heestaa laki🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shankaroonmaxamed6823
    @shankaroonmaxamed6823 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwww axsn hees xamar faadmiina meel baad saarty bilah iga gdnthy heestaaan nàag krti leh keep going sister frxd igu nolow qli cdawgaa ciribta kuuma wye Laki Quruxsn taagero buuxa kuu ahey form London 😍😍🤗🤗🙏

  • @maqdissabiriin302
    @maqdissabiriin302 5 ปีที่แล้ว

    masha allh walayeey qaliya laki xaji wacees ilxun kuma aragto

  • @ayaanmaxamed3896
    @ayaanmaxamed3896 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaw lakiyey cawa waad i ciyaar sisay niiko igadheh fadhigaa idilay yaah

  • @mandeeqahmed5388
    @mandeeqahmed5388 5 ปีที่แล้ว

    bah inaan ahano Le u buktaa bayanehe wah wah waxasa sual ah waxan sugnaba wa jawabta jabiibo so dhaqso

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 5 ปีที่แล้ว

    Lakiyeeey😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘
    U baneeya goobta boondheerayaalow😂😘

  • @hooyouma6771
    @hooyouma6771 5 ปีที่แล้ว +2

    Laki xaji bahasha dhimatay Kuma gaadho Cod ciyaar labis midna inolow team lakii. Bahasha sanka wayn iyo habarta kale

  • @aminahussein3208
    @aminahussein3208 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waakeentay waaiga gadantahay dheesha soo sax xoogaa

  • @ayanmohamed3952
    @ayanmohamed3952 5 ปีที่แล้ว

    Laki haji dhan kasta ok ayad kuthy fadumina waxey kugu heysato waye go ahead cadey goobe xaajiyadada iga gaarsii msgkn

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 5 ปีที่แล้ว +2

    Comments ugu horeyay ahay maanta wooow axsan hees xasuus iga dheh 😊❤👏👌

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww axsan Yaa fanaanad Laki haji😍😍😘😘😘😍😍😚😚👄👄

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 ปีที่แล้ว

    Wow waa soo xasuustay

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabibti laki xaaji wacays hes io badh

  • @cadecade5614
    @cadecade5614 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh eedo cadwaga allha ka qabto nollow

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah abaayo macto 😍 boqorda codka ❤ qurux dumar 💗 laki haji ❤

  • @gobaaddhalgobeed2220
    @gobaaddhalgobeed2220 5 ปีที่แล้ว

    Nazab kaaamila laki x wacayz taageero buuxdan ku hayaa hppti ❤❤❤

  • @idilali2217
    @idilali2217 5 ปีที่แล้ว +1

    Yeaaaaah my sister maashallah tsbaarakallah alaha ku xifdiyo qaali

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 ปีที่แล้ว +47

    Fadumina lagu dhaganyhy godkeda biyo ugu so galen war inta ila fahantay ina fadumina la hesto like saara😃😃😃

  • @mohanlovlyofficial6140
    @mohanlovlyofficial6140 5 ปีที่แล้ว

    Wlh wad kabaxsatay Maxa leska qada hee horo usoco wlh wan iskaga jeclahy

  • @quenashraawi4372
    @quenashraawi4372 5 ปีที่แล้ว +6

    Laki xaji fanand an kal io laab ujeclhy qabkast wa fanyy riwayd heeso hadal dhan kast laguma gaaro😍😍😍😍😍😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚😚

  • @dayibxassan3697
    @dayibxassan3697 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwww ar laki waa naag shidan banankada ku dhacday alelahe

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 ปีที่แล้ว +1

    Queen👑 je ben mooi masha.mash Allah Isha baxarka

  • @motorkacumar5085
    @motorkacumar5085 5 ปีที่แล้ว +45

    laki waa gabar qalbi wanaagsan i love youuuu

  • @kowsarcabdirisaqadan7373
    @kowsarcabdirisaqadan7373 5 ปีที่แล้ว

    Laki xaaji wacays magac iyo muuqaal miskiin kama aha cadowgaga cagta hoosteeda

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 ปีที่แล้ว +1

    MY LACKI MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH GURUXBADANNE DUMAR HADOKALAI DORRONA WAKA IGOUCHIRAA MA DOUNNEE BA IGOUKARIRANNE YES DOUNTI WADANIMO SOMALIA DJIBOUTI SOMALIA HORROMARKEIGI KOUSOHEILOO DALKII HOYO ALLAH KOUSOHEILOO AMINE ALLAH ALLAH RARTOUMAA KHEIRRENT HANIGOU WADA DHAMBAISIWO DHAMTAINNENT ALLAH AKBAAR ASBIYALLAH WA NIBOURDE AL-WAQUIL AMIN ALLAH ALLAH AKBAAR ALHAMDOULILLAH ALLAH MAHADLEY ALLAH BLESSED LACKI MACHALLAH ALLAH HIBARIK FIKOUM AND YOU FAMILY LONGUENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH

  • @cabduqadiriimaan7038
    @cabduqadiriimaan7038 5 ปีที่แล้ว

    WaaW cisak cisak Hogan ka isha baxarka

  • @HAARISH143
    @HAARISH143 5 ปีที่แล้ว +1

    Laki waceys
    Waa luxe
    Lux
    Hadana lux

  • @ilaqosolchanel9785
    @ilaqosolchanel9785 5 ปีที่แล้ว +31

    Wlhi dar Allan ujecelahy laki haji wacys❤❤💋

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว

    Laki waa gabar sidey kaa muuqato iskuu kalsoon soomaali haada nahay qofkaa rag ama dumar waan mucaaradnaa lkn waxay aniga ilaa tahay iney tahay qof xushmad mudan kuna heesto dhamaan heesaha soomaaliga sida xamari may may iyo maxaa tiri iwm hor usoco guul gobonimo

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 5 ปีที่แล้ว

    Heestaan waxay kusocota kuwa kaxun Laki xaaji koow ka tahay fadumiina

  • @sihaamxasansinam8556
    @sihaamxasansinam8556 5 ปีที่แล้ว +5

    Laki qurux bdn nag nool bah ina ahanten u bugta faduumo qanjo weyneey

  • @nasroabdullahi5249
    @nasroabdullahi5249 5 ปีที่แล้ว +1

    Been maaad ibaawinee laki cadey 😍😍😍😍😍

  • @mo-ab7315
    @mo-ab7315 5 ปีที่แล้ว

    Laki il iyo Af BINIAADAN Alla Naga qabo dhamaanteen we love u.

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 5 ปีที่แล้ว +1

    Saas waye abaah 😍

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 5 ปีที่แล้ว +2

    Wooooow Laaki xaaji 😍😍❤❤❤

  • @oumalkairedjama5045
    @oumalkairedjama5045 5 ปีที่แล้ว

    woww maschallah laki huno shrf ku nolow

  • @edebsanadan6273
    @edebsanadan6273 5 ปีที่แล้ว +4

    SaaS waaye lakiyeey alla maxan taageero ku ahay suuradaada an jclhy iyo codkaaga

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 5 ปีที่แล้ว +13

    Isha Baxarka my beautiful sis ❤️💕😘

  • @waaweenkacade9693
    @waaweenkacade9693 5 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxa qaaday al fanan mohamed Abdullahi jeeri ( AUN) hotell curubo gadashis waayo wayo wlh

  • @mahdinuur81
    @mahdinuur81 5 ปีที่แล้ว +2

    Babbbbbbbbb xusuus weyn thanks laki

  • @fatiyamohamed9148
    @fatiyamohamed9148 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan laba fanaan ba wada qaadi jiray aan u malenayo gabadha iney lul jeylani aheyd ninka ma sheegi karo

    • @fowsiyohurye6165
      @fowsiyohurye6165 5 ปีที่แล้ว +1

      Luul Jelaani iyo Fanaanki weynaa Jeeri ayaa qadi jiren.

  • @hanaanqurux92
    @hanaanqurux92 5 ปีที่แล้ว +2

    Heesta reer xamar ka baad ku nuurisa😍😍❤

  • @sacdiyoaden8315
    @sacdiyoaden8315 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw! Laki Hajji wacees well done🇸🇴❤️

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 5 ปีที่แล้ว +1

    naag burhaansi maa loo bilaabaa😍😍😍

  • @abdisoomaliabdisoomali7930
    @abdisoomaliabdisoomali7930 5 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo my qaali deed caashaq

  • @mariajama3019
    @mariajama3019 5 ปีที่แล้ว

    Laki Xaji wacays waad ka baxsatay 🔥👑👏👏👏👏

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 5 ปีที่แล้ว +1

    Naag nooL.
    Laki jir oo joog ✊✊✊

  • @amiishamohamadali6686
    @amiishamohamadali6686 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw sas ikadheh ciyar👏

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 5 ปีที่แล้ว

    Lugta laguma dhago qofka bulshada ka dhex muuqdaa xaasidnimadu ma fiicno ilaahow Bina adam adaan wax noogu dhiibin horey

  • @fwjyusuf9939
    @fwjyusuf9939 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah laki horey usoco

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 5 ปีที่แล้ว

    Isha baxarka miyaha mayo laki mashaa allaah

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 5 ปีที่แล้ว

    Love you. Laki Horay usoco

  • @naimayusuf4536
    @naimayusuf4536 5 ปีที่แล้ว

    We love you 😘 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋👏👏👏👏laki h wacays💋💋💋💋🌹🌹

  • @nanaboqorka3645
    @nanaboqorka3645 5 ปีที่แล้ว

    Kabax Fanaanada been .........👌🏿

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 5 ปีที่แล้ว

    Quruxda baa idishey cod waa kugu dhamaadey

  • @laylaubax2382
    @laylaubax2382 5 ปีที่แล้ว

    Wwwww hes kala KACSAN LAKI KUJECLHY HBBTI

  • @caaishaahmed4781
    @caaishaahmed4781 5 ปีที่แล้ว

    Laki sister libaaxad horey usoco

  • @asaldhaladinamaxamad1367
    @asaldhaladinamaxamad1367 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh ar fadumina halaga qariyo hestan ishan katola kuteh boto badana 🙏🙏🙏🙏 laki qurux kugu heysta mcnto kama dhargo hesahaga tagera buxdan ku haya hada kadib xamariga lee nagu dadal saxibey ina rer bondhere tahay fadumina iyo inta kale oo lasocota tus 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @qajo9403
      @qajo9403 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk isha ka tuleh ku qosely walhi

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw yaaasaaalaaaam 😍😍😍

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 5 ปีที่แล้ว

    Heestaan faadumiina eey Ku socotaa

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 5 ปีที่แล้ว +2

    Majeerteen baa adduun ka reeyay xamari iyo maay maay waxay cafinayaan maleh kkkkkkk 😂❤❤❤

    • @abdihashi2310
      @abdihashi2310 5 ปีที่แล้ว +1

      Fanku qabiil ma leh ee ka dhex bax.

  • @sadyhatyby2141
    @sadyhatyby2141 5 ปีที่แล้ว +2

    Been been Yaah Axlaa heez😍😍

  • @xayaadadanxayaad3500
    @xayaadadanxayaad3500 5 ปีที่แล้ว

    Laka xaji inta ila argtay iney siicayishay like

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

    Fanaanad miskiin ah😘😘😘

  • @ilhammaxamed9329
    @ilhammaxamed9329 5 ปีที่แล้ว

    Laki xaji waa ku jeclahy

  • @Kaabo24
    @Kaabo24 5 ปีที่แล้ว

    TOP codka iyo music

  • @safiyamohamed7532
    @safiyamohamed7532 5 ปีที่แล้ว

    Waan ku salama maxamed axmed waxaan Isla bilawnay birimo galaas wallkay

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 5 ปีที่แล้ว +1

    Isii waxaa saa ciyaar lgaa dhahaa 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕👏👏
    Hadaa fan keeda tahay like saar

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว

    So beautiful laki xaji waceys

  • @husseinhassan5535
    @husseinhassan5535 4 ปีที่แล้ว

    masha allah ilahey haku dhowro

  • @yuucali29
    @yuucali29 5 ปีที่แล้ว

    Naag nool igadheg wlh 💕💞👈