farax kaftan iyo laki xaaji hees cusub oo hada soo dhacdey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 มิ.ย. 2019
  • waa channel loogu talagaley musalsal joogto ah kadaawo markasta iyo meel walba oo SUBSCRIBE saar channelka

ความคิดเห็น • 31

  • @seynabaxmed2628
    @seynabaxmed2628 2 ปีที่แล้ว +12

    Muhimada fadumana inan jeclahy

  • @mahadsanid380
    @mahadsanid380 10 หลายเดือนก่อน +2

    Omg i love you girls and confident ❤️

  • @sumeyaomar5377
    @sumeyaomar5377 5 ปีที่แล้ว +2

    asal rer bondheere

  • @buqari_vlogs5265
    @buqari_vlogs5265 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesaha Banaadiriga Iyo Farax Kaftan Jiliinkeeda laisku hel Waa Waxkale Marwada Kaba sii daran Saaxibteeda Laki 🤣😂👌👌👌

  • @amranbashir507
    @amranbashir507 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep rocking sisters

    • @raqad4642
      @raqad4642 3 ปีที่แล้ว

      Maxay rock gareeyan so iyaga is caaynaya hadda hhhh

  • @raaxomusataf2028
    @raaxomusataf2028 ปีที่แล้ว

    Hooy kashiif kaa anaa lee aqaan

  • @cashorashid
    @cashorashid หลายเดือนก่อน

    wakabaxsatay😅

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 4 หลายเดือนก่อน

    Lacky niikiskeeda waa qasab iyo is wareejis qaab daran

  • @ismalurtosidiayeeyded-araw8514
    @ismalurtosidiayeeyded-araw8514 5 ปีที่แล้ว

    😂🤣😂🤣 waryadhahen

  • @SaciidoMaxamed-ht8qq
    @SaciidoMaxamed-ht8qq 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @muhiimyasiin3493
    @muhiimyasiin3493 ปีที่แล้ว +1

    Waxba kama fahmin walhi from hargeisa

    • @mkhmahamud2394
      @mkhmahamud2394 10 หลายเดือนก่อน

      waad is yeelyeelaysa wlhi

  • @katrajama8077
    @katrajama8077 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan so raadiyey markay isdagaaleen

  • @mohamedelmiismail3310
    @mohamedelmiismail3310 5 หลายเดือนก่อน

    Ma fahmin, guska adiga Lee kugu jiraa miyey tiri.

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 ปีที่แล้ว

    Saxiib naageed😂😂

    • @bashiirnur
      @bashiirnur ปีที่แล้ว

      Iska ilaali hadii kale hadhowti sirtada iyo mesha aad ka liidatid ayey soo bandhige

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 ปีที่แล้ว

      @@bashiirnur waligay naag sxb kama dhigan 😁

    • @siham4676
      @siham4676 ปีที่แล้ว

      @@bilanadan4276 niman miyaa la saaxiibtaa??

    • @bilanadan4276
      @bilanadan4276 ปีที่แล้ว

      @@siham4676 maxa kuso kululeeye gabareey naag ilahay baa ka hoos galay acudubillah 😏😏😏😏ilahay baa saxiib igu filan sis naag saxiib keed maxa loga baahan yahay uffff

    • @siham4676
      @siham4676 ปีที่แล้ว

      @@bilanadan4276 walasheey suasha maa ku gubtay? Raali ka noqo walalahaa Hooyadaa gabadhaada sow naago mahan naag hadaad diido yaa la saxiibee baa ka waday igama ahan xumaan labadii xuman ku saxibto sheydanka isku diro labadii Allah dartiis u saxiibto janada iska tagaan ereyga saxiib nageed eh waa been saxiib nina waa un sidaan oo kale bin Adamka waxba isma dhaamo cafwan.

  • @CalimaxamedxassnCalimaxamedxas
    @CalimaxamedxassnCalimaxamedxas 14 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤😅ss